diri dhaba waa magaalo somaali lkn khalad ay ONLF gashay ayaay gacanta somalai kaga baxday markay caasimada uu dideen diri dhaba . in sha Allah it will be a somali city forever .
Hhhhh hadanad garanayn afsomaliga waxa lagu Dir idhabe, maaha inaad wax iska tiraahdo, Dir - idhabe, wa laba kelmadood oo kala macne ah, Dir wa dadka meesha dega, idhabe, waa iska Celiyey, waxa afsomaliga lahajad ka mid ah oo laga hadlo Jabuuti ila Inta Somalida galbeed degto, ee ha qaldin waxand hubin nio.
Waxba kama yaqaano taariikhda dire dhaba,haddii wax ka yaqaano magaca dire dhaba meeshuu ka yimid buu sheegi lahaa,tan kale malaha ninkaan soomaali maaha
Ninkan Taarikhda Diri Dhabe waxba kama yaqaano wlhi sababto ah xaafadaha xata ma kala yaqaano Xaafad Ciise kaliya ayu sheegaya abti Xaafad Daarood iyo Xaafad Gadabuursi xaafado la dhihi jiray inay jirtay soo kala baro dheh mida kale ma ogtahay magaalada laftirkeed dhul wayn inay ka haysato Shiniile magacan Diri Dhabe xata Minilik ka hor bay jirtay kadibna waagi Mangistuna waxa la dhihi jiray ኢሳ እና ጉርጉራ አውራጃ waxa kaliya aad runta ka sheegtay ONLF dulmiga ay inoo gaysatay Reer Diri Dhabe ahaan
Masha Allah callaw maclumad fican ayad nala wadaagtey iyo nin waxgarad ahna wad no wareysatey lkn callaw Somali meelkasta oo ay dagto wad ka hadashaa ee hadeed tirada kuso dar somalida diridhaba ee ay oromadu dhul boobka kuhayso mhadsanid mudanayaal
asc cali , wll ninkan ad keentey wax tarikh ah uu ka garanayo magalada diri dhaba majirto ee dadka wax ka oog ka wareso , ninkan waxan uu arka in uu yahay ciise la dirir sida an sheekadisa ka dhadhansanayo , dad badan ba magalada kula jooga oo tarikhda magalada diri dhaba ka garan ba jiira ee ka wareeso wll, mahad sanid
Arintas u yidhi ONLF aya diidey diredhaba wa been cad dowladi federalka Ethiopia aya diidey weliba prime minister ki axmaarka aha & xisbigi somalida e leegada anaga goob joog u ahayn ONLF na an ahayn.
Dire dhawa hada waxaa majority ka noqday Oromo iyo amxaaro soomaalidu Waxba kama ahan anoo Addis ka imid oo safar ahaa ayay xabashi igu dhacday Iga qaateen lacag iyo labo mobile kadibna xaafadaydii waxaan ku waco waayay
Diridhabe maalin cad waxa ku dhex arkay Waraabe/Dhurwaa kkkk suuqa dhex maraya Kolay qofkii aan tegin rumaysan maaye inta aragtay hay makhraanti furto. MORE SUBSCRIBE plz.
Caliyoow fadlan ninkan taariikhda wuu ka dhacdasan yahay caasimada dhulkaas soomaaliyeed Ilaa maantadan aan joogno magaalo madaxdu waa dire dawa I’m sorrry in taariikhda aadan waxba ka haynin
Waxaan la yaabsaa goormee soomaali faras iskaga dagidoontaa mida kle dadkaan markeey ka xanaaqayaan somali kle ma is gooricid beey xal moodeenwaa ciil war dadkayaga anagaa u baahan

Waa runta sxb
Magaca dire dhaba wuxuu ka yimid,xiligii daraawiishtii ayaa dagaal adag ku dhex marey gaaladii,waana (dirir-dhab ah)
Hhhhh hadanad garanayn afsomaliga waxa lagu Dir idhabe, maaha inaad wax iska tiraahdo, Dir - idhabe, wa laba kelmadood oo kala macne ah, Dir wa dadka meesha dega, idhabe, waa iska Celiyey, waxa afsomaliga lahajad ka mid ah oo laga hadlo Jabuuti ila Inta Somalida galbeed degto, ee ha qaldin waxand hubin nio.
@@abhayb7723 lkn sayidku aagas dagaal adag ayuu xabashida Kula galay
DIRINABA ANAA LAHEE GAARISA ANAA LAHEE MA ILAAWIM INAY TAHAY NAXALKII AWOOWAHAY 🇸🇴
Taariikhda dirdhaba waxba kama garaneysid beenta daa
Diredewa is land of somalis
Runta hadi aan ka hadalno Gurgaraha ayaaba ugu wacan inay Oromo awood Ku yeelato magaalada sababto ah Oromo ayay sheegtan oo walaalahood Ciisaha ayay dagaal kula jiran mar walba taasna waxa cadayn waxa kugu filan Ninkan oo Ciise uun hadal haya oo dagaal qabyaaladeed kula jira
Naa adigoo.Djamal.djabouti ka yimi ha sheegan dhulkayaga Hadid kale sidaadi bean jabouti kuu.qixin oromay.sheegtaan adba.danaakil.baad.sheegatA.
Doqon yahayni waxa laga hadlayo uu firso oromay shegtantada mahe
Waa nin caqli badan
Iska hubso cida aad waraysanayso si tayo u yeesho warkaagu
Ali harare ciyaal hadad waraysto waa Noocan war somali badan ayaa dagta diridhaba oo kala duwane xageed ugu soo koobtay cise iyo oromo
ninku waa gurgure
Ali harare wareysiga biirso o anaga na wareyso.
Waa.run.caliyow.walaahi.
Waxba kama yaqaano taariikhda dire dhaba,haddii wax ka yaqaano magaca dire dhaba meeshuu ka yimid buu sheegi lahaa,tan kale malaha ninkaan soomaali maaha
Ninkan Taarikhda Diri Dhabe waxba kama yaqaano wlhi sababto ah xaafadaha xata ma kala yaqaano Xaafad Ciise kaliya ayu sheegaya abti Xaafad Daarood iyo Xaafad Gadabuursi xaafado la dhihi jiray inay jirtay soo kala baro dheh mida kale ma ogtahay magaalada laftirkeed dhul wayn inay ka haysato Shiniile magacan Diri Dhabe xata Minilik ka hor bay jirtay kadibna waagi Mangistuna waxa la dhihi jiray ኢሳ እና ጉርጉራ አውራጃ waxa kaliya aad runta ka sheegtay ONLF dulmiga ay inoo gaysatay Reer Diri Dhabe ahaan
Fatima Djamal daaroodka dire dhaba degi jiray yeey ahayeen
Dechatu xaafadaha la dhaho mageecada soo waydi
Caliyow ninkaas maaha nin yaqaan taariikhda.
Xitaa ma yaqaan magacu siduu u baxay
Somali tashada waalagawayey marka halotaliyo reer hebel iyo qabiil kujira.
@@ibrahimali-ik5nw siday oo baxday magacaas?
90 kilometers ma ahan ee waxaan umalayn 154 kilometers inay Tahay
o. ooo. o. weligood soomaali khayr uma keenin
Ali haraare iskaadaa ninkaan tariikh fiican ma hayee
War kani dirdhaba ma garanayo 90km kulaha
war waxaan leh ciisaa shalay yimid
Waa runtii waxa dhibay mamulkii jahilka ahaa
Waa howl wanagsan
Masha Allah callaw maclumad fican ayad nala wadaagtey iyo nin waxgarad ahna wad no wareysatey lkn callaw Somali meelkasta oo ay dagto wad ka hadashaa ee hadeed tirada kuso dar somalida diridhaba ee ay oromadu dhul boobka kuhayso mhadsanid mudanayaal
Barnaamij aad iyo aad u fiican oo heersare ah
Ninka aad waraysanaysay waa gurgure ayan umalaynaya sida oo hadalkiisa kaso urayo
asc cali , wll ninkan ad keentey wax tarikh ah uu ka garanayo magalada diri dhaba majirto ee dadka wax ka oog ka wareso , ninkan waxan uu arka in uu yahay ciise la dirir sida an sheekadisa ka dhadhansanayo , dad badan ba magalada kula jooga oo tarikhda magalada diri dhaba ka garan ba jiira ee ka wareeso wll, mahad sanid
Guur guure xagu degan kaga leyahay war ninkan eega
Gurguri wararaa waraaje
Magacuukabilaaban kabooday
Taarikhda magalada
Ali Harare Inder nagaxishood
Waanu kutaagernaye oo Naga Juni dadkaad nalawadaagayso
NINKANI WAA NIN QADDIYADDA OROMADA TAAGEERSAN WAANA GURGURE LAAKIIN MAGACU WAA DIRIRDHABA WAANA XILLIGII AXMED GUREY, SOOMAALI AYAANA LEH OROMO WAXAY DOONEYSAA INEY DHULKA SOOMAAKI GALBEED LAWADA WAREEGTO INTEY ISKU DIRTO HAB QABAAIL CIISE IYO GURGURE WAA LABA QABIIL OO WALAALA AH MAANTANA WAA ISU CADOW HERER MAANTA WAA MAGAALA OROMO DHULKII GERIGA AYEY FARABAAS KU HAYAAN, SIDAAS AYAANA LAGULA WAREEGAYAA SOOMAALI GALBEED OO DHAN IYO AAKHIRKA SOOMAALIYA OO DHAN HADDAAN ILAAHAY FARAJ U BIXIN, MAANTA OGAADEEN WAA KUWAABIS WADA HAYSTA AXMAARONA DABKA DHINACEEDA AYEY DABKA KA SHIDEYSAA SI AY BILILIQADA QAYBTOODA UGA HELAAN, SOOMAALI GALBEEDNAWAA GACAN KU GABBAD
waxn ka so jeedaa waqooyi bari somaliya waxana laygu so koriyay diridhaba somali ba leh , aad ban ula yabay markan maqlay oroma nalala leh diri dhaba plz somaliyey isku duubma markay timaado anaga iyo qoomiyad kale , ali harer iyo barnaamijkana aad bn oga helay waxaan ka codsaya barnaamij dhamays tiran oo diri dhaba ah iyo dhamaan deeganada somlida kiinya iyo ethopia
Ana.reer.dir.dhaba.ah
Calaw ninkan aad waraysanayso Diridhaba siwcn uma soo diyaarin waraysigaaaa xusuus buu kuwadaaaa
Ali Harare Qof Taariikhda dir dhaba garanayo uu yeedh ninka waxbaa ka he don't anything
Arintas u yidhi ONLF aya diidey diredhaba wa been cad dowladi federalka Ethiopia aya diidey weliba prime minister ki axmaarka aha & xisbigi somalida e leegada anaga goob joog u ahayn ONLF na an ahayn.
Anab ninkani waxuu wadaa shekadii ahayd looma dhama, nin reer Ka cabanaya ayuu u hadal egyahay, calankuu wato iyo caqligisu Kala fog
Gurgure masoomaalibaa
Waa madxda somalida
Channel of the Legend Ali Mataan...th-cam.com/channels/5ON5-SMRYtAbvLnr4GY8Ww.html
waar ninkani tariikhda waxba ka maqaana dir dawa
wll tariikhda dire dawa dadka wax ka qana wax ka qaydii
Abdoulrasak Ali wax oromo ah ma degano Dirdhabe iyo wax oo dhow ba waa somali iyo dad somaali ah oo Alfa laga badalay
magaca dire dawa halkuu ka yimiday dheh waydii
Illahey ha ku so dara somalinamada
Soomali meel ayi jogotab wayi kala quban tahayi ilahayi qulubtida hasosojediyo
Dire dhawa hada waxaa majority ka noqday Oromo iyo amxaaro soomaalidu Waxba kama ahan anoo Addis ka imid oo safar ahaa ayay xabashi igu dhacday Iga qaateen lacag iyo labo mobile kadibna xaafadaydii waxaan ku waco waayay
Kani waxba kama yaqaano taariikhda diridhaba kulaha jigjiga iyo diridhaba=90km--Diridhaba--adisababa --300km Hadaba jigjiga iyo adisababa ma 390km baa
Diridhabe waa difaaca dadka soomaaliyeed
Diridhabe maalin cad waxa ku dhex arkay Waraabe/Dhurwaa kkkk suuqa dhex maraya
Kolay qofkii aan tegin rumaysan maaye inta aragtay hay makhraanti furto.
MORE SUBSCRIBE plz.
Walhi ninkani run bu shegayaa horay magalda gurgure aya lahaa cishana magaca gurguray kuso gali jiren kadib mardhaw ayay magici kadhigen cisa awraja gurgura
Somalinimuu ka hadlayaa waxaanu leeyahey beeshayadii xubno lama siin.
Very contradict but the same scenario.
Sheekadaasi waa been cali xaraaroow ilaa hada caasimada wadanku waa dire dawa taariikhna ma uu hayo waa dhibaato
DoQonsxaana Ahmad guuraa Lacftiigiisii wac oromo
Ciise inu shaly yimid diridhaba mabenba somali Muhammed
Waa Ruun
Wan ninkan waa oromo afsomaligu waa ku adgyahay
War tariikhda beenta kada
Calow waraysiga ka dabalo wa Ben wayn
Caliyoow fadlan ninkan taariikhda wuu ka dhacdasan yahay caasimada dhulkaas soomaaliyeed Ilaa maantadan aan joogno magaalo madaxdu waa dire dawa I’m sorrry in taariikhda aadan waxba ka haynin
Yussuf Ahmed qof soomaali ah si aad u aragto way adag Tahay Marka aad dire dhawa joogtid Marka hada soomaali Waxba kama ahan
130 killomitir bay jig jiga ujirtaa harar iyo jig jiga yaa100 ah harar iyo Dire Dawa 30killomitir
Waxaan la yaabsaa goormee soomaali faras iskaga dagidoontaa mida kle dadkaan markeey ka xanaaqayaan somali kle ma is gooricid beey xal moodeenwaa ciil war dadkayaga anagaa u baahan
Aliyow waraysiga ma buxo ninkan waxba kama ogo tarigta ee dad kala warayso walahi dod iyan kaqabna
Dadki Cisse ku waasheen
Harti gaab inu dego maxad u sheeg weydey
harti gaab wa ayo
Hadii casimad laga dhigi lahaa diri dhaba laguma arkeen sxb imika oo aanay caasimad ahayn ayay Oromo Somali kala wareegeene calaacalka jooji taariikhdana so baro dadka iyo dagaanka
Dadka wax qoraya ee leh iska hubso ninka aad waraysanayso caliyow, waar miyaanu somali ahayn , mise waxad rabtaan in falanqeeyo qabiil hebel baa leh waa ducfinimada dadka ha laga daayo
Caliyow ninku gurgurre miya sidu uhadlayo maba yaqano Diri dhaba
Beenta ka daa mililik mabixin magaca waxa bixiyay axmad Gurey magacu waa dirir dhab ah Somali oo dhan ayaa leh dirir dhab ah oromo Iyo Camaro midna male
I he don't know nothing de l' history ce qui
Alllow alle beeen badna halkay isaga jiran dire dawa iyo jijiga 90km
Been cad ayuu halka ka shegay 😂
170km ayay isku jiran
War ninku wa buuka walahi somalida uu buka
Kkkkkkkkkwar waxan yaa iga aamusiiya
Beenaale..Kulahaa Ciisa Jabuuti Ka yimi Nin Xanuunsan weeyi kani,,, Ciise Somali isagaa ugu Horeeyey Diridhaba taariikhda Buugaagta Xabashida Ku taal Akhri,, ninka xanuunsanow. GurGure Waa Afar Qof Badhna Ciise Shegtaan Badhna Oromo ,Inan Gumeed waaxid Ciise waa Dawlad East Africa ka Madax Ah.
harti baa dagan oo ku soo cana diiqa
Abdoulrasak Ali harti gaab sow la ma yidaadho
War aliyow beentii waxaa cadeeneysaa 90km yuu dhahay jigjiga iyo dirdhabbee intey isku jiran hhhhh
Cali xaarare jaahil tuqa ayad tahay waan ognahay inaad ciise aad ku dhaaqantahay adigo koolba canfari iyo Oromo dhaabada qalinaya waar raag haad raabtid waa losocadada tuugyahow caada qaatihi waar anagu haadan nahay ciise taarikhdayada tuu dugobeysa maha Waxan layabay 😏😏jaahil nimaadada taarikh adigo waxba ka oogay ayad koolba ilmayar o Oromo qootiya ayad dhageyseneysa daadkan ilahay ba baaladhiyey o Somali ka dhigay nacasnimadada isku laxisho o taarikh diib u akhrii
Tan kale ninkaan waa beenaale
Taariikhda dir dhaba waxaba ka garanayo ee been dee
Kkkkk ninkaan taariikhda dirir-dhaba waxba kama yaqaan. Micnaha magaca iyo sababta uu u baxay iyo waqtigii uu baxay?
Dirir dhaba magacan wuxuu baxay waqtigii Axmed Gurey 1492 dii waa markii somalidu xabashida la gashay dagaal dhab ah ama Dirir dhab ah boqortooyadii xabashidu hore.....
Diridhabe maalin cad waxa ku dhex arkay Waraabe/Dhurwaa kkkk suuqa dhex maraya
Kolay qofkii aan tegin rumaysan maaye inta aragtay hay makhraanti furto.
MORE SUBSCRIBE plz.
Somali waay uun is dulmeeysaa.