Taariikhda Dhulboobka Oromada ee Soomaalida iyo Damaca Abiy Ahmed ee Saylac | Barnaamijka Dhulmar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 284

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 ปีที่แล้ว +11

    Hashi, aad baad ugu mahadsan tahay wacyi gelinta dadka iyo dalkooda. Waa arin qadar badan, dadka Somaliyeed na ogeyn. Well done.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 ปีที่แล้ว +5

    Horufadhi TV Suleman xaashi eng yaasiin guulest ❤🇸🇴

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 ปีที่แล้ว +5

    Xaashi Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro sida aad ugu tafaxeydatay difaaca ummadeen Soomaaliyeed iyo dalkeen hooya ❤💙💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 ปีที่แล้ว +3

    Wad mahadsantahy wll hashi
    Oromada iska qixiya oo dhulkoodii u celiya somaliyey
    Falastiin sidas ayaa lagu qabsadey
    Hadad eegtaan tariikhda

  • @C.2022-t7y
    @C.2022-t7y ปีที่แล้ว +4

    Soomaali Galbeed iyo Soomaali Koonfur Galbeedba Waanu Xureeysaneeynaa, inshaaAllaah

  • @ashaisse8602
    @ashaisse8602 ปีที่แล้ว +6

    Somali wa in aan midoowno oo hal noqotaa .
    Somalida shaqada ajaniibta sinayan ayaga u bahan ,shaqade doonto ha ahaato qasab qof somali ubahan a jiro wadankenu wa wadan muslim ah .
    Arinkaan oromada saan u qulquleso aniga hada waxa qabaa maamulkasta wadada ciidankeda ha celiyaan kuwa jogana raaf lagu sameyo iyo wadanka ine visa ku so galaan .

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +9

    Yaa rabbi xabashida sharkooda ku celi rabbi oromo waa cadowga 5 somaali weyn ilaahoow waad aragtaa qayaanada munaafaq iyo gaalada itoobiya ay wadaan yaa rabbi ku celi orom iyo axmaar

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +3

      Cadow hadaad u liicdo wuu kaa faa,iideysan
      Soomaalina ayaad isu naafeysay Cadowga Ku xeeran ee Ithopia iyo kenya ee doonayo
      Dhulka barwaaqada ah ee Allaah Maganiyey ee
      Bad iyo Dhul Beereen leh
      Soomaali towfiiqda Allaha waafajijo

    • @hussaintahirabdow7535
      @hussaintahirabdow7535 ปีที่แล้ว

      Hoyada iyo waxi kula mid ah aya gala ah Alhamdulilah we’re proud of Islam Alhamdulilah I’m oromo kof Muslim ah naa xumata uma qabno lakin cadowtinama qalbiga kaboxa dadan ka towba kenin waad arki dontan tii nigu dhacda qoom dhan ayaad ku tilmame gaalo so baro tariigda oromada

    • @XaawoMaxamed-sl8yi
      @XaawoMaxamed-sl8yi ปีที่แล้ว +1

      ​@@hussaintahirabdow7535war orod aada wadankiina gaajayahay tuuga see kuhaminesan ina wadan aadan laheen qadatan hada muslimiin tihiin kuqanca dhulka aale nisiiye ee badla aanta israali tihiin tuugo

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +2

      @@hussaintahirabdow7535 qayaanada aad ku gabataa waad eedin isha allaah ilaahay munaafaq wuu cadaabi dad islaam ah ayaa lagu xasuuqey dhulkooda marka orom iyo axmaar dhagartooda ayagaa ku dhamaan isha allaah somali guuul iyo barwaaqo ayey ku noolaan xabashina wey is yaqaanaan

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +1

      Nin abeeso koriyoow adigaa u aayin axdi meh xabashidu lagu aaminaayeey 💜💜💜❤️❤️❤️❤️🐪🐪🐪

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +5

    Dhulka soomaali cadowgooda waa orom iyo axmaar Oromo marna somali haka tuugsato itoobiyana haku xasuuqdo waa arin la yaab leh

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +3

      Oromada masaakiinta iska dhigeysa oo dawarsanaya tuugsanaya oo dhulka Somalida kusoo qulqulaya waa qiyaano waxay rabaan mustaqbalka in ay meesha ku beermaan, hadhoodiina way adagtahay in laga kaciyo oo xitaa Ethiopia baa soo galeysa oo difaacaysa waaba suu qorshaha ahaa. Oromada qaarbaa xitaa intii ay muraayad soo xirtaan iska dhiga indhool ayada uu qof kacanta hayo, qaarna waxay iska dhigaan curyaan.

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว

      @@cabdirshidosman9649 haah hooyo wey Iska cadahay aawey dhulkii degi jirtey aawey mooyaale herer tuli guuleed garba ciise aawey dhulkii somali galbeed jig jiga iyo hargeysa jabuuti boosaaso wey kusoo wil quli ayagoo tuugsi wada caruurta 10 toban ayey gidaarada ugu dhalaan salaamaad

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +1

      Oromo lama aamini karo waayo markey itoobiya joogaan gaal kooda iyo muslimka ay sheegtaan isku ayey somali u xasuuqaan yaa rabbi oromo iyo axmaar sharkooda iyo qayaanadooda ku celi

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว +6

    Insha Allah mahin carab waan iska celin kuwa jooga ethopiya Kenya American UK all wold. Waxaan nahay mid

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว

    Wow. This is really educational news. Thank you very much Xaashi. Allaha kula garab galo muwaadin Soomaaliyeed baa tahay. Soomaalina qaflada Allaha ka bixiyo iyo kala qaybsanaanta. Markii lakala googoynayaba in naloogu hanjabo badaheena nalaga qaataa naloogu tala galay. Allaase joogay meeshi naloogu tashanaayay.

  • @sawdaibrahim4503
    @sawdaibrahim4503 ปีที่แล้ว +3

    Waa in wacyigalin xaga qabyalada lahela dhaliyaradana lamideyaa isha allah dalkan iyo dadkisaba badbaday ubahanyihin ankacno o an alle kasha no 😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว +3

    waa in lasoo tarxiiraa dhammaan Oromada iyo amxaarada jooga dhulka Somalida.

    • @hussaintahirabdow7535
      @hussaintahirabdow7535 ปีที่แล้ว

      Haye kuwa deganka oromia jogan somalida maxa kusubina isheeg sxb

    • @XaawoMaxamed-sl8yi
      @XaawoMaxamed-sl8yi ปีที่แล้ว

      ​@@hussaintahirabdow7535nosodira idinkana nakabaxa aada wadankiina kuqanca badla aantiina tuugp

  • @abdifatahmohamed8388
    @abdifatahmohamed8388 ปีที่แล้ว +6

    Mowduucaan wa muhiim in laga hadlo wana aragna sida ay oromadu magalooyinka somalida uso buux dhafiyeen wa arin ubaahan in laga hortago

    • @ismailomar7156
      @ismailomar7156 ปีที่แล้ว +1

      Bulshada hala baraarujiyo xaqiiqdii dalka halis ayuu ku jiraa somali inta eey ayada isku maqan thy ayaa ayagane lagu soo maqan yhy

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว

    Guuleyso walaal run baad sheegtaye illaahay walaalaha 5ta Soomaaliyeed ha mideeyo Aamiin 🤲 yaa Rabi 🤲.

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 ปีที่แล้ว +6

    Insha,allaah ummada soomaaliyeed oo midaysan dhulka maqanna lasoo dhiciyo

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 ปีที่แล้ว +1

    Horufadhi media tv waa warbaahinta keliya ee ka dhiidhida damaca Oromada iyo gebi ahaanba waxa kasoo jii jiile Itoobiya ilaahay waxaan karajeynayaa ine umada soomaaliyeed midoowdo si dalkeena hooyo loo badbaadiyo

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و ปีที่แล้ว +1

    Isaaqan nagu soo indha beelay
    Berbera haka qaado itobia
    Inshaa allaah

    • @Mdam1232
      @Mdam1232 ปีที่แล้ว

      Orom baad thy darood ma thid ader hyskaya dhigin waligyo banu isaaq isdili jirnye

  • @gjama9511
    @gjama9511 ปีที่แล้ว +3

    WAARBEENTA KADAA DADKA . WAX OROMOLAYIDHAAHDAA OO DHULSOOMAALIYEED WELIGEED TIMI MAJIRTO. TAARIIKHDA ABEENTA AH WAA ONAYSAN DUUBIN SOISIAL MEDIA HU

  • @Dubadyare
    @Dubadyare ปีที่แล้ว +3

    Dammaca Ethiopië 🇪🇹 waa uu hergalayaa sababta waxa weeye Somali ayadaa is hayso Ethiopië 🇪🇹 way na qabsaneysaa inta aan isku jeegna

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +7

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 is one family ❤❤❤❤❤❤❤

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y ปีที่แล้ว +2

      Afsoomaaliga ku Qor Qoraalkaada

    • @AbdiazizMohamed-jt1jr
      @AbdiazizMohamed-jt1jr ปีที่แล้ว

      Who's 1 family?

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y ปีที่แล้ว +2

      @@AbdiazizMohamed-jt1jr
      Soomaali

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y ปีที่แล้ว +2

      @@AbdiazizMohamed-jt1jr
      Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaada

    • @AbdiazizMohamed-jt1jr
      @AbdiazizMohamed-jt1jr ปีที่แล้ว

      @@C.2022-t7y haye walaal

  • @awisaed-dl7my
    @awisaed-dl7my ปีที่แล้ว +1

    geeeeesi ku soco waaa runtaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahmahamud9046
    @ubahmahamud9046 ปีที่แล้ว +2

    Xaashi dadka Somaliyeed sifiican haloo wacyi galiyo Oromo waa halis ku soo socota Somalia 😢😢😢

  • @wiilqaranchannel9403
    @wiilqaranchannel9403 ปีที่แล้ว +1

    Waxan kacodsanayna inad barnamijyadan nosobadiso mahadsanid mudane wariye

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 ปีที่แล้ว +6

    War amxaaradan inta soo dhaafeen dhulka ay naga haystaan SOOMALI GALBEED iyo ummadeen Soomaaliyeed rabo midkale in ay isbaaro u dhigtaan Tola'ayeeya 😭aaaaaah😭😭😭💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 ปีที่แล้ว

    Waa warbixin murugo leh muhiima wixii wax fahmata
    Thank you are brothers 🙏 💙 💯 ❤ 🙌 💪 🙏 💙 💯

  • @ahmedabdi8352
    @ahmedabdi8352 ปีที่แล้ว

    Mr xaashi wariye qaaliya oo wararka xaqiiqda ah nalaga xaqab tira keep going bro

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว +4

    Haashi walalo waad Ku mahad santahay Horta u sheeg oromo waxaa sugaya Somali mahan carab qof in lagu dhiibi Karo majirto. Insha Allah waxaa ay soo fogeenayaa meedadkooda wadankooda ha joogàa

    • @adamhirqal2983
      @adamhirqal2983 ปีที่แล้ว

      Maalinta aad IL qalloocan Oromo ku fiiriso, ayaa laguu yaabaa.

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly ปีที่แล้ว +3

    الشعوب الصومالية اذالم تستيقظ من النوم العميق والقفلة سينهب ثرواتها لماذا سمحتم لأراضيكم هؤلاء الإيثوبيين لابد من ترحيلهم

    • @mariamdahir1319
      @mariamdahir1319 ปีที่แล้ว

      Somalis are stupid, I came to Hargeisa from Sweden I saw many oromos every where. From hotels, barbershops, cafeteria, shoe polishers, house cleaners, car washing, watchmen, taxi drivers, garbage collectors, gardeners, etc
      I asked the people why do you let these people in your country they said waa masakiin iska daa, waa Muslim iska daaya, maxaa wadanka jira anagu waanu tahriibayna etc the country id already taken and no one is talking including the government. They are afraid that Ethiopia will close the border and refuse visa😂😂😂😂

    • @hussaintahirabdow7535
      @hussaintahirabdow7535 ปีที่แล้ว +1

      أتساءل حقًا لماذا تعيشون يا رفاق في بلدنا ولكننا لا نقول استرجعوهم جميعًا، الصومال لماذا يغار الرجال من ديانتنا، الصومال ليس الإسلام، الحمد لله أنا مسلم وأورومو ولسنا مستعدين لإيذاء أي مسلم، نصيحتي لـ الصومال كله يحاول أن يتحد إن شاء الله أن يعم السلام في بلادكم

  • @AbdirahmanAbdiibrahim
    @AbdirahmanAbdiibrahim ปีที่แล้ว

    Asc sxb tariqdan wax kashekeknayo ma arag sxb noso. Badi wad mahadsantahay

  • @maxamedcabdirisaq5300
    @maxamedcabdirisaq5300 ปีที่แล้ว

    Dhanka microphone ka inaga horumari sxb. Wireless microphone noo keen. Mahadsanid.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 ปีที่แล้ว +2

    Kilinka 5 waxa Xayle u geeyey, Xamar Ethiopia keenay, Kismaayo Kenya geeyey, 4 dekedood Ethiopia ugu ballan qaaday, maanta na, "yaa dal rabaay ku baaqayaa", waa Yibirte.

    • @Mdam1232
      @Mdam1232 ปีที่แล้ว

      War waxz adaa lagu dhhaaa anaa daroood anigu geeska waxa dega oo dhan magacz ban kula noolyaa waayo sidaad xifaaltan io darood maceyb u wadeen sow heerkaa ma gadhin inad tirahdan samaale oromo ban ahy anigu wan isku filnhy taladeeda io tamarteedna wan hlynaa marka waqtigeeda la gaadho🖖

    • @Mdam1232
      @Mdam1232 ปีที่แล้ว

      War waxz adaa lagu dhhaaa anaa daroood anigu geeska waxa dega oo dhan magacz ban kula noolyaa waayo sidaad xifaaltan io darood maceyb u wadeen sow heerkaa ma gadhin inad tirahdan samaale oromo ban ahy anigu wan isku filnhy taladeeda io tamarteedna wan hlynaa marka waqtigeeda la gaadho🖖

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    What kind of ihaana, subxana Allah

  • @MubarikMohamed-f4i
    @MubarikMohamed-f4i ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤ waxa juga harigasa wadaka somaliya

  • @faarushashim2143
    @faarushashim2143 ปีที่แล้ว

    Hashi Alle ha idin xafiido walaal waxaa loo bahanyahay wacyigaliin xoogan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +3

    Somaliyeey midooba dhulkeena ilaashada.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Very important project, we more need.

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y ปีที่แล้ว

      1.Faalladaada Waa Jecleeystay
      2.Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaada

  • @C.2022-t7y
    @C.2022-t7y ปีที่แล้ว +1

    Soomaali tiradooda Dhammaantood iyo Oromada Tiradooda Waa Jin, Soomaaliyeey Taxadira Ha Noqonina Sida Falasdhiin

  • @abdiraxmanshekhyasin897
    @abdiraxmanshekhyasin897 ปีที่แล้ว

    Suleiman Hashi wll waad ku mahadsantahay wacyi galinta aad umad u hayso ❤

  • @abdifatahmohamed8388
    @abdifatahmohamed8388 ปีที่แล้ว +1

    Horufadhi aad mhdsntihin mowducaan si wada

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 ปีที่แล้ว +2

    Somaaliyeey oromada iska celiya oo raafa waa dhulboob doon

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 ปีที่แล้ว +1

    Af xumada ururka daarood sheegtay (Yibirta) ay ku hayaan ummadda Soomaaliyeed ee geeska iyo bariga Afrika ba deggen hadday joojin waayaan, dalka ayaa laga bixin.

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane ปีที่แล้ว +1

    Waan idiin ka mahadceliynaa bahda #horufadhi TV saad #wararka_taariikhda_aduunka iyo #taariikhda_soomaalidaba.

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว +2

    Somali illaaow medee amiiin amiiin yaarabi

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y ปีที่แล้ว

      Aammiin Rabbiyoow

  • @halganmedia5758
    @halganmedia5758 ปีที่แล้ว +1

    Yaariikhda uu ka sheekaynayaa waa been Colma wadhaf ma lagu dayey waxay ahayd gabadh, ugaaska Gadabuursi iyo Ugaaska Ciise dagaal dhexmaray ayey ahayd ee 120 Sano ka hor ayeyba ahayd, ninkan buug khaldan ayuu akhristay ee labadaa ugaas oo Habrowadaag ah ayey ahayd dagaal Kuna wuxuu ka dhacay Dooxa Uriye oo Gobolka Awdal ka tirsan .
    Horudhafi media Maanta dhiiqo lugaha laguu geliyey.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Waa taarikh cajiib ah

  • @AliHussein-ub9xx
    @AliHussein-ub9xx ปีที่แล้ว

    Asc ikhyaarey waxan ubahnahay telephone ka wariye SALEEBAN XAASHI PLEASE

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi waayaab ma soomaali baa layiri gabdho nookeena

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 ปีที่แล้ว

    Mar walba waxaan ku celceliyaa in lasameeyo gudi ama iskaashato kaas oo ka shaqeeya wacyi galinta bulsha waynta somaliyed cadogoodana latuso waayo iyagaa isku mashquul san wax kusoo maqan war uma hayaan❤❤❤

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa ayaa ku dhashey dhul Oromo. Somaliyeey cid iniga xun oo cusuriyeeysan majirto

    • @AtrueservantofAllah
      @AtrueservantofAllah ปีที่แล้ว +1

      Oromo waa yahuud modoow nacaalad haku dhacdo

    • @jiidhe1970
      @jiidhe1970 ปีที่แล้ว

      Walaal Oromadu waa dad muslim ah 80% inta masiixiintuna aad ayeey u soo islaamaan. Boqorkii xayle silaase ayaa aad ugu qasbi jirey ineey gaaloobaan. Laakii ku wa yuhuuda ah ee somaali iyo muslim ka Ethiopia ku nool necebi waa Axmaarada.iyo Tigreega. Oo muslimiinta yar ee Qoomiyadaada gumeeyey.

    • @AtrueservantofAllah
      @AtrueservantofAllah ปีที่แล้ว

      @@jiidhe1970 Ok wadankooda oromia haku noqdan ileen dagal ayaa dhaxmarayo Somali iyo ayaga hade iska noqonin. Wadankooda waa oromia Somalia ma ahan. Aniga ahaanteyda maxaa qaba inee yihin dad ajaanib ah ileen Somali ma ahan. Ana waaso Ethiopia ileen dhulkeena Somali galbeed ayaa naga haystan

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว

    maashaa ALLAH PROFASORKA.

  • @luulmohamed2322
    @luulmohamed2322 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali nimada maxaan ku heynaa hada dhiig qulqulaya iyo wiilal qurux badan oo mustaqbal ifaya lahaa ayaa la aasayaa maalin walba

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว

    Aamiin allaahayoow dalka inoo badbaadi

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 ปีที่แล้ว

    Baraarug soomaali insha allaah

  • @HASSANYey-x1r
    @HASSANYey-x1r ปีที่แล้ว +1

    Hadee taariikhda haqaldin ceelgaal berbera iyo hargeysa uma dhaxayso ceelgaal giriyaad ayuu kuyaalaa waa xeebta galbeed

    • @muussagal2719
      @muussagal2719 ปีที่แล้ว

      Waad ila aragtay waxbadn oo qalada iyaakujira

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +2

    Oromo iyo axmaar kumayaal sano ayey ku fakertaa dhulka 5 somali marka alle ayaa somali u maqan❤❤

  • @sahan233
    @sahan233 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ugu beenta badan aduunka horfadhi TV keep going

    • @muadahmedmohamed4629
      @muadahmedmohamed4629 ปีที่แล้ว

      Dufow allah ku bad adoo kalaa somaali ku jira oo wixii afkiisu ku soo dhacana iska dhahay (ci ariba ha ahaate) waxa laga hadlaya waa dan somaali daba dhilifnimada meesha kala tag aabo

  • @ismalureb
    @ismalureb ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay Xaashi

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +2

    Oromo Dowlad ayey Noqotay miigag iyo Drones ayey yeelatay Soomaali maxay haysataa ayagaa iskus maqan oo cadow isu loogay.
    Ma Gaalo madow na soo haweysan lahayd

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 ปีที่แล้ว +1

    OROMO WAA INAY BAD HESHAA WAA QASAB😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤WAAN AWOODNAA😂😂😂😂😂MAATA

    • @AtrueservantofAllah
      @AtrueservantofAllah ปีที่แล้ว

      Oromo hadey raban inee dhintan dagal haso qadan aan aragno waxa haysan ileen Somali dagal sida loo Galo Allah baray

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 ปีที่แล้ว

      Dagaal wuxuu yahay Allah waa ma baray Soo socda nijaaso

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 ปีที่แล้ว

    Amin ya Rabbi illaahow midey ina mideya illaahow no keen amin ya Allaha

  • @zubayrcumar
    @zubayrcumar ปีที่แล้ว +1

    Axmad guray ma oromuu ladagaalamayay 😂😂😂😂 taariikh khaldan weeye😅😅

  • @abdulahimalin114
    @abdulahimalin114 ปีที่แล้ว +2

    Colka wadhaf malagu dayay😂🎉

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 ปีที่แล้ว

      Nin yar baa Soo jeediyay Allah ha u naxariisto❤❤❤❤❤

  • @JamelHusein
    @JamelHusein ปีที่แล้ว

    anagoo rabnay inaan sunta gaajoonno ayay biyihii ku xireen shabelle

  • @faarushashim2143
    @faarushashim2143 ปีที่แล้ว

    Allah ah uu garaaro Soomaali iyo Soomaailya

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว +1

    Oromo iyo Amxaaro waxaa soomaali u nugleeyey Isaaq iyo Daarood waayo waa dad jecel waxay gunaan,xukumaan oo aan dad kale naf iyo nolol u hayn.

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq baad ka hadashay

  • @caynaanmedia6352
    @caynaanmedia6352 ปีที่แล้ว

    Horfadhi ma ninkan madowba maanta igu horaysa😂 waan ku salamay suldanka warsangalin warkaga waan dhagaysta

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 ปีที่แล้ว

    ASC.Mansha Allah Afkaga Caano laguqabey Suleyman Xaashi Allaw dadkeena Somaliyeed oo dhan lamid kadhig wadanigan halgamaha ah ee dadahinaya Marnamijdka dhulmar en dawldda Ethiopia waxa ay naga aragtey dhulka ay naga heysato ayaa wax dalbada ama dawlad somaliyeed oo dalbata markey weysey ayey hadana waxa ay islesahey inta kalana bal kudarso wadanku waa iska cidla ee taas ayan kentey in ay soo siqdo samacaas ayaa ku jira waxana ugu wacan Calolshaqeystaysha madaxda ah ayaa ugu wacan Allaw nagaqabo Biladhi Somaali Wabilahi tawfiq

  • @baariyey7099
    @baariyey7099 ปีที่แล้ว

    Some people don't listen video but they read books

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y ปีที่แล้ว

      Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Waa musiiba

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 ปีที่แล้ว +1

    Oromadaan hala joojiyo imaatinkooda anagaa dhib isugufilan umadeena inaga badan maqaadi karno please Maa mullada karitaliya wadanka wax haka qabtaan

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 ปีที่แล้ว

    Madaxda Somalia xaqa allaha tuso wadanka hostooda in lagala baxo wax uga dhiman maleh badiina meshey martey waa la ogyahey

  • @AbdihakimMahamed-w8c
    @AbdihakimMahamed-w8c ปีที่แล้ว

    Maxaa kaa galay anaga siinaynayna ilaa boocame maxaad ka badalikartaa

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 ปีที่แล้ว +2

    Somalida Allah mideyo Hadey midowdo oromo waxba kaqadimeso

  • @arafatahmed2435
    @arafatahmed2435 ปีที่แล้ว

    Somali kalame faruq somale zelay 😂Ethiopian 🇪🇹🦁👈💪💪💪💪💪

  • @FarinfarinFarin-r9m
    @FarinfarinFarin-r9m ปีที่แล้ว +1

    Oromo is all of them somalis by ethnic their haplogroup E1b1b but Somalia are seven ethnics there are anamim Lehabim somalis Bantu Sheba dedan and Havila great ethnic of Somalia is somalis 60% E1b1b

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad tahay Oromo af Somali bartay. Waxaad sheegaysid waxba kama jiraan, Somalida waa hal ethnic,hal qowmiyad waana 93% ayay Somaliya ka yihiin. Waxa kale waa muwaadiniin wadanka Somaliya laakiin ma ahan qowmiyad Somaliyeed.

  • @MohamedHassan-xb9lt
    @MohamedHassan-xb9lt ปีที่แล้ว

    Wadajir ayaa horimar lagu gaara, dadka danyarta haloo naxariisto, khabiilkana ha lajoojiyo

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 ปีที่แล้ว

    Waa wakhtigii iyagana laga qaatay dhulkoodii oo Finfin ama Adis ababa! Gibilka Oromada ma ahayne waxay ahaayeen Axmaaro iyo Xabashi!

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Somaliland hurdada Haka kacan dalkiiba oromo ayaa la wareegeysa ee dagaal halagu qaado

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y ปีที่แล้ว

      Shacabka Soomaali Land Waa Soomaalida.
      Soomaali Land= Dhulka Soomaaliyeed.
      Dhulka Soomaaliyeedna Qeeybtaas Yar Ee Woqooyi Galbeed Maahan.
      Soomaali Woqooyi Galbeed

  • @salahali1243
    @salahali1243 ปีที่แล้ว

    M.a wallkay waxad dhinacaaga kaqaadatay musuliyada ilahay ajar adun iyo mid akhiraba hakusiyo waana bararug sanahay bulsha ahan

  • @boqortoyadasomaliyedeeajuraan
    @boqortoyadasomaliyedeeajuraan ปีที่แล้ว

    HADA MUQDISHEE KULA JOOGAAN OO KASOOBUUXSAMEEN

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Waa gumaysi halaag ah

  • @xamsedheere9829
    @xamsedheere9829 ปีที่แล้ว

    Eng hashi imikad wararkii saxda ahaa wadaa aqoontu hakaa muuqato

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 ปีที่แล้ว

    Ali kalageeye waxaan ka tirsada 7 oday allaha u naxariiste sidaan tariikhda ku maqlay wuxu ahaa hogaamiye hal adag wuxu ahaa somali ciise walaaldon ali gadiid ayaa la odhan jiray waana ninkii qabsaday illa hawaash wa inta aan ka ognahay qiyaasti waxay ahayd billawgii sannadkii 1720

  • @Abdihassen-yd7fm
    @Abdihassen-yd7fm ปีที่แล้ว

    Xaashi guul bn ku rajynaya

  • @anwarhaji5605
    @anwarhaji5605 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu xashiyow waa wacyi muhiim ah ka dhalinyaro somali ahan wan u bahanyn wacyigano kale sbbto ah propagandada iyo tuugada nagu badatay

  • @HassanHashi-l2j
    @HassanHashi-l2j ปีที่แล้ว

    Kalikala geeyena beesha ciise ayuu ahaa

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko waalan ,impossible

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 ปีที่แล้ว

    Omar haashi Somali dhab ah barnaamij dhab ah baad wadaa kadig marwalba Oromo dhulboob doonka ah

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly ปีที่แล้ว

    هؤلاء المهاجرين الإيثوبية إلى اراضي الصومالية ينشرون البطالة بين الشعوب الصومالية ويدنا هذا كم من عامل حل محل مواطنين الصومالية قو من النوم ايها الشعب

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 ปีที่แล้ว

    Yemen ma Tigre baa lahaa miso waykuduleen oo way qabsadeen

  • @abdallahmohamed7854
    @abdallahmohamed7854 ปีที่แล้ว +1

    War naceeb baad Faafineeysaa

    • @abdimohamed1696
      @abdimohamed1696 ปีที่แล้ว +1

      Oromo orom dhalay maxaa nacayb ah ma in aad dalkayaga nagu qabsato

    • @abdimohamed1696
      @abdimohamed1696 ปีที่แล้ว

      Somalida deeganka ku nool baa lagu bajiyaa nacayb baad fidinaysaa warkaas socon maayo jabuuti hargaysa boosaaso intaba waxa lagu ugaashsanayaa oromo kaliya ithiopa ka kale maya oromo meeshii lagu arko hala laayo

  • @traveladdict116
    @traveladdict116 12 วันที่ผ่านมา

    Oromada in laga qabo wa qasab maxa yeelay wa laandheerayal❤

  • @baariyey7099
    @baariyey7099 ปีที่แล้ว

    Book ka qora tariqda

  • @EmedManow
    @EmedManow ปีที่แล้ว +1

    itoopiya miyey san hasuusan 77kii iyo shanta soomaali ❤❤
    Haday heystaan hubka
    Diyaaarad
    Kaaari
    Miig
    Sawaari
    intaas oo dhan waa been sababta oo ah somali hada umajeedo dagaall lkn haday dhacdo dagaall kawadan kawadan somaali waxa ay nogon 1,gof farta haduu kuxanuun sado dhamaan jirka sidaasi amall soo soco dheh itope waanba dharsayaa😂😂😂😂

    • @Liban-farah2023
      @Liban-farah2023 ปีที่แล้ว +2

      Khiyaaliga isaga shekeyneyso AAd umaca , 😂 itopiyaan uma baahna İney hub kuso qaataan waayo iyaga kör kaa maamula😂 EE hurdada khiyaaliga kakaca

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 ปีที่แล้ว

      @@Liban-farah2023 Ethiopia mxee wax maamushaa iyadii ayaaba la maamulaa oo adoon eh beeh 😂

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 ปีที่แล้ว +1

    Ethiopianka halaga saaro dalka kii Vissa kusoogala time kiisa hajoogo hana baxo

  • @AmilAbdirahman
    @AmilAbdirahman ปีที่แล้ว

    Yea modern Somalida

  • @EmedManow
    @EmedManow ปีที่แล้ว +1

    AL,shabaab diyaar
    Jareer,diyaar
    Somaliland diyaar
    Somali galbeed diyaar
    Koonfur galbed diyaar
    Dnf diyaar
    Ciyaall weero diyaar
    Dhamaan nafta somaliyeed
    Gofnaftiisa mir ku samaysan haduu jiro
    soo soc Abii Ahmed adiga laftirkaa
    1977 taas ka daran ayaa kugu dhici doontaa 🔫 🔫 🔫 🔫 🔫 🔫 🔫 🔫 saas baab kuu diyaar ah soy soy hawasho

  • @khaliifmohamed5781
    @khaliifmohamed5781 ปีที่แล้ว

    Aniga ayaa ku dhashay deegaanka oromia waxay uhaystaan deegaanada soomaalida in ay leyihiin

    • @mohamedabdo-qb7zp
      @mohamedabdo-qb7zp ปีที่แล้ว

      Adigaba deegaanka aad ku dhalatey waxaad u heysataa inaad leedahay dadka muslimka ha isku dirin laakiin idinkoo muslimiin aad 40 sano is qaleysiin maxaa lagaaga sheega

  • @AbdiAmhe
    @AbdiAmhe ปีที่แล้ว

    Kaddab

  • @MahadAbukar2009
    @MahadAbukar2009 ปีที่แล้ว +2

    🤲

    • @moulos1130
      @moulos1130 ปีที่แล้ว

      Barnaamij aad iyo aad u wanaagsan