@@mohamednur1696 aniga markasta waxan ku hamiya somali odhan o xor ah oo awod leh africankuna ka cabsoneyan lakin royadeydu maha mid rumoweysa wayo somali wey kala dadsan tahay siwalba walo babiyey sababtuna wa waxa tihin caruurti nebi adan e ugu horeysay walina waxad haysatin dhaqanki nebi aadan qabiil iyo aabtisiina wa ledihin wayo majiro umad sida somalida aabe iyo la garanayo ku abtirsada wa tas sababta nalo babinayo ilaheyna wana arka
MUSLIM WAA MAGAC AAN LAGAGA CAMAL FALIN ETHIOPIA MARKA DAN LALEEYAHAY MOOYAANE GAALLANA WAA CAWWAAM WUXUUSH AH WAXAA GARANAYA QOF KII MEEL LA DEGEY OO CAQLI XUN,WAXBA KAMA XAARAAM SANA
@@mohamednur1696 wa runta oromadu wa gaalo qeyb kamid ah afka islam ka shegta wana dad ku xisabtama iney badan yihin hadey dhintan wali ay guleysaneyan somalilan kuwa joga salaad ma tokadan wana cadow hadey janis awod kuhu helan ku gumeysanaya xita cadanki gumeysigu waka xun yihiin lakin ilahey aya somalida badbadin dona wali awliyo somaliyed o maskaxda ka halgama nool
Hada ayan waxaa maqlaaye cidanka new police oo dhib ka geeste galgaduud bal xooga ay u sheeganayan walaalahood mee oromadan isga celiyaan doqon dadkeed u xoogleh maqli jire somali ayagaa isku xoogleh
Wa lagu qasbey xota mayaqanin sababta ay isu leyneyan somalidu ufiirso huwanta iyo izaaqa dagalka dawlado waweyn ka dambeya dunida dagalkasta cidba ka dambeysa
Somaliga ii kala saaro
Cadow itopian ah
Ayaa waalan
Ethopian waa wada cadow xun
Ee somaliyay idinka hashiiya❤❤
Somali iyo Oromo waa walalo
Waa dhigaal wacan balse maxa Harar ah wabiga Awash ee Ethiopia kala badha waxa la dhihi jiray "Wabi Dir" waxanad ka eegi kartiin qoraalada ama khariiradaha qadiimiga ah
WAasaas wll
Sxb dhigaa ugu horeey ❤
Maashaa ALLAAH information ka aad no so gudbisay waxan hubaa inu xaqiqo yahay ano ka duulaya xogo badan oo aan ka hayo arimaha qaarkood.
Mahadsanid
Oromo gaal iyo Muslim u Kala baxaan .. marka musliminta yaan la laaynin 😢
Allahu akbar allahu akbar
😅😅😅😅 walahii wa bilahii been ayaa shegtee sxb aniga ayaa jogyee awaday 2017 waxan adii shegesiti markin ee beentaa ka jojii oromada ormo oh somalii xasiqdey weligeda lama shegiin sxb
Wixii kadhacay balbalayti iyo hawaday waxa kadambeyay TPLF ama tigray oo donayay inay isku dirab Somali iyo Oromo
Arawelo waxay ahayd boqorad Akisho wayn kadhalatay
Oromaaduu waacaaduu qaaraasoon daalkaa soomaalild macoolaadiisoo laakiin oromaduu waaiin caadaawuulaa
waa cadaw oromadu galkoda iyo muslinkoodana isku mid halloo dilo hadda somali galbeed inta soo dhaafeen bayba jamhuuriyaddi nagu haystaan waana taarikh xun oo noo qormayso
Niyuu waa been Somali waa walalaheena❤
Wlae inaan gacanteyda qof muslin ah ku dilaynin adiga aakhiro adaa sheegi doona meesha ad dhiig muslim ah ku baneysatey
Dhulkad kashekeyneyso inaga kudhalanay kuna sokornay kana sojeedno harar hobat iyo habasha 3 hogol hooy karanle aya ladhaha ila baka jigjiga aya dagna wll waxadan aqon ulahen haka hadliin
Asc walaal. salaaan kadib inkestoo anaan hayn wax Macluumaad taariikh ku dhisan laakiin waa sax
Waxan umaleenayaa in laba qabiil jarso la dhaho oo qarna somali yihin qarna oromo yihiin ma saxsanahay?🤔
JAARSO WAA DAD 100%80%UGA DHOOW SOOMAALIDA SI WALBA LAAKIIN SIYAASADDDII INA ILEY OO UU TIGREEGU HAGAYEY AYAA DHIBAATAYSAY IYAGUNA WAXAY DULMIYEEN SOOMAALI OO DHAN,INSHAA'ALLAAHU GUMAYSIGA ETHIOPIA WUU DHAMMAAN , MAALIN BEYNA CADDAALAD HELAYAAN UMADAHAA LAGU GUMAYSTA GEESKA AFRIKA
@@mohamednur1696 aniga markasta waxan ku hamiya somali odhan o xor ah oo awod leh africankuna ka cabsoneyan lakin royadeydu maha mid rumoweysa wayo somali wey kala dadsan tahay siwalba walo babiyey sababtuna wa waxa tihin caruurti nebi adan e ugu horeysay walina waxad haysatin dhaqanki nebi aadan qabiil iyo aabtisiina wa ledihin wayo majiro umad sida somalida aabe iyo la garanayo ku abtirsada wa tas sababta nalo babinayo ilaheyna wana arka
@@sahaljaamac-db3exMicnaha asalka somalida lama badali karo Aabtirsigi beyku adage yihin oo mahalabayan
dadkoo dhan miyeyna nabi aadan kasop tafirmin oo mida kale aaabaha somali wada wadaagto bal sheeg waa adigan hadalka dheer ee bilaa macniga ah daldalaye wax dhab ah ku hadal khiyaaligan aad ku nooshahey iska daa
As. Anigu ma qabo Oromo waa cadaw. Waa dad Muslim ah. Muslim waa walaalo
MUSLIM WAA MAGAC AAN LAGAGA CAMAL FALIN ETHIOPIA MARKA DAN LALEEYAHAY MOOYAANE GAALLANA WAA CAWWAAM WUXUUSH AH WAXAA GARANAYA QOF KII MEEL LA DEGEY OO CAQLI XUN,WAXBA KAMA XAARAAM SANA
@@mohamednur1696 wa runta oromadu wa gaalo qeyb kamid ah afka islam ka shegta wana dad ku xisabtama iney badan yihin hadey dhintan wali ay guleysaneyan somalilan kuwa joga salaad ma tokadan wana cadow hadey janis awod kuhu helan ku gumeysanaya xita cadanki gumeysigu waka xun yihiin lakin ilahey aya somalida badbadin dona wali awliyo somaliyed o maskaxda ka halgama nool
@@sahaljaamac-db3exniyoo hanoo gafin😂
@@CabdiwaliCabdulaahi-kf3wuiskada wllo nama matalo hadani muslimin somali ah nahey waa jaahil hadalkiisana hau bixin
Harar waxaa dago karanle oo ukala baxo gidire,siixawle,kaarshe,iyo lafta 4aad ee degto koofur somalia mursade
Warrya benale ilam haram dadka benta gadaa Oromoo boorana wallaggaa gujii iyoo kuw shegesiid hal qomiyod weyn boranaa wa uradkaa Oromoo wey adigu ben bad shegte 😂😅
Dhulkeena hodanka ah laguma sooxed gubi karo
Intaad dad muslimiin ah cadaawad aan jirin abuureyso ilaahey ka cabso oo dadka wax anfaca ula imo mida kale hadaad oromo uciil qabto orod utag wataa dhulka ethiopia ugu weyn dagan uguna badan
Somaliyed kaca oo midooba
Wiilow waxaanad aqoon u lahayn oo baroobagaando ah oo qabiileysan ummadda ha ku dhegabarjayn. Soomaali ma taqaanid iyo Oromo midna ee ka dan raaco.
Kolay Orom baad tahay markaa soomaalidu goor ay ahaataba way soo rogaal celin insha ALLAAH
Wax loo dulqaadankaro maha manayeelidoona
Ax
soomaali intay iyadu isku maqantahay baa cadowguna ku maqanyahay taa iga qora
Yur iska dhaha dulliga.
oromad been ayaa ka shegtee sxb iska hubii waxad rabtid ha noo shegiin
Hada ayan waxaa maqlaaye cidanka new police oo dhib ka geeste galgaduud bal xooga ay u sheeganayan walaalahood mee oromadan isga celiyaan doqon dadkeed u xoogleh maqli jire somali ayagaa isku xoogleh
Somalia kale ayay u xoog Wayn yihiin
waryahe jijiga ma ogaden axadmad roble joji wahad
GAALLA MADOOW CADOW ILAAHAY IYO ISLAAMKABA
Oromk waa cadaw qaraoon intaan amxaaro ku jeednay bay mindida noo lisanaysay
Maya bro walalo baa banahay
soomaaliyey dhoohaney oromo iska qabta
Somaliduba waa muslim hadana waa is Xasuuqeen
Wa lagu qasbey xota mayaqanin sababta ay isu leyneyan somalidu ufiirso huwanta iyo izaaqa dagalka dawlado waweyn ka dambeya dunida dagalkasta cidba ka dambeysa
Hoyada orom was ay ay dhalay o benale 😅
Benta kadaa
Bal nooga waran maxaabiistii Laascaanood aad ku gowracdeen idinkoo Daaropd sheeganaya! Munaafiq waaxid
Inyar o caqliyi haday kugu jirto hadalka mad dhahden wllo subxanalah dad durobay o wada dayoobo diinki kahalabayb tolow maxa lagu daweya
BAL ADIGU KA WARRAN WAX AAN JIRIN IYO PROPAGANDA HADDAAD LA SHIR TIMAADDID,HADDII CID LA XASUUQAYO OOG IYO CAYNABA IYO QORILUGUD AYAA LA XASUUQI LAHAA MARKAAD CARARAY AYAAD MAANTA KU ANDACOONEYSAA WAXBAA LA GOWRACAY MAANTA HADALKAASI KUUMA EKA INAAD HADASHAANA KAA REEBBAN HARGEYSA MALEESHIYAAD KAAGA UGA DEWERI MISKIINOOW
MUNAAFAQ ETHIOPIAN FUTADA U MAYDHA OO GAALADU I ADEEGAA AAYA MALEH
Waxay ku odhan xaqbuu aha