MAXA QABSADAY MAXAMED!?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 มี.ค. 2023
  • FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
    follow me:
    FACEBOOK: / ruwaydast
    INSTAGRAM / ruweyda_style
    TIKTOK: / ruweydast
    #RuwaydaStyle

ความคิดเห็น • 387

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +65

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤🕋☝️

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 ปีที่แล้ว +76

    Inshallah xabibti ramadanka qisas diini ah oo ku saabsan qazwaatkii ay musliminta qaden noso dhig
    Mahadsanid 😊💛

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 ปีที่แล้ว +11

    Allahu axad walaahi waa qiso aad u qurxan nabsifu waa degdegaa haqayaamin hana kadooranin caruurtaada iyo aabahood nolol aadan aqoon waxay noqondoonto

  • @HomeCooke
    @HomeCooke ปีที่แล้ว +8

    Waligaa xaaraan ha cunin caruurtaada ha Ku Korin waa iga dardaaran Iyo Dulucda sheekada.

  • @cuud4726
    @cuud4726 ปีที่แล้ว +15

    Irsaqada Allah ba baxsha hanti laanti eykunacdey wausameyey Allah neh wasiyey (ويرزقه من حيث لا يحتسب ) 2.Mira ged saran kuwa gunta kujira lomadadsho ninkedi wanagsana wexey kadoratey shilimad yaryar ah 3. Cagti jogsan weyda marbay ceb lakulantaa nin an Xajigaga ahayn melaha lawareg wa sharaf xumo Adiga oo hooya ah kasidaran

  • @sahromataan8084
    @sahromataan8084 ปีที่แล้ว +8

    Qrxy sheekoyinkada waa ka helay xataa mar marka qaar hal fiidiyow Ayaan ku ceshcestaa❤❤

  • @listen_quran_10
    @listen_quran_10 ปีที่แล้ว +90

    Hada quraanka Jeceshahy isooboqo 💗

  • @khadarmusecabsiye920
    @khadarmusecabsiye920 ปีที่แล้ว +30

    Masha alah walashay talent baad leedahay cod aad u macaana ilaahay waa ku siiyay horey u soco Abayo aad baan ku tageera waan jeclahay video yadaada Jarmalkan ka soo salamaya ❤❤❤🎉

  • @suhaydakham
    @suhaydakham ปีที่แล้ว +9

    Ruwayda inta AAN Ramadan lagaarin lasoo carar labo sheeko😢 please

  • @Gaabogaabo620
    @Gaabogaabo620 ปีที่แล้ว +156

    Ramadan coming soon🤩😍

  • @nimcopoqoro6479
    @nimcopoqoro6479 ปีที่แล้ว +8

    Ku saliya nabiga scw❤

  • @inaibraahin2282
    @inaibraahin2282 ปีที่แล้ว +21

    Walaashay Ruweyda golden voice leedahay noosoo badi sheekooyinka ilaahay dartii kuu jeclahay❤

  • @shukriafrax6962
    @shukriafrax6962 ปีที่แล้ว +39

    Masha allah abaayo cilmigaaga, caqligaaga, cimrigaaga iyo codkaagaba allaha kuu barakeeyo. Waxan ka faa’iiday in samirku iyo xalaal quudashadu nolol fiican kuu horseedeeyso iyo in khayanadu meel xun kaa rideeyso. Allaha ku xafido ukhtii illaahey dartii baan kuu jecelyahay illaahey waxaan ka baryayaa mar uun in uu nakulansiiyo inagoo badhaadha ah.

  • @Yahyeyusuf
    @Yahyeyusuf ปีที่แล้ว +7

    Ramadanka alle ha ina gaarsiiyo insha allah🥰

  • @faaidmaxamed317
    @faaidmaxamed317 ปีที่แล้ว +10

    Congratulations for 80k subscribers dear sister...!! 😘🎂❤

  • @xasanyusufali
    @xasanyusufali ปีที่แล้ว +7

    Asc abaayo qali ilaheey xakuxafido ee ramadaan wayimid soobadi muqalada horomar wacan 👑👑👑👑

  • @Jamajaama
    @Jamajaama ปีที่แล้ว +5

    Wa mahadsantahay ruwaydooy waxa tahay qof shekooyinka carabta si fiican u akhriyay dhaqamadoodana aad u yaqaan

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 ปีที่แล้ว +5

    Qosooyinkaagi hore ayaa iska daawanYay intaa maqneed qosol baa igu dishay Walaahi
    Maasha Allah

  • @ahmedadam8818
    @ahmedadam8818 ปีที่แล้ว +6

    Ramadan mubarak❤

  • @ahmedyoung3216
    @ahmedyoung3216 ปีที่แล้ว +15

    Mahadsanid sheekada carabta inoosoo dedeji aad bay cajib utahay qisasadan mid udhow angy cakta iso marisitay alxaduhillah hada ،iii noolow walal intay. Nololi jirto🕊️

  • @muhimabdikadir9822
    @muhimabdikadir9822 ปีที่แล้ว +18

    رمضان يجمعنا 🌙😭❤️

  • @amaalaadam372
    @amaalaadam372 ปีที่แล้ว +7

    Xptiyey wallahay Wan kugu dalay San Malin walba ku soo Firinayay aan is laha boqorad codka macanid wax ma soo dhigtay sas Aya tahayna wad is kayntay♥️👸☑️

  • @aliishacabdirixmaan3597
    @aliishacabdirixmaan3597 ปีที่แล้ว +6

    Ramadan Mubarak 😩🙏😩

  • @nimcom8600
    @nimcom8600 ปีที่แล้ว +11

    Manka ana ugu horeyey wlly waan jeclahay video kga

  • @mohamedcarrabey6906
    @mohamedcarrabey6906 ปีที่แล้ว +5

    War badanaa ruweydo waan kuwataa ruweydo keep go.ing walale

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah wllshey ruwayda style welcome back sheekadaadu waa mid aan ka helay oo wngsan abayo inoo soo badi vedio yadan oo kle sharaf iyo karaamo wllshey ruwayda style 💯💯💯❤️‍🔥

  • @nihaalabdawali
    @nihaalabdawali ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ruwayda stell 🥰💯❤️

  • @UpdislaM1221
    @UpdislaM1221 ปีที่แล้ว +6

    m.a abaayo lasoodhaqso soonbaa lagalayaa inaan kuugu mashquulno baan rabnaa adna soo talantaali🤲❤️🥰

  • @cazaamfaarax-ef4pp
    @cazaamfaarax-ef4pp ปีที่แล้ว +7

    Walale halke aday bir Yahan wan uu xisay walee sheeko yin kayi❤❤😂😂😂😂😂

  • @iqroduran4208
    @iqroduran4208 ปีที่แล้ว +6

    Wad soo daahdey ruweyda😅😅😅😅

  • @hilowle3496
    @hilowle3496 ปีที่แล้ว +10

    RAMAANKA MAXAA INOO SOO GUDBINEESAA😍

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah siz ruweyda for your good stories.

  • @yuusuf193
    @yuusuf193 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah ruweyda

  • @Muhima2495
    @Muhima2495 ปีที่แล้ว +15

    Ruweyda golden ✨️ 💛 voice

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +35

    Golden voice m.a ❤

  • @ikraanali4923
    @ikraanali4923 ปีที่แล้ว +4

    alla bisnka wa uxisay shekoyinkaga ruwaydo❤️

  • @NasrinSalah-dl8qh
    @NasrinSalah-dl8qh ปีที่แล้ว +7

    Golden voice 💯🥰

  • @HibaaQMohamett
    @HibaaQMohamett ปีที่แล้ว +5

    Mash allah 🧘🏻‍♀️🧘🏻‍♀️🧘🏻‍♀️

  • @adnaaadan7888
    @adnaaadan7888 ปีที่แล้ว +7

    WaaN kuu XiizayBee zhekoYiNka igaga Soo dhakhso😁

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed waa nin ragg ah ilaahay ha xafido isaga caruurtiisaba.

  • @jawahirjalaqsn4723
    @jawahirjalaqsn4723 ปีที่แล้ว +1

    Kep goin queen ruweyda

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wad mhadsantahy

  • @samdaaniofficial4896
    @samdaaniofficial4896 ปีที่แล้ว +3

    Marku aabaha kuu shaqeeyo waa sidan oo kale ✊

  • @maryamgelle5499
    @maryamgelle5499 ปีที่แล้ว +1

    🤷‍♀️😂way soo dhacdeyy ruwiedo

  • @Dayr12
    @Dayr12 ปีที่แล้ว +8

    Keep going abaayo

  • @fathiyamohed9034
    @fathiyamohed9034 ปีที่แล้ว +1

    WelC0Me back wcneyyy
    Gold voice 😍🥀

  • @naninassir8858
    @naninassir8858 ปีที่แล้ว +15

    Ramadan kariim all muslim☪🕌🕋🥰

    • @dinixblack
      @dinixblack ปีที่แล้ว

      Ramadaan mubarak zxp ❤🎉

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @samatermohamett2926
    @samatermohamett2926 ปีที่แล้ว +2

    Jig Jiga mia hoMe DhuLki FarXda❤😮🥺

  • @xabsocadceed1834
    @xabsocadceed1834 ปีที่แล้ว +2

    ASC waan ku salamay Abyo maalmahaan maxa kugu dhacay lama argo sheekoyinkada xiisaha badnaa

  • @hoygamuwadinka480
    @hoygamuwadinka480 ปีที่แล้ว +9

    Ruweyda style big taagerahagi weeye lovta ku qabo ❤️

  • @abdirahmanabdullahi3357
    @abdirahmanabdullahi3357 ปีที่แล้ว +3

    Ramadaan mubaarak dhamaantiina🥰🥰

  • @mahadisma1456
    @mahadisma1456 ปีที่แล้ว +6

    Ruweyda xalay waxaan ku riyooday adoo laptop 💻 hadiyad iigu soo dhiibay

  • @nabadoonbarakale3269
    @nabadoonbarakale3269 ปีที่แล้ว +1

    msha alah wlhi codkaga bayo waa u bogay salan sare ruwayday

  • @hassankaahiye8710
    @hassankaahiye8710 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaydaay maanta qofkii ugu horeeyay baan ahee cimaadada igu tuur

  • @muxamadcali7380
    @muxamadcali7380 ปีที่แล้ว +4

    Waa lagu sugay inkar haku dhacdo

  • @Casmicarafaad
    @Casmicarafaad ปีที่แล้ว +13

    Golden voice mansha alaah 😘

  • @choi662
    @choi662 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah guleyso aqiro iyo adun walal

  • @faham6920
    @faham6920 ปีที่แล้ว +2

    Ma qaldame waa Allah in uu cafiyo ayay aheyd!

  • @muslimahmm8385
    @muslimahmm8385 ปีที่แล้ว +1

    Walshey ruweyda😍❤

  • @teakook6520
    @teakook6520 ปีที่แล้ว +2

    Ala Ruweydoyyy Ma xaan sugayi video adi so dhegto 🥹🫶🏻

  • @suhaydakham
    @suhaydakham ปีที่แล้ว

    Wiiiiw dhay yaa IGA horeeyey mahad sanid walashey ruweyda style boqoradeena sheekadan cashadan kukarsana

  • @cabdicasiiskoodmujaahidkoo226
    @cabdicasiiskoodmujaahidkoo226 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayda hore u soco laakiin naga daa sidan

  • @Princessmera4398
    @Princessmera4398 ปีที่แล้ว +3

    Way ugu dambayn soo laabatay ♥️

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 ปีที่แล้ว +3

    Samira sadkii waa helaa ❤️waqdiga ha i so diibin 😇😇😇😱😱😱👂👂👂👂

  • @drmaandeeqadanxasan285
    @drmaandeeqadanxasan285 ปีที่แล้ว

    Runwada welcome back dea sis

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah

  • @faizajama4342
    @faizajama4342 ปีที่แล้ว +2

    Ruweyda style first one

  • @najmayasin-pw1wh
    @najmayasin-pw1wh ปีที่แล้ว +7

    Ramadan mubarik allah nabd hangu gadhsiyo🤲
    Quruxy Ramadanta branamj nodiyari Insha allah ♥️

  • @amiirocadey
    @amiirocadey ปีที่แล้ว +6

    ruwayda maanta waxan ku faraxsanhay inaa marka so dhigtay dawado said baan ku jecelhay❤️

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman1262 ปีที่แล้ว +12

    Qof igama horeeyo maanta Ruwayda style❤

  • @fadumoqasim1735
    @fadumoqasim1735 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah 😍❤️

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan wacan walashey iquqaali ah

  • @salmacalibintucali3615
    @salmacalibintucali3615 ปีที่แล้ว +8

    Ilaah haku barakeeyo abayo mar dhow ayaa kusoobiiray dar alaa kuujeclahy qof alle uujecel yahy thy cimri dheer cibaadiyo cafimaad kugu ducayni🤗🤲

  • @maryanqurux6774
    @maryanqurux6774 ปีที่แล้ว +1

    Inbadan codkaga waan maqlay lakiin maanta waan kuhelay😊😊

  • @zamzammohamuttmuzze7804
    @zamzammohamuttmuzze7804 ปีที่แล้ว +6

    Ruweyda style qofta klia warkeeda igu socodo hory usoco♥️👸

  • @hanaanapdirahman5406
    @hanaanapdirahman5406 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mubarak

  • @awkeismail7167
    @awkeismail7167 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kariim ruweyda aftahanka qarniga

  • @quenxanaanofficiall
    @quenxanaanofficiall ปีที่แล้ว +8

    Illh hana wada gaarsiiyo Ramadan ❤️🤲

  • @hiboabdi4227
    @hiboabdi4227 ปีที่แล้ว +11

    Ruweydaay Hada niyada kugu hayey walleyy ♥️🖤😂

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 ปีที่แล้ว +3

    Video wa Jigiga cadey🇬🇲

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayda ruxii saxb wankusalamay 😘🙌

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 ปีที่แล้ว

    Amarka ilaahay rewards sheekadeedu sida biyaha ayay iigu sootaa waa yahay ruwaydaay noo raxaan shub sheekada run iyo noo dhiib aannu raaba qaadnee 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @axmed556
    @axmed556 ปีที่แล้ว +4

    Anaa u horeeya

  • @nouraabadir3456
    @nouraabadir3456 ปีที่แล้ว +7

    Welcome back miss ruwayda❤️👍

  • @RamlaMohamed-gh8mv
    @RamlaMohamed-gh8mv ปีที่แล้ว

    abyo ruwrydada iwrn kujecly ❤❤

  • @niyaadhassan1222
    @niyaadhassan1222 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxan inbadan ku sugayeey ruwaydaaay ugu danbayn manaso xasuusata lkn waa alxm hada cafimad qabto sister

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok ปีที่แล้ว +1

    Welcome back❤

  • @xaawoluulmuxudiin4731
    @xaawoluulmuxudiin4731 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wan ku sugayy 🥲🥲❤❤❤

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @Sumaya_l2021
    @Sumaya_l2021 ปีที่แล้ว +1

    Way magaladeena maanta so qadatay jigjiga jano ❤

  • @leylacumar46
    @leylacumar46 ปีที่แล้ว +12

    اللهم بلغنا رمضان وبارك لنا فيه

  • @hafsaahmed9901
    @hafsaahmed9901 ปีที่แล้ว +1

    saln lamida mashaAllh

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal

  • @faraxaxmedcabdi
    @faraxaxmedcabdi ปีที่แล้ว +30

    Golden voice 🌸❤️thank Xppt 🌻🖤ku jecliya 😩🖤

  • @cashoahmed21
    @cashoahmed21 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan kariim🎉

  • @saamiyoahmed889
    @saamiyoahmed889 ปีที่แล้ว +1

    Wacaleykum salaam abayo

  • @oulaelmi8907
    @oulaelmi8907 ปีที่แล้ว +1

    Ruweyday anna waan ku salamay

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 ปีที่แล้ว +1

    Sidan shekadada uga helo wllhy ma ogid funny bd thy😅😅

  • @jaamacabdu5857
    @jaamacabdu5857 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan Mubarak Ruwayda 👑