Maxay ka rabaan diinta | Somaliland iyo khudbadii Jimce | Albaabka Calmaaniyada |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Calmaaniyadda albaabkeeda ay sida aayarka ah uga soo gasho ummadaha Muslimiinta ahi halkan ayuu ka bilaabmaa, in waxyaabo kooban faragalin lagu sameeyo, ka dibna marba in yar lagu daro, ilaa heer la gaadho in ay Calmaaniyaddu diinta dusha ka qabsato.
    tallaabadaas ayay Somaliland qaadday markan.
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    TH-cam-ka Sahanka Xogaha:
    www.youtube.co....
    TH-cam-ka Sahan Podcast:
    www.youtube.co....
    Spotify:
    open.spotify.c....
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    Aa....
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- عصر القرود
    4- حديث المساء
    5- السلام عليك يا صاحبي
    6- في الحب والحياة
    7- اعترافات عشاق
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

ความคิดเห็น • 450

  • @liilbaliil5001
    @liilbaliil5001 ปีที่แล้ว +47

    Sheekh jira alaHa ku karaameeyo adiga iyo dhamaan inta jecel xaqa iyo diinteena islaamka

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 ปีที่แล้ว +37

    Ustaad Adam ku mahadsanid mawduucyada muhiim ka ah e aad ku kobcineysid ogaalkeena 👏

  • @mowlidtallaabo7924
    @mowlidtallaabo7924 ปีที่แล้ว +29

    Hargaysa waxay ku socotaa sida dalkaan ka yimid ee djibouti
    Sababtoo ah waa loosooqoraa qudbada jimcaha haday halkaa gaadhana waa farakabax run
    Adam keep going

    • @Mohamed-nj8if
      @Mohamed-nj8if ปีที่แล้ว +4

      show waxa hada lanooga digaayo ayadooo run ahbaaba soo aragtay ASTAQFURULAAH

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 ปีที่แล้ว +76

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲

  • @Sharmake_ismaiel
    @Sharmake_ismaiel ปีที่แล้ว +38

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @mahir9850
    @mahir9850 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustaadkeen,
    Ilaahey haku xafido.

  • @xamsejimcaale6219
    @xamsejimcaale6219 ปีที่แล้ว +58

    اللهم بلغنا رمضان صحة و عافية

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +8

    Aamiin allahayow umadan adaa u maqan ee u gargaar dadkii diinta iyo daacada ahaa wey sii yaranayaan ilaahayow madax adiga kuu daacada oo diintaada u daacada oo dalkooga iyo dadkooga u daacada ayaan ku weydiisanay, kuwii dhib wada mid muuqata iyo mid aan muuqan karin allahayow umadan ka qabo.

  • @shucaybcarab8706
    @shucaybcarab8706 ปีที่แล้ว +1

    Aadanow manta wad laheshay taas way inoo hoos galiyaan mar walba alle haku xifdiyo saad noo baraarujiso

  • @Eng_mohamed452
    @Eng_mohamed452 ปีที่แล้ว +56

    Nabiga ku saliya scw❤

    • @caashomohamed6751
      @caashomohamed6751 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @mahamedyasiin633
      @mahamedyasiin633 ปีที่แล้ว +1

      Scw Scw Scw Scw

    • @asmacabdi2263
      @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @Cadar200
    @Cadar200 ปีที่แล้ว +12

    Afku kuma go.o wlh wiilkan waa geesi wllo xaqa aad kahadashay hadanu nahay reer laasacaanood xaqayagii iyo garab istaagaagii wanu kaa helnay wllo mahadsanid🥺

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah alle hakubrakeyo wll runtii qof caadil ah bad tahay
    Wy adagtahay qof somali ah oo arimaha aad kahadashid kahadlikara
    Oo sababtu thay adigo ah isaaq hadana wxa lagadaremayaa inadan tolkaa dulmiga u ogolayn

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix ปีที่แล้ว

    Wasiirku waa runtiis waana wax aan u wada baahanahay in laga fuliyo soomaaliya oo dhan siyaasadana wax naga galay ma jirto ee ILAAHAY haloo toobad keeno dowladahana halaga haro

  • @mazarimedia8222
    @mazarimedia8222 ปีที่แล้ว +5

    Walaahy waxaan doonyay inalgasoo hadlo lakiin waan ku farxay ino ka hadly [ustaad]
    Aadan sahan ka xogaha ⏰⏰⏰👂👂👂👂

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha ku barakeeyo adam🤍

  • @apdishakuurxamse
    @apdishakuurxamse ปีที่แล้ว +33

    Allow ramadanka nabad nagu garsi🥺

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad sahan mahadsanid sidaad xaqiiqda ooga gaban waankugu wataa💫

  • @mariamuthaqifah6708
    @mariamuthaqifah6708 ปีที่แล้ว +21

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم❤

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu calihi wasalama Salalahu calihi wasalama 🥰🥰🥰

  • @amenugaas4374
    @amenugaas4374 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll adam

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan waad mahadsantahay
    Hadaba waxa jira in afqabasho lasameeyo

  • @maxamedcasayr291
    @maxamedcasayr291 ปีที่แล้ว +2

    Thanks walal dulmiga aad ka dhiidhisay

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y ปีที่แล้ว +9

    Subxana allh makuwii wadaaada isku sheegaya waxa ku hadlaya
    Laga rabay ineey dhexdhexad ka noqdan OO xalka raadiyan oo wacyiga kor dhiyaan

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك يارب

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 ปีที่แล้ว +1

    اللهم آمين يارب العالمين بارك الله فيك يا أخي العزيز Hore u soco

  • @happy04188
    @happy04188 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay ha ka Abaaliyo kuwa Maalintoda ka fikiraya Dan ay garan Waayen Dawlad Ku sheegyada hogaanka hayaa 😢

  • @apdipazidmohamed4093
    @apdipazidmohamed4093 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey ha inoo sahlo ilaahy caqliga saliimka ah ana ha inooo bara keeyo

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakalahu khayr adam bagad xaqa iftimisay

  • @sooyaanxikmaawi333
    @sooyaanxikmaawi333 ปีที่แล้ว

    #Waaxaqiiq cilmaaniyada iyo ilxaadka iyo dimuqraadiyada waa diinta gaalada cilmaanigu waa cadow allow nagaqabo iyo dhagarta gaalada Allah ugargaar umada islaamka aamiin yaarabi

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 ปีที่แล้ว +1

    Waxa kaliyee inoo hadhayba waa diin hadaynu ka faro baxnana waa dhimasho lkn Adanow xisaabta ku dar culimo badan oo manta jirtaa waacaqa way ka baydhaan siyaasadbaa Masjidka gashay sheekhba sheekhu u jawaabaya
    Ta kale raga madaxdu dadkay ka soo dhex baxaan cirka kamay soo dhicin bulshada qalbigay ka dhimatay like inaad xataa aduu inaad shaqsi quwad aanu lahayn u yeesho muuse diinta kama wayna hadaan bulshadu la mid ahayn inagaa ogol baloo dhan

  • @saideinab7088
    @saideinab7088 ปีที่แล้ว +3

    😢😢.waa xaiiq ..wax badan ayaa kafaiday..aaqiro iyo aduunba allah hakaamal mariyo sxp.

  • @ismaacil-fw7vx
    @ismaacil-fw7vx ปีที่แล้ว

    شكرن لك اخي ادم موضوع مهم جدا

  • @xamsecilmiciid399
    @xamsecilmiciid399 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh alle ha barakeeyo inta fahmysa

  • @baashehasan5569
    @baashehasan5569 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ader ujeedadu uu miskiin kan yare shalay xadhigii cabdimaalik coldoon lagu dahaadhay.
    Halka qodob ee uu eedamada oo dhan loogu soo gabansyay kaas ayuun buu ahaa..

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +2

    WCS Wall Adan 🎤👍

  • @maxamedmahdi1939
    @maxamedmahdi1939 ปีที่แล้ว +1

    Adan sahan ad Ayu u mahadsantahay sida ad nogu so dugbiso ummada ka dahsoon waxa ka codsanaa in war bixin kaso diyaariso dad ay xukuno ku riday maxkamadaha somiland iyo kuwa kale o xukun sugayal kuwasoo qomu luud ah

  • @deeqowyare7308
    @deeqowyare7308 ปีที่แล้ว +9

    1m ayaad u qalanta sahanka xogaha 2018 ayaan ku dawnaye walahi xafda dhan waxay igu dhahan adiga Han xogaha ma ehee qofkle mataqnid miyaa
    Thnks philosophy lakin waxan ka codsanayaa waxan ahay ku taxane qaas ah in aad noso celisid video philosophy aad kaga hali jiry iyo tarikhaha halyeyad
    Masuul horay uso in sha allha hadan waan kula socdaa hadan nolahayhyn ilaa 1msubscrib waan kula socondoona in sha allha

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 ปีที่แล้ว

    Adanoow indr mahadsanid🙏

  • @mohamudsuldhan5198
    @mohamudsuldhan5198 ปีที่แล้ว +2

    Muqal you tube yala waligay qof uma bahinin qof kale lkn muqalkan qof wax garad unba daremi kara adan sahan wa qof daren xogan u haya bulshadisa allah ha ku dhowro Akhii

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 ปีที่แล้ว +1

    Walaal sahanow waa mahadsantahey

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +7

    Mansh allah tabarak raxman mahadsanid wlo Alle haku barakeeyo , wan share gareyey kani wasiir maaahe waaa qof madhan oo hal sano ayaa uu hadhey 😢alle hayno dhaafiyo manhajyadii madarasadaha ayuu xataa manhajkii iyo direyskoodii soo fara gashadey

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud ปีที่แล้ว +1

      Wllo isagu waa arday o wixi losodhibo ayuunbu ku hadla macalinsu rali galinaya qool foof madhan aya ku hortagan ee.maha qof dhamaystira

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 ปีที่แล้ว

      @@anwaar.adaan.maxamud talo waata ilaahay wlo meel adeg ayaa ay mareysaa wale

  • @umams2905
    @umams2905 ปีที่แล้ว +3

    Alshabaabtaaad xogaa ujan jeedhaaa maystiri adanow amiin ducada

    • @sahandoonmedia555
      @sahandoonmedia555 ปีที่แล้ว

      Layaab malihid zhp waxaynu joognah aduun qofka diinta islamka Ku ad adag ladheho terrorist baad tahay ladheho keliga maha dhowr oo waxaleh arkay

  • @al-shaafici
    @al-shaafici ปีที่แล้ว +12

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين. ❤🤩

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 ปีที่แล้ว

    Wiil jira ayaad tahay Eebbee ha ku xafido aamiin !!!!!!

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @ThauthAppo
    @ThauthAppo ปีที่แล้ว +6

    Zida aad dareenkeena ukicizay Allah hakaaga ilaaliyo sheydaanka iyo gaalada Allaha kudhowro wll ninkaa maoga miyaa Qabashada Allah in Ey Daranthy waa qaafil sheydaan qaatay wlhy

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 ปีที่แล้ว

    وَيُحِقُّ اللَّهُ الْحَقَّ بِكَلِمَاتِهِ وَلَوْ كَرِهَ الْمُجْرِمُونَ (يونس - 82)

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    Khamiisyadu shiikh noqon maayaan

  • @adidargling8773
    @adidargling8773 ปีที่แล้ว +2

    أللهم صل على محمد و آل محمد الطيبين الطاهرين و عجل فرجهم الشريف

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 ปีที่แล้ว +6

    Runta rabbi baa kugu jecel sxb guulayso 👍

  • @شمسالدينإبراهيمآدم
    @شمسالدينإبراهيمآدم ปีที่แล้ว +2

    آمين يارب العالمين اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว +4

    mahadasanid wllo aadan sahan ale ha ku xafiido ❤ waxa laydhi wadada yari wadada wini bikugu rida wiyi bilaben barina maxaka sosocoda albabda calamaniyad iyo sidi mesha loga sari laha diita musalimak waxayi ku socodan wadadi sucudiga ale ha sahalo amura 😷😷😷😷

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 ปีที่แล้ว +3

    آمين يا رب العالمين ❤

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 ปีที่แล้ว +15

    اللهم بلغنا رمضان
    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤

  • @Warac_media12
    @Warac_media12 ปีที่แล้ว +3

    Legent wlaaahi rageediibaad tahay waxan doonayayba mowfuucan inaad ka hadasho dadbadan ayaan iskula muranay mahadsanid waxbadanbaan kaa fahmay walal

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 ปีที่แล้ว +2

    Allaw ku barakee.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, wxd Sheegtay
    Wxn niyada Ku hayay Jazakala khayr

  • @أبومصعب-خ1ص
    @أبومصعب-خ1ص ปีที่แล้ว +1

    Waxa ayaan daro ah.
    Shuruudii culumada kutubta ku qoreen inad
    Maanta shuruudii muuse bixi ku sheegtay .
    Culumada wax ha waydiiyo sida alaah yidhi .

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 ปีที่แล้ว +5

    Allow no, Danbi dhaaf🤲🤲🤲 Akhiro iyo Aduunba❤💚 Amiin amiin

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku ilaaliyo wilkan yarow walal xaqaa kuu baahane alle ha ku sugo

  • @yahyeabdirraxman
    @yahyeabdirraxman ปีที่แล้ว

    Masha allah waa baraarujin loo baahnaa alle cilmiga aad iyo garaadkaba ha ku siyaadiyo

  • @abdiphone3
    @abdiphone3 ปีที่แล้ว

    Mawduuc aad u muhiima ka soo hadashay wll 🙏

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @maxcade4583
    @maxcade4583 ปีที่แล้ว

    Alle caqliga haku barakeyo❤

  • @MohamedHassan-kx1hs
    @MohamedHassan-kx1hs ปีที่แล้ว

    Walhi waa runtaa wll aad baad umahadsantahay

  • @hayaan2418
    @hayaan2418 ปีที่แล้ว +1

    Aadanoow speed ka yar dhin

  • @A.H.3530
    @A.H.3530 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad 🖤

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 ปีที่แล้ว

    Goood point Prother mawducan wan kasugaynay wanan kuguraacsanahy

  • @muxidiinabdi
    @muxidiinabdi ปีที่แล้ว +4

    Wll waxaan jeclaan lahaa suaalahaan soo socdo firkrad ahaan waxa aad ka qabtid in aan ogaado
    [1] qaabkee ayuu mahdigu kusoo baxayaa
    Mala dooran doonaa
    Mise isaga ayaa is dooran doona,
    Hadii aan sikale udhigo, markii lagaaro soo bixidiisa mahdigu isaga miyaa sheegan
    Doonan in uu yahay mahdigii lasugaayay kadibna sidaas ayey dadku ku raaci doonaan,
    Mise waxaa jiri doona dad yaqaana calaamaatka mahdiga ka dibna markii lagaaro xiliga mahdiga
    Ku hawl gali dooona calaamaatkii ay horay
    u barteen raadina doona nin leh sifaatkii ay axaadiistu ku sifaysay mahdiga, markii ay helaana nin kulansaday sifaatkii mahdiga
    ay beyco [balan] kula gali doonaan ninkaas inta udhaxysa kacbada iyo maqaamu ibraahiim ?
    [2] calaamaadka mahdiga waxaa lagaarsiiyaa ku dhawaad 90 calaamo, marka adiga ka shaqsi ahaan meeqo calaamo ayaad ka taqaanaa calaamaadkaas ?
    [3] ka hor inta uusan soo bixin nabiga scw waxa uu ahaa axad lasii ogaa soo bixidiisa sifaaadkiisana lagu sheegay kutubtii ahlu kitaabka ee tawraat iyo injiil, nabiga inta aan rasuul laga dhigin waxa uu lahaa sifaatkii نبي آخر الزمان waxa uuna ahaa qof kaliyah ee usharaxnaa in uu noqdo nabigii aakhiru samaanka, musharaxnimadiisuna kuma imaan rabitaankiisa ama sheegasho uu isaga sheegtay in uu daneynayo in uu noqdo nabiyu aakhiru zamaan, lkn waxa ay ku timid doonis rabaaniyah iyo in isaga kaliyah ilaahay ku dhameystiray calaamaatkii nabigii aakhiru zamaanka, saas oo ay tahay sifaatka nabiga aakhiru samaanka waxaa yaqaanay dad kooban oo ka mid ahaa ahlu kitaabka, dadkaasi waxa la dhihi jiray [رُهْبَان] waxayna ahaayen raga maamula kaniisadaha ahlu kitaabka, waxayna aqoon durugsan ulahaayeen kutubta samaawiga ah ee tawraat iyo injiil, waxaaba dhici jirtay in hadii uu nabigu la kulmo qof aqoon fiican uleh sifaadka nabiga aaakhiru samaanka in qofkaasi yaqiinsan jiray in muxamed ibnu cabdilaah scw uu yahay nabigii loo madlanaa soo bixidiisa,
    qoraalkaan dheer ee ku calaameysan lambar [3] waxa uu gogol dhig uyahay suaal mug iyo miisankeeda leh sidatan ayeyna udhaceysaa suaashu,
    hadii uu nabigu ahaa axadkaas lasii ogaa soo bixidiisa lagana warqabay sifaadkiisa,
    Waa sidee agtaada suurto galnimada in mahdigu uu noqdo nin layaqaano ka hor wax yar inta uusan soo bixin, hadii aan ujeeda hadalka balaariyo, kawaran markii ay soo dhawaato soo bixida mahdiga in lahelo dad yar oo kooban oo aqoon durugsan uleh sifaatka mahdiga dadkaasina ay lakulmaan nin leh sifaatkii mahdiga, ninkaasina ugu dambeyn uu noqdaa mahdigii lasugaayay , dadkii koobnaa ee ninkaan ku sheegay mahdigana aysan ku hungoobin tilmaantii ay baxsheen ?
    [4] ma'umaleynaysaa in uu jiro daliil sharci ah ama mid caqliyah oo diidaya mahdiga in ay yaqaanaan dad yar ka hor soo bixitaankiisa?
    [5] maka war heysaa in ay jiraan axaadiis iyo adilo caqliyah oo sheegaya mahdiga in ay yaqaanaan dad yar kahor inta uusan soo bixin ?

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 ปีที่แล้ว

    Masalh you good 😊

  • @apdillahimahamedaadan9024
    @apdillahimahamedaadan9024 ปีที่แล้ว +5

    Aad baad umahadsanthy lknse walal
    Xikmadii noo soo badi ❤

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 ปีที่แล้ว +7

    Somaliland maamukeedu maalin walba wuu ka soo darayaa! حسبناالله ونعملوكيل ♥

  • @najaxali6989
    @najaxali6989 ปีที่แล้ว +4

    Aamin ya Rabbi💔

  • @cabdulaahixuseensilow9319
    @cabdulaahixuseensilow9319 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ajar Allah kaasiyo

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +2

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على الدينك

  • @shiinebayle6604
    @shiinebayle6604 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid wll. Maalintii aan kulankaa arkay waan naxay waanan u qaadan waayey runtii sababtiisa waan fahmi waayey ismaan lahayn in culimada loo yeedhin doono waxa ay samaynlahayeen. Cidi keliya ee dadka dareenkooda iyo arimaha diinta ka hadlaa ay ahaayen culimada.

  • @guledahmed8669
    @guledahmed8669 ปีที่แล้ว

    Amin wllo

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 ปีที่แล้ว +2

    Mansha ALLAH ADAM
    ALLAH HAKU XIFTIYO
    ADI.IYO.DHAMAAN MUSLINKA BA

  • @roodaabdi4744
    @roodaabdi4744 ปีที่แล้ว

    Alle haku hafido wll aden
    Ilahay waxan kabaryeynaa inuu inaga bedbaadiyo nidaamka calmaaniga ah.

  • @rujaalnuur
    @rujaalnuur ปีที่แล้ว +2

    Muqal horana wan arkay ood si dadban ugu taageerayso shabab anagusi rabi waxan ka baryaynaa inuu ku halago gacmaha cida uudoono galo iyo islamba qawaarijtaa aamin San cida aan ayaga ahayn inay gaalo tahay diintana kootada ku xidhay baaba a fulayadii cawanta ahaayoo

  • @quudimaanka8692
    @quudimaanka8692 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 ปีที่แล้ว +3

    Shukran wll Aadan , anigu intii aan awoodayey waan u share gareeyay.

  • @shariif25
    @shariif25 ปีที่แล้ว

    Indheer garad Aqoon garad. utin garad se matihin
    Seriously man Adan Sahan

  • @anaaniyarashiid8510
    @anaaniyarashiid8510 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 ปีที่แล้ว +16

    Allahu akbar, walee xaqa ayaad ka hadashay, dadka dulmi ga lagu laynaayo uqubada ka dhalataa waxay noqon donta mid laga shalayo,
    Dulmiga halayska daayo, Somaliyey meelkasta oo aad joogtan.

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 ปีที่แล้ว

    Best muuqaal

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 ปีที่แล้ว

    Xaalku markuu saayahay waxan xasuustaa ragii laga gabanayay oo maanta meesha ka baxay keentayna in lagu dhiirado umada reer somaliland ALLAHA U NAXARIISTO SHEEKH AADAN SIIRO

  • @alijama6723
    @alijama6723 ปีที่แล้ว

    Waa shayaadiiin magac islaamka ka dhigtay macdaaro ay shaqo

  • @fadumoxusen-oe6kw
    @fadumoxusen-oe6kw ปีที่แล้ว +4

    Mahad sinid wllo insha allh 😍

  • @abdirahangeedi8326
    @abdirahangeedi8326 ปีที่แล้ว

    Amiin br ❤❤❤❤

  • @faizahodan2757
    @faizahodan2757 ปีที่แล้ว

    Yaa allah

  • @yaaazintube3574
    @yaaazintube3574 ปีที่แล้ว +2

    يا ربي ❤😢

  • @4d63
    @4d63 ปีที่แล้ว +7

    Muuqaal loo baahna ❤

  • @mohametapdirahman8847
    @mohametapdirahman8847 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo wll❤️

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 ปีที่แล้ว +5

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

    • @asmacabdi2263
      @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaa Allah

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 ปีที่แล้ว

    M.allh wllky waa runta wlhi illahey umada soomaaliyed xaqa hatuso 😢🤲☝

  • @AbdirahimNasir24-tx9ix
    @AbdirahimNasir24-tx9ix ปีที่แล้ว

    Adan sahan walaal ka soo hadal robotka cusub ee maalindhoweed soo baxay gpt

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว

    Wallaahi markii uu yidhi 30 daqiiqo yay ka badnaan ayaan ka sii shakiyey oo idhi timir laf baa ku jirta laakiin dhankan aad ka eegtay kama eegin.
    Ilaahay khaatumada kheyr ha inoogu khatimo.

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music ปีที่แล้ว +1

    Wasiirkan diinta iyo awqaafta jooga wuxuu raaligalinaya muuse lkn ilaahay ma raaligalinayo sababtoo ah haduu raaligalinayo kamuu yeeleen hadaladaas