INANTAN MAXAY U GEYSATAY EEDADEED!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @shacnicabdiqaadiraadan8620
    @shacnicabdiqaadiraadan8620 2 ปีที่แล้ว +125

    ruweyday waxan gabar 15 jir ah oo marwalba waxan kaala socdaa telka hooyaday wan kusalamya boqolkiiba boqol waana ka xumhy inan dawado videowgan 1 saac ka dip intaad soo dhigty wish you happy long live my elder sister

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 2 ปีที่แล้ว +11

    2020 waligay ma ilaawi doono, waa sanadkii walalkay dhintay, dhalinyaro truck driver ah ayuu ahaa guurna aan u qalqaalinayey. Allow unaxariiso walalkay 🤲🤲🤲

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah yarxamuh wll way ina wada sugaysaa oo tan Waa laga wada tegeyaa Sabir iyo iimaan wll

    • @khalifkhadar4431
      @khalifkhadar4431 ปีที่แล้ว

      alle ha naxariisto

  • @yaasmiinmaxamed258
    @yaasmiinmaxamed258 2 ปีที่แล้ว +11

    Aniga xujo ayaan wataa saxbta qisada qisada xigta qofka igaga horeya wuu iga badiyay

  • @Halamami-e7j
    @Halamami-e7j ปีที่แล้ว +2

    2024 baan daawaday😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdijibarahmed5440
    @abdijibarahmed5440 2 ปีที่แล้ว +27

    wlley sheekooyinkaga waan ka helay waan ku soo celceshtaa codkaga inaba caadi maha wlley❤️

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 2 ปีที่แล้ว +36

    😂😂😂Waanabad qabnaa cod dahab 🥰😘

  • @mariina_yusuf
    @mariina_yusuf 2 ปีที่แล้ว +15

    Hadaad duugtihiin like iska saar😂 aaway hadalkii aad na dhihi jiray

  • @hassanmohamud5340
    @hassanmohamud5340 2 ปีที่แล้ว +3

    Ruweyda waa ku salaamay
    Runtii aad baan u xiisaayaa sheekooyinkaaga,
    Rweydda malaha luuqada carabiga ayaad ugu fiicanataha, shookooyinkaaga inta badan carabta ayaa kasoo guurisaa, ma wadanka Masar ayaa ku nooshahay

  • @nafisaibrahim4531
    @nafisaibrahim4531 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi cuqdada waa wax xun ani hada kahoraa somaliyo markaan kasoo gurnay 2008kii gabdho afar ah oo walaalo ah igu gobteen mid baa farta iga qaniintay oo sumad ii yeshay anigoo inaa aargosto qorsheynayo ayee rerkena kasoo gureen wadankii 2016kii maree eheed baan holiday u tagay wadankii markasaan radiye midii farta iga qaniintay ayadoo hooyo ah oo walibo 3 caruur ah heyato wana kasoo aarsaday lkn wlhi waan ka shalaaye arinkaan ku dhaqaaqay anoo 7 jir dhibkii la ii gestay inaa aarsado after 7 years 🙏🥺 cuqdada wlhi waa cudur

  • @cabdiraximmaxamed1551
    @cabdiraximmaxamed1551 2 ปีที่แล้ว +23

    Asc ruweyda abaayo cida oo dhan wa ku jecel yihin hoyadeyda codkaga hadey maqasho wa ay itimada si ay ila dhageysato💯

  • @saracabdiraxman9540
    @saracabdiraxman9540 2 ปีที่แล้ว +4

    My special girl thank you for the amazing story 💋❤️🥰

  • @ruweydaabdikadir4210
    @ruweydaabdikadir4210 2 ปีที่แล้ว +4

    Ruwayda walal horta ma waxad joogtaa dalalka carabta mid kamida wall qali keep going my sister 👏👏👏👏👏🤴🏼🤴🏼🤴🏼

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 2 ปีที่แล้ว

      Uma malaynayo sababto ah haday wadamadaa joogi layd sidaan somaligedu uma wacnadeen 🥰just my opinion 🥰

  • @cabdisamadbashiir7186
    @cabdisamadbashiir7186 2 ปีที่แล้ว +7

    Maqaayadan oo aad hal isbuuc ka maqnaaneysi ka daaa ani shaaxa jeclahay adnah ciyow ma keenti keep going naag hdi aad 100 wng usameyso hal xumaan ka gal waligeed ma helmaameyso runtii markasta wey sheegeysaa runtii

  • @faaizakhaliif93
    @faaizakhaliif93 2 ปีที่แล้ว +6

    Hapipiti mahadznid walgi dar alle ayaan ku jeclhy❤noso badi dhaqsi

  • @simanmaxamed8054
    @simanmaxamed8054 2 ปีที่แล้ว +8

    Imtixanka dowlada ayaan galayaa iso duceya inan baaso dowladan sas uma saxane qofka ducadisa la aqbalyo ma aqane 📌 isar si la ii arko ruweydaay ma isartid xog ma aha wa codsi

    • @dahraanyuusuf569
      @dahraanyuusuf569 2 ปีที่แล้ว

      Rabi ha ku fududeeyo abyo adi iyo ardayda kle oo exmka uu frisan doona

  • @fatoumaismail7092
    @fatoumaismail7092 2 ปีที่แล้ว +3

    Macha allah ma chérie une personne formidable from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @sirabenn
    @sirabenn 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo wallahi waan ku xiisay cod macaneey Allah ha ku barakeeeyo

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 2 ปีที่แล้ว +3

    Abayo chanelka so fadhisoH adoo maska xidhan🖐️

  • @naimaapdinur4591
    @naimaapdinur4591 2 ปีที่แล้ว +6

    We miss u our queen👸🏻❤

  • @yaasmiinmaxamed258
    @yaasmiinmaxamed258 2 ปีที่แล้ว +6

    Wan ku salamah ruweyda

  • @abdikarinnor4381
    @abdikarinnor4381 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah adban ujecleystah shekoyinkada allaha kuxafido🥰🥰🥰

  • @yaasmiinmaxamed258
    @yaasmiinmaxamed258 2 ปีที่แล้ว +10

    Aniga ugu horeya abayo

  • @10-mohamud75
    @10-mohamud75 2 ปีที่แล้ว +9

    wlhi beentaa mahan ani kula mid ah 😂😂mar mar ka qaar 2019 in la joogo ayaan u maleyaa😂

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan wll wakhtiga aad naga maqnaanaysid soo yaree ugu yaraan 3 cisho ka dhig 🙏🙏🙏

  • @yoonismaxamadsalax1790
    @yoonismaxamadsalax1790 2 ปีที่แล้ว +2

    Wally waxbadan uban maqalna codkage mad malin naso hor fariisato?

  • @abdirahmanfarah6721
    @abdirahmanfarah6721 2 ปีที่แล้ว

    Mash'allah, good luck my sister 💕

  • @natashaaziiz5933
    @natashaaziiz5933 ปีที่แล้ว +2

    Golden voice ❤🙈😌

  • @nomoretalk7851
    @nomoretalk7851 2 ปีที่แล้ว

    Ruweyda sheekoyinka naga so dadaji Taliso👸🏻👸🏻👸🏻

  • @aymanfootball4455
    @aymanfootball4455 2 ปีที่แล้ว +1

    Codkaaga pegag kale oo Facebook iyo tiktok ayaan ku arkaa saan u raadinayey caawaan tiktaakag ku soo dhacay

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 2 ปีที่แล้ว +3

    Like waad mudan tahay ee horey u soco.

  • @asmayusuf6740
    @asmayusuf6740 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw ar ruweyda aha ma so noqod wacn sis

  • @shacninuur
    @shacninuur 2 ปีที่แล้ว

    Gurigena Ruweyda codkeda laga jecelyahay horey u soco

  • @dahirkey7489
    @dahirkey7489 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll qali barnaamijki khamiista ee ma ogtahay xaguu kudambeeyey

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 2 ปีที่แล้ว

    Soo badi sheeyinkaaga waan jeclahay

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcs walaal kulamid ahay runtii waqtigi wuu socdaa

  • @hazbamohammad3697
    @hazbamohammad3697 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going Queen 👸🥰😍

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigaba ma aqaan xiligee i dhaafty 2020 iyo 2021 subxannall allow qaatumada no hagaaji

  • @steven1200
    @steven1200 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back sister

  • @maxamedyuusuf2429
    @maxamedyuusuf2429 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi beenta maha 2019 shaley aan moda cunugeyga markan arko waan yabaa Wllhi dhaqsi ku dhalay alx🥰🥰🤣😂

  • @TimTok114
    @TimTok114 2 ปีที่แล้ว +7

    Wll Hadaad Muraad leedahay ilaahey Hakuu Sahlo Muraadkaaga Walal Oo Aaqiro iyo Aduunba Allaha Ku Xifdiyo Wll Please Walal Subscribe isoo Dheh 🙏

    • @ahmettcarloz3830
      @ahmettcarloz3830 2 ปีที่แล้ว

      Subscribe isaar wll ilaahey darti 🥺

  • @aisha6661
    @aisha6661 2 ปีที่แล้ว +2

    walaaley waan kujecelnehee maa maliwlbo video noso galisid waan dhameeyay wixii meeshan kujiray dhan waan isga noqnoqsadaa kuwii hore

  • @Chen12347
    @Chen12347 2 ปีที่แล้ว +4

    😂kligy ba is modyy 2021 2020 wa ybanaha sa kuso dhafay

  • @saracabdiraxman9540
    @saracabdiraxman9540 2 ปีที่แล้ว +2

    🥰😍my favorite i miss you 😍🥰🥺

  • @boybad3529
    @boybad3529 2 ปีที่แล้ว +5

    War maanTa waxaan ogaaday in aad reer mudug aa d Tahy 😹

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 2 ปีที่แล้ว

      😂😂maxa ku ogaatay

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 2 ปีที่แล้ว

      Yeka thy 🤔🤔

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 2 ปีที่แล้ว +1

      @@umusuleym9441 😋wacadalaan garanayn but inay reer mudug tahay lahjadeeda ayaan ujeedaa

  • @ilhaansaiid3659
    @ilhaansaiid3659 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walashyda alle ha ku barakeyo noso badi sheekoyinka

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 2 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso abayo oo xoogaa daqiiqadaha noo kordhi ❤️mahadsanid

  • @abdulahiheyle5815
    @abdulahiheyle5815 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad kumahadsantahay wll qali sida quruxda badan leh ee aad inoogugu soo gudbisay qusadaan weynu kaa sugnaa qisooyin badan insha allah guuleyso

  • @fardowsocali3711
    @fardowsocali3711 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekadi abu xasan iyo gabadhi tima jaraha qaybti labad maa noso galisid 🙏🤍

  • @khadiijomustaf1133
    @khadiijomustaf1133 หลายเดือนก่อน +1

    Salan sare marka dhehesid baan jeclahay wlle

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 ปีที่แล้ว

    Yelaaa waa ilaawaa layeeela sa ma ilaaaawo😊

  • @RuRu-uf5mi
    @RuRu-uf5mi 2 ปีที่แล้ว +3

    Samiyey shekoyinkga kma dalo🥰😊

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d ปีที่แล้ว

    wll sheeko kuu hayaa xagee kuugu soo diraa. Adoo raaliya ❤

  • @Nutmeg436
    @Nutmeg436 2 ปีที่แล้ว

    Ruweyday meday qeybtii labad ee shekada xasan iyo gabdha timaha jaraha abahedu ahaa

  • @yaasmiinmaxamed258
    @yaasmiinmaxamed258 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa iga horeya

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma xasusto aniguba 2020 iyo 2019 kiiba xataa wax aan qabsaday garan maayo xtaa maalin aan cidiyaha iska gurey ma xasuusto.

    • @shabcanmuse9012
      @shabcanmuse9012 2 ปีที่แล้ว

      Oo yaad maqashey hadda wey xasuustaan😆

  • @buurfuule9310
    @buurfuule9310 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan joga walibo xili casiryo ah

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 2 ปีที่แล้ว

    Salaan lamida huuno riwayda noso badi sheekoyinka❤💋🖐 love buuran👈

  • @fzahro4166
    @fzahro4166 2 ปีที่แล้ว +3

    Queen 🥰❤️

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc, qaaliyee maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah xabiibti. I love you 💕❤️ 💜💓💕💖

  • @sayidcalisiidow8208
    @sayidcalisiidow8208 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan soo badi walal 💯

  • @fatuumohamout8872
    @fatuumohamout8872 2 ปีที่แล้ว +3

    Wn ku xisny xppti❤🦋🕊

  • @saluuglaibrahim6821
    @saluuglaibrahim6821 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalah allow na amanso waa Qiso murugo badan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 ปีที่แล้ว

    Ruwayda I love your voice because you are so cute and wonderful 💖 💕 💗

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcs Ruweyda sharafeey maku arkikaraa ciwankalena malihiye onkan anaa SMS kugusoqorayo moyee midkale no ....

  • @bacbacoaly7284
    @bacbacoaly7284 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllo cod macanidaa

  • @aragsanhassan5098
    @aragsanhassan5098 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo mcn ruwayda Dee waad soo ragayza zizter naga soo dheree wlhi san Ku sugayno wan dalnaaye 💯❤💋😘

  • @yasminey3096
    @yasminey3096 2 ปีที่แล้ว +2

    Xataa aniga saasan umaleeya wlhi marmarka qaar wan ilaawa

  • @ateerosakaarochannel
    @ateerosakaarochannel 2 ปีที่แล้ว

    wanku salamay marka hore ruweyda lkn wxa aan ka codsanayaa sheekoyinka noga dhig xidhiidh please 😊😊❤❤

  • @rayanbea6016
    @rayanbea6016 2 ปีที่แล้ว

    Meel an Kala socon maleh qof la tageran ad Ugu Sharaf badan wlhi wligeyna inan qofdan eheen tagerin nlow queen 😘

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah ruweyda salaama Allah

  • @akshu.abhira
    @akshu.abhira 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah gabadhaan 1m subscribe ayeey u qalanta

  • @amalfmohamed
    @amalfmohamed ปีที่แล้ว

    Kkkk
    Welibo qofka woo ka sii daranyahay neefka baqtiyay.
    Aniga horto waan kaa helaa waad iga qoslisaa

  • @dfahgafh1807
    @dfahgafh1807 2 ปีที่แล้ว

    Ruweydaay isi soo adkee inadeerey plz videoda ugu yaraan 2 maalmod ha kala dambeeyan aniga sidan ku dawanyaay xafda dhan waaa laga xifdiyay codkaaga iyo magcaaga waan ku Qatar sis

  • @jiyaaqueen1847
    @jiyaaqueen1847 2 ปีที่แล้ว

    Abaaayo wllhi ilaahey dartiis kujeclahay😇❤💯

  • @sahroalicariif9645
    @sahroalicariif9645 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalah xasisana odaga mexey uga jaran weyday

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 2 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin gabadha yar waakanaxay
    lknse ninka xaaska walaakii garaacaayo xeetahay bisinkee xaq umalaha qalad wayne waaye taas laaxoole

  • @haaliade7426
    @haaliade7426 2 ปีที่แล้ว

    M.a walashay 🥰🥰adban kujeclahay ilahay darti😍😍

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxnllh.🤐
    Alla dumarku xumaa shae wax ma ilaawaan.😔

  • @talisofficial8630
    @talisofficial8630 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo ruwayda sheekoyinkii nosooceli

  • @ahmedosman9640
    @ahmedosman9640 2 ปีที่แล้ว +2

    Waankaa helaa abaayo

  • @najaxabdale1501
    @najaxabdale1501 2 ปีที่แล้ว

    De ruwayday Muqalda Malin walba nooso gali walh TH-cam kaga marwalba wa Egaa ina muqal Aaad so galisay mida labad qeesoyinka wa ba ku haysana🕊🥀👸

  • @mahathamza8501
    @mahathamza8501 ปีที่แล้ว

    Abay gabada uur bay laheed first child ciyar maahay wala dili asaga iyo familkisa odan doqonka

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 ปีที่แล้ว +1

    Faar xalaaala ruwayda waa heer budlaan🤣🤣🤣🤣

    • @naadiya321
      @naadiya321 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk yàaa kuu sheegay adiga

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว

    Sawirada lagugu qabsanyo maad ka xorowdi ood adigu live soo gasho xbbty

  • @XamdiXamdiyariiseey
    @XamdiXamdiyariiseey 2 หลายเดือนก่อน

    Walaaliyaal isoo duceya riyo ayaan lee yhy please 😢😢

  • @amaalmahamud6067
    @amaalmahamud6067 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa lagu xukumay marka ruwaydo shekada dhamystir

  • @fimagagale5178
    @fimagagale5178 2 ปีที่แล้ว

    Wlh maba xasustey markan maqlo 2021waxaan dhahaa mala garey

  • @najmareermagal6224
    @najmareermagal6224 ปีที่แล้ว

    Thanks 😍😇💖

  • @khadijomaxamed9441
    @khadijomaxamed9441 ปีที่แล้ว

    M. Wll hore usoco cod wacaney

  • @mohamettbulshawiofficial.
    @mohamettbulshawiofficial. 2 ปีที่แล้ว

    horaa loo yiri Yeela waa ilaawa lkn layeela mailaawo wlhi
    mahdsanid wlshey.👍

  • @cabdallamaxamed1349
    @cabdallamaxamed1349 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashallaah

  • @maogtahay7715
    @maogtahay7715 2 ปีที่แล้ว

    Woow.gabadhu.sheeko.macaan

  • @mounaabdirazak8696
    @mounaabdirazak8696 2 ปีที่แล้ว +2

    Ruweyda❤

  • @mushtaqsaid6076
    @mushtaqsaid6076 2 ปีที่แล้ว

    M.a abyo illah haku xifdiyo

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 2 ปีที่แล้ว

    Anu duugiiban ahay lkn hada 2022 tirso ruwaydaay

  • @sheiqada
    @sheiqada ปีที่แล้ว

    Vedio yaashaan intee ka keentaa abayo😢💔🥺🥺😩😩❤️‍🩹🥺🖤

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 ปีที่แล้ว

    Wsc walashey ruweyda miss you walhi

  • @Naske14
    @Naske14 2 ปีที่แล้ว

    Horay usoco saxib ruwayda

  • @samiramusa4422
    @samiramusa4422 2 ปีที่แล้ว

    Ruweda waa ku xiisney ❤❤❤❤

  • @BENYAMIN_OSAMA
    @BENYAMIN_OSAMA 2 ปีที่แล้ว

    RuwAyda ku aaway hee ❣️