XAMDA IYO REERKEEDI MAXA KALA QABSADAY!?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.พ. 2023
  • FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
    follow me:
    FACEBOOK: / ruwaydast
    INSTAGRAM / ruweyda_style
    TIKTOK: / ruweydast
    #RuwaydaStyle

ความคิดเห็น • 516

  • @Daud612
    @Daud612 ปีที่แล้ว +374

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤

    • @muxubosaciidyusuf2757
      @muxubosaciidyusuf2757 ปีที่แล้ว +1

      𝚠𝚊𝚒𝚐𝚞𝚚𝚊𝚋𝚝𝚢😂😂

    • @anab2554
      @anab2554 ปีที่แล้ว +1

      Naogida hedhe😂😂

    • @bahjobilan5298
      @bahjobilan5298 ปีที่แล้ว +7

      Mansha Allh Guulayso waliga sidad ino ogtahy allh ku ogaado wlle mcn

    • @bahjacali9812
      @bahjacali9812 ปีที่แล้ว +3

      @@bahjobilan5298 bahjo😂♥️

    • @omarofficial24
      @omarofficial24 ปีที่แล้ว +1

      Hye

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 ปีที่แล้ว +25

    Shekoyinka Carabta way ka macaan badanyihiin kuwa reer Galbeedka wlhi😊

  • @yuuye4739
    @yuuye4739 ปีที่แล้ว +84

    ISLAAMKA QABIIL AYA KALA JARJARAY ALLAHAYOW QABIILKA QALBIGENA KA MASAX 🤲🏽

    • @Daud612
      @Daud612 ปีที่แล้ว

      Amin

  • @zaraa91
    @zaraa91 ปีที่แล้ว +35

    Hada salada duhur dugatayy love saar3❤️😎🥰

  • @leeylocabdi6049
    @leeylocabdi6049 ปีที่แล้ว +34

    Walhi waa farxey marku iso dhacay muuqalkaga Godlen voice 👸🥰🖤

  • @aishashaur2367
    @aishashaur2367 ปีที่แล้ว +10

    Markad curud thy waa inaa noqotaa sida raga oo kale team curud ismujiya🙏

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 ปีที่แล้ว +1

      Wlhy haa anigu nin inaanba ka qaymo badanahay baan aamin sanahay masuuliyad weyn baan dareemaa

    • @SucadSaleban
      @SucadSaleban ปีที่แล้ว +1

      abayohalkadjoogta

  • @khadrabintusheikh8862
    @khadrabintusheikh8862 ปีที่แล้ว +15

    Allah xanuun badnaa😢 runti qisadan wee itaabatay 😢
    Sidee walashiis ugu soo daadaashay oo dhiigeeda ugu hurtay bay dileen balaayo Ilahay noma keeno😢 inkastoo qadartu jirto🥲

    • @khadrabintusheikh8862
      @khadrabintusheikh8862 ปีที่แล้ว +1

      Lakin walaashiis waa kun dhaan runti❤ Gabadha malaayiin rag bay ka fiican tahay❤

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว +36

    Ruweyda waa ku faraxsanahay in aad joogtid lkn saad u joogtid big ha dhihin!! 😂

    • @Saara47
      @Saara47 4 หลายเดือนก่อน +2

      Salad kadib big bay dhahday😂

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 ปีที่แล้ว +24

    ruwayda style wllo sheekadaada maalin inay iga maqnaato ma doono cod Allah kuu barakeeyo Allah kuu dheereeyo cimriga iyo caafimaad ka 😘

  • @munajama9881
    @munajama9881 ปีที่แล้ว +34

    yemeniyiin iyo geesinimo wa wada dhashen rag iyo dumar ba alxamdulilah ilahay ba iga beeray laba wiil oo yamaniyina kuwa kalana alah haysiyo🇾🇪 🇾🇪❤❤

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 ปีที่แล้ว +6

      Sheekadaas ayad lasoo shaqo tagtay 🤣🤣

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 ปีที่แล้ว

      Eedo tartiib yamani hadad xoolahaaga siisay adaa isyaqaan

    • @Zusan15
      @Zusan15 ปีที่แล้ว

      Ciid ka dibjirsanba ma arkiin niin iyo naag meel lawada darogaysan yahay 😂

    • @sabnaaqurux3081
      @sabnaaqurux3081 ปีที่แล้ว +2

      @@abdikariimahmed9479 😅😅wadkeeda ee dhashay yamaniyiinta somalida aduunka eebo u neceb yihiin bisinka

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh naayahe

  • @nassykim3090
    @nassykim3090 ปีที่แล้ว +41

    Saasoo kle ayey curadkeeni ku dileen 💔wiilku ka tagay alx wax xun kuma waanino ilaahay ha unaxariisto 🤲

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 ปีที่แล้ว +2

      anigaba abtigey aano qabiil balo diley iyo dembi uusan galin buu maanta God ugu jira

  • @inaugaas3434
    @inaugaas3434 ปีที่แล้ว +10

    Alla waa kanaxay maxmed dhimashadiisa 😢😭

  • @drmukhomuse1357
    @drmukhomuse1357 ปีที่แล้ว +22

    I Read before but I didn't find fantastic, but now I'm feeling falling in love that girl's behaviour, May Allah macak sis from another mom.

  • @husseinhuways4810
    @husseinhuways4810 ปีที่แล้ว +11

    Ruwayda style Golden voice Ada no ah gabadhaso kle🙌🏻😂🤍

  • @sucaadarahmaan7369
    @sucaadarahmaan7369 ปีที่แล้ว +12

    Familygeena oo dhan wan kugu xiran nahnay
    Salaam baa kaaga timid kan ugu yar ilaa kan ugu weyn and we love you ❤

  • @ridwaannasir4989
    @ridwaannasir4989 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi anaa naxay marka tiri wiilkii ba la dilay bisinka xaladaas ayaaba suureystay😢

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 ปีที่แล้ว +5

    Reer ayeyday waligod dad nol waaye allabarakeyo yaman😍😍😍

  • @rahmcabduqadir1833
    @rahmcabduqadir1833 ปีที่แล้ว +8

    Wallahi wiilka markaa dhahdey asoo meedaa lakeeney anaaba naxay😭

  • @ayaanahmedqorey1053
    @ayaanahmedqorey1053 ปีที่แล้ว +61

    Golden voice❤💥ruweyda

  • @nasraibraahimaadan9440
    @nasraibraahimaadan9440 ปีที่แล้ว +44

    wllhi power aan la heyn ayanba ka qaaday waa qiso cibro iyo ku dayashaba ku dheehan...
    mhdanid golden voice🥰

    • @kaldeqaabdi1108
      @kaldeqaabdi1108 ปีที่แล้ว +3

      Kula mid inaan waxwalba qaban karo ban ogaday.

    • @drmukhomuse1357
      @drmukhomuse1357 ปีที่แล้ว +1

      Hal ma leeday aad dabdemis noqotide haha

    • @ajahmet
      @ajahmet ปีที่แล้ว

      @nasra ibraahim 😂😂hyh intad iga waasho qoorta halalaa jaro

    • @zuhaipeupthinazir3956
      @zuhaipeupthinazir3956 ปีที่แล้ว

      @@drmukhomuse1357 hahahaha

    • @drmukhomuse1357
      @drmukhomuse1357 ปีที่แล้ว

      @@zuhaipeupthinazir3956 sis Wan ku salamayaa

  • @canabcali9777
    @canabcali9777 ปีที่แล้ว +26

    Ruwaydaay xppti Ana uhoreeya manta 😅😇😇mcn to wlhi kutaagersanahay markastoo Harsha kuguriga kashaqaynayana adaan sheekooyinkaga macaan eecodka halaasiga kuduubto dhagaysta si aanan Hawsha daalkeda udareemin I love you xppti ruwaydaay 😩🎊😇😇😇yaa ila mida❤

    • @rouzeyhazoum7150
      @rouzeyhazoum7150 ปีที่แล้ว +2

      Kula mid ahy wlhi pilaahi waan daawada markaan zhaqynyo 💕💕💕

  • @naninassir8858
    @naninassir8858 ปีที่แล้ว +7

    Ruwayda cod mcn wa marki iku horesey ann commentu ku so qoorey 🥰🥰🥰

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 ปีที่แล้ว +5

    Inaaa aqaano cml dhimashada wiiiilka waaa ka naxay😢😢😢

  • @Aminajowhara
    @Aminajowhara ปีที่แล้ว +6

    Allah somalida iyo carabtu isku dhaqan ekaa caqli xumada way iska racan

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 ปีที่แล้ว +8

    Ruweyda thanks abayo sheekoyin ka cabsida noo soo badi daqiiqa dahana noo soobadi

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah Power ladies💪❤️

  • @maamecade8938
    @maamecade8938 ปีที่แล้ว +10

    Maal mahan waa dadaalaysa Ruweyd
    M.a mahadzanid 😳😂🥰🥰🥰

  • @yuusufmaxamad366
    @yuusufmaxamad366 ปีที่แล้ว +3

    Fidiyowyaasha 10minute ilaa 15 minute ka dhig

  • @Daud612
    @Daud612 ปีที่แล้ว +4

    Xiligaan u baahna buu imaaday video gan thanks sister ❤

  • @amalqrux
    @amalqrux 10 หลายเดือนก่อน +2

    Baga wlhi dhiigodan cabi lahaa wixi walaalkay taabta alle ha iii ilaaliye aaamin yaarabi

  • @billioneraindho5238
    @billioneraindho5238 ปีที่แล้ว +7

    Ruweda wlo wku salamay illahay muraadkaga haku fudeediyo🥺❤️💞

  • @QueenHamda243
    @QueenHamda243 ปีที่แล้ว +5

    Magacaygii baabay wadataa taasi😂😂subxanallah ilaahow qalbi adag hanoo yeelin lkn waa naxdin sheekadani

  • @rashkaade
    @rashkaade ปีที่แล้ว +9

    Markaa tirey meydii wilka lakeney anuuba Qalbiga ixanuuney
    Iida intey joogta
    Sorry 😔 wallahi
    Wa sheko xanun badan

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 ปีที่แล้ว +4

    allaa haboo qaliyeey sidaan ku jecelahay qofka kaliee youtupeka ugu jcelahay thanks habo qaliyey

  • @user-er4um3ti8p
    @user-er4um3ti8p ปีที่แล้ว +2

    Legemad iga dheh😂😂😂😂❤ 😊

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa ปีที่แล้ว +5

    Maalmahan waa dadaleysaa anaga vedio xaqooda in aan siino rajeynaa I.a
    Mhdsnd queen 👸✨💖.

  • @ssabnaahasam2868
    @ssabnaahasam2868 ปีที่แล้ว +2

    Amiin yaa rabi abaayo

  • @Daud612
    @Daud612 ปีที่แล้ว +3

    Xiligaan u baahna buu imaaday video gan thanks. Walaashay 🥰

  • @intaallejeceljecliyaa3852
    @intaallejeceljecliyaa3852 ปีที่แล้ว +4

    Xabiibti ku jecliyaa Alle haku xafido 💖 🥰🥰🥰

  • @fatimaabdi2205
    @fatimaabdi2205 ปีที่แล้ว +5

    Really illhy dardiis ku jeclahay guuleyso😍😍

  • @hooyofaadumo3003
    @hooyofaadumo3003 ปีที่แล้ว +21

    Mss golden voice ❤️‍🔥

    • @Daud612
      @Daud612 ปีที่แล้ว

      نعم

    • @Daud612
      @Daud612 ปีที่แล้ว

      Masha.Allah dheh walaal

  • @naxariis_badan312
    @naxariis_badan312 ปีที่แล้ว +8

    𝗥𝘂𝘄𝗲𝘆𝗱𝗮𝘆 𝗺𝗻𝘁𝗮 𝗵𝗮 𝗶𝗱𝗵𝗮𝗳𝗶𝗻 𝗱𝗲𝗲𝗲❤️

  • @Miira278
    @Miira278 ปีที่แล้ว +10

    Bisinka wllhi soomaalida way ka dhexdhacdaa, aabahay nin mooryaan dartiis loodilay asagoo wiil yar ah 26 jir ah 😢😢 qabiilka waa waxa iga dhigay aaba la'aanta 🥺🥺🥺

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 ปีที่แล้ว

      Maad cafiday mise waad uso aartay

    • @miskiabdikariim7886
      @miskiabdikariim7886 ปีที่แล้ว +1

      Anigana sido kale wlh uurka hoyadey baan ku jiray ilmihisi u horeyay na waan ahaa kali bey iga dhigen waliba 19 jir ayay qabil dartis igu dilen 😞

    • @munadahir1839
      @munadahir1839 ปีที่แล้ว

      @@miskiabdikariim7886 waanka xumahay😥

    • @munadahir1839
      @munadahir1839 ปีที่แล้ว

      Allah qalbiga haku qaboojiyo 😥

    • @hanigeele3625
      @hanigeele3625 ปีที่แล้ว

      Abyo aniga kula mida wlh aabahey asagoo 20 jir ah ayee qabiil dartiis udileen anoo umul hooyo igula jirto allaha unaxariisto aabo yaalkeen🤲😭😭

  • @samiirasamiira3424
    @samiirasamiira3424 ปีที่แล้ว +2

    Waw wan ku raxaystay wllo ruwayda mahadsanid 🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @asmamaxamed9629
    @asmamaxamed9629 ปีที่แล้ว +2

    Ayii Thank You Nolashyda Soo Badi.😍😻

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Aamiin ya rabi

  • @umomaryan5011
    @umomaryan5011 ปีที่แล้ว +3

    Yahuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @asliali5210
    @asliali5210 ปีที่แล้ว +2

    Ayy waa farxay wallhi ruwado qurux walashey sami tihiin anyway thnks mcney🥰🥰

  • @bininshaar1044
    @bininshaar1044 ปีที่แล้ว +2

    Masha allan Waa dadaaleesaa Rawadaay😍

  • @fatuushmohaa9078
    @fatuushmohaa9078 ปีที่แล้ว +9

    Golden voice 💛 😊💋❤

  • @haashimcabdiqaadir7007
    @haashimcabdiqaadir7007 ปีที่แล้ว +5

    GOLDEN VOICE

  • @bahjobilan5298
    @bahjobilan5298 ปีที่แล้ว +4

    Wcs wlle mcn wanu kaqadnay salanta mansha allh Guulayso Golden Voice ❤

  • @amiinahmed1236
    @amiinahmed1236 ปีที่แล้ว +10

    My Allah bless you wll🤲🤲❤

  • @xaajiabdi3166
    @xaajiabdi3166 ปีที่แล้ว +1

    Yes Ana uso horeeyay😩💕🔥

  • @najmakayze463
    @najmakayze463 ปีที่แล้ว +3

    Dhibaatada qabyaaladu aad bay u badan tahay
    Lkn aniga waxan aad ula dhacay gaasenimada gabadha.mnsh allah😊💪

  • @amalnuura4789
    @amalnuura4789 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waaa naag nool mashalah 🦁🥰🙌

  • @saynab9743
    @saynab9743 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayda 😂❤ qaliyyy Waad mahsantaye ❤

  • @nassykim3090
    @nassykim3090 ปีที่แล้ว +2

    Mnta dhan maskaxdyda ku jirty vid maysoo dhigto lee thanks bbi 💗

  • @pilanpea9353
    @pilanpea9353 ปีที่แล้ว +4

    Dumar power👸❤

  • @NawalAlii1557
    @NawalAlii1557 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid xpipti ❤

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 ปีที่แล้ว

    Masha Allah siz

  • @daljirshow
    @daljirshow ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ruweyda

  • @aiderusahmed1312
    @aiderusahmed1312 ปีที่แล้ว +1

    Golden voice ruwayda

  • @saamiyoahmed889
    @saamiyoahmed889 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah

  • @nadaopdirahman8272
    @nadaopdirahman8272 ปีที่แล้ว +2

    RuweyDa marksta sidan oo kale noguH soo dhaqsoo😫🖤

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 ปีที่แล้ว +5

    Ruweydaay anigiibaaa naxay bisinkow😭🥺cunihi yara ba dhintay aa run run qac iiga yeertay

  • @saabriinmaxamuud9171
    @saabriinmaxamuud9171 ปีที่แล้ว +6

    Qofki ugu horeeye aa ahay maanta waa faraxsanhay😊🌼please wax isoo dheh qof aa taa geero kii ugu horeeye oo ii soo jawaabo noqo 🥰

    • @faadumonuur231
      @faadumonuur231 ปีที่แล้ว

      Blz Bart to mcney shekada waa ka helneee

  • @maryamocabdirsaq5803
    @maryamocabdirsaq5803 ปีที่แล้ว

    Hadan maqlo qof qabil loo diray waxan soo xasusta eedaday oo gablan laga dhigay mantay mental ahan uxanunsan body ahana u xanunsan waayo eedo wexey dhahay 3wiil midna 4aradna waaku aabe 3wiil dhahay labo wexey u ahayeen bariyal midna waa doqon Havana casino ku darsaday labadi wiil mod sokora ku dhacday wuu dhintay allah unaxaristo baari bu ahaa kii klena waxa diray reer abtigiis asigoo waligisba xataa qabyalad galin kuna kalson reer abtigiis 😢 eedhihii kaliya firsaneysay waa laga dilay xoogaa wey xanunsatay lkn waxaa usoobaxay wiiley soo korsatay oo ku aabe ah ilmaheeda kiina markey ku ilowday labadii wiil baa asna la dilay 😢😢😢 kaga daran labaduba iyadoo la socotaa la dilay maantay wey xanunsanthy iigu soo duceya 😢😢😢 waan ilmeyaa marka maqlo in wiil miskina aan waxba galabsan la dilo iyagana ilahow qabriga uwaasici 😢😢😢

  • @Aliy611
    @Aliy611 ปีที่แล้ว +4

    Wllhe walagay video kaga maanta iigu horeeyso lambar wan
    Anoo is leh maxaa dhagaysataa ayaa arkay adoo hada soo dhigay adi io dadwaynaha 🥰🥰🥰😍🥺

  • @munamaxamuudmuna7424
    @munamaxamuudmuna7424 ปีที่แล้ว

    Go forward ruweyda style 👏

  • @updinajiipaxmed
    @updinajiipaxmed ปีที่แล้ว

    Welcome back wllshy ❤😊

  • @yahyemoussa6864
    @yahyemoussa6864 ปีที่แล้ว +6

    Asc wll rouweyda, inaad fycantahay baan rajayneya, hal suual ayan wata wxaad i shegta qisoyinka taarikha xagebaad kaso xulata. Mahadsanid ❤

  • @FardowsahassanwarsameWarsame
    @FardowsahassanwarsameWarsame ปีที่แล้ว +2

    Mashallah allah ku barakeeyo nolasha walalo 🥰🥰❤😘 iyo ku liigen Inshallah

  • @najmaapthurahman6965
    @najmaapthurahman6965 ปีที่แล้ว +2

    Mahadzanid wll waad nala dadalaysa waayahane🥰

  • @hanad8226
    @hanad8226 ปีที่แล้ว

    One of the my favourite page

  • @ramlomohamed85
    @ramlomohamed85 ปีที่แล้ว +1

    M.a adina caqliga allh ku barakeeyo wan ka helay sidad nogo so gudbise🎉🎉🎉

  • @nazrazead
    @nazrazead ปีที่แล้ว +2

    Keep going wlloh Allah keep you 🥰

  • @saabiriinmaxamedibraahim8730
    @saabiriinmaxamedibraahim8730 ปีที่แล้ว +11

    Golden voice....🥰

    • @Daud612
      @Daud612 ปีที่แล้ว

      نعم ما شاء الله

  • @kholoudhamaado9037
    @kholoudhamaado9037 ปีที่แล้ว +4

    Abayo shekadahga wa Masha Allah lkn hal mid video gan melaha waregaya nagda o wax kale codgaga soosar adigo rali ah sidey qisaada u qurax badnato ❤

  • @leeylocabdi6049
    @leeylocabdi6049 ปีที่แล้ว +2

    Ruweydoooo miss you mcnto🥰👸🌸

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥰

  • @sheymaayaasiin
    @sheymaayaasiin ปีที่แล้ว +4

    I love ❤✨🫂qurux badaney✨💫

  • @kowsarreena406
    @kowsarreena406 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo I am your fan

  • @fadxiyamohomed9558
    @fadxiyamohomed9558 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ❤👸

  • @Muhima2495
    @Muhima2495 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back xapipti

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @mohamedfarxaan2528
    @mohamedfarxaan2528 ปีที่แล้ว +1

    Golden voice wllshey

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 ปีที่แล้ว +1

    War waxaan gabar lama dhihi karro
    Waa Ruweydo style oo kale 🥰

  • @SamiiraCabdi-ul6ek
    @SamiiraCabdi-ul6ek 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ruweyda soo badi ❤❤❤😊

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayday rabi haku xafido abaayo wlhi hadalkada gbdhihii qumanaa ee somaliyeed uu ka turjumaa

  • @MmmmMm-rc5pk
    @MmmmMm-rc5pk ปีที่แล้ว +3

    Mcnei saan lee noogu soo dhaqso wku tapnay wlh

  • @Maqsud4948
    @Maqsud4948 ปีที่แล้ว +2

    Ilahaw Maxamed inaxariiso isgoon waxaba gaysan la dilay malintii farxadiisa😢

  • @mariamoha3140
    @mariamoha3140 ปีที่แล้ว +2

    Ruweydaaa🤩🤩

  • @kim-790
    @kim-790 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayda style anaa uhoreyo big fan

  • @cabdiraxmaanyuusuf1100
    @cabdiraxmaanyuusuf1100 ปีที่แล้ว +2

    Keep going zister 🥰🥰

  • @user-kp4ld5xw6n
    @user-kp4ld5xw6n ปีที่แล้ว +2

    Walal sare Ruwayda❤❤❤❤

  • @Daud612
    @Daud612 ปีที่แล้ว +17

    Golden voice m.a ❤

  • @leylacumar46
    @leylacumar46 ปีที่แล้ว

    Miss u ukhtii allaha ku dhowro

  • @zamuukeinan1187
    @zamuukeinan1187 ปีที่แล้ว

    Golden voice ❤

  • @mabruuka1474
    @mabruuka1474 ปีที่แล้ว +1

    Thnkiz walalalarey