garaad Cabdikariin Cali Nuur oo Siadag ugu Jawaabay Boqor Buurmadow kuna Tilmaamay nin aan ........

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 94

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 3 หลายเดือนก่อน +15

    IIDOORI WAY IS MOODAYAAN IN AY. IDINKA FIICANYIHIIN OO SIDII MARKII
    ISUGU KIIN DIRI JIREEN
    IN UU ISKU KIIN DIRO
    WAAYO WAXAAD. ISKA QABAN WEYDEEN. HOGALADA ILLAAHAY NACAY EE. DHAREER KOODA LEEFLEEFA. YAY IDINMOODEEN
    NINKAASI. CALOOSHIISA YUU IDN TUSAY WAAYO CIIRUUU ISUGU KIIN QARIN JIREY
    ILLAAHAY BAA KASHIFAY. CAALE MADOW

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 3 หลายเดือนก่อน +5

    Gala oo gala dagaalka
    Agah oo Agah
    👏👏👏👏😅😅😅😅😅🖐️🤭❤️

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 3 หลายเดือนก่อน +16

    Garaad, Adeer waxaan Ahay Gabadh ka soo jeedda Suldandda Garxjis, Arintaasi waxay ku koobantahay Habarjeco!!
    Garxajis Ma’dhac dhaco,
    Aniga waxaan la’ dhashay Dhulbahante, Xaal Aniga oo Gabadha ayaa idinka siiyey🙏🏽🙏🏽

    • @AbdourahmanAbdi-e3g
      @AbdourahmanAbdi-e3g 3 หลายเดือนก่อน

      Niic badan looma baahna .ader runta loo sheege runta miya diidantey ama haku dhalan ama ha dhuusan

    • @NaasirMaxamed-sx2oh
      @NaasirMaxamed-sx2oh 3 หลายเดือนก่อน

      Magaca garxajis haku qadhaaban faqash fooqal faqash 😢

  • @NothingButDaTruthh
    @NothingButDaTruthh 3 หลายเดือนก่อน +2

    We are all muslims we should stop this we will all go to hell fire if we continue this clan based conflict of spilling muslim blood . FEAR ALLLAH !

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 3 หลายเดือนก่อน +2

    Habar jilac julan ayuu kadhashay.Abtina sharaf beel..Beenala boqor been madhow.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 หลายเดือนก่อน +3

    Buurmadoow waa inaa gumeed an xishoonin abti abti ayuu maalin walbo Nagu calool dulucsada darood ayuuna caaya maalin walbo abti iyo caay isma qaadato lakiin waa inaa gumeed dhaqaankiis iyo Habar maxbuus jeclo.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 หลายเดือนก่อน +3

    ilaa biloowgi dagaalka wuu kujirey oo wa kii iskudiri rabay jamaahiirta iyo garaadada hadan iskudiri rabay maamulka ssc iyo garaadada ee buur madow wa cadow xun oo ee iskajira

  • @AhmedIsaaq-y2g
    @AhmedIsaaq-y2g 3 หลายเดือนก่อน +5

    waa ceebtod weye habar jeclo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 หลายเดือนก่อน +3

    libaaxi oo qof ah geesi geesi dhalay guuleyso walle been buur madow madaxad kajebisay

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 3 หลายเดือนก่อน +10

    Libaax garaad,darawish kusuntaan 😂😂

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 3 หลายเดือนก่อน +5

    Garaad ilahay ha ku xurmeeyo nin wax badan xeerinaya ayaa tahay

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhhhh waaa doqon dhiiga muslinka ee dadkiisa iyo dadkale oo muslina caadaystay noloshiisa sedex bilood aya uhadhay waayo qofka dhiig galay inbadan ma nolado haduu nooladana wuu waaasha dhawan waynu eeegi

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hada aada burco please haday runtahay hadiikale waafaankii aad koobka usideene nagadaa sadex reer ayaa faanka soomaali usida number 1 waa dhulbahante 2 waa Ogaadeen 3 waa iidoor 😂

  • @AbdourahmanAbdi-e3g
    @AbdourahmanAbdi-e3g 3 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ninkii sheegan jiray af hayeenka beesha daaroood😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Umo580
    @Umo580 3 หลายเดือนก่อน +5

    MAANSHALLAA SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO 💯 ❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💯♥️♥️✅️✅️✅️✍️✍️✍️👌👌👌🫶🫶🫶🫶👍👍👍✅️✅️✅️✅️✅️✅️🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 3 หลายเดือนก่อน +2

    Saala weyne adiga Adan yare ayaanu kuu haysanaa.

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Garaad muxuu uga jawaabi waayay ninkii uu la hadlay ee Garaad Jama Garaad Ali ? Adigu ma af hayeenkiisaad tahay ?

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ddka umajaabo garaadkeena
      Guud soomaaliya oo dhan
      Buu garaad uyahey dagaara
      Uma aha kadib waa garaadka
      Guud ee beesha daarood
      Hoos kama kaftamo
      EE haku khaldamin

    • @NaasirOsmaan
      @NaasirOsmaan 3 หลายเดือนก่อน

      @@Bilekhyr kkkkk sxb anigoo tixgalinaya fikirkaaga aniga waxay ila tahay in ciyaartaa dhex martay Garaadka & Buurmadaw uu Buurmadaw ku badiyay Hatric means 3 goals and nil maadaama oo uu jawaab u waayay hadalkii Buurmadaw.

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 3 หลายเดือนก่อน

      @@NaasirOsmaan
      Boqorkaas Alshababka miyuu
      Kabaxey anigu Alshababka
      U Aqaana ee ddka soomaaliyeed
      Inuu kamid yahey Uma aqan

  • @DuniyoMahamed-z4k
    @DuniyoMahamed-z4k 3 หลายเดือนก่อน +4

    Lakin tariikhdu sheek boqorku run aye u badan taha kaliya abtinimada Inu Ka xisgoodo aye ahayd😊

    • @123yus
      @123yus 3 หลายเดือนก่อน

      Armaadan runta iyo beenta kala aqoon
      Dhulbahante waa dhulbahante isaaqna waa isaaq
      Mawaxaad run utaqaanaa isaaqbaa daraawiish shaa dhulbahantana waa ksoo horjeeday

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@123yusisaaq iyo darood wa walalo aan meel kala tagyn. Shydan iyo madax xun ayaa dadka isku dirayee. Allah halo toobad keeno

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 หลายเดือนก่อน +1

    been madoow wa munaafiq jir jiroole ah oo muuse kasii xun oo xaasida oo reer ssc u quudhila guusha iyo horumarka idoor wa idoor

  • @AhmedIsaaq-y2g
    @AhmedIsaaq-y2g 3 หลายเดือนก่อน +3

    nolada ssc khatumo soomalia

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kaniwaadoqonkii,iska,hadlijiraywaxaa,kushaqaysanjiray,mid,foqona,ooraxanwayn,ah

  • @Man19699
    @Man19699 หลายเดือนก่อน +1

    Halka uu ammaanta tolkii uu qoonsaday,anigu waxaan odhan lahaa: Waryaa labadaydii gacmood ayaad caqli laawoow midna cayday midna amaantay,laakiin nasiib darro ilmaadeer isma indho buuxiso,tolkii ayaa u muuqda !!

  • @AhmedIsaaq-y2g
    @AhmedIsaaq-y2g 3 หลายเดือนก่อน +2

    ceebtod weye habar jeclo walahi

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน +2

    caqli ma jiro ahey ah !!!!!!!!! dadkii PHD cilmiga garay waxaka hadaldheer badow suldaan laga dhigay waligi xadhig network xidhin telecomunication ama technologiada casri lagu maamulo remote iskada waxkale cloudka ku tagin

    • @ahmedmahamed-pv4sy
      @ahmedmahamed-pv4sy 3 หลายเดือนก่อน

      sida buurmadaw waa bahal badaw ah buurmadawgu

    • @ahmedmahamed-pv4sy
      @ahmedmahamed-pv4sy 3 หลายเดือนก่อน

      labada kelmadood ee uu magaciisa ka kooban yahay ayaad ka garanaysaa inuusan wax Jira ahayn kuwaasoo ah buur iyo madaw 1_buurtu waa dhagax dhagaxana in wax ka dhacaan mooyee waxba Kuma siyaadaan 2_madaw waa dulaam ama mugdi caqligiisuna sidaasuu u madawyahay mugdiga ama madawga lama jecla iftiinkaa ka wacan marka dhinacna dhagax buu ka yahay dhinacna mugdi ama madaw buu ka yahay mida kale isagoo dibad wareega oo aan imaan Karin tuuladii ama deegaankii uu udhashay oo inaadeerkii ka cararay waa muuse oo baqaya ayuu isimada daarood kii ugu sareeya oo dhulkiisii muuse ka caydhsaday oo ku dhex xaragoonaya 30.000 Kun oo wiil iyo 3000kun oo dhuumood lagu ilaaliyo oo ah libaax laydha jiifa uu afka xun ku Soo taagayaa horta isku taytal iyo isku darajo ma tihiin adiguna fartiisa ma gaadhin aabahaana aabihii lama Sina waayo waa Ina garaad Cali jawaabta garaadku ku siiyay xataa uma qalantid

    • @ahmedmahamed-pv4sy
      @ahmedmahamed-pv4sy 3 หลายเดือนก่อน

      axyaa garaad waa garaad caqli badan oo fahmay iidoorka dhulbahantoow ka digtoonaada kala qayb qaybinta iyo qoodha salaaxa qabiilada qaar ha moodina in la idin amaanayo waa Si la idiin kala qaybiyo berina wuxuu rabaa isagoo qaarna colaad ka samaystay qaarna Soo dhawaystay inuu dhahdo lascanod baan imanaysa kadibna ma Iman karo iyo wuu imanaysa aad isku dishaan oo aad ku kala dhimataan Gabar dhulbahante ah ninkii neceb ama wax ka sheega meel UGA Soo wada jeesta fahma siyaasada iidoor cayaarayo ee ah isku dhufashada

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 3 หลายเดือนก่อน +1

    Boqor been madhow. Waa nin waalan..Ee wakhtiga haa iskaga luminana..Bah darwiishey..

  • @abdikarimgaraad1772
    @abdikarimgaraad1772 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 3 หลายเดือนก่อน +1

    WARQAD SOOMAAD DIYAARSAN CODKA MIKRIFOONKUNA WUU KAA XUN YAHAY!!

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahi digaduu ka ga dhigay inankuu abtiga u ahaa.mxad sheegi ba hararsame jaamac horti dad iyo xoolo toona may aheyn.ta ninku jilib ama ardaa buu wax ka sheegaye ma jilib habar jeclo ah oo aad ceebtooda sheegtaan baa weydeen.

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 3 หลายเดือนก่อน +2

    Boqor but madowow Darood waakaa Hadii runta loo shego Cabaad Kama dhamanayan war Buurmadow Shalay Marku idiin nacamleenatay waad Tageersaneden Qabiil Dhan oo Been ku Nool Sowdinkii Laha waa Nala gumeesta

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน +1

    futoh madow Qac bah kah yertay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 หลายเดือนก่อน +1

    Akhas nimankii soomaaliyeed sidii dhoocilii ayay udhaqmayaa 🤔🤔

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 3 หลายเดือนก่อน +3

    Run bu sheegay boqor buurmadaw

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 หลายเดือนก่อน

      Muxu run ma taqaaniin beentu in ay debi tahay soo barta

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abtiyaal is yaqaana ama is caaya ama is daaya idiinka is yaqaan e

  • @shamishussein9447
    @shamishussein9447 หลายเดือนก่อน

    Asalamucalykum Abti Galdagal sheeki isaaq marku caya Jawabtii but Heeley Darud wa dardanelles wal last iiryay the history of the Somali clans are tobefoud in the library s in Arabic and English thank you Abtiigiis Adiguna be carful Dhulbahanti countributd to the formation of Somali land insurance and I Borami pea e and respect for All Somalis ever where Inshallah

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah guul iyo gobanimo hhhhhhh

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 3 หลายเดือนก่อน +1

    Buurmadaw nin maku fillaanwaayey,reerkiiba kiyuu buu soo galay

    • @ALI-em3me
      @ALI-em3me 3 หลายเดือนก่อน +1

      burmadow edadii aya u jawabeysa jilicsaneey balahakkkkkkkkk

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน +4

    Libaaxii Daraawiisheed ayaa hadlay
    Guuleeyso

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 หลายเดือนก่อน +2

    Habar jeclo dee kala xisaabtama
    Miyaa ka baqaysaan.

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 3 หลายเดือนก่อน

    Naagta Ay u qorantahay, Nasra, ee Aniga igu leh Faqash,
    Waxaan kuu sheegayaa in aan Ahay Gabadh Garxaji markaad magacaa ma’ qashay xagee ku go’day, Yaa jegaan yaa Habar Maxbuus, dhulbahante ayaad ka xuntay iyo Garxajis waa wllo,
    Futadaada dambe Garxajis Xorayn maayo Yaa maxbuuso

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 2 หลายเดือนก่อน

    Doqon jaanis hely ? Walee isaaq oo 8:05 nin talo qabeen ahi hogaanka hayo maad faanteen ee Muuse Biixi Ayaa jaaniska ku siiyey oo isaaq ba ku kacsn yahy. Jooji faanka aan jirin?

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 2 หลายเดือนก่อน

    Fitnadaan waa bilow ee waxa garadka leh iyo culumadu ha u istaageen Inta goori goor tahay .
    Waa macnadarro la rabo in dad dhigood ku daato , dhibtii horena mid kale ku darsanto

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 3 หลายเดือนก่อน

    Isaaq iyo darood wa walalo aan meel kala tagyn. Shydan iyo madax xun ayaa dadka isku dirayee. Allah halo toobad keeno

  • @cabdiraxmancabdilahi6047
    @cabdiraxmancabdilahi6047 หลายเดือนก่อน

    HABARYOONISEEY KASOO JAWAABA.KABA QAADNIMADA GARXAJIS AYEY OGAADEEN

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei หลายเดือนก่อน

    Warkeenu ma cada ee garaca gala dagaalka barri waalaha yaqqaan inuu dirawalku dhalay isagu muxuu ujawaabi waayey hadaanu wecel aheyn

  • @ahmedmahamed-pv4sy
    @ahmedmahamed-pv4sy 3 หลายเดือนก่อน

    buurmadaw waa reer gar adag halkaasuu kasoo jeedaa maxamuud garaadna waa ragii filimka gar adag atooraha ka ahaa inuu u qoodha salaaxo waa ku qasban yahay waayo inay cajaladii hayaan baa macquula iyadoo vedio ah inuu amaano wuu ku qasban yahay ileen sir bay ka hayaane axmed garaadka uu amaanayana waa yaan lagu fahmin inaad amaanta maxamuud garaad ku qasban tahay

  • @guledh4521
    @guledh4521 หลายเดือนก่อน

    isaog dhilada uunsataa iyo oowga taaibay 100 oday ayaad caydeen isaa oo aad kutiraahden waa wacalo odkaa youtub kujiaa

  • @ahmedmahamed-pv4sy
    @ahmedmahamed-pv4sy 3 หลายเดือนก่อน

    Kiliibka qaybtii danbe ee ugu xanuunka badnayd ee shaabuugu ku jiray durba way jareen

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 3 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله يا غراد عبد كريم شجاع ابن شجاع

  • @Ibrahimmohamed12
    @Ibrahimmohamed12 2 หลายเดือนก่อน

    Laangaab laangaadb dhalay oo xasan ugaasa inaad tahay baad cadaysay maxaad hadalka garaadka u kala jartay inta danbe ugu soo celisay😡

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 หลายเดือนก่อน +1

    libaaxi oo qof ah maashaa allaah

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up หลายเดือนก่อน

    Kkkk tarikhda dhulmahante kkk gojacade maa dhafsiisano kkkk

  • @KhaderMiyir-nb4nj
    @KhaderMiyir-nb4nj หลายเดือนก่อน

    War ninku hadal yaqaansanaa Cajab😂😂😂
    Garaad Af-maal ah maashaa'allaah❤❤❤

  • @AbdirahmanMohamoud-nf1dy
    @AbdirahmanMohamoud-nf1dy หลายเดือนก่อน

    Waar.heedhe.iidinka.isdhaalay..ee.haa.isa.sheegsheegina

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil5258 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaa garaadk yaga sharafta badan

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk Cabtaa galaa dagalaak Dulabaahantow ka Qada DNA

  • @farhiya4040
    @farhiya4040 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaaxNur
    @MaaxNur หลายเดือนก่อน

    Garaad cali yaa dilay waadigaa jaray intay kaa soo dhadaye

  • @abdifarah-du2dj
    @abdifarah-du2dj 3 หลายเดือนก่อน

    walaahay waa libaax anagaa habar jeclo ah waanu ku khaldanahay

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 หลายเดือนก่อน

    Jaamac Siyaad iyo reer Hagar midna darawiish ma ahayn

  • @IBRAHIMALI-ce8hd
    @IBRAHIMALI-ce8hd 2 หลายเดือนก่อน

    👍♥️♥️🌹💪💪💪💪✅✅✅🇸🇴🇸🇴✅✅✅

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    ina gumed futoh modow

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul guuul

  • @cabdirisaaqdillaal2490
    @cabdirisaaqdillaal2490 หลายเดือนก่อน

    Waar garaadka haloo geeyo abihiis

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 3 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤Masha Allah geesi gessi dhale

  • @AminaSalah-s2l
    @AminaSalah-s2l หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah maansha alaah guulayso

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 2 หลายเดือนก่อน

    KHIYAALI STATE. 😂🤣😂

  • @MacalinCabdiwahab
    @MacalinCabdiwahab หลายเดือนก่อน

    Garaad jaamac cali. Maxa.d kaarshe

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 2 หลายเดือนก่อน

    Ala FAAN BADANAA 😢😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 หลายเดือนก่อน +2

    Haa waakaa 25 ogos ka hadal taariikh kale ma lihide

    • @ALI-em3me
      @ALI-em3me 3 หลายเดือนก่อน +1

      jawabta burmadow edadeey aya u haysa lagu yiri e ha sugi waayin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AhmedIsaaq-y2g
    @AhmedIsaaq-y2g 3 หลายเดือนก่อน

    nolada ssc khatumo soomalia

  • @AadanAmxed
    @AadanAmxed หลายเดือนก่อน

    Xiniya cade

  • @AbdiaziizFarhan-pl1my
    @AbdiaziizFarhan-pl1my 3 หลายเดือนก่อน

    Runna lagu shegay 😅

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha.alaah my garaad ❤

  • @CabdicasiisMaxamuud-i5k
    @CabdicasiisMaxamuud-i5k หลายเดือนก่อน

    Iska hadle

  • @AminaFardus
    @AminaFardus 3 หลายเดือนก่อน

    Faan badanaa.

  • @Ibrahimmohamed12
    @Ibrahimmohamed12 2 หลายเดือนก่อน

    Axmed garaad cabdalle
    Qoodha hawd❤

  • @abdikhadar6097
    @abdikhadar6097 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah Garaad abdikariin cali Nuur❤❤❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 หลายเดือนก่อน +1

    Maashallah GUUUUUL SSC 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 ❤❤

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 หลายเดือนก่อน

    Asc Mashaallaah il xun kuma aragto garaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤