WAAAR AAD BAAN U SALAAMYA ODAYGA BECAUSE WAXAAN NIN BAHABROON AH OO SUDI SHABEELE AWOOW U YAHAY WAXAANU NAHAY ILMAANTI RUMA FOONKIISA HA LA ISOO DIRO WAXAAN JOOGA WADANKA ENGLAND, WELIBA ASAL AHAAN REER MARQAANWEYNE IYO GOOB BAA AHAYN, THANKS LOTSA DARWIISH ADAM MADOOBE WAA BARKADA IDOOR MA NIHIN 👈👈👈👈👈👈👈👈
Ha kudaalin habaar iyo cay lagu kariwaa ina garaad cali nasabkiisana illhy baa siiyey waana nin D5 ah 3 jeer nasabkiisa kama bixin bal reer sheekh isxaaq meel ha isu racaan ama carab ama dir ama irisamale mid ku eekada waa aflagaado in reer dhan lacaayo qof nolosha ka dhacay oo adoo kala ah lkn mid baan odhan lahaa reerka nasabka sida uga daaya
Been baa laguu sheegay Ciidanka siyaad bare xagaad ku aragtay Dawladi siyaad daarood iyo hawiyaa riday Idi ku deriskiina ayaad u jambahydn jirteene Naftiina ha hafrina
Jabhadii Caydiid Iyo jabhadii ina Cumar jees baa dowladii labada dhinac Ka mara oo jebiyey iyagaa lagala xisabtamin somali jabtay u gaysteen isaqow ama SNM waxba May gaysan meel cidi jogin Bay soo galeen ciidan kala furtay shicibkii gobolka oo hubaysnayn ayey xasuqen taas ayaa SNM lagala xisabtamin insha allaah
❤Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤
Garya qaan cabirashiid waa obay taariikhda soomaali haya
Garyaqaan cabdirashiid barkhadle maansha alaah
ssc khaatumo cerigaabo wa inay gaadho inshaa allaah
Kashmiir waa kashmiir uun haku daalin
Ama aan kaashmiir ahaano ama aan falastiin ahaano anagaa ku qanacsan maxaad ka badali
IDOORKA MAXA daba DHIGAy REER SSC
WAAAR AAD BAAN U SALAAMYA ODAYGA BECAUSE WAXAAN NIN BAHABROON AH OO SUDI SHABEELE AWOOW U YAHAY WAXAANU NAHAY ILMAANTI RUMA FOONKIISA HA LA ISOO DIRO WAXAAN JOOGA WADANKA ENGLAND, WELIBA ASAL AHAAN REER MARQAANWEYNE IYO GOOB BAA AHAYN, THANKS LOTSA DARWIISH ADAM MADOOBE WAA BARKADA IDOOR MA NIHIN 👈👈👈👈👈👈👈👈
Barkad maxaa soo galay waa abtiyaday e😂😂😂
Xagge taariikh ku Yeeshay ninkii xamaaliga oy ka bakhaarkiisaa xamaali dae taariikhdood ka hadla
AADAN MADOOBAHA AAD SHEEGAY BEEN MADOOW WAXBA MA DHAAMAAN IYAGOO MEEL WALBA JOOGA AYAY WEEL AY DHALEEN OO KA QABA OO KU HADHAY BURCO ISAGA IYO REER KIISII KU SILCINAYAAN MARKAA INAAD MAGAC DHAWDA OO ABTI IIN LIHI ADNA WAAD LA URUGOON
Awoow wax inoo kala reeba, waynu noolaane.
Afka maxaa kaaga dhacay,ma iska hubta ina-Barkhadow,wan eegna berito adigoo wax kale ku hadlaya
BAASTAR GABADHI KEENTAA BASARKA WAA LAHAAN JIR GEENYADA DAMEER KUDEY INAY BAQAL DIR REEBAYSO OO AANAY DARMAAN II DHALAYN WAW DAREEN QABEY INAAD WAXAA WAA DHALAY DHAHDAAN WAA IDINKU CEEB WAA INAAD FANTAYSAAN MEESHAAD KU ARAG TAANA WAA INAAD NIJAASAY SAAN WIXII XUN WAA LA FANTAYAA
Futo madoow 😂😂😂👍😂😂😂
IN CALI DAREEWAL DNA dii ma laga soo qaaday? Kaas aflagaadadiisi maad ka hadashaan hadaad wax garad tihiin?
Ha kudaalin habaar iyo cay lagu kariwaa ina garaad cali nasabkiisana illhy baa siiyey waana nin D5 ah 3 jeer nasabkiisa kama bixin bal reer sheekh isxaaq meel ha isu racaan ama carab ama dir ama irisamale mid ku eekada waa aflagaado in reer dhan lacaayo qof nolosha ka dhacay oo adoo kala ah lkn mid baan odhan lahaa reerka nasabka sida uga daaya
Been madawna mid baan odhanaya isagu wuxuu islahaa garaad jmc ha kuu soo jwaabo lkn way dhici wayday imisuu lahaa abtiyaw markaa hadalkiisu waa bisadii hilibka ku booday ee gaadhi wayday hadhawna tiri maxaa ku falaa awalba dibad meer buu ahaa hadana garaad jaamac fadligiisa ayaa muuse ku cafiyey lkn beenmadaw waa ninkii intuu lumay lasoo helay ee yidhi bariba wan lumiyee maxaa la igaga farxi.
Ina Cali Darewal Noqon waa heybta uu Sheeganayo ,welina Go,aankii DNA du may soo bixin.
Gurguro--- Sow Shacabkii iyoobiyaanka Ahaa oo reer Dirir dabaa aha ma Aheynba oo qaadka iyo beeraha ka zShaqeeyaa Sow ma Aheynba.(( Been,,madow Ileyn sida muuse Saamire oo OROMO itoobiyaan Ah iyo kanoo gurguraa Sow haber,jaceyl kuma haboona inay itoobiya iy gurguridiiiiiisiii dib loogu celiyo dirirdabo gurigiiisi dib loogu celsho itoobita
SNM MA JOOGTEE HOOY HOOY HA U YEEDHANIN SNM SIYAD BARRE CIIDANKIISII MEE
Been baa laguu sheegay
Ciidanka siyaad bare xagaad ku aragtay
Dawladi siyaad daarood iyo hawiyaa riday
Idi ku deriskiina ayaad u jambahydn jirteene
Naftiina ha hafrina
Ciidankii siyaad bare snm wax ma yeeline beentad isugu sheekaysan ee khiyaaliga ah waa laydinla og yahay.
@@farduusmohmud975naa beeta iskadaa wala idin ogaa idinkoo soo xeroonraba ayay dowladu mudisho kaduntey ayaad iskasoo gasheen mi idinkaaba dagaalamey oo xoreeyay dadka aan joogin waqooyiga u sheega hadaad awood leedihiin 32 kadib sowtii la idin cayrsadey oo hub kadhigis ladinka dhigey 400 oo maxaabiisa sow la idinkamahayo maxaad faane inaad xishooto ayaa kugu fiicney