Rooda Afjano - Wiilal Soomaali ah baa Igu Yiri ma Ogaadeen baad tahay Luuqadii Ethiopianka ayaad....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

ความคิดเห็น • 53

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 5 หลายเดือนก่อน +6

    Roodo Af Jano wll ama Ina Adeer Aadbaan ugu qiiroodaa markaan ku maqlo anoo Dhulbahante ah oo reer Doolo ah waxaan inoo rajaynayaa inaan Xornimo deg dega helo 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahrokhaliil1220
    @sahrokhaliil1220 5 หลายเดือนก่อน +4

    Afjano ilhy cimri dheer iyo cafimaad sareecan ku waydiyey boqorad ❤

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 10 วันที่ผ่านมา

    Bismilah guuuleyso gabadh sharif leh (leyskama dhigee walagu dhashaa wadani )Masha Allah hore usoco❤😊😅😮😢🎉

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 5 หลายเดือนก่อน +2

    Rooda hadal jano Somali xalaal ah oo saciimad ah alaha ku xafido

  • @dahabodayib7999
    @dahabodayib7999 5 หลายเดือนก่อน

    Horta gabdhn wan oyi jirayi gabayadeda markan dhagyisto lkn bari dhawayid ayn ogadyi inayi gaqbaladsto tahy

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 5 หลายเดือนก่อน +2

    Somali guul meel aad joogtaanba

  • @bashirabdulle7625
    @bashirabdulle7625 5 หลายเดือนก่อน +2

    Roodo Waa asad nool

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah halganto daljirka dahsoon rooda afjano

  • @zakariyaabdi3570
    @zakariyaabdi3570 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabaaygan eesheygeeso ineten kadha wadha gabadha❤❤❤

  • @maryammuse9721
    @maryammuse9721 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hakuxiftiyo maxan gabaygaaga ladhuuntay!!

  • @amaalmaxmed
    @amaalmaxmed 5 หลายเดือนก่อน +1

    eedo mcn alle haku sharfo❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sax.Weeye..Waa..Runtaa.Gabadha

  • @aliabdikarim383
    @aliabdikarim383 5 หลายเดือนก่อน

    Gaarre

  • @theyoungsomali
    @theyoungsomali 3 หลายเดือนก่อน

    😅🎉❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 5 หลายเดือนก่อน

    Run baad sheegtay kuwa na dhiibay isku somali ma nihin
    Hadaynaan inagu ka difaaci laheen gumaysiga Mar hore ila iyo somaaliya ay qabsan lahaayeen

  • @maryammuse9721
    @maryammuse9721 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliabdikarim383
    @aliabdikarim383 5 หลายเดือนก่อน

    😮ĺ

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 5 หลายเดือนก่อน

    Rooda Af jano waa. Halyeeyad Great women Allah yaxfadki yaa Ukhti

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 5 หลายเดือนก่อน

    Guulayso Rooday waa ruunat shacabka ree Ogeedanay in gobah laaga gaya miidi laabaah iyo mid somadayah rooda❤❤❤❤

  • @AyuubAlqaanuuni
    @AyuubAlqaanuuni 5 หลายเดือนก่อน

    soomaali sis tam marhaduusan lahayn iga wad

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 5 หลายเดือนก่อน

    masha Allah
    One love somali

  • @QalpiZame-vz8lw
    @QalpiZame-vz8lw 5 หลายเดือนก่อน

    roda afjani❤❤❤ ❤

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 5 หลายเดือนก่อน

    Waligiin waa carareysen
    Adiguba caqlaad leedahaye
    Carar maxaa dhaama

  • @habiibchannel
    @habiibchannel 5 หลายเดือนก่อน

    Waa beenalay qabyalad biyo dhigtay

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 5 หลายเดือนก่อน

    badh badh maad ku xoroedo

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 5 หลายเดือนก่อน

    Soomaali Galbeed waxaa ka xoroobi la,dahay Ogaadeen ?! iyagaa axmaarada ka daran

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 หลายเดือนก่อน +1

      Xaasid hadalkiisa waad kuhadashay.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 หลายเดือนก่อน

    Bal beentay sheegyso daawo hadi qof somali ah la dulmiyo wan garab istagya kulaha kuwan aad qabilka ula shiryso maxay yehin marka aad afka qabil kula hadlyso 😂😂😂

    • @amaalmaxmed
      @amaalmaxmed 5 หลายเดือนก่อน

      afkiiisa dayyy

    • @ugazmucaad6697
      @ugazmucaad6697 3 หลายเดือนก่อน

      Iyadu waxay ku jiryay jamhadii hubka qaaday 1993 gii ee onlf
      Meesha lagu shirayo qabiil looguma shirin

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 5 หลายเดือนก่อน

    Kkk tolow xamse ogaadeen miyuuna ahayn?? Isaga iyo dhulbahante midna ssc hiil kama helin maxaa jira???

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 5 หลายเดือนก่อน

      Xamse aniga is xigno ti somali nimo bu gabay wa qayrulmasul

    • @muslimlivinglife9341
      @muslimlivinglife9341 5 หลายเดือนก่อน +2

      Roda walaal waad mahadsantahey geesyada abwaanada soomaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @amaalmaxmed
      @amaalmaxmed 5 หลายเดือนก่อน +1

      nayaa xamze waa halyay qaran❤

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 5 หลายเดือนก่อน

      Nayaa 77 kii Isaaq ayuu ahaa kuwii kuu hiiliyey naftooda kuu huray

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 5 หลายเดือนก่อน

      Wax khaatumo la yodhaah ma jiro ee waa Reer Somaliland
      Ha u diidin Calankooda Towxiidka leh

  • @-mrrayan
    @-mrrayan 5 หลายเดือนก่อน

    Qabyaaladaa aad fidinayso nagala tag ee daaroodaysan

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan 5 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga xidh faqashay waa lagu fshmayaa waxa aad ku hadlsyso ogaadeen abidkii ma daahiro

  • @ArkaAarka-kw3vo
    @ArkaAarka-kw3vo 5 หลายเดือนก่อน

    CAGDEER. KALIGOOD. TOOLO. MACORAYIN. ❤❤❤❤❤

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 หลายเดือนก่อน +1

      Caradiisa ha udhinto qofkii Umad dhan Been kucayaaya.

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 5 หลายเดือนก่อน

    Yaa la halgantay adaa ethopia jecele

    • @ahmedugas8495
      @ahmedugas8495 5 หลายเดือนก่อน

      Run baad sheegtey... weligaa ma aragtey Tuulo ay Jabhada ay sheegaysaa xoreysay? .. Waan gabey ku lahaa: Gabaygu ma quraanbaa mise waa xadiis ...

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 5 หลายเดือนก่อน +2

      Tigre sowka qiray halganka o l n f

    • @amaalmaxmed
      @amaalmaxmed 5 หลายเดือนก่อน

      ciyaalow madhaxw​@@ahmedugas8495

    • @amaalmaxmed
      @amaalmaxmed 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@hodanc6255❤

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 5 หลายเดือนก่อน

      ONLF Soomaali ayaa jabisay ee ma Etoobiyaa ka adkaatay?

  • @ArkaAarka-kw3vo
    @ArkaAarka-kw3vo 5 หลายเดือนก่อน

    WALIGOOD. TUULO MAXOREYIN. SHACABKA. LADAGAN UUN BAY XASUUQAAN. ❤❤❤❤😮😮😮

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 หลายเดือนก่อน +2

      Hadda ma adigaa wax Xoreysay. Shalay ma Adigaa Cashar udhigay Canfartii Dowladda Itoobiya hub iyo Ciidanba siisay ee Walaalayaalow nadaaya laga kari waayay. Ma adigaa bacdallaahi Umadda kacelisay oo 4boqolo Maxbuus kaqabatay.
      Umadd dhan oo Culumo, Shuyuukh iyo Ugaasyo leh afkaada kadhowr. Ogow Xaasid uunba sidaada uhadla.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 5 หลายเดือนก่อน

    Naagtu faan badanaa ma Ciise weyne ayay ka taariikh iyo xigmad badantahay? Xeer Ciise dawladdaha reer galbeedka ayaa in qaatay oo Paris iyo London library yadeedaa laga helaa. Naagtan faanka iyo qabyaaladaan ku nacay ( please put dislike anyone of you who watched this video )

    • @maryanalifandhe8423
      @maryanalifandhe8423 5 หลายเดือนก่อน +3

      Gabadhan aqoon umalihid baan filayaa ee been haka sheegin.

    • @amaalmaxmed
      @amaalmaxmed 5 หลายเดือนก่อน

      who are you damerow