Daawo Suaashii Ugu Qosolbadneyd Somlilandbaan Ka imid Barrina Waan Noqon Siyaasad Ma Rabo iyo Liin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 419

  • @Wiilhoog_Media
    @Wiilhoog_Media 2 หลายเดือนก่อน +17

    From Hargaysa Jimalle Hassan Gaydh
    Mahadsanid Md. RW Xamse.
    Waan kaa gudoomay salaanta, mid la mid ah oo qiimo badan ayaan hawada kuu soo marinaya adiga iyo umada soomaaliyeed.
    Ilaahay umada soomaaliyeed ha mideeyo cadawgoodana ha jebiyo.mahadsanid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 หลายเดือนก่อน +57

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw ❤❤❤scw scw

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 หลายเดือนก่อน +103

    Weligay Mogadishu ma arag waan jeclahay inaa maalin uun aan arko❤Hargeisa hadaan nahay waanu jeclahay xamr

    • @issamohamud3742
      @issamohamud3742 2 หลายเดือนก่อน +10

      Wllhi angana wan indiin jecelahay lkn siyada unba nakal hayso lee 😢

    • @Deeka013
      @Deeka013 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaaaso iska dhaadhicina ma garan😂😂😂

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 2 หลายเดือนก่อน +6

      Anaguna waan kujecelnahay wall siyaasad waxba nagama galin

    • @AdamHirsi-dg1lc
      @AdamHirsi-dg1lc 2 หลายเดือนก่อน +4

      Walaahi walaal waa idin jecelnahay lkn qalad ayaa la idinka dhaadhiciyey waxyaalo qaldan qaladkaas oo ay galeen dad hore oo aan Aduunkaan shaqo ku laheyn.

    • @dhamme0
      @dhamme0 2 หลายเดือนก่อน

      @@Deeka013 wayo maad ka xuntay inaan jeclaado dadkeyga

  • @mohamedosmandoualeh4337
    @mohamedosmandoualeh4337 2 หลายเดือนก่อน +23

    From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 RW xamze barre wad mahadsanthy mogadisho wa hoyada somaliyed wanan ku hamina inan malin iimano mogadisho

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +8

    We respect you and support you, Mr Hamza. Mom from Columbus, Ohio, USA 🇺🇸 ❤️ 😍 ♥️

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 2 หลายเดือนก่อน +34

    From Burco
    Mahadsanid Md. RW Xamse.
    Waan kaa gudoomay salaanta, mid la mid ah oo qiimo badan ayaan hawada kuu soo marinaya adiga iyo umada soomaaliyeed.
    Ilaahay umada soomaaliyeed ha mideeyo cadawgoodana ha jebiyo.mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 2 หลายเดือนก่อน +5

      Nooloow abti Burco magaaladii aan ku dhashay from Garoowe

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 2 หลายเดือนก่อน +3

      @mohammedpalle5934
      Abti, mahadsanid, ilaahay umada soomaaliyeed xaqa ha tuso, ha ku sugo, ha garansiiyo, dantooda kuwii garta ha ka yeelo, siyaasiyeen ayaa dalkii ku dheelaya, 10 RW xamse oo kale hadii aanu heli lahayn walaahay dalku horomar ayuu gaadhi lahaa.

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 2 หลายเดือนก่อน +1

      Anigu waxaan ku dhashay dalka dibadiisa, calan iyo qaran midaysan Ayaan ku soo koray oo aan hadhkiisa hoos fadhiyay laygu ixtiraami jirey, laga bilaabo 1991kii cagta Nala mariyay, soomaali way is dili jireen waligood waanay ka hishiin jireen, kuwa hada fadhiya ha u tanaasuleen kuwa kale oo xilko meerto ha noqdo, kii wax qabta ha la garab istaago kii wax dumin Raba ha laga soo wada horjeesto wuu iska tagaya walaahay markuu arko in umadii ay midaysan tahay, amxaar qarmoon ayaa beri iigu yidhi inta lay soo xidhay anigoo dhulka dhigay 2ba itoobiyaan oo gabadh soomaaliyeed faraha la galaya waan u adkaysan Kari waayay waanu is dilnay waa lay xidhay, xagee ka timi Burco Ayaan ka imi Burco waa SL waxaan ku idhi SL PL JL iwm all waa soomaali ayay isku wada biyo shubanayaan afku waa mid diintu waa mid dhaqanku waa mid Somaali baan ahay asalkii awoowayaashay Ayaan ahay, wuu aamusay sarkaalkii maxaad nimanka ku dishay inantayadii ayay faraha la galeen dhaqankayga islaamnimo iyo soomaalinimo waa ka reeban tahay arintaasu, walaahay wuu I soo daayay 2badiina wuu dhirbaaxay wuxuuna raaciyay soomaalidu waa dad damiir iyo dhiig leh orda oo raali galiya inanta( oo nasiib wanaag iigu timi saldhiga subaxii xigay iyadoo quraac iyo dhar ii waday) waxna iskuma aanaan ahayn waxaan dhiiga soomaaliyeed ka ahayn.
      Soomaali baan ahay Burco dhexdeeda ayaanu ku lahayn hadii nalagu daldalayo Soomaali baan ahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️😘

    • @abdullahukhalif9801
      @abdullahukhalif9801 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi ILAAH umada somaliyeed sharaf taadii hasoceliyo

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤amiin inshallah

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 หลายเดือนก่อน +16

    Xamza waan jeclahay runti, waxan u’arka qofki ugu wanagsana ee mas’uul somaliyed ah inu yahay. Mahadsanid muddane 🙏🫶

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hadde somalida ma ka mideysantahay amaanta qofmadaxa Mase qof waliba Wuxuu amaana kiiku cida ama Dani ka dhaxeyso .

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AlfiaAmiin Waa runtaa nin jecleeysi iyo qabiil baa na dhex qaaday laakin inta aan ka arkay walhi waa nin wanaagsan wadani ah daacadnimo ka muuqato isku qabiilna ma nihin soomaali iigama sukeeyo illaahey hanoo badiyo isaga oo kale

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 2 หลายเดือนก่อน +43

    MARKASTA CALANKAYAGU WAA KAN🇸🇴

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤Love Somalia 🇸🇴 ❤️

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 2 หลายเดือนก่อน +53

    Guul Somali oo dhan,Ilaahay Somaali oo dhan ha mideeyo

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 2 หลายเดือนก่อน +4

      Allahuma amiin ❤❤

    • @falisa576
      @falisa576 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@kiinhusen
      Amiin Allahuma Amiin

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@kiinhusen Aaaamiiiin

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@kiinhusen Allaahumma aamiin. Rabbiyoow inaga dhig Shacab ku caabuda xaqa Cibaadatika ood usahasho Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
      Aamiin yaa Rabbi

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 2 หลายเดือนก่อน +3

      Amiiin
      Aamiin
      Amiin

  • @abdirizakhassandini3625
    @abdirizakhassandini3625 2 หลายเดือนก่อน +8

    10 magaalo oo somaliyeed waan jeclahay in aan tago
    1 Hargeysa
    2 Djibouti
    3 jigjiga
    4 garisa
    5 boorame
    6 Barbara
    7 boosaso
    8 burco galkacyo 2
    9 ceergaabo
    10 dirirdhabe

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +18

    RW Xamae Abdi Bare wa masul Dacad ah o din leh hora lo socon insha Allah

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 หลายเดือนก่อน +2

      Illaahey hanoo badiyo isaga oo kale

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dr ,xamza wuxuu ahaa macalin jaamacadeed golohaan oo kale in uu yimaado oo dhalinta su'aal ka qaba siyaasadda,dhaqaalaha iyo amniga in uu uga jawaabo khibrad dheer ayuu u leeyahay waayo markiisii hore shaqadiisa barenimo ayaa ka mid ah arimaha bulshada ,

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 หลายเดือนก่อน +4

    😅😅😅❤❤❤walahi qosol wa noqonaya mashallah ♥️ xamsa an dagestay mana qosolin wa been guuleso mudane Aabo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah barakumu Allah jamiican. Professor Hamza xafidaka Allah ❤❤❤🎉🎉

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 2 หลายเดือนก่อน +3

    W/S hamze wan salamay waa waxad tahay nin mowqifkiisa cad yahay ❤❤❤❤ Viva Mogadishu

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +20

    VIVA SSC Khatumo waa niman Darawiish oo lamatabtan ah Allaha ha noxafido 🤲insha Allah
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🤲🙏💯❤👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 2 หลายเดือนก่อน +2

      Jareerta gabdhihiina wasa kacesho qamridu guska bey wayneysaa dabadakeen

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 2 หลายเดือนก่อน +4

      Viva ssc khaatumo man ❤

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน

      @@mazatoshi7501 👍👍👍❤❤❤

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@BadelFaraholad
      Aflagaado mooyaane Caqli iyo aqoon kale ma haysa

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 2 หลายเดือนก่อน

      MIYAANEY HABLO KULA DHALAN​@theruler411

  • @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim
    @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +19

    Xamar in ay hooyo umada tahay waxad ku garanaysa qof kasta oo somali ah hamigisu waxa u yahay in uun malin xamar ama muqdisho so arko ilahow nabad ka yeel

    • @Nuraani_
      @Nuraani_ 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa adaa iskugu sheekeeyey xamar waxy caan ku tahay wad taqnaa

    • @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim
      @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@Nuraani_ Allah in uu cafimad ku siyo weydiso hadi aad tahay qof muslim ah qadarka ayad garan lahayd ma dhimasho ayad ka cabsanaysa ? Koleyba wad dhiman ee

    • @SacdioHassan-i4x
      @SacdioHassan-i4x 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin yaa rabi 🤲🤲 ❤❤❤

  • @fmg63772
    @fmg63772 2 หลายเดือนก่อน +19

    Afka ilaahoow hakugoyn fiiriya wiilkaan yar oo caawa gudbiyay waligay su.aashii iga dhexguuxaysay ee dugsiyada quraanka kariimka alloo fahamsii madaxdeena in ay kor uqadan kitaabkeena munazalka ah wiilaka ka hadlayna allaah ha noobarakeeyo aamiin

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 2 หลายเดือนก่อน +10

    MashaAlaah. In la wada fariisto oo la wada hadlo aad bey u wanaagsan tahay. MashaAlaah.

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 2 หลายเดือนก่อน +5

    Raiisalwasaare xamsa,waa nin diintiisa ku fiican oo aadaab leh maasha allah.

  • @Shanleystetv
    @Shanleystetv 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ree'isul wasaarihii Umadda Soomaaliyeed. ❤❤❤.

  • @MaxamedAbdulahi-re7tl
    @MaxamedAbdulahi-re7tl 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaaliga sidiisaba maskaxdiisa kama dhaadhicin in la soo dhaafay wakhtigii uu soomaaliga kale cadawgiisa Ahaa
    allow soomaali midee😢😢

  • @mos1954
    @mos1954 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa walaal Qiimoleh Waxna Garanaya. Dadkeena Allaha Cadowga Iskudirayo Kaqabto!

  • @mohamedbashir171
    @mohamedbashir171 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi reyswalwasaraha wa halyey qaran democratiyada ayu hormud uyahy hor usoco reysal wazari

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 หลายเดือนก่อน +3

    MAADAAMA aanu nahay dad Muslim aanu nahay waxaa loo baahanyahay dhaqan Muslim aan yeelano saas daraadeeda RAGA IYO DUMARKA FADHIYADA HALA KALA SAARO MEEL WALBOO LA JOOGO.❤

  • @ts7152
    @ts7152 หลายเดือนก่อน +2

    Su aasha dugsiyada quraanka waa ku faraxsanahay waana tii aan wayfiinlahaa rw xamza dugsiyadu waa meeshii aan wanaaga ka bilownay hadda laakiin dhibka umadda meelo dugsiya ku magacaaban baa laga bartaa did u register bay u baahan yihiin

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah raysulwasare askartaas or or dayso oodaaleyso iyo adigaba waxaad udhaarateen shacabkaas xaqbaad kudaaleysaan masha allah

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 2 หลายเดือนก่อน +23

    Guul somaliland

  • @bcawl
    @bcawl หลายเดือนก่อน

    From hargeysa RW waanu kaagudooney salaanta aad hawada inoosoo marisay ❤❤❤❤

  • @amiinayarrow6490
    @amiinayarrow6490 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Abdi Nuur shukran wa suuasha ogu muhimsan

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa aniga abdi rer Djibouti jabuuti muqdishooy wanku salamay wana kusosocda ee iskukay diiyarii inshalllh

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤mashalaah cadwgada ilaahay hakaqabto Soomaali 🎉🎉mashalaah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +9

    Guul Xukumada Dan Qaran insha Allah

  • @ts7152
    @ts7152 หลายเดือนก่อน +2

    Calakayga nuurow Allahayow ku nabad gali

  • @thursdaylover1230
    @thursdaylover1230 หลายเดือนก่อน +1

    From borama
    We support u madane RW hamza❤❤❤

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 2 หลายเดือนก่อน +1

    R/W. Xamse waa ku mahadsan yahay kulanka dadweyne ee uu qabtay markii 2aad ee xil heyntiisa
    Waa Masuulkii ugu horeeyey ee dadkiisa hor yimaada oo u qabta kulan furan

  • @baarridaacad2919
    @baarridaacad2919 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mash alaah sxbkay sakariye gudaaal waa ninkartile

  • @AshaJamac
    @AshaJamac หลายเดือนก่อน +1

    Somalia hanolaato from hargaysa

  • @AbdifataxMahad
    @AbdifataxMahad 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guulaso hamze guulaso guulan hakula jiro

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 2 หลายเดือนก่อน

    Barnamijkan waxan fila inow yahay wa bandhig waxan jeclan lahay waqtiga dorashada in sidan okale lodorto madax weyne master hamsa horay usoco ayaan kuleyahay reysul wasare hamsa❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +19

    Nabad iyi Nolol GUUL INSHA ALLAH🤲🙏❤👍💯❤ 🇸🇴

    • @HireCabdi-k1y
      @HireCabdi-k1y 2 หลายเดือนก่อน

      Nabad iyo nolol waa la wasaa

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@HireCabdi-k1y😂😂😂😂 hore miyey kuu wexeeyeen qoladaasi.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@HireCabdi-k1y
      Akhlaakh xumo mooyaane wax kale ma jirto miya🙊🙈

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@HireCabdi-k1yyab war maxa ku cayne wll

  • @qajafweyn
    @qajafweyn 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hambalyo RW Xamse iyo sida uu u bixiyay jawabaha. Thanks R. Wasaare.

  • @SuldaanAbusuldaan
    @SuldaanAbusuldaan 2 หลายเดือนก่อน +6

    Jaajuus Weeye Muuse Biixi Qaraxyo Usoo Dhiibey Marka Hala Qabto SAKARIYE Wadadii Dahable Mariya❤❤❤❤❤❤

    • @asaldhaladsland
      @asaldhaladsland 2 หลายเดือนก่อน +3

      Rabbiga miyad la hortagaysa maalinta rabbi la hor tagan tahaybqof kuka diina oo dhalinyare ah ama Dan u yami ama dalxiis inad ku gafta waa qalad

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 2 หลายเดือนก่อน +1

      Doqoniimo iyo cadaawad baa isku kaa raacday.

    • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
      @InaAhmedAwhasan-ut6vf 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waar alshabaab maad iska calisaan Somaliland baa ina barin habaabisee ❤

    • @Qaali12
      @Qaali12 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@asaldhaladslandkani qof somaliyed mahn, wuxu wada isku dir isku daya inad fahsntan xabashida laguso dadiyay wadankena afki ayay barten dhinac kastana way naga werarayan😊

    • @Bintucabdi-c1c
      @Bintucabdi-c1c 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waryaa doqpnbaad tehee dadka ha isku dirin soomaali meel walba way wada joogaane

  • @MOHAMEDARSHADARIF
    @MOHAMEDARSHADARIF 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah wllkey Abdinur Allaha ku barakeyo

  • @xariirxajiabdi9046
    @xariirxajiabdi9046 2 หลายเดือนก่อน

    Suaalihii waxqabadka ku saabanaa oodhan rw wuxuu kaga jawaabay insha alaa waanu qaban doonaa waxba ugama qorshaysna

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9mu 2 หลายเดือนก่อน

    asc walaalo reysal wasaare xamse waan ku salaamey aadna waan kuu taageraa noolaw bi-idni sifiican ayuu uga jawaabey su-aalaha laweydiiyey mahadsanid

  • @suldaanismailsuldaanyare3389
    @suldaanismailsuldaanyare3389 2 หลายเดือนก่อน +5

    Reysalwasare xamse waan salaamaya lkn anagu dawlad madax baan nahay FROM SOMALILAND ❤

    • @cabdirisaqxusencali9409
      @cabdirisaqxusencali9409 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wali war ba katagan

    • @hiba.m114diini4
      @hiba.m114diini4 2 หลายเดือนก่อน

      Riyada cimrigiina intow ka dhamado ayaad ku jireysaan

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sax sax sax sax diin ta waa in la qiimeeyaa

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilasheeni Xamar lagu ceejiye aawi?

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaaltinimo Somaliland iyo Somalia ka dhexeeya majiro.
    Halkiina jooga, waxba nagama dhexeeyo.
    Heshiiskana waa la fulineyaa.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guul Dowlada Somaliya e Dan Qaran

  • @NimcoFarah-c8j
    @NimcoFarah-c8j หลายเดือนก่อน

    Waa run way iska indhatiraan Quraan ka dowladaha

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +13

    Masha Allah Guul RW Xamse Abdi Bare gesi qaran

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 2 หลายเดือนก่อน

      WUXUU QABTEYBA WALIGEY MAMAQAL WAA MAGAC UYAAL

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Mashalah

  • @MaxamedNuurmacalin-xg3wt
    @MaxamedNuurmacalin-xg3wt 2 หลายเดือนก่อน +2

    MASHALAH. BUL SHO. IS KU DU WAN. IS JACEL. DAL KO DA. DIB. UDHIS KISA. KA FAKIRA. QULUB TODA ALE. HA WADA. WA FAJIYO. IN. SHALAH YAA RABI

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr 2 หลายเดือนก่อน +6

    DADKISA DANEYE ❤😢😢Next president Hamze dacad I, a❤❤😢😢😢

  • @anabmohamed
    @anabmohamed หลายเดือนก่อน

    Masha Allah somali hadey tahay somaliland ama meel waxbo aay joogan waa isku miid balse xamar waxaa jooga daad wanagsan wax cuuqdud aan qaabiin

  • @Farhiya-sk7li
    @Farhiya-sk7li 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah xamza c bare allaha ku xifdiyo

  • @ShuceebCabdule
    @ShuceebCabdule หลายเดือนก่อน

    Somaliya guuul

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waa RW hii ugu horeeyey ee hadalkiisa cad yahay markey timaado arinka itoobiya

  • @Garane2020
    @Garane2020 2 หลายเดือนก่อน

    Prime minister Hamze most effective government official ❤❤❤

  • @hisaliartan8227
    @hisaliartan8227 2 หลายเดือนก่อน

    Qofwaloow mee sha aad katiimid xasuuso dunida io sono popollo ogadeen ❤❤❤❤❤guuleysta "
    l

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 หลายเดือนก่อน

    Marxuumku sidaa sikale oo uu jawaabo mahaysto anaguna mayqufkayagu waa cadyahay qofka noogu danbeeyaa madaxbananidayada ayuu udhimanayaa hadii nalasoo weeraro kubiyo cab

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 2 หลายเดือนก่อน

      Yaa ku diilaya marka anagu u dhiman mayno reer hebel dartood ilahayna dhiig islaam naguma salido

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 2 หลายเดือนก่อน

    masha Allah
    one love somali

  • @ShukriAhmed-z7l
    @ShukriAhmed-z7l 2 หลายเดือนก่อน

    Adaa marxuumaad ah waxaaz ookalaa iskahadlo mudana horay usoco cadawkaabadan cagtshoosteeda hagalo 😊

  • @adnanashir4375
    @adnanashir4375 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah pm hamse

  • @libanosoble7171
    @libanosoble7171 2 หลายเดือนก่อน

    NABAD IYO NOLOL Hassan kheyre baa ugu Aftahansanaaa lakin waligiis saan ma sameenin

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah geesi alow xafit

  • @Thehorn907
    @Thehorn907 2 หลายเดือนก่อน

    Somali wayn geestu gees 🇸🇴

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 19 วันที่ผ่านมา

    Waa nin jilicsan oo.aan awoodlahey uuwax kubadalo waa kan awoodii uulahzz.aan.adeegasnkarin
    Waanin.ay wadaninimadu iyo.masiirka dalka ay kaga fiicantahey sxb tininada xasanshii
    Waxuu matalaa daarood podhan codkiisa ciyaalkuu uga qosliyaa xamsoow hirdada katoos ama iscasil hajuceebi siyaasa

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wallee somali masiibo yaa heysata qofkii xumaa iyo kii wanaagsanaa kii xumaa weliba hoosta lagu wato tuulo tuulo ha googo'do in shaa allaah key dani ugu jirto hala arko 🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒

    • @Free_Man143
      @Free_Man143 2 หลายเดือนก่อน

      💩

  • @KhadijoGafaaje
    @KhadijoGafaaje 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iinsha,allah❤❤❤

  • @cismaanxasan7900
    @cismaanxasan7900 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @KamaalMaxamedwarsame
    @KamaalMaxamedwarsame หลายเดือนก่อน

    alla su,aal in laga jawaabaa fududdaa ficilka qabashadiisu adagaa alloow ka sii

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 2 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi xamse waa daacad waxaan rabnaa 10 isagoo kale ah oo daacad ah wadankana jecel

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal clnuur su aal fiican ayuu waydiiyay dugsiyada quraanka waa dayacanyihiin wax haka qabteen haday tin sheegayaan waayo anagoo muslin hadana suniya ayaa ah dadka ugu dayaca badan quraanka walaahi waa hallk

  • @CabdulahicabdiAadan-pc4ou
    @CabdulahicabdiAadan-pc4ou 2 หลายเดือนก่อน +6

    Manshalah raysal wasaare

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan yusan noqon.😢

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

    Saan maad ku tahay abukaate

  • @QamuscabdiCarab
    @QamuscabdiCarab 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah guuuul somaliya

  • @taajgarissa5565
    @taajgarissa5565 2 หลายเดือนก่อน

    iyo lacagta laan lacagta somalia

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes หลายเดือนก่อน +1

    😂 6:45 minutes 😂 waxaan haynaa 30,000 oo nin oo tababaran iyo 18,000 oo hore loo tababaray

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay umada somaliyed bogoda burcad allah isku mariyo Somali waa mid walaa itopian aa na isku kendiri karin

  • @togavlog9526
    @togavlog9526 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dad wada afdahan ah reer SOMALILANDers

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kelmada Ummadda Soomaaliyeed ina kuwa itaalka daran ee Amisom ilaaso lagu sheego waa khalad.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 2 หลายเดือนก่อน

    Labada nin ee Mr xamza gadaalkiisa fadhiya xaaldooda caadi maahan waxba ka qaldan😮😮

  • @MJZACK_
    @MJZACK_ 2 หลายเดือนก่อน

    Arinta xalane malaga hadlay ?

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 หลายเดือนก่อน

    Xamze❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 2 หลายเดือนก่อน +2

    kkkkkkkkk. Muuse Liintiisii Dhanaanayd waa ku sugaysaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SaharoFamily
    @SaharoFamily 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🤝🤝🤝🤝🤝ReeR muQadish. Dhalinayarada ReeR muQadish. Waa gooba

  • @abdihakimhajifarah6838
    @abdihakimhajifarah6838 2 หลายเดือนก่อน

    Raysalwasaara waxay arintaasi natustay in aad tiri harinina jidka hadana laxiraayo in aadan Authority lahay bay tusaysaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน

    KAAN OGADYN WAA MARAYAN

  • @Daggan-hasan_4
    @Daggan-hasan_4 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 2 หลายเดือนก่อน

    Maxay Dagaal Qaada Iyadiiba Itoobiya ilaalinaysaaye

  • @xabiibaxaashi3560
    @xabiibaxaashi3560 2 หลายเดือนก่อน

    Jidkoo kaliyuu mamulilaayahay

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland 💪💪💪👮👮👮👮❤️🤍💚💪💪🥳✅️

    • @Axkim1
      @Axkim1 2 หลายเดือนก่อน +1

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wax kasto waa noo furan yihiin hadii oromo keentin dhul soomaaliyed ogaada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Somali somalibale

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 2 หลายเดือนก่อน +1

    MaashaaAllaah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 หลายเดือนก่อน

    I hope inaadan mashruuc Alshabaab aadan u iman Muqdisho.

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilka yar fariid