DEG DEG:-Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay Askartii lagu laayay Gobolka Shabeellaha Dhexe..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 162

  • @suleiman2967
    @suleiman2967 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Kheyr Allaha kusiiyo Sheeikh Shariif. Siyaasi, wadaad iyo oday somaliyeed ba tahay. Cimriga Allaha kuu dheereeyo.

    • @hamdi27889
      @hamdi27889 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Man19699
    @Man19699 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Hadal dublamaasinimo wey dhaaftay waxa dalka ka dhacaya,ee dalka ha la badbaadiyo oo toos gacanta uga qabta Xassan dhiiqo ama munaafaqad iskula meereysta.

  • @IkraanAbdulahi-g4z
    @IkraanAbdulahi-g4z 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa kaas odey somilyed iraahdiisa xaqa allaha nawaafajiyo aaaamniiiiin yaarabbi

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekh shariifoow adigoo lagu soo barbaariyey diin aadna taqaano kuuguna jeclaaney ALLE dartiis saa waalid iyo wiil nooma aheyne oo laguugu bartey maxkamadii islaamiga kuna soo baxey umaduna kuugu raacdey baad walaaloow waxaad ka soo horjeedey raacdey weliba adigoo og diiniyan taas oo ah dimoqraadiyad aad baan uga xumahey taas adigoo yaqaan diinta oo aadan jaahil aheyn ,hadaba weli fursad baad heysataa intaad nooshahey aad osku sixi karto,beri hadii ALLE ku weydiiyo oo ku yiraahdo sowtaan adoon lagu aqoon dadka ku jecleysiin haaa,sowtey diinteyda kuu jeclaadeen,haaa,maxaad adigoo xaqa yaqaan uga beyrtey oo dimoqraadiyad u dooratey oo xitaa hadaad ku qasbanaatey aniga ii dooran weysey oo gurigaaga u seexan weysey ama jihaadka ugu sabri weysey ,hiiiih ,ka fikir taas dadka ku dhinac jooga waxba kuu tari maayaan oo beenta kuugu sacbinaaya walee ,beri tooda hadey kaa waayaan kuu dhiman maayaan eeg bashaar al asad ,nabadeey kolba arki doontid muhiimada waa inaan wax is xasuusino kuuguna leeyahey walaalka kaa naxaaya asc wr wabarakaatu.

  • @abusultan011
    @abusultan011 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sheekh Shariif waa hoggaamiye mudan in dalka loo doorto.

    • @Zaki_snm
      @Zaki_snm 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂

    • @DalmarXaashi
      @DalmarXaashi 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhh goormad dhalatay sookii xaarka dhex fariistay markuu farmajo iska cayriyay musuq iyo wax qabad la'aan

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    MW Sheikh Sharifa Hassan God ayu ku riday Wadanki badbado.deg deg ah Allaha ino keno

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shariif Hasan ka qabo wadanka INSHA.ALLH

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    1991kii Aad illaahay (s.w.t) ka barideen waa la idiin wadaa ee iska daaya calaacalka iyo sheekada raqiiska ha socoto ilaa iyo Qiyaamaha ilaa iyo naarta jaxiimo

  • @WIILWAALTV45k
    @WIILWAALTV45k 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jazaakalaahu kheeyr Sheikh Shariif sheekh Axmed nin wanaagsan

  • @TahirHussen-m5p
    @TahirHussen-m5p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Illahay ha laga baqoo
    Umada somaliyed kuligood wa walalo haday walalo ahayn maxay afmida diin miida Daal mida ugu wada noolyihin
    Walalayal
    Waxa an ku Kala duwnahay an iska dayno anaga oo u tudhayna walalaha somaliyed iyo hoyoyinka somaliyed Malin walba oynaya
    An isku racno waxa an ka midaysanahay

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Allaah, nin Ilaahay iyo rasuulkiisa yaqaan ayaa tahay, qabyaalad-na waad ka caafimaad qabtaa.
    Madaxweyne wadanka u istaag Soomaali oo dhan ayaa maanta kuu soo joogsanaysee.

  • @ahmedadanmahamed2165
    @ahmedadanmahamed2165 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    M.sheekh shariif masuliyad dagalad waad ogatay inuu xassan culusow kadan beeyo ee runata usheeg waddanaka xalad aad u liidata ayuu kusugan yahay

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    dagal kuma dhimane dad safar ayey abgal dileen

  • @Amina-co2fd
    @Amina-co2fd 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    subhaana laah cawaan bey soomaali noqdeen hasan shiiq ilaahay haka qabto umada shiiq shariif iyo mid ka fiican ilaahay hanoo keeno

  • @sewy8
    @sewy8 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh Shariif waa nin ay ku weeyn tahay Allah ka cabsiga iyo Soomaalinimada , waxaana lagu xasuustaa siduu dalka iyo dadka marxalad adag uga soo saaray iyo isku haynta ummadda Soomaaliyeed, waxaa kaloo lagu xasuustaa inuu iska ilaaliyey xatooyada xoolaha ummadda .

  • @MusseAhmedMohamed
    @MusseAhmedMohamed 19 นาทีที่ผ่านมา

    Shiikhow kheer Alle haku Siiyo ayaada anoo akhrisay oo Aad Noo macneeysay waa sax ee midnimada Noobilow oo Walalkaa Xasan shiikh La hishii Oo cayda
    Iyo ceebeenta kadhaaf

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    XASAN MUNAAFAQ IYO KOOXDIISA YAA ITOOBIYA KA CADOOWSAN NACALAA DHALEY EE KA SOO SAAR FILADA XAAR YAHEEY MOORYAANTA AH

  • @AbdirashiidMohamed-t7e
    @AbdirashiidMohamed-t7e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah unaxariisto

  • @Aliyare25
    @Aliyare25 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allah

  • @Man19699
    @Man19699 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SOOMAALI HESHIIS AH,DUNIDANA HESHIIS LA AH 😊 ? !! Ujeedkii hadalkaas laga lahaa waa la gaaray.

    • @SayidSadaad-np7zb
      @SayidSadaad-np7zb 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waan garanayey waxii raacsanaa baa kaliita

  • @abdirizaqmohamed-k7d
    @abdirizaqmohamed-k7d 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    First viewer
    First comment

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekh shariif si fiican ayuu u hadlay meeday farmaajo iyo siyaasiyiintii kale

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hsm mad dhehdid ma farmaja madaxweyna ah

    • @DurDir-b3d
      @DurDir-b3d 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Farmaajo waa marexaan
      Maxaa ka galey soomaali
      Xanuunsan, waxee illaahay (s w.t)
      ka doorteen Qabiil

  • @abdimajidosman7194
    @abdimajidosman7194 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay ha ku xafido, dowlada soonaaliyeed waa kiu baahantahay maanta

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    1991kii Aad illaahay (s.w.t) ka barideen waa la idiin wadaa ee iska daaya calaacalka iyo sheekada raqiiska ha socoto ilaa iyo Qiyaamaha ilaa iyo naarta jaxiimo Nacalaa Shurunshuur Samaale idin dhashey ku yaalo.

    • @suleiman2967
      @suleiman2967 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Habash afsomaali bartay ba tahay.

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xayawaan iska hadlay aya tahay wey dhaman lkn adi wa ku farax santahay somali ma tihid oromo waaxid😢😢😢

    • @DurDir-b3d
      @DurDir-b3d 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@suleiman2967
      AMXAAR HAWIYE OO DHULKIISA GATEY OO XASAN MUNAAFAQ NACALAA DHALEY DALKIISA IIBSADAY AYAA TAHAY MOORYAAN FOOQUL MOORYAAN DHALEY

    • @DurDir-b3d
      @DurDir-b3d 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@osmanahmed9780
      AMXAAR HAWIYE OO DHULKIISA GATEY OO XASAN MUNAAFAQ NACALAA DHALEY DALKIISA IIBSADAY AYAA TAHAY MOORYAAN FOOQUL MOORYAAN DHALEY

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa mudugna sheekh shariif

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Asxaabeey Shiiq Shariif waa Mahad sanyahay sida uu sida dhaqsaha leh uu uga tacsiyeeyay Dhalin yararadii Beeshiisa laaysay waana ka qabnaa sida uu Abgaal oo dhan uga soo Jawaabay Xawaad le na intaas kuma filna Abgaal Shiiq Shariif lee maahan Anaa Madax Weenye ah anigaa na foodo iyo Dadka Xasuuqa anigaa na ah Madax Weenye Macquul maaha Shiiq Shariif na waa in uu Umada Somaliyeed oo dhan ka Qanciyaa Maalin kii Xasan Siyaasad Xume uu kaarka ka gubay uu yiri Suma Walaahi Farmaajo Madax Tooyada ayaan ugu Daadaheeynaa si sum Cadiisa uu ugu Nadiifiyaa Dadka somaliyeed na u aaminaan

  • @abdiMahdi-o7x
    @abdiMahdi-o7x 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inchallah khair merci Mr le futur président Sheik Sharif

  • @SamsamMohamed-z7m
    @SamsamMohamed-z7m 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Runat 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashim 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartunK
    @FartunK 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    shariif iyo xasan waxba Isma dhamaan

    • @WIILWAALTV45k
      @WIILWAALTV45k 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Subxanallah

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah mundane madaxweyne

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiikh shariif tacsi keliya ma ahee hala keeno dadkii ka dan beeyey hadii kale dad badan oo shaqa kulaheyn ayaa ku dhiman kara waa fidno fidnana waa la qabtaa lkn hawiye marabaan iney is qabtaan xumaanta ayey garab isku siyaan idinkaa wadaado isku sheegaaya waa in aad tiraahdaan dadkii ka danbeeyey in la keenaa oo la so qabtaa si loo badbaado.
    Wallaahu Aclam

  • @bashirnoor8636
    @bashirnoor8636 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof Somali o madax ah o Somalia cadalad ugu shaqeya majiro macal adiga Ayadaha fururaha ey dafsanen , Dhamantin Yahuuda iyo USA ayad ushaqeysan😢😢😢😢😢

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan socdaal fadhi uma taal qabyo ninkeeda dhamaystira wadanku Waa xaraash

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oromo aa tahay

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan tuug xasan tuuuug kagabta wadnka 😢😢😢😢

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxwayne shiekh shariif

  • @abdulahabdi3773
    @abdulahabdi3773 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh shariif waxaan kuugu nasteexaynayaa sharaftii eebe kusiiyey ee sheekh shariif sumcadaad waa adoo tuura koodiyada shayaadiintu ay qaatan sida donaltram fadlan qaado kooyada islaamka ee sunada ah xageed kutuurtay sunadaadii aduunyo maad kadooratay itaqilaah sh/kh shariif qaado koofiyadadi iyo cimamadadi ciyalsuq iyo siyaasadan ku dhalan rogtay inta aygoori goortahay isdabaqabo tani waxaa kuugu xigidoonta gabdhogaalo ah in aad gacmahaaga kusalaanto aaqiro aduun kadooro xigidoonta😮😮

  • @HashimJareere
    @HashimJareere 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qur aankashegty sax dimogoraadiy iyo qur aan mel islamagalaan waxanidinsheegadhamaan.umadaiyo madaxda.kutuka allah aanulaabano insha allah waxkafican majiro wallayaal

  • @CabduqadirCali-d1r
    @CabduqadirCali-d1r 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii mw xasan siyaasadiisa aad quuriwayseen dadka ha isku dirinina

  • @SiidiMaxamed-v8v
    @SiidiMaxamed-v8v 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    doqonkaan asigaa hurinaaya oo maalgalinaaya

  • @AbdullaahiIbrahim
    @AbdullaahiIbrahim 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaa weydidaan meqo qof ayaa dishey oo Muslima sharif

  • @Man19699
    @Man19699 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaan boobnaa,maxaan dhacnaa,maxaan cunnaa......dawlad hal reer gacanta ku hayo hhhhh

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc, Ader,shekh sharif,,dadka,masuliyadoda,,,gabay,,Eean, ujedin danyart,Adiga,,kowka,ah,siyasi,,yamagata,, Aminayo

  • @SadioHusein
    @SadioHusein 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa in tiirka la geeyaa kuwii dilay hadii kale meeshaas wax lagu joojinaayo ma jirto

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax socota somali inta is disho oo is nacdo marka damban ay xal u arkaan in dalkooda lagu maamulo aygoo raali ah lagu kal daro dariskeeda waa sida horey loogu dajiyey...somaliyeey ha ka shaleynin bari wax idinku dhici doonta

  • @SulubYare-k7j
    @SulubYare-k7j 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mudane shiiq sharriif sheeq axmed isbadal alaha keeno mudane😂😂😂😂😂

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyna maanta waa malintaadi dalka Adiga ayu kusugaya

  • @hm1c586
    @hm1c586 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adi Aaway 20kun oo dhalinyaro ah aad dabka galiaay
    Shalay kuwaad Har iataagtay oo aad dhahday jano aan galwynaa
    Mantana Aad Hortaagan tahay Idaacadaha

  • @AbdihakiinAbdulahi-cw2ku
    @AbdihakiinAbdulahi-cw2ku 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta sheekhaw madaxwaynaheena Maa labaaro inuu waaliqabo iyo inkale

  • @Umo580
    @Umo580 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ficilbalaraba shalay iyo manta kerusheyesa 😱

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illahey ha qaboojiyo dagaallada jira

  • @elmiguleed7566
    @elmiguleed7566 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga mudane Shariif meeqa gogol ayaa lacag laguugu siiyay si aad u islaaxiso laakin hal mid aad islaaxisay lama arag.. Mr Mashruuc

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidankii Xooga Qaranka ee Gumeystaha Itoobiya ay kudishay Dalkooda miyay kaaga Qiima Badan yihiin Askartan aad utac ziyeyneyso😢😢

  • @laarih8549
    @laarih8549 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waqtigii hadalka way dhaaftay ninkaan Xasan Shiekh halaga qabto wadanka

  • @internationalsuper8580
    @internationalsuper8580 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaaladaan dalka ka bilaawday waxaa u sabab ah 2 mid 1 xasan sheikh 2 Ethiopia

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad baan uga xumahay in wiilal Soomaaliyeed oo dirayskii Ciidamada Qaranka Gashan in sidaas loo laayo waxaana iska dawlad xumaanta

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Askarta Qaranka Soomaaliyeed ee Gumeystaha Itoobiya ay ku dishay Dalkooda Wuu kudhici waayay inuu kahadlo😢

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax weyne waad mahadsatay lkn hassan sheekh wadanka hakusiidaynina,waa inaad latalisan oo kaqabtaan maamul xumada waayo waxaad tihiin siyaasiyiintii wadanka.

  • @Saciid-k2e
    @Saciid-k2e 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadnimo aan kaa sugayno ma jirto ee umada haku daacdaacsan

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan naaga laaye shariifow adiga awgaa buu u sameeyey dilkana lacag buu xasan shiikh ku baxshay

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kanbaa uqalma madaxweynaha soomaaliya

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey xamar hasugina ee tashada caqli kamasoosocdo 34sano ayaa loo.afduubanYahay waxaan cuno ahayn umajeedaan

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mucaarad aan dhowrayn Dalka difaaciisa baa inoo ah mucaarad.
    Dunida mucaarad keeda Difaaca Qaranka bey kuyihiin mucaarad

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh shariif oday somaliyed madaxweyne akhyàara khayr ilaah ha ku siiyo aamin.

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAYA INTA DEMJADIID IYO HASSAN SHIIKH JOOGO WAAYO ISAGAA HUBKA ISKUGU DHIIBAYA

  • @AbdihakiinAbdulahi-cw2ku
    @AbdihakiinAbdulahi-cw2ku 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaabka Safaradiisa markaan eego iyo khudbaddiisa masjidka inuu waaliqabo uegyahay

  • @abbdll
    @abbdll 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekh shariifoow ciidankii ayoo safar ah oo goob dhagaal joogin. Hala iloobo maa leedahay. Dadkii dhibkaas geystay waa in lasooqabtaa.

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War aakhiro halagu xisaabtamo
    Hadaad waxlaynaya madaxda halayaan

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kidalka madaxweyna ka ahay kamaba hadlo madaxweye sheeq sharifa wadanka madaxweyne ka ah

  • @AbshirHassanayay-pf4md
    @AbshirHassanayay-pf4md 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga ma ilaawday inti maamooyin ood wiil la aan ad dhigtay taada alla aktiisa xiib kuuma yaaale

  • @dalmaridow7040
    @dalmaridow7040 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mucaradkii oo fursad heley igadheh

  • @maskasaciid5619
    @maskasaciid5619 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intaaa sudaadhisay kawaran

  • @ahmedhirye2973
    @ahmedhirye2973 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan maw iaka amuso ar Somali way u dhamatay maraa lagu qaldamay ilaa hadane waa ow soo tahanyahay cajiib

  • @alielmishire5131
    @alielmishire5131 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkadu waajeesjes waxadilay waa familygada marka dabadkusiishidi maahid mdaxweyne Mooran moryandhslay

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan biiq destroyed somalia today & every corner of entire country is going on civil war unrested war

  • @Cumarcadowcali1070
    @Cumarcadowcali1070 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munaafaqow waa lagaa warhaayaa inaad adigu ka dambeyso ee waxba ha afgobaadsan

  • @MohamudAbdi-qw8bf
    @MohamudAbdi-qw8bf 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxwyne way yartay inta sidaas wax ugaranaysa.waxaan ka xumahay in qofkii wax garanaya laga tago oola doorto xasan oo kale.

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garawe 1 and 2 federal Aan aragno halku nagu furo walaa tafaraquu and federal waa kala labo

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marka dalkiin la idinka qaato laandheere iyo laangaab ma jiri doonto wax laga sinaan doonaa in isku si la idiin gumeysani doonoh....😂😂😂

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyadiin u sheega midnimo Illaa 1991 dii Uun baad leedihiin mid nimo mid nimo wasa midnimada

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheeq musiibo allaha ku rido markastuu xukunka qabsado qabyaalad qurun musuq isku dir dhiigdaato asaa u aabaa dhulku ha la go,o xasan tuug

  • @shaaficicali-x1i
    @shaaficicali-x1i 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalkan ithiopia ayaa dhinac walbo shaqadeedi ka qabsatay dalkeena guud ahaantiisa manta dhiig ayaa sidii roobkii oo kale uga da aayo

  • @Heimatar
    @Heimatar 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Skoroow maa ku dhacay afgaduudkan illaahoow naga horleexi ninkaan wareersan oo teendhada rabo😂😂😂

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Labo koox maalinta lasemeyey waxay ahayd maalin madow Kow USC, labo badnaado qaran marka sheikh sheriff kaxaabi

  • @XuursheCalasow
    @XuursheCalasow 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan si xunuu wax ku raadihaa yaa waalan ee wax u dhiibahaa

  • @XasanMuqubeyste
    @XasanMuqubeyste 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaraxa kawaran

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhiig Muslim adigaa ku yimid maalintaa banaysaty dhiiga muslimiinta

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balaayo aad afiga bilwadaa haka calaal xalin ee soo xasuuso markaad laheed (walaahi tum walaahi adigoo farmaaje qabyaal ahaan u gu dhaarnayo dhaartii maant ayey ku heysataa

  • @KhalidIsmail-yq1om
    @KhalidIsmail-yq1om 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a xaqa allaha nagu wada dilo eee soomaaliyeeey gacmaha isqabta walhi halis ayaad ku sugan tihiin qofkii runta idin sheegaayo taageeera taageera xaqa u dhinta hadaba waad dhimanaysaan isnooleeeya blhi calek miyaaanan damiir jirin

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaca oo kala celiya dadka Soomaliyeed

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan kuwii noo dooray allaha ciqaabo

  • @AliAbdi-ny1db
    @AliAbdi-ny1db 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Athiga waxkaqaba ninyahow 😅

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gurrguurte iska qabta hadaad nabad rabtaa dalkina hog buu ku dhacee ka kaca soomaaliyeey hoy

  • @hassanosman2268
    @hassanosman2268 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaabka u soo lebisatay qaab tacsi ma ahan soo wada bax odey

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Askatta waxaa laayay qabiil kaaga waliba jigsfaada ee ahddaaf ring sheegayso ka qayb qaado soo qabadhafa danbiilayaashii haddii kale wat kaagu qiima yeelan maayo ee ha is daalin madax sidaa laguma noq dee, qalbiga iyo qawlku ha is lahaafo

  • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
    @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh maxaad inoo dhaantaa Shariifow?
    Haddaad soo noqoto Shisheeye keliyaa dabada la geli doontaa sababtoo ah Siyaasiyiintiina oo dhan ma caddeenina mowqifka Badda la siinayo Xabashida iyo laynta ay ciidan Soomaali ah u gaysatay iyo iyo iyo walxo kale oo badan?

  • @MaxamuudHussein-j6u
    @MaxamuudHussein-j6u 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @Koorre
    @Koorre 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiikh dalkii khalkhalweyn buu galiyey dhankasta waxanba isleeyahay isaga somali kama dambeyn doonto

  • @abuusuweda
    @abuusuweda 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Malagayaba ina iskuxukuno ayada on tastuurka iska dhafno

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Harti abgaal agoonyar ah waaye Dadka Ciidankan Dowlada dhameeyee orod wax Ka qabo