Soomaaliya Marnabana yeysan wada-xaajood ka galin go'aanka ay Ethiopia kaga reebtay ciidanka ATMIS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 100

  • @XASUSOALLAH
    @XASUSOALLAH 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Manta walahii aad ayaan u faraxsanahay aniga Waxa igu jiira qadiyada 60kii waqoyiga dalka ayaan ahay

  • @zxop6273
    @zxop6273 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Hambalyo hambalyo guul guul dowladen somaliya itopiya marabno please naga dhafa itopiya waa cudurka somaliya yaan lagu sodarin hol galka usom 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰

  • @maxamedcabdi9688
    @maxamedcabdi9688 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Hambalyo guul guul soomaalia

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Hala laga reebo ethiopia, cadawga soomaaliya waa ethiopia.

  • @CqaniMuusexirsi
    @CqaniMuusexirsi 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Hambalyo Somalia guuuuul iyo gobanimo Somalia somaalibaaaleh

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Guuleyso Xoreeyo Xasan sheikh

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    አልሐምዱ ሊላህ እንኳንም ተወገደች ቀሪዉን ለሱማሌ ህዝብ አራም ኦሮሞ ዉድቀት ለናተ ፋኖ ይብላችሁ 😂😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Qoraalka Afsoomaali kusoo Dar aan fahanee!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xassan Muxuu Gacmaha ooga dhunkanayey Abey oo waftiga oogu dirayey
      Barina war kale ayaan sugayna

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guul my Somali people caddow ga waa inan chance lasiin la xariira kabixi taanka wax wada hadal ah wa inan laga galin mar naba

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Dalxureeye guuleyso raganimo waa in yaro luguha dhulka lagu hayo

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xurmade Xasan sheikh

  • @LHIGtatt-b5k
    @LHIGtatt-b5k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Doonimeeyno ethiopia cidii isku daydana ineey Etiopia soo dhaweyso waa itoobiyaan kale isku si aana u arkeynaa sidaas darteed waxaan uga mahad celineynaa madaxda maanta maamulka joogto shaqada eey wadanka u qabteen ee ay ugu weentahay difaaca qaranimada dalka

  • @CalicadaaweCadaawe
    @CalicadaaweCadaawe 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a guul guul Dhiman somaliya

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Lkn nikii uhadalayey somalia musan kahadlin in laga reebayo ciidama cusub

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hambalyo dowlada Soomaaliya Eithipio hanaga baxdo sideedaba, Xasan Sheikh is bedel kale ha noo keenin hadii ad doco naga rabtid

  • @Abdihakiim11
    @Abdihakiim11 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia guul 😅🎉

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wax heshiis ah yaan lala galin Ethiopia, weli faragelin beey kuheysaa gudaha Somalia weliba hanqal taageedii badda wuu socdaa, heshiiska ankara waa fashilmay

  • @omarahmed5678
    @omarahmed5678 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    No more Ethiopia troops in Somalia

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah na dhaafiyo injirey

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadankeena xor ma ahan waala haysta waxana na haystaan reer galbeedka oo nugu haystaan diinteena iyo dalkeenaba dadkeena somaliyeed allahow isu keen o cadowgoodana tus Somalia is raacday allahayow

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waa GUUL IN LAGA SAARO ETIOPIIA

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah waqtiga heynoo bedelo
    Hambalyo erya erya xabashi

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Itoobiyo dooni mayno

  • @AbdirahmanShiikh-l3d
    @AbdirahmanShiikh-l3d 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xirirka Ethiopia 🇪🇹 maxa Somalia 🇸🇴 faaido kaso galayo ganacsi isma dhafsano daris xun weye 54 dal ee Africa 🌍 majiro hal wadan oo saaxib la ah amxaaro wllhi

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allh guul somalia

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa guul somalia hanoolaato

  • @toobiyahatoosanchannel836
    @toobiyahatoosanchannel836 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan ku faraxsanahay in itoobiya laga reebo

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dalkeena dowlada waxaa uga xun Xassan Sheikh

  • @Aliboos1997
    @Aliboos1997 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amxaaro qofkii hoosta gashta isagaa guumeysi lugihiisa ku raadsaday

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hal marana yaan laga yeelin shaydaamada

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hayska saaran Ethiopiankaa anagoo reer somalianda taageersan xita

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga waxan dhahi laha , cidan shisheye odhan ha laga saro hadi kale Ethiopia iyo somalia madaxa ayay isku galayan

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hdalkaa waa lasso dhiibay faransiiska oo aad modo somalia in ay cuqdad uqabaan ayaa wada da daalo dhan ah somalia hssn dhiiqo asagaa isku furay daaqado xun markuu biliwgiiba habarta diqowday ee yurub siiyey joogida bada somalia alshaab ama burcada waa lasemyey si dhaqaalo looga abuuro

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduunka markii ciidan ka leenaya wadan lama keeno wadamada deriska la ah Somalia waxaa qasaya wadamada deriska nala ah ciidankooda yaan loo ogolaan Somali sida Ethiopia. Kenya.jabuuti Ugandha all halaga saaro Somalia hadii larabo in wadanka horumar gaaro marka ciidamo aan deris nala aheen halakeena

  • @ahmedcali8024
    @ahmedcali8024 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasiga qiimahiisu waxa uu dhintay marka uu dhaho waxaa dalka ii dhisaya ciidama shihseeye
    Kanna waxa uu umuuqdaa mid dawladda xilka raadinaya waayo waxa uu daboolayaa waxyabaha foosha xun iyo Dana shakhsiyeedka xasan shiikh

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia iyo Kenya awalba ayagaa iskood u yimid Soomaaliya
    Xassana waxay ku qasbeen inuu u saxiixo si ay ooga ka mid noqdaan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika wuuna u Saxiixay
    Waxaa isweydiin leh inuu Kenya oo nagu haysato Badayadi uu daayo Itoobiyana uu yiraahdo ha baxdo
    Xassan
    Waxaa la ogyahay inay Kenya u taalo Hanti aad u tira badan
    Xassan Mar walba Dantiisa Shaqsiga ah ayuu ka hormariya Danaha Qaranka

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caddow deris kula ah in ay dalkaada uu ciidan ka joogo waa khalad.

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidmada ethopia hadeey somali sii jogaan haa la laayo

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War xasan sheikhow alle ayaa itooiya na dhaafiyey hanagu soo celinee ogow hadaba waan kaaga digeena ogow yaahee inaa mar marsiiyo noo keento tii baddana kuuma socon doono

  • @wabaxa
    @wabaxa 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WARIYAHA WAXA KA MUUQATO IN UU KA XUN YAHAY IN LAGA REEBO ETHIOPIA
    MAXA MUNAAFAQ BADAN NAGU JIRAA

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      waa waariye waa in uu suaal nooc ksta ah waydiiyaa suaal adaga waay fiicantey

  • @samatarabdulahi8154
    @samatarabdulahi8154 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa lagu macnayn karaa ismiidamin siyaasadeed ama se walaf siyaasadeed xasan sheekh isagaa isa soo afjaray oo kun heshiis oo is khilaafay saxeexay xasan waa ku daayey adeer

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sabab ay Saffaaraddooda oogu dhex taalaa Villa Soomalia?
    Arrinkan aad Baan ula yaabanahay sababto ah,
    Weli lama arag dal shisheeye oo safiirkiisa dalka martida loo yahay saffaarad oogu dhex taallo!
    Saffaaradda Ethiopia Ha Laga Rarro Villa Soomalia.

  • @kinghaji473
    @kinghaji473 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halaga reebo Ethiopia waa cadow 1 EE soomaaliya waxeyna rabaan in ey dalkeena ey qeyb Ka mid ah qaataan waa damac waali ah

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkk waar waa bahaa bahaa ma dhici karto in ethiopian laga reebo ciidanka UNSOM safaarada ethiopia villa somalia ayay ku dhex taalaa sirdoonka ethiopia villa somalia ayay joogaan

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Current leaders of Somali people has no power that why they accepted what they were shouting about yesterday.

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia nacaybka ay nooqabaan anagu umaqabno, balse malabka dusheena loogu daadiyay yaa yaqaan? Afrika wey weyntahe maywax lawadaagaan.

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arintaas wali kalomo cade Cali Balcad iyo Shanbaloolshe waxaa ay sheegeen in ay wali go aan rasmi ah lagama gaari. Nin Ohio joogo wax uu ka ogyahay majirto. Hala joojiyo kutiri kuteenka. Waa cadahay umadda somaliyeed in mardanbe ethiopia warin. Waxaa kaliya ee rabo waa Axmed Madoobe oo Jaajuus iyo Alshabaab ah mooye.

  • @mohamedbootaan2591
    @mohamedbootaan2591 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia Hadii laga saaro ciidamada Soomaaliya jooga iyo hadii kalaba marnaba soomaaliya kabixi maayaan fawdadana joojin maayaan

    • @kadraahmed6684
      @kadraahmed6684 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      InshaAllah wa laga Atkandoona markaste Ethiopia.... Somalia HANOOLAATO👋

    • @ZamiirCade-s2l
      @ZamiirCade-s2l 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wla wasya wlhi haday taako danbe o dhul somaliya cag so dhigan in la kala baxo waa no muhim in badan Bay amison nogu hos dhuntne

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@kadraahmed6684somali maanta awood mala ay ethiopia ku saarto ethiopia haday somaliya sharci daro ku joogto iyadaa khasaare qabta dhaqaaleheedaa ku bur buraya somaliya faraha ha ka qaado iyaga iyo somalida wadataba maalin buu wakhtigu u run sheegi doonaaye inshallaah

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhamaan tood hanaga baxaan col ajaaniba dooni maynee

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali itoopiyo ciidankoodo dab dhigay

  • @farhiadore558
    @farhiadore558 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tarxiilkaliya ma astaahilaane cabsi hala dhigo kadibna hala tarxilo

    • @farhiadore558
      @farhiadore558 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oramada iska dhigaysa somalisa

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Badda somaliland iney ka talliyan bey raban amaankoodina wey suggi kari layihiin 40 sano 😂😂😂 nacala idinku yaal 😂😂

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiiq lama aaminkaro oo waad ogeydeen in 2-sano kudhawaad inuu nagu shubayey in aan ethopia lala fariisadoonin Illa ay kanoqdaan MEU-gii somaliland waa uu lafariistay hadana waxaan rajeynaa inuusan Mardambe uwiiqin midnimada iyo wada jirka Dhuleed, dadeed iyo daleeba ee somalia kunasodirin ciidankas amxaarada ethopia.

  • @AhmedAj-s1o
    @AhmedAj-s1o 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Itoobiya waa joogi kartaa dhulka beesha daarood

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Doqon BAATAHAY mesha mataalo darood iyo qabiil qurun Ethiopia dalkadi iyow dadkadi bey kaaleyneysaa waliba dhulkadi adba sheegeyso bey kaa xoogeysaa waliba dumar iyow caruurne weyba xookayan maxad law qabaneysaa darood kuma difaacayee orodo diinta islamka baro gaalo raac yahow 😂😂😂😂😂😂 you are sick man 😂😂😂😂

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarod Somali ma ahan miya mise cudurki isaaq ba ku dhacey naayaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada Somalia ma mogdisho iyo Hargeysa saa horta somaliya waxay burburtey 1991kii 34sano mogdisho iyo Hargeysa ayaa dowlad ahaa hadana iyagaa kashaqeyey qaabkan marka wana lakalatagayaa Ethiopian iyo Kenya ayana lagu kala biirayaa reer mogdisho hadaad modeen dowlad nimada inad keligiin ledihin wixii cadow ah na waa idinku keligiin maxaa ii ke ney somaliland oo 34sano kala maqnen iney degan keyga dagaal logeliyo mogdisho dhaxdeda ayaa la isku wareysan wana idin keligiin nacalatullaah dayuus khawarij ah

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Amxaar afsomali bartay ciilka ku haya waa aabahaa oo ka mida ciidamada Ethoopia ayaa biilkii askarimada ka go,ay duli

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaarka cesho doqon yahey

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenalee

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa naga dhicinayaa cadawga shabaab, haddii aan diidno Ethiopia. Sow kuwii naftooda iyo dhiiga noo huray?

  • @ApdixakiinHassan
    @ApdixakiinHassan 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somalia kudeysey 😂😂 hadapa imka jamuuriyada barakeysan Aqoonsigeeda sug 😂😂

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Oromo somali dhaxdeda kuma deeqdo ee amxarada ad adoonta u aheed ulabo

    • @ApdixakiinHassan
      @ApdixakiinHassan 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @ caac Ma qaraxbaa ila hadlaya mise qof

    • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
      @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Somalia iyo arimaheeda waxba kaama gelin oromaa tahay ee buuqa naga daa

    • @ApdixakiinHassan
      @ApdixakiinHassan 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud waxaasaad isku maaweelisaan nio waa la idin qaldey wlhi dadkan somaliyada sheeganaya waa dad Waal waalan

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Ma adoo bukoo soo baaqayoo beejada Amxaar baadi doonayoo qaraxiyo bumbiyo baylah goobayee
      Ma Banaadir baa Rabi baa boqree cid u baahataba!
      Intas baa kugufilan Bacuuc 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bal munafaqan ma Ethiopian ayaa Al shabab hub siiso oo iyaguna weyba kaqaatan miyaa oo maxay dadka ugu laynayaan Ethiopian ayaad lashaqeysaa iyo Ethiopian kuduleynaa weriye iyo siyasi munafaq ah baa dalkan wareriyey Al shabab ka khawarij ta ah masar baa hubka siiso eedana Ethiopian leh kadi nijaasow Ethiopian waxbo katari meysid aa somali unbaad isubalamisey kursiga oo qarar ah ban kuwareysan donaa

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Oromo Waa tarxiiil no dawersi

    • @farhiadore558
      @farhiadore558 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Oromada halkan ka cabaadaysa oo soomalida iska dhigaysa waa kuwii tuugsanjirey ayagoo jaajuus ah

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qotti Somali iska dhigayo ba tahey ee beerihi amxaarada shaqo u raadso

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oromo aa tahay waana lagu so qabana halka ku noshahay wa lala socdaa tuug yahoo

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa tahay sheeg somali aku ganban qabilke tahay