Asc masha Allah .Allah ha ku fududeeyo shaqada laguu dhibay gudoomiye masha Allah.waxaad kaloo ku shegaa in aad ugu shaqeyso si daacad ah umada ku nool muqdisho .insha Allah waa ku guleysanee walalkiisXaasidkiin
Waxaan hadalkaada qiimeyn lahaa haddii aad sheegi lahayd waqtiga reer muqdisho dooranayaan duqa magaalada oo ay ka baxayaan in uu u taliyo qof aysan dooran
GUDOOIYE AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY MEESHA UGU HOREYSA EE MUQDISHO KA XANUUN SAN TAHAY OO AH NADAAFADA( ANADAAFATU NISFU IIMAAN) WAA MEESHA AAN MADAALE KU NACAY
Oo aan anaga u sacrifice garaynin. 😂😂😂😂😂😂 afkaan maa saan loo dhaamo. Oo aan aragti iyo vision la,imaano kulahaa maxaa farqi ahoo udhaxeeyo aragti(vision). Kaliya waa inay yihiin un 2 luuqad iskubadel.
Mash Allah. Gudoomiye waa ku mahadsantahay aragtidaada fiican. Nadaafadda waa muhiim 💯
Maasha Allah tabarakalah alaha ku xafido soo dhawow gudoomiye AMIIR
Mahadsanid gudoomiye balsa.
Amaan ayaa ugu Horeeya nolosha sababtoo, nadaafada waxay iman kartaa qofka nadaafada ka shaqeynayah waa in uu amaan heystaah .
Amaan hadii uusan jirin ma iman karto nadaafad.
Tusaale hadii cabsi jirto meel walba dhihaato ka jirto sidey nadaafada ku imaan kartaa.
Asc masha Allah .Allah ha ku fududeeyo shaqada laguu dhibay gudoomiye masha Allah.waxaad kaloo ku shegaa in aad ugu shaqeyso si daacad ah umada ku nool muqdisho .insha Allah waa ku guleysanee walalkiisXaasidkiin
Walalkiis waad ku guleysanee shaqadadaad insha Allah.xaasidkaaga cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobonimo Allah hanawado siiyo dhamaan umada ku nool Magalada muqdisho iyo debadaba Amiin yaa Rabi.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha Allah
Waa intaan rabay.
Waa la ku raacsanahay gudoomitaha cusub,caafimada aad iyo aad ayey wasaq u tahay
Maa shaa Allah ❤❤❤❤
Thank u Amiir
Run minaad sheegee waa lagu arki doonaa
IFTIINKU QURUXDA IYO AMNIGA QEYB WEYN BUU KA YAHAY
Basaxiirkaan intuu ka imaaday kan waaba ugaandhees
Gudooomiye hadalkaaga waanbogaadinayaa wlh waankailmeeyay imisaagaajoon madaxkafakireesa wililamaarkin inta xanuunsan iskabadaaye lkn kuwaan kuhorfashiyo ilaahay habadalo hadeey madaale lashaqeenayeen boob iyo daaraan ayeey ubarteen dad wanaagsan alaha kadhigo
AMIIROOW ALAHA KUU FUDUDEEYO CAASIMADII MUQDISHO EE AFRIKA ISKA DAAYEE AASIYEY KA QUR,OONAAN JIRTEY GUULEYSO GUULEYSO GUULEYSO INSHA ALAAH
Qurba joogta Sooma ahan kuwa muqdisho dhistay qaasatan reer koonfurta Hawiye iyo Raxanween. Inta kale guryo ayee ka gataan kenya iyo afrikada kale, Hawiyoow yaa la idinku dirin diyaas barahiina wax walbo iyaga ayaa horseed idunku ah.
Hadaad kadartay hadaadba 2009 ilaahada aaad doowlada lashaqeeneesay wax isbadala malahan sidiihore kuwad
Koleey wuu hadal qurux badanyahay,lkn facilitieskaan eegaynaa
Runti weya hadalkas qatay somaliyay hadi aan iska shano wax waliba wa nohagagayan gacmaha is qabsano nadafada wa imanka barkii
Hala la shaqeeyo gudoomiyaha
Xaa ku dhucay lahajadi cida.
Midane mida uguween waa wadaxumo magaalada meel lamaro malahan wadayaal halboowla ayaa xiran digfeer iyo taleex tarabuunkana waa jaam waqtiwalba hadaa xanuunsanrahay xataa waad kudhimankarataa lee
Waxaan hadalkaada qiimeyn lahaa haddii aad sheegi lahayd waqtiga reer muqdisho dooranayaan duqa magaalada oo ay ka baxayaan in uu u taliyo qof aysan dooran
Gudomiyayaasha magalada shaqadoodu maxaytahy😂😂😂 bulaacado bes miyaa inay hagajiyan
GUDOOIYE AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY MEESHA UGU HOREYSA EE MUQDISHO KA XANUUN SAN TAHAY OO AH NADAAFADA( ANADAAFATU NISFU IIMAAN) WAA MEESHA AAN MADAALE KU NACAY
Oo aan anaga u sacrifice
garaynin.
😂😂😂😂😂😂 afkaan maa saan loo dhaamo.
Oo aan aragti iyo vision la,imaano kulahaa maxaa farqi ahoo udhaxeeyo aragti(vision).
Kaliya waa inay yihiin un 2 luuqad iskubadel.
Wadooyinka sharcidarada loogu soodurqay wax halaga qabto, meelaha naloogu dhuunto ayay kamid tahaye.
Hadalkkaagu waxaaiigamuuqda isbadal niyhoow nin xun umaekid wlh sidii madaale been nagailaali xaaraane iskailaali mudane
Amiir dhalinyarada jamacada kusoo dar mamulada Degmoyin/Kiwa cafimadka kuwa Cimilada beyada(Environmentka soo bartay Qashinka oo Degmo.walbo Hoyoyinka Shaqa Abuur looga sameyso kuwa tabarta dhaqale kujira Shaqsi walbana waa in nidamka digitalka lagu diwan galiya,Canshurta waa in nidamka Digitalka lagu bixiya Guri Suqyada xoolaha iyo inta kale ba.
Amiir yaa reer abti u ah ,soomaaliyeey,????waa isbarasho uun kaliya qabiil ilaa waa tan lagu dhaqmo o dowladii wax u qeybsatee.
Suuqayada halaga bilaabo
Bulshada muqdisha kunool.oo loo cadal sameyo oo shasi walba uu bero hal geyd ah bilicda ayaa lagaari lahaa,Musuqa ayaa kenay in Bulacadaha aan ladhameystirin. Shirkada calamka dhisay haloo dhiibo naqshadda magalada.