"Xaq ma ahan waa Xal ayaa la yiri,Aniga xagee Soomaaliya kaga jiraa hadii Xaqeyga dad kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @Sunny45553
    @Sunny45553 2 วันที่ผ่านมา +2

    Shabeelaha hoose digil iyi mirifle kaliya ma ahan , qalad beyna aheed in jaziira o xamar ka tirsan la yiraahdo Koofur galbeed bey ka tirsan tahey

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 วันที่ผ่านมา

    Masha waxaa dowlad kadhistey 2ba reer oo ah Isaaq Hargeysa iyo Hawiye aa Raxanweyn ney Iska gabaxa wax Idin yalo majirto

  • @cartemagan8986
    @cartemagan8986 2 วันที่ผ่านมา

    Koonfur gallbeed baay iyo bakool waan aqaan ee gobolka sadexaad waa kee

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no 2 วันที่ผ่านมา

    Banaadir 18 ka baahoo

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkaani waa masaakiin war mesha gobol wax layiraahdo wa magac u yaal ee qabiil aya kuhoos jira hawiye guud ahan 16 daarood ayaba sadax dheerad ah lasiiyay taas ayaaba qalad ah oo in lagasoo celiyo u baahan digil iyo mirifle waxa lagu qiyaamay maamul goboleed lkn daarod iyo hawiye oo is og aya sidaa ku heshiiyay hawiye aya iska dhaafay si aysan qabiilada kale u fahmin ayay dhahen puntland waa maanul hore sadax dheerad ah hala siiyo lkn wa sheeko la isla ogaay gobol muhiim maahan marna kuwo kalaa lagu dilaa marna qabiilkaa wx lagu qaadan😀😀😀

  • @dalmardiaspora9607
    @dalmardiaspora9607 2 วันที่ผ่านมา

    Digil iyo mirifle oo sidii rer waqoyi oo kale uu hadlaya 😂 wa yab

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 2 วันที่ผ่านมา +1

    Siyaasigan maxaa ka qaldan KGS kaliya miyaa 3 Gobal ah mise qabaaladda ayaa indho tirtay Jubbaland waa 3 Gobal 8 xubin ayeena haysataa wax qaybsiga wuxuu ahaa dawlad gobaleedada DFS ka hor dhisnaa min 11 xubin qaatan kuwa DFS ay dhistayna min 8 xubin lasiiyo KGS meeqa dawlad gobaleed waaye walee siyaasad waa gacan gashay

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 2 วันที่ผ่านมา

      Siyaasada Somaliya qolo kastaba kuwa waashey ba hor boodayo

    • @haredmedia1494
      @haredmedia1494 2 วันที่ผ่านมา

      @@Sunny45553 inaan qolo qolo ka tag oo qaran noqono ma awoodno miyaa

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh 2 วันที่ผ่านมา

    O raxaweyn maxey rabtaa hawiye iyo daarood iney la sinmaan wagareey wagar

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 2 วันที่ผ่านมา

    G banaadir dagmade dagtaa xaafade dagantahay wxii la rabo la iskama sheege weydow oo aday xaayow goofkiisa ah kaamamka ku yaaal miyaa ku sirmatay car sheeg dagmo dagaan kuu ah ama xaafad aad u badantahay xataa iskaba daa inaad adigu yeelatee😀😀😀😀😀😀