Thanks mr wariis dhibka ugu weyn Waa somali dad u eg aan somali aheyn ayaa naga buuxa albaabka Ethiopiana wuu soo xirmay Ankara meeting was startment kaliya hadee dhaceyso in Ethiopia lasiiyo commerical port waa in laga yeshaa fadhiya badan dadka meel dhaw araga ah warkooda Iska daa guul somalia 🇸🇴 guul mr president mohamud ❤
Danta laga dhex arkay waa in itoobiya la ogolaysiiyo baxitaanka ciidan keeda si loogu gacan banaanaado Axmed madoobe iyo argagaxisada maraykanku sameeyeen
WEER XADII XAAKIM LAGA DHIGO ARI XAQMALE WAA HADAL SOMALI HOREY UTIRI JAAJUUS HADII DAL MASUUL LOOGADHIGO RUN KAMA SHEEGO QIYAANADA UU KUHOWLAN YAHEY XAQIIQNA KAMA SHEEGO
Asc Waxaa halkaan ka cad in dowlada dariska ah iyo kuwa kala ee poor ah inay ciidan somalia u joogaan ay faaido badan ku qabaan oo income ka soo galaya iyo inay ciidan kooda u helaan waxay ku mashquulan ugu jirto inay ku murmaan number ay ka helayaan Laakiin su aasha waa somalia ma Uga faaiidaysataa inay shabaab ku baa bi iyaan ama u isticmaalan mise Mogadishu iyo hareeraheyda bay canbaha ku cunaan
S afaraad Waxaad waydiisaa Ethiopia. Bad ay wax kala degaaaan ma wayn Waxay hadaba kala degtaaa jabuuti oo wasoo gaartaa bada ay sheegayso Waxaa nooga dhow ertaria Waxaaa bad leh sudaaan Kenya Anaga maxay taargad nooga dhiganayan Waayo adiga iyo dawladaada ugu cararaysaa Ethiopia
Somaliland's sea belongs to Somaliland and Somaliland is a full govermnent which is in conrtol of all of their territory from the terrirtorial coastal border and all its airspace. Unlike the failed state of Somalia italiano who isn't even in control of their internal cites like Moqdisho, who need the help of foreign military. So The sea of Somaliland is owned by Somalilanders and no one else is asked about it
Waxaan bahda HBN idiin kaga mahad celinayaa sida qurxoon aad usoo xiriirisaan barnaamijyo fare ah, wax ku ool ah dadkana u oomanyihiin in ay maqlaan kana faaiideystaan si cadaalad ah, mrka xiga waxaan u mahad celinayaa walaalkey waziir ALI OMAR( Ali Balcad) oo aan aad u aqaano, si xog ogaal, wax ku oolnimo, iyo farness ah uga wada jawaabay dhamaan su aalihii la weydiiyay, xitaa hab educational ah dadka ugu gudbiyay waana ku mahadsan yahay 100% waxaana jeclaan lahaa in barnaamijkaan noo joogteysaan wsc
Assalamu Alaikum Warahmatullahi Wabarkathu dear brothers, i urges an appeal to African Muslim people to stop the aggression events in Mozambique. There are many Bangladeshi Muslim people working in Mozambique.. But Mozambican terrorist groups has been attacking on foreign Muslim majority especially Bangladeshi etc. Please try to stop the violence in Mozambique. Attacking on Shopkeepers and workers outside.
Hadii ethopia ciidankiisa sii joogaan dalka waligii horay usocon maayo waayo waligood kuqancimaayaan hormarka Somalia waana in maxkamad lala fuulaa umadii eey laayeen xsuuqii muqdisho 2017 hawada iyo ganacsiga loo jaro yuhuuda madoow ee africa Etiopía waa cadawga Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
“Asalaamu Calaykum “
Aad iyo Aad baan Mawliid kaaga mahadcelinayaa Su, aalahaas qiimaha badan eed waydiisay Wasiirka. Runtii waxaad si cad u iftiimisay wixii mugdi ku jiray oo dhan. ( JAZAAKALLAAHU KHAYR)
Wasiir cali asoo mahadsan
Anaga Soamali ahaaan Etholiopia dan nooma ahan ee dawladu waxay ay uga daba cararayso ma noo sheegi karyaaa
Thanks mr wariis dhibka ugu weyn
Waa somali dad u eg aan somali aheyn ayaa naga buuxa albaabka Ethiopiana wuu soo xirmay
Ankara meeting was startment kaliya hadee dhaceyso in Ethiopia lasiiyo commerical port waa in laga yeshaa fadhiya badan dadka meel dhaw araga ah warkooda Iska daa guul somalia 🇸🇴 guul mr president mohamud ❤
Waa benlow
Xilidhibaankii ugu doqonsanaa waseeysatay
SHEEKO XARIIR!
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Wad mahadsantihiin
Can I ask questions cali balic
Wasiira kamida ah mafia maddaxa toyada villa somaliya wan kha'inal waddan
Doowladii hore ee xassan shiikh wasiirkeedii arimaha dibada ee l'oran jiray hadliye baa su'aalahaan oo kale ka jawaabi waayey deetana yiri lax kasta halkii eey iska dhigto baa lagu qalaaa kolka xassan doowladiisa halkaas beey dhaafi la'dahay maxeey xilka usoo doonatay oo doowladii hore eey caqabad ugu noqoday ulana jirsatay axmed madoobe oo reeysulwasaare ku helay doorashadii xassan shiikh iyo sidii uu wax ugu yeeshay doowladii dhiskii dalka maantana isagii uu caqabad ku yahay doowlada fursadana uu u'abuurayo doowladaha jaarka ah oo caqabada ugu weeyn ee soomaaliya ku heeysa halkii eey sanawaad joogtay ineey tallaabsatana aan dooneeynin. Mida kale waxaa laxakameeyn la'yahay ciidanka itoobiya ee ku dhuumanaya mandateka amisom ee sidee loo xakameeyn doonaa ciidan badeed iyo ku qabsasho badeed. Mida kale yaa siiyey saamigii 19ka ahaa ee horay loo sheegay ineey berbera ka qaadatay
Moowliid walaal aad ayaad umahadsanthy su aasha
Midnimad sida aad u cadeeysay
Su aaasha 3
Wasiirka anaga marnaba lama oran unclo maxaaa lagalnaa anaga iyo ethiopa wax heshiisa nagama dhexeyaaan. Xirri nabad gelyaaa
Siyaasada aduunka haday ka saaqiday ma shaahay u suubinaysaa qaramada midoobay.
Shantii somaliyeedbaa loonoqonayaa mid kastaaba meesheeda ha aaminto.
❤❤❤
Su aasha labaaad wasiirka waxaad waydiisaa anaga Ethoipia waxa aqoonsiya ugama. Baahnin. Waxaa aduunku. Na aqoonsaday 1960
Suaalo si fiican uma waydiin dadka aad wakhtiga siisay dhamaan waa dad dawlada u nacamleeya kuma jirin hal qof oo mucaarada
Mawliidow waxaan kugula talinayaa inaad sumcadaada dhismaysa ilaashato waad ogtahay tvyada iyo idaacadaha soomaalida waa yartahay maanta mid dadku dhegaystaan haku biirin kuwaas e sumcadaada ilaasho
Waa gushii maddax Weyane maxamed Cabdullahi Faramajo libinata hala qiro hadhowan yanan loo magacabin kuwa xassan culusow hoosa jooga
Asc somaliya hadii ay aqoonsan lahayd somaliland dhibaatooyinkaasoo dhami way dhamaan lahaayeen
CUQDAD LANDER meshaan loogama bashna
CUQDAD LANDER IYO MARQAAN LANDER Yaa aqoonsanaaya waxaad tahay maamul goboleed kamida Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 taas laq
@MohamedAden-vo5ljXAARKAA KAA DA,AYA, XAAD YEELEE????.ANAGAA ETHOIPIA RABNA!!!!!!.
Wasiir cali xoolo muxuuu ka hadlayaa maanta 😂
Dadkiisa aan ka warheyn
Cali Balcad wuxuu yidhi xafiis baa laga furayaa New York. Marka xafiis kaasi ma mid Abuukar Baale shaqada ku qabsan doonaa ?
Wasiir cali balcad waa basaas Ethiopia u jooga Somaliya taasi walaahi waa war cad wuxuna haystaa passport diplomatic Ethiopian ah,
Danta laga dhex arkay waa in itoobiya la ogolaysiiyo baxitaanka ciidan keeda si loogu gacan banaanaado Axmed madoobe iyo argagaxisada maraykanku sameeyeen
SOMALILAND WAA IDINKA TAGTEY!!!!!!.BIYO KULUL KU LIQA!!!!!!.
Yusuf wadani
WEER XADII XAAKIM LAGA DHIGO ARI XAQMALE WAA HADAL SOMALI HOREY UTIRI
JAAJUUS HADII DAL MASUUL LOOGADHIGO RUN KAMA SHEEGO QIYAANADA UU KUHOWLAN YAHEY XAQIIQNA KAMA SHEEGO
Asc
Waxaa halkaan ka cad in dowlada dariska ah iyo kuwa kala ee poor ah inay ciidan somalia u joogaan ay faaido badan ku qabaan oo income ka soo galaya iyo inay ciidan kooda u helaan waxay ku mashquulan ugu jirto inay ku murmaan number ay ka helayaan
Laakiin su aasha waa somalia ma Uga faaiidaysataa inay shabaab ku baa bi iyaan ama u isticmaalan mise Mogadishu iyo hareeraheyda bay canbaha ku cunaan
MARQAAN LANDER IYO CUQDAD LANDER ayaa uwacan dhibaatadaan imink inaheesata yuhuuda madoow ee africa Etiopía waxaba uma heeyno
War ninkani saxeexyo badan buu bixiyey oo eithopia waxan mqaley arimaha debada gacan kima jirto
S afaraad
Waxaad waydiisaa Ethiopia. Bad ay wax kala degaaaan ma wayn
Waxay hadaba kala degtaaa jabuuti oo wasoo gaartaa bada ay sheegayso
Waxaa nooga dhow ertaria
Waxaaa bad leh sudaaan
Kenya
Anaga maxay taargad nooga dhiganayan
Waayo adiga iyo dawladaada ugu cararaysaa Ethiopia
Ma wasiirkaa waalan mise soomaalidaa waalan? Raiissul wasaaraha Itoobiya wuxuu yiri badda Soomaaliya xoog iyo xeel midkood. Waa war cad kiro ma rabaan.
Somaliland's sea belongs to Somaliland and Somaliland is a full govermnent which is in conrtol of all of their territory from the terrirtorial coastal border and all its airspace. Unlike the failed state of Somalia italiano who isn't even in control of their internal cites like Moqdisho, who need the help of foreign military. So The sea of Somaliland is owned by Somalilanders and no one else is asked about it
Self lying and clan minded, I am from Hargeysa and I strongly support the Somali government decision. Thanks to Somalia government
Haa
Wcs
Dowlada maxaay talaabo ah oo aay ka qaaday muse Bixi, oo ah ninkii heshiiska galay?
Waxaan bahda HBN idiin kaga mahad celinayaa sida qurxoon aad usoo xiriirisaan barnaamijyo fare ah, wax ku ool ah dadkana u oomanyihiin in ay maqlaan kana faaiideystaan si cadaalad ah, mrka xiga waxaan u mahad celinayaa walaalkey waziir ALI OMAR( Ali Balcad) oo aan aad u aqaano, si xog ogaal, wax ku oolnimo, iyo farness ah uga wada jawaabay dhamaan su aalihii la weydiiyay, xitaa hab educational ah dadka ugu gudbiyay waana ku mahadsan yahay 100% waxaana jeclaan lahaa in barnaamijkaan noo joogteysaan wsc
Somaali waa 2ba dawladood oo 1960kii midobay waxayna kala bexen 1991dii kursiga qaramada midobay waa boos kadhexeeya maaha kursi somali konfured ledahay waxanu kacodsanaynaa qaramadà midobay inay kursigaasi banaanado inata aanu kuheshinayno waana gef iyo khalad in lasiiyò konfur lasiiyo iyada oo aan somaliland waxba laga waydiin
CUQDAD LANDER IYO MARQAAN LANDER loogama bashna halkaan maamul goboleed kamida Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ayaa tihiin liqa taas
Inlariyoodo waxaa kahoreysa in laseexdo iyadoon laceytamin inkursigaas lafariisto aqoonsi baaka horeysa hadana walaal abuukar baale baakumatale liq Somali baad tahey iyadaan nawada anfacda hadaad walaal kadhigato Hindi afsomali yaqaan bey mecne kuusameyn laheyd somaalinimadu
Balwaeydiya xage somland ladhahaa xuduudkeda waa halkee war isaq batihin adunkuna waxba kama qarsoona ingiriis baa waxvidin qBan laha
777
Cali balcad waa tuug ushaqeya sirdoonka Ethiopia
Tuugo badeenii waad gadateen nacalaa idinkutaal
Assalamu Alaikum Warahmatullahi Wabarkathu dear brothers, i urges an appeal to African Muslim people to stop the aggression events in Mozambique.
There are many Bangladeshi Muslim people working in Mozambique..
But Mozambican terrorist groups has been attacking on foreign Muslim majority especially Bangladeshi etc.
Please try to stop the violence in Mozambique.
Attacking on Shopkeepers and workers outside.