Shiikha Dembiilaha ah 🤔 || Qiso layaab leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 169

  • @ibrahimmahamed5204
    @ibrahimmahamed5204 3 หลายเดือนก่อน +20

    Ifiyow wlhi Qisooyinkaga balwad ayey iigu noqdeen alle Haku janeeye ❤😊

  • @MaxamedMuxumed-io5dq
    @MaxamedMuxumed-io5dq 3 หลายเดือนก่อน +28

    Nin dadal badan waad uqalan taa 1m iyo wax kabadan mudane ❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 หลายเดือนก่อน +25

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DuniyaCabdi-xl7st
      @DuniyaCabdi-xl7st 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @Umubushra1Zahrasheikh
      @Umubushra1Zahrasheikh 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @LeyloFeysal-sv1hb
      @LeyloFeysal-sv1hb 2 หลายเดือนก่อน

      ​@Duniya❤❤❤😊Cabdi-xl7st

  • @MawiidDiidat-rw8wz
    @MawiidDiidat-rw8wz 3 หลายเดือนก่อน +6

    Shukran codkaaga qosoyinkaaga wan ku raaxaystaa hore u soco😊

  • @KhaalidMohamed-po8bi
    @KhaalidMohamed-po8bi 3 หลายเดือนก่อน +6

    Nio wllhi 1M hadan ku awoodo wan ku ziin laha ❤️

  • @AxmadCali-rw4nk
    @AxmadCali-rw4nk 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ifiyow dar alle ku jclhy nolow💋😭🫶🏻

  • @WalyHassan
    @WalyHassan 3 หลายเดือนก่อน +7

    Saxiib 100 Channel hadaad samaysiid xatta waad uu qalanta in aad 1M kabadan aad gaadho shadexda anigana aad ayaan uu xiiseeya film cartoonka mahadsanid❤❤❤❤

  • @halista3994
    @halista3994 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashqul badan kadib manta ayn idinso labtay dhor qiso aya idhafay lkn wan dawanaya i.a wadan rajena inad wanagsan tihiin i.a❤

  • @mohamednoor6889
    @mohamednoor6889 3 หลายเดือนก่อน +7

    Asc from Egypt 🇪🇬 😊

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 หลายเดือนก่อน +14

    Mr ifiye Magaca kanaalka waxaad ka dhigtaa.
    Qisooyin Ifiye/
    Ifiye Qisooyin
    Sidaas ayuu ku qurux badan yahay magacaaga ifiye horay ama gadaal uga dar ma ahan in magacaagan Cajiibka ah aad ka tagto waa Astaantaada.

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 3 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaa ALLAH ifiye nuur😊😊😊😊

  • @MaymuunAlo
    @MaymuunAlo 3 หลายเดือนก่อน +6

    wiilka like usaara zxpyal❤

  • @Caaishcuud
    @Caaishcuud 3 หลายเดือนก่อน +6

    Kaas mido iladhalatay ayaa jecel ❤❤❤❤ ifiye sho

  • @HodanHodan123
    @HodanHodan123 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waad mahadsantahay anaga warkaaga kugu jecel haka warwarin waxad sheegi karto sheeg dhagaysto sharf leh noqonayna ❤😂

  • @sacdiyogs
    @sacdiyogs 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow qisooyinka hordhaca kadaa xamaasada ka yaraanaysa thnks brother

    • @amranabdullahi1898
      @amranabdullahi1898 หลายเดือนก่อน

      Hordhaca ayaaba xamaasad uyeelo qisada 🥱🥱🫠🫠🫣🤭

  • @BintuMahad
    @BintuMahad 3 หลายเดือนก่อน +2

    100 channel hdaa samaysatid ifiyow waan kula socdaa wlle 😂❤

  • @Yusraiprahim-yn5vr
    @Yusraiprahim-yn5vr 18 วันที่ผ่านมา +1

    My fvvv youtuberr😍❤

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 3 หลายเดือนก่อน +18

    Ifiyow wakhtigu yaraa dee 3 saacadood baan sugayee😂😂

  • @mussamaxamuud
    @mussamaxamuud หลายเดือนก่อน

    Marxaba sxb

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Zoope xaafada aan ku koray 33sano iskoyska banaadir xaafadaan kudhashay 1982 ALLAH AKBAR❤❤❤❤❤❤IFIYOOW JANNADA ALLAH KUGEEYO LONDON AYAAN KADAAWANAYAA

  • @hodanabdi1328
    @hodanabdi1328 3 หลายเดือนก่อน +1

    Midkaas Xataa waan ku xer Nahay oo Cartoonka Meel walba wa ku daba socdaa😂 Wall Ifiye nuure

  • @user-og7lq6tc4r
    @user-og7lq6tc4r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi hada markaa ifiye usocdo arky channelka qisoyin markasa isdhaha ani waxaan ifiye ma dhagesan kri hada wan ogaady 😅😅labadabo waa channel keyga

  • @kdramagirl-kpopgirl
    @kdramagirl-kpopgirl 3 หลายเดือนก่อน +22

    First One 🥇 hehehehej🤣🤣

    • @naimahassan-qh3ud
      @naimahassan-qh3ud 3 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂

    • @user-tm8oq2sn9m
      @user-tm8oq2sn9m 3 หลายเดือนก่อน +2

      Alla ilahayow🤭wa iga qoslisay wlhi m.a lkn Mar ka kle wanka so hormara I.n🤭

    • @axmedcrisaaq9064
      @axmedcrisaaq9064 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxay muhiim utahay soo kala hormarida

  • @Isra3510
    @Isra3510 3 หลายเดือนก่อน

    Thnks wll qisoyinka soo badi lee bes❤

  • @Ibrahim-kf3jl
    @Ibrahim-kf3jl 3 หลายเดือนก่อน +1

    Am addicted to your stories

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam 3 หลายเดือนก่อน +1

      Same too

  • @hassanegeh7232
    @hassanegeh7232 3 หลายเดือนก่อน

    Manshalah ilays waa runta jasakalah khayr waa ku haystaa walee sheekoyinkaga uber na waa fushanahay

  • @arwaidriss-yg3zy
    @arwaidriss-yg3zy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ifey Je ss la première

    • @housseinali4145
      @housseinali4145 3 หลายเดือนก่อน

      Y'a que moi qui t'e comprend 😂 sinon oblige toi d'apprendre le somali c'est mieux cousine ❤

  • @abumoalim
    @abumoalim 3 หลายเดือนก่อน

    masha allah, waa yahay waa yahay.

  • @adnaaadanali5253
    @adnaaadanali5253 2 หลายเดือนก่อน

    Xaasidsanaaa subxaaanallah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MarwoHanaanMohamedadam
    @MarwoHanaanMohamedadam 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye nuur mashallah

  • @hassanegeh7232
    @hassanegeh7232 3 หลายเดือนก่อน

    Soo badi please sheekoyinka waaba ku shaqeya jasakalah khayr

  • @MuhimMuhumed
    @MuhimMuhumed 22 วันที่ผ่านมา

    Haye❤🎉

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xaafadeenii zoope ❤❤❤😊😊😊😊

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye on the building habo I like sheeda sidaa u xaraabaysid

  • @ApdihafidMohamed
    @ApdihafidMohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp ifiyow wlhi Sxp marka arko kanalka qisoyinka dhadher ad sogaliso aad ban ugu farxa Sxp kep going proski 😊

  • @user-fu4rj4pf7l
    @user-fu4rj4pf7l 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye nuur maashallah walalakge wakusalma 😊😊😊

  • @HodonAhmed-ug4sc
    @HodonAhmed-ug4sc 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow ma modaa inaa reer Arabic inaa la shaqaynaysid ❤

  • @user_siman_3934
    @user_siman_3934 3 หลายเดือนก่อน

    Qisoyinka carabta wan jeclahay ❤

  • @user-sm8yv1cg7d
    @user-sm8yv1cg7d 2 หลายเดือนก่อน

    2 bil ka dib waan kuso xiisay runti walalkey mcn horey usoco🎉🎉😅❤

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 3 หลายเดือนก่อน

    Xita waxan dawaday qiisooyanka kartoonka ka wll ifiyow hore u soco guuulayso

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l 3 หลายเดือนก่อน

    Manshalh wiiilkan waan jeclhye

  • @samiraaxmed4103
    @samiraaxmed4103 3 หลายเดือนก่อน

    Qisooyinka badi ifiye nuur

  • @hassanegeh7232
    @hassanegeh7232 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow cod maleh say wax u jiraan 😂

    • @ILAYS11
      @ILAYS11  3 หลายเดือนก่อน

      Walaal wuu leeyahay ee bal hubi

  • @hanihappy1421
    @hanihappy1421 3 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid ifiyow wllo Wan jeclhy caatonka wllhi lkn ifiow codkii hore inoogu duup oo ahaa soo dhawaada saxiba yaal magacygu waa …. Hebel/heblaayo 😂😂😂 cod wuxuu ahaa xamaasad leh run ahaantii eebe ha kuu barakeeyo codkaga io tabintaada dahabka ah❤❤

  • @AlishaWarsame-vk3ig
    @AlishaWarsame-vk3ig 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye mhdsanid noosoo badi aad baan kuutaageeraa❤

  • @moha__berdilacshe
    @moha__berdilacshe 3 หลายเดือนก่อน

    Qisoyinkaga 100% makala dhacan🎉

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv หลายเดือนก่อน

    Ya Allah Subhanallah 😭😭😭😭💔💔💔💔🤔🫢🙏🙏

  • @dayless_funs
    @dayless_funs 3 หลายเดือนก่อน

    thanks bro Qisada waa sax lkn waxa khaladay wadanka ay ka dhacday qisada SUURIYA ba tiri lkn waxey ka dhacday LIIBIYA

  • @MawiidDiidat-rw8wz
    @MawiidDiidat-rw8wz 18 วันที่ผ่านมา

    Ifiyo shp xge ka dhacday lpx malmahan laguma haye😢

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 3 หลายเดือนก่อน

    Anaa kow ka ahaa teamka kartoonka dawan jiray😊

  • @LeyloFeysal-sv1hb
    @LeyloFeysal-sv1hb 2 หลายเดือนก่อน

    Cod weyna noqda sida hadda qof kaan😂😂😂😂❤

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 3 หลายเดือนก่อน

    Qisooyin maba iso baxayo Maxa qaldan Ifiye show Lee arka 🤔

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc 3 หลายเดือนก่อน

    Aan ku wada salino nabi muhamed
    Sallalaahu calayhi wasalam

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anu hadan so eegay channelka caruurto wn ka helay isaga bn ku hysta😂

  • @kuu617
    @kuu617 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inta qiso an ka dhagysty hdi lay dhaho mid ka sheke kma sheken karo😭😂

    • @Aswanbashir2598
      @Aswanbashir2598 3 หลายเดือนก่อน

      Wixii dhan ma ilowday😂😂

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 3 หลายเดือนก่อน

    Wan dawan jiray kartonk ifiye show

  • @HareedCabdulaahi-pi7tn
    @HareedCabdulaahi-pi7tn 3 หลายเดือนก่อน

    First

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhy caruurta wey u baahan yihiin dadka xiuseeya maba aha caruur kartoona ajinabiga baan la nacnay

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤😊😊😊

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 3 หลายเดือนก่อน

    ilowi maayo ina saaro wah qamiska dadow sira ileen jah shukran wllo

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 3 หลายเดือนก่อน

    Qisooyin

  • @user-vp5bk6ko5j
    @user-vp5bk6ko5j 3 หลายเดือนก่อน

    Jah War ifiye caawa ma anaa usoo horeeyey lkn Barri ban quracda ku karsanayaa igu halee😂 I.l

  • @user-pp2gi7xm5k
    @user-pp2gi7xm5k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow horta Chanel badanida

  • @HafuuMHaashi-wc9yt
    @HafuuMHaashi-wc9yt 3 หลายเดือนก่อน

    Qisooyin masoo baxaayo

  • @ubax12345
    @ubax12345 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow xiligaas ilaa hda taagero baan ku ahay imana ogod soo nasiib daro ma ahan😮😂

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 3 หลายเดือนก่อน

    2022 iigudambeysay xamar zoope iyo badiir❤❤❤

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asalmucaleykum ifiye show maxaad u joogisey❤😂❤.

  • @user-ql3dp4vm3c
    @user-ql3dp4vm3c 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb gali ❤❤❤❤❤❤

  • @Alijilibey
    @Alijilibey หลายเดือนก่อน

    Ifiyoo shadow isiizxb

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kaasi shaydan buu ahaa

  • @adanibrahimdikotar72
    @adanibrahimdikotar72 3 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going 💪

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 3 หลายเดือนก่อน

    Chanel ka qisooyanka dheh ifiyow

  • @Chen12347
    @Chen12347 2 หลายเดือนก่อน

    31:23 zigzag

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l 3 หลายเดือนก่อน

    Wow

  • @anisoyareychannel12
    @anisoyareychannel12 3 หลายเดือนก่อน

    Asxaabey please isoo booqda please🙏🙏

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Markaan dhashay bay soo bilaamaysaa qisadani 2008

    • @amranabdullahi1898
      @amranabdullahi1898 หลายเดือนก่อน

      Anne 2009

    • @user-gy4ls7im5h
      @user-gy4ls7im5h หลายเดือนก่อน

      @@amranabdullahi1898 caruur baad tahy soo barbaar🤣🤣🤣

  • @faatmacqaadircabdalla3798
    @faatmacqaadircabdalla3798 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 3 หลายเดือนก่อน

    Chanel kii ifiye shaw e kartuunki hadaan helayo wax kale marabo

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh dhib bdn bu aha wlle kaasi😂

  • @falisibrahim2452
    @falisibrahim2452 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs ❤❤

  • @RamlaFarhan-qp6qv
    @RamlaFarhan-qp6qv 3 หลายเดือนก่อน

    Ana uhoreeye❤😂

  • @saamiesaam8959
    @saamiesaam8959 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye wn ku wataa anga ok 👏🫶🤛🤞

  • @user-iq3hv2ie5x
    @user-iq3hv2ie5x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow markii lagu qoro qisooyin masoo baxayo iga jaahil bixi

  • @sudiadawe4004
    @sudiadawe4004 3 หลายเดือนก่อน

    Hana wareerin ifiyooow adna follows baa kaa lumaya hadaad hadba wax la timaado kan meel dheer gee hadii kale dadku way kaa caajisayaan uma fiican ma channels kaaga anyway anigu taageeraan kuu ahay waana culusahay hadba meel ma aadi kadee maandhoow si un nayeeel

  • @user-pe7nu9tz6j
    @user-pe7nu9tz6j 3 หลายเดือนก่อน

    Waa laguna wayay

  • @mohamednurmohamed-ki3mz
    @mohamednurmohamed-ki3mz 3 หลายเดือนก่อน

    1:20:18 link no sodig taliye

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalayaal ku salino rasuulka moxamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤scw ❤scw scw ❤scw ❤❤scw ❤scw scw ❤scw 😂❤❤😂❤❤scw scw ❤scw ❤scw scw nnkh nnkh nnkh nnkh ❤.

  • @user-lu8xu4yz7l
    @user-lu8xu4yz7l 3 หลายเดือนก่อน +2

    War wallahi inaa 3 acconti nagu dul wadeen😂😅

  • @mustaphamousa1239
    @mustaphamousa1239 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Sxb iifiyow heedhe badanidaa
    Waan kugu dawakhney ee bal
    Docuun isku baydh wax noo sheeg

  • @user-dp1cf5re6b
    @user-dp1cf5re6b 3 หลายเดือนก่อน

    In shaa Allah, ma xasuustid miyaa niyohow.?

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r 3 หลายเดือนก่อน

    Ala qisooyin wan arkey wan yaabana kkk

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 3 หลายเดือนก่อน

    Soobadi muqaalka okale waadmahadsantahay

  • @Omar-697
    @Omar-697 3 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @saaboabdi-wg4gi
    @saaboabdi-wg4gi 3 หลายเดือนก่อน

    Masoo saro

  • @abdilahito
    @abdilahito 3 หลายเดือนก่อน

    Cashirka sheekada, hala wadaaggin qorshayashada qofwlaba, garan maysid cidii xumaan kula rabta iyo cidiikaleba.

  • @IqroYusuf-kt6cv
    @IqroYusuf-kt6cv 3 หลายเดือนก่อน

    Ani kama harayo waligey wagas cartonka so galin jirte xita wn Ku daba socone SE cml hdana ma harayo😂👍🏾🥲

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp horta codadaka sidee u bedbedeshaa🤔

  • @user-ih3qt8ir5h
    @user-ih3qt8ir5h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Saaxiib waad mahadsan tahay
    Hana is kellifin marka aad jaanis u hesho uun noosoo geli.
    Waayo balls waa ballanqaadku wuu baaqan karaa

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 3 หลายเดือนก่อน

    ASC❤MAMO❤

  • @asiayusufhaji9055
    @asiayusufhaji9055 3 หลายเดือนก่อน

    Bisinka Ifiyow ma walan rabtaa walalo waxan oo chanel ah naga daa