CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 621

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib  7 หลายเดือนก่อน +266

    Asc asxaabta karaalinoqda haday xaga codka ciladi kajirto sorry

    • @maryanabdi1498
      @maryanabdi1498 7 หลายเดือนก่อน +39

      Dhib malahan codka waa nadif❤

    • @ifrahadami4095
      @ifrahadami4095 7 หลายเดือนก่อน +17

      Waa caadi xbbt codkaagu masha allh

    • @kadijaali4753
      @kadijaali4753 7 หลายเดือนก่อน +7

      Masha Allah (واطح جدا) raaliga jannah.

    • @munasheikhabdilaahi8535
      @munasheikhabdilaahi8535 7 หลายเดือนก่อน +9

      Maya xbbti SI wangsn aa kuu maqlaa anigu

    • @AaminoXasan-bu4ms
      @AaminoXasan-bu4ms 7 หลายเดือนก่อน +4

      Insha allah

  • @aliyamohammed1765
    @aliyamohammed1765 6 หลายเดือนก่อน +140

    From tiktok inta ila mida farta taaga😂

  • @sahroali3168
    @sahroali3168 6 หลายเดือนก่อน +7

    O my Allaah, wallaahi waa qiso qalbi taabad leh. Gabadha ay ku dhacdayna waxay ahayd qof ilaahay ku arsuqay deganaansho, IYO Caqliba. MAASHAA ALLAAH ayaannu u leenahay.

  • @alicadaani1382
    @alicadaani1382 7 หลายเดือนก่อน +100

    40 qof ducadoda wala aqbala isoo duceya examka dowlada gali rabaa plzee codsi waye😢

    • @sundusawil2355
      @sundusawil2355 6 หลายเดือนก่อน +2

      Allaah hakuu fududeeyo

    • @safiyomohamud9428
      @safiyomohamud9428 6 หลายเดือนก่อน +2

      ilahi haku yasiro

    • @muslimomumin6475
      @muslimomumin6475 6 หลายเดือนก่อน +2

      Allha ku fududeyo insha allah 😢

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 6 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa ku yidhi waa la aqbalaa waa bidco wll waxasi ama daliil keen

    • @FalastinNorAden
      @FalastinNorAden 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaah hakuu😂fududeeyo

  • @herhighness6771
    @herhighness6771 6 หลายเดือนก่อน +22

    Dhikri kowad La illaha illalah wax dahu la sharikalah lahul mulku walahul xamdu wahuwa cala kulli shay in qadir malinti 1 kun iyo subhanallahi wa bixamdi cadada khalqi wa rida nafsi wa zinata carshi wa midada kali matih 1 kun asagana malinti wa furaha 🗝️ albab walbo xirna fuuro rizqi hadey tahay shaqo, wax barasho, guur, awlad wax walbo wallahi been nima sheegaye wad heleysa hada malin walbo labo sac oo kali ah siso naftada ❤

  • @farduzomar6855
    @farduzomar6855 7 หลายเดือนก่อน +64

    Qisooyinka waxa laga hela xikmad mahdsanid sawda

  • @MohamedDhuhulo
    @MohamedDhuhulo 7 หลายเดือนก่อน +42

    SCW SCW SCW Guuleeyso Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Insha'allah ❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️❤️❤️❤️

    • @maxamedjaamac150
      @maxamedjaamac150 7 หลายเดือนก่อน +3

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @Muhiima_sharaf
      @Muhiima_sharaf 7 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅😢😅😢😅

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 7 หลายเดือนก่อน +26

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @SabienZxSabienzx
    @SabienZxSabienzx 6 หลายเดือนก่อน +43

    From TikTok wan so radiyey runtii waa qiso xanun badan

  • @shukriahmed4346
    @shukriahmed4346 หลายเดือนก่อน +1

    Masha’Allah wa qisa caajib badan. Anigu marka xanaaqo wan dagdaga

  • @KatroBarre
    @KatroBarre 4 หลายเดือนก่อน +3

    Oh my God sister I love your story and I need a more story for new family like for drama for everything. Thank you.😂 may God bless you.

  • @SahraMukhtaar-i6n
    @SahraMukhtaar-i6n 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ala gabadhan tiktokga kasoo raacay qisadan neh wan kahelay ❤😂

  • @aminabarreabdi5274
    @aminabarreabdi5274 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalaah naagaqlibadanbeey aheeyed. Adiguna waad kumahadsantahay sida wanaagsan eeaad qisooyinka noogusoogudbiso

  • @RahmaDarwish-zy4ly
    @RahmaDarwish-zy4ly 6 หลายเดือนก่อน +15

    Masha Allah qaali waa qiso cajiiba go aanka degdega ahi waa guul darro

  • @RaaqiyaMaxamud
    @RaaqiyaMaxamud 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wallahi waa qiso cajiiba waa gabar rabi geed ku xiran xarig adag ayey haysatey

  • @wayidwayidq5906
    @wayidwayidq5906 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waa qiso cajiib ah dagananta iyo sida caqliga badan oo ay xaqiiqda uga salgaartay yaan ku hambalyeynayaa marwada qiso xanuun badan oo ay adag tahay ruuxa inuu is dajiyo ay adagtahay bay muujisay adkaysi aad u adag iyo inay nafteeda xakamayso taas waxay ka caawisay inay xaqiiqda indhaha saarto waayo laba qof oo qol isku xirtay waxay samaynayaan hadadan indhaha saarin xaqiiqda meesha ka jirta mahaysid geesiyad caqli badan bay ahayd masha alah ehlu diin bay ahayd marwo daacad ah bay ahayd daacad hadad tahay guusha adiga leh

  • @fatimoAadashekh-r6m
    @fatimoAadashekh-r6m 6 หลายเดือนก่อน +23

    Dulqaad ka inlaga barto ayey istahishaa gabadhasi😢😢

  • @Xaawoyuusuf-nh3gs
    @Xaawoyuusuf-nh3gs 7 หลายเดือนก่อน +33

    Hadu qofku yhay qof iiman leh go.an caqaliysan buu qataa lkn hdu iman lahayn shaydan ba wax xun uQurxinya ilahow iimanka nagu sug amiin yarbi sowday maxa wacyi galinti dumarka niga da.ayysay wan uxiizanyee kujeclhy Qali cimri sheer cafimd taam ah cibdi suban intaba ilahy hakusiiyo❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud 7 หลายเดือนก่อน +13

    Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo masha Allah

  • @HiwaaqmohamadNuuh
    @HiwaaqmohamadNuuh 7 หลายเดือนก่อน +18

    Wcs Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw waa caadi codkaaga sowda bilaneey❤❤❤❤

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 7 หลายเดือนก่อน +11

    Asc dhamantin Drs sawda bismilah waa naag cajiib ah Gabadha guriga lahad waxay ku fican tahay in sirdonka madax loga dhigo walhi waxay astahisha in masul Sare laga dhigo ❤❤❤❤❤

    • @FarahShire-h6n
      @FarahShire-h6n 6 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah ilhay ha ku barakeyo aduun iyo akhiro Amiin Amiin

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 7 หลายเดือนก่อน +19

    Waxan u xiizney wajigaga marka qisada aqrineyso habo, last day of eid, Eid Mubarak dhamnteyn ❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 6 หลายเดือนก่อน +16

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا و نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 7 หลายเดือนก่อน +7

    Gabadheyda Sawda, gabadhan , gabar degan oo maskax fiican leh ayey aheed weyna is xakameysi. Baddi gabdhaha Somaliyeed ma yeela karaan sidan oo kale. Go'aan deg deg oo la gaarana waa laga fiican yahay. Inaad dad waaya arag ah la tashatana wey fiican tahay. Waxaa la yiri : ( لن يهلك أمري بعد مشورة. وهكذا اذا غضب المرء غاب عقله ولا يدري ما يفعل)، بارك الله فيك يا سودة

  • @AxmedYusuf-jn2qf
    @AxmedYusuf-jn2qf 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay hablaha ha inoo
    Barakeeyo gabadh xagmadle Bay ahd iyadiyo walaalkeed ba

  • @hamdasahal6349
    @hamdasahal6349 6 หลายเดือนก่อน +8

    Alla Haboooy qisoyinka saa ujeclhy hidn online teamkeedi aha hdda ada kula sxiby🤤❤😂

    • @jamiilaosoble48
      @jamiilaosoble48 4 หลายเดือนก่อน

      Isku team nahay quruxey hodan online waa naga mashquushay lkn sowda noo joogto❤

  • @hodoahmed5986
    @hodoahmed5986 6 หลายเดือนก่อน +17

    walaahi waa qiso xanunbadan lkn gabadhaa iimaan iyo diin lahayd allahu akbar

    • @KinsiHasan
      @KinsiHasan 6 หลายเดือนก่อน

      Haa😢❤

  • @sacdiyocali-t9q
    @sacdiyocali-t9q 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going sowda qaalib . Xpppti❤❤❤❤❤

  • @ridwaanmahamed-gd6gk
    @ridwaanmahamed-gd6gk 6 หลายเดือนก่อน +6

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @ShukriaxmedRaage-o7r
    @ShukriaxmedRaage-o7r 7 หลายเดือนก่อน +10

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤

  • @BintuIbraahim
    @BintuIbraahim 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ayyyy❤ alla sowdaay sidaan ugu xiisnay wajigaada Allahmadulilah hadii aad inoo soo labatay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน +12

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedaadanismaaciil
    @axmedaadanismaaciil 7 หลายเดือนก่อน +5

    M.a Wllh runtii waa qiso cajiiba drs allh cimriga io cfmaadkaba hakuu dheereeyo

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 7 หลายเดือนก่อน +11

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤maachaallah sawda qaalib

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤alahu akbar alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 7 หลายเดือนก่อน +18

    Masha Allah walashay sowda Allah dartis u jelahay gabar somaliyed aqlaq ixtiram diin hadal wangsan waxa iga muqata guriga ay ku so kortay guri wanagsan inu yahay masha Allah الله يحفظكم كلكم يا حبييتي سودة ❤❤❤❤❤

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  7 หลายเดือนก่อน +3

      شكرا جزيلا لك ❤❤❤

    • @NastehoCaapi
      @NastehoCaapi 17 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤

  • @NIMOHACHI
    @NIMOHACHI 5 หลายเดือนก่อน

    SoubxanAllah 😢 wa qiso yaab badan. Allah ha naga qabto saaxiriinta amin. Subax kasta wa in surat al baqarah lagu shido guriga. Sawda Allah haku barakeyo 🎉

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 7 หลายเดือนก่อน +11

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢❤❤

  • @MuniishinaAli
    @MuniishinaAli 6 หลายเดือนก่อน

    Mahasanid waxa qof iman iyo dhaqan wanag san leh Allah Ku xifdiyo intaa ad noshahay mashallh❤🧕🥰😍🤩😘

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 7 หลายเดือนก่อน +7

    Shaqaale bal ka dabaasha kkk inta aan shaqaale heysanin aniga camal walaahi inside and outside ayaan ka shaqeysanaa alhamdulilaah

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 7 หลายเดือนก่อน +1

      Me too qli

  • @fatimoAadashekh-r6m
    @fatimoAadashekh-r6m 6 หลายเดือนก่อน +7

    Mahad sanid sowda. Waxbadan baanraadin jirey janalkaaga❤

  • @Qamar-lm3os
    @Qamar-lm3os 6 หลายเดือนก่อน +1

    From tiktok❤😂

  • @AsliAsad-dz9bm
    @AsliAsad-dz9bm 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qurux badanaa go'aamada marka daganaanta la qaato❤

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 7 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw ❤mansh allah qaliib coming soon 100k insh allah ❤❤❤❤

  • @awadjama1830
    @awadjama1830 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdullahi-v7m
    @Abdullahi-v7m 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaadtahay haweney quruxbadan asturan diin ay kamuuqato Maasha allah fadlan qisooyinkan camal hasoo deynin dhaqan kale arintana waa arin khiyaalia wax kajira malahan haweenka carabta in lafuro waxaa ooga fiican iney dhimato marka hanoosheegin raali ahow

  • @Somaliaweyen
    @Somaliaweyen 6 หลายเดือนก่อน +6

    Inta tik tok kaso racaye ❤😂

  • @maryamahmed3127
    @maryamahmed3127 หลายเดือนก่อน

    Mashallah sawda qalbi ❤️

  • @amaaldegan4156
    @amaaldegan4156 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allah dartii ku jecelhy Sowda Qaalib keep going❤❤

  • @amiiraasli4011
    @amiiraasli4011 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll qisooyinkan xasaasiga noo so badi waan ku taamila qaadanaynaayr mahadsanid

  • @nasroismailgeesey9842
    @nasroismailgeesey9842 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa mar dhow 100k baa gaari rabnaa i.a mardhow🎉🎉❤

  • @revenqueen-qn1ti
    @revenqueen-qn1ti 7 หลายเดือนก่อน +2

    I’m the first n I love ur stories n I love u , scw ❤

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  7 หลายเดือนก่อน +3

      Yes you are ❤❤🎉🎉

  • @AlidjamaChralescuba
    @AlidjamaChralescuba 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah Mashallah Marshallah

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 7 หลายเดือนก่อน +2

    Soonoqosho wanaagsan walaal sowda qurux Maanshaa Allaah ❤❤❤❤❤

  • @MusbaxAhmed-ey9de
    @MusbaxAhmed-ey9de 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alahu akbar wa gabdha qalbi ficn m.a ❤❤ shukran abyo sowda❤❤

  • @KhadijoIbrahimAbdalla
    @KhadijoIbrahimAbdalla 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha'allah , adeg badan iyo Supermarket dheer ayey udirte naagtii shaqaalaha dhagarta badneed wow😮😊😮

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekadu sheeka xkmadaysan bay ahayd oo waxkuqaadasha leh sheekooyinka noo can inookeen waad kumahadsantahay ❤👍😍🥰

  • @MaryamXasan-qm6jb
    @MaryamXasan-qm6jb 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi masha allah waxay ahad gabar caqli u saxiiba ❤

  • @elmisaredo9940
    @elmisaredo9940 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah talaw aad uwaagsan weyi

  • @AbdicaliJamac
    @AbdicaliJamac 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ok waa fiican tahay sawda qaalib

  • @najmosaciid2925
    @najmosaciid2925 7 หลายเดือนก่อน +14

    صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله

  • @nimoomar1515
    @nimoomar1515 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abyo walshey waa cusbahay so dhawen ma jirta🎉❤

  • @FatmaOsman-i7v
    @FatmaOsman-i7v 7 หลายเดือนก่อน +5

    hbo been kuuma sheegin wlhi saa id ayaan udugaa sheekooyin kaaga waxnba kugu sii jclhy marka ugu dambeysa waxa dhahda samirkaaga ayaad janada ku galeysa❤❤❤

  • @maryanabdi1498
    @maryanabdi1498 7 หลายเดือนก่อน +10

    Sowdo❤ qaalib keep goin 🎉

  • @Cudoonali
    @Cudoonali 6 หลายเดือนก่อน +2

    40 qof ducadoda waa la aqablaa iso duceyaa asxpy Murad Ayan leyaya

    • @mohamedkaahin8661
      @mohamedkaahin8661 6 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay muraadkaga haku fududeeyo

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yq 7 หลายเดือนก่อน +11

    Abayo wajigagi uxisney❤❤❤❤

  • @HousseinAinanAbdoulchakour
    @HousseinAinanAbdoulchakour 28 วันที่ผ่านมา

    Suhallah Allah Akbar 😢😢😢😢🤲

  • @abdirahmanrashiid-wv6kq
    @abdirahmanrashiid-wv6kq 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cajiib wllhi🎉🎉 waa qiso xanuun badan 😢😢😢😢

  • @SahraJuube
    @SahraJuube 6 หลายเดือนก่อน +4

    Qisadaan t8ktoka ayaa gois goos ugu arkay inaa adiga kugu dhacdaa mooday gabaraa ii sheegtay in aad wispoyinka soo gudbiso chenelka xitaa hadaa arkay

  • @abdullahiabdi4965
    @abdullahiabdi4965 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo sidee kuheli karaa gabar sidaadoo kale U caqli iyo xigmad badan🥰✌️

  • @FatimaAlikhalif
    @FatimaAlikhalif 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inta mesha xaan utimid😂😂😂🤘

  • @maqsuud-t3v
    @maqsuud-t3v 6 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalaah qisadaan runti wankanaxay goryaha muslinka shaydaanka Alle haka qabto 😢

  • @amalali4698
    @amalali4698 6 หลายเดือนก่อน

    👏 wow 😮 qiso xikmadeeda wadata

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 6 หลายเดือนก่อน

    mansha allah walahey arinkan umu yaasir waxba laga baran kara waana qatarta ugu badan oo qoysaska shaqalaha u seexdan ka dhacda iyo weliba aqligii iyo sabirkii ay muujisay xigmad weyn baa ku jirta si fcn bey yeeshay

  • @FadumoSayidRashid
    @FadumoSayidRashid 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah wllh waa cajiib qisadaaan m.a xaaskaasna waxe aheed qof dulqad leh Misana caqli leh Allah Naga qabto dadka xasidiinta ah aan qofna farxad io hormar u ogolenin anaga Allah nagama dhigo xaasid

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน +8

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu my dear abaayo sowda bilaneey allaha kubarakeeyo

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 หลายเดือนก่อน

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين

  • @faadumomukhtaar250
    @faadumomukhtaar250 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allh waa qiso cajiiba 😊

  • @khadritahassan5705
    @khadritahassan5705 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah wllshay sawda alle haku xiftiyo maso laabatay

  • @abdirahmanokayd2050
    @abdirahmanokayd2050 6 หลายเดือนก่อน +4

    Macha Allah sidad uso tabinayso shekhada aad ayay wall u wanagsan tahay keep going

  • @mihaamabdullahi8874
    @mihaamabdullahi8874 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh she was very intelligent🥺❤️💐

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha Allah gabadha umucashir gabadha waanagsa aya ehet.waalolo gabadha anwatha joogno iyo kuwakale on lagursathey oo jecel gabadha shaqalaxh ahh iney guriga ujogan ashir fican aya utahay .mahatsanit walolo.qaasatan gabadha Kenya iyo gobolka woqoybari North Eastern province oh somalitha deeg aya naaga laqaba shaqalo uraban.wslm

  • @gaagaalecali2752
    @gaagaalecali2752 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso cajiiba wlhi sawdo allaha kuxafido

  • @YaasiinMacalinAbdikadir
    @YaasiinMacalinAbdikadir 6 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم عدد خلقك ورضا نفسك وزنة عرشك ومداد كلماتك كلما ذكرك ذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون

  • @abdikadirgulet9566
    @abdikadirgulet9566 6 หลายเดือนก่อน +1

    From TikTok

  • @HasanCade-ve7fr
    @HasanCade-ve7fr 6 หลายเดือนก่อน

    ❤mashaa allaah abaayo walaahi tiktok ayaan kasoo arkey videogan asigo hoof ah yutubk kasoo radiyey aqiiran waan ku heley wax walbo uu mudan yahy video waan siyey adigun waad mahasantahy waa qiso cajiib ah oo cabsi leh🎉

  • @Cumar.BaasheFilms
    @Cumar.BaasheFilms 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asxaabay dadka mu.mininta ducadooda waa la.aqbala please examka federally ayaan galayaa isooduceeya inaan baaso ama inuu ilahay ifududeeyo 😢

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 6 หลายเดือนก่อน +1

    صلي الله عليه وسلم ♥️♥️♥️♥️

  • @MarwaOmer-eq8vi
    @MarwaOmer-eq8vi 6 หลายเดือนก่อน

    From tiktok 😂❤

  • @amiinahassanfarah4765
    @amiinahassanfarah4765 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ugu danbay waan naso hor fadhisatay habo miss you❤🙏

  • @Hindahappy-s3m
    @Hindahappy-s3m 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah qiso ayku dugan tahay xigmad

  • @Ifraaxadan-pd2yr
    @Ifraaxadan-pd2yr 6 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @fatuushhassan6444
    @fatuushhassan6444 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah after long time wajigaaga quruxdada badnaay baan arkeyna 😊😊😊

  • @farhioabdi9992
    @farhioabdi9992 6 หลายเดือนก่อน

    Hoyo adag thy wlhi m.a illah ha,isku kiin barakeyo xajikga❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ❤❤❤❤صل الله عليه وسلم🥰🥰صل الله عليه وسلم🥰🥰صل الله عليه وسلم🥰🥰

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 7 หลายเดือนก่อน +7

    Wcs wll.salalaahu calayhi wasalam

  • @yusufismail-i2u
    @yusufismail-i2u 6 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal waan ku salaamayaa gabadhu waa la itixaamay! Haddaay Nairobi joogto halaxidhiidho colimada reer Nairobi gaar ahaan walaalkeen shiikh Maxamoud shibile aniguna waxaan jeclahay in aan lataliye sideebaan ku helaa ?

  • @abdirahmaanmohameddeis7813
    @abdirahmaanmohameddeis7813 4 หลายเดือนก่อน

    Acww.
    Maanshaa alaah walaal Sawda sheekadaada aad iyo aad ayaan uga helay laba dhinacba,sida ay sheekadu xaqiiq u tahay iyo qaabka aad noogu soo gudbisayba waa wax lagu farxo oo mudan inaan hada kadib la socdo sheekooyinkaaga danbe walaal,kkkkkkk anigu inta aan ku daawanhayey ayuuba warku idhaafay kadibna ku soo celiyaa kolba.
    Mahadsanid

  • @hudajo1384
    @hudajo1384 7 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah what a listen
    How can I contact you my sister....

  • @munasheikhabdilaahi8535
    @munasheikhabdilaahi8535 7 หลายเดือนก่อน

    Walashey mcn sawda qaalib guuleyso marwalba allah ku xafido abaayo ❤️🫂😘