Mataanahaan waxay u dhimanayaan sirtaan ay ogaadeen darteed 🤔🥶 Qiso cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 124

  • @Macalinbashiir1
    @Macalinbashiir1 3 หลายเดือนก่อน +33

    isoo duceeya in Allah muradkeyga ii sahlo

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน +4

      Muraad kaaga oo qeyr ah allaha kuusahlo amiiiiiiiiin insha allaah

    • @Alkharia-s
      @Alkharia-s 3 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey muradkaga isagoo kheyr badan hsku sahlo ❤❤

    • @Amineta.0
      @Amineta.0 3 หลายเดือนก่อน

      Muraadkaga oo midqeer kujiro rabi hakuu saqiro

    • @bakarcade5606
      @bakarcade5606 2 หลายเดือนก่อน

      I😅8h​@@ugaasocismaan733

  • @ibrahimmahamed5204
    @ibrahimmahamed5204 3 หลายเดือนก่อน +53

    Caawa oo dhan ayaan ku sugaayey legend waa ogaa inaadan muuqaal la'aan na dhigeynin Waana ku faraxsanhy inaan ahaado qofka ugu horeeyo ❤😮😊

  • @MaaidoCabdirashiid
    @MaaidoCabdirashiid 19 วันที่ผ่านมา

    Waaw wall ileys wall qalbi wanaagsan thy so 😊😊❤❤

  • @fartunhussein3598
    @fartunhussein3598 3 หลายเดือนก่อน +3

    caawa oo dhan ayaan ku sugaayey legend waa ogaa inaadan muuqaal la, aan na dhigeynin waana ku faraxsanhy inaan ahaado qofka ugu horeeyo ❤😮😊

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 3 หลายเดือนก่อน +11

    ArdadeYda imtixaaNka Dowlada GaleYzo alle ha idin fududeeYo I.a🥹🤲

  • @allahismylife1206
    @allahismylife1206 3 หลายเดือนก่อน +11

    Team mo faami Hi .hello🤗🤔

  • @AJMALAXMED-cv7tb
    @AJMALAXMED-cv7tb 3 หลายเดือนก่อน +7

    Qofkii ugu horeyay wan aaami la ahy❤🎉😂

  • @FadumoCabdi-vp6zp
    @FadumoCabdi-vp6zp 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha ku xifdiyo wll❤️❤️

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bismillaahi raxmaani raxiim aduun yaab badanaa dadka qaarna indhaadkaa

  • @NawaalMahamed-iu7iv
    @NawaalMahamed-iu7iv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Golden voice

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 3 หลายเดือนก่อน +6

    Subxaanallaah illaahay ayaa mahad leh oo islaan naga dhigay

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waad nso hor faristy e horey u soco bro

  • @CanabCaliismaciil
    @CanabCaliismaciil 3 หลายเดือนก่อน +3

    Koobi mo faami 😂zxp kadhac waa kaftanee laakiin waxaad uegtahay mo fami 😂😂😂😂😂 igu qaado

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et 3 หลายเดือนก่อน +2

    🥰🥰🥰🥰 aaway qisooyinka cabsi cabsida 😢 ifiyow 😢

  • @samqueen9005
    @samqueen9005 หลายเดือนก่อน

    Laga yaabe ina run sheeke oo gabdhaha aabahoos runta ahay ee is dilay u aaren

  • @NawaalMahamed-iu7iv
    @NawaalMahamed-iu7iv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Golden voice wlhi😢❤🪽masha Allah

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow quruxlow aa.tahay jah naag ma qaptaaaa😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤ iska kaftanlee😂😂😂

    • @Binthlm
      @Binthlm 3 หลายเดือนก่อน +2

      Kaftan le kudhameso alpiyy😅😂😂😂😂

    • @user-xe5xd2qz7h
      @user-xe5xd2qz7h 3 หลายเดือนก่อน +1

      Kftankas😂❤wye

    • @Alkharia-s
      @Alkharia-s 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😅

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 3 หลายเดือนก่อน

    ASC Ifiyow haddii aad wejiga xiraneyso sidaadi hore,jidadka Mogadishu inoogu qabo,taas ayaa inoo wanaagsan Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @UmuMustafa-gq2zg
    @UmuMustafa-gq2zg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa u eeg tahay qof diinta wax kayaqaana wllo sidaadii hore ulaabo yacnii bilaa ka marada

  • @ShamsidiinMaxamed
    @ShamsidiinMaxamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @daganiitadolar3516
    @daganiitadolar3516 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa la iga soo horeyyyy🎉❤

  • @FilsanMohamed-xo9ye
    @FilsanMohamed-xo9ye 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshallaha keep going lkn waxooga so kokob aad ayuu u dbeeryahay videoyadada thnks

  • @abdiazizelmi5886
    @abdiazizelmi5886 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkiii hore xataaa iyadaaa dishay

  • @mowliidkhaliif477
    @mowliidkhaliif477 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mo fami aya iska dhig dhige pro miii😅😅😅😅😅😅😅

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 3 หลายเดือนก่อน +3

    mnshaa Allah ifiye sxb sare runtii sxb wan kugu faanaan allaha ku xafido aduun iyo akhiroba amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiyeeee shugran yaa xabiibul malaayin ❤❤

  • @user-eg4mq5bd5r
    @user-eg4mq5bd5r 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walkey hore u soco

  • @mostafatafo3629
    @mostafatafo3629 3 หลายเดือนก่อน

    dadwehnah qaar baa isleh gaadh hormarkiisa

    • @sadaamBashir
      @sadaamBashir 2 หลายเดือนก่อน

      Wa laba youtuper hadu rabo wu kaga daysankara fikradaha

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow🎉😅😅

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw 3 หลายเดือนก่อน

    Wallo horu Mar baan kuu rajaynayaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @BATMAN-AFFLACk
    @BATMAN-AFFLACk 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllka qiso cabsi badan aa rabna qiso jin ah❤

    • @abdurahmanmaane2360
      @abdurahmanmaane2360 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @BATMAN-AFFLACk
      @BATMAN-AFFLACk 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdurahmanmaane2360 😂😂😂😂😂

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mr ifiye.100%💀☠️.

  • @YoussefC.raxmaan
    @YoussefC.raxmaan หลายเดือนก่อน

    Cartonki ma iska deysay

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 หลายเดือนก่อน

    Thnks masuul ifiye

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye waa Yaab Iyo Yaabkiisa allaahu ma na,Jeeynaa nocaasnoocaa

  • @IkranIkran-sd9gn
    @IkranIkran-sd9gn 25 วันที่ผ่านมา

    😢😮😢😮🎉

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 3 หลายเดือนก่อน

    Dad badan ba jira hadal laxameeya # wiil yar hadii ka hadal waxyaabaha qisada dhex ka sheegi.doono inta hadii dhehaayaan laxan saaaraayaa

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn 2 หลายเดือนก่อน

    Asc. Waan ku slmy zaki Binu xaaji waana slmayaa sxbkaaga codka kuu jilaya. Sheekooyinkaaga waan jeclahey mahadsanid.

  • @abdurahmanmaane2360
    @abdurahmanmaane2360 3 หลายเดือนก่อน +3

    Codka chanelka dadweynaha coppy so dhahde caanow se cml he 😂

  • @user-mm6cf1ud9v
    @user-mm6cf1ud9v 3 หลายเดือนก่อน

    Woow

  • @muunoxasan-vm7nn
    @muunoxasan-vm7nn 3 หลายเดือนก่อน +1

    ifiyow aawe qisooyinka. Hackerada

  • @user-td3qi9vi7h
    @user-td3qi9vi7h 2 หลายเดือนก่อน

    Chanelka dadweynaha ?!

  • @SadiaAlas-id8iu
    @SadiaAlas-id8iu 3 หลายเดือนก่อน +1

    Team 1994 isoo raaca like ❤

  • @user-ql3dp4vm3c
    @user-ql3dp4vm3c 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks for your ❤❤❤❤

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 3 หลายเดือนก่อน

    Anah uhooreeyo ❤❤😂

  • @JaazmiinZaalim
    @JaazmiinZaalim 3 หลายเดือนก่อน

    M.a wl hory usoco❤

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa bilawday dhaqankii kanelka Dadwaynaha wajigaa wax kusoo qarisay ama caadi usoo fariiso ama sidaadii hore ahaw saas baa ila qurux badan lkn adaa xor ah waa fikir kayga

  • @khadrahassan624
    @khadrahassan624 3 หลายเดือนก่อน

    Hi legend ku waan waa sax lkn kuwa carabah waa qubxi😢

  • @SuraleYyyy
    @SuraleYyyy 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb mo fani usoo ekatey 😍

  • @user-uo5hk4xg4c
    @user-uo5hk4xg4c 3 หลายเดือนก่อน

    Wan ku salamay ifiyow laguma waayo

  • @MaryanNuur285
    @MaryanNuur285 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanta ilays madaawan man dhan waxan uma leyaa Chanel ka dadweynaha inaan dawanayo hadana waxan leyahay kani codkiisa maba ahane maxaa qaldan ileyn waa ilays oo iskenay😮😅😂😂

    • @DoolAli-xz7jz
      @DoolAli-xz7jz 2 หลายเดือนก่อน

      Wllhi ani xataa chanelka dad weynaha u maleynaaye hada firii waba ilyaas wan yaabe😂😂😂😂

  • @hodancaday7267
    @hodancaday7267 3 หลายเดือนก่อน

    Waar koopiga nagadaa wajiga waxa soo xidha mo faami adna hanosoo xidhan wajigee sidaadi hore ku noqo wll

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 3 หลายเดือนก่อน

    Miskiinkii caruurta dhalay xataa way dishay lkn cidna cadayn uma hayso😢

  • @user-ob3hl6vy2l
    @user-ob3hl6vy2l 3 หลายเดือนก่อน

    Hal Chanel ka dhig mid 1m gaara

  • @miimoabdule
    @miimoabdule 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye codkaga mx ku dhacyy hergab mku hayo neh😢❤

  • @Qalb714
    @Qalb714 3 หลายเดือนก่อน

    Wll sodkaga marka dubeso wax yar kur uu qad ani wuu ila gaban yhy 😢

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤💚😀🌷👍✅

  • @mohamednoor6889
    @mohamednoor6889 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow sxp baryahan walugu waye maxa dacay😅

  • @Qalb714
    @Qalb714 3 หลายเดือนก่อน

    Wayo makiinad aya shiita marka shaqada ku jiiro qisoyiinkaga hosha ku qabsada😢

  • @billybilly445
    @billybilly445 2 หลายเดือนก่อน

    Copyright ka jooji walal

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 3 หลายเดือนก่อน +1

    Oo gabdhihii ma dhimanine!!sow adiga yiri way dhimanayaan

  • @kas1231000
    @kas1231000 3 หลายเดือนก่อน

    Asc ifiyow chanelka cusub magaciiso ii soo qor waaba waayey ileys show

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 หลายเดือนก่อน

    Please waqtiga noo soo gaabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Alkharia-s
      @Alkharia-s 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @AhmedaliMohammed-gd5sz
    @AhmedaliMohammed-gd5sz 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb awaaye linkiga ifiye show

  • @AmirMousse-ib3kr
    @AmirMousse-ib3kr 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb ifiyaw qisooyinkii hackerska noso celi

  • @Parksihaam
    @Parksihaam 3 หลายเดือนก่อน

    2007__7__15 july❤👸🥺

  • @Maxamadshaakir-tn5um
    @Maxamadshaakir-tn5um 3 หลายเดือนก่อน

    Kkk adeer kuwan channelka kale maxa usoo galin weyde meshan waweynka uun baa ka sugeyne

  • @FactCuriousYT
    @FactCuriousYT 3 หลายเดือนก่อน

    Qisada Tedbunddy Kaso Hadal wll

  • @HanadCabdiqadir-im1gq
    @HanadCabdiqadir-im1gq 3 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @user-pu6mj3op5g
    @user-pu6mj3op5g 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan filayaa inaad tahay macalin guuleedkii noo dhigi jiray socialka ee umul quraan kadhigijiray waa huda hadiiba aad ixasuusato sababtoo ah waxan dareemayaa inaanu codkaagu igu cusbayn

  • @user-lc8xs9hz5g
    @user-lc8xs9hz5g 3 หลายเดือนก่อน

    Sheko cabsi cabsi noso diyari wll

  • @user-rh5nb4dh3o
    @user-rh5nb4dh3o 3 หลายเดือนก่อน

    Tuugo isbaheysatey weye naagahan😂😂😂

  • @XamdaMarwo
    @XamdaMarwo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @khadraahmed2132
    @khadraahmed2132 3 หลายเดือนก่อน

    Wll ifiye show maxa kudhacay maba shaqeynayo ciwanka kale se wax ujiran??????????

  • @YaxyeAbdi-bw3tz
    @YaxyeAbdi-bw3tz 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye face mask ka dhig

  • @user-he6pg1nt6x
    @user-he6pg1nt6x 3 หลายเดือนก่อน

    Alla wilkayni ilays ugu damayn Wu naso hor farsty ❤😅

  • @ZaaraFaysal
    @ZaaraFaysal 3 หลายเดือนก่อน

    Waxba ka ma fahmid 😮

  • @Everythingmunish
    @Everythingmunish 3 หลายเดือนก่อน

    Wxwllbo wxaa iga daran sidan focus_ka usarayo ifiye muqalkisa 😂waba ano waligey arkin oo kle😢

  • @UrCirstiano..7
    @UrCirstiano..7 3 หลายเดือนก่อน

    Zhpow xarfantii uxiisay nio

  • @bushraibraahin6281
    @bushraibraahin6281 3 หลายเดือนก่อน

    WAAR HEEDH CODKAAG MAXAA KU DHACAY 😬🙄

  • @user-vn9fy3lr9c
    @user-vn9fy3lr9c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yuu copy garenayya car😂😂

  • @AxmedYuusuf-vu4wd
    @AxmedYuusuf-vu4wd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb wanaagsan

  • @FatimaBenzema-ge4cr
    @FatimaBenzema-ge4cr 3 หลายเดือนก่อน

    Background fadhiga qaabka uu kugu yaalo Ma qurux badno fadhiga Wuxu ku qurux badnan laha ina wareeg u dhigto fikir keyga kgu darsaday hdu qaldan yahayna ka rali noqo Aad Baana ku tageera legend🫡

  • @suheyloabdirahman8005
    @suheyloabdirahman8005 3 หลายเดือนก่อน

    Ifiye adiga iyo dadwaynaha walaalo miyaa tihiin waad is ku egtihiin nee

    • @rahmahassan7793
      @rahmahassan7793 3 หลายเดือนก่อน

      Xataa codka isku yar dhawyiin 😊

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 หลายเดือนก่อน

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FILM 1990 LA SAMEYEY AYUU ROOTI KA RADSANYA

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

    • @SahdiyaSahdiya-eo2st
      @SahdiyaSahdiya-eo2st 3 หลายเดือนก่อน

      Wcs😂

    • @najmamaxamud64
      @najmamaxamud64 3 หลายเดือนก่อน

      Pro waan gadaye waxa Aan ku sexdo Ayaan radinaye mhd sanid pro 🎉 Waxa kulahadlayo waa wil mahan dumar Ee waa wil😊 Ee shekadi jinka iyo shiqa noosoday pro 🙏

  • @HanadCabdiqadir-im1gq
    @HanadCabdiqadir-im1gq 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @HanadCabdiqadir-im1gq
    @HanadCabdiqadir-im1gq 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤