Dilaagii xeebaha 😲 || Qiso Cabsi badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 180

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +83

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @abdulrahmanmursal1615
    @abdulrahmanmursal1615 2 หลายเดือนก่อน +9

    Alla qisadu yaab badnaydaa oo cajiibsanaydaa yaab badnaydaa thank you soo badi sxb.

  • @nadifaaden7619
    @nadifaaden7619 2 หลายเดือนก่อน +9

    Mash allah ifiyow wad dadaleysaaye baryan har mar wacn inashallah 200k ayan gari doonaa hadad sidaa u dadaasho huno qali

  • @NimcoCnuur
    @NimcoCnuur 2 หลายเดือนก่อน +29

    Abowe janada alle hakaaga farxiyo😢😢

    • @najmamaxamud64
      @najmamaxamud64 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aniga iyo ❤ Adiga Aaamin

  • @Enissa3713
    @Enissa3713 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ileys Romantic paapa tahayee anoo iga xaday fikrada maa dhahday😂

  • @user-og7lq6tc4r
    @user-og7lq6tc4r 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ani kaligeey miyaa mise cudurkan waad ila qabtaaan sheekoyinka ifiye wan bo sawirtaa wlhi 😮😂❤

    • @NezmaUpdi808
      @NezmaUpdi808 2 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ahey sheeka kasta sawirta😂

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett 2 หลายเดือนก่อน +12

    Afur wanagsan inta soo need😊

    • @Mohamed-qp9bv
      @Mohamed-qp9bv 2 หลายเดือนก่อน +3

      Afur la mid ah
      Allane hana aqbalo soonkeena iyo saladena

    • @HiBa_mahamett
      @HiBa_mahamett 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Mohamed-qp9bv aamiin aboowe😍

    • @user-ui1po4df7o
      @user-ui1po4df7o 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Mohamed-qp9bv amiin yarabi

  • @F13500
    @F13500 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekada sida cusbada iyo xawajiga loga darayo igu daran romantic socod goniya ayuu leyahay kulaha 😂😂😂

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 2 หลายเดือนก่อน +7

    mnshaa Allah ifiye sxb horay u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 2 หลายเดือนก่อน +2

    1:01:50 🤣🤣😂waad iga qoslisay wlh

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 2 หลายเดือนก่อน +8

    Asc zxp ❤ dhaman waan idinsalamay sigarah ifiye 😊

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 หลายเดือนก่อน

      Waa kaa qaaday qaali

  • @LeyloCabdulahi-kp4pd
    @LeyloCabdulahi-kp4pd 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mr ifiye anigo canjeldey iska dubanyo aydba dembi bare cadi ahey iga dhigtey😂😂 horey u soco wll

  • @hooyomcn5191
    @hooyomcn5191 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax safiyo wan ka xumay waxay aheed ila magac sigaranbutaneenayy

  • @Samiaaxmed27
    @Samiaaxmed27 2 หลายเดือนก่อน +5

    San u farxay qiso dheer 🎉❤

  • @user-mw8cq6gc1h
    @user-mw8cq6gc1h 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ifiyoyw😢wankusugaayee❤nosobadi qisooyinka cabsi cabsida😮🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kiibgooyin🎉❤

    • @AhmedFadal-qm7es
      @AhmedFadal-qm7es 2 หลายเดือนก่อน +1

      War wuxu wey qisa dhaaftey, nosoo badi❤ zxp

    • @AyanCabdirisaq
      @AyanCabdirisaq 2 หลายเดือนก่อน +1

      Saas dheh ifiye❤❤❤❤😊😊😊😊❤😊❤😊

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h 2 หลายเดือนก่อน +6

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 2 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 2 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaana Allah faryarobidix

  • @user-vj1td3iu4m
    @user-vj1td3iu4m หลายเดือนก่อน

    Mahdasanid eeee sxb noso badi qisoyinka 😅😢

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 หลายเดือนก่อน

    Bisinka salaamaat😮

  • @MaalikKingpoy
    @MaalikKingpoy หลายเดือนก่อน +1

    Nin ka gurigiisa ha ceynin wuu uraa ku lahaaa

  • @user-su2dn4ts7c
    @user-su2dn4ts7c 2 หลายเดือนก่อน +2

    Horta dadka inata dawatey iyo like ta isma laha maxa qaldan😅😅

  • @NacimoBashiir0
    @NacimoBashiir0 2 หลายเดือนก่อน +2

    ninkaan su u shekeya ka yaab😂😂

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 2 หลายเดือนก่อน +5

    Soobadi saaxib ifiye nur samigaaga waaye oky

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 20 วันที่ผ่านมา

    Hhhhh😂😂😂 san u quslay miday duqda ku dhigtay😅😅

  • @cabdifataahxaajixubi1674
    @cabdifataahxaajixubi1674 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wadada sheekada la dulsaaray inta tqaana isoo raaca

  • @abdirahmangureyofficial6043
    @abdirahmangureyofficial6043 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warqadii uu qoray. 20 kabdan wadaa. Yaa ilyaas. Bahasha kisyoo xawashka haka badanin ninyahoow.

  • @user-zc5lt2ll3d
    @user-zc5lt2ll3d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soo badi qisooyinka cabsida 😂😅

  • @samiraaxmed4103
    @samiraaxmed4103 2 หลายเดือนก่อน

    Saa noogu soo gudbi qisooyinka ha baajinin walal kheyr ALLE haku siiye🙏

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h 2 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs 🤝 ifiye

  • @somalitech102
    @somalitech102 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid sxb wn jeclahay qisoyinkaga

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cabsi cabsi waye qisadan iga tag dheh waba cabsade😅😅😅😅

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 2 หลายเดือนก่อน

    bisnka naxrisdarna waxu 😢😢😢 shukrn wllo alaha kubarakeeyo ❤❤😊😊

  • @Sumayomaxamudmaxamed
    @Sumayomaxamudmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiye ❤

  • @user-gq6uy2bt4s
    @user-gq6uy2bt4s 2 หลายเดือนก่อน

    Allah akbar. 😢😢
    Walleee Nabsigaad gashaa kaama haro.

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyoow fikrda lgama xdin wli😂

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 หลายเดือนก่อน

    Apartment ka wad ku fogaaty ifiyow😂

  • @user-fu4rj4pf7l
    @user-fu4rj4pf7l 2 หลายเดือนก่อน

    Maashallah Maashallah wakusalma ifiyeow❤❤❤❤❤❤😊😊😊horay u soco walalakge ❤❤❤❤😊😊😊

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs❤

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 หลายเดือนก่อน

    WOW....!!!!!!

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    WCS SXB FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯🐎

  • @kaafiofficial2101
    @kaafiofficial2101 2 หลายเดือนก่อน

    golden foice ileyska duula ❤🎉

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadh gantaala gantaalku ma qurxoon yhy 😂 waxbuuba dilaa 😂😂😂

  • @sahroomar8428
    @sahroomar8428 2 หลายเดือนก่อน

    Nag uqdad laguma aburo lamana coladsado balayey ku qodi

  • @mms7038
    @mms7038 2 หลายเดือนก่อน

    ifiyow wll marka hore salan marka xigtana mahadsanid wlhi qisooyinkqga hadanan ku sewxan hurdo ima timado runti wxn ku waydinaya ili ilyas ma family ili kohinba

  • @mohamedkhadar5793
    @mohamedkhadar5793 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiye walaalow nafbaanu leenahey nafahan romantic romantic gaan aad kudheeraaneysid naga daa😂

  • @SmaroonSiciid
    @SmaroonSiciid 2 หลายเดือนก่อน

    Waaw wasi qayasay😂🎉❤

  • @user-xk5yk9lc5j
    @user-xk5yk9lc5j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida hadhow waxa kudhahyaan lacag dhiibi mayso saasay dabda uga wada saarayhin baska 😂markay meshay raban sogaraan waa laga bodaya meel ban fuulna ma ana fadhiyay kulyihin hadhow

  • @AhmedomerMohamoud
    @AhmedomerMohamoud 2 หลายเดือนก่อน

    Saxiib soo koob waqtiga video ga si wakhti loogu helo

  • @user-ln8uu5bx5n
    @user-ln8uu5bx5n 2 หลายเดือนก่อน

    Ohh his laughter😊

  • @abakar5300
    @abakar5300 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @user-lx8ue7pw3o
    @user-lx8ue7pw3o 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ifiyow ilaahy haku xifdiyo ohary usoco 🎉🎉🎉

  • @asmaabdirahman2416
    @asmaabdirahman2416 2 หลายเดือนก่อน

    Hahahahha wey i gasey kulaha.You so funny

  • @user-vy9zp4lg3k
    @user-vy9zp4lg3k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ileys umadeena matihid qizadaan qaabka aaa oga sheekeeyneeysid

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 2 หลายเดือนก่อน

    Ar ifiyow lawa qisa idhiman😂 mida hada so galise iyo mida goob ku qoran tahy😂😂😂

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc 2 หลายเดือนก่อน +2

    صلو علا نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @suubansamatar8679
    @suubansamatar8679 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ileys anigaa maanta u horeyo oo like and comment bixiyey plz like my comment plz❤

  • @MoneyOn_Air
    @MoneyOn_Air 2 หลายเดือนก่อน +1

    zxb halkan umaan iman inaan muqaalka daawado
    sababtoo ah muuqadaada
    waxaa ugu yar 1 hour
    taasina macquul maaha marnaba lama daawankaro muuqaal ka badan 10 minutes
    mana jiro qof waqtigaas free haya
    fadlan muuqalada gaagaabi 😮😮

    • @hanefa283
      @hanefa283 2 หลายเดือนก่อน

      Okay iskabixineyso 10 mnt maxaa yeelay sheekada hd lasoo gaabiyo isma bixineyso😢

    • @Alhm.dullilah-
      @Alhm.dullilah- 2 หลายเดือนก่อน +1

      1hr ayaaba nagu yar 2hr rabnaa kawaran 👋

    • @MoneyOn_Air
      @MoneyOn_Air 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Alhm.dullilah-waqtiga aad videos micno lahayn ku bixinayso si kale uga faaiidayso wll waqtigu wuxuu ka mid yahay hantida ugu qiimaha badan ee ilahay ku siiyay ,kuumana soo laabanayso saacada ku dhaaftaa

    • @farhiyamohaan
      @farhiyamohaan 2 หลายเดือนก่อน

      @@MoneyOn_Air marka guuriga ka shaqaynayno ayan dawana wll hada nahay dumar lkn ragga ma aqaan

    • @MoneyOn_Air
      @MoneyOn_Air 2 หลายเดือนก่อน

      @@farhiyamohaan hadii adigoo shaqadaada wata aad daawankarto wa okay lkn ninka 2Hours qiso yar daawanaya waa nacas

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw

  • @SumayaHassan-op9yd
    @SumayaHassan-op9yd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cabuulo😂😂😅

  • @user-kv7hf4uj3u
    @user-kv7hf4uj3u 2 หลายเดือนก่อน +1

    ileys kuxiisay🥹wlhi🤧🤧🤧cabsi cabsidi jinjinka noso dhig wll🩷🩷🩷💜💜💜🤎

  • @NasroCumar-mc1kv
    @NasroCumar-mc1kv หลายเดือนก่อน

    M.A❤❤ 15:06

  • @user-ps4dh3qp8g
    @user-ps4dh3qp8g 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 2 หลายเดือนก่อน

    🌹

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekadu waa murugo badan tahay lakin xawaajiga aad sameysey ayaa qosol ah 😅😅😅😅

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiye qisojinkada ano dawanin aya ku farxa wayo wakahela👌👑

  • @safiashire2380
    @safiashire2380 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @reermagaal-yb5yi
    @reermagaal-yb5yi 2 หลายเดือนก่อน

    qisadaan qisa weydhaaftay www😮😮

  • @mukhtaaraxmed6036
    @mukhtaaraxmed6036 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤ hore u soco ifiye❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumadaahir9760
    @faadumadaahir9760 2 หลายเดือนก่อน

    Malmahan balanta wakasoobaxday 3malin isku xiga 3qiso... ayyy... thanks bro

    • @cfataaharabin772
      @cfataaharabin772 2 หลายเดือนก่อน

      Zxp, dhayfinka uusheegayo waa maxay

    • @faadumadaahir9760
      @faadumadaahir9760 2 หลายเดือนก่อน

      Diving google kuqor sawiro faahfaahih kusiinaya helidontaye

  • @Ciisenews
    @Ciisenews 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 yaah😂

  • @KowserabdirashiidCali
    @KowserabdirashiidCali 2 หลายเดือนก่อน

    Qisooyin cabsi badan noo so da pls🙏😓

  • @sarahdhuuxhassan8747
    @sarahdhuuxhassan8747 13 วันที่ผ่านมา

    Badba ka hadle moto bajaj ban arkaya se cml😂

  • @AyanCabdirisaq
    @AyanCabdirisaq 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤V.good❤❤❤

  • @ibrahimmahamed5204
    @ibrahimmahamed5204 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah😢

  • @asmomaxamed4799
    @asmomaxamed4799 2 หลายเดือนก่อน

    Wadadaan waaa nacay jamacada saan ugu aadayay 😂😂😂

  • @the.AHF.family.
    @the.AHF.family. 2 หลายเดือนก่อน +1

    Musawac Eritrea 🇪🇷 mesha ku dhashay❤

    • @Zusan15
      @Zusan15 2 หลายเดือนก่อน

      Bisinka ma eleteian ba tahay wllo sided somaliga ku bartay miise dadki burburki wadanka mesha dagay ba tihiin

    • @the.AHF.family.
      @the.AHF.family. 2 หลายเดือนก่อน

      @@Zusan15 Maya wllo Somali ban ahay Lkn Eritrea wan ku dashay kuna so koray Somali badan oo dagtaana waye jirtaa

    • @Zusan15
      @Zusan15 2 หลายเดือนก่อน

      @@the.AHF.family. walhi waa ii maqalkagag inaay somali degentahay wadnkaas itobiya unban ku ogahay inay somalidu tagto somali meel kasta waay dagen mashlha

    • @the.AHF.family.
      @the.AHF.family. 2 หลายเดือนก่อน

      Somali adunka Mel kasto waye ka dagantahay dagaladi kadib qofka Mel bu u caray sowmaha marka aniga walidkay ba tagay Ana meshas la Igu dhalay

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sonkoreeyeofficial4994
    @sonkoreeyeofficial4994 2 หลายเดือนก่อน

    Way udishey oo lafahay i cadeysey😂😂 aar ifiyoow kabtaada cidi ma gashan karto😅

  • @iimanmaxamud8117
    @iimanmaxamud8117 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😂😂😂waaw

  • @FawziaHussein-jr3hm
    @FawziaHussein-jr3hm 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going man!❤wxn kaadawanaya from Kenya ❤

  • @maryanmaxamed8129
    @maryanmaxamed8129 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wllo qiso cabsi badan kmahene❤❤❤❤😢

  • @AdnaSaleebaan-st9uw
    @AdnaSaleebaan-st9uw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp qisooyinkii hackers ka meeye

  • @saki6803
    @saki6803 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa baro 😂😂😂

  • @KhaalidMohamed-po8bi
    @KhaalidMohamed-po8bi 2 หลายเดือนก่อน

    First 1 😂😂

  • @HamdaFarhan-tt3vo
    @HamdaFarhan-tt3vo 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow miyaad hargabsanthy maanta codkaaga uu yara weynaaday😂❤😊

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc 2 หลายเดือนก่อน

    Asc tiim ileys ❤❤

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow hordhaca qisada aawy

  • @abdirahmangureyofficial6043
    @abdirahmangureyofficial6043 2 หลายเดือนก่อน

    Been hawaas anoo yar malijiray lkn maanta 1saac kudhageysanayay. Bis hurdadii qosol lasexan wayay. Baakaay iyo been hawaas wlhi adiga kadan ilayaas. Ala maxaa habeen dheexa youtubkada fhageystay lkn caawa. Sheekadaan. 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @MobileCoding.
    @MobileCoding. 2 หลายเดือนก่อน

    Sx qisooyin hackers ka soo badi plz

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiye gabdho bdn ayaa ka yaab satay fahan if you are the mind 😂😂

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 2 หลายเดือนก่อน

    Caadi maaha Michael hhhhhhhhhh dadka noocaas ah halayska ilaaliyo 😅

  • @user-zq9cs1zb7h
    @user-zq9cs1zb7h 2 หลายเดือนก่อน

    FRIST COMMENT IFIYOOW REPLY PLS

  • @Motivation12870
    @Motivation12870 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp qisoyinkan naga dhaaf kuwa xarfanta iyo kuwa tuugada noga sodhig kuwan channelka carabta ka dhig

  • @saki6803
    @saki6803 2 หลายเดือนก่อน

    Mala yacni😂😂😂😂😂

  • @sadiq_deeqsi1
    @sadiq_deeqsi1 2 หลายเดือนก่อน

    kaasi horror caadi ah buu ahaa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 หลายเดือนก่อน

    Wadaad kulahaa Gacay ku cayaarin

  • @user-go6so1si2y
    @user-go6so1si2y 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan xayeeysiinta sheekada weey qastay

  • @maima4ever2
    @maima4ever2 2 หลายเดือนก่อน

    Qisada Cajiib ayee ahayd lkn waxa aad ugu sii mashquuley muuqaalka qofka gaariga wado oo tuktukyada xata dhaafayan Mara kashakiyey ino qofka baaskiil wato mise Inuu gaari wadida hada baranaayo 🤔🤔