Doorka Haweenka qiso aad u murugo badan 07495599529😭😭😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 มิ.ย. 2020

ความคิดเห็น • 359

  • @zamzammoha4895
    @zamzammoha4895 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay wxay ugu baryayaa in uu u gargaaro gabadh wlsheen ah wxn odhanayaa wslhy horta digriga badi wxa laga yabaa in uu adiga iyo hoyada qalbigiina isku soo dhaweeyo ducaysana saliga nabigana badi wll wx wlba ilahay baa keena ee u samir 🤦‍♀️amal kayse u sheeg qof aad soo marti qadayso inuu qabiilka mesha ka sheegin madama aan nahay dad walalo ah oo is cawinaya 👌👌👌dhmnteen aan u ducayno walasheen in ilahay u gargaaro iyadana caruurteedii usoo celiyo hoyadeedna qalbigeda naxariis u galiyo🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭

  • @Mudan-
    @Mudan- 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah somalida maxaa naxariisti kaqaaday illahay umaa wayiin inuu iindhegii usoceliiye qaar badaan ayaa laguu egayaa ya rabii adiiga kaliya ayaa awod lee cawii adoonta indhehega uso celii sii ay awladeda wehel uga dhiigato allahuma amiin yaa rabii 🤲🤲

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 ปีที่แล้ว +9

    Habo carurta xiri 6 sanno ka dib wiilkaga ayaa kuu imanaya 3 baad dhashay illah baa ku jecel Mar dhow caruurtada ayaa ku da een doona

  • @FankaIyoSuugaantaTube
    @FankaIyoSuugaantaTube 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭Axx walhi ad iyo ad ayan uga xumahy sida nimanka eey kula dhaqmeen iyo xanunka isha ka haleley Alle waxan kaga baryaa inu iftinka indhaha ku so ceeliyo🤲🤲 Ameen Ameen💕

  • @subancadey4734
    @subancadey4734 4 ปีที่แล้ว +4

    Arintaan sax mahan hooyo macaan sas mayeeleyso ee timir laf baa ku jirtah xaqa Aallaah baa og

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey3831 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala qurbaha dadka naxariistii baa ka tagtay bal nimanka lama yaabin ee hooyada baa iga yaabisay subxanallah allow indhaheeda u soo celi

  • @ubahabdullahi947
    @ubahabdullahi947 4 ปีที่แล้ว +5

    Ya Allah give her shifa...ameen 🤲🤲😭😭😭

  • @ukhtilucky91
    @ukhtilucky91 4 ปีที่แล้ว +5

    SubhanaAllah.may Allah easen her situation. It's really sad wallahi 😥😥😥😥

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 ปีที่แล้ว +10

    very sad May Allah swt cure our sister people who are oppressing remember Allah is watching dont bring nabsi for your selves 😥😥😥😭😭😭😭😭😭

  • @nahlaahmed5178
    @nahlaahmed5178 4 ปีที่แล้ว +5

    Inalilah wa inahilahi raajucun yaa rabi caafi agtaada waxba kama ahee 😭rabiyoow anagan oosiyadi ala qalbiga

  • @QARAFKA
    @QARAFKA 3 ปีที่แล้ว

    Allah waxan waxan oga baryaya inu iftin ubixiyo indhaheda kuwa ugu fanaya indhahana illahay indhaha hakarido aamin aad bn uga oyay

  • @sadioyusuf6691
    @sadioyusuf6691 4 ปีที่แล้ว +2

    War illahey kacabsada qofna cafimadkiisa Isma hubo. Eekabadhaa uduceya. Adunkuna wa labor bari haberyer illahey qalbada ha ku qabojiyo AAMIIN YARRABI 🤲🏽

  • @Sabr83
    @Sabr83 4 ปีที่แล้ว +10

    😭😭😭 my dear sister I'm so sorry that you're going through this difficult time and may Allah swt make it easy for you and bring your children back to you. May Allah give your eyesight back and give your health back so you're able to look after your family.ameen ya rab

  • @fardlemi8038
    @fardlemi8038 4 ปีที่แล้ว +7

    This is Very very Very Sad 😢 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😢😢😢😢Allah Walal Cafimaad ha ku siiyo.

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar ilaahay ha u gargaaro asad wllhy waan ooyey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭walaalo Muslim io gaalaba allaha u siqro

  • @fardlemi8038
    @fardlemi8038 4 ปีที่แล้ว +6

    Ya Allah, Wa ku baryaya Cafimaad isheda usii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭. This is Painful 😭😭😭😭😭😭😭.

  • @umuamiin8383
    @umuamiin8383 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar ilaahay ha u gargaaro miskiinadaa
    alla ha u sakiro.
    Muslilka iyo gaaladaba
    ilaahay cafimad ha siiyo

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 4 ปีที่แล้ว +4

    Indha ha Allah ha ku soo celiyo walaal gabadh niyaad ficaan I'm emotional wan ku soo ducay nayaa

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax ax 😢😢😢😢😢😢 walaahi calosha baa ii xanuntay
    Subhannallah ilahayow indhaheda uso celi Amiiiiiiiiiiiin

  • @khadra5436
    @khadra5436 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭anigaa mareexaan ah aadbaana oola xanuunsada gabadhaan jirkaa igubanayo shaydhaankii mareexaan ee u hormaray aduunka allaha kucadaabo kaas

  • @idil7493
    @idil7493 4 ปีที่แล้ว +2

    Rabbiyow naxarista ayan ku noolnahay ee rabbiyo adontan uu naxariso oo dibta ka saar.ya wadu ya raxman ya rahim ya aziz ya qalil ya samed

  • @ifrahhersi752
    @ifrahhersi752 4 ปีที่แล้ว +5

    sorry sister may Allah make easy for you in life and may Allah give you your childern back 😭😭😥😥😥😭😥😥😥😥😥😥😥

  • @kanzaamsterdam2868
    @kanzaamsterdam2868 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha ku caafiyo wal.l hadad Holland joogi lahayd waan kaa waar hayn Allah ha ku caafiyo wal.l

  • @somalialoves726
    @somalialoves726 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha kaaga xaq qaado aduun iyo aakhiraba Ilahay hakaga jaro xaqaagi. Nimankaas walahi uma ducayn salaada hada ku xasuusto wa ku habaaraya in Ilahay waxa waydiinaya in Ilahay uga xaq qaado ya Rabb So dadaji

  • @idil7493
    @idil7493 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal waa in qofka la cawiyo waa qof maskin aah oo laxadki waydey adunku waa wareq malinba waa sii. Gabadh way dibantahay oo waliba waa mayed.waa dhib qofka ku jira guri indas kaliged oo carurted laka qadey.bal qof walbo ha iska so qado sida nafdisa tahay.rabbi waxa ka baryaya in qof waalba oo muslim aah oo dhiban in rahman uu naxaristo oo cafimad iyo wax uu rabbo sii

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxa nalaah sister Allah ha ku cafiyo umuda Allah ha ku sikhro amiin amiin yaa Allah isha Allah ha ku cafiyo .Amal kayse Allaya cizak keep giong

  • @aminafarid111
    @aminafarid111 4 ปีที่แล้ว +6

    It is really very sad story ... God bless you

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 ปีที่แล้ว +1

    Amaley haka soo gurto hatimado LODODN wey kasoo guuri kartaa ilahay haw gargaro Amiin adigana ilahay ha ku xafido

  • @habibaabdirahmangedi1880
    @habibaabdirahmangedi1880 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahaw u gargaar yaa rabi aduuntada waye yaa Rabi awood waxa u ledahay inaa caafimad keda uso celeso

  • @MsAAbdi-kr2mj
    @MsAAbdi-kr2mj 4 ปีที่แล้ว +10

    May allah help this poor young women. So sad walhi! Such a sad story. But why dosent she get proper help from socail service.
    Since she cant do anything for herself

    • @lollol123lollol6
      @lollol123lollol6 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaah ha kuu maciino qur aanka kariimka iyo adkaarta ku dheg

  • @anabomar8386
    @anabomar8386 4 ปีที่แล้ว +3

    Nabsigaga ayaa heliidona inshallah qof ficaan oo diin Leh illahay ha Ku siyo. Ilmahagiina illahay oo xayul qayuun ayaa kusoo Celine doona

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaah aduunyo waa imtaxan qofkasto marku is dhaah dhib baa kuhesto waxad aragta dad kaa daran iallaahy waxan ugu baryaa gabdha in iallahy dhib taa ka qado oo aragtiidad usoo cesho walalo amalay gabdha hal ilxita heedii logaa sameykaro aduunka melkasto sii aysan bini adeen iguu bahan walaalo Hala.cawiyo

  • @fadimomohamed2398
    @fadimomohamed2398 4 ปีที่แล้ว

    Asad ilaahay waxaan uga barya yaa in ilaahay arageedii u soo celiyo hooyadeedna beegada burcad u mariyo a amiin yaarabi

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haku cawiyo waa run qufku markuu haysato nimcada ma garto ilahay haku cafiyo Amiin yaa rab

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 4 ปีที่แล้ว +4

    May Allaah give you shifaa abayo macaan Ameen ya rabbi

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabbi walaasheen caafi 😭😭😭😭😭illaahoow arageeda usoo celi 🤲🤲🤲

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku caafiyo habo macaan, subxaana Allah. Ilaaha Raxmaanka ah ee awoodiisa wax waliba kukala socdaan inuu caafimaad indhahaaga caafimaad kuu siiyo.

  • @u.j7332
    @u.j7332 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan kula talinayaa guurka badan iska daa.ragu naxariis malaha mar danbe ha aaminin

  • @rukiyamohamed1840
    @rukiyamohamed1840 4 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭Alla ha ku cafiyo 🤲

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 4 ปีที่แล้ว +7

    Habo zoom mad isticmashid! Look into Zoom, it would help you do better interview.

  • @rahmaabdi4574
    @rahmaabdi4574 4 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah Subhanallah. May Allah bring her health back to her and her kids back to her soon inshaAllah 😢😢😭😭😭😭😭.

  • @somaliland6147
    @somaliland6147 4 ปีที่แล้ว +2

    HA LA YAABINA WAXAY DHALATAY SOOMAALI BURURTAY ILAHAYOOW UGARGAAR ANIGABA WAAN INDH INDHO MA LIHI WAAN KA XUMAHAY 😪

  • @israimar4289
    @israimar4289 4 ปีที่แล้ว +2

    My allah gives you quick recovery insha allah

  • @Ismail.2025
    @Ismail.2025 4 ปีที่แล้ว +1

    AAMIIN ALLOW CAAFIMAAD SII ALLOW U SOO CELI ARAGEED WAA DHIB BADAN TAHAY IN AAD ISKU HALAYSO WAA LAGA FIICAN YAHAY ILAAHEY ADIGA UMADADA NAHAY ARAGEEDA U SOO CELI

  • @sahraabdirahmanisse2314
    @sahraabdirahmanisse2314 4 ปีที่แล้ว +2

    Allow caafimaad taam ah sii adaa awood lahee yaarabi 😭😭😭😭

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka 4 ปีที่แล้ว +1

    Iam soo sorri sis may Allah heal u and make it easy for u sis ameen ya Rabbi 😪😪😪😪

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc amaaley bal arintaa si dhaba u eeg maxaa ayada iyo hooyadeed dhexmaray hooyo sabab la'aan ilmaheeda ugama tagtee waxbaa jira tankale hooyadu miyaaney ogeyn guryaankaba caga looma waayine caynkaa waxloo yiri kuwa cararayee ladan inat ku cilmi qaataan hooyadeed caqli badan maleh

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 4 ปีที่แล้ว +1

    ASC wall Illaahay haw gargaaro ha habaarina u duceeya xaqa Allah hafahansiiyo,gabartaan walaasheena Illaahay caafimaad sareecan ha siiyo,qalbigana illahay ha u qaboojiyo dhaqtarkana ha takto🤲🤲🤲🥰🕋

    • @ayanfarah519
      @ayanfarah519 4 ปีที่แล้ว

      My Allah give a quick recovery Amiin Amiin

  • @umuabdirehman2079
    @umuabdirehman2079 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku cafiyo walal, inshallah wan kuso ducaynaynaa ilahay idinkiis indhahaga haku so celiyo.🤲😭😭😭😭

  • @fionagould8275
    @fionagould8275 4 ปีที่แล้ว +3

    ASalam Alaikum habo Amal Kayse. I am sending you my love habo qali. I am watching this story now and my heart hurts for this beautiful, amazing, STRONG, INTELLIGENT young woman. Mash'Allah she is a great woman. I am very much inspired by her belief, trust and sabr in Allah, as well as her strenght and forgiving nature, Mash'Allah. May Allah (SWT) make her better, may Allah (SWT) make her see again, may Allah (SWT) reunite her kids and family with her, may Allah (SWT) forgive her hooyo and may Allah (SWT) instill, sabr, mercy, kindness and shed light to her hooyo, Amiin, Amiin, Amiin Amiin Rabbil Alamin.
    Habo qali please guide me on how I can support this incredible young woman Insh'Allah. Love you habo macaan 🌹💖🌹💖🌹💖

    • @getmad9908
      @getmad9908 4 ปีที่แล้ว

      Please join tomorrow Hannah parata Chanel to hear her mom side story 🙏🙏

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Allah ha ku caafiyo amiin yaa Rabi Allaho caawi ada awood leh
    Wala xoola wala quwati ilbila

  • @idil7493
    @idil7493 4 ปีที่แล้ว +1

    Hasbunullah waa nima wakil rabbiyo azizow ya raxim ya rasaq ya samed ya allah ya dal carsi majid rabbiyow cafimad daama sii aamin

  • @nimolord8450
    @nimolord8450 4 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah Allah afimad kusi

  • @maryanarab2348
    @maryanarab2348 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha cafiyo maskiin taa

  • @najaxaxmad8385
    @najaxaxmad8385 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahow caafi gabadha yarta isha ubadbaadi aamiin aamiin yarabi😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • @fardusadandule5843
    @fardusadandule5843 4 ปีที่แล้ว +4

    ILaahow usooceli laxaadkeedii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wlhy waa ooyay ax ax noloshu waa adag thy

  • @zjj8399
    @zjj8399 4 ปีที่แล้ว +4

    My Allah help her give her health

  • @sihamyusuf2547
    @sihamyusuf2547 4 ปีที่แล้ว +1

    Alah Al raxman ilahayow Adiga awood iskale idhaha u sawir bini adamka hano baahin subxanalaha ilahow Bina Adamka haw bahin ee Aragada usoceli Yaa Rabi

  • @nuurahaashi3943
    @nuurahaashi3943 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah subxaanalaah it is very sad story alle haku caafiyo isagaa awoodlehe alle 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alxamdulilaah yaa Allah yaa rabiii alle haku garab galo

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 ปีที่แล้ว +1

    Taasi hooyo maaha accudu billaahi mina Shaydani rajiim😭

  • @fardowsatiinaa9506
    @fardowsatiinaa9506 4 ปีที่แล้ว

    Subxana allah waxba ha hawaarina inay ciyaal tahaa laga yabaaa gabadhan ilahay ha caafiyo ilmaheda allah ugu so qado

  • @realreal6129
    @realreal6129 4 ปีที่แล้ว

    Inallillahi wainaa illayhi rajiuun Allaha samir hasiiyo iyo caafimad walaasheen. Amal walaal habarka iska daaya. Allaha soo hanuuniyo qofkii gafa, very sad Allaha samir hakusiiyo illahay amarkiisa. Amiin

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 4 ปีที่แล้ว +2

    illahow caafimad tama kusii
    illahow isha nuur kheer qaba kusaar

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 4 ปีที่แล้ว

    Wale wa bahal siday raga soomaali u badanyahin ilahay mid khayrkhaba haku siiyo oo ha ku cabiidiyo

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 4 ปีที่แล้ว +1

    Iilllahy ha ku cafiyo hbo ku samir wa imtixaan arinkan😭😭😭😭😭

  • @mahdiyaiid1246
    @mahdiyaiid1246 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilhay haa cafiyo yaa rabi cafimad dagan ilhay siyo AMIIN YAA RABI ilhay haa cafiyo cafimad dagan ilhay siyo AMIIN YAA RABI ilhay haa cafiyo cafimad dagan ilhay siyo AMIIN YAA RABI

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku caafiyo walala amiin amiin amiin yaa Rabi

  • @nimomohamed9872
    @nimomohamed9872 4 ปีที่แล้ว

    Yaa allah ilahey ha u gargaaro walashey wlhi waa calool xumo aad an uguxumaaday London hadey joogto wlhi waan soo caawin lahaa waxaan kasii naxay Somali da lacagta kuqaadato o cunto xitaa ukariheynin xaasid sanaa mey isukariyaan Malmö xitaa

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow nin hanoojabin subxaan allah gabadh cadowbay ujabtay😭😭😭😭

  • @hanaluul7171
    @hanaluul7171 4 ปีที่แล้ว

    Insha Allah way caafimadaysa wan uso ducaynaya ilaahow u caafi isha aamin

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 4 ปีที่แล้ว +6

    So sorry sister, SubhanAllah may Allah easy your life. May Allah grant you Justice, May Allah reunite you with all your children. Amin Amin Amin

    • @fraureach
      @fraureach 4 ปีที่แล้ว

      Aaamin

    • @sadamousa9445
      @sadamousa9445 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😰😰😰😰😭😰😭

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 4 ปีที่แล้ว

    Walahi sheekadan cml hada kahor ayaa waxa kafiirsaday movie gabartii qisida ku dhacay ayayada guul u dan beesay inshalah khar ayaa ku dan beendoona wiilishadi ayaa ku soo laba doona garabna ku sii doono inshalah

  • @nacimacali5003
    @nacimacali5003 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin yarabi ilahayow usoceli cafimad keedi

  • @fadumoaden7726
    @fadumoaden7726 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaah caafimaad fiican ilaahay haku siiyo

  • @hibomm4748
    @hibomm4748 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah help this young lady aamiin

    • @u.j7332
      @u.j7332 4 ปีที่แล้ว

      Ilmahaaga wayn isagaa ku caawinayee u dacwood haka hadhin
      Loyar qabso

    • @u.j7332
      @u.j7332 4 ปีที่แล้ว

      Hooyadu inay caruurta ay ayayda u tahay hayso ayay ahayd oo inanteeda caawiso
      Waligay hooyo noocan oo kala maan maqal

  • @fatimamohamud4870
    @fatimamohamud4870 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc Allow caafimaad dag daga sii Aamin

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 4 ปีที่แล้ว +3

    Kuwas inkaar hakudhacdo my dear sister 😭😭😭

  • @quruxbadan2947
    @quruxbadan2947 4 ปีที่แล้ว

    Iloohoow caafi miskiintaan wlhi waala ooyay arinta haysata ilaahy indhaheedi inuu usoo celiyo uma waayin lkn inta ka agdhow oo dulminaysaa lagu fiirinayaa anagana cibro qaadasho ba nalooga dhigayaa ilhow xaqeeda usoo dhici arageedana usoo celi si qalbiyay ah baa ugu duceeyay aaaaamiiiin ya alllh😭😭😭😭😭😭😭

  • @fardowsatiinaa9506
    @fardowsatiinaa9506 4 ปีที่แล้ว +1

    Ha tusalo ayaa siinaa walasheen hooyada. Wax kaga roon malahan hindho ayaa tahay haday ku dhahdo hooyo hadalkedda waxba haka dhigan waa waalid usabar ku naqo hooyo

  • @nemaabdi2240
    @nemaabdi2240 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha ku cafiyo cafimad dag dag amiin yalah wallo inshlah wallo

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow indha kuu fur alle waa,awood badane naxariis badan 😭😭😭😭😭😭

  • @ummahmed8515
    @ummahmed8515 3 ปีที่แล้ว +1

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم.. اللهم أشفها برحمتك وقوتك وقدرتك يا رب العالمين

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarab

  • @fatmaabdi5939
    @fatmaabdi5939 4 ปีที่แล้ว +1

    ilahayow u socali aragtideda gawadas Amin

  • @sagalahmed7246
    @sagalahmed7246 4 ปีที่แล้ว

    Amal kayse taalo ha soo dhiso legend ✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @abdifitahelmi8035
    @abdifitahelmi8035 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta ilahay haku gargaaro
    Laakiin hooyo wa qaali
    Xataa haday erayo xun xun ku tiraa
    Ha sheegsheegin
    Indhaha ilahay ba ku tiray
    Nimanka xun xun arrintooda ilahay ba ka jaasaya

  • @monaxubiofficial2192
    @monaxubiofficial2192 4 ปีที่แล้ว +2

    Allha ku cafiyo Abyo 😭😭😭😭😭😭

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow kuu kaalmee. Oo ku Caafi 😭

  • @MohamedMohamed-qh7cj
    @MohamedMohamed-qh7cj 4 ปีที่แล้ว

    ALLAH hakucaafiyo wallal macaan.

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 ปีที่แล้ว +1

    Walee wa sheeko xanun badan.Laakiin su aal ayan qaba sidee qof indho la 'Raashin u karisaa sidee yurub kuwo dadka lixaadka leh caawiyo aya jooge iney wax kariso ugu ogoladen?Taasa shaki igalisey Inta kale shekada wa xanuun.Alow adiga awoodlehe indhaheeda u fur😢😢😢

  • @amranabdi4002
    @amranabdi4002 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay caafimaad ha ku siiyo

  • @ayaanaadan9356
    @ayaanaadan9356 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa ka xumahay gabadha dhibka ku dhacay abaayo samir adna. Laakin waxa tiri sadex nin baa soo maray kii kowaad waa ka ku siray oo ka tagay kuna cayeyey ilmihiha ka qaatay maxa uga fiirsan weysay 2,3. Ceeb ma aha in aad indho la dahay. Balse ka fiirsiga waa fican tahay.

  • @jamilaaadam2182
    @jamilaaadam2182 4 ปีที่แล้ว +5

    لاحول ولا قوة الا بالله 😭😭😭😭

  • @idil7493
    @idil7493 4 ปีที่แล้ว +2

    Maa fiicna in ay kalige ku jirto oo way ku walan garta waxa ka baryay dadka la jarka in ay bogdan oo cawiya wayo waa sadaqo qofka diban waa in la cawiyo.

  • @nasraismaail3060
    @nasraismaail3060 4 ปีที่แล้ว +1

    yaaa rabbussamaawaati wal ardi illahayoow isha u hadhay u caafi yaaa waaxidul axad

  • @razakhan-pm9uq
    @razakhan-pm9uq 4 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful look

  • @dheemanofficial9474
    @dheemanofficial9474 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo amal hahabaarin ilaahay hasoo hanuuniyo uduceey abaayo

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax ax ax somalida ilaahow aanayi iin inoo helin. Ilaahayow gabadhan caawi.

  • @hodansuleman5993
    @hodansuleman5993 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow indhaha kufuura 🤲🤲🤲😭😭

  • @user-jj5dq9pi2k
    @user-jj5dq9pi2k 8 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah Abayo allah kuu hiiliyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hibomaxamud5629
    @hibomaxamud5629 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow u gar gaar Adaa Awoodee