Dood Kulul "Somaliland Xamar iyo Addis Ababa yaa u walaal ah"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Dood Kulul "Somaliland Xamar iyo Addis Ababa yaa u walaal ah"

ความคิดเห็น • 66

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 หลายเดือนก่อน +8

    Kan ka hadleyaa mideenta Somaliyeed,
    Wuu riyooneyaa? Somalinimo dambe uu midoowda weey adkaaneeysa, inta ay Somaliland colaadineynaa.

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 2 หลายเดือนก่อน

      Iidoor looms baahna Iyaga waa la xasuuqayaa uu

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa u walaal ah Somaliland ninka marka suuqa waaheen gubto lacagta kuula soo arda kulaxanuun sada bal xabashku midkee buu ahaa lacag kuula soo arday???🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 No matter what happened hargaysa is my d n a😂😂😂👍👍👍

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dad caafifeysan dadka somaliwaqooyi, ma arkaanka waxa ay ku sameeyeen Sool

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 2 หลายเดือนก่อน

    Reer Somland waxaan aad uga xumahay iskaba daa tan Muqdisho lkn aawey reerkii idila Deganaa baa ku Banaanbaxan oo ilaa iyo hada waay idindiidanahay hadaba Muqdisho waaba Meeshas ka foge. Isku keen kuwii kula lahay Somaliland 👍👍👍

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah kuwan Maxa shaqo la’an haysa. inta mesha fadhidaba. waa inta Guryaha reer kale lee yihin ku dul nool. aan Garanayn Riyada iyo ceebta kabaxa oo shaqo taga.

  • @kadragood130
    @kadragood130 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tani wa doqoon, wa qabilyad amissan Issaq Nimo. Maneh aminssana Sool iyo AWDAL.

  • @abdimohamed1847
    @abdimohamed1847 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xasuuq miyaadan ka sameyn Boorame iyo laascaano.Waryaada Isaaq riyada duhurki iska dhaafa qabiil Qaran ma noqdo.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wadooyinka laga dhisey Somaliland, iyo dekadaha, nagama soo gaadhin Somalia, ee hay'ado caalami ah ayaa noogu deeqdey dhismooyinkaas.

    • @yasinhassan3840
      @yasinhassan3840 2 หลายเดือนก่อน

      Gaalga ku siiyey u guur eedo dhulku waa dhul dhulbahante.

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah guulyso Innka geesig Runt seegay waa maxamed maaxmuud

  • @abdimohamed1847
    @abdimohamed1847 2 หลายเดือนก่อน +2

    Amxaar ayaa wax iteraya bal eega kilinka Shanaad, hurdaayow toos

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar islayaaba oo xishooda dangaar iyo sinjiyada kala saara

  • @ahmedabdule-r2e
    @ahmedabdule-r2e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oo muse mad qabato waaki caruruta hawenka isbitalada duqaynaye war naga amusa ilaahay caqli haidin siiye

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 2 หลายเดือนก่อน +1

    waxaan ku faraxsanahay aqoonsigiinu inuu ku xiranyahay islaanta waayeelka ah ee Baraawe iyo Baydhabo joogta heydinku jiqnaato weligiin baanad aqoonsi heleynin

  • @ahmedabdule-r2e
    @ahmedabdule-r2e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caqliga isaq waka wixi sool ka dhacay xasuq ma ahayn wixi hargaysa iyo burco ka dhacayna waa xasuq cuqdad u dhinta oo itobiya ka ahane Senegal ku biira

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan waa jaajuusin Itoobiya Soomaalida ku saliday.
    War dhulka Hooyo lama kala jarikaro.
    Dhulka Soomaaliyeed Xabashi lagama iibinkaro.
    Insha Allaah Xooga dalka Soomaaliyeed baa imandoona Berbera mar dhow.
    Calanka Soomaaliyeed waxa laga taagidoonaa beertii Xoriyada ee uu ku dhashay.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @omarissack4566
    @omarissack4566 2 หลายเดือนก่อน

    Naagtaas xanuun ba'anbaa haya allaha caafiyo ayada iyo kan agfadhiyaba anigoon siyaasad ka hadlin

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 หลายเดือนก่อน

    Rumeysta ama ha rumeysanina Somalia iyo somaliland siyaasiyiintooda riwaayad ayey jilayaan

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwad ku duqaynaysen lasaanod rag iyo dumarbah iyo carur aad ku xasuqden yah lah weydinayah Amxaroh iyo idor waa isku mid hadan Ahay dhulbahanteh kuwan yan dib lo so dhaweysan Argagixisadah snm iyo idor Qadhmun Anigoh dhulbahanteh ah weligay I lawih mayoh waxad ku sameysen lasaanod dhulbahanteh waxan u shegayah in aan lah so dhaweysan Argagixisadah idor haday noqotoh sih walbah waa cadow waxaan kuwan dhalay kulah dardarmay in aan lah so dhaweysan idor

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar waxani wax laga doodo ma aha ee isla xishooda.

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 2 หลายเดือนก่อน

    Walaale ma nihin nin xaasida oo aan ogayl inaan noolaato😢

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 2 หลายเดือนก่อน

    Dhulka Soomaaliyeed Qabiilo, Jabhado ama maamul Gobaleed si gaar ah u leh ma jiro.
    Dhulkayaga waxaa wada leh Soomaali oo dhan.
    Dhilinyarada in been lagu soo barbaariyo waa musiibo.
    Reer Sheekh Isxaakh waxaa waajib ku ah in midnimada Umada Soomaaliyeed difaacaan.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliland 30 kii midnimada iyo 34 kii sano ee gooni isutaaga Soomaaliland? Midkay faa iiday? Jawaabtu waxay faa iiday 34 sano ee dib ulasoonoqoshada waayo waxay heshay dadkooda iyo dalkooda oo ay xor uyihiin 30 sano ee midnimada wax horumar ah oo nasoogaadhay majiro aan cabudhis iyo cunaqabatayn ahayn jaamacad maynu lahayn dakadaheena waa laxidhay oo ilaa lixdankii waa kii Abwaan Timacade udoodayay dakada barbara 2024 ka maanta lajoogo waa kuwaale Barbara lamahorumarinkaro Makuwaasaan heshiin karaa jawaabtu waa maya Somaaliland guul guul

  • @kaledomar7041
    @kaledomar7041 หลายเดือนก่อน

    SUBXAAANA ALLAH, DADKAN MEESHA LAYSUGU KEEENAY MAXAAA KA QALDAN. REEER SOMALILAND IYO UMADAAA SOMALIA KU NOOL WAXA KALIYA OOO AY WADAAGAAN WAAA DIINTA ISLAAAMKA AH, DHAQAN MA WADAAAGNO XAAASHA AFNA MA WADAAAGNO OOO SOMALIA GUDAHEEDA OO QUDHA AYAAA INTAAAS OO AF LAGAGA HADLAAA, OO MARKAAY HADLAYAAAN AAADNA HAL KALMAD KA FAHMAYN HADANA WAXAY LA SOO TAAAGANYIHIIN SOOMAALI BAAANU NAHAY, WAXAAA INTAAS U DHEEER AF REEER XAMAR OO SI WALBA UGA DUWAN KAN LAGAGA HADLO SOMALILAND MARKAAA WAAAN LA YAAABANAHAY DADKAN MEEESHA LA SOO DHOOBAY EEE ISKA CAAADIFAD HADLAAAYA EEE AAAN OGAYN XAQIIQDA SOMALIA IYO UMADA SOMALIA KU NOOL WAXAY YIHIIN.
    MARLABAAAD REER SOMALILAND SI KASTABA WAY UGA DUWANYIHIIN UMADAAA SOMALIA KU NOOL, TUSAAALE REEER SOMALILAND WAXAY DHAQANKOODII IYO SUYAAASIYIINTOODII IYO MADAXDHAQMEEDKOODII KU GUULAYSTEEN IN AY USKU YIMAAADAAAN HESHIIIYAAAN LANA DHISO DAWLADA MAAANTA KA JIRTA SOMALILAND HALKA UMADAAA SOMALIA KU NOOLI AY TAAAS KU FASHILMEEN OOO UU XATAAA ADUUNWAYNIHII ISUGU YIMID IN UU DAWLAD U DHISO ILAAA HADANA AY DAWLAD LAAAAN YIHIIN MARKAA SABAB LAYSKU BARBAR DHIGO LABA SHACAB OOO ISLAAAMNIMO IYO DIIN MOOYEEE WAX KALE KA DHAXAYN MA JIRTO.
    TAN AXMAAR BAA IGA XIGA , MARKA RUN LAGU HADLO UMADAAA SOMALIA KU NOOL SUDA AY REER SOMALILAND ULA DHAQMAYAAN UNA XAQIRAYAAAN HORENA XASUUQA BAAN UGU GAYSTEEN LOO EEEGO IYO SIDA SHACABKA SOMALILAND AY XILIGAA UGU QAXEEEN UGUNA BADBAAADEEN ETHIOPIA LOOGUNA SOO DHAWEEYAY WAAA XAQ IN LA YIDHAAAH AXMAAR BAA IIGA DHOW WAAAYO TAAARIIKHDA LAGUMA HAYO CIIDAN ETHIOPIAN AH OO INTA UU XADKA KA SOO TALAABAY SI UUUN U DHIBAATEEYAY REEER SOMALILAND MARNA HORE IYO DANBAYSO.
    MARKAAA DADKAN MEESHA LA SOO DHOOBAYN WAA DAD AAAN WAX BADAN LA SOCON AQOONTOODUNA AYNA DURYGSANAYN MEEEL DHAWNA WAX KA EEGAAAYA.
    TAN AY SHEEGEEN QURBAHA MARKA LA JOOGO WAXAA LA YIDHAAH JAAALIYADA SOMALIADA KUMA RAAACSANI, WAXAAAN KU NOOLAHAY QURBAHA GAAAR AHAAAN USA 🇺🇸 HADII WAX LAYGA WAYDIIYO CIDA IYO MEEESHA AAAN KA SOO JEEDO WAXAAAN SI CAD U SHEEGAAA SOMALILAND IYO IN AAAN AHAY REEER SOMALILAND SIDA QOFKA REEER DJIBOUTI 🇩🇯 AHI UU U YIDHAAAH WAXAAAN AHAY REER JABUUTI, KAN KILINKA 5AAAD KA YIMIDNA UU U YIDHAAAH WAXAAAN AHAY REER KILINKA 5AAAD MARKAAA WAAA HADAL RAQIIS AH IYO IS XAQIRID IN LA YIDHAAAH JAAALIYADA SOMALIA , ANOO QURBAAAWI AH JAAALIYADAA MA AQAAAN MANA SHEEGTO MEEEL AY KA SHAQEEEYAAANA MA ARAG MANA RAAADSADO IN AAAN RAAADSADONA MA DOONAAAYO WAAAYO SOMALILAND NIMADAYDA AYAAAN AAAMINSANAHAY KUNA KALSOONAHAY KUNA MEEEL MARAAA.
    VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤

  • @xamsenasir3410
    @xamsenasir3410 2 หลายเดือนก่อน +1

    Car bar koonfur haka hadlaan meel somali lagu mideenaayo mid nimo aan laabta jirin bay ka hadlaan un

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 2 หลายเดือนก่อน +1

    No to amxaaroland, kuwan was amxaaro afsomali kuhadlayo

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 หลายเดือนก่อน

    ADDIS ABABA WAA WALAALA SOMALILAND XAMAR SOMALILAND WALAAL BEY MOODEY WAA LAGU XASUUQEY ILA MAANTANA ANNA KU LEH CALI MAAHA

  • @XarirSeed
    @XarirSeed 2 หลายเดือนก่อน

    Xigto aankubixinayn kaxasuuqda maatada xashiba dhaanta

  • @FarxiyaYuusuf-xp7lt
    @FarxiyaYuusuf-xp7lt 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 2 หลายเดือนก่อน

    Niic baad haysaan ee haykaynu somali kuwada nahay malin aynoqotaba haygaysa waa in aadka qaxdan hooyadiin wllku wasye idoor haygu hodhan wll dhiuga ayaa igu kacay markaadtidhi wll part2 war come son

    • @samirr546
      @samirr546 2 หลายเดือนก่อน

      Markii hore ee dawladoodii qixisay maxaa kaa soo gaadhay?
      Mardanbe hadii la qixiyo ciilku ma kaa bi i oo jannada sidaa ma ku geli

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj 2 หลายเดือนก่อน

    Wasaaradii warfsafinto way seexatsy .tv koonfurtu leedshay ayaa dhlinyaradii ayaa doodo ugu qabsanaysa hargaysa..waaaradaasi hawsherfii way.gabtay.

  • @raafxero527
    @raafxero527 2 หลายเดือนก่อน

    Walalah kast oo is jeecel maxa kala kaxeen kar,?
    Waa Dan ba kala kaxeeysa. 😮

  • @MaxamudWardi
    @MaxamudWardi 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga rayigayga hadaan ka Hadlo rayigayga kawarama hadaan dhisano Dawlado jaar ah balse dastuurka midwaliba lagu dabaqo Dano mideeya sida dhaxalka ama qayraadka iyo amniga iyo codka qaramada mid-way into kalana qolo walba umada banaanaato

  • @KhadarGiire
    @KhadarGiire 2 หลายเดือนก่อน

    wada dhalashadu waa wax aan duugoobin balse cida aan la macamilaayo waa dantayde yaan laygula coloobin
    haday hasan sheekh iyo xulufadiisa ka dhab tahay wada dhalashadu aqoonsiga somaliland haw noqdo horseed
    oo haku dhiirado ilayn midnimo lagu miidoobayo dawladnimo ma jirte
    waxan anagu wax isku nahay dadka si wax noola arkaaye na midayso u jeedo
    dawaldimada iyo wada dhalshadu maxay jabuuti u noqtay dawlad miya lagu xasido inta somaliland lagu xasdaayo.
    siyasadu dan joogta ah bay leedahee malahan saaxiib joogto ah
    taasa keentay in dawlada somaliland danaheeda ka raadiso dawladaha gobolka ee muslim iyo gaalba leh

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 2 หลายเดือนก่อน

    Shacbaana wax baa ka khaldne laascaanood baan wax wadaagnaa bay ku leedahay oo wax i su ahaashaha Rxan wayn iyo Hawiye baad wax wadaagi kartaan ,laascaanood markii la garaacayay maad uga guban waydeen ,samaroon markii la garaacayay 1500 maalin laga dilayay SNm ayaa dishay jawaab ma ay u haysaa.

  • @AbdirahmanSuleiman-mm2sj
    @AbdirahmanSuleiman-mm2sj 2 หลายเดือนก่อน

    Horta dadkani feker kooda xor ma u yihiin anigu waxaan oran lahaa dad hadli Kara ha wada doodaan

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkani miyaa aqoonyahano ah?
    Somaliwayn waxay dhatay 1515kii.
    Beelaha Somaliyeed o deganaa dhul aad u wayn oo maanta qayb wayni ka baxday gacantooda la mideeyo.
    Waxa bilaabay Somaliwayn Axned Guray.
    Dadkani waa dadkii ku soo koray uqdadii Snm.
    Waxaasi ayaa sheeganaya aqoonyahano.
    Cawaaan.

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 หลายเดือนก่อน

    War runta u sheega iidoorka u jara halka gobol iyo nuska ay dagaan ka dibna somalia kii yimaada qoorta ka jara waa cudur xun oo somalia ku dhex jira

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalinimo yaa idinka raba walle war isuma hayo

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 หลายเดือนก่อน

    Somaali yaa kala qaybiyey horta!? Maxaadse gumeystaha tiisa u ogoshihiin tan ina midaynayana aad u diidan tihiin!?

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkan horta yaa laayay soow ayagan nool

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 2 หลายเดือนก่อน

    Noocaas cirada leh ayaa ina dhex jooga😏

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhy waxaan hubaa inta kuwa halkaan is kugu yimid midwalba oo ku celcelinayo Somaliland haday dhihin ama calanka sheegin Wlhy hadii Somli baan ahay hadaad tiraa Wlhy waa lagu xirayaa lkn kan joogo xamar waa sidey rabaan beey Somland u sheegan karaa so sorry 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼👍👍👍

  • @kadragood130
    @kadragood130 2 หลายเดือนก่อน

    Kani wa qabili, shalay wa Kii idhi Mohamed Abib nin nimadann kasaara. Wax vaba haweydiinina.

  • @CabdiMafuuche
    @CabdiMafuuche 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hi

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 หลายเดือนก่อน

    War iska asta rerka ad jeceshihen, somali aya idinka badan

  • @mohamedhayle9227
    @mohamedhayle9227 2 หลายเดือนก่อน

    idinka dadkaa xasuuqdeen laascaanood mexe idinka haleeyeen?

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland hanolato❤❤❤❤❤❤❤

  • @aslimohamed1648
    @aslimohamed1648 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaarehee qoys is dhalay baa is qilaafa

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 2 หลายเดือนก่อน

    Dood hal dhinac ah ayay aheyd kuma jirin reer ssc Iyo reer awdal Iyo reer maaqir Iyo somalia markaas ayay noqon laheyd dood adag fadlan universal tv ka fiirsada doodaha taabanaya masiirka umada reer sool wariyihu uma doodin ama hadalkaa ku dhacay kama falcelin taasna waxay cadeen u tahay dood xaafadeed dooda ciwaankuna meesha kama muuqan

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj 2 หลายเดือนก่อน

    Waar. Ninkan gadhka cadle halaga saaro dhalimyarada.

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 2 หลายเดือนก่อน

    Isaaq wa umad dad wal waalan oo wayeelo ah asaa saqay ay u taliyan Laascano waxa ka dhacay xasuuq ma aheyn miya qalbiil Aan soomaali la xasuuqin ma jiran filimkan catada ah oo jambalka ah odayaal caruurta iyo rera hooda ku biisha wa nala xasuuqay ictiraf kii ba so dhow filim ka wa la is ku fahmay qabiil na qaran ma noqdo khaatumo state way goday owdal state na way goday ma Hargeysa iyo Burco miya wadan laga dhigi raba isaaqow isaaq gaal iyo muslim mid ay noqdan bay ku wareeren wa umad dad washay cunsuri yiin ah ay Hogamiye u yihiin shacabka Hargeysa waxay ku nol yihiin xabsi kor ka furan qofka hadla wa dil iyo xarig rer Hargeysa xaladoda wa kudka guur qanja u guur

  • @SalmanMaxamed-vz8sv
    @SalmanMaxamed-vz8sv 2 หลายเดือนก่อน

    Dadku waa walalo. waaqica jira uun baa xun

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 2 หลายเดือนก่อน

    Habartaan waalan jaad halasiiyo

  • @medhayanmed4883
    @medhayanmed4883 2 หลายเดือนก่อน

    Viva somaliland iyo ethiopia
    Waa laba dal oo walaalo iyo jaarnimo ka dhaxayso iskuna ixtiraama jaarnimo,
    Somalia walaaltinimo iyo jaarnimo midtoona male 1960 kiina way diidanaayeen midnimo.
    2024 ka ayay midnimo xaaraana raadinayaan waa wax lagu qoslo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 2 หลายเดือนก่อน

      Labaa sanoo maajirtiid

    • @medhayanmed4883
      @medhayanmed4883 หลายเดือนก่อน

      @@fatumaahmed4718 Maasha-Allah viva dalalka somaliland iyo ethiopia Maasha-Allah Maasha-Allah

  • @yasinhassan3840
    @yasinhassan3840 2 หลายเดือนก่อน

    Idooroow ilmada yaxaaska daaya oo amxaarkan qadhmuun aada ileen dhaqan baad gaalo jacayl u laheedeene. Anoo reer ssc ah. Dhulku waa soomali ee aduu dalka ka guur. 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 2 หลายเดือนก่อน

    Naa Annagu Somali Ma Nihin Magaca Somaliland na Waan Iska Bedeleynaa

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 หลายเดือนก่อน

    Faalbaa inoo qabtay malaha qoladan reer koonfur ee xageena soo eegaysa noolaanmaysaanbay isleeyihiin hadii Soomaaliland go aan noolaanmaysaan kkkkk tolow miyaanay ogayn intii lamidaysnaa inkabadan dadka lakalamaqnaa in aanay Soolaabanayn mise dadka koonfurta Soomaali talyaani sidanbay siyaasad uyaqaanaan Waryaada kala quusanee qoomamala Aada kkkkkkk