Ma dooneysaa in aad misaanka isaga yareyso si dabiici ah?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 119

  • @dghmcc6110
    @dghmcc6110 2 หลายเดือนก่อน +16

    Mamo codkaaga dagan baan jeclahay mar kale waxan jeclahay sida an u dareemo deganaan xasilooni kolka an codkaaga maqlo sido kale waxan jeclahay sida hurmuudka ugu tahay hooyoyinka wax bartay aqoonta leh sido kale waxan ka hela sida qabyaalada oga fogtahay o ilbaxnimo u muujiso marka wali wad qurux badantahay mashallah ❤

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน +3

      @@dghmcc6110 mahadsanid mom 🙏

    • @riyaqmohamed565
      @riyaqmohamed565 2 หลายเดือนก่อน

      So sweet ❤

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 2 หลายเดือนก่อน +4

    I am 5'2 72 kg. My bmi is 29. I am overweight. Due to five pregnancies. I need to lose weight asap. Ladies let's encourage each other.

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 2 หลายเดือนก่อน +7

    1.57 ahay mizankeyga Waa 83kg 🙆‍♀️🙄 lkn hada waba bilabay mizan dhimis Waxan sameya sida mama shukri intermittent fasting sameya 18 hrs soma 2 months kahor 8kg iska riday way igu so labatay 😢 waxa la iga raba inan ahaado 55kg ilaa 62kg sida saxda ilahow noo fududee 🤲🏽

  • @abdirahmaandaacad8589
    @abdirahmaandaacad8589 2 หลายเดือนก่อน

    Maamo shukri fiican aad baan kuugu xiranahay aad baan kaaga maha celinayaa good topics ee society ga aad lawadaagto sharaf ku noolow ilaa aad inta aad heyso jidkaan fiican waan kulasii joogayaa i.a ee haka iilanin

  • @fatumojama7142
    @fatumojama7142 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah Allaha kuu fududeeyo howsha aad bilowday waxaad tahay qof dagan shaqsiyad wanaagsana ka muuqato quraanku waa nuur siduu ilaahay ku fududeeyay heesaha hakaaga tiro istiqfaarta ku badal heesaha ayadaa wax walbe lagu helaaa

  • @KhadraAbdulahi-z8x
    @KhadraAbdulahi-z8x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sister waan ku farxaa hadalkaga iyo aragtida cilmiyeesan dhirgalintada kolsonida sinesa hablaha somaliyeed inta cafimadka qabta guleeso ficaney

  • @الأثريةالسلفية
    @الأثريةالسلفية 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maarkaan TH-cam kugu arkay waan farxay habo
    Waan jecelahay dadka hooyooyinkeeyn la eg ee aadka uqalbiga wanaagsan waxna laga baran karo….thank you so much.we appreciate your hard work…..jazakallahu kheyran😊

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 2 หลายเดือนก่อน +5

    ABAAYO ISNIIN IYO KHAMIIS HADAAD SOONTO WAXAAD DAREEMEE CAAFIMAAD BADAN IYO KOR IYO Waji qurxoon

  • @HamdiLuul
    @HamdiLuul 2 หลายเดือนก่อน

    We love mom❤ ku mahadsanid dhiiragalintada ❤

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 2 หลายเดือนก่อน

    Much needed video. 😊😊😊

  • @AbshiroxasanCabdulle
    @AbshiroxasanCabdulle 2 หลายเดือนก่อน

    Quran iyo hees meel islama galaan maamo ee heesaha iska dhaaf allaha ku barakeye

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah xabiibtii jzklq sida wacan aad noola wadaagtay your excerice plan keep doing excerice it's best way you can lose the weigh keep going don't give up sis pryer for you qali keep it up good work qaaliyeey thanks for sharing .

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 หลายเดือนก่อน

    Masha,Allah walaasheey dhegeysiga Quraanka ka wada dhigo markaad exercise socodka ku jirto,ma qurux badna kheyr ka Quraanka oo aad ku raxeysatey inaad hees kadaba marsiiso.waayo Quraan iyo hees halqalbi mawada galaan oo raaxo ma helo qalbiga,i am not judging you abaayo just persuading you insha,Allah.keep it up the good job

  • @adarshire1777
    @adarshire1777 2 หลายเดือนก่อน

    Jizakala Kher abaayo ❤

  • @hguled7938
    @hguled7938 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah. Love it. Thanks.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa ku mahadsantahay sida anagana oo ku sharaxday❤🇸🇴

  • @hamdaahmed7855
    @hamdaahmed7855 2 หลายเดือนก่อน

    Well done mama fiicanay,

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha caafimadka waa muhim qofka isagaa naftiisa ka fakari kara maanta aan docoday 10.000 steps

  • @anabdahirali2895
    @anabdahirali2895 2 หลายเดือนก่อน

    asc Shugri walashey khir allaah kusiye noso badii fidiyowada masha allaah

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha caafimadka waa muhim qofka isagaa naftiisa ka fakari kara

  • @saynab.hassan
    @saynab.hassan 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shukriyeey waxan ku daawaday hadda anigoo ka soo laabtay socod aan kaga duurka Darusalaam saacad Ban ku bilownay waa 2 months ka hor hadda saacad iyo bar baan ka dhignay. Hablo from uk u badan baa halkan ku jihaada. Guul baan inom wada Raheynayaa❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Daganhajji2022
      @Daganhajji2022 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mansha allah

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน

      @@saynab.hassan masha Allah

  • @rahmahassan2439
    @rahmahassan2439 2 หลายเดือนก่อน

    Mnash Allah habo keeping going ❤❤

  • @falastiinmohamud9512
    @falastiinmohamud9512 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaallah allaha kuu fududeeyo🥰🥰,miisaanka laku ogaado jirkaaga waxa ku badan sida culeeska lafaha,miisaanka protein muraqaha biyaha ku jiro jirka magacii?

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 2 หลายเดือนก่อน

    Guclays weeye socod wad nuhu dareemo shugriyey allaha ku fuduseyo ❤❤❤❤

  • @ubahdhiblawe4654
    @ubahdhiblawe4654 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah! you are a excellent role
    model! jizaka laah! ❤

  • @MunoCadeey
    @MunoCadeey 2 หลายเดือนก่อน

    Maamo shukri qof aan oogu jeclahay waaye socialmedia❤❤.

  • @rahoimran505
    @rahoimran505 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Allaha ku xafido

  • @sagalaadam3487
    @sagalaadam3487 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤️

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallah khayr

  • @daadir2020
    @daadir2020 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alah mahadsamid guuleyso

  • @anabdahirali2895
    @anabdahirali2895 2 หลายเดือนก่อน

    jizakalahu khiran

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Mashallah ❤

  • @asli1087
    @asli1087 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah

  • @faizawarsame9848
    @faizawarsame9848 2 หลายเดือนก่อน

    Waan isticmaala BMI xbbt mahadsanid

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo asc jawab wllo aniga hoyo hada curatay ahay 30sano jirta lugqha dhabarka jidhka dhan aya ixanuna xanun an kayabay weye dhaqtarka xanum kama helayo wllo marka isheg jadwal kasame cuntada saxda lacuno

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hapo

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 หลายเดือนก่อน

    Wankusaray abayo Mashallaah abayo waxan igu finaan laheyd in deris ahaano Shaqada aad wado aad baan u heclahay waa in aan kugu xurnadaa malinkasto Insha alaa wan kugu racsarahaya keep going ❤

  • @faizawarsame9848
    @faizawarsame9848 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah shukriye mahadsanid

  • @saida2003
    @saida2003 2 หลายเดือนก่อน

    Sax wa sifiican wa muhim naturel

  • @mohamudmohamedisse1557
    @mohamudmohamedisse1557 2 หลายเดือนก่อน

    M.a mahadsanid, weligey maanta ka hor ma isticmaalin BMI , thanks

  • @inataani2011
    @inataani2011 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shukri fariid ❤️❤️

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah maamo ❤

  • @ayanmohamed134
    @ayanmohamed134 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga waa sameeyaa intermittent fasting 16.8 6pm to 10.am

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaah

  • @rahoimran505
    @rahoimran505 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @farxiyoabdi2401
    @farxiyoabdi2401 2 หลายเดือนก่อน

    habo mcn alaha ku xifdiyo noo soo badi cuntada aa muhiin ah wlh tankle alamiitada

  • @SaharaAbdi-wq7fi
    @SaharaAbdi-wq7fi 2 หลายเดือนก่อน

    Shukri sharaf waad mahadsanid

  • @abdurahmanali2071
    @abdurahmanali2071 2 หลายเดือนก่อน

    Waa bilaabay maanta thank you

  • @duniyaismail4540
    @duniyaismail4540 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you for your beautiful advice sister

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน

      Always welcome

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 2 หลายเดือนก่อน

    Anoo gym aadayo cunta cunayo ma caatowi karaa I love cajeero iyo shaaxa subixii 😢

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 2 หลายเดือนก่อน

    Abyo comments waan wada fiiriyey ee kabaha ii so qor magacooda ama linkiga thank you

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abayo mcn

  • @warisyalaxow5785
    @warisyalaxow5785 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abayo

  • @MiskiHassanAli
    @MiskiHassanAli 2 หลายเดือนก่อน

    Maamo ka sohadal protein pancake for weight loss please

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 2 หลายเดือนก่อน

    hooyo quurta astur hormuud aa mo thy

  • @IbrahimHabibullah-h9o
    @IbrahimHabibullah-h9o 2 หลายเดือนก่อน

    Dhahktrayadada prescribed medicine for us.اللة يعطيكي العافية والصحةامين الصحة من قراءة القرءان والادكار

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Alaah waa iga fcn thy walhi 92kg 1.66cm 22yr hdana foolxumo guriged cunoow an ku jiraa lkn wa bis wa kacay 59kg marka naqda tnk an kuso dhihi dona

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkllllllkkkk bisinka is qabi habo 22 basa gabar yer tahay65 imaaw.

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha keep going you can do anigaba waa bilaaby socod

  • @jawahirliiban9492
    @jawahirliiban9492 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo ma fican tahey Haddi aad rabto Inaan kula lugeyo I soo sheeg
    Thanks
    Jawahir

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน

      @@jawahirliiban9492 isku xaafad ma degannahay hee abaayo London aad beey u weyn tahay

  • @hibohussein1518
    @hibohussein1518 2 หลายเดือนก่อน

    Shukri fiican salaan.

  • @FaisoAli-sv2fp
    @FaisoAli-sv2fp 2 หลายเดือนก่อน

    Alx isbuucii sadex maalin ayaan shift ku leeyahy isbitaal
    Galabtii markaan aadaayo waan socdaa
    Subaxiina sidoo kale hadana alx
    8km aan maanta kaliya socdaaa lkn miisaan igama haraayo😢seen yeelaaa

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq 2 หลายเดือนก่อน

    Music 🎶 cafwan naga dhaaf

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 2 หลายเดือนก่อน

    Mama ani hada waan bilaabay inan is dhuubo da daydu waa 28 dherer kaygu waa 1.60 miisankay gu waa 82 kg marka marka aan socdo ama jiimka tago lafahaa ixanuuna i sanqadha maxad igu la talin lahayd❤🎉❤

  • @YasminAliOmar-me7ov
    @YasminAliOmar-me7ov 2 หลายเดือนก่อน +2

    Habo mcn what's up group noo samee si aa kaga faaiideesano

  • @farhiacalas9682
    @farhiacalas9682 2 หลายเดือนก่อน

    Maamo sharaf waxaan rabaa in aan collegen soo iibsado ee nooc fiican oo gaar ah miyaa jira mise waa un collagen tankale mid meel gaar ah quseeyo miyaa jira ani skin iyo cijiyaha wax u fiican rabaa❤😊

  • @FadumiinaAbdulahi
    @FadumiinaAbdulahi 2 หลายเดือนก่อน

    M.a mamo Alle haku fududeyo dhererka side lo siyadiya aniga xita dhererkeygi wu naqusay

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน +1

      haddii la cayilo waa la gaabtaa

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 2 หลายเดือนก่อน

      cayilka,iyo da'daba waa logu gaabta.

    • @FadumiinaAbdulahi
      @FadumiinaAbdulahi 2 หลายเดือนก่อน

      @@fahimafahima9268 yacni side mar walba sanad kugu siyado miyad gaban

  • @hanaahaji7982
    @hanaahaji7982 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo waxn kugu darsanya Hal mid madama ad dhahday Quran ayn dhaheysta markan socdtid oo ad socodka igu si faiday MashaAllah waxn kugu dari lahaa istaqfarta ku si dar tusbaxa yar counter farta la gishanyo wad taqnaa ama wad haytaa xataa laga yabo markii la lugeynaya aad ayad istafarada ama wardiga u fudud yahy Adigne madama ad luqeyso walashaa xasusi ayn is dhahy igna raali ahaaw wax xuman kama wado

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 2 หลายเดือนก่อน

    Asc hbo waxaan ahay hooyo umul ah oo labo bilood qalan waxaan rabaa inan misaanka iska dhimo ee calosha jimicsi ma u sameen karaaa

  • @sahra8021
    @sahra8021 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shukri waa inaan tartanka kaala qeebgalo ani waa igu adkaatay miisaan dajinta

  • @LeilaAbdullahi-x9w
    @LeilaAbdullahi-x9w 2 หลายเดือนก่อน

    Music maad Kadeysid waxban ka faaideynaa

  • @jawahirliiban9492
    @jawahirliiban9492 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo waxaan deganahey East London waxaan filaya inaan isku dhow nahey
    Thanks

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 2 หลายเดือนก่อน

    Waannku wareeray walahi

  • @jawahirliiban9492
    @jawahirliiban9492 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo qof buran ma tihid qof normal Ayaad tahey

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 หลายเดือนก่อน

    Bataati macaan calories way heesataa laakiin waa low

  • @Learneryoutube-Isma7k
    @Learneryoutube-Isma7k 2 หลายเดือนก่อน

    Aad baan ugu heley, lkn Qof ahaan Aniga Waxaa igu adag inaan Wax joogteeyo.
    Ee maxaan Sameeya Wlo

  • @Relaxchannel1122
    @Relaxchannel1122 2 หลายเดือนก่อน +3

    95 kg 😮😮😮😮 overweight

  • @hanaahaji7982
    @hanaahaji7982 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo wan ku salmay artan ad ka haday o ah cunista sokorta iyo macanka aniga tas ayaa I haysto haben iyo malin macan iyo sokor cunista an iska jojin la ahay marka abyo maxa iga cawin karo inan jojiyo

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa dhib bulshadeena wada haysta una baahan in nafta la dhibo sii looga joojiyo wixi dhibaato caafimaad u keeni kara. Dhowr bil uun baad u baahan tahay waad ilaawaysaa macaan oo dhan

  • @mohamedabdi3573
    @mohamedabdi3573 2 หลายเดือนก่อน

    Maamii 96KG baan ahay 😄😄😄

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq 2 หลายเดือนก่อน

    Habo caloosha sidee loojaraa

  • @mulkixaajiabukar5693
    @mulkixaajiabukar5693 2 หลายเดือนก่อน

    Macalimadda waan kaaga mahadcelinaynaa cilmiga

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน

      walaashay Macaan

  • @istahaji1133
    @istahaji1133 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hormones nooca la baareyaa oo cayil sababa

  • @wardaxaashi-p5d
    @wardaxaashi-p5d 2 หลายเดือนก่อน

    hbo aniga dherar kaygu waa 167 misankaygu waa 76 masaxba

  • @IBADAAHMEDNOOR-eo4ib
    @IBADAAHMEDNOOR-eo4ib 2 หลายเดือนก่อน

    Asc maamo wankugu cusbahay waana kujeclahay illahay ha ku sharfo aniga waxaan ahay 1.60 dhererkeyga weight keygana waa 80kg i think am over weight lkin hada fadhiga wanka kacay

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน

      soo dhawoow mom man

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 หลายเดือนก่อน

    Dad caata ah oo waliba Africa kunool oo bp iyo cholesterol qabaa jira

  • @saafihaji7383
    @saafihaji7383 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mahadsanid 2 protein ka ilaa meeeqo ayaa laogolyahay in lacuno su’al ayan rabay inaad iiga jawabto hadii ad garaneyso biyaha badan ilaa 2 litter ilaa 4 litter lacabo malagu caatoobaa qof weight loss kujiro thanks

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน +1

      @@saafihaji7383 biyaha laba liter waa OK protein ka raashinka la helo wax dhib ah ma keeno bowder ka war uma hayo

    • @saafihaji7383
      @saafihaji7383 2 หลายเดือนก่อน

      @@ShukriFiican Shukran abayo biyaha badan ilaa 4 litter dhib miyey ukeenayaa diet ka aan kujiro mise lagu caatoobaa biyaha bdn waxaana kudarsadaa Chiaseed so ok maaha

  • @zainababdulkadir8953
    @zainababdulkadir8953 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo hadaad nuujineyso Kawaran ?

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน

      socod waxba ma Hibo abaayo

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl 2 หลายเดือนก่อน

    Wallo waxan joga dalki hooyo waxan ahay 97k

  • @QureshaHusein
    @QureshaHusein 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you mama shukri aniga bmi iso ogow plz hightkayga wa 62 kg wa 93 plz iso ogow

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 2 หลายเดือนก่อน

      Too much aya tahay,miisaankada dhererkada hadii loo fiiriyo,65 kilo aya laga raba hada tahay qof laf leh ana isku dherer nahay xata miisaanka hada isaaran awal 63 aya ahaani jirey balse 67 ilaa 70 qof caata u ekahay.

  • @abdurahmanahmed9719
    @abdurahmanahmed9719 2 หลายเดือนก่อน

    whole grains badso fats wu tegi u become slim

  • @qamaryousaf51
    @qamaryousaf51 2 หลายเดือนก่อน

    I am in the red

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 2 หลายเดือนก่อน

    Moi le kilo 148 je perdu 5kilo je marche et mange un peut

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga inta badan gaari baa kusocdaa lakin markaan iskudayo inaa socdo oon socodka boobsiiyo jirka Cuncun ibilaabaya waan isxoqaya masoconkara markaan iskajoojiyo socodka waan fiicnaada marka mafahmin

    • @kaltunfarah1006
      @kaltunfarah1006 2 หลายเดือนก่อน +1

      Barururta shilmaysa cuncunka markan ku wad jirku malmaha hore wuu ku xnuunaya

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@kaltunfarah1006 waa ku mahadsan tahey inshallah waa kuwadaa

    • @kaltunfarah1006
      @kaltunfarah1006 2 หลายเดือนก่อน

      @@deeqaabdullahi5777 insha alah ilahay hakula qabto adiga mudan

  • @faaraxxuseen813
    @faaraxxuseen813 2 หลายเดือนก่อน

    Siada miisaanka loo dhimo kaliya uùn baad noo sheegtaaye.
    Sida miisaanka loo kordhiyo noosoo sheeg.

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน

      @@faaraxxuseen813 isagaa iska kordhi doonee ha sugi waayin

  • @fartunshire5394
    @fartunshire5394 2 หลายเดือนก่อน

    Asc habo hadan kugu soo biiray aniga waxan ahay 96kg wlhi waan niyad jabay waxan rabaa inan soomo kawrn soonku maridaa miisaanka

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  2 หลายเดือนก่อน

      ha niyad jabin Habo, please billow socod cuntadana wax ka beddel

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha caafimadka waa muhim qofka isagaa naftiisa ka fakari kara maanta aan docoday 10.000 steps

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah