Haaa wllhi mcnto mahadsanid 6bila lii qaba ani class 6xadna wa ahay Allah no fududeeye ilmo Kori io wax barasho sida la isugu wado way adag thy weli ani cunug ma dhalin mid uura qaday aso labo bil jiro IGA so dilmay😢
Alaha ku fudeyo fosha ku sugeysa adiga iyo beybigaga nabad inad kuso kala seexatan ban alle kaaga baryey sabar abaayo habenki fiid seexo inshallah wexey ka cawin donta inad hesho inargi fcn od waxku qabsato ayad ka heleysaa iyo fir firconi dheeri.ah
Hamda isku filaney 13 jir baa iigu weyn 3 jirne wuu iigu yaryahay alxmdulilah school na wan ku aaday agoo yar yar alaamahadleh masha allh tabataka allh ,allaha no fududeeyo
Yaa ku yiri noo sheeg waa yaabe Qofkan nololsha a ku cusub waa reer baadiyo waxas iyo ka badan maalinkasto an sameyna lakin adiga waxaa amiin santahay in adiga kaliya aad nooshahay lakin dadka kale e yahiin dad duur degen, waxa aqli ah maleh waa qof wareersan intasa ayey lacaga ka raadine iney nolosheda youtube ku soo shubto maheen ma joogi karto markasa aduunka Afartisa dacal laga dawaan ileen kalsoonida a ka maqan intasa dad ayey ka sugeysa iney dhahan qatar aya tahay naa amuus oo isku xiishoo nolol iyo Shaqo iyo ilmo waa lagaga horeyey waligeyna ilmaheyga iyo nolosheyda youtube iyo meel daran soo dhigin sidana kalsooni daro ima heyso waxa e ka hadleyso iyo ka badan maalinkasto an sameyna, lakin adiga reer baadiyo weynatey oo nolol oo dhan norway ugu horeyey a tahay kula yaabi maayo meesha Af cad iyo buuq la fadhi naacaa war badana islamaa yaabto miyaa waa yaabe intasa guri xun ayey ku dhex waalatey tankale maxaa bartaa Afba ma taqaanid 20 sano yurub joogta xaata baabuur ma wadi kartit Allow Alle waxaan bartaa kute faan iyo booto naagah Afriko joogo u bootey tankale alaabta a Dukaanka SHEIN iyo alibaba a ka dalbata a qaali ka sii iibisa ileen naagah maskiinta qatar isaga dhigta
😂😂😂😂 cawaan hadaa maqashay waa tan who told u to watch😊 teedakale markaa intan oo qoraal soo qoreyso shaqa kaama dhacdo nd the video was on when your writing all this bulshit here that means xamda got her views (more watch time) than other viewers congrats to that😮 u jxt bring a gain to this page😊 qaraarka jooji huno waad kulushahay Waxaad kamid tahay kuwa arajooyinka ee umada kale kudawa maqan🎉🎉🎉🎉🎉 xamdiyey dumashi keep going ❤
Xamdiyeey 7caruura oo isku nuug anoo heesto oo ki 7aad umul la ah baan waxbaranàye markaasan waalhi naber 1 noqoday marqati bee ledahay muhiimadu waa niyad ma u heesaa waxa aad baraneyso hadafsa maka danbeetaa❤❤❤❤
Msh alh hamplyo xppt hooyo adag ku dyasho mudan thy allh ku xafido family gaada
Mnshlhaaa hooyo adaag bad tahay wllo hnblyo lkn suaal seed uu maraysaaa wlllo
@@rowdaali9939 abaayo marka hore waxan barta jamcada islaamiyah somaliya culumta diintan barta aniga oo niyadeeda tahay in aan diinteyda kor u qaado barta dadkana baro maclimdna waan ahay wallhi ilaahey fadligiisa ayaa waxbadan oon awood ulaheen iigu hagagan alxamdu lillah goaan adag hada latimaado allah wuu ku cawin xataa wallhi caruurta aabahood ilama jogo
Masha allah anagana allah ha ino saqiro waxbarashada
Allahuma baarak 💯💯😍😍❤❤❤
Maansha allaah ❤❤❤❤
Xamdi cadeey wan kusalaamay horey usoco waxbarashada allah ha ino saqiro
Mshallah sis may Allah bless your home and family ❤❤
Mahad
Masha Allah wallo shukran ❤dhirigalinta
Masha Allah ❤❤❤ qurux Dumar keep going 🎉🎉🎉🎉
Xamdi quruxey gbr wlshy aa Norwayn kaimaneysoh mxaa udirsadah xbbti kaniinka timaha dhereyo oil fcn ishg iyo creamka quraxdanh itus xbbti😢❤
Nice work
Mashallah ❤❤❤❤
No so duub ilmahaaa iyo waxbarshadaa
سلام قولا من رب رحيم
😂😂😂😂wlh funny ayaatahay reer macalin cabdulahi intee timaha ugaxiire
Nice vlog😊
Masha Allah xamdi in adeer ❤❤❤❤❤
Mnsha allah ❤
Masha"Allah Warsame🤲 Allaha Xafido Ya'rabb 🤲 Dhamaantood🤲✌️✌️✌️😘
Hamda love sistar❤❤❤
Masha allah 🥰
Hamdayy inadeer baL Nin masuul ah ibar ❤ oo iguso xidh Nin wangsan
Abayo aniga somaliya jooga ilmo badan oo isnuuga Ayan haystaa 7jir uweyn yahay 2jirna waa uyaryahay xaamilo Ayan ahay howsha guriga la igama cawiyo hada naagta shaqalada waan iska diray markan lacag uwayay scholna waan dhigtaa bishan sideededa Ayan u fadhisanayaa examka shahadiga class 8aad alx marmar wey igu adagtahay madama aan uur letahay hadana wan isdhiriyaa oo kacaa alx ilahay ayanka baryaa inuu ciyalka ii koriyo anagoo wada cafimad qabna hoyo kasta oo yaranta ku guursatay waxan lehayahay hampalyo wado deer oo Raf ah ayaa ku sugaysa
Haaa wllhi mcnto mahadsanid 6bila lii qaba ani class 6xadna wa ahay Allah no fududeeye ilmo Kori io wax barasho sida la isugu wado way adag thy weli ani cunug ma dhalin mid uura qaday aso labo bil jiro IGA so dilmay😢
Alaha ku fudeyo fosha ku sugeysa adiga iyo beybigaga nabad inad kuso kala seexatan ban alle kaaga baryey sabar abaayo habenki fiid seexo inshallah wexey ka cawin donta inad hesho inargi fcn od waxku qabsato ayad ka heleysaa iyo fir firconi dheeri.ah
@@aaminoomar-hj4ze abayo badal qeyr qaba allh ku siiyo
Horay u soco abaayo❤
mashallah qaali❤❤
Masha Allah ❤
Mashaa Allah xogada Allah Haku barakeyo ❤❤❤❤❤❤
Ilahaay hakucafiyo xbbti
Mash allh
Asc abaayo Hamdi period markaa hesho qorfo biyo kukarkari ee Shah cml u cab abaayo dhiigaga kor inuu ukaco laga yaba
M.a hooyo dadalaysaad tahAy hore usoco
Masha allah miss marwaxo ilaahay haku xafido❤❤❤❤
Manshaallah marawaxo naag nool ❤❤👌
Mansh alah tabarka raxman ❤
Masha Allah
Inankayga warsame layidha ❤
Maashalaah ❤
❤❤ Thnks quruxey
Allah ku caafiyo
Wa 3alikoum Salam Abaayo 🎉❤❤❤🤲🤲🤲😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍓🍓🍓🍰🍰🍰😍
Hamdaay xabiibti wanku salaamay adi iyo rerkagaba alllha idin xafido qaali codsi ayaan wataa igu caawi kala korinta carurta 4 baan dhalay alxmd mid 2 bil jiraa igu yar dhawac iga soo gaaray fooshii awgeed buu dr igu dhahay hada kadib caadi uma dhalikartid qaliin mooyee igu caawi kala korin dabiici ah ama dawo macqul ah plz qali ❤
Fircoon gormee la aburay😂 kaamiladeydii allaha ku dhowro kamila wiilba igu fac eh abayo hamda 2016dii soma dhalin asigane waru igu walay😂
Masha allah cajiib ❤
Ani hdaa waxaas dhan qabo is dhaho waan daalaa wlley masha allah waanba ku dhahee ma daashid miyaa horta😂😂
Naaaag nool
M.a marwaxo fariid bathy❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
Hooyo wax baratay allahuma baarik xppti ❤😊
Hamdi roll model kaa dhigtay wlh caruurta lakala korinaayo waxaa ijoogts 5 kaamilo kale ugu wayntahay Allh idaaye
Wllo hamdaay dhiiga birtaa igu yar ana bahasha magaceeda ii sheeg. Talow Hargeisa ma Ka Heli karaaa
Masha allh hambaliyo 💋❤️🫶👑
Abaayo farid ba tahay wana jeclahay inan ku dawado lkn please hadalka yare dee bila caleek
Qaali ka soo hadal fat loss miyaa fcn ama weight loss 😊
DhiriGALISADEYDa ❤❤
Hbbti Number kaaga isodir ina kula doonaaya
😂😂😂😂 xamid qurux i llhey dartis ku jecelahay
❤boqorad❤❤❤❤❤
Habargidirnimo🩸❤️
Xamdi rugs kaan ama roogaan makuwa facebook lagu xayeeysiiyo baa walaal cabirkiisa waa meeqa ii sheeg walaalo
😭😭😭😭
Asc walalo xamda magacayga Waa mona waxan u bahnaa gabadha ilamaha dugsiga quraan ka dhigtaa dhowr jeer ayaan ku weydiyey abayo waan u bahanaay ee mad igu cawisid plz ❤
Abyo waa tanaa waxaa kula Harleysville ustada umu Fatima soo dhawaw
❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Asc❤
Wcs❤
Nin Dhere malin siya u doro cuntada😂
Noo soo geli wlo qli
Hamda isku filaney 13 jir baa iigu weyn 3 jirne wuu iigu yaryahay alxmdulilah school na wan ku aaday agoo yar yar alaamahadleh masha allh tabataka allh ,allaha no fududeeyo
masha Allah wllo alluma barik 🥰waaaaW🥰
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲
Xamdi pls whtsup igaso jawab
Asc Abaayo xamda waxan rabay inan arin kula wadaago xppti what’s up isheeg aan kala so hadlo wllo
Wcwrab abyo 004740617832
Yaa ku yiri noo sheeg waa yaabe Qofkan nololsha a ku cusub waa reer baadiyo waxas iyo ka badan maalinkasto an sameyna lakin adiga waxaa amiin santahay in adiga kaliya aad nooshahay lakin dadka kale e yahiin dad duur degen, waxa aqli ah maleh waa qof wareersan intasa ayey lacaga ka raadine iney nolosheda youtube ku soo shubto maheen ma joogi karto markasa aduunka Afartisa dacal laga dawaan ileen kalsoonida a ka maqan intasa dad ayey ka sugeysa iney dhahan qatar aya tahay naa amuus oo isku xiishoo nolol iyo Shaqo iyo ilmo waa lagaga horeyey waligeyna ilmaheyga iyo nolosheyda youtube iyo meel daran soo dhigin sidana kalsooni daro ima heyso waxa e ka hadleyso iyo ka badan maalinkasto an sameyna, lakin adiga reer baadiyo weynatey oo nolol oo dhan norway ugu horeyey a tahay kula yaabi maayo meesha Af cad iyo buuq la fadhi naacaa war badana islamaa yaabto miyaa waa yaabe intasa guri xun ayey ku dhex waalatey tankale maxaa bartaa Afba ma taqaanid 20 sano yurub joogta xaata baabuur ma wadi kartit Allow Alle waxaan bartaa kute faan iyo booto naagah Afriko joogo u bootey tankale alaabta a Dukaanka SHEIN iyo alibaba a ka dalbata a qaali ka sii iibisa ileen naagah maskiinta qatar isaga dhigta
Wlaleey mcneey waligay qof replay uma galin lkn waxaan kayaabeey msgka intaaa dherer le eg oo megative ka ah waqtiga ku bixisay subxanalaah gabadha cilka uqabtey waynaa
Waqtiga waxan oo dhan qoral kusoo qorte wax yar oo dantada inad ku qabsato kuu eked sister muqalka wad dawatay muhimaduna waa intaas xamda dantayda waa in la dawado ok