Doorka Haweenka QAybaad sixrka part2 20/1/2019 by Amalkayse live call 07495599529

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 177

  • @kili665
    @kili665 5 ปีที่แล้ว +12

    Thank u walalo for this topic amaal ur here for a reason this thing's happens but our society are always negative Amal I appreciate u to educate us about this issue

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  5 ปีที่แล้ว

      Killimanjaro k Thank you sweetheart I really appreciate it what you saying about me I don’t give a shit of the negative People they are very jealous that’s why so I’m not going to stop I will go forward and thank you very much again on this topic is really true some people didn’t believe it but it’s really true

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

      @@amalkayse445 amal qeyp 3aad side u kashifanty amaley riyoyin mku arkijirty qofki sixray experience anka qadane mrkle codsi noso daa

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc, wallayaal yaan ku dheldhelin sixirku waa wax jira ilahay ba qurankiisa ku sheega
    Qofkii beeniya sixir INUU jiro waa qof ILAAHAY beniyay ishu way jirta jinku wu jira
    قال تعالي : ﴿وَاتَّبَعوا ما تَتلُو الشَّياطينُ عَلى مُلكِ سُلَيمانَ وَما كَفَرَ سُلَيمانُ وَلكِنَّ الشَّياطينَ كَفَروا يُعَلِّمونَ النّاسَ السِّحرَ وَما أُنزِلَ عَلَى المَلَكَينِ بِبابِلَ هاروتَ وَماروتَ وَما يُعَلِّمانِ مِن أَحَدٍ حَتّى يَقولا إِنَّما نَحنُ فِتنَةٌ فَلا تَكفُر فَيَتَعَلَّمونَ مِنهُما ما يُفَرِّقونَ بِهِ بَينَ المَرءِ وَزَوجِهِ وَما هُم بِضارّينَ بِهِ مِن أَحَدٍ إِلّا بِإِذنِ اللَّهِ وَيَتَعَلَّمونَ ما يَضُرُّهُم وَلا يَنفَعُهُم وَلَقَد عَلِموا لَمَنِ اشتَراهُ ما لَهُ فِي الآخِرَةِ مِن خَلاقٍ وَلَبِئسَ ما شَرَوا بِهِ أَنفُسَهُم لَو كانوا يَعلَمونَ﴾
    [Al-Baqarah: 102]
    Shared via Ayah

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 5 ปีที่แล้ว +15

    Ha la joojiyo jahil nimada iyo dulmiga. aduunka waa laba bari umada ilaahay sixirka ka dhaafa

  • @anabhussein6946
    @anabhussein6946 5 ปีที่แล้ว +6

    Asc Amal I hope you doing well thank you for share this amazing story may Allah subhanahu watalah look after us all.

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 ปีที่แล้ว +5

    Subhaana llaah ilaahay hanaga qabto aduunka ilaahay ha ku facshiro saaxiriinta

    • @barwaaqobilkheyr5653
      @barwaaqobilkheyr5653 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa allaah ilaahoow kuwaas SHARKOODA inaga QABTO aduunyadana ku facshir aamiin yaa allaah

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay ha naga qabto saaxiriinta

  • @anabmohamed2049
    @anabmohamed2049 3 ปีที่แล้ว

    Aamin yaa alaah

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 ปีที่แล้ว +4

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  5 ปีที่แล้ว

      وَقَالَ فِرْعَوْنُ ائْتُونِي بِكُلِّ سَاحِرٍ عَلِيمٍ (79) فَلَمَّا جَاءَ السَّحَرَةُ قَالَ لَهُم مُّوسَىٰ أَلْقُوا مَا أَنتُم مُّلْقُونَ (80) فَلَمَّا أَلْقَوْا قَالَ مُوسَىٰ مَا جِئْتُم بِهِ السِّحْرُ ۖ إِنَّ اللَّهَ سَيُبْطِلُهُ ۖ إِنَّ اللَّهَ لَا يُصْلِحُ عَمَلَ الْمُفْسِدِينَ (81) وَيُحِقُّ اللَّهُ الْحَقَّ بِكَلِمَاتِهِ وَلَوْ كَرِهَ الْمُجْرِمُونَ (82) فَمَا آمَنَ لِمُوسَىٰ إِلَّا ذُرِّيَّةٌ مِّن قَوْمِهِ عَلَىٰ خَوْفٍ مِّن فِرْعَوْنَ وَمَلَئِهِمْ أَن يَفْتِنَهُمْ ۚ وَإِنَّ فِرْعَوْنَ لَعَالٍ فِي الْأَرْضِ وَإِنَّهُ لَمِنَ الْمُسْرِفِينَ (83) وَقَالَ مُوسَىٰ يَا قَوْمِ إِن كُنتُمْ آمَنتُم بِاللَّهِ فَعَلَيْهِ تَوَكَّلُوا إِن كُنتُم مُّسْلِمِينَ (84) فَقَالُوا عَلَى اللَّهِ تَوَكَّلْنَا رَبَّنَا لَا تَجْعَلْنَا فِتْنَةً لِّلْقَوْمِ الظَّالِمِينَ (85) وَنَجِّنَا بِرَحْمَتِكَ مِنَ الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ (86) وَأَوْحَيْنَا إِلَىٰ مُوسَىٰ وَأَخِيهِ أَن تَبَوَّآ لِقَوْمِكُمَا بِمِصْرَ بُيُوتًا وَاجْعَلُوا بُيُوتَكُمْ قِبْلَةً وَأَقِيمُوا الصَّلَاةَ ۗ وَبَشِّرِ الْمُؤْمِنِينَ (87) وَقَالَ مُوسَىٰ رَبَّنَا إِنَّكَ آتَيْتَ فِرْعَوْنَ وَمَلَأَهُ زِينَةً وَأَمْوَالًا فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا رَبَّنَا لِيُضِلُّوا عَن سَبِيلِكَ ۖ رَبَّنَا اطْمِسْ عَلَىٰ أَمْوَالِهِمْ وَاشْدُدْ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ فَلَا يُؤْمِنُوا حَتَّىٰ يَرَوُا الْعَذَابَ الْأَلِيمَ (

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahey ha idin xafido somali meelkasta ay joogto inta cadawga ahna ilaahey wanaag ha ugu badalo cudurkooda inshaa alaah

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 5 ปีที่แล้ว +2

    امال حفظك الله ورد عليهم كيدهم من لا يؤمن بالسحر لا أعتقد انه يعرف الإسلام ننرجو أن يرد الله عليهم كيدهم امييين

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  5 ปีที่แล้ว +1

      Iman Isse ‏آمين آمين يا رب العالمين مهما عمل الشياطين أكيد الحاسدين فلنفسه من رب العالمين سبحانه وتعالى ولا كل ظالم له يوم وشكرا حبيبتي على التعليقات الجميلة وأتمنى لك النجاح والتوفيق

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 ปีที่แล้ว +4

    Soomaliyey gabadhaasi si fican u dhagaysta hadalked fahma ka faaidayso ha ku diganina ha ku jeeajeesina.

  • @samirasharif5137
    @samirasharif5137 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abaayo you are amazing amal keysey

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 5 ปีที่แล้ว

    Dadka xaasidka waxba uma ogola biniadamka sida nadaafada, dhaqaalaha, quruxda iyo tacliinta. Markaas bay shayaadiintu sixir iyo Balo kale adeegsadaan Allah naga haayo aamiin

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    I’m happy for her she feels better

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 3 ปีที่แล้ว

    Asc Amal keyse walalo Subxana Allah waa qiiso wax ku qadasho leeh Ilahay hanaga nabad geliyo dhamanteba sixirka

  • @amlaamla776
    @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว +4

    Ana ugu horeyo cwa

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 5 ปีที่แล้ว

    فلنعلم أن لكل داء دواء ودواءنا القرآن والمعودات

  • @fartunmomarhassan3681
    @fartunmomarhassan3681 5 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah ilaahay ha ku cadaabo aakhiro iyo aduunba ruuxii ruux walaalkiisa sixra. Dumarba waa inaan lala Hadlin xasbunalaahu wa nicma wakiil.

  • @xaliimocilmi6557
    @xaliimocilmi6557 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaah umada iimaanka ha ku sugo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Subhanallah subhanallah subhanallah

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo ilaahay ha ku caafiyo saxiriinta ilaahay nolosha ha ku ciqaabo

    • @barwaaqobilkheyr5653
      @barwaaqobilkheyr5653 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabbi ilaahoow rabbiyoow kuwaas saaxiriinta ah nagasoo qabo yaa allaah

  • @mulkmm1327
    @mulkmm1327 5 ปีที่แล้ว +1

    That happened to me I am agree 100 💯

  • @ummabarwaaqodeer526
    @ummabarwaaqodeer526 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabdha hadleyso waa runteed waxa ey ka hadleyso allaah u sahlo gabdha allaah ka dulqaado yaa rabi

  • @hasnaahmedmohamed9363
    @hasnaahmedmohamed9363 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta laxanuunsan Allah hacaafiyo

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah hanaga qaabto sixirlowyada amiin amiin amiin yaa Rabi

  • @fartunmohamed3806
    @fartunmohamed3806 5 ปีที่แล้ว +5

    aniga ayeyba arintan sixirka I heysata naag jarer ayaa is digalnay hooyadeed ayaa waxey kudharatay in an waasho lakiin Allah ayaa tala saartay ii so duceya walalayal in cadawgaas ilahey fashilo

    • @sihamosman1138
      @sihamosman1138 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilahy haka qabto xbbt sharkeda

    • @hodanmohamed3204
      @hodanmohamed3204 5 ปีที่แล้ว +3

      Allaha naga qabto Saaxiriinta Isha Jinka iyo kuwa u adeega dhamaanteenba amiin

    • @fartunmohamed3806
      @fartunmohamed3806 5 ปีที่แล้ว

      aamiin walashey

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah ka qabto apayo ana xalads kujira Allah no uasiro

    • @candicejosef2210
      @candicejosef2210 5 ปีที่แล้ว +2

      Fartun Mohamed aamiin abaayo surah baqarah subax iyo habeen kasta ugu yaraan hal saac dhagayso waxba ha baqin aniga xataa mid dil ah baa la ii sameeyay alx waan noolahay ilaahay hana xifdiyo ilaahay baa waalida haya ilaahay cadawga ha kaa qabto abaayo

  • @mulkmm1327
    @mulkmm1327 5 ปีที่แล้ว

    Haaq Allah toso Somalia subhanallha

  • @daluucaabdi8575
    @daluucaabdi8575 5 ปีที่แล้ว

    Saaxiriiney waa la idin fahmay soomaali maalinba maalinta ka dambesa shartiini wa lasoo helay amaaley allaha badiyo kuwa adiga kula midka ah Amiin ya rabi

  • @muslimamuaminah3945
    @muslimamuaminah3945 5 ปีที่แล้ว +2

    أختى أمل جزاكه خىر لكن حدث رسول علىه صلاة و سلام ( فلنقل حىرا اولىصمت )الأهكذ

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  5 ปีที่แล้ว

      Muslima Muaminah ‏نعم حبيبتي قال رسول الله صلى الله عليه وسلم فل تقول خيرا أو تصمت

  • @hasnaahmedmohamed9363
    @hasnaahmedmohamed9363 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi gabadhaas been masheegin waasuratul kaaf

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waarun dadaka dhagarta badan meelkasta bay joogaan anagaba naagta seattle ugu sixirka badan baa nasixidha

    • @Cocoady134
      @Cocoady134 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk wa te taasi Ilahay haka qbte

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah walaalo iscijaab allahakuxafido

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว +1

    Amal kayse iyo hablaha somaaliyadba maxaa lagu caayi sharaf bay leeyihiin Wixii caytamayaa waa saaxiriin iyo xaasidiin nolosha laysu quudho

  • @xamdixirsi9762
    @xamdixirsi9762 5 ปีที่แล้ว

    annigaa ka mid ah dadka la fariisiyey ii soo duceeya hadaa qoraalkayga aragtaan somaliyey wlalayaal waan xanuunsanahaye

  • @ikramali1811
    @ikramali1811 5 ปีที่แล้ว

    May Allah bless you sis 😍😍❤️

  • @lovelyksapretty7887
    @lovelyksapretty7887 5 ปีที่แล้ว

    Salam aleikum. Mashallah THX for. Amal do you have the number of the sheikh from Sudan or his Facebook or TH-cam. May Allah swt protect us ameen.

  • @amranabdi4002
    @amranabdi4002 5 ปีที่แล้ว

    Asc gabadhaas la sixray mida qabsatay ayaa I qabsatay waliba aniga iyo caruurtayd 12 sano ka dib ayaan dhaariyay waxaan wll warda muhiim ma aha inaad u tagtid ood meel Kula balantin ee taleefonka qadka ka dhaari kaamiro shido dheh sidaana ku dhaari wll haka harin

  • @amlaamla776
    @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว +2

    Wn sugayi qeyptan

  • @MarYam-dy3nb
    @MarYam-dy3nb 5 ปีที่แล้ว +1

    Suxanalah suxanalah ilaah haku cafiyo ukhtii

  • @Jowher
    @Jowher 5 ปีที่แล้ว

    Subxanalah gabadhan waxa ay shegeyso wa runteed.

  • @saafinuuraxmed2254
    @saafinuuraxmed2254 5 ปีที่แล้ว

    Amal dadka wareysaneysay soo sax wax badan qaladan nagtan way isku dhex yacasantahy

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 5 ปีที่แล้ว

    فلندعو على الشريرين الظالم له يوم نرجو أن ينتقم الله منهم ويجازبهم شر الجزاء

  • @ayanyasiin7687
    @ayanyasiin7687 4 ปีที่แล้ว

    Ishuna sixir Kama dhacdo

  • @mulkmm1327
    @mulkmm1327 5 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah Amal sister can you sand me the sheik safe Deen number pls

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Thank you sister

  • @hooyocusub749
    @hooyocusub749 5 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha cafiyo gabadha muslimada ah warda

  • @abdulqadirhassan1567
    @abdulqadirhassan1567 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc amal waa kaheley barnaamijkaaga

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 ปีที่แล้ว

    Walaal allaha kucaafiyo xanuunkana sisahlan allaha kaaga qaado dadka dadka sixiro waa kuwa aan ummada uquurin nolol wanaagsan taasna waxey usameeyaan waa xiqdi iyo xaasidnimo ummada islaamka oodhan allaha kaxifdiyo sixirka jinka iyo ishaba

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

      Aamin ya Allah apayoy

  • @mulkmm1327
    @mulkmm1327 5 ปีที่แล้ว

    Haaq subhanallha

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 5 ปีที่แล้ว

    Allah hacaafiyo warda amiin yaa rabi

  • @amlaamla776
    @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว +4

    Aniga xldas ku jiro attackgas itaapto Allah ngayasiro

    • @candicejosef2210
      @candicejosef2210 5 ปีที่แล้ว +1

      amla amla anaa kula mid ah waxaad samaysaa abaayo quranka surah baqarah iyo suradaha kale maalintii dhagayso subax iyo habeen ugu yaraan hal saac waxbaa sheeq raadis ha ku mashquulin

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว +1

      @@candicejosef2210 in shaa Allah Allah no yasiro xalad adag Ilah lasahlan wye

  • @fardoussaahmed794
    @fardoussaahmed794 2 ปีที่แล้ว

    afsomali ma taqano

  • @hasnaahmedmohamed9363
    @hasnaahmedmohamed9363 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah hanaga qabto shayaadiinta aamiin nambarka shiikha sodanka ah dereskaaga noosoosor

  • @safiaabdi7795
    @safiaabdi7795 5 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @anfacqadar3495
    @anfacqadar3495 5 ปีที่แล้ว

    Dulka somaligalbeed baa malab kabuuxaa yaa somaliya xoreeya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaha

  • @istahilhusseinmuse5007
    @istahilhusseinmuse5007 4 ปีที่แล้ว

    Tas wey jirta gacanta inlaiskutabto anaba laigu tabtay o xanusada

  • @kaydguled5676
    @kaydguled5676 5 ปีที่แล้ว +1

    walaal amaal kayse iftiin badan ayaa ku haya xoogaa iftiinka yaree xataa indhahagu ma xamilayaan

    • @nimojama4132
      @nimojama4132 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂disco light waye sixiir baqayesa 😂😂😂

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Allah power

  • @ifrahismail4173
    @ifrahismail4173 5 ปีที่แล้ว

    Asc wallo amaal keyse sheekha soodaniga xagee laga helaa waan u baahanahay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    inaantan weli wax baa ku jira hadii qofka iska dhigo dhowr qof oo yidhahdo anaga anaga anaga wax wayn baa jira wana lagu jiraa markaa inantaas weli quran ha la saro qof aan wax ku jirin aanaga ma yidhahdo iminka way ka xanaqysa maraba telphone ku dulqabanaysid gabadha hadalaysa horta ka dhegayso marka danbe ka qabo dadka

  • @samirasharif5137
    @samirasharif5137 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @hasnaahmedmohamed9363
    @hasnaahmedmohamed9363 5 ปีที่แล้ว +2

    Waanku jecelnahay xaqa aadka hadashid

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan4533 5 ปีที่แล้ว +1

    Sixir ku waa silent killer !

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

      Aan isku soo duceyno

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    waxa laga yaab kii wax sirxay ka la sirxya inu ka denbi bato kii wax sirxay

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว +3

    Inanta ilaha haka qapto saxiirinta

    • @marwaanhassan5946
      @marwaanhassan5946 5 ปีที่แล้ว +1

      Manshallah my dear sister iwish u long life

    • @hawoadan6549
      @hawoadan6549 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal masajidka wuxuu qolka macno uleeyahay markii iimaan kujiro qalbigiisa qofka saaxirka ah masaalid macno uguma fadhiyo

  • @abdulqadirhassan1567
    @abdulqadirhassan1567 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc somaliweyn pls yaa garanaya telka shiikh abu xaniifa

  • @amlaamla776
    @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

    Amal qeyb 3xaad nosoda se isku calajisay su ukashifmy qofka maqiraty mise ya Allah na cafi

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 5 ปีที่แล้ว

    CALAMADAHA LAGU GARTO WAXKABARO 1 WAY CASUUMAD BADAN YIHIIN WAY ISKA DHAADHICIN BADAN YIHIIN IWM

  • @mohamedabdirahmansahil8092
    @mohamedabdirahmansahil8092 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah inder noolow amaal kayse saldanada faca wayn leh

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 5 ปีที่แล้ว

    Maxad ka faidaysan dadka aad xasidaysan Ilahay ba idin arka Subxanallah allahu akbar ilahayow naga badbadi

  • @mustalifaahmed4356
    @mustalifaahmed4356 5 ปีที่แล้ว

    Alle haynga nabad geliyo saxiirinta

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 5 ปีที่แล้ว +1

    qofka muslimkaa ee masaajid ku jira ee tafsiir qaata maka surtaawdaa in nuu wax sirxo?

    • @candicejosef2210
      @candicejosef2210 5 ปีที่แล้ว

      Asha O Ali munaagaqiin baa buuxa meel walba

    • @candicejosef2210
      @candicejosef2210 5 ปีที่แล้ว

      munaafaqiin ayaa meel walba jooga

    • @ladanjama7928
      @ladanjama7928 5 ปีที่แล้ว

      Xasbiyalaah wa nimca wakiil

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

      @@candicejosef2210 saxirinta xasidinta Allah nga kaafiyo

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 5 ปีที่แล้ว

    Allaah walaa ilawey allaah wuxusan allah kuqoran kugu kadhacaya sirxir waa jira illahay hanaga qabay

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 5 ปีที่แล้ว

    ولا يظهر كيد الساحر حيث أتى

  • @cafiifoaxmad8743
    @cafiifoaxmad8743 5 ปีที่แล้ว +1

    Sixirka waa wax jiro

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว

    Xanuuno badan oo aan sixir ahayn oo waayuhuu kenaan baa jira siiba qurbaha kuwaa na maaxaynu u bixinaa ..

  • @ummabarwaaqodeer526
    @ummabarwaaqodeer526 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa wax loo yiri naarta ey u badan yihiin naagah walaahi waa saxix allah cadaab ku fogeeyo yaa rabi

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 5 ปีที่แล้ว

    امال اختي رجاءا رقم ابو سيف الدين

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว

    xaqiiq illahow sharta saaxiriinta naga qabo

  • @soomaliyagirlsomali3754
    @soomaliyagirlsomali3754 5 ปีที่แล้ว

    Amaal waad iga qosliday acuudi bilaa acuudi bilaah hhhhhh aniguna acuudi bilaa

  • @amranabdi4002
    @amranabdi4002 5 ปีที่แล้ว

    Amal kayse wll macaan isoo qor nambarka sheeqa suudaanta ah

  • @imanali1136
    @imanali1136 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Amaley ma i so dhigi karta telefonka shekha Sudaniga ah adigo mahadsan

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 ปีที่แล้ว

      Kawaii Summer abyo shiqa wax sheg amu yahay ani xta wa raba lkn gbdha shiqa ishegy le kujittrta

  • @hasnaahmedmohamed9363
    @hasnaahmedmohamed9363 5 ปีที่แล้ว +1

    ASC abaayo amaal noosoo qor shiikha magaciisa

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 ปีที่แล้ว

    BISINKA BISINKA

  • @purplerose8007
    @purplerose8007 5 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم و رحمة الله و بركاته
    اختي امل العفو منك عندما تقولين كلمة الرحيم الرجاء اللفظ حرف ميم و ليس حرف نون .. الرجيم و ليس الرجين... فاضافة حرف نون غير معنى الكلمة لفظا و المعنى ... تحياتي

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 5 ปีที่แล้ว

    Aniga muda badan Sixir i hayaa xanuukiisa waa garnaya Allha Caafiyo

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 5 ปีที่แล้ว

    Rumayso ama rumayso nin caruurtiisa sixrayray si uu udulaysto oo uu uisticmaalo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😦😭😭

  • @tusmoaadil6258
    @tusmoaadil6258 5 ปีที่แล้ว +2

    Buufis micnihiisu waa depression
    Isfilito waa Isku buuqida.

    • @nimojama4132
      @nimojama4132 5 ปีที่แล้ว

      walahi is true ,qof care qashaaqensa maxaa ka sixiiri,qoto qoto ku nol maxa ka sixiir bar😂😂😂😂the have mentel haelth and strees bufiis 😂😂😂😂

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaaha

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 ปีที่แล้ว +1

    aduunyadu waa maalmo ninkhii waxsixraa isagay u darantahay

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 5 ปีที่แล้ว

    Su aashaydu waxaa waaye sheekhu seebuu ku gartay dadka sixray gabarta nacam hagarto in uu sixir hayo lkn heblayo kusixirtay macquul ilama aha??????

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 ปีที่แล้ว +1

      najax a Adan wlhi bilahi ana kula mid ah inta ka shakisay shiqa

    • @cabiirahaldha6534
      @cabiirahaldha6534 5 ปีที่แล้ว

      Suber walahi waa yaabay

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 ปีที่แล้ว +1

      najax a Adan ha wlhi abyo

  • @ikramali1811
    @ikramali1811 5 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍

  • @ayaanaxmed1430
    @ayaanaxmed1430 5 ปีที่แล้ว

    Alla abaayo dad saas loo heysto aneyba ila dhasheen ilahey hanaga qabto saxiriinta

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    horta sixirka wa wax jiraa diinteena no sheegtay inu jiro nebigeena scw waa la sirxay kii ilahay aduunka ka doortay baa la sirxya wax walabana waa imtican aayo xabiibi laah hadi lala helay adigo miskin yar o denbi badan xagee joogtaa mid kale idin sheegayaa jinka kufarta ahi marka qofkalaga shidayo waa beenaale wuxu kugu dirayaa qofka aduunka u jaclayd hadu doono gabadha hadalaysay iyo saxibadeed inu isku diray baa laga yaba weliga jin kaa hadalaya ha rumaysan wuu kugu odhanya heblaa ku sixirtay idinka ha danbabina xataaa hadii ay tahay qofkaas mahaa inaad aminto jin ka hadalay caloosha aad moodayso inaad uur ledahay buuranaysa ama aad moodo inilmo kugu soconayo waa wax xanuuna oo jira uuur beeanaad baa la yidhahda dhakhtarka u sheeg mida sadexan weligay shaki waxa la yidhaahdo aayaa xanuun walaba ka xun

  • @xaashirismaciil9820
    @xaashirismaciil9820 5 ปีที่แล้ว

    waxay ku ladahay dumarka baa naarta ubaday waa diinta waxabiyiinta oo waxaan idin waydiiyay raga iyo dumara yaa aduunkan babiiyay yaa dadka dulyiya yaa xaqdaro badan oo dowlado dhan babiiyay xadiiska rasuulka sala allah wasalam been lagashegayaa illaah baan idhinku dhaarshe dumarka masakiinta ah ee inta badan gurigoodajoogasidebay cadaabta ugu badan yihiin war wax kastaa oo wadaad idiin sheego ama carabta diin baad modaysaan nin iyo naag qof walbaa waxuu sameyay baa loxisabinayaa war quaabka illaah akhrita يقول الله تعالى مَنْ عَمِلَ صَالِحًا مِّن ذَكَرٍ أَوْ أُنثَىٰ وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَلَنُحْيِيَنَّهُ حَيَاةً طَيِّبَةً ۖ وَلَنَجْزِيَنَّهُمْ أَجْرَهُم بِأَحْسَنِ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ

  • @ikramali1811
    @ikramali1811 5 ปีที่แล้ว

    Salam sis😍❤️

  • @nimojama4132
    @nimojama4132 5 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅any one sick say sixiir ,they all mental isue they traying to mis liding them self 😂😂stress mentel and family problem in the houses,😂😂

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

      Quranka kashifo shayadinta

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 5 ปีที่แล้ว

    Tii aniga i sixirtay waxay iku tiri maa ayatulkursi miyad baratay jahanaba ban Alle ugabaryaa

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh inad paranin me raptay

    • @ummsaabir
      @ummsaabir 5 ปีที่แล้ว

      Yasmin kkkk waa iga qoslisey sorry abaayo allaha kaa qabto waxa dadka dhiba

  • @abdulqadirhassan1567
    @abdulqadirhassan1567 5 ปีที่แล้ว

    Amiiiiiiiiin

    • @hindaosman9446
      @hindaosman9446 5 ปีที่แล้ว

      Asc.illaahay.ha.shaafiyo.walaasheen.a