ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Barnaamijka Baraarug Iyo Hal Abuur Nimco Wadani BY Nageeye HCTV Hargaysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2016
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

ความคิดเห็น • 32

  • @caashom624
    @caashom624 7 ปีที่แล้ว +3

    maasha Allah,alleylehe waa loo baahnaa gabdho gabya. Adna Nageeye mahadsanid.

  • @TheSumza1
    @TheSumza1 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabay iyo waxsheeg wada socdo. aad baan ugu maqsuuday dhalanyarada soomaaliyeed inay ku jiraan dad sidaan oo kale. Nimco walaal Rabi haku garab galo.

  • @ibrahimroble1623
    @ibrahimroble1623 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wn so dhawaynayna hablaha gabayada curiya.
    walashy Nimco
    gabayo fiCan bd kentay
    ilaahay haku siyaadiyo cilmiga iyo aqoonta halkaana kasi wad.

    • @sadamkhaliil7278
      @sadamkhaliil7278 7 ปีที่แล้ว

      ururka midawga hablaha gabya mnshallh alaaha Ku siyaadsho cilmigaagawll

    • @nimcoxasan9402
      @nimcoxasan9402 7 ปีที่แล้ว

      magacaa jiro wll

  • @hamdakhayr6280
    @hamdakhayr6280 7 ปีที่แล้ว

    masha allah dhaamaan jacayl baanu fatahnaa nimco waddani

  • @ibraahimmasra2323
    @ibraahimmasra2323 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan Allah ayaa garaad ku manaystay maashaa allah

  • @hindabridge5459
    @hindabridge5459 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @woownur1861
    @woownur1861 6 ปีที่แล้ว

    nimco wadani abwanada iyado yar ban bartay o dhigta dugsiga hose dhexe wa gabar edeb leh aqoonta jecel muqeeda wn ku frxay

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 6 ปีที่แล้ว

    Dhamaan xiligan inta sheegata inay gabyaan wadankeena anigu intaan ka arkay waxaan gabyaa ku sheegi karaa gabadhan cabdi waaxid gamadiid iyo laba wiil oo kale inta kale waa heesaa miidhan waligoodba tvyada hayska xayaysiiyaane

  • @xasanjaamac6350
    @xasanjaamac6350 7 ปีที่แล้ว

    masha alaaah nimco wadani hore u soco

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 7 ปีที่แล้ว

    MANSHAALLAH gabadhuh Qurux badanaa

  • @rifaiahmedali3807
    @rifaiahmedali3807 6 ปีที่แล้ว

    Maansha allah allahu Akbar allahu Akbar ilahy haku sharfo wllo

  • @mahadbarre4022
    @mahadbarre4022 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @eid_077
    @eid_077 6 ปีที่แล้ว

    dumaaahiday hore u soco

  • @saidaelmi440
    @saidaelmi440 7 ปีที่แล้ว

    mashaa alah

  • @xamsecabdi3990
    @xamsecabdi3990 4 ปีที่แล้ว

    Afartaa sidiimiiglaganaymiisima uqaatay
    Miisima uqaatay
    Mamacneeyaybiidgaafku
    Kalamudan abwaanadukalanmuuqroonee

  • @hamsehashi2499
    @hamsehashi2499 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll Nimco

  • @mohamedabdillahi444
    @mohamedabdillahi444 7 ปีที่แล้ว

    mansha allaah waa gabadh qimabadan

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 7 ปีที่แล้ว

    Allaha xifdiyo walaashay Hanka wanaagsan

  • @saidaelmi440
    @saidaelmi440 7 ปีที่แล้ว

    qayr Allah kusiiyo abayo

  • @geesigaburco2165
    @geesigaburco2165 7 ปีที่แล้ว

    masha allaaaah

  • @SalmaSalma-bs2td
    @SalmaSalma-bs2td 7 ปีที่แล้ว

    maansha alaah

  • @mousemohamed8808
    @mousemohamed8808 6 ปีที่แล้ว

    Inantu ma muuse cabdalle ayaa tolow waatan go,deydii ku Dhlataye Hhh woow abwaanayadda muusecabddalle Hhhh

    • @u.j7332
      @u.j7332 4 ปีที่แล้ว

      Muusa Abdale yuu galaa walal
      Ma garxajisba mise waa awal