IIDLE YARE IYO GABAR KENYAN AH QOSOLKA ADUUNKA Part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 306

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 5 ปีที่แล้ว +6

    Wilkan wariyaha eh inte ku aragtay aan is dhahayey waxaba waaye rer TH-cam
    haben hore aroos noo duubay masha allah wan iska jeclaaday

  • @kulmiyekaka4194
    @kulmiyekaka4194 4 ปีที่แล้ว +2

    Idle yare kal iyo laab ugu qoslay plhi
    Inta part two marka laso qoray inta ka xanaqday like so qarxiya

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 ปีที่แล้ว +38

    Wlhi barnaamijkii shekh umal wan ka cod sanaa koronto in uu ino so celiyo haddu sheekh shibli joogo wlhi wa barnaamij aan aad u jeclaa

  • @siyadmohamed5496
    @siyadmohamed5496 5 ปีที่แล้ว +15

    Iidle Yare the one and only artist who I really like his songs and his comedy👍💕big respect

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว +1

      Siyad walalkey qaliga iso boqo chanalkena fadlan subcribe saar. 💓💓💓

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 4 ปีที่แล้ว +4

    Eidle cabdilahi nuune wan ku salame Wa fanny Mansha allah Iillahy risiqa haku saqiro koronto wall markale Eidle noso casuun

  • @queenfaadumo4262
    @queenfaadumo4262 5 ปีที่แล้ว +8

    iidle yare umadeena ma ahan wlhi gacan baan kuu tagay englishkaa idilay wlhi qosalkiiba iga dhamaysay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ezmailmoali5961
    @ezmailmoali5961 3 ปีที่แล้ว +2

    Iidle yare waa funny 😂😂kulahaa islaanbaa iitimid oo igu tiri inaan youtube furto ayaan a
    Rabaa, tooshlana waan sitaa😁😁😁😂😂, kulahaa sorry aan dhahay😂😂

  • @farxiyagure7381
    @farxiyagure7381 5 ปีที่แล้ว +18

    War iiidle yarre Qosol bdnaaa😂 Funny wlHi keep going wllKy QaLi aH koronto channeLkaaga mrkii uguxiisaha bdnayd ayuu marayaa GadaaL hasooFiirin incha allH 😍😘

  • @faizacookinglove7281
    @faizacookinglove7281 5 ปีที่แล้ว +26

    Waankaga mahad celinaaya sida quruxda badan ee aad comment yadeena u texgalisay

    • @ABDISAMAD1514
      @ABDISAMAD1514 5 ปีที่แล้ว +1

      faiza cooking love ❤️

  • @umunashaad3219
    @umunashaad3219 5 ปีที่แล้ว +2

    Edle yare wllhi funny thy keep going brothers iidle iyo koronto

  • @hormarkanolosha5885
    @hormarkanolosha5885 5 ปีที่แล้ว +49

    Inta ila argtey iidle in uu yahay fanay like iisaara

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Ibrahim walalkey qaliga iso boqo chanalkena subcribe saar 💕💕💕

    • @halimamohamed7213
      @halimamohamed7213 4 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah iidle yare waa muwaadan daacad ah oo markasto naga qusliyo nooloow walaal sheekadaada waanoo muhiim waane farxaddeena thank you

  • @fartunhappy2110
    @fartunhappy2110 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

    • @aishahussein5253
      @aishahussein5253 5 ปีที่แล้ว +1

      Fartun happy Nolow inta Nolol jirto ukhtii ❤️💯✔️

  • @HassanMohamed-ds5sv
    @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +2

    Iidle best fanaan funy ah wlh aadbaan ujeclahy walaal iidle run ahaantii waa qof iska beer jilcan misna farxad niyad sami kudheehan jor usocod wanaagsan alfnaan iidle 🙏🏼🙏🏼🙏🏼 nabad guur kudhacay kulahaa tinta🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @leyloabdullaahiahmed3729
    @leyloabdullaahiahmed3729 4 ปีที่แล้ว +4

    iidle nosoceli koronta istares fre maba qoslo ilaa xisaha wararka aado mhe

  • @chadiyaumunasri8837
    @chadiyaumunasri8837 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allaaha ku xifdiyo idle insha allah wllo

  • @ahlammohamed6141
    @ahlammohamed6141 5 ปีที่แล้ว +2

    Idle yare I’m just 17y’old qofka galiya ee somaliga eh oo ika qosol siisaaa wlhi🤣🤣🤣keep going

  • @hafsachanal2366
    @hafsachanal2366 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk hore u soco iidle yare walhi iga qosliyey koronto wad ku mahdsanthy sida aad noo raali geliso🙏

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 ปีที่แล้ว +10

    Allh thnks wll sida aad commentiga ogu so
    Jawaabty wariyo aan ku faano i kasto laso habsaamay commentiga

  • @rakwansayyid
    @rakwansayyid 5 ปีที่แล้ว +5

    wlhi sidaan u qozlayey candhuuf baan ku zaxdey iidle caadi ma tihid

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 4 ปีที่แล้ว +1

    Ileyn iidle yare dab yar ma shidaayo walaahi si niyad ah ayaan u qoslay dabadaada saan lee ma,aheyd 😂😂😂😂

  • @fardowsaabdi9625
    @fardowsaabdi9625 5 ปีที่แล้ว +10

    Iidle wlhi qosol miran waye aadbaan ujecelhay❤❤❤❤❤

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Fardowsa xbt iso boqo chanalkayga subcribe saar 💕💕

    • @fardowsaabdi9625
      @fardowsaabdi9625 5 ปีที่แล้ว

      @@HooyoFartuunOK xabibti

    • @mohadahir5472
      @mohadahir5472 5 ปีที่แล้ว

      iidle wxkle aathy runti nin aan kudaydo

  • @idilqoraxey7355
    @idilqoraxey7355 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂idle walahi qosolka ayuu iga dhameyaay 😂😂😂😂tintiii xabadka yaaa kala qararay😂😂😂😂😂😂😂

  • @Shamsa-Cafimadka-Channel
    @Shamsa-Cafimadka-Channel 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah mahadsaniid horo usoco wll keey

  • @sucaadabdullahi9913
    @sucaadabdullahi9913 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah idle Salan sare

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Sucad xbt iso boqo chanalkena fadlan subcribe saar 💕💕💕

  • @sweetupah4737
    @sweetupah4737 5 ปีที่แล้ว +1

    Idle yare fanankena adunka ugu qosolka bdn alow nodaaa🤲🤲🤲

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 5 ปีที่แล้ว +5

    Msha allah idle yare fananka ugu funny san fananinta

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Moha walalkey qaliga iso boqo chanalkena fadlan subcribe saar 💕❤💓💕💕💕

  • @mruun3542
    @mruun3542 4 ปีที่แล้ว +2

    Iidle Balaayo Waaye Maansha Allaah ♥️♥️♥️ 😂😂😂😂😂😂

  • @najaxabdirizak7066
    @najaxabdirizak7066 5 ปีที่แล้ว +4

    Abti dhashii reer wajeer😘💞runta io kaftanka dadka kle kaga sareysaan❤👏wax laqarqariyo qurunaa ku jiro yaqanan abti mcn💋💖one love horay usoco😍👏❤😘

  • @hanadofficialmedia9937
    @hanadofficialmedia9937 5 ปีที่แล้ว +2

    Ar idle best fuuny maxa tahay gul wcn sxb idle from Canada Toronto

  • @barkuunqaalihuurshe9475
    @barkuunqaalihuurshe9475 5 ปีที่แล้ว +2

    😅😃😄🤣😂😁😀😁
    kkkkkkkk kkkkkkkkkkk
    iidlaa qosol ayuu ka sameensan yahay wlahii

  • @abdisalanfariidka6417
    @abdisalanfariidka6417 5 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi iidle yare qosol iguma harin koronto horey usoco bro 🙏

  • @najmonajka6802
    @najmonajka6802 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha iidle iyo wiilka kale Allow idin xafiid

  • @maxamedabuukarbashiir7448
    @maxamedabuukarbashiir7448 5 ปีที่แล้ว +4

    xiisaha wararka media iidle waxaad ku dhahdaan hees cusub sooma wadid miyaaaa👏👏👏👏

  • @asaldaladasaldalad8366
    @asaldaladasaldalad8366 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a idle so funny waye wlhi inku fana wilashena
    Somaaliyed cadawgina unolada

  • @saleebanxasan3581
    @saleebanxasan3581 5 ปีที่แล้ว +1

    Walhy iidle yare caawa waa igah qosliyay

  • @anasaxmed5764
    @anasaxmed5764 5 ปีที่แล้ว +1

    iidle yare wanku taagwwr sanahy qosolka adun wlhi kkkkk

  • @Princessprincess-pb8oe
    @Princessprincess-pb8oe 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi qosol iguma harin ar iiiidle yare you are so funny wlhi unguuuro miyu yidhi 😂😂😂😂😂😂

  • @abdibashirsadik
    @abdibashirsadik 5 ปีที่แล้ว +5

    Sxb masha Allah wan la socdaa barnaamiyadaada markaan imaado ana insha Allah markaan imaado waxaan kula wadaagi doonaa wax yaabaha soomaalida ay la kulmaan marka ay America 🇺🇸 imaadaan waxyaaba badan ayan kuu hayaaa well done sxb keep going.

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Cilmi walalkey qaliga iso boqo chanalkena subcribe saar 💕💕💕

    • @hanisomali9852
      @hanisomali9852 5 ปีที่แล้ว

      Seetahy cilmi walaalo waakuuxiisee

    • @abdibashirsadik
      @abdibashirsadik 5 ปีที่แล้ว

      @@hanisomali9852 ficn walaalo Alx Belo ma jidho

    • @hanisomali9852
      @hanisomali9852 5 ปีที่แล้ว

      Cilmi inaan kula xariiraan rabaa xageen kaasooqabtaa

  • @sacdiyahassan7200
    @sacdiyahassan7200 5 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi qofka kaliya refresh ku noqdo waa iidle qofka kaliya iga qosliyo waaye 😂😂😂😂😂😂

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah wariye iyo fanaan sheekada isla fahmay

  • @noorkeiaditya8347
    @noorkeiaditya8347 5 ปีที่แล้ว +3

    So talented comedian, what a legend

  • @baalbaal3505
    @baalbaal3505 5 ปีที่แล้ว +2

    Iidle fani waaye wlhi masha Allah

  • @mahamedsamatar6273
    @mahamedsamatar6273 5 ปีที่แล้ว +1

    Fananin an ogahay haday sida iidle dacada uga hadli lahaayen wa la xiiseen laha hada waxay maraysa fananinta somali ha iska maqnaadan iidla naga badan

  • @ramlaibrahim1299
    @ramlaibrahim1299 5 ปีที่แล้ว +6

    Iidle heestas arooskeyga inaan ka qaadid jeclahy hadaan noolaano insha allah❤👌

  • @ayzaali4521
    @ayzaali4521 4 ปีที่แล้ว +1

    Idle wxan u qiray in uu yahay fananka ugu shactarada badan😂😂😂😂😂

  • @biriqboy520
    @biriqboy520 5 ปีที่แล้ว +6

    iidle Wlh waaan Fuuuray San u Qoslayay iidle Yare Wx ku Dhibo Alle kuma Tuso Fanny Boy

  • @najmonajka6802
    @najmonajka6802 5 ปีที่แล้ว +1

    Mar mar anoo xanaqsan ayan iidle shekooyinkisa dhagaysta saan uqoslo kisto wax yaro funny ah weeye 😂😂😂

  • @raaxobeautyhenna3715
    @raaxobeautyhenna3715 5 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhh idle fani waaye wlh heesta ad ban u jeclhy

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 ปีที่แล้ว +3

    Maan.sha.allah.Iidle.yare.wo.igaqosli.yay.🤣🤣🤣🤣❤

  • @shaafiemohamed7530
    @shaafiemohamed7530 4 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan bro iidle

  • @juweriyoabdi6247
    @juweriyoabdi6247 5 ปีที่แล้ว +11

    Ma nooli wlhi kan no balamiya malin kasto maalintena qeyb ka mida ayuu qadanaa hhhh

  • @khaalidmohamedindhoskhaali766
    @khaalidmohamedindhoskhaali766 5 ปีที่แล้ว

    masha allah wlh wan jelahy idle iyo toroonto siida ad noo tiix kaliseen ad aya uu mahadsan tihiin

  • @ciilowciilow3594
    @ciilowciilow3594 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah idle yare keep going forward never backward

  • @abdulkaderaden9864
    @abdulkaderaden9864 5 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi maha waa funny walaalkeena. 🏆🏆🏆🍀🍀🍀

  • @haniabuukar5160
    @haniabuukar5160 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi adiga iyo idle aadbaad iiga qosliseen walal qaali ladan ayaan jclaan lahaa inaad inoo kentit❤❣

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkkk wan sugaayay qebta 2

  • @nadaofficial3106
    @nadaofficial3106 5 ปีที่แล้ว +7

    Qosol iyo farxad baan u so dontaa xisaha wararka

  • @mahaduk2889
    @mahaduk2889 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle wlhyi qosol naguma hadhin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cilmicumarcilmi88
    @cilmicumarcilmi88 5 ปีที่แล้ว +2

    Walayabay iidle yareeeee

  • @ruweydiinapepih3466
    @ruweydiinapepih3466 5 ปีที่แล้ว +8

    qofka koowaad ahy

  • @lakiqalanjo3892
    @lakiqalanjo3892 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha alaaah alah kubarakeeeyo wllky iidle yare iyo dhamaan azxaabta kale eee lashaqyasa insha alaaaah💔🤲🤲🤲💋

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani6839 5 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ar iidlaa wlhi waa iga qosliye nolow fanaankeygiii

    • @maxedsalah579
      @maxedsalah579 5 ปีที่แล้ว

      m.a iidle yare ilahey ha ku xafido

  • @hafsaabdi1856
    @hafsaabdi1856 5 ปีที่แล้ว +4

    Idle yare so fany walahi

  • @husseinnoor4112
    @husseinnoor4112 5 ปีที่แล้ว +1

    Wow wonderful idle yaaye qosol miran waye

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 ปีที่แล้ว +6

    Iidle jawaab inooga leen hees cusub maso wada miyaaa

  • @raaxobeautyhenna3715
    @raaxobeautyhenna3715 5 ปีที่แล้ว +4

    Hor mar wacan xisaha wararka wllo

  • @nimcoqalanjocusman1701
    @nimcoqalanjocusman1701 5 ปีที่แล้ว +1

    Maaa sha allaah

  • @rahmoahmed8311
    @rahmoahmed8311 5 ปีที่แล้ว +7

    kkkkkkkkkkkkk unguru qurxooney kulahaa wllh iidle wad iga qoslisy eebow

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว +1

      Rahma xbt iso boqo chanalkayga fadlan subcribe saar. 💓❤💕

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 5 ปีที่แล้ว +1

    Iidle taageere koobaad ayaan kuu ahay ma tihid ciyaalkan caanka nugu noqdee sanka wada taagaya

  • @luularagsan448
    @luularagsan448 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan fuuray ilin aya iga imaday qosol lee iidle funy waaye wlhi

  • @user-cs7zp4xn8g
    @user-cs7zp4xn8g 5 ปีที่แล้ว +1

    iidl:yare:mashallh:wll:allh:ku:xafido👩‍🌾👩‍🌾👩‍🌾👌👌👌👌💋💋💋❤💋💋

  • @naimajama8456
    @naimajama8456 5 ปีที่แล้ว +5

    Iidle woow

  • @ifraaxcabdulaahi3580
    @ifraaxcabdulaahi3580 5 ปีที่แล้ว +12

    😂😂 iidle nin qaraaaxa badan kaape wan sugi la saneen wallo keep going kuleeeyahy

  • @farhanyare8179
    @farhanyare8179 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalkey wamarkii igu horeysy e an kusobqday marka hore wad mahadsntahy mida kale waxan kaga diga xumanta alaha ku abuurty daradis oga tg wax walbo asa ku hayo, mida kale hesta wa wx xun bari qiyama wa lesu cadba kahar kana jog go aana kaqado rabina u kalmeso arzq asakuhaye

  • @najaxabdirizak7066
    @najaxabdirizak7066 5 ปีที่แล้ว +7

    Iidle Abti mcn❤😍walaga qaday m.a allah ku dhowro abti mcn😘💉

  • @miskiabdi2151
    @miskiabdi2151 5 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkk wale idle bro alle haku daysto

  • @sucaadaxmed638
    @sucaadaxmed638 5 ปีที่แล้ว +1

    Xiisaha wararka wn da wana mar walba idle no keena

  • @siyadmohamed5496
    @siyadmohamed5496 5 ปีที่แล้ว +3

    Keep going xiisaha wararka media
    Koronto 👍💕

  • @shaadiyosharaf8656
    @shaadiyosharaf8656 5 ปีที่แล้ว +1

    Hh iidle hadaan murug mise cidlo dareemo iidle dawadaa wlhi nollow pro❣💋❤🌹❤💋

  • @abdifitaahhmz7069
    @abdifitaahhmz7069 5 ปีที่แล้ว +4

    Keep going @xisahaha wararka

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Abdiftah walalkey qaliga iso boqo chanalkena subcribe saar. 💕💕

  • @munamoha3827
    @munamoha3827 5 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkk wlhi iidle caadi maaha abowe koronto iinooloow

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 ปีที่แล้ว +6

    Commenti comment tuugsanaaya kkkkkkkkkkk youtupe wax kale waaye

  • @ladanxaaji6671
    @ladanxaaji6671 2 ปีที่แล้ว

    Ilaaaahow kucaaafi iidle yare wallhi wafuuray sa uqoslaayay ugura qurxooney kuye hhhh

  • @faadumiinanoor8238
    @faadumiinanoor8238 5 ปีที่แล้ว +1

    wlh qosol iguma harin iidlaaaa

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 5 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi iidle yare Carabta ushaqeyo ano kudhageysanyo marke I arkan maxa qosle le idhahaan marka ka adi kudawanayo❤️🤣🤣🤣🤣

  • @sadaamkismaayowadnigadhabt1359
    @sadaamkismaayowadnigadhabt1359 5 ปีที่แล้ว +1

    Iidle waan tageersan hy markaan arko waan iska qoslaa

  • @shamsoceydiidsalaadhooyoso9971
    @shamsoceydiidsalaadhooyoso9971 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂alla manooli iidlaa umadena maahan

  • @barakaat728
    @barakaat728 5 ปีที่แล้ว +4

    *Koronto* hadaa qosol u dhimano adaa u sabab ah libaax 😂🤣🤣

  • @issackadow8627
    @issackadow8627 5 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhh wlhi qusulkaa iga dhamaadey idile yare

    • @suadmuxumed2317
      @suadmuxumed2317 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkk idle yar waa qosal miran mansha Allah

  • @mohamedsomane3081
    @mohamedsomane3081 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlky koronto aad baan kaaga qaday sxp wanad ku mahadsantahay xusida aad i xustay illahay agtiisa ha kagaa xuso illahay idinkii

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed walalkey qaliga iso boqo chanalkena subcribe saar aan ku xusee lol💕💕💕💕💓

    • @mohamedsomane3081
      @mohamedsomane3081 5 ปีที่แล้ว

      @@HooyoFartuun hhhhhh mahadsanid

  • @yahyeabukar2136
    @yahyeabukar2136 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh iidle hore usoco

  • @mohafarah2735
    @mohafarah2735 5 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wow.iga qosliyay habenkan qosol ayow iga dhameeyay

  • @faadumoclahi255
    @faadumoclahi255 5 ปีที่แล้ว +4

    Hunguri qurxooneey dhaayaha urooneey dhaladee aroos wcn hhhh

  • @leylomohammed128
    @leylomohammed128 5 ปีที่แล้ว +8

    Fananka kaliya oo markasta iska faraxsan

  • @abyanabyan6434
    @abyanabyan6434 5 ปีที่แล้ว

    idle nolow wlhi fanankaliye matihid hee wxaa tahy funny

  • @hanadmohmoudmoh4936
    @hanadmohmoudmoh4936 5 ปีที่แล้ว +4

    Nin wayn❤❤❤❤❤

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Adan walalkey iso boqo chanalkena fadlan subcribe saar 💕💕❤💓💓❤💕💞💞💕❤💓

  • @abuuanasilhaan
    @abuuanasilhaan 5 ปีที่แล้ว +4

    Iidle yare hadaa arko wn iska qosla

  • @ayaanaxmed1664
    @ayaanaxmed1664 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla beerka wan suuxay wlhi😂😂😂😂

  • @zidanezizuu3061
    @zidanezizuu3061 5 ปีที่แล้ว +4

    iidle the one and the only funny fanaan

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Cumar walalkey qaliga iso boqo fadlan subcribe saar 💕💕💕

    • @hamdimohamedmuhumad5466
      @hamdimohamedmuhumad5466 5 ปีที่แล้ว

      Inka camera qosal aa nafta ka qaady

  • @dahirkalinle3646
    @dahirkalinle3646 5 ปีที่แล้ว +3

    idle fanan qaaliya io hadana sheeko badan fanaan qaran waaye