DUCAAN GUUDKA KUU SUDHAY |SULDAAN SEERAAR | SILSILADA KU XIDHAY HEESTA QARNIGA | 2019 OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • DUCAAN GUUDKA KU SUDHAY
    GOCOSHADU MA FICNEE
    WAXAN UGA GOLLEEYAHAY
    FARXIYA GAARI WEEYEE
    NINKAY GURI U JOOGTE'..
    Part 23 - qaybtii 23aad
    .... THE END
    …………………………..
    SULDAANKA GEESKA
    OO SILSILADDA KUSOO XIDHAY
    HEESTA QARNIGA
    DUCAAN GUUDKA KUU SUDHAY..
    DHAMAADKA
    SISLILADDA WAXAAN GUULLE
    KUU QORIN OROD LAGUMA GAADHO..
    YARTA SILSILADDA -
    FARXIYA CALI KULMIYE
    GABaDHI UGU HORREYSAY
    EE 23 HEES DARTEED LOO QAADAY
    Q22AA YURUB GEENYO ..
    • YURUB GEENYO OO SAMIRS...
    ………………………………
     EREYADA: ABWAAN: CABDIQANI SIJUI
     LAXANKA: JINNI I SHUMI
     VOCAL RECORDING: STUDIO ABDIWALI
     CODKA: SULDAAN SEERAAR
     MUSIC: BY HENOK ATLABACHEW
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    ©SILSILADDA WAXAAN GUULLE KUU QORIN
    ©ABDIASKARITUBE
    ................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 2.2K

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  6 ปีที่แล้ว +1031

    KU SOCOTO DHAMMAAN TAAGEERAYAASHEENNA,
    BALLANTEENNU WAXAY AHAYD
    JIMCAHA - BALSE DURUUFA JIRO AWGOOD
    AYAANNU USOO HORMARINNAY,
    TANI WAA HEESTII UGU DAMBEYSAY
    EE SILSILADDA ‘DHAMMAADKA SISLILADDA’
    TAARIIKHDA GASHAY...
    YARTA SILSILADDA -
    FARXIYA CALI KULMIYE - OO TAARIIKHDA GASHAY..
    GABADHI SOOMAALIYEED UGU HORREYSAY
    EE DARTEED 23 HEESOOD LOO QAADAY..
    HAMBALYO*HAMBALYO
    SUBSCRIBE #SHARE #LIKE

    • @SomGaming77
      @SomGaming77 6 ปีที่แล้ว +12

      PRO SHUT OUT II SAMEE ANAA 1AAD EE

    • @jgashleyofficiell7412
      @jgashleyofficiell7412 6 ปีที่แล้ว +8

      ABDI ASKARI TUBE mahadsanid bro horay usoco

    • @SKY........63
      @SKY........63 6 ปีที่แล้ว +23

      Sxb a.askari pls codsi waxan kaa rabnaa in aad alpum kasoo dhigto dhamaan hesaha oo dhan pls hana kasoo ilaa win xayaysiinta iyo siday iskugu xigaan waan kusugaynaa.....

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  6 ปีที่แล้ว +28

      Haye ustaade -- Full Album - Gordhow Filo Inshaa'Allah ..

    • @mo_abdalla1
      @mo_abdalla1 6 ปีที่แล้ว +10

      ABDI ASKRI IMIKA MAXAAD NOOGU BADALAYSAA SILSILADII ANAA GABADH LA IGA GUURSADAYE TAYDA HALA BILAABO IMIKA

  • @ilaysmediailays4986
    @ilaysmediailays4986 4 ปีที่แล้ว +137

    Heesta waxaa ugu fiicnaa intii qaday silsilada suldaan io yurub geenyo yaa igu raaacsan from.mogdisho✌😍

    • @xilwalove716
      @xilwalove716 3 ปีที่แล้ว +3

      Feysal muniir baaka wada wacnaa

    • @jamaalh465
      @jamaalh465 2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad ugaas

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

      Haa sawtu raxma boqorada codka meel walba walahi way usidata axya cod bay haysa still 2024

    • @xilkasmaxamed-s9q
      @xilkasmaxamed-s9q 5 หลายเดือนก่อน

      @@ilaysmediailays4986 yeees cishqigi guyal hore garba duubka kuxidhay kumageyo iilkee nafta samir kudoonsi 🥹😢

  • @amiiroquruxcali7994
    @amiiroquruxcali7994 6 ปีที่แล้ว +308

    isha calaa suldaan seraar inta tayaarto suldaan seraar farta taaga❤❤❤

  • @nimcoismail9736
    @nimcoismail9736 6 ปีที่แล้ว +121

    Togdheer gonyaheeda
    Reer burcoooow liketa😂❤️🙏

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 6 ปีที่แล้ว +16

    Runtii waan ilmeyey😢😢 farxiyo gaari weeye ninkey guri ujoogto gogol kula caweyso😭aax😥 guul maanta gaartey.....guulo ku hibeeye 😢😢 xanuun badanaa aaax

  • @Shiiqdoonmedia
    @Shiiqdoonmedia 6 ปีที่แล้ว +38

    Masha Allah gabadhu waa gabar mareexaana oo waliba wagardhac ah
    Ninka guursaday oo ku guuleystayna waa mareexaan ree Diini masha Allah Allaha isku barakeeyo qoyska

    • @thinkabout.2504
      @thinkabout.2504 3 ปีที่แล้ว +7

      Kkkkkk ninka guursaday waa wagardhac reer gadiid

    • @Shirtooy
      @Shirtooy 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂 nin reer gadiida guursaday wll

  • @adanyusuf4150
    @adanyusuf4150 6 ปีที่แล้ว +44

    Gabadhu wa gabar boqortoyo oo banankas dagtay iyo dhabad iyo cW oWagardhac ah 😍😘Rer abtina uyihin Dhuloz wa halgas iyo laska abwanga gabadha iskubarten nolow frxiyo
    Rer CW madaxa isarantihin

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 6 ปีที่แล้ว +142

    Farxiya waxan leeyahay ku noolow nolol Farxad iyo cisi iyo sharaf jcyl dhaba wad u qalanta ❤❤❤Calafba ka adeegay Abwaanka silsilada mr Suuju intii jcyl dhaba haysata liketa igu qabta anna allow jcyl dhaba isii ❤❤❤mahadnaq gaar Abdiaskari iyo suldan seeraar

    • @mocowbarre13
      @mocowbarre13 6 ปีที่แล้ว +1

      anigoo ah nin gabooye ah ayaan mudo dheer 6sano ah gabar is jeclayn wagar dhacda ah maalin cad ayay idireen oo iihanjabeen reerkaas waa cunsuriyiin jacayl qiimo agtooda kama lahan

    • @nasraqaali3982
      @nasraqaali3982 6 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarada abwaaniinta iyo fanaaniinta isugu jira waan hambalyeynayaa silsilada quruxda badani dhex martey min gees ilaa gees waxeyna dareensiinayaan fankii oo soo noolaadey iyo dhalinyartii oo qaabkii aabayaasheen iyo awoowayaasheen u gudbinaya dareenkooda nololeed hambalyo mar labaad

    • @abdiladifaden6470
      @abdiladifaden6470 6 ปีที่แล้ว +1

      Illahy mid fcn ha kusiiyoh aamin my sis

    • @deqadagan9331
      @deqadagan9331 5 ปีที่แล้ว

      Hibo Degan wllo alle hakuu sahlo anagana alle hanoo sahlo ❤❤❤

    • @abdirkariinnasradiin7323
      @abdirkariinnasradiin7323 4 ปีที่แล้ว

      💝💝💝💝💝💝💛🧡🧡💛💋asc

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 ปีที่แล้ว +66

    Reer dumashiyaday ahna Reer Ayeeyo Ogaadeen Love from putland Masha’Allaah interest 👍❤️❤️❤️

  • @aliisastyle8192
    @aliisastyle8192 6 ปีที่แล้ว +94

    Ileen gabdhaha Saaa logu waashay Waa Gabadh daarod, Dhulbhante❤💋👍
    Suldaan geeska Fannka Sandka❤💋

    • @idmanabey5881
      @idmanabey5881 4 ปีที่แล้ว +12

      Waa marexaan dhulbahanto rer abti uyihiin

    • @aragsanjaamaca4063
      @aragsanjaamaca4063 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha dhulbahante reer abti uyihiin mareexan bay tahy

    • @Saraajiahmed2578
      @Saraajiahmed2578 2 ปีที่แล้ว +5

      Waah ina adeertay farxiyo cali kulmiye from cawdaaq

    • @hibodahir7161
      @hibodahir7161 2 ปีที่แล้ว

      @@Saraajiahmed2578 bal noo sheek wax

    • @Saraajiahmed2578
      @Saraajiahmed2578 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hibodahir7161 ina adeer war maleh mareexan laandheereh 😁

  • @ubahletv684
    @ubahletv684 6 ปีที่แล้ว +60

    Duriyada sheikh isaaq qisooyinka jacaylka soomaali ugu caansan uguna badan iyaga ugu badan
    Abwaan sujuu
    Abwaanka kasoo jeeda gaashaamo iyo hargaysa adeerayaal silsilada anagaa bilaabnay anagana xidhnay Viva duriyada waa iga kaftan qabyaalad ma wado i love Somali oo dhamaystiran 😂😂😂😂
    kkkkkk

  • @m.shaanichannel877
    @m.shaanichannel877 6 ปีที่แล้ว +103

    Masha Allah Cabdiaskari bro majecleyn iney silsiladaan dhamaato sifiicaanaan utaageeri jidhay lkn meel Fcn ayey ku idlaatay keep going my brother Cabdiaskari love isaar waligaa imaadan saarine

    • @razmi4568
      @razmi4568 6 ปีที่แล้ว

      Silsildaan iga daba geey walaal tartan miyuu ahaa

    • @zackmoh2963
      @zackmoh2963 6 ปีที่แล้ว +1

      aniga ayaa sili silada dib u furaya . ereeyadeedana wx ka mid aha ( geenyadaan jeclaayeey gabigood dumarka taan uga go'ayeey Balanki iyo axdiigii aad gooysay goaan baan ka gaadhoo guulaan garabsanyaayaa ilayn dumar gaaraad malahee)

    • @mohamedabdikadiraden9216
      @mohamedabdikadiraden9216 6 ปีที่แล้ว +1

      hhhh abdi askari wa nin gob ah love ka codsatay buu ku saaray ma istiri

    • @m.shaanichannel877
      @m.shaanichannel877 6 ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdikadiraden9216 Thnxs bro waa Wllkyga WA Cabdiaskari waa nin wangsn

    • @siciidabdu2691
      @siciidabdu2691 6 ปีที่แล้ว

      Waxba kadhacy waa silsiladii qarniga xqq ahn

  • @tiktokshorts..7451
    @tiktokshorts..7451 6 ปีที่แล้ว +503

    Intaa Nairobi kala socon jirtay liketa igu casuuuma walalahaa 😍😍😍

  • @nuurbenzani1909
    @nuurbenzani1909 5 หลายเดือนก่อน +17

    still watching 24/08/2024 who's with me 😮

  • @jannadoon7675
    @jannadoon7675 4 ปีที่แล้ว +86

    inta 2020 daawanaysa farta taaga ☝

  • @dekoosman22
    @dekoosman22 6 ปีที่แล้ว +29

    Wooof caleek!!! waa qiso xanuun badan abwaan sijuu mid qeyr qabta rabi kaaga baryeena Farhiya adne gobanimo ku noolow

  • @noloshuwaabir6268
    @noloshuwaabir6268 6 ปีที่แล้ว +116

    nin Habaryoonis ah iyo gabadh mareexan ah markey is jecladaan show waa iska sidaas uun ❤️❤️💋💯🙌🏻

    • @mohamedadan9515
      @mohamedadan9515 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh xaqiiq. Masab

    • @ablaaltaleex8846
      @ablaaltaleex8846 6 ปีที่แล้ว +10

      Waaw Blhi wa iska Aniga oo kle markay is cashaqan 2daz reer
      Viva Ree abtigay iyo Ree Aabahay Wiil Boqortooyo inan ahay waan ogaa 😀❤❤

    • @fartunabdisalam1006
      @fartunabdisalam1006 6 ปีที่แล้ว +2

      😀😀😀

    • @noloshuwaabir6268
      @noloshuwaabir6268 6 ปีที่แล้ว

      Nada Kahin ❤️❤️💋

    • @siciiduk7362
      @siciiduk7362 6 ปีที่แล้ว +2

      Jecliyaa boqortooyo weeye labaduba

  • @hothag5865
    @hothag5865 6 ปีที่แล้ว +81

    Guryo samo hargeisa😍😍 Hoyada dhulka somaliyed togdheer burco😍😘Luv buuxa all somaliland

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 ปีที่แล้ว +20

    Wuuuuuw laandheeere mareexaaan wlashy Farxiyo Ali kulmiye Gaari dumar
    Wlashayda qaali ah waxan kuu rajaynaaaa Nolal sarayso midii reeerkeeda dhaqato oo sayigeeda adeecdo Alle hakaa dhigo xbbti
    Qof qaali ah oo qiimo agteena ka leh ayaad tahy 💖💖💖💖💖💖👏

  • @zafwaanzulub1345
    @zafwaanzulub1345 6 ปีที่แล้ว +15

    Viva suldaanka geeska from burco togdheer

  • @qaaliluul3415
    @qaaliluul3415 6 ปีที่แล้ว +163

    Gabadha waa gabar mareexaan hooyadeedna tahay dhulbahante geenyo inay tahaaan hubaaa😍🔥

    • @hassanabdirahman3053
      @hassanabdirahman3053 6 ปีที่แล้ว +8

      Abwaan izaaqa jecladey wlee wa lysku arkey meesha

    • @garradsw9582
      @garradsw9582 6 ปีที่แล้ว

      Galgaduud ma mariixaan dagaa hhh

    • @qaaliluul3415
      @qaaliluul3415 6 ปีที่แล้ว +5

      garrad sw galgadud oodhan ma aha ee dhabad yaadago?

    • @yaasirtikle.
      @yaasirtikle. 6 ปีที่แล้ว +5

      Qabiiliiste 👊🏻👎🏻👎🏻

    • @legendneymar5691
      @legendneymar5691 6 ปีที่แล้ว

      Ilko yar ahooo fanin mooriyaan waye

  • @zagalahmed8779
    @zagalahmed8779 6 ปีที่แล้ว +404

    Waaaw away reer Somaliland togdheer hargysa wuuuw liketa igu booba deee🤣🤣🤣

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 6 ปีที่แล้ว +45

    Wooow my magaalo Dhabad❤️ iyo boqoradii la isku heystay dhal Wagardhac boqorada hablaha somaliyed

    • @adanyusuf4150
      @adanyusuf4150 6 ปีที่แล้ว +1

      😘😘boqortoyo IN 23 hesod lotaxo WA uqalanta Zaki gabadhena😍😍

    • @ibravohassan5042
      @ibravohassan5042 6 ปีที่แล้ว +1

      Zaki Yare adheer maila socotaa❤️😍

    • @nidolzack7052
      @nidolzack7052 6 ปีที่แล้ว

      Hagaag wa ila heysaaa

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 ปีที่แล้ว +4

    Abwaanka silsilada bilabay iyo ka soo xidhayba waa abwaan sujuu
    wlee gob inan nahay dushayaday ka muqata
    inan silsilada quruxdaa leh hdan u dhignay
    duriyada salaama meel kasta ku noshiin
    farxiya iyo xajigeda alle hysku dayo 👐👐

  • @astahilabdi328
    @astahilabdi328 6 ปีที่แล้ว +52

    Abdiqani Suju habenkii u igashekeyay qisadan wlh wan oyay. Wana oga in Suldan so xirayo silsilada. Waxey ahed 07/19/18. Sacada xageyga 7:45pm. Halaka Abdiqani iyo Farxiyo u ahed 6:45pm. waxa an ad iyana ugu farxsanahay Aniga oo waligey arag farxiyo iyo Abdiqani an mudo 1sac ah telefon kula hadlayay. Abdiqani wlh wa nin adag hadana hablaha ad u qadariyo Farxiyo wa Manshalah 2 isku qalmo bey ahayen lkn calaf ba kala geyay...

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye ปีที่แล้ว

      Ma noo daad raacinaysaa mise walaaley Qisadu mala-awaal sugaaneed maahane waa Qiso dhab oo Farxiyo Cali Kulmiye waa gabar magacreda runta ahi sidaas yahay Qisaduna ku dhacdey😢

    • @AhmedDiriyeRage-uq4lt
      @AhmedDiriyeRage-uq4lt ปีที่แล้ว

      @@GalowGobiye
      Yh

  • @KaderHussein
    @KaderHussein 6 ปีที่แล้ว +138

    isaga bilaaby isagaana soogaba gabeeyay !
    Abti wad talaabsaty hore usoco

    • @nanacadey8747
      @nanacadey8747 6 ปีที่แล้ว +3

      moha dhal ogaaden
      Sacadana maso jeeday war inlen balo meel walba ma iga horesa😂😂

    • @Faysaxasanjaamac
      @Faysaxasanjaamac 5 ปีที่แล้ว

      moha dhal ogaaden

  • @hadal_yare9822
    @hadal_yare9822 4 ปีที่แล้ว +84

    War Ayaa Ila Daawanaya,16/2/2021,Is Muujiya, Saacadu Waa 9:01,Habeen Isniin Dareen Dhab Ay Ayaa Lo Daawanaya 😂😂

  • @roblemohamed7004
    @roblemohamed7004 6 ปีที่แล้ว +120

    Dhulbahante dadka uu dhalo ama abti uyihiin dadka lama sina ☝️😍

  • @sabriina444
    @sabriina444 6 ปีที่แล้ว +7

    Wow ! innaba caadi maaha silsiladan 👏 waxay igu baxdaa suldaan sareer iyo nadiira nayruus
    Iyagaa ugu sita 👊👊👏👏😍

  • @samiiryare4881
    @samiiryare4881 6 ปีที่แล้ว +10

    naaag mareexan ah Farxiyo oo dhuloz reer abti u yhiin wlee iney thy laandheere banaan dagey waana u qalan in ka bdan in lagu qaado 100 heezo 💪👈

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 6 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah VIVA hablah iyo wiilasha Somaliyeey meelkastay joogan adunyad🙏🏽💕❤️💝👌🏾👌🏾👌🏾🎤🎻💪🏽🎼

  • @gabadhasambuskalawareegto9782
    @gabadhasambuskalawareegto9782 6 ปีที่แล้ว +13

    Gafna mad samaYnine😇Calaf baa Go'aan shoo😘meel dheer ku geeYaY❤abwaaN sujuu✌

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 6 ปีที่แล้ว +58

    Dhabad may dhulkaygii iyo meshan kudhashay ala maxaa usiisay 💘💓❤💔💕💕💕💖💙💜💜💛

  • @maxamedronaldo5172
    @maxamedronaldo5172 6 ปีที่แล้ว +36

    Sad ending😞 sometimes you feel love even when you are not in relation I feel you dude 💔
    But after all you except it you are legend ❤️

  • @mumuu2599
    @mumuu2599 6 ปีที่แล้ว +2

    WOOW aNiga Teamka Abdiqani suju ban aha
    Abwanka Waxan urajaynaya Nolol qurux badaN wa adun iyo camaladisa
    Sido kle waxad aman iyo mahad mudan Tabiyaha silsiladan runtii Ka qadtay kalin wayn Askar tube 😘😍❤

  • @wardasoyaan3891
    @wardasoyaan3891 6 ปีที่แล้ว +36

    ugu danbaynti genyadi quruxda badned waxay noqotay daroood mashallah hablaha darood waligod bay hablaha kale wax dherayen 😍😍😍😍😍😍

    • @Cabsiraxmaanxasan
      @Cabsiraxmaanxasan 6 หลายเดือนก่อน

      Yaaa isku hayba cida taha gabdhu waa gabdh aoomaaliyeed wll intaas naga badan qurxlll

  • @ZuldaanKah
    @ZuldaanKah 6 ปีที่แล้ว +41

    Reer Jigjiga my Funs♨❤💯

  • @samiroiidle334
    @samiroiidle334 6 ปีที่แล้ว +88

    Yaa salaaaaaaam gabadhi qarniga o ugu dambeyn noqotay MAREEXAAN(WAGARDHAC) kuna dhalatay DHABAD dhalaal badan mashallah ina adeer gobanimo kunoolow VIVA WAGARDHAC BOQORTOYO 🦁🦁❤️❤️😍😘💉💉💯✅👏🏻👏🏻

  • @isrobaby6245
    @isrobaby6245 6 ปีที่แล้ว +38

    Goodbye silsiladaan jeclaayey I will miss you 😘😘😘😂😂

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 6 ปีที่แล้ว

      Isro Baby ma hubtaa inaad miss garayn doonto hhhhjj

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 6 ปีที่แล้ว +40

    Laascaanood ❤️🌹 Abtiyaal Wacaan ❤️❤️🌹 Viva Cabudwaaq iyo Dhabad

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 3 ปีที่แล้ว

      Masha alaah cabudwaaq dhul kaygii

    • @Saraajiahmed2578
      @Saraajiahmed2578 2 ปีที่แล้ว +4

      From Cawdaaq ceelsacuudi

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      @@Saraajiahmed2578 ceel sacuudi ma xafad cabudwaaq kusoo koradhaybaa

    • @Saraajiahmed2578
      @Saraajiahmed2578 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ayaanabdulkadir5363 no hhhhh waah xafada ugu caansan adi reer cawdaaq matihid umalaynaah

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      @@Saraajiahmed2578 waa ahay lakiin adi oo aan dhalan baa iigu danbaysay 1986 anoo yar baa layga soo waday faadumo canood iyo nin qaada la oran jiray iyo raawe oo ahaa nin walaa xiligaas iyo duq isdaroon la oran jiray iyo Barni gaani waayo waayo dad kaas baan xasuusda iyo ceelkii siigo dheere alahu akbar dad kii hore adi inaad wiil yar dahaa laga yaaba ani reer cabudwaaqi hore baan ahay magac yasaan way iga danbeeyeen

  • @kaltuunahmed5804
    @kaltuunahmed5804 6 ปีที่แล้ว +177

    ugu danbayn gabadho wxy noqtay gabadh mareexn iyo dhulnahante iska dhaleen
    woow hablaha daarood way istaahilaan intaa iyo in kabadan

  • @rajuesharamake8596
    @rajuesharamake8596 6 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah hambalyo dhamaantiin Alf fananiinta suldan saarees guhaad qabagasheey iyo gobanimo kuso dhamaatey silisilaad tariikhad gashey istaad Abdi Askari tube iyo Abwaaniinta Abdullah iyo sujuu 🎖🎖🎖🎖🎖🎖

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 6 ปีที่แล้ว +205

    Woooow Laascaanood Hoy Lagu Bar baaro iyo Meeshaan Kusoo Kacaamay kuna Dhashay viva LA ❤❤❤❤✔

    • @ayaanmuuse6789
      @ayaanmuuse6789 6 ปีที่แล้ว

      fürstenwalde TV Dhl darvish

    • @aliisastyle8192
      @aliisastyle8192 6 ปีที่แล้ว +1

      Dhaldarwiish Laas_anood❤👍

    • @abdullahmaxamuud80
      @abdullahmaxamuud80 6 ปีที่แล้ว

      Man shalah meshaan kudhashay alowdaa lascanood

    • @girlwithn0j0b___33
      @girlwithn0j0b___33 6 ปีที่แล้ว

      fürstenwalde TV i love lascanod but halmar le tagay

    • @xaawocaweer1961
      @xaawocaweer1961 6 ปีที่แล้ว

      Heesta iguma socoto waayo gabadha meshay ku dhalatay iyo meshay ku kortay midna kuma so darin

  • @awilmohamad2551
    @awilmohamad2551 6 ปีที่แล้ว +49

    Wixii ree Soola salan sare😍

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 6 ปีที่แล้ว +3

    Farxiyo Alle haa u aqabalo ducaad. Amiin. Suldaanka mnsha Allh heest mishi. Hogu. Shidaneed buu dhigay.

  • @ceebla2687
    @ceebla2687 6 ปีที่แล้ว +125

    Lascanod meel cid lagu gardaadsha aysain ciiloon ❤❤❤❤❤💋

  • @ahmedhussein6121
    @ahmedhussein6121 6 ปีที่แล้ว +17

    Gabadh Gob ah bay ahyd wllee
    Guri wcn inshlh

  • @thelastone7763
    @thelastone7763 6 ปีที่แล้ว +22

    Galgadud girls so baxa nacalaye
    23 hees a nalo qaday 😍😍💯✌

    • @adanyusuf4150
      @adanyusuf4150 6 ปีที่แล้ว +1

      Fb ordesay kuogaa intana majoogta😁😀😀😂

    • @thelastone7763
      @thelastone7763 6 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 inta uso guray noh

  • @qnnimciita5485
    @qnnimciita5485 6 ปีที่แล้ว +55

    hablaha daarood waa qaali
    gob baan nahay hdaanu nhay hablaha daarood 😍😍😍🤗🤗🤗🤗

    • @suhuurcawil9889
      @suhuurcawil9889 6 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq weyeee manshalaah adigah igu qorxooon

    • @qnnimciita5485
      @qnnimciita5485 6 ปีที่แล้ว +1

      @@suhuurcawil9889 gobtii daarood 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @suhuurcawil9889
      @suhuurcawil9889 6 ปีที่แล้ว

      @@qnnimciita5485 dhwrsn dumar

    • @ikranabdi1727
      @ikranabdi1727 6 ปีที่แล้ว +1

      😘😘😘

    • @maadiyomaladaalohoygamurti8194
      @maadiyomaladaalohoygamurti8194 6 ปีที่แล้ว

      Daarood qaali lkn qaaliga wuxuu keenaa guurka oo laga daaho

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 6 ปีที่แล้ว +27

    Only an isaaqman will appreciate woman to that extent and make romantic songs for her. viva duriyadda beer sheikh isaxaaq bin Ahmed

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +6

    Abdi askari qebta hordhaca wan u xisidona libaxWar ma isku raacnay xidigtas jilbaha loga murxay inan aniga ahay viva suldaan yurub nadira faysal munir

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 6 ปีที่แล้ว +487

    Tariikhda farxiyo Ali kulmiye farxiyo wa gabadh marexaan ah o wagardhac ah Ku dhalataay dhabaad gobolka galgaduud dhabaad Cabudwaaq bey 2 sac u jiirtaa Wana magalada rerka farxiyo deganka ahan iska leyihin xaqiiqdii farxiyo hada waxey Ku noshahay marekanka waxaa gursaday inderked abwanka o jaceyl Ka dhaxeeyn jiraay calaaf bey isku wayeen waa aduun iyo xaalkii farxiyo hoyaaded baa dhulbahante ah lascano wa mesha eey isku barteen labadooda farxiyo qurux iyo qeymo illahay waa siiyaay Habaalyo farxiyo nolol qurux badan Ku nolow habo

    • @carebahmed2321
      @carebahmed2321 6 ปีที่แล้ว +7

      Maashaa allah

    • @farhiyamohamed1311
      @farhiyamohamed1311 6 ปีที่แล้ว +55

      Wllo dee intuu cabdi askari noo sheegay ayuunbaad noo qabiilaysay😂

    • @haboonqalanjo9274
      @haboonqalanjo9274 6 ปีที่แล้ว +7

      hambalyo ayaan leyahay inaantaaas hbo

    • @bitterorsuschenal4213
      @bitterorsuschenal4213 6 ปีที่แล้ว +14

      @@farhiyamohamed1311 hhhhhhhhhhhhhh walal qali dhiiga iso qadaay wax yaro iska falaban qac idiinka siiyaay so mahaa

    • @bitterorsuschenal4213
      @bitterorsuschenal4213 6 ปีที่แล้ว +2

      @@haboonqalanjo9274 amiin habo mcn

  • @jinijini9064
    @jinijini9064 6 ปีที่แล้ว +8

    Cabdi askari wn kuu xiisidonaa tabintada masha allah codkaaga iyo maskaxdada alaha ku dhoweo❤❤❤❤🌻

  • @haldhaa8238
    @haldhaa8238 6 ปีที่แล้ว +3

    Wixii hore been dheh waaa hees iya badh viva Suldaanka geeska💕💕❤👌👌👌👌👌👌👌

  • @fadumasahra1367
    @fadumasahra1367 6 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees runti qiiro jaceyl iyo qiimeyn xambarsan hambalyo abaawanka iyo liibaxena Abdi askar tube mahadsanidiin loz

  • @mohameddahirabdullahi1352
    @mohameddahirabdullahi1352 6 ปีที่แล้ว +64

    ABDI ASKARI Mudane taarikhda silsilada oo dhameestiran adigo heesaha ku jarjaraayo noso diyaari way xiiso bdantahee

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 6 ปีที่แล้ว +364

    ileen gabadha sidaan oo dhan noo waashay waa gabadh darood boqortooyo dheh

    • @nasradahir4354
      @nasradahir4354 6 ปีที่แล้ว +19

      Wa anagiiiiiiii deeeeee dhal boqortooyo waligeenba Allahi darood iga dhaliya Mahad usugnaatay kufaana wlh

    • @nasabboy3580
      @nasabboy3580 6 ปีที่แล้ว +7

      @@nasradahir4354 woow Masha Allah huuno qali

    • @adderashid2169
      @adderashid2169 6 ปีที่แล้ว +7

      @@nasradahir4354 masha allah wlshy

    • @munaabdiqadir9850
      @munaabdiqadir9850 6 ปีที่แล้ว +8

      Way istahiilan Hablahaa Darood boqortoyo

    • @nasabboy3580
      @nasabboy3580 6 ปีที่แล้ว +6

      @@munaabdiqadir9850 aaaheey wllo waa istaahilaan ♥♥

  • @jgashleyofficiell7412
    @jgashleyofficiell7412 6 ปีที่แล้ว +24

    Mahadsanid abdi askari tube sida aad noorali galinaysid hadanu nahay shacabka kuxidhan tube kaaga Huroy usoco bro .waxan kaloon soo dhawaynaynaa sxipkay suldaan seraar guhaad kusoo dhawoow sxip Europe waxaa iskugu kaya danbaysay 2014 jijiga boy

  • @seifudinibrahim22
    @seifudinibrahim22 6 ปีที่แล้ว +18

    This ain't only accepting defeat but also let her live the life she chose. As men, we fight for everything we love but again we must accept defeat sometimes in life,and if you do it doesn't mean you're nothing but an open-minded person who thinks for the benefit of his and other person. If you win all and big,it means you worked hard for it and you was lucky. And if you worked hard but loose,it isn't the end of the world... you try again. LOVE is something complicated. In soomaali we say... 'Noolashu waa harka labadiisa galin. Adigoo sugaya bey ku seejin, adoo samray bey ku siin'. Love is real but if one door closes another may be open for you. Never give up,just keep on trying. And to @Abdi Askar, thanks alot for the beautiful presentation of the lyrics.

    • @iammuslimah5275
      @iammuslimah5275 5 ปีที่แล้ว

      seifudin Ibrahim exctly sooo true ...n I saw these tho it’s almost 5 +months

    • @khatraadam540
      @khatraadam540 4 ปีที่แล้ว

      Am bad in Somali thanks for explaining the meaning of that song . I luv listening to it but some worlds don’t understand .

    • @mukhtaradan404
      @mukhtaradan404 3 ปีที่แล้ว

      4pcs

  • @idmanabey5881
    @idmanabey5881 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabar marexaan ❤️❤️❤️😘🥰🥰🥰 my dhiiga sas aa gabdhah naga laiskugulayaaa❤️

  • @shulaacYare66
    @shulaacYare66 6 ปีที่แล้ว +5

    Gobonimo weeye nin raga lagu yaqaanay garawshaha
    Abdiaskari aad bd adna u mahadsanty sida hagar li,ida eed nola socodsisay sisiladan iyo waliba qaada dhigistaada macaaned thnkz all inta Togdher somaliland kla socoty
    I am from burao

  • @yasmiinabdi9303
    @yasmiinabdi9303 6 ปีที่แล้ว +8

    suldaan nin qaaliya samir qaado mid khayr leh inch allh👏👏👏

  • @kilwomoha3688
    @kilwomoha3688 6 ปีที่แล้ว +10

    Gabadhaan waa gabar ree dhabadeed farxiya cali kulmiye waa gabar wagardhac ah
    Gabdhaha dhabad cabudwaaq balanbale ❤❤❤

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha Tariiqdeeda wanka helay mansha Allaaah illahay reerkaga haku barakeeyo Farxiyo Ali kulmiye waxaas iyo kabadan ba wad uqalantaa ina Adeer qaali❤️❤️❤️❤️💋👈

  • @anyowyare5403
    @anyowyare5403 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa xidig cod macan suldaanka geeska qofkii uga raacsan liketa iisaara

  • @rayanmahamed2146
    @rayanmahamed2146 6 ปีที่แล้ว +8

    Gesiga darood wan kugu fanaa my brother gulllllllllll

  • @ifraxxiis5010
    @ifraxxiis5010 6 ปีที่แล้ว +153

    Gabadh mareexaana dhulbahantana dhalay abwaan isaaqana jeclaaday walee waa laysku arkay meesha

    • @muslix1147
      @muslix1147 6 ปีที่แล้ว

      Ifrax Xiis
      Arrintu local ma ahan dheh oo waa international.
      Ilaa Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliyaa la isku bursaday oo dagaalkii gaaray dheh.😅

    • @chiefxarbi7794
      @chiefxarbi7794 6 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhhh horaa cambaro ugutiri hure magayaane miyay ilaaween

    • @enjoyahmedi
      @enjoyahmedi 4 ปีที่แล้ว +4

      @@chiefxarbi7794 nin isaaq wa riyada naag walba ku riyooto

    • @razak1350
      @razak1350 3 ปีที่แล้ว

      @@enjoyahmedi now gow bow

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 6 ปีที่แล้ว +98

    Inta Hargaysa kala socon jirty liketa

  • @hodanmahmudyaasiin259
    @hodanmahmudyaasiin259 6 ปีที่แล้ว +1

    silsiladaan waxay ahayd mid aan laga xiisa dhicin taariikhda soomaaliyeed mid u soo jiidatay
    dhamaan waxaan u hambalyeeynayaa qof walba oo ka qayb qaatay Abdi askari adigana waxaa tahay qofkii macaaninayay hadaadan noo kala dhig dhigin maba fahaneen ilaa erayada thanks bro waana kugu xirnaan doonaa intaan noolnahay nabaadino silsiladaydii waan bogaadinayaa marlabaad iyo marsadexaad byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  • @mohamedabdirahmanmohamud1840
    @mohamedabdirahmanmohamud1840 6 ปีที่แล้ว +1

    Best Hees waye Miraha Laxanka iyo Music Wa dheelitirintahy Wana hees Dardaaran xanbaarsan Oo Galgaceyl leh 👍Suldanka Geeska Best Fanaan an tageero ✋🇸🇴☝️

  • @anisamohammed4893
    @anisamohammed4893 6 ปีที่แล้ว +20

    Inantu waa ina adeertay masha allah✌✌✌✌

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว

      Adigaaba dab yar shideynine Quruxa ee armaadba isu egtihiin adna secound masasal ku camirnaa mise mar hore ayaad is qadimtay oo hooyaad that?

  • @ninwaxbadanog742
    @ninwaxbadanog742 6 ปีที่แล้ว +27

    Ugu danbayntii waad galbisay sijuu salaan sare✋✋✋✋

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 6 ปีที่แล้ว +45

    Waan ogaa naag marexaan o nasab ah inay bilowday hoogaan😂hadane suldankii qarniga sogabagabeyay waidin xasuusan doonaa fananintena dhamantiin🔥

  • @aminina100
    @aminina100 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah allaa wiilasheena wacanaa anigo u jeedo kuwaan maan ka dooranaa ajnabi no way. Allow ii dhowr ragga somaliyeed meel walbo ee joogan.

  • @shamsoqueen488
    @shamsoqueen488 6 ปีที่แล้ว +2

    Farxiya caali kulmiyee
    Mareekan hadan tago wa inaan baafiyaa inaanta 23 heesod loo sameeyaay aan soo arko😂😍hambalyo walaasheey gaariyaay ❤️👏🏻

    • @abdallaamir3418
      @abdallaamir3418 3 ปีที่แล้ว

      Ana ku gayn 🧐😄😄😄😁

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 6 ปีที่แล้ว +43

    *alaahu akbar* 💯

  • @karimmalimob5676
    @karimmalimob5676 6 ปีที่แล้ว +7

    Durayadu meel ay ka maqnthy wle majirte talaw miayay ka fashaan
    Guryo samo hargaysiyo
    Togdheer goyaheeda❤❤

  • @qnnehal5242
    @qnnehal5242 6 ปีที่แล้ว +4

    caadi maha Masha Alla suldan naga so afjar silisiladi
    Gobonimo ku Noolow 👌👍😘

  • @nurhaanmohamed4522
    @nurhaanmohamed4522 6 ปีที่แล้ว +1

    hesta saa laysugu weraray wa iska oga inay tahy xaga quruxda gabdh darawisha lascanod kubarbartay barti darawishta alla haku xafido habo😘

  • @muniirfarahhussein4193
    @muniirfarahhussein4193 ปีที่แล้ว

    Galad eebe weye, hadii guule kugu simay, geesigiii ku caashaqay garabkiisa taagnaw, ugardaadi ubad wacan❤ gobonimo ku nooloow❤

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว +251

    Ugu danbeeentii gabadha qisada laka sameeeye oo nasiibkas yeelatay ineee 23 fanan usoo heesen bal swrkeda hanala tuso aaan baraneee

    • @luqmaanhussein7444
      @luqmaanhussein7444 6 ปีที่แล้ว +5

      Oo waa adaanba islahaaye🤣adna na tusbaadba tiriye😕☹

    • @umumohamed3680
      @umumohamed3680 6 ปีที่แล้ว +5

      Sax abayo

    • @ayanfarhan5498
      @ayanfarhan5498 6 ปีที่แล้ว +7

      Natusa walahi inantu majinba dadkii soo ta washay

    • @hassansheekeeye7397
      @hassansheekeeye7397 6 ปีที่แล้ว +7

      Lol 😂😂 abwaaaano iyo fanaaaniin qiyaaaali drama ah inooo matalaaayay innaguna daawadayaashii baynu ahayn....😜😜😜

    • @biimbiim8454
      @biimbiim8454 6 ปีที่แล้ว +1

      Isku fakira nahay hhhh

  • @kamalyare1632
    @kamalyare1632 6 ปีที่แล้ว +3

    Wooow waa gabadhii qarniga gabadha Wagardhaceed ee Dhabad ku dhalatay gurigii rer abtigeedna ku barbaartay...Farxad iigu noolow walashay

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 6 ปีที่แล้ว +8

    Mahaad ceelin dadihiyihi silsilada abdiaskari thanks huno nolol qurux badan ban Ku rajeyna farxaad Ku nolow❤❤❤❤

    • @maariinho
      @maariinho 5 ปีที่แล้ว

      Bitter Or Süs Chenal sbscrb isar

  • @IdmanMuhumed-r9z
    @IdmanMuhumed-r9z 4 หลายเดือนก่อน

    Oh my jaceyl silsiladan xiligey socotay Aad ban uyara hada oan weynaday qisadi A ila z wanba lasocda Allla wilashena somaliyed gobsana sidey marwaliba no sharfan oay no ixtiraman❤❤

  • @dhowrzansidahooyadeedoffic5546
    @dhowrzansidahooyadeedoffic5546 6 ปีที่แล้ว

    Silsilada iyo abdi askari ba waanu uxiisi doonaa waxbaa ka dhacay wle qiso iyo weliba silsilad taarikhda gashay hambalyo wllo farxiya gurigaaga alle hakuu barakeeyo iyo reerkaagaba abdiqani sujuu na gabdh khayr uleh baan ilahay uwaydiinaynaa

  • @geenyogeenyo2232
    @geenyogeenyo2232 6 ปีที่แล้ว +7

    Indarkay cabdiqani sujuu sharfabd ku galbisay farxiya inadad geesi gashaamo ka yimi tahay cadynaysaa 😍😍

    • @hassanabdi3572
      @hassanabdi3572 5 ปีที่แล้ว

      Ma reer caynashe baa inadero mise waa reer cabdi xirsi

    • @gobaadahmed7340
      @gobaadahmed7340 4 ปีที่แล้ว

      Gobanimo iyo Gaadhamo ❤️❤️❤️❤️❤️Reer abtigay ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdikaafidaahir929
    @cabdikaafidaahir929 2 ปีที่แล้ว +3

    Gob iyo nasab gabdhaha wagardhaceed 🥰❤
    Dhabad baan idinka saalamaya🤘🎶🔥

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว +129

    Waaar inaa Gabadhu waxay ahayd
    Mareexaan Dhabad waa Degmo
    Ka tirsan gobolka Galgaduud
    Waxana Dega Mareexaan
    Farxiya Cali Kulmiye Gabadh
    Aan hawl yarayn oo is nacday
    Boqortooyo Ilaahay

    • @yurubrage5179
      @yurubrage5179 6 ปีที่แล้ว

      .jt

    • @naimamohamed2351
      @naimamohamed2351 6 ปีที่แล้ว +3

      yes farxiyo wa marexan gabadha faraha logagubtay o rag iskulayey

    • @adanyusuf4150
      @adanyusuf4150 6 ปีที่แล้ว +4

      Xafad katirsan Cabudwaaq wayo ninka dhaxlayna farxiyo Wa marexan sa ufahmay hesti yurub genyo qaday😁

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว +1

      @@naimamohamed2351
      Aad iyo aad ina ader

    • @Shiiqdoonmedia
      @Shiiqdoonmedia 6 ปีที่แล้ว +6

      Gabadhu waa mareexaan wagardhac ninka guursadayna waa mareexaan ree diini

  • @simanzimanooz870
    @simanzimanooz870 6 ปีที่แล้ว +1

    awwww gobtii mareexan MArwo adag - Wayna ka wada siman yihin sharfta aqlaaaqda hablaheena aloow no daaa😘😘😘 Gessigi ku caashaqay garabkiisa taaaknooww inaadeer👌

  • @faatushhennaarts5868
    @faatushhennaarts5868 6 ปีที่แล้ว

    Xanuun ayaan dareemayaa markaan beegkan dhageystay inta ila dareentay ☝☝☝👍👍👍 iimuujiyaaaa😍😍😍😍😍😍

  • @khapirkakhapirada3837
    @khapirkakhapirada3837 6 ปีที่แล้ว +3

    Suldanka Waa Wax klE Innapa Caadi MaHa Sababtoo ah Isagaa Bilaabay Isagaana Soo Gabagabeeyay That's All ❤😍

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว +15

    Alfanaan Suldaan Seraar wuu
    Ku nuux-nuuxsaday Heestaan
    Qoodhay iyo Xeraday waaar
    Suldan Seeraar caadi maaha waa
    Wiil hoog banaan Degay

  • @dalmarahmed1666
    @dalmarahmed1666 6 ปีที่แล้ว +21

    Waxaan Kusoobarbaaray Gobalka Galgaduud Lkn Hadda waxaan kunoolahay Mareykanka Gaarahaan Dallas / TX Silsiladaan Waa Cajiip ilaah idiinkagama dhigo Silsilad Naareed🙏🏻🤜

  • @rayanabdisalm2237
    @rayanabdisalm2237 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha marexan waa gab geerar iyo heesba u qalanto fardo iyo faras baa laga bixiya💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️ viv marexaan

  • @ayanahmed9007
    @ayanahmed9007 6 ปีที่แล้ว

    Masha alh runti waxa tahy gob gobi dhashey farxiyay qli tixgalin khaasa kuhaya mdama hoyadey mcn lamagc tahy rer awowgeyna oo aad jeclhyna kaso jeedid cgra million time abyo noqo midi hanata sowjkeda ubadkedana siwcn ubar baarisa ducan garbka kusurey dear 😍😍
    Mahd gaara wxn siin alleh kasakow my fann pig respect uhayo suldanserer N wlalky abdiaskari keep going 😍😍😍😍👌

  • @QALAS9
    @QALAS9 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan heestan ku socoto ma anaanan garan ineey tahay gabadh darood ah ilaa 23 heesood weey tahay wlhi allah ha xafido ugaasada darood 🙏🙏

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว +122

    Why I’m feeling sad?
    He is accepting defeat
    Dude fight for me plz
    Suddenly I’m feeling heart broken y’all
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 ปีที่แล้ว

      Vilsan A- why

    • @reo9475
      @reo9475 6 ปีที่แล้ว +7

      Koko Chocolate
      I’m been sarcastic
      But he is finally accepting defeat and is letting her go. It’s very romantic and sad
      Sultan is making it believable wallahi

    • @dayaxteamkaazow2841
      @dayaxteamkaazow2841 6 ปีที่แล้ว +1

      Vilsan A- absolutely true

    • @sakiyaabdi1842
      @sakiyaabdi1842 6 ปีที่แล้ว +2

      Such sad ending, no happy ever after 😭😭😭😭😭😭

    • @amettrascid2482
      @amettrascid2482 6 ปีที่แล้ว

      @@reo9475
      HHH jealous naaya it was amazing but say sorry to seeing at end so next we'll wait urs.

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 6 ปีที่แล้ว +3

    Anigaba aabahay waa wagardhac hooyadayna dhulbahante all the way buhoodle reer abtigay iyo aabahay Allow dhowr waa Labo reero geesiyal Ah farxiyo Cali kulmiye waa my Ina Adeertey farxad ku waar
    Abdiqani Walaalo Adigaana ilaahay haku siiyo noloow farxad leh waa dadaashay waa iska xaal aduun love you both

    • @fadumocabdi8980
      @fadumocabdi8980 ปีที่แล้ว

      Qof waxa oga masha allha habo buuhoodle kaso salmaya

  • @nasriinnuur3659
    @nasriinnuur3659 6 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh merl fcn ayay ku dhamatay silsiladi farxiya cali wllshy hambalyo gudtii iyo gunaanadkii silsilada xaqiiq waan tabi doona silsilada iyo dhaman fananadii iyo abwaanadiba iyo abdi askar waxan idin lee nahay dhamantiin kulan ti danboo xiisa leh 😘🙋‍♀️🙋‍♀️✋✋

    • @FarxaanFuture
      @FarxaanFuture 6 ปีที่แล้ว

      War zxb gabadhu maxay ahayd bal iga daba ge

  • @Qacqaac101
    @Qacqaac101 6 ปีที่แล้ว

    Farxiya Waa wallshay iLa dhalatay Wllshy waaa is daaahizhaa Amaanta Iyo Kabadan Aad Bn unaziiib badnahay Madaaama aad thy wllshy iga Weyn waxaaan Kuleeyahay Grbkaaaaga wllshay qaali Horay Usoco