xamda queen xaalka qaado waxa dhacay 2017 hd

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @saffamaxamuud2359
    @saffamaxamuud2359 5 ปีที่แล้ว +47

    Dhaaxuu xar geli jiray udub wada xariireee xaruhu waa bahal yaroo dhirta gala oo bur buriya udubkuna geed buu lasoo jeedaa Macnu waaa qof aad u fiicnaa oo xumaaaday dib waaa fahankayga kooban ❤❤❤

  • @nasriinamagan5738
    @nasriinamagan5738 3 ปีที่แล้ว +21

    Kuu xiisay wlhi 😘
    Fanaanada kliyah taageyri jiray gadashaa gabar fanaanad ma taageyrin 🥰

  • @Munaabdikadir1
    @Munaabdikadir1 2 ปีที่แล้ว +10

    Xiisaha ha joogteynin
    Xasuustana ha weyneen🥺
    Xal ka Qaado waxii dhacay 💔
    2/12/2022 mlin jimco ah aniga ayaa ka tgay jecylkeygi walipa ano jecel sababo jiro awgeed 🥺💔

    • @mohaahmet7235
      @mohaahmet7235 2 ปีที่แล้ว

      Sorry 🥺 wllshy wax kheyr qaba ku rajeynayaa sanadka cusub 2023 🥰

  • @xaawoaadan3528
    @xaawoaadan3528 4 ปีที่แล้ว +23

    yaa daawanayaa 2020 ilaahay ubarya in aan xamda fanka ku soo noqon

  • @CabdirashiidMaxamed-z8u
    @CabdirashiidMaxamed-z8u 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kashu iney xaqiiqdiyo wuxu kenay xiliguba xamusha garweyee kubaxiray jeyloow😢😢😢

  • @axmeddhanto4273
    @axmeddhanto4273 4 ปีที่แล้ว +23

    gabadhan codkeeda iyo labiska iyo naagihii hore bay kutirsantahy qofkìi iguraacsan

  • @hawacadey544
    @hawacadey544 2 ปีที่แล้ว +16

    Nafeyda xaala ka qado waxii kugu dhacay nolosha mar mar waa xanuuna qof in isku dhibto waxa ka roona in aad isku dhibina wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @habonita9272
    @habonita9272 3 ปีที่แล้ว +13

    2021 yaa ildawnya🥰

    • @Maan-101M
      @Maan-101M 3 ปีที่แล้ว

      Sharafey aniga lkn hore ayaan u dhagaystay

  • @nimcocilmi8936
    @nimcocilmi8936 2 ปีที่แล้ว +34

    2022 still love hamda queen from burco

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 ปีที่แล้ว +3

    😢 heestan maba iga duugowdo 😢 nafteyda ha xaaleynin shaleytiyo xubigiyo jaceylkuba xalku samirka weeyen 🙌🏻 xisiha ha joogteynin xasuustana haweynin 😢😭 samir baan dugsanayaa

  • @AbdirashidMohamed-nh8dx
    @AbdirashidMohamed-nh8dx 9 หลายเดือนก่อน +2

    2024 stiil ❤️ xamda 👸 👑

  • @najmamohamed3244
    @najmamohamed3244 4 ปีที่แล้ว +8

    Dhaaxu xaar gali jiriye udub wada xariire xaalka ka qaado wixii dhacay naftyDaay heestan kalsooni ka qaaday 🥺🙏

  • @cabdikariin6721
    @cabdikariin6721 2 ปีที่แล้ว +4

    2023 sanad waxa ii igu dhacay xalka qado naftahayda qof ad jecshay oo ka dansta maxa ka xanun badan lkn waxa kaste adunka way kula soo wajahayn inta ad noshahay ( jacal danbe wale layguma qato alleh iguma ogid.)

  • @neamaabdullahi6441
    @neamaabdullahi6441 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestu waa cajiib 2017 to 2022
    Wali natal dhageysata igu jirta❤😥😥😥😥

  • @Paxton.11
    @Paxton.11 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mid kamida kuwii ugu fiicnaa ee fanka casriga ah soo maray. Xamda Queen 👸

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka 6 ปีที่แล้ว +59

    😭😭😭😭 heestan marka dhageysto samir ban isu dhiira galiyaa

    • @ayanabdulahi2412
      @ayanabdulahi2412 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaaa

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว

      Wariye abdinur, dadku wada xajiin iyo xuub iyo gus mahee ka xulo gayaanka oo xiska farax ka doon, dhibtii hore ilow huuno tu fiican Allah hakula kulansiiyo.🤲

  • @nasrigiilahay6805
    @nasrigiilahay6805 5 ปีที่แล้ว +7

    Kashu inay xaqiiqdiyo wuxu keenay xiligu ba xamisha gar weeye ❤👌 xamda queen wa lagu tabay qaaliyeey 😢

  • @RayanAhmed-z7t
    @RayanAhmed-z7t 3 หลายเดือนก่อน +1

    4/82024 Waqti Naftayad aya argatay Qofkaya aya rabto inu qof kale Rabo 💔😭❤️‍🩹❤️‍🔥😭😭Naftayda rali Nasiib kaga xumaday😢

  • @muktarmohamed9069
    @muktarmohamed9069 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah
    Heesta xaalka qaado waxa dgacay
    Masha Allah
    Laakiin qalad yar ayaa mooqdo
    Xaga doobista waanah kuu soo duraayaa
    Ilove xamda Queen cudkeeda
    Allaha hakuxafido
    I love xedigaha geyska

  • @rasmitraders8832
    @rasmitraders8832 5 ปีที่แล้ว +15

    I'm Still Listening 😓
    Marhaday xidhidhkii xidadadu u siibteen
    Xalku samirka weeye xaalka qaado waxa Dhacay😪

    • @ifraahabdi3450
      @ifraahabdi3450 4 ปีที่แล้ว

      Ana ka danbeya wa hees la isku daweyo

  • @samsamcabdi9799
    @samsamcabdi9799 6 ปีที่แล้ว +57

    Yaaadawanaya
    2019.xamda queen

  • @Maan-101M
    @Maan-101M 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan markay soo baxday waan dhagaystaa laakiin waxaan ka ilaaliyaa inaan mobilka soo gashto ileen waan nacayaaye si aan u xiiseeyo ...😊

  • @mohamedhirsi2929
    @mohamedhirsi2929 5 ปีที่แล้ว +61

    Yaa ila dhagaysanaya 2019

  • @xiisbbe6543
    @xiisbbe6543 6 ปีที่แล้ว +13

    gabadha fananinta ugu lapiska qurxoon wlhi nice song

  • @munamaanka6953
    @munamaanka6953 6 ปีที่แล้ว +9

    Heestan wan iska jeclaa markay soo baxday lkn maanta Wxn udhagaystaa qisadayda oo aad moodo inay aad ugahadlayso qiso igu dhacday wxn aad ulayaaba sidan u dhagaysan jiray lkn maanta siniyad ah baan udhagaysanayaa

    • @ashasaleban6464
      @ashasaleban6464 5 ปีที่แล้ว

      Anige na mantay ihaysata😢😢😢

    • @xaawomaxmud8615
      @xaawomaxmud8615 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq Aniga kula mida qisadyda kahadalysaa

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 5 ปีที่แล้ว +13

    queen waa loo xiisay walee . iska daa ayaan is idhaa heesaheeda waata ka baxday fankee lkn ma karo

  • @yoha2023
    @yoha2023 2 ปีที่แล้ว +18

    2022 still love hamda queen🥰

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 2 ปีที่แล้ว +1

    2023😫⛱️kashu inay xaqiqdiyo wuxu kenay xiliguba gar weyeH😢

  • @dheemancabdirahman5990
    @dheemancabdirahman5990 5 ปีที่แล้ว +11

    Ya ila dawanaya 2020

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 6 ปีที่แล้ว +27

    Nolow hamda c/kinaal horu usoco AAWEY REER NEW HARGEISA LIKE LACAG MIYAA LAY DINKA SIINAYAA

    • @LaakoTv
      @LaakoTv 4 ปีที่แล้ว

      whtsuppka inbti iga so qabo +254741216752

    • @rawanbinthussein3151
      @rawanbinthussein3151 4 ปีที่แล้ว

      Weeey 😄😊

  • @weezyelmi929
    @weezyelmi929 7 ปีที่แล้ว +3

    Mar haday xidhiidhki xididadu u siibteen, kashu inay xaqiiqdiyo wuxu keenay xiliguba xamisha gar weeye kuba xidhay loveoow 👌🏽

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 ปีที่แล้ว +1

    Al ahmed wali furine muxuu samaynayaa music inta hore ax yaa another level amazing golden voice hadda queen

  • @istaahil1384
    @istaahil1384 2 ปีที่แล้ว +4

    Xaalka qaado naftadaay inay noloshu sidan ahato rabow qalbigeyga ilaali🥺💔🤦

  • @filsanahmed116
    @filsanahmed116 5 ปีที่แล้ว +11

    Kashu inay xaqiiqdiyo
    Wuxuu keenay xiliguba
    Xamishaa garweeye
    Kuba xidhay jacaylow. Axyaa hees

  • @saidoahmed1675
    @saidoahmed1675 6 ปีที่แล้ว +7

    Dadku wada xajiiniyo. Xuub. Gas maahe. 😍😘😎 wakhti. Iminka taagan.

  • @Suhaila685
    @Suhaila685 5 ปีที่แล้ว +5

    Hamdaaay huuuno waanu ku xiisnee no so noqo walalo. Hayla dhafinaa like taaa 👎

  • @MubzOfficail
    @MubzOfficail 2 หลายเดือนก่อน

    Ma joogtaa 7/10/2024, habeen talaado soo gelayso,time 9:56 habeenimo❤️🙏🏽

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 ปีที่แล้ว +2

    2:17 gacanta iyo wajiga kawarama sidey ukala duwan yihiin inkasto Xamda tahay gabar qurux badan oo labis fiican so uma fiicno inay natural brown keeda ahaato 😀 show camerooyinka wa ina siraan live markan u arkay tacsidii Sahro Axmed mid ikraan ladhaho wan naxay

  • @nafisamohamed3131
    @nafisamohamed3131 7 ปีที่แล้ว +84

    Gabadhan dookha labiska cid ku haysataa ma jirto wlhi

    • @nasraomar2682
      @nasraomar2682 7 ปีที่แล้ว +3

      Nafisa Mohamed anaaa sidaa yidhaaa duruucda xagay ka iibsataaa waayaaabe

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +4

      Haa xamda labiska diraca naag ku gaadha la waa, lafteydaa is idhaa tolow ma kaligeed baa loo sameeyaa.😄😅

    • @thecode7653
      @thecode7653 5 ปีที่แล้ว +2

      Wllo Dubai ayey ka dalbataa

    • @ifrahismail7606
      @ifrahismail7606 4 ปีที่แล้ว +1

      Nafisa Mohamed waa run codkaa ka sii daran

    • @ifrahismail7606
      @ifrahismail7606 4 ปีที่แล้ว +3

      Nafisa Mohamed Mashaa Allah synu u raacino fanaanadeena quruxda badan

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +2

    Who’s still here 2022😢💔

  • @kiinqaali3288
    @kiinqaali3288 6 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi waa wakhtigan ku suganahay heestani 😭😭

  • @abdikarimhassanidole3270
    @abdikarimhassanidole3270 4 ปีที่แล้ว +3

    Fanaanada xamdi queen waxaan jeclaaday barfuunkeeda iyo labis

  • @munocabdulaahi4579
    @munocabdulaahi4579 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 ya dawanayo hestan ani cml😔 waxdaba moda hada lajogo inay iga hadleyso😭💔

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan si baan ugu helay
    Xamda quen ..
    Fanku wuu ku tabay wlhi.

  • @maxdar11
    @maxdar11 9 หลายเดือนก่อน

    Xamdaay waan kuu xiisnay wallee ❤

  • @zakariaapdihi6235
    @zakariaapdihi6235 11 หลายเดือนก่อน

    Kashu inya xaqiiqdiyo wuxu kenay xiliguba xamisha gar weye😭💔

  • @xaliimosalax367
    @xaliimosalax367 2 ปีที่แล้ว

    "Dhaaxuu xar gali jiray
    Udub waxa xariireee"
    |
    Salaamaad! heestan xagee bay iga dhaaftay

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว +4

    Woo 444 millions veux mashallah keep going forward x x

  • @abdiwahabjama9112
    @abdiwahabjama9112 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxa yaa usoo labisa horta anigoo nin ah ayaaba inay darka kalabis wacantay dareemee

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 5 ปีที่แล้ว +12

    Asma love ayaa loo qaday wagii uu furinle la guursado

  • @saynabahmed9498
    @saynabahmed9498 ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa daawanaaya like saara oo ismujiya ❤

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +4

    ❤🏝🏝🏝🏝2019🏖🏖🏖🏖❤
    WAA BAKHTIYA NASIIB NOLOSHU
    MARWADII DUL🙏 QAD BADNAYD WUXUU CALAFKII 🚶‍♂️DULDHIGAY MIDAAN UBA😘 DIIR 😘NAXAYN
    RAGNA KII DARYEEL RABAY DHAQAN GURI MADOONTIYO DADAJIYA AYUU HELAY DHABTII

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 ปีที่แล้ว

      BEENTAA MAAHA BRO

  • @hodanbashir3575
    @hodanbashir3575 ปีที่แล้ว

    Istill wan dhagysanaya 2023
    😍😍😍

  • @salebancabdisigad578
    @salebancabdisigad578 5 ปีที่แล้ว +9

    Yaa dhagaysanayaa ee isku dhayaaya sidayda illahaw murugada I haysa 15 5 2019

  • @drhafsa4220
    @drhafsa4220 2 ปีที่แล้ว +1

    August 2022 still we love u xamda queen🥰❤

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 ปีที่แล้ว +1

    Naftaayda xaalkaqaado😢

  • @ruweydoomaar8001
    @ruweydoomaar8001 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan 2017 ban dhagysanyaay😭💔

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dawnaya cwa Heestan cwa 23/02/20👈10:14

  • @ayaandiiriyeayaan1222
    @ayaandiiriyeayaan1222 7 ปีที่แล้ว +3

    xidigada sanadka xamda abdi kinal xamda queen nolow xbbti kugu faana tolahi ❤jeexaygii

  • @NimcoMaxamedsheekh-w8m
    @NimcoMaxamedsheekh-w8m 23 วันที่ผ่านมา

    28/11/2024 wxaN ka Dawanyaa gop0Lka baLigubadLe 9:55 heez xazuuz igu dhEh xaaL ka qdo wixii dhacyy💔😭😒

  • @asmamousa7793
    @asmamousa7793 2 ปีที่แล้ว +1

    Hesta yaa ila hada dhageysanaya 💔😭💔

  • @nasraomar2682
    @nasraomar2682 7 ปีที่แล้ว +8

    Naagtan waxaaa kahelaaaa style keeda

  • @mizznaima3322
    @mizznaima3322 7 ปีที่แล้ว +21

    Ha xaalaynin shalaytiyo xubigiyo jacaylkii xalku samirka weeye Xaalka qaado waxa dhacay xiisaha ha joogtay xasuus tana ha waynayn dhaaxu xarali jiray udub wada xariire Eeesh qiyaaska

  • @Awga10
    @Awga10 8 หลายเดือนก่อน +1

    2024 am watching❤❤❤

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestan asma love aya loqaday markii uu furunle guursaday. Xaalka qado waxa dhacay. 🤪

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 6 ปีที่แล้ว +10

    Xamda cabdi kinaal indr waagi aynu is naqaanay sidan umaad qurux badneyn
    Imaad dhaafteen hadii aad sidan uqurux banaan lahayd waagi aynu jaarka ahayn EX NEW HARGEISA kaftan bilaa turxaana horu usoca indr qliyey FROM OSLO NORWEY

    • @munacali3244
      @munacali3244 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhh indr ma ex new hargeisa d ahyd xaafadayda still aan ku noolahay♥

    • @soomaliyanaj7346
      @soomaliyanaj7346 6 ปีที่แล้ว

      Hhh runti King aya TaHay

    • @wardaamiizha3661
      @wardaamiizha3661 6 ปีที่แล้ว

      Haa Quruxeey Near Baar waraabe villege

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 6 ปีที่แล้ว

      Waar xishood, inadeer waad leedahey wax waad xumeyneysa.

    • @wardaamiizha3661
      @wardaamiizha3661 6 ปีที่แล้ว

      @@SarahthMohamed mxaan ku xishooda ee aan sameeyay gabadhan aqoon waanu isu leenahay

  • @sulthamat4422
    @sulthamat4422 3 หลายเดือนก่อน

    2024 ayaa dawanooyaaa❤😊

  • @Naciimaabdi-ln8rp
    @Naciimaabdi-ln8rp 5 หลายเดือนก่อน

    Xalka Qaado Waxaa Dhacey 😢😢

  • @aboudabdi5047
    @aboudabdi5047 6 ปีที่แล้ว +4

    Hamdi cabdi yuusuf kinaal 😍😍😍😍

  • @fahmiabdirahman818
    @fahmiabdirahman818 5 ปีที่แล้ว +3

    4:19 am
    23-Dec-2019
    Inaan dhageysto jclhy

  • @abdirahmanmaan670
    @abdirahmanmaan670 ปีที่แล้ว

    Xamda cabdi kiinaal still u are my favourite

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +1

    Wan jecelahay xamda queen quruxbadan masha Allah

  • @SleepyAnt-ey6pz
    @SleepyAnt-ey6pz 6 หลายเดือนก่อน

    Xamda yaa ila dhageysa 2024🫡✌️naftayday xaal qado😢

  • @abuurtiiwacnaydmoha7420
    @abuurtiiwacnaydmoha7420 5 ปีที่แล้ว +3

    Walahi waa ku nafisaa markaan hestaa dhagaysto

  • @AyaaniitaCabdi-g9d
    @AyaaniitaCabdi-g9d 4 หลายเดือนก่อน

    Xaal ka qado wixii dhcy😢😢😢😢

  • @khadarjaamac9744
    @khadarjaamac9744 5 ปีที่แล้ว +2

    Good song xamda queen ❣❣❣🤳👈

  • @indhodeeqahindho7304
    @indhodeeqahindho7304 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax xaalkaH qaadoH waxaa dhacay
    xiizaha hajoogtyn
    xzuuztana ha waynyn
    dhaaxuu xargali jiray
    udup wada xariireeH
    xizkah farah ka doonoo
    xulashada gayaankaa
    dadnimada ku xaalee

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 ปีที่แล้ว +3

    xamdi queen big Somalia is hargesoand burco in muqdisho in kismayo is one love

  • @jiinyoosjaamac3222
    @jiinyoosjaamac3222 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed miir baa laxanka saaray faatixada u mara

  • @QeysTube3
    @QeysTube3 5 หลายเดือนก่อน

    30 mar ka badan waad dawaday ilaa hadda 22/7/2024 yaa ila mid ah

  • @maymunomar6588
    @maymunomar6588 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi anay iga hadlin nafta samir la 😭😭

  • @cabdicasiisindho2287
    @cabdicasiisindho2287 2 ปีที่แล้ว

    Kashu inay xaqiiqdiyo wuxu keenay xiliguba xamisha garweeye kuba xidhay jacaylow xiska farax ka doono xulashada gayaanka dadnimada ku xaale xeer kana umeel dayo dadku wada xajin iyo xuub iyo gas mahe 🤐🤐

  • @khadrosumadlawe4481
    @khadrosumadlawe4481 5 ปีที่แล้ว +1

    Xamda fanka goortee ka bixi inshallah

  • @najaxsaleemaqn5869
    @najaxsaleemaqn5869 7 ปีที่แล้ว +6

    xamda cabdi kiinal xamda queen nolow boqorada xidigaha

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-7478 9 หลายเดือนก่อน

    Xaalka qaado waxa dhacay runtii waa dhibaato markad ka fikirayso qofkaagi oo arini soo wajahday😢

  • @farahjamac9285
    @farahjamac9285 2 ปีที่แล้ว

    Kashu inay xaqiiqdiyo wax keeny xiligu xamisha gar weeye

  • @nusaybaable
    @nusaybaable 7 ปีที่แล้ว +14

    nolow quentayda caashaqa

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 ปีที่แล้ว

    Wanka gunbay xalada alxamdulilah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedismial9236
    @ahmedismial9236 5 ปีที่แล้ว +2

    riahana ayan ula baxay hamda abdi kinaal burco isku xfd ayanu ahy 1999 hamda wax yar ayanu isu jirnay nin garanata garanaya lkn hargaysa ayy u so gurin guryo badn ayay ku leyihin burco famligoodu

  • @boqran134
    @boqran134 หลายเดือนก่อน

    20/11/2024 waa wakhti ku adag runtii qalbigayga,heestana waa nafis dareemeed.
    xiisaha ha joogtayn
    xasuustana ha weynayn
    dhaaxu xargali jiray
    udub wada xariiree.
    halkaas bay igu joogaysaa caawa.
    waan rajaynayaa aniga oo le
    xiska farax ka doonoo
    xulashada gayaankaa
    dadnimada ku xaalee
    xeerkana u meel dayo
    dadku wada xajiin iyo
    xuub iyo gas maahe.

  • @calicawil6483
    @calicawil6483 4 ปีที่แล้ว +1

    Hmda queen boqortoyo waxay ahayd gabadh isteela heesaheeda waaad isku ilaawaysaaba cidina kumay hysa labiska

  • @nimcocabdifitah5571
    @nimcocabdifitah5571 หลายเดือนก่อน

    Naftaydaay xuman la,id🙏

  • @ahmedsadiq6333
    @ahmedsadiq6333 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaahu Xamda Queen

  • @cadnihajibarqab907
    @cadnihajibarqab907 6 ปีที่แล้ว +3

    My God heestan anigay igu socoto Wlhi

  • @safiya9170
    @safiya9170 2 ปีที่แล้ว

    Wey igu socota heestani si gaar ah ii khuseysa

  • @nice2abc715
    @nice2abc715 6 ปีที่แล้ว +2

    inantaan jeclaa wajigeeda ❤

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 7 ปีที่แล้ว +3

    2017 adigaa wata HAMDA QUEEN

  • @mariomermariya9865
    @mariomermariya9865 2 ปีที่แล้ว

    Kuba xidhey jacaylow 💔

  • @nimcomalpo3311
    @nimcomalpo3311 ปีที่แล้ว

    30 /10 /2023🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🙇‍♀️🙇‍♀️🙇‍♀️🙇‍♀️

  • @zafaapdirahmaan
    @zafaapdirahmaan 10 หลายเดือนก่อน

    Still 2024 19:50🔥