ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ilkacase qas jacayl qabyo tiran Reaction Guribarwaaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024
  • Guri Barwaaqo TV

ความคิดเห็น • 527

  • @ismaaciilofficial8585
    @ismaaciilofficial8585 2 ปีที่แล้ว +113

    Asxabta so sheega wax ku xiga

    • @abdullahihayir2175
      @abdullahihayir2175 2 ปีที่แล้ว +4

      Dirisle sidaa sheegaysay buu Noqday Prank Nio Visionkaagu waa dheeryahay
      Videoga xiga iigusoo Qaado From Badhan

    • @anwarmousthaphe6573
      @anwarmousthaphe6573 2 ปีที่แล้ว

      Zhp noloshada kasoo hadal siiba ahaan aabaha 🙏🙏🙏🙏

    • @diiriyecabdi6994
      @diiriyecabdi6994 2 ปีที่แล้ว +2

      Sheeko miyaad naga diiday sxb

    • @cabbaascumar8842
      @cabbaascumar8842 2 ปีที่แล้ว

      mustafe wacaneey😂😂😂
      guray legend ninka khaliyee aan caajiska iga saara

    • @zakariyeahmed8682
      @zakariyeahmed8682 2 ปีที่แล้ว +1

      WAR GUUROW waa ciiyarhagii Sokal tuurnow😂😂

  • @ahmedahir
    @ahmedahir 2 ปีที่แล้ว +25

    Heestaba reactionka guribarwaaqo ayaa ka shidan😂

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +33

    -Alle Haku Xifdiyo wllo 🤲
    -Alle Hakaa Farxiyo wllo🤲
    -Alle Ajar Haku Siiyo Wllo🤲
    -Alle Riyadaada Haku Rumeeyo Wllo 🤲
    _Waxaan Ka Codsanaya Inaad Subscribe Igu Sharafto Manta Iga Farxi 🙏🙏🙏😭😭😭😭

    • @ahmedcidhipzade1734
      @ahmedcidhipzade1734 2 ปีที่แล้ว

      Wanku zaaray walal🤦‍♂️👋

    • @Zaani_Media
      @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedcidhipzade1734 Alle Haku Sharfo Wllky Qali.🤲🤲🤲

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin wll wan kuu saarey

    • @Zaani_Media
      @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Suhayb1_4 Alle Haku Sharfo Wllo Qali❤

  • @muuseseemal7036
    @muuseseemal7036 2 ปีที่แล้ว +9

    Waar guri barwaaqow maynakaa isku ciyaarna iminka riwaayadihii aan kaa sugaynay waad kadhacday sxb ....
    Legend baad tahay 💖

  • @libanali3640
    @libanali3640 2 ปีที่แล้ว +9

    Bro Guri Barwaaqo you are legend walahi, i love your vocabulary it's funny. All the way from Djibouti Keep going man

  • @mohaawalle1445
    @mohaawalle1445 2 ปีที่แล้ว +19

    Nolosheydi baa thy naaso wcney var🤣🤣🤣 anyway best reaction 💥🙏

    • @abdullahimrdacad9161
      @abdullahimrdacad9161 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @amiirasiciid9359
      @amiirasiciid9359 2 ปีที่แล้ว +1

      Inta markan maqlay ayaan xaga comantiga so aady wlhie 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @naaneey6476
      @naaneey6476 2 ปีที่แล้ว

      Waxkale waa kan waa fuuraay saa u qoslaay 🤣

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 ปีที่แล้ว +6

    King of #jigjiga team kaazow🇬🇲

  • @shucaybjigar4984
    @shucaybjigar4984 2 ปีที่แล้ว +6

    Gurow hestadi adba ma ilowday abaheyba dhagayste🤦🎤🤩

  • @raaqiyamohamedgeele3321
    @raaqiyamohamedgeele3321 2 ปีที่แล้ว +10

    Best reaction Legend Guray BarwaaQo Keep Going

  • @aytocabdi1657
    @aytocabdi1657 2 ปีที่แล้ว +2

    Ismaciiil apbdilahi cali guray barwaqo wlhi adoon hadli ayaan wajigag ku qoslaaa

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 2 ปีที่แล้ว +4

    Baryahan saa idbaad ushaqay naysaaye ma guri baad dhisaysaa 😅😅😅😅😅, mise Waa gaabisadi laga furay

  • @cabdijabarhamud6817
    @cabdijabarhamud6817 2 ปีที่แล้ว +10

    Ilkacase qas maahe waa ilkacase qays😂😂😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah ilkcase funny 😁🤣 waa qurxeedii oo qof

  • @ifrahawcali6430
    @ifrahawcali6430 2 ปีที่แล้ว +3

    Yess saasa kaa rabaa update😊🤗

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend always legend keep going guri barwaqo go forward 💪💪💯💯💖💘🎃

  • @iqraabdisheki5001
    @iqraabdisheki5001 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaqo fadhlan reaction kasobixi heesta Hodhan Abdirahman iyo ilkacase qays ❤

  • @mounamohamoud81
    @mounamohamoud81 2 ปีที่แล้ว +4

    Welcome back habo I wish to see more video comedy from 🇬🇧

  • @zakigood9661
    @zakigood9661 2 ปีที่แล้ว +8

    Guriyow kursiga iga cun nio
    Wuu naga bad batee
    Cancan dhalay 😂

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 2 ปีที่แล้ว +2

    Merci pour les belles moments que tu nous donnes avec tes réactions GURI BARWAAQO

  • @timirshemedia1656
    @timirshemedia1656 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend guri barwaaqo haddii cidi talent leedahay adigaa iska leh.

  • @zagalqueen4240
    @zagalqueen4240 2 ปีที่แล้ว +5

    Gurey in the building u made my day😂😂😂

  • @farhanomer4256
    @farhanomer4256 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo legend reactionmayste wlhi

  • @xamzeapdalle4067
    @xamzeapdalle4067 2 ปีที่แล้ว +2

    Hyaaay guri barwaqo kulaha nazawacaneey 🤣🤣🤣

  • @user-wu5xu8qn5s
    @user-wu5xu8qn5s 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo nin tegay o talaabsadaYy guuleyso✊☺️

  • @ahmedmaxamed6901
    @ahmedmaxamed6901 2 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaqo legend always legend lpx keep going pro

  • @sayidabdala4101
    @sayidabdala4101 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurey Barwaqo legend of the lengend 🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @suldaanraap
    @suldaanraap 2 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaqo baa daawaday mana qoslin kaama yeelin

  • @ayaanmahomed8981
    @ayaanmahomed8981 2 ปีที่แล้ว +2

    Abti Aniga hees ilaxamee gurayow

  • @cadawaran0107
    @cadawaran0107 2 ปีที่แล้ว

    Ismaciil cabdilaahi cali Mr Guribarwaaqo Daawada Murugada loqaato wa adiga zhp qali axyaa Qof ladawado Sharaf ku nolow zhp 🙏🙏🙏

  • @afrahcabdiwaahid5024
    @afrahcabdiwaahid5024 2 ปีที่แล้ว +2

    GURI AWAY MAGACII AN BIXINAY MADA KA SOO JAWABIN
    WAYO ANIGA WAXAN AHAY LEGENDSKAGA HORE INTA BADAN COMANTII MA QORE MAR MAR MOYEN

  • @khadromohamed9053
    @khadromohamed9053 2 ปีที่แล้ว +7

    Best reaction👑

  • @basho825
    @basho825 2 ปีที่แล้ว

    Guribarwaqo lengend one of the world

  • @Faadumo397
    @Faadumo397 2 ปีที่แล้ว

    Guri barwaqo leejan hore uu soco

  • @khayre1332
    @khayre1332 2 ปีที่แล้ว +4

    Guray hore u soco legend, subscribtana ummada ku baraaruji 1 milyan inoo qorsheysane😂😂

    • @samatusemedia348
      @samatusemedia348 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂naa qaaradaha aduunkana qalbi waa tegaynaaa😂😂

  • @nasirnuur3293
    @nasirnuur3293 2 ปีที่แล้ว +1

    Best reaction wllhi guri barwaaqo

  • @shacbancumar6084
    @shacbancumar6084 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh walee ilkacasn dagaal dayn kulaha legendary guri barwaqo😂😂

  • @hoddomahdi5524
    @hoddomahdi5524 2 ปีที่แล้ว +5

    Da'da La sairtey kuLaha ku jecliya gurayow🤣🤣

  • @clmaalikmukhtaar5145
    @clmaalikmukhtaar5145 2 ปีที่แล้ว +1

    Horta guri barwaaqo gurigan barwaaqada ee la sheegaya albaabkiisii ma afkaagan banaan baa

  • @aamiinsaalax2627
    @aamiinsaalax2627 2 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaaqOW LaWYa caDe miyaa lagaa dhigi Laayaahay Dee tuuLaDa nooH DaH nio mida KaLe saw digaN wixiiBa faahin ka dhigaY😅😅😅

  • @abdirashidnmuhumed2949
    @abdirashidnmuhumed2949 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend GB drama actor sxken wada cad Mar inosoo qabo. 😁

  • @zhamzowudhaa2215
    @zhamzowudhaa2215 2 ปีที่แล้ว

    ISMaCIl CABDILAHi Guri barwaaqo ciyaalkii hore zxp kal iyo laab ku salAmaya from jig jiga
    reply ino balana

  • @hassanabdulle6415
    @hassanabdulle6415 2 ปีที่แล้ว +1

    sxp Gurow imtixaana tahay reaction kaliya een lagu caajisan jiro joog bro

  • @ayaanmohamed8664
    @ayaanmohamed8664 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurayy heesta ilkacase iyo mukhtaar jigjigaawi legend kusoo xeji🤣🙏

  • @sacadserbia5643
    @sacadserbia5643 2 ปีที่แล้ว +3

    Guroow ifkuu ku qaatay wixiisi ilkacase
    Akhiro ma line up ka kale ku dartay 🤣🤣🤣
    Always legend guriyiinoH

  • @salman_sergio
    @salman_sergio 2 ปีที่แล้ว +1

    legend ilkacase team cuzzow keep going

  • @Amiirka_101
    @Amiirka_101 2 ปีที่แล้ว

    Guroow heestii khaalid Kaamil kaama heyno

  • @mouwlidsiyad9600
    @mouwlidsiyad9600 2 ปีที่แล้ว

    kulahaa da,daa lasaa irtay😅😅guri barwaqo another level🤗

  • @abdisiyad9058
    @abdisiyad9058 2 ปีที่แล้ว +1

    Guriyoow cayaar tooyda lajoogana hee kkk waa afmiishaar ninkii fahmaaya fahmaayee ereygaas waan ku qoslay halkeedii ayaad dhigtay halkaa kawad

  • @cabdiraxmansharafle4423
    @cabdiraxmansharafle4423 2 ปีที่แล้ว

    Asc legend alweys from to baliga
    Guri reactions waali noso badi zxp

  • @jubayryare7070
    @jubayryare7070 2 ปีที่แล้ว +1

    Bast reaction guri barwaaqo ragii hore

  • @anisayusufiprahim8312
    @anisayusufiprahim8312 2 ปีที่แล้ว

    Gurow ishaan kaala socdaa wlhy lkinse ma ihi dadka mar walba wax qor qora🙏❤❤💫

  • @farxaanmaxamed1731
    @farxaanmaxamed1731 2 ปีที่แล้ว

    Guraw legen of the legend zxp bin lph

  • @updizalanzidani3219
    @updizalanzidani3219 2 ปีที่แล้ว +1

    Have million waxyar let’s go GB🙏

  • @cawalekhadarkhadr6514
    @cawalekhadarkhadr6514 2 ปีที่แล้ว

    Legend always legend guri barwaqo pro another leval ayad tahay pro keep goin

  • @chakimjayson8042
    @chakimjayson8042 2 ปีที่แล้ว

    Hindiga nagadaa dee sxb qli hhhh wlahi wan kutageeraa first pin

  • @ahmedofficial637
    @ahmedofficial637 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaq legend noloshaydii baad thy naaso wacaneey😂😂

  • @jamaaabdi6951
    @jamaaabdi6951 2 ปีที่แล้ว

    Waa bararkhlihii waynaye

  • @hoodomuuxaba1480
    @hoodomuuxaba1480 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo guuri baawqo taa atka ween ee tigkogo daabalta ree ashn ka soo biix wllo 🤣 wax ugu qoorn khara😁

  • @se1059
    @se1059 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk ilaa lawyacadu gaadhay legend guri barwaaqo

  • @nimcaanxuseen1242
    @nimcaanxuseen1242 2 ปีที่แล้ว

    Ismaaciil cabdi cali guribarwaaqo filmaantii soodaa zhb waankaasugaynaa libaax from hargaysa

  • @mustafesiciid6898
    @mustafesiciid6898 2 ปีที่แล้ว

    Legen of the legen zxp guray barwaaqo keep going zxp from hargaysa 😍😍

  • @naimaargzn6122
    @naimaargzn6122 2 ปีที่แล้ว

    guri barwaqo nin kaliya an hita markusan shacatirynayn hadalkisu iga qosliyo kep going legend

  • @weheliyetv1700
    @weheliyetv1700 2 ปีที่แล้ว +1

    Legand laba maaha naaso wacaney😂😂

  • @clzallanmuse9417
    @clzallanmuse9417 2 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo wax kale reactionkaagu

  • @craxmaanwaqal7910
    @craxmaanwaqal7910 2 ปีที่แล้ว

    Gurye lajan baataya zxp

  • @dhagacase
    @dhagacase 2 ปีที่แล้ว +1

    Madax sare ayaa tahay nio xarbaiy uu qof sxp keep up 😄😄👍😂

  • @khaliddhobaleofficel4471
    @khaliddhobaleofficel4471 2 ปีที่แล้ว +2

    Noloshaydii baa Tahay Naso Wacaney 🤣🤣🤣 imisa Jeer Aya Ku Soo Ceshayay

    • @mohamedhaji6556
      @mohamedhaji6556 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa runta sxb anba wnku Qoslay eraygas Duqa wuu fakaday eraygasi

  • @daahirxariir7118
    @daahirxariir7118 2 ปีที่แล้ว

    War guri barwaaqo riwaayadihi maad ka dalacdy waa lugu sugayaa

  • @usaamemire7493
    @usaamemire7493 2 ปีที่แล้ว

    Gurow cumaamaddaada waanu iska tuurney

  • @mubarigakshey6110
    @mubarigakshey6110 2 ปีที่แล้ว +2

    Gurayoow baryahan update thy filimanti nagaso dadaji mise gabisa kaga xidhan 🤣🤣🤣

  • @mahdipesgamer4239
    @mahdipesgamer4239 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuribarwaqo waan kuwataa😝😝😝

  • @ayaanmohamed8664
    @ayaanmohamed8664 2 ปีที่แล้ว +3

    Gurayy heestaba reaction kaga ka shidan🤣🤣🤣🤣

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว +1

    2:36😂😂

  • @sahramahamed7157
    @sahramahamed7157 2 ปีที่แล้ว

    Wlhy wa legend of the legend 😂 guray wuu Ka yaabsaday

  • @abdijeego2023
    @abdijeego2023 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp heestaadii (JOOGI KARI WAAYEY)Reaction kasoo bixi pleas🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @shucaybma2268
    @shucaybma2268 2 ปีที่แล้ว

    sheekh deg deg guri barwaaqo waan kugu jecelahy sxp

  • @hamzehuzendahir258
    @hamzehuzendahir258 2 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqoow iskapulada waadku raxysan Dee Nala saayir😃😃

  • @hamsekayse1920
    @hamsekayse1920 2 ปีที่แล้ว +1

    Guray barwaaqo zhp kur sigu maanuu kaa madhan waxa galka ka badal 😅😅😅😅

  • @inayoonis6274
    @inayoonis6274 2 ปีที่แล้ว

    zhp guri barwaaqo waan kusalaamay lajan lajan dhaly

  • @imansaar3457
    @imansaar3457 2 ปีที่แล้ว

    the bist reaction guri barwaaqo

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +2

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤

  • @yousufmohamed5106
    @yousufmohamed5106 2 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib waan ku salaamay marka hore, salaan kadib aad baan ula socdaa barnaamij-yadaada balse riwaayadihii iyo sheekooyinkii kaama hayno beryahan.
    Waxaan filayaa gaabisadii baa weli kugu xidhane marka lagaa furo, sheekooyinkii soo biloow.
    Mahadsanid.

  • @zuhaybyare7501
    @zuhaybyare7501 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend of legendary

  • @mustfeyuusuf804
    @mustfeyuusuf804 2 ปีที่แล้ว

    Gury, zxb waanku wataye, waxanka, soo salamaya, hAleeya, ee hesti, hodan, ee so baxday

  • @sayidcalimaxamuud294
    @sayidcalimaxamuud294 2 ปีที่แล้ว

    Guri burwaaqo keep going sxb

  • @salaxmohaze6407
    @salaxmohaze6407 2 ปีที่แล้ว +7

    Poqorka rapka❤❤🔥

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 2 ปีที่แล้ว

    Abaay abaay waan kaa hayaa lagend lahjad ku dhibta mal eh❣️❣️👍

  • @farxaanyuusuf1391
    @farxaanyuusuf1391 2 ปีที่แล้ว

    Hodan cabdi raxmaan zxp

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 2 ปีที่แล้ว +4

    Best reaction guri barwaqo Qays🤴🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yuzufofficial3561
    @yuzufofficial3561 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo waxkle♥️😂

  • @mohamudmohamedcartan5500
    @mohamudmohamedcartan5500 2 ปีที่แล้ว

    😀😀gurey legend hdalkga dhan wa shactiro kptan😀😀😀

  • @abdikadirkadar3132
    @abdikadirkadar3132 2 ปีที่แล้ว

    Guray sxb reactionkii hore ee tiktok nusboos laba wajahadood leh 🤣🤣🤣

  • @fatimaahmed3306
    @fatimaahmed3306 2 ปีที่แล้ว

    Waa dakhr beri hore ku dhcy😁🤣🤣😅😅😅😅kumlohoo mynaan jcyl ku jirin

  • @sharaatdubow9435
    @sharaatdubow9435 2 ปีที่แล้ว

    Legend Guri barwaqo

  • @muuseaxmed9768
    @muuseaxmed9768 2 ปีที่แล้ว

    The legend keep going pro guray Noo hooz

  • @ismaciildheere3887
    @ismaciildheere3887 2 ปีที่แล้ว

    Guribarwaaqo waalahi waa funny reaction kiisa waa mucjiso runti

  • @ahmedabdalle8093
    @ahmedabdalle8093 2 ปีที่แล้ว +1

    Nolosheydi baa tahy Naaso wacaney istaqfurulaah😄😀

  • @BkBk-bd9mn
    @BkBk-bd9mn 2 ปีที่แล้ว

    inanki inamda gury barwaaqo

  • @inayoonis6274
    @inayoonis6274 2 ปีที่แล้ว

    zhp wan kuwataa horay usoco

  • @kingmuxiyochannel2468
    @kingmuxiyochannel2468 2 ปีที่แล้ว

    Zhp heestii ilka case iyo kiin jamac kam hyo plz and plz so samee