Todabadlihi iyo Waji kale Guri barwaaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 248

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 8 หลายเดือนก่อน +6

    Aabehay ma arkin oo anigoo sanad jira ayaa la diley ilaahey ha u naxariistee waaana ka fiicanahay gabdho badan oo aabayaashooda noolyihiin noloshana sideedaba ama halaag kusoo kor ama koolkoolin kusoo kor , xishoodka iyo edebta waa ilaahey kuu dhali

  • @AyaanleCabdikariim
    @AyaanleCabdikariim 8 หลายเดือนก่อน +13

    War hadi qof nabar isku dhufto iyo hadii lagu dhufto labada jeerba isaguumbaa dhibanaa😊wasas nio😊

  • @MohamedIbraahim-b9d
    @MohamedIbraahim-b9d 8 หลายเดือนก่อน +9

    saaxiib waa sidaad sheegtay waxaan joognaa waqti adag oo Aakhiru samaan ah waxaana cadayn u ah dhaqan xumada iyo waxyaabaha uu rabbi xarimay halka ay marayaan danbiyada lagu suganyahayna waxa looga bixi kadhaa waa in rabbi loo noqdo, wuxuu xarimay laga joogo, amarkiisa la qaato, hadii intaas la baal maro waxaa ka dhalan kara inuu rabbi noo caroodo.
    Dad badan oo waxaa jidha aanan tukan, soomin, wax sadaqaysanin, waalidiintooda caasi ku ah, hadane islaamnimo sheeganaya rutii waana nasiib darro wayn.
    Waxaynu noolnahay xili adag ee rabbi diinta hanagu sugo!

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah Allahuma bariik wa,dadki xishoodku kudaanbeyey Guri barwaaqo reer Burco dhanba dad ehlu xishood ah Allahuma bariik

  • @MaxameIbrahim
    @MaxameIbrahim 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waa aduunyo macaankii ka dhamaday subcanallah slluha akbar❤❤❤❤❤❤❤

  • @CromanYousuf
    @CromanYousuf 2 หลายเดือนก่อน

    Caan caandhaley waan ku salaamayaa .
    Markaad Ka qabsato fcn oo aad maamuli kartaa

  • @hamzamahamoud1190
    @hamzamahamoud1190 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gurey barwaaqo wanku salamay qaydarkan anigu kaxaysto ee an ka qabsado unban fahmaya anigu sharciga dhigaya oo lilaahiya

  • @daud_8122mohamed
    @daud_8122mohamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa duni macaankii kadhamaaday oo wax laga xishoon jiray gabdheheenu ka sheekaynayaan yaab ilaahow sahal umuuraha¡¡

  • @munaahmed3403
    @munaahmed3403 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waa aduunyo macaankii ka dhamaday subxanallah

  • @NadrawiSalaax
    @NadrawiSalaax 8 หลายเดือนก่อน

    Zhp guuri m.a habalyo ku leyahyi zhp ziidad ugu imaan celinayiso hableheena soomaliyeed

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waa duni mcnki ka dhamaaday oo xishodki laga tegey

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 8 หลายเดือนก่อน +6

    Waa Aakhiru sabaan zxb alle diinta haynagu sugo

    • @jimcaaleabdiwarsame
      @jimcaaleabdiwarsame 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin wll illahay diinta ha inagaradsiiyo

  • @saynabmumin7071
    @saynabmumin7071 8 หลายเดือนก่อน +1

    Horta ilaahay ha ina ciyee hableheenii xishoonayay ma jiraan😢way sii dhamaanayaan

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 8 หลายเดือนก่อน +3

    Walhii xishoodki uu dhamaday illahay Haa soo hadeyo hablaheena😢

  • @ruunahmed6362
    @ruunahmed6362 8 หลายเดือนก่อน +1

    Illhy ha inoo sahlo 🤲

  • @mataan10hasan77
    @mataan10hasan77 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha soo hadeyo amiin yaa allaah

  • @MunaAhmed-y6e
    @MunaAhmed-y6e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa.akhirsaman.weeye.ilaahy.khaatumada.khayr.ha.inaagu.khatimo

  • @SuleekhaBarre
    @SuleekhaBarre 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah waduni macaanki kadhmaaday

  • @NimcaanNimcaan-d6y
    @NimcaanNimcaan-d6y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gurow zxp anaa kula mid ah hablaheenii qiimaha lahaa way ku daayeen zxp

  • @mataan10hasan77
    @mataan10hasan77 8 หลายเดือนก่อน +4

    Scw rasuulkena ayaa sheegay markii la dheelmay in dumarku kaga badayihiin naarta raga marka waa duni aakhiro sabaan

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤: : wllhi qof fican thy 30 qof dhaxdooda hadii iga dhax araktey..seithy adiga 😳

  • @ibrahinmohamed
    @ibrahinmohamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    qaadis iyo jiidis waa isla guryagayn guroow videoga 1aad

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gurey sxb Update ma tihid Maroko waxyaabo badan Soo debcisay

  • @CadnanPedro
    @CadnanPedro 8 หลายเดือนก่อน

    Adiga sawdii burco lagugu qaatey Aamina iyo wada cad BAA kusoo wardooney

  • @MaqsuudAxmed-h8z
    @MaqsuudAxmed-h8z หลายเดือนก่อน

    Sharmaboy heesbosoqaday🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 8 หลายเดือนก่อน

    Inay qaadato iyo inla qaatoba 2 baduba waa dhaqan xumo ee ha ceebayn reer galbeedka dad badan oo sharaf nadan baakunoole😮

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 8 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygaan masaridaa ee kabalyeerigaa intee quruxdu utaal caloosha maxuugashtey

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 8 หลายเดือนก่อน +1

    Oodi qaadis iyo jiidis waa isla gurigeeyn 😢😢😢

  • @NimcaanNimcaan-d6y
    @NimcaanNimcaan-d6y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Faraha kama sii baxayaane bari hore ayey ka baxeenba

  • @MohamedBurhaan-s8q
    @MohamedBurhaan-s8q 9 หลายเดือนก่อน +2

    BiG LeGeND GuRi BaarWaaQO

  • @shiiqaxaaji1684
    @shiiqaxaaji1684 8 หลายเดือนก่อน

    Sxp waa aqiro zaman (alle) dariiqa saxda ah hngu toosiyo pro

  • @mukhtaarismael
    @mukhtaarismael 8 หลายเดือนก่อน

    Oodu jiidis iyo qadis waaa same

  • @FaraxNuuriye
    @FaraxNuuriye หลายเดือนก่อน

    War sxb waan yaabay naagtu marbay nin noqtaa laba gooraba hawshu mayay nan naagtii hore jirtay adaad iga korysana kor iigu fiiq hadaan kaa koreyna kor iigu fiiq

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 8 หลายเดือนก่อน

    Fahay ka baxeen alle ha so hadeeyo ilahayaw ada i asturay alxm ilaahayaw mahadsanid

  • @cllaahiyare8662
    @cllaahiyare8662 8 หลายเดือนก่อน +1

    waxa aynu ku jirna waqti adag
    hablihi xishon jiray ma jiran

  • @somalicomedianofficialchannel
    @somalicomedianofficialchannel 8 หลายเดือนก่อน

    Guri barwaaqo the legend

  • @engburco1437
    @engburco1437 8 หลายเดือนก่อน

    Rabitaankaaga o aad hesho iyo rabitaan qofkale od fuliso isku dareen Maha loooooool

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guray hablo xarig nooguma jiraa hah hah hah waa halkaagi😂😂😂😂😂👆👆👆👍👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @axmednuurcismaan8450
    @axmednuurcismaan8450 8 หลายเดือนก่อน

    War walahi guriyow zxp aad ayey faraha uga sii baxayaan intaas waxaa ka daran waalidkii oo war u hayn waxaaso dhan dadkii dhalay ayaa u sabab ah

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi hableheni cadii ayeey farahaa uga bexen 4:37

  • @dekahaji
    @dekahaji 8 หลายเดือนก่อน

    Naagnimo ma ahan in aad nin tiraahdo wan ku baahanay Ragga aya ku wanagsan in ay Dumarka tiigsadan oo marwalba iyagu wax raadiyan. Dumar ahaan marka ninku markasta isaga na doonayo. waxan dareena qiimo wayn iyo kalsooni!!😊

  • @abdikadirlyrics
    @abdikadirlyrics 8 หลายเดือนก่อน

    Haddii Yadu Kaa Qabsato Iyo Hadaad Ka Qabsato Labada jeerba Yadaa Dhacan , Kaalaya Naqaata Wll Haddaad Islaam Tihiin

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 8 หลายเดือนก่อน

    gurow ama kor ha marto ama hoos laba goorbaa iyadaa saban

  • @sheikhhamze5278
    @sheikhhamze5278 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba uma dhaxeeyaan gurow zxp

  • @xamseaxmed1384
    @xamseaxmed1384 8 หลายเดือนก่อน

    Labjeroolaba iyaad nabardhaman

  • @SiciidAxmed-x7l
    @SiciidAxmed-x7l 8 หลายเดือนก่อน

    @ guri barwaaqo waxay ku kal duwan yihiin
    Ninku markuu gabdha ka qabasado waa nin ragah masuliyad qaada gabar laku amiino
    Bilacagsi haday gabdho ka qabasato dhamayas mah

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxallah anigu waxan marayaaa xili anan ninba shukaansan dhaqan xumada somalia ka jirta uf dheh 😡😡😡

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah 🤔

  • @babyedboss8845
    @babyedboss8845 8 หลายเดือนก่อน +1

    kor jirtaa ama hoos jirtaa ayada lee dhaban micnaha waxan kawada lawadayaa ama ayada wada ahada lee laga qabsaday

  • @ayaanlemohammed1647
    @ayaanlemohammed1647 8 หลายเดือนก่อน

    Geeded iyo qaadid wa Isla guryo gaynti uun
    Wan kuladaremaynaa waxa

  • @SuhaybAbdisalaam
    @SuhaybAbdisalaam 8 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi aakharu sabaan

  • @NimcaanNimcaan-d6y
    @NimcaanNimcaan-d6y 8 หลายเดือนก่อน

    Waar zxp maanta qodob ayaad ka hadashay wllhi legend

  • @FadumoJaamac-c1w
    @FadumoJaamac-c1w 8 หลายเดือนก่อน

    Farahy kabaxeen from dumarka xishooda😂😂😂😂

  • @Maryam-wc9lm
    @Maryam-wc9lm 8 หลายเดือนก่อน

    Intiii habaarneyd bay diradu ku saarneyd asbuucaase grow see aheyd

  • @elmiomar1305
    @elmiomar1305 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gurow Intaynu yaaci lahayn baa hadhsan😅😅

  • @mustafemaxamud-y4v
    @mustafemaxamud-y4v 8 หลายเดือนก่อน

    nin jilicsana uunba macanka laga samaysata kii adag ah isaga wax dhanansada

  • @mustafemaxamed2587
    @mustafemaxamed2587 8 หลายเดือนก่อน

    Abayaasheen way inadhaaman inaga gabdhaha sidasa inoosookacaya😢

  • @NadrawiSalaax
    @NadrawiSalaax 8 หลายเดือนก่อน

    Ninka nafaqadiisayi qadata qofka duumari iyaduna nafqadayi hayisata😂

  • @jamanour9662
    @jamanour9662 8 หลายเดือนก่อน

    Waa akhira sabaab ragaa lagu ogaa in ay kaqabsadaan wax dumar waxka qabsanaya iyagu waa ka carar

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim 8 หลายเดือนก่อน

    Labada jeer gabadha qasaalan 😅
    Ilahay halaga baqo wllo yaaal wa adun dhamaaadee

  • @OmarGirme
    @OmarGirme 8 หลายเดือนก่อน

    Laba gooraba iyada dhaban, gabadhaas anaa wax qaata leh.

  • @SUBCUS
    @SUBCUS 8 หลายเดือนก่อน

    Ama haku qaato ama iyadu ha qaadatee iyada umbaa dilan marwalba😂wasalamu calykum

  • @omarabdo6643
    @omarabdo6643 8 หลายเดือนก่อน +1

    Laba jeerba iyada wasan😂💔

  • @Jamaalmaxamuud-u9p
    @Jamaalmaxamuud-u9p 8 หลายเดือนก่อน

    Alle ka cabsi hadan ku daaro labaduba idma dhamaan wayo waa dhaqan xumo

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 8 หลายเดือนก่อน

    is daji🤣Guri barwaaqo Gabdhaha inta wngsn ayaa ka badan inta xun ee aan is duubin edebna u jooga guryahooda

  • @somalicomedianofficialchannel
    @somalicomedianofficialchannel 8 หลายเดือนก่อน +1

    2:40 naaxiyadu haku qaadato ama adigu qaado markasta yaduunbaa habaysan 😅😅😅😅😅😅

  • @SuhaybRaygal-x2k
    @SuhaybRaygal-x2k 8 หลายเดือนก่อน

    Dee waa Isla xagii uun ilayan iyadu mayelanaysee

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 8 หลายเดือนก่อน

    Guri Barwaaqo sawdigii lahaa London waan ka qabsaday mxaa Bringminham iyo Bristol kugu celiyay

  • @MaqsuudAxmed-h8z
    @MaqsuudAxmed-h8z หลายเดือนก่อน

    Saxay🎉🎉❤❤❤haaa
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @LiveAlone-pf8gf
    @LiveAlone-pf8gf 8 หลายเดือนก่อน

    Iyadaa is duubtay iyadaana isa soo dhigtay Aar kanaaaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abshiradamxassan2099
    @abshiradamxassan2099 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa aduuun saman akhiir ah wlhi

  • @XARiiRBOY
    @XARiiRBOY 9 หลายเดือนก่อน +1

    Guriyoow ruwaayadahaagii iskaga noqo waad waalatay sidaad xaawalayda u dhex gashay

  • @CRashidYaasin-nz1fs
    @CRashidYaasin-nz1fs 8 หลายเดือนก่อน

    MYyye macaNk¡¡ paa ka dhaMadaY ❤😂

  • @mahamedhuseen2568
    @mahamedhuseen2568 8 หลายเดือนก่อน

    Haday qaadato iyo hadii la qaatoba yadaa cunan

  • @HOODMEDIA577
    @HOODMEDIA577 8 หลายเดือนก่อน

    waa niyow update matihid imika mr jonh ayay badsadeen wixii way fahansan yihiin

  • @wahibkadar7037
    @wahibkadar7037 8 หลายเดือนก่อน

    War Gurow 1900 Iyo kaba kayaaci aanu maqli jirney ayey natuseen. War waa adun sii rogmanaya

  • @Idiris17
    @Idiris17 8 หลายเดือนก่อน

    Clipka kowaad.
    Farqigu waa marka lagu kaxaysto xoogaaga leedahay lkn markaa adugu ka qabsato laba dhinac baa ka cunantahay😂
    Kor hoosna waa cunantahay

  • @Naamir03
    @Naamir03 8 หลายเดือนก่อน

    1:44 Najmay kaalay i qaado, mcnkana igaso dhamayso biliis😭😂

  • @dgram6313
    @dgram6313 8 หลายเดือนก่อน

    Waynu is raacsan nahay gurayaw Muhiimadu waa in laga qabsaday inanta laba gooraba 😂😂😂✌🏻

  • @cawocayni1098
    @cawocayni1098 8 หลายเดือนก่อน

    Kolaybaa yadibaa dhabaan amaa ha qadto amaa ha qatee😂😂😂

  • @abdirizakali4260
    @abdirizakali4260 8 หลายเดือนก่อน

    Macna laguu bahanyahay in lagu qaato marka dhuxagii iyo jeebkagii lasoo dhameeyo waa layska ka turaa 😂😂😂😂😂

  • @craxmaanwaqal7910
    @craxmaanwaqal7910 8 หลายเดือนก่อน

    war Guray shawyedii miyaanad ka dhargin😂😂😂😂😂

  • @CabdimaaligCali
    @CabdimaaligCali 8 หลายเดือนก่อน

    Sxb waa kla duwan thy mxa yely markad gabdha adgu lahadasho oo ad is afgaratan by wanagsan thy lakin inan adiga kuqadataa waa arin xuun ee adgu mar kasta adgu kahore inanta
    Kwn kusalmin Sxb guri barwaaqo❤

  • @KysebrreMohamed
    @KysebrreMohamed 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk wahi guribarqo waanqoslay hdayrabto dhabantay sodhigaysaa hadayrabto

  • @abokorizmail5954
    @abokorizmail5954 8 หลายเดือนก่อน

    Maah maah. Sarayn iyo hoosaynba waa ii dalam

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 8 หลายเดือนก่อน

    Hawl fududeyntaa macaa gaadhigeedii wadata ayaan Rabaa😂😂

  • @Nasruiin
    @Nasruiin 8 หลายเดือนก่อน

    Gurow zxp waa baahaney bakhti looma cuno dheh 💃

  • @Hamsedhamac
    @Hamsedhamac 8 หลายเดือนก่อน

    Maahmaahbaa ahayd hadaad iga sarayso iyo hadaad iga hoosayso aduunbaa istaadhan😂 @guri barwaaqo ninka kaliya ee iga qosliya😂

  • @zultanhanad698
    @zultanhanad698 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 guray barwaaqow halayaabin cunto dhacadaý bay cuneeene hhhhh akhirasabaan ba lagu jiraaa

  • @SaidQaaliya
    @SaidQaaliya 8 หลายเดือนก่อน

    Thats normal niyow❤

  • @KhaletAli
    @KhaletAli 8 หลายเดือนก่อน

    Markaztaa ADi Cunaan Ama Hooseey ama Saraay Ani Un Baa Wazan nO😅

  • @muzcapmohed3809
    @muzcapmohed3809 8 หลายเดือนก่อน

    SAree ama hoose adunba wasan weeyi ujedadu aabo

  • @XasanNinadag-dk7el
    @XasanNinadag-dk7el 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aar waan ku zalaamay izmaacilaw scp😂

  • @AxmedCaabi-h9x
    @AxmedCaabi-h9x 8 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciilow sxp oodi qaadis iyo jiidis waa isla guri gayn
    Ama qaado ama haku qaadato iyada uu baaa dagan😂😂😂😂😂

  • @ugbaadosman8052
    @ugbaadosman8052 8 หลายเดือนก่อน

    waa duni Akhir samaan

  • @Feysal-be4ry
    @Feysal-be4ry 4 หลายเดือนก่อน

    Waa aqirosaban

  • @mukhtarmohamed-x8j
    @mukhtarmohamed-x8j 8 หลายเดือนก่อน

    Inanta hadii gurigeda logu tago lasoo kaxaysto waa sidii layaqaanay
    Lkn hadii gabadhi intay nin guriga ugu tagto soo kaxaysato wax kaxaysta ayay wayday way tagtay intay baratay ayay wayday wixii ayadaa radsanaysa waa and other level 😂😂😂

  • @hindahaybe5700
    @hindahaybe5700 8 หลายเดือนก่อน

    Gurow oodi qaadis iyo jiidis waa isla guro gayne se dadkani 100 Sano ayay ka soo hor dhaceen wakhtigoodii haw qaban

  • @hamzekhatar-gd3gp
    @hamzekhatar-gd3gp 8 หลายเดือนก่อน

    Nin odayaa wxu yidhi ama saree ama hoosee aduun baa wasan😂😂😊😊

  • @saxansxomalaaqa6039
    @saxansxomalaaqa6039 8 หลายเดือนก่อน

    Guroow Waa DhabaneY adaa Dhaban Ama Qaado ama HaLagu QaaTo😂😂😂