Fanaanka Ilkacase Qays, waraysi xiiso badan. haa xabad ayaa lugaha iiga dhacday,,,, by Hodman show.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Ilkacase qays oo Hodmanshow waraysi siiyay ayaa ka hadlay waxyaabo badan oo aan horay looga ogeyn.

ความคิดเห็น • 205

  • @Hodmanshow
    @Hodmanshow  2 ปีที่แล้ว +6

    th-cam.com/video/3-OiioMOkts/w-d-xo.html

  • @Life_Journey2030
    @Life_Journey2030 2 ปีที่แล้ว +55

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw❤️

    • @saidahassan8643
      @saidahassan8643 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw❤️❤️❤️

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 ปีที่แล้ว +10

    Waan ku farxay markaad dhahdey Qur'aanka waan dhameyey plz kudadaal in aad ku mashquushid Qur'aanka kariimka kasaa ku anfacaayo habo iska daay fanka Allaha ku xafido Aduunkaan walagatagaa qaatuma san ku dadaal

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว +28

    اللهم صل وسلم على سيد نا محمد

    • @qanciyeyare6891
      @qanciyeyare6891 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

    • @hassanbashir4333
      @hassanbashir4333 2 ปีที่แล้ว

      Scw ×1000

  • @saharosheikh9573
    @saharosheikh9573 2 ปีที่แล้ว +20

    Wiilkanaga cadowgaada cagta hoosteeda mashaa allaah qays cade 💕

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 ปีที่แล้ว +21

    Masha Allhh hodman iyo walalkey ilkacse qeys 👍💖👍💖💖👍

  • @Inantii_nugaal
    @Inantii_nugaal 2 ปีที่แล้ว +25

    Ilkacase libaaxa shanta somaali ❤

  • @zuheibabdiaziz7449
    @zuheibabdiaziz7449 2 ปีที่แล้ว +8

    Inta ceelka dhobale taqano liketa dhac viva dhoobley

  • @aidarusmohamed877
    @aidarusmohamed877 2 ปีที่แล้ว +12

    goos gooska su,aasha ee ah weligaa qof ma dishay haa inantaan sooma oga in fanaanka saameen Ku yeelan karto clipkaas

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 2 ปีที่แล้ว +3

    Qaysoow tagera number one sxb from Garissa the city of NFD

  • @abdimiyirjamal7850
    @abdimiyirjamal7850 ปีที่แล้ว +1

    ilkacase qays masha Allah nin fiican baa tahay alle hagu daayo wll qaali ogadeniya waa ciidaada hooyo cidkaa xiga majiraan soo dhawoow ina adeer aad iyo aad baan kutageera ilkacase qays waana kaaga mahad celinahayaa sida quruxda badan ee uga hadashay ina adeer masha Allah alle hakuxifdiyo cadowkaaga hajabo in adeer ogadeniya aa meshadii kusoo dhawoow aadna waan kusoo dhaway nahayaa Dhulka waa dhulkaagii dadku waa dadkaagii soo dhawoow

  • @hazzaniabdi4633
    @hazzaniabdi4633 2 ปีที่แล้ว +25

    Top interview🔥💯

  • @aminaali691
    @aminaali691 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashaalah mashaalah ilka case real man aleh ha ku xafido amin

  • @deggandaawo2624
    @deggandaawo2624 2 ปีที่แล้ว +21

    Waxaan hubaa in aad waydiisay su'aalo qiima badan oo dad badan qalbigooda ka guuxayey qaybta labaadna waanu sugaynaa guulayso Hodman show

    • @teamfarmajo1389
      @teamfarmajo1389 2 ปีที่แล้ว

      Walal na taageer nagu so br nagu tuur cimamada

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilkacase wa ogaadeen wn ogahay
    Hodman show ya waye ?

  • @aliabdullahi1299
    @aliabdullahi1299 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilkacase sxb please keep your hands 🙌 to yourself and respect the personal space🙌 #respectWoman

  • @halimaosman6623
    @halimaosman6623 2 ปีที่แล้ว +17

    Waxan ku dhahayo dhegeso yah..I was lyk wu is interrupting 🤣😂😂bt I enjoyed watching him the legend himself lol ilkacase Qeys nin adag 💯❤🥰✌🤍👌

    • @mohaahmedchannel598
      @mohaahmedchannel598 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @shukrishacni6666
      @shukrishacni6666 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk waxaan kudhahayo dhageyso yaah poqorka shanta soomaaliyeed

  • @nuurdiinaxmad7894
    @nuurdiinaxmad7894 2 ปีที่แล้ว +3

    All ilkacase qeys cadi ma ahn kip going pro fanaanken weyn

  • @feisalsomfitness447
    @feisalsomfitness447 2 ปีที่แล้ว +5

    Warunta ilkacase carabta waa dulmi socoto

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 ปีที่แล้ว +4

    Jigjiga muukusoonoqdey ilkacase

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 2 ปีที่แล้ว +11

    Waaw he is my teacher Kakuma

  • @cawadsharibo3046
    @cawadsharibo3046 2 ปีที่แล้ว +10

    Keep going sister runtii kartiiley baa tahay

  • @axmedibrahim4746
    @axmedibrahim4746 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilka case Qays Waa HalyeY Run AhaaNTii Waa Nin DalkiisaH Io Dadkiisa JeceL GuulaysoH Ledend

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 2 ปีที่แล้ว +5

    Naa wariye wax kama ogide fanaanka haka dhigin danbile maxey tahay waligaa qof madishay naa umada suaalo aqlaqiyana waydii dadka hada kadib wariyad afka kamaqashaye😭😭😭😭

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah waa wiil wax badan og carab waan joognaa waarun marabaan horu mar ilka case caqliga allaha kuu daayo

  • @shukrishacni6666
    @shukrishacni6666 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilkacase qeys poqorka shanta soomaali guuuul insh allh

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 2 ปีที่แล้ว +18

    Waligaa qof ma dishay ? Haa 😂😂 aaway qeybtaas baan rabaye caawo oo dhan suaashas baan sugayey lkn kuma jirto

    • @Ramlo275
      @Ramlo275 2 ปีที่แล้ว

      Kama jawaabaayo buu dhahay i think suaasha 2baad ahayd😜

    • @abduwahabisxaq5028
      @abduwahabisxaq5028 2 ปีที่แล้ว

      Qofka uudilay Waa midaka Xabada Kudhuftay markii uuyara Wuxuna dhahay Celkaan kugabanay saas ufahan

  • @ismailahmed4137
    @ismailahmed4137 2 ปีที่แล้ว +14

    Job well done my sistee waawo I’m so proud of u hodman show

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa libaax ilkacase kabtiisa lamaxirto

  • @wllasbaro867
    @wllasbaro867 2 ปีที่แล้ว +13

    Markan arkey ilkacase wlhi qasab iigu Tahay inan subscripe kuu saaro pleace inoo soo Badi ikacase weli 5 part kaa sugeynaa

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 2 ปีที่แล้ว +17

    King of rap go head lagend

  • @cawadsharibo3046
    @cawadsharibo3046 2 ปีที่แล้ว +12

    Legend ilahy Lafta geela badha waa kasoo horaysaa 😂

  • @kaafiahmat8852
    @kaafiahmat8852 2 ปีที่แล้ว +8

    RAGA SOCODKU WA UDOOR HADDUU MAWDKU DAAYO WEEYAAN WLLOY👍
    EE WIXI DANBE IGA SO SAX

  • @paastoofficial2368
    @paastoofficial2368 2 ปีที่แล้ว +5

    ilkacase haduu jawabtaa Diiday oo Eheed waliga wax ma Dishay wuu ka gaday markaa waxbaa jiro

  • @abdillahimohamed2878
    @abdillahimohamed2878 ปีที่แล้ว +1

    Ma'sha'Allah beautiful lady and beautiful voice 😍 ❤️

  • @osman90301
    @osman90301 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan kudha haayo dhageso yeah
    Gabadha dulqaad badnaa

  • @hassannour6661
    @hassannour6661 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilkacase Qays legend

  • @khaliilnourkhaliil209
    @khaliilnourkhaliil209 2 ปีที่แล้ว +4

    asc hodan
    💛+💛

  • @Samawade25
    @Samawade25 2 ปีที่แล้ว +7

    Waligaa qof madishay???? Kagudub?? Maya iyo Haa ayaa kufilnayd. Aamusnaantu waa ogolaasho, Anaa isguday waxaan ufahmay Waan isdhaawacay kadib ayaa laiguday

  • @laylaabdalla2845
    @laylaabdalla2845 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw m.a abyo siwacan ayaan uladhacay

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +14

    Ninkaan waa legend halagu daydo

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashaallah ilka case iyo hodman cad ceed ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 ปีที่แล้ว

    Woow MashaAllaah tawarakalah😇😇qasy

  • @suhaybosman4990
    @suhaybosman4990 2 ปีที่แล้ว +5

    Waligaa qof ma dishay waxa laga wadaa ilkacasoow sidaad u bootayso wax mau dishaa mise afka Lee ka nooshay ? 😂😂😂

  • @scottdinko6091
    @scottdinko6091 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi ilkacase qeys xaqiqada ayuu ka hadlay
    Carabta waaa cadowgeena waa in Laga Sara dalka

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva Hodan cadceee

  • @comedyclub5215
    @comedyclub5215 2 ปีที่แล้ว +4

    By the way afka ingiriska intaas bees igadeh

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 ปีที่แล้ว +1

    Hodman waan kugu heeystaa qof yahay from.usaka jpan

  • @habibfj8604
    @habibfj8604 2 ปีที่แล้ว +4

    The legend 🙌 💙

  • @AbdisalanBeergel-nu6pr
    @AbdisalanBeergel-nu6pr ปีที่แล้ว

    Ilkacase qays waa codkar waan tagera run ahaantii

  • @deeqa1745
    @deeqa1745 2 ปีที่แล้ว +11

    Kute qof madishay yaa Alaah dhiiga islaam hanagalin

  • @abasabdullahi6340
    @abasabdullahi6340 2 ปีที่แล้ว +2

    Lafta geela baddha ma qabiil magaciisaa la yiraa?

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 2 ปีที่แล้ว +13

    Su'aalaha aan weydiin lahaa ayaad weydisey

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 2 ปีที่แล้ว +5

    ilkacase qays walaahi legend baan u aqaanaa. Niciima jocker please wiilkan dhibta ka dhaaf waa qof dadkiisa iyo dalkiisa jecele nin qabiil haka dhigine

  • @sankayare7886
    @sankayare7886 2 ปีที่แล้ว +5

    Wareysi walni ah iyo su.aalo dhaxal gal ah

  • @zakialucky6634
    @zakialucky6634 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah wllky

  • @updallakobciyeofficiall8943
    @updallakobciyeofficiall8943 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilkacase waxan ku tagera dal jacylka iyo dan jacaylka

  • @huseinkeyow8026
    @huseinkeyow8026 2 ปีที่แล้ว +7

    The legend 🙌

  • @shukrimohamed2796
    @shukrimohamed2796 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan ku dhahaayo dhageyso

  • @atika7411
    @atika7411 2 ปีที่แล้ว +2

    Hahaha rag isfaanshey wa Ri, isnuugtey

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshaaalh my bri qali

  • @qalmadowbashiir2608
    @qalmadowbashiir2608 2 ปีที่แล้ว +3

    mashallah ina ader

  • @mimohqalmadow2933
    @mimohqalmadow2933 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 หลายเดือนก่อน

    'Wxn ku dhahayo dhagayso'😂 Ilkacase uu murqaansanaa waraysigan😂Jabiskii jigjiga ayuu laastay😂Legend umbaa fahmi kara🙏

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia shidaalka somalia RAALI KA waa sx shidaalka somalia

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane 2 ปีที่แล้ว +7

    "waxaan ku dhahayo si fiican u dhageyso" waxaad mooddaa nin gabar uu isaga dhalay canaananayo 😂 ninkaan waxuu caan ku yahay bootada iyo faanka, sheekada ah qof baan gacantayda ku dilay, xabbad baa igu jirto iyo gacantayda baan isku guday aniga igama gadmin

    • @atika7411
      @atika7411 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣 waxba kama jiraan rag isfaanshey waa Ri, isnuugtey bootada aduunka iyo show off

    • @mateulahoz9396
      @mateulahoz9396 ปีที่แล้ว

      Washawiiste caadiya

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 11 หลายเดือนก่อน

    The King ❤❤❤

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanalaah. Kani xigmad ma haayo Hodmaneey Ader. Adaa ka xigmad iyo caqliba badan.
    40 jir ka badan ayuu jiraa qadaadkana waa u xiiranyahay, markoow sida caruurta bood-boodaayana Qoorahoow qabsadaa….laa xigma lah

  • @nasri.official
    @nasri.official ปีที่แล้ว

    Ilkcze qayz lagend

  • @drszm9749
    @drszm9749 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaway part2

  • @farxiyocali53
    @farxiyocali53 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaàaaalah hodaan

  • @AbdikadirIsmaciil
    @AbdikadirIsmaciil ปีที่แล้ว

    Who is My favorite fanan qays

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 ปีที่แล้ว

    Shaawiiste ikcse

  • @abdijabaarmahadislaam8109
    @abdijabaarmahadislaam8109 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye xirafad usaaxiiba m.a 👑❤

  • @abdifatah5288
    @abdifatah5288 2 ปีที่แล้ว +1

    War dhoble agteyda ayan isku guudey legan qeys waan ku wata pro

  • @Amin-zs4ve
    @Amin-zs4ve 2 ปีที่แล้ว +1

    Naagtan ninka wey shukansan heysa

  • @hoyoofatuma9974
    @hoyoofatuma9974 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilkacase waa legend lkn gabil hadaayo

  • @afrostar626
    @afrostar626 2 ปีที่แล้ว

    Hodman cadceed she is only wariyahay markad dawanayso an laga yabin in ad hamansato .............+

  • @Hnesz
    @Hnesz 2 ปีที่แล้ว +13

    Laaxowla qof ma dishay la weydiiyay kulahaa taa kama jawabaye ka soco wuxuu moodaa qofka qof dila inuu biladii geesinimada haaysto waaba wuxuu ku faano heesihiisa oo dhan waan ku dili iyo meedkagan ka dalabsan baa ka buuxda subxanallaah hada wuxuuba fulaynino u arkaa oo uu ka xishonayaa inuu dhaho maya waligay dhiig islaam ma galin

    • @saharosheikh9573
      @saharosheikh9573 2 ปีที่แล้ว

      Qays waa wiil qalbi fiican si qurux badan loo soo koriyay soomaalinimo jecel kama suurowdo inuu dhiig bila aadan galo ha guulesto walaalkay qays cade war huuno macaan

    • @inaadam9250
      @inaadam9250 2 ปีที่แล้ว

      Rabiyoow dhiig muslim iyo midkaloo xaqdaraaba ha na galin.

  • @abdulahitorow8441
    @abdulahitorow8441 2 ปีที่แล้ว +2

    Anaa gacanteeyda isku guday
    Hadaan ka yeelo 🤣

  • @saharosheikh9573
    @saharosheikh9573 2 ปีที่แล้ว +2

    Wareysiga hada kadib iska hagaaji huuno gacalo salaan sare abaayo

  • @shaaheeyesheekeeye
    @shaaheeyesheekeeye 2 ปีที่แล้ว +3

    20 sanu bootaynaya waligiina qof ma dharbaaxin

  • @wiiilkasomalyed9798
    @wiiilkasomalyed9798 2 ปีที่แล้ว +4

    Kan wax Ka been bdn ilaah ma aburin kasow🤣🤣✌️

  • @deggandaawo2624
    @deggandaawo2624 2 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdilaaahi3866
    @abdilaaahi3866 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @dagancali754
    @dagancali754 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala aniga ya waraysi iga qada walee noloshayda qofkan uga waramo wa oyilaha qof walbana tusale bn unoqon laha

    • @Samawade25
      @Samawade25 2 ปีที่แล้ว

      Anaa hadda kaaqaadayo diyaar matahay??

    • @Samawade25
      @Samawade25 2 ปีที่แล้ว

      Xageed kudhalatay nooga warran barbaaritaadii hore iyo meeshan aad hadda taagantahay sidaad kusoo gaartay yaa kusoo caawiyay maxaase kuugu darnaa intaad aduunkan joogtay

    • @Beergooye
      @Beergooye 2 ปีที่แล้ว

      @@Samawade25 😂😂😂

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว

      asama su,aalaha lays way diiyo waa noo caas😅 😅😅 😅😅

  • @bushroadan5157
    @bushroadan5157 2 ปีที่แล้ว +1

    Qays legend waye tagero buxda

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 2 ปีที่แล้ว +1

    hhhh waar wuuxu dooqonsaana😂 kaan walhi waa fuulyi

  • @apdallefaarax9565
    @apdallefaarax9565 2 ปีที่แล้ว +2

    King of raP legeND

  • @somaliking838
    @somaliking838 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin frey aaaaaaa walahi ninkas isku mel aya kuso jedna

  • @yussuf_Abdi_Sheikh_012
    @yussuf_Abdi_Sheikh_012 2 ปีที่แล้ว

    Mohammed Aden iskasoco liboyo buu jooga

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว +3

    War carabeey nadaaya hadii aad alle iyo nabi garanaysaan maxaanu idinka haysanaa oo aanu idi siinaa yaab😂

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 2 ปีที่แล้ว +1

    You remember

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว +2

    Lolz 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂

  • @hehehe6885
    @hehehe6885 2 ปีที่แล้ว +4

    Darood sow carab Maha ogadeenk halogu
    Horeysiyo
    Ilkacase hadad isguuday
    Balagti badh mayskaga kala tagtay

  • @teamfarmajo1389
    @teamfarmajo1389 2 ปีที่แล้ว +1

    Asxabta hodman cimamada Nagu tuura adinko mahadssn cimamada Nagu tuura no Saara boqortoyo

  • @nalkaabdala302
    @nalkaabdala302 2 ปีที่แล้ว

    Bba mohmed adan iskasoco

  • @yuusufmohamud486
    @yuusufmohamud486 2 ปีที่แล้ว +1

    Hodman Show ninkii afka ku dagaalami jiray baad soo qabatay

  • @canabciise6593
    @canabciise6593 2 ปีที่แล้ว

    Wa kibirbadnaa hadhihine waxad dhahdaa fulay ahaaa iskadheh

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +3

    Magaca midkani Maba lahan WAA Alcholiste Nolosha KA DHACEY nahaab ah