Guri barwaaqan tageera markan odhan jiray ayay fulay Aan damiir lahayn so ag dhigi jireen. The best youtuber Guri keep going. Sharma boy walal Djibouti kalay cida wax ka qaada bal Aan aragnee....
Sheikh mustafe Ba wuxu yiri Somalidu waxay Daawata dadkooda ugu xun Caalamkuna sas uma shaqeeyo Hada Dahir Calasow dad Ba tagera o macal Qabil ahan u garab taagan Yaahuu
Adna maxa dawata ciyalka oya miya 😄 anigu miidna ma aqan labadan neef lkn kan waxa odhan laha nastinimo Aya Ka muqata ado niin wayna inu niin ado kale ah kaga ohiyo wa folxumo
Guriga barwaaqo waxan kugu taageero waxa kamid ah sharma poi heestisa oo klya lama soo carartid oo dhibaatadisa iskama indha tirtid sida ck io dirsle io muniir tageero number one kuu ahy waliga qof lagu gardaroonayo garab istag❤👑
Wlhi guri barwaaqo waaa geesi dadnimo iyo damiiir leh adooo kale hadiii la heli laahaaa youtuber sidaso kale uhadla cidna dadka ma dhibteen gulayso sxb💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🤘🤘🤘
Wllhy boqol mjeerteen ah baa dhaanta guri brwaaqow ilaa hda lama hyo hal fanaan ama hal youtuber. Oo majeerteen ah oo ka hdla arintaz ama cunuga ka dhiciya rgnimadu wxay taala guri isaaq
Nin nacasa weeyan kan wllhy oo madhan hadal ma meel buu buuxinayaa haduuse buuxinyo dhowr milyan oo qof oo somli ah baa ka hadashayee may wax utarto inanka markaad rer dhan afka ku qaadanyso mise majeerteen social media buu kadagalamaa bal hayimaado soomlia ninkaaa ileen wadan shisheye weeye wuxuu waxaas kasamenayo oo hadii wax loo dhimo xabsi galysiyee muu xininyo yeesho oo uu yimaado dalka hadaan lacunin bay thy naac baa haysaayee ka fariiso social media haku waalaninee qabyaalystayhow😡☹
Ax sharma boy wuu raganimo dhaafay masha Allah gulayso wll marwalba guri barwaqona waa geesi kale aad ban uladhacay sida sharafta leh ee u reactionka uga bixiyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asxabta qaliga waligiin dulmu ciidna ha kuracin
Guri wallahi waa wax laga calool xumaado😒😒😒😒
Hye adeer😭
Ragnimadda dhanta kaa arkaa guri barwaaqo xaqa ma qarsoomao waliga runta iyo xaqa
Dahir Calasow Wariyasha iyo Faniinta Somaliyeed Da'd Dilayaal Ayuu U Adegsada,Gabdha Da'd Ayuu u adkegsadaa Si Lo Qawiyo Hadow Wuu Kurakateyna
HyE insha aLah
War aawaye dadkii jeclaa nabi muxamad scw scw ❤️❤️❤️plz wallo kusali nabiga ilahay waxaan kabar yayaa inaan sabab unoqdo inaad igula saliso nabiga scw scw
Scw scw scw
Zcw zcw zcw🙏🙏🙏💯
Scw scw scw 🫀
Scw Scw Scw
Scw scw scw scw
Gar yaqaan👏
CapTain cK
Wuu kaa gesidsnyHay naag yahaw wadi hesihisa reaction kaga barisnayye maxa uga hadli wayday nacabyahay
Sharma maanta cidna dhulka uma yaalo
Jir oo joog wlll sharma........
King Ck Wax walpa Oo ay Tahay adiga waan Ku wataa
@@abdifitahmahamud5503 shut up
Guri barwaaqo wlhi geesi geesi dhaley tahay youtober ugu somalida ugu geesinsanaa❤❤❤
Kaddaya ciyartoygah xag xagashada
Geesi la ciilay oo garab waayey Sharma boy guuleyso 😭😭❤
Nin isaaqo ciise muusa wale waa legend wada ficila guray barwaaqo wan ku wata indr ❤❤
@@kordahap4016 se ugu baqey
Qabil Uma hadlayo ee qudhibi uhadlay sisyyyy
17:12 guri barwaaqo ilmo ayuu ceshan kari waayey ciil nin rag ah hayana wuu u adkaysan waayey runtii
waa nin xeerka bini aadanimo wax ka yaqaan gurow zxp mntaad afka ninka sharma boy ugu hiilin kartaane ugu hiiliya zxp wayo codkiina waxa laga yaaba inu dad bdn wax ka badalo saameye \
#guri barwaaqo nin raga ah alaylahe#
Qofa ooyin majirto😭😭😭😢 never give up sharma❤️❤️
Subscribe isar
Libaax batahay bror
@@mohamedjamaal653 😊❤️🙏🏼
😭😭😭😭😭😭
Sharma boy wll qlli😭😭😭😭
Woooow keep go bwe guri barwaqo from boqortoyadena Puntland 🇸🇱🇸🇱😍🤩❤
bOQORTooyo maxaad ku tiHiiN wiilkiina yar ee ninku saa ugalayo Mad waxka samysan😂
Ninka ragii ciiL Cadaabu ka doorTa team sharma boy marnaba no Hoz from Hargyza ZomaLiland
Wlhi wxa xaqiiq ah walalken sharma cidkasta somali mel ksto hakaso jede ayaa tagersan
Garibarwaqo legend laba mahee waa mid legend guribarwQo 🙏🙏🙏
Wall sharma boy waan garab taaganahay😭🙏from hargeiza Somaliland 😓😓😓
❤
Cizi iyo karamo korkina ha ahaato tagerayasha Sharma
Subscreb isaar bidixoy
Guri barwaaqan tageera markan odhan jiray ayay fulay Aan damiir lahayn so ag dhigi jireen.
The best youtuber Guri keep going.
Sharma boy walal Djibouti kalay cida wax ka qaada bal Aan aragnee....
𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗝𝗔𝗖𝗘𝗟 𝗦𝗖𝗪 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗜𝗦𝗔𝗔𝗥𝗔💞😭
Scw
Scw scw
Meel walba ma joogta horta ma campouter baad tahay pro
MESSI COMENTIGA KAA YAAP
SHAYDAAN
Wll waalaga fican yahay in aa nabiga zcw like ku raadizi
Sharma meel aan ninka rag ah lag marin baa lag maray wa 20jir la ciilay wye 😥
SHARMA BOY LEGEND OF LEGEND ALWAYS😍
Hada kahor ayaan idhi raganimo woqooyi bay kudanbaysaa walle waa run guri barwaaqo ina adeer ilaahay amaanka iyo nabada haydiin barakeeyo soomaalida kalena hagaarsiiyo🥰🥰🥰🥰
Guir barwaaqo Geesi baa tahay wllo sharma boy huno Allah ku hafido horomar ayaan ku Rajenayaa 20 jir darajad garaa inchallah wllaky 🤲🙏💪🇩🇯💖 Guir barwaaqo wil 100 ah baa tahay wlhi lakin Allah ku hafido 🙏
Well done Guribarwaqo...nin dhiig leg baad tahay...fuley Burco kama soo jeedo
Legend guribarwaaqo Lafo libaax ayaa kugu jiraa wlhi 💪💪
Raganimada la sheegaaba waxay taalaa guri isaaaq guuleyso guri barwaaqo😥💪
Yanan ku caayine hadalada daa
Sheikh mustafe Ba wuxu yiri Somalidu waxay Daawata dadkooda ugu xun Caalamkuna sas uma shaqeeyo Hada Dahir Calasow dad Ba tagera o macal Qabil ahan u garab taagan Yaahuu
Haah wlhi soomaalida qaarkood caqliga xageeh laga geliyey baad is dhahaysaa
Hhh😅😅😅🤣🤣🤣
Adna maxa dawata ciyalka oya miya 😄 anigu miidna ma aqan labadan neef lkn kan waxa odhan laha nastinimo Aya Ka muqata ado niin wayna inu niin ado kale ah kaga ohiyo wa folxumo
Sheekha mustafa wa runtii somalidu dadkoda waalan bay dawadaan
@@asxaanasxaan aqas maxad raganimo ka taqana.nocagas ookale melahan inay ka hadlan looguma tala galin ee orod xinaha dumarka la marrso
Best reaction about Sharma Boy issue Guri Barwaaqo Legend hadalkiisu cad yahay❤👏
😭😭😭😭😭😭😭 Haa walaahay fulaynimaa haysa youteberada
legend guri barwaaqo
16:26😭😭😭 ilaahow daahir culsow aduunga ciqaab ugu geen anu wada aragno dadgu dhibay ada leh adoonga ilaahow umada ga qabso
Garabkaaga ayaan joognaa Sharma 😭😭😭from burco
Siidii ugu macquul sanayd guri barwaqa uga hadlay legend weeye walahi💪🏿💪🏿💪🏿
Legend xaqiiqda taabatay Allah kuxafido ❤from mogadisho
Guri barwaaqo legend batahy wlhi markasta wn kugu xidhanahay nacasyadan qolfada waaweyn leh kabuufi meel kasta bro keep going
Sharma boy legend bal fiiri wiil hawiya ayuu noloshisa badbadiye isago darood ah markasay leeyihiin waa qabiilste😭☹️
Ha wlhie
NIO QOF MA TIHID MIYAA
MELKASTA JOGYAYE
@@apdiqani8937 Hhh kan waan la yaabey
@@naciimacawiladar1588 qof Mahan malaa
@@apdiqani8937 hhh ana ka yabay horta🤣
Geesi geesi dhalay sxp magacna guraybaad utahay magaalana burcaad kasoo jeedaa sxp inanka yar garab istaaaga waa la dulmee xataa hargaysa inoogu keena anagaa jecele oo madaxa saaranaynee sxp guro dadka dulman waligaa garabkooda ahay ilahaybaa garabkaaga noqone tanks sxp lm from hargaysa
Guriga barwaaqo waxan kugu taageero waxa kamid ah sharma poi heestisa oo klya lama soo carartid oo dhibaatadisa iskama indha tirtid sida ck io dirsle io muniir tageero number one kuu ahy waliga qof lagu gardaroonayo garab istag❤👑
Shaqsi qalbi wangsan Mr Guri 😥🙏🥰❤
Legend sharma boy ❤️😭
gurayow wllo taxanihii mee wllo
Subscribe isar
Sharma boy go speed bro never Give up ✅
Ismaaacil wll Xaqiiiq wad u dhameysay ilahay Cimriga haku Barakeeyo 🤲🤲🤲
Jazaka Allah Khayr Guribarwaaqo, Allah ha u hiiliyo dhalintaa dulman.
Guri barwaaqo geesi ❤️❤️baad tahay dulmi Waa Kan dowladnimada noo diday oo halka nadhigay🥺🥺
Sharma boy keep going 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Sharma boy isthe best fanaan in somalia🔥🔥
Midgaan Midgaan Dhalay Weeye Daahir Calasoow 🤸♂️🙉✌
Hrgysa kaly Ku dheh somaliland one love
Ninkaan waa wadani huuno haku qaldamin siwalboo uciishoodo wuxuu kusugan yhy wadankiisa Calankiisa🇸🇴 ayuu dusha ku wataa
@@mrrespectofficial6067 😂🤣wadani oo somalilland sow dhul soomaliyeed mahan haduu tago xata waa wadani Wayo waa dhul soomaliyeed adna shisheeye ka dhigtey
@@mrrespectofficial6067 kolpa Muqdisho wuu ka yimi gurigiisa puntland buu ku badbaadayaa bay ila tahay
Nio kaa Sharma Boy u Bootaynaya Kolay waa Qasaad weyne Yaa Hargeisa keena
@@mrrespectofficial6067 calkdad shgegisa waka ku cilan e ku hos oya e iska hubso
Masha allah bro waad u hiilisay XAQA iyo walaalkaa
Qof daalim ah oo lagacabsanaayo in hortiisa kalimada xaqa laga hor sheego
WAA JIHAADKA Dhabta ah.
Guri barwaaqo nin caqligiisu ku filanyhy waanku salamay sxb 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Legend ismaciil c/laahi guri barwaaqo hadaL yaqaan 🙏
LEGEND GURIBARWAAQO WE LOVE SHARMA ONE FAMILY
Inta nabigeeni mohmed scw jecel like ta halaysaaro
Siday tahy baa uga hadashay guri barwaaqo legend ba tahy
Guri Barwaqo the king of the king horay u soco from Djibouti
Zharma poi wlhi hormar wuxuu u gaaray si dapa joog ah waana Laga gar Daran yahay team zharma marnapa noo hoos 🤞🇸🇴❤️
Walahi sharmo Waa legendary
Isku dabeecad ayaan nahay
Ciilka rag cadaab ayuu kadortay
Reer Somalia may Ka dhicin kariwaayeen doqonta
Ninkan abtiyal uma ay aha lkn ninkan calasow laleyhy ujedadisu wa mj wuna kuwashay rerkas lkn nin iswalaba wabiya hela 💪xoolHa
Sharma boy waa geesi runtii waayo gumeesi wuu diiday God bless you bro. Waligaa yaan lagu liidin sharaf ku dhimo.
Sax. Awoowe ka awoowe asagaa wax gumaysan jiray sharma.... dameer awoowgi ayaa gursiga oga kici jiray sharma awoowgiis 😂😂🤣 dhariga karka maxaa ka keena heestaas ayu ka dhintaa runta majecla dameer calaseey
@@wow6708 walaashay qaaliga xaqiiqdii qabyaalad kuma dhaqmo mana jecli dadka ku qaraabta qabyaalada I believe all of us we are humans.
Aamiin alle sharka hanooga qabto dhalinyarada masaakinta ah ☹️
Abti gurayaw nin rageed bd thy nio Ragu iskuma jiree top Reicshin
Keep going bro horey usoco somali dhabaa guri barwaqo gul Masha Allah from Djibouti love you bro.
SHARMA BOY GUUL INSHA ALLAH 💞💞
Si ragnimo ah ayaad uhadashay
Kuwa kale youtuberska ah tusaale utahay keep going hero
😭😭😭😭Legend Legend dhalay nin rageed wlhy oo bilahay caqli aan ugaadha kujirin ayaa kujira wliba qaarkood inan ka yar ee lugtiisa leeg ayuu la ficiltamayaa oo wliba rag cadawaa u adeegsanayaa waxasi maninbaa mise waa xoolo buri barwaaqo Legend alleH cimrigaga ma soo gaabiyo geesinimada waad u dhalatay commentgaa akhri salama calaykum😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓
Because of you are legend ( guri barwaaqo ) 🤩
Si geesinimo u hadashay nin rag tahy runta waligaa kugu ogahay guri barwaaqo
Wlhi guri barwaaqo waaa geesi dadnimo iyo damiiir leh adooo kale hadiii la heli laahaaa youtuber sidaso kale uhadla cidna dadka ma dhibteen gulayso sxb💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🤘🤘🤘
Run badana guri barwaaqo wll somali ilahey xaqa hatuso wax badano somaliland iyo djabouti nooga fiicanyihin ayan arka ilahey haidiin barakeeyo anagana hanaso hanuuniyo
Nasab Nasab Dhalay Baa Tahay TH-camrada Seey U Baqayan Waa Arkay Lakin Geesi Baa Tahay guuleso Abowe🥰🥰🥰🥰
Gar ilaahay bay taqaan GURI BARWAAQO waad tahay nin Garyaqaanaad tahay.
Abwaan Guri barwaaqo waxad tahay Runtii Nin raga oo wax walba dareeemi kara keep Going abwaan 🔥🔥
Waana Runtaa wanu Oganahay inuu you Tupers ka kale baqayaaan
Oh oh oh😥 inta ey dhibayao sharma ooyintiisu like saara😥😥😥
Hhh adiga meel walba waan kugu arkey
Wllahi xaqiiq dad ka hadashay zhp Guri barwaaqo legend laba maaha geesi 👍🥰
Wlhi qalbigaa ka ooyay
Uurkana kahabaray daahir😭
Yaahuu
Kaasi waa dameer alle ka go ay
Wllo 50 jir ciyalka ladabo dhigay
Kaas ilaahay haqabto
Guri barwaaqo libaax adiga iyo Daakir Saalax Askar xaqaad ka hadasheen sxb hore u soco Guiriyow nasiibkaa iyo kuma gabo habeenkaa. From Garowe.
Sxb Guri Barwaqo Legend Aya tahay Tariiqda Aya kuxusi👌🙏🙏🏼
Legend alwys legend GUREEY ♥️♥️❣️
Sʜᴀʀᴍᴀ ʙᴏʏ ʟᴇɢᴇɴᴅ 💖💖
Will Sharma boy nin geesiya ayaatahy wan kaxumahay odaygan ha ujabin dhamaan wankutaagerna wanan kugarbjoogna will hore usco❤❤❤
(ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فية الأبصار)
اللهم انصرهم وكن معهم وعوناً لهم يارب العالمين 💔 😭😭
That's true jazakulaahi khayr.
Aamiin
Yaa rabbi amin
😭😭😭Alle Mid Mogan maahn Daliminta waxey sameynayan xaqiq wlh
Hargeysa kaaLay dheh SomaLiLand one Love
Sharma BoY nive give Up Brother
Sharma legend 🥰
Ikraanta
@@sacadahmed5810 🥰
Hayee 7 xaraf zoodaah
😜😂😂😂😂😂😂😂ikraan Original
@@abdalleomar4013 😂✅
T'inquiète pas frère tu ne pas seule on est avec toi 💪💪
Sharma boy iyo deeq darajo walalayal Ha ujoojine Waxad ku dhimaneysan Gesi nimo😭😭
Hhhhhhhh
Good job bro keep going god bless 🙏🙏🙏 you
Wllhy boqol mjeerteen ah baa dhaanta guri brwaaqow ilaa hda lama hyo hal fanaan ama hal youtuber. Oo majeerteen ah oo ka hdla arintaz ama cunuga ka dhiciya rgnimadu wxay taala guri isaaq
Majerten afka ka dhig
Hadal muxu taraya ninku holland buu joogaye
Nin nacasa weeyan kan wllhy oo madhan hadal ma meel buu buuxinayaa haduuse buuxinyo dhowr milyan oo qof oo somli ah baa ka hadashayee may wax utarto inanka markaad rer dhan afka ku qaadanyso mise majeerteen social media buu kadagalamaa bal hayimaado soomlia ninkaaa ileen wadan shisheye weeye wuxuu waxaas kasamenayo oo hadii wax loo dhimo xabsi galysiyee muu xininyo yeesho oo uu yimaado dalka hadaan lacunin bay thy naac baa haysaayee ka fariiso social media haku waalaninee qabyaalystayhow😡☹
@@rahmohuseinahmed2877 haa walhi dadka qabiil dhan afka lagalaya la yaabay ninku somalia hadu joogo cidna kumu kibren meel baa layska marin laha lkn hada tuugu soo adegsan aso holland jooga
@@sundusbaari4383 wlloh dadka qaar waxaa jira dad xigmadii ka guudhey oo bilaa macnaa iska yar hadla bal rer dhan oo dhul daga oo sharf leh oo somlia oo qaarkodba aqoon social media maxaa ugeyay oo uu ileyhy waad dhaantaa ninkii kasoo hadka isga unbaa lacag kuhelya ee maahan inuu uqabty sharmake wax '''' anigu waxaan hubaa somlia ninkaan inuusan imaan karin wllhy oo uu ogyhy in la cunayo lkn hada isku halayn buu qabaa oo wuxuu ogyhy wadan shisheye inuu joogo oo amaankiisu sugan yhy
@@sundusbaari4383 kan holland jooga waxakga daran kn nairobi jooge mawax lga qabto
Sharma boy wn garabtaganahay from jigjiga 😘guri borwaaqow legend badtahay nolow intay nololijirto
Wlhi bilhi inaaa geeeesi geeesi dhalay thy guri barwaqo sxb war xita wax saaas uso hadLa oo TH-camr ah ma jiro
Sharma boyna wa geeesi aan gaban mana naaaageyo sida fanainata muqdisho guuulyso sxb
My bro king keep going sharmo 😭🦁🦁
Ax walee dulmi baa somali udhaman lkn team sharma marnaba No hoos ❤️❤️
Guri barwaaqo geesi weye wlhi nolow wll nin waxa garad ayad tahay from Germany 🇩🇪
inder maa isku daarsaana dee isku meel baan joogna ee soo tuur labrkakka wasupka
GURIBARWAAQOW wlhy Dadka Damiirkoodu wali shaqaynayaa tahay waan dareemaynaa waxaad dareemaysid waana kaxumahay Balse Xaqu wuu Cadaan Shakhsigaas Duligaana wuxuu samaynayo Hoostiisuu Ka arkayaaa io Reerkiisa cuqubaduu dhalinta somaliyed ugaysanayo🙏Qolyaha qabiilka kutaageerayana waxaan leeyahay waxaadan jeclayn inay adiga io qof aadka naxaysid midna kudhicin haw ogolaan qofkaloo adoo kalaa inayku dhacaan Qofkaasna qabiilkuu sheeganayo xattaa wanaag umahayo whyo kuu dhibayo Oo sharmaake difaacayo Ma aha nin sharma ku qabiil ah ee waa nin kuqabiila Qofkaas Duligaa Sharmana waa GEESI OO wlhya guulaysaana leenahay anagaa Garabkaaga ahe adiga io DEEQBA✌️
Eeg wlhi hadan dawlad somaliyeed masuul ka ahay waan ka sifayn lahaa noocaa 20$ qadanaya iyo kuwa siinayaba guri barwaaqo waxan leeyahy somali waa la qaatee dhawr qof oo adi ku jirtid kasoo hadhay
Guri barwaaqo wlhi inaa kasoohadasho waan sugynay pro
Arinta uu gurey barwaaqo kahadlay waa arin loo baahnaa in laga hadlo teeda kle youtouberska kale wey baqayaan oo kama hadli karaan waxyaalo aan loo baahneen wey ka hadlaan oo sharci daro ah lkiin tan qofka walaalkood ah ladulminayo lagamayaabo inay ka hadlaan sababtoo ah waaa fulayiin anigu wxaan layaabanahay nin raga bn isku sheegayaa wiil yaroo bini aadam anigoo kle ah bn kabaqayaa war ilaahay baa wax dila oo laga baqaa wiil yar oo sanku neefla ah lagama baqo ee runtaa lagu dhintaa youtoube kaaga adaa leh wxad doontaad kaga hadlaysaa kuumana caga jugleen karo aad wxaan ugu farxay wllkeen guri barwaaqo waaa geesi legend ah wxuu gartey wxy garan waayeen youtouberska kle ee kawada cabsanaya dameer calasoow guri barwaaqo legend bd thy wll alle ha kuxifdiyo ilaahay baa laga baqaa qof bini aadama oo adoo kle ah lagamw baqo thnxs thnxs aniga wlhi sharmo boy arinta lagu sameeyey aad bn uga xumaadey aqoon umalihi isku reer ma nihin blse raganimadaan wx ka aqaan xeerka raganimada midan kuma jirto
Daahir calasoow ilmaha yaryar kama xishoon poor boys I feel sad inaan dad horror ka dhalateen oo Somali ladhaho iska dulqaata
Ax sharma boy wuu raganimo dhaafay masha Allah gulayso wll marwalba guri barwaqona waa geesi kale aad ban uladhacay sida sharafta leh ee u reactionka uga bixiyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
*wll mcn alalh dartiisa igu soo boqo waa codsi aduunka wll lagu yhy soomalinimo igu soo booqo blz❤🙏❤*
Geesinimadu Waa u dhalasho Guul wiilasheena Geesiyaasha Guri BarwaaQo io Sharmake 💪❤️🇸🇴
Nio gurooW pro waan ku wataaH😂
Xooloh
Mxad laqoslin
Intaan sida geesi guri barwaaqa haysano oo kale dulmi inugu soo jarimayo inshalaha
Waxyaabaha laga bartay arrinkaan waayadaan jiitamayey waxaa kamida.
1:saaxiibtinimadu inaysan reer xiriir lalahayn .
2:fanaaniinta soomaliyeed ee ku nool nairobi iyo muqdisho inay gacan ku hoos jira.
3:Ninkan layiraahdo Ahmed rashiid inuu yahay caada qaate aan damiir iyo dadnimo lahayn shaatigiisana shaashadaha lakeenay.
4:qof lamoodkan daahir alasow wajigiisa dhabta ah in labartay.
5:xaqii afka laga daboolaa inuu mar uun feeraha ka dilaaco.
Sharma waaa geesi garab wayay wlhi arinkisa aad bu I damqay ♥️♥️♥️♥️❤️
Guri barwaaqo keep going we love sharma boy
Guri barwaaqo Libaax aaN gabaN __ xaqiiqada ku dHinTa __ geesi baad TeHee Hore u soco __💪✊
Somaliyeey like saara hee waa kanaa legend guri barwaaqo