illahay ha unaxariisto maxamed yuusuf iyo baxsan. heestan Erayadeda Ayaaba layaab leh Rag ninkii Arinshee ee aan u Aayo ahow! ooridii miyirle i Adeecda Ahow
Illaahay ha u naxariisto Maxamed Yuusuf Cabdi, Seynab Cali Allah ha dhawro. Waa riwaayadii Alla Aamin ee la soo bandhigay 1964kii. Riwaayada waxa dib loo cusboonaysiiyay 20 guuradeedii 1984kii. Duubistani waxa aan filayaa in ay ahayd tii 1984kii. Waad ku mahadsantahay in aad nala-waadaagtay.
erayadii abwankii weynaaa ee axmed saleban bidde iyo ruwayadii alla aaamin ma iisho 1964.tii ilahey cimrigisa ha raajiyo abwanka codki alle AHU maxmed yusuf iyo baxsan oo nool
Dhillowyahankaa dhirta uun(Dhirtuun) kabaxee maxaa dhexda iigu kaa xidhay...., midhaha heesta reer Koonfur ma fahmayaan ee halloo fasiro.....!!!, hal hees ayay reer Koonfur fanka ku lahaayeen taasna wax micno ah ma ay samayneen( Doonta bad baa maraysoo, doonta bad baa maraysoo).....!!!!.
AHN Dhamaantood kooxdii Walaalaha Hargeysa iyo waaberiba intii dhimatay inta noolna Alle raali haka ahaaee waxay ahaayeen Ambiyo
Mirihii a.s.bide laxankii xudeeydi codkii seynab cali baxsan iyo maxamed yuusuf
Waa riwaayadii Alla aamin ma iinsho
Allayaraxma maamo baxsan maantay ayay galbatay ayana😥😥
Maxamed yuusuf aun wuxu ka mid ahaa dadka qaaciga loga hadhay
illahay ha unaxariisto maxamed yuusuf iyo baxsan. heestan Erayadeda Ayaaba layaab leh
Rag ninkii Arinshee ee aan u Aayo ahow! ooridii miyirle i Adeecda Ahow
Illaahay ha u naxariisto Maxamed Yuusuf Cabdi, Seynab Cali Allah ha dhawro. Waa riwaayadii Alla Aamin ee la soo bandhigay 1964kii. Riwaayada waxa dib loo cusboonaysiiyay 20 guuradeedii 1984kii. Duubistani waxa aan filayaa in ay ahayd tii 1984kii. Waad ku mahadsantahay in aad nala-waadaagtay.
Codka Baxsan waxaa laga dareemayaa inay duubistii dambe tahay.
uhhhjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj
waxan jeclahay ruwayadu inay ahayad alla aamin ma isho
Erayadii abwaan axmed saleeban bide
erayadii abwankii weynaaa ee axmed saleban bidde iyo ruwayadii alla aaamin ma iisho 1964.tii ilahey cimrigisa ha raajiyo abwanka codki alle AHU maxmed yusuf iyo baxsan oo nool
Riwaadan waxa curinteeda lahaxaa axmed saleebaan bide laxankiyo muusikadana waxaa ku farayaraystay maxad cige ilbir alla how naxariistee iyo dhamn fanaaniintii soomaaliyeed eedhintaybee run ahaantii jiilkaasi dahabiga ahee fanaaniita ah sidaan filaayo wax tiro yar baa kasiinool jiilkaasina jiilal udhigmukarayoo halkey kabaxeen buuxin karayaa koley haatan aniga iima muuqdaan in leygu raacsanyahy aragtideydaasina wey dhicikartaa
Dad waa dadkii hore heesna waa intii ay qadeen
1.UBADKEENA DHASHEE WAAYE MAAHA TASHEE
Kun Jer Mahd sanid wllkyow
Waan idin bogaadinayaa qol yihina halkaan ka shaqeeya
Balse si jiilkaan uga faaiidaystaan abwaankii alifay iyo riwaayaday ku jireen heesuhu soo raacsha hadaad heli kartaan. Iyo sanadkiiba
Waberi wxay ahayd kooxdii kaliyee culumadii somaliyeed xataa dhagaysan jireen.
Dalkii iyo dadkiiba kawar haya oo iska jira cadowga meel kastoo aad joogtaanba
Cigaal caymo
AHU
Sxb www waxan ka codsanya heesta riwaayada ku jirtey ( tabaliyo tacaba laysku dhaafe) maxamed yuusuf qaado
Intaan gegida taala iseegtay
Saynab baxsan
Tankin