Faysal wuxu doona wuu yidha meshu doona waa mara lkn we all knw he's real somalilander long life Sir walaahi you never give up as lander kaa wariyuhu mid baa mahe waa half hurda wake up
He is absolutely right, Somaliland people knows what's good for them and they don't need Somalia. In the other hand, Somali cant live with out isaaq or get alone.
faysal waa nin ay wadaniyad iyo danta shacabka somaliland ay aad u biyo dhigatay waa aqoonyahan, siyaasi , codkar, garaadbadanleh, hoogaamiye, iyo waliba marmarka qaar dadka ka qosliya , viva ilaahay ha u daayo reer somaliland faisal cali xuseen
Faysal Cali waraabe walee waa nin rag ah wariyahan yar ee qabyaaladu madaxa ka jiidhey cashar buu siiyey.... xasan sheekh iyo nimankii reer somalia na dariiqa ayuu ku riday waxaana ku leeyahay asal Somalilander ayaa tahay ilaahey ha ku xafido
NFD JABUTI OGADENYA VON SOMALIA BRO IN SHA ALLHA DHUULKASSI MARDHOOW GACANTA AYAN KUU SO CEESHEENA KINGS IN AFRIKA ARABA UND SOMALIA AHMED GUUREY YAWAYE SOMALIA DHALAD BRO 77❤❤SOMALIA GUUL❤❤❤
Somaliland Never Back Somaliland Dadkii uu Dhashey ayaa tageersan 98% Dadka qayileenayaa waa 0.5 ka somaliland Dhul kasta waa lagu wada nool yahey se waa loo kala badan yahey !
Walahay faysal cali warabe wa imtixaan aad ayan uga helaa sida qosalka leh ee uu u kaftamo wa rug cadaa siyaasi ah wuxuu yiri hawiyuhu wa cawan banadir bay maamul ka samaysan wayeen wana cawan wa runtiis si fiican ayuu dhulka ugu jiiday reer hawiye ee magacii somalia ku xaaray
Lol I don't think any other somali politician would be able to handle ths intense heated interview , I'm not a big fan of mr warabe , but I must admit he handled himself well.. Good job
Faysal waa munaafaq dadka isku dira oo xanuun somalia. Ah uu ku dhacey,afarta nin ee isaaqa ah ee north somalia. In qilaabey wakhtigoodu wuu soo dhamaaneyaa,insha Allah.
WariYaha Wuu MahadsanYahay Waligey Wariye La Mid Ah Ma Arkin Thanks Yaqe Marka Xigta Faysal Waxan Dhihi Laha Qofka Somalia Xil Kahayo Haduu Waqoyi Imaado Ma Cristian Diin Faafina Ayuu Idiin La Mid Yahay Istaaq FuruLaaH Ilahaaw Umada Soo Hanuuni One Somalia Insha Allah
Well spoken Sultaan Feisaal and Long live Republic of Somaliland. Faisal said I wil give my salams to anyone but Somaliland is bigger than him. Ka nax ambaa ku farax Somaliland waa muqadis . What a biased reporter typically walenweyn no journalistic neutrality- All somaliya people hav only onething incommon their hatred to the republic of Somaliland when will they stop with their bullshit only allah knows.
LUUQADA AFSOMALIGA SOO BARTA HORTA ..ABOOWE MA AFSOMALIBA .. waar waligiin maydaan talin , car taariikhda somalida gabay reer koonfur tariyay oo ku jira oo guumaystihii talyaaniga lagaga hadlaayo car waakaase soo qara oo sheega ,, maba jiro dee .. somali anagaa isku darnay anagaana kala jarnay bartaanu marino ayuunbay maraysaa .. khaatumo iyo waxan aad sheegaysana waligood waa riyo ayay odhan jireen wax kasta ilaa fashiisti siyaad ku dul bur buray ,, qabtuun bay ku war helaan
su'aalaha ugu dhibka badan ee la weydiiyo Madaxda Reer soomaaliland waa siday u arkaan Beelaha ku dhaqan awdal iyo sool iyo sanaag bari ee aaminsan midnimada soomaaliya inay tahay lama taabtaan iyo sababta loogu xidho hargeysa Dadka reer soomaaliland ee aaminsan Aragtida soomaaliweyn ilaa hadana maan helin Qof ka bixiya jawaab waafiya oo lagu qanci karo !
wariyaha wiil karti leh aqoon leh runti lkn faysal cali manta mahan nin siyasi ah oo wa u qallay siyasad mahan in dad la cayo marka qof muslim ah ninki ku til mamay gaal waxa yar taqwadisa iyo imankisa lkn habdhaqankan ha iskabadalo walagu naartaga
waryuhu su aalo xumaa sidaaasi waa cuqdad su aalaha qaarna looguma tala gelin in madaxda la waydiiyo somaliland viva somaliland and faysal cali waraabe
well done all cridit goes to the reporter.....waa weriye very talented ah meel fiican baad Aad baan ula dhacay waraysigaaga iyo sida prefessionka lehaad u qaaday waraysiga
Insha`allaah kuwa ka hadlaya kala jarka midnimadda umadda Soomaaliyeed in eey mar uun na dhaafayaan,,, inteey nool yahiina waxaan u sheegayaa in waxa midnimo lagu waayey kala go lagu helin.... dhib waa dhacay, waxuuna ka dhacay dhamaan gayiga Somaliyeed... waana wax qoran...marka waa iga talo aanu ka shaqeyno 5-ta in lees dhaxkeeno dhashooduna wada ciyaarto
wa runta walhi bro sifican ayan ugu bogay wariyaha wa nin talent leh ila xad... feysalna sido kale inkasta oo dadka qar u dhibayo hadana run badan ayu shegaya
Somaliland waxa ku nool kumanaan qoys oo barakacayaal ah oo reer koonfureed ah Somaliland waxa ay ka heleen amni iyo nolol tii hore ka duwan ma jirto askar kufsata ama boobta, Somaliland abaal ayaa ku qabtaan waa nasiib daro in aad aniga oo tamartaada og aad anigii wax iga sheegtit , balse hadii aan reer Somaliland nahay waa aanu idiin ducayneynaa . asc
Respect to the journalist's so professionel. Well done ur question's so precise
The wariye is soo professional and know what his job is. May Allah bless him.
wariye cabdikariim cali kaar nooloow walaalo faysal afkiisa iyo dhegihiisu maanay ismaqlaynba waaban yaabee ninku malaha wuuba waalan yahay ee waanla ogaybna deee
dhilo faqash baad tahay yaaaahuuu
Faysal wuxu doona wuu yidha meshu doona waa mara lkn we all knw he's real somalilander long life Sir walaahi you never give up as lander
kaa wariyuhu mid baa mahe waa half hurda wake up
Madax Weeyaan Faysal Abti Baajuumaha Buufi Yaayacuuun Weeyaan
Adoo Ah Durriyadda Ayayba Rabaan inay kulaa tirsadaan ,,,,,,,,
Raggeedii ayaa Tahay Faysal Long life Somalilander dhaba weyan
Kkkkkkk Faysal funny walhi waa iska tageera dhiblow weeye 😂😂
He is absolutely right, Somaliland people knows what's good for them and they don't need Somalia. In the other hand, Somali cant live with out isaaq or get alone.
Faysal cali warabe nin raged ba heley su'alba su'alsha ka adag udhiibey guul wariye cabdikariin ali kaar👏👏👏🇸🇴🤝🇸🇱🥰🥰🥰🥰
faysal waa nin ay wadaniyad iyo danta shacabka somaliland ay aad u biyo dhigatay
waa aqoonyahan, siyaasi , codkar, garaadbadanleh, hoogaamiye, iyo waliba marmarka qaar dadka ka qosliya , viva ilaahay ha u daayo reer somaliland
faisal cali xuseen
waleeeeeeeeeeeeeee Waleeeeeeeeee Faysal Cali Waraabe waa libaaaaaaaaaax Libaaaaaaaaaaaaax dhalay,inkastoo yarka warayihii wuu yahay Ala-doori cuqdadaysan laakiin Faysal wu u taagay.Bravo Faysal Cali Waraabe.Viva Somaliland.
Faysal Cali waraabe walee waa nin rag ah wariyahan yar ee qabyaaladu madaxa ka jiidhey cashar buu siiyey.... xasan sheekh iyo nimankii reer somalia na dariiqa ayuu ku riday waxaana ku leeyahay asal Somalilander ayaa tahay ilaahey ha ku xafido
Gabiley Greenland
NFD JABUTI OGADENYA VON SOMALIA BRO IN SHA ALLHA DHUULKASSI MARDHOOW GACANTA AYAN KUU SO CEESHEENA KINGS IN AFRIKA ARABA UND SOMALIA AHMED GUUREY YAWAYE SOMALIA DHALAD BRO 77❤❤SOMALIA GUUL❤❤❤
faysal cali waa rageedii walahi wariyuhuna waa nin howlkar ah oo shaqadiisa kasoo baxay well done both of u
waaaw faysal cali waraabe ahaa , runta waad ku dhimataa alle ha ku dhawree
wariye cabdikariim wariye bilad mudan weeye waa geesi ilaahay hakudaayo indr insha doqontu kaa dedan
Eng faysal Cali Waraabe nolow gudoomiye
Somaliland Never Back Somaliland Dadkii uu Dhashey ayaa tageersan 98% Dadka qayileenayaa waa 0.5 ka somaliland Dhul kasta waa lagu wada nool yahey se waa loo kala badan yahey !
nin ugu macqulsan reer Somaliland
niyaw wariyahan waa rageedi..... nolaaw 😘😘
Nio wariyo Ku bananyahy
Wariyahani mnsha allah
Waraysi xiiso badan oo taabtay meelo badan. Wariyihu sifiican buu shaqada oogasoo baxay thanks
SOMALIA KINGS IN AFRIKA UND ARABA BRO SOMALIA GUUL❤❤❤❤❤
majority rules the minority walee faisal baan laga gar helin
FESAL CALI WARABEE WIILISA HAALEE KU DHITEY SURIYA WAAN OGNAHAY WAA KASTO TURKEI SOMALIA MARDHOOW SIYLCA IYO LUUG HAYOO CIIDAMADA DALKA SOMALIA IYO TURKEI 10 BAN SANO HEESHIIS AHA AYAAN GALNEY ALLHA NOO FUUDEYO 1960❤❤❤❤❤ SOMALIA GUUL ALX
Wariye caadifadaysan weeye, professional maaha .. suaashaadu waa inay ahaataa wax xaqiiq ku fadhida. maaha inaad waydiiso qofka aad waraysanaysid hadlaka fadhi ku dirirrka ee maqaayadaha
SOMALIA TUREI ERATERIYA MASAR JABUTII QADAR SUDAN SUZAMMEN ❤❤❤❤❤ 77
Allaylee Ina Cali waraabe cidhibtiinii ayuu idin qaniinsiiyey, cididiinu calool ku jabtay Somaaliland na guul ictiraaf iyo gobanimo . AAMIIN INSHA ALLAH
SOMALIA GUUL IN SHA ALLHA ❤❤❤❤❤
wariyaha ha ugafin , wariye aqoon u leh waa haku qaldamin, caalamka wariya yaasha ku waan iyio kuwa ka xun ayey su aalan madaxdooda.
Waxaan oran lahaa wariyaha iyo Faysalba way ku guulaystaan waraysiga, siiba waxaan codkayga siinlahaa Faysal oo ku jiray marxalad aad u adag markii uu lakulmay martida dhinaca kale.Waxaan oran lacaa inta xun iyo aflagaadada uun yayna afka idkaga dhicin ......
Walahay faysal cali warabe wa imtixaan aad ayan uga helaa sida qosalka leh ee uu u kaftamo wa rug cadaa siyaasi ah wuxuu yiri hawiyuhu wa cawan banadir bay maamul ka samaysan wayeen wana cawan wa runtiis si fiican ayuu dhulka ugu jiiday reer hawiye ee magacii somalia ku xaaray
INA CALI WARAABEE HABAR TACBAAN AH OO EELAY AH BUU QABAA .... WAA NIN WAALAN BAX
Faysal cali xuseen waraabe waa libaax libaax dhalay waanu u codayninaa doorashada danbe ku dhil waa nin Cidagale ah hadal waayi maayo
Lol I don't think any other somali politician would be able to handle ths intense heated interview , I'm not a big fan of mr warabe , but I must admit he handled himself well.. Good job
soomaaliya iyo soomaaliland waa wllo sharaf leh oo laga yaqano soomaalida
Faysal waa munaafaq dadka isku dira oo xanuun somalia. Ah uu ku dhacey,afarta nin ee isaaqa ah ee north somalia. In qilaabey wakhtigoodu wuu soo dhamaaneyaa,insha Allah.
Hambalyo wariyaha. Iyo faysalba. Waraysi aaad u fiican
kkkkkkk faysal nin adag waan lagugu yaqana geesinimada .. wuu buufiyay nimankii
nolow Faysal cali waraabe libax somaliland u dhashay
Wariyaha waa kii ugu wanaagsanaa oo aan arko.
WariYaha Wuu MahadsanYahay Waligey Wariye La Mid Ah Ma Arkin Thanks Yaqe
Marka Xigta Faysal Waxan Dhihi Laha Qofka Somalia Xil Kahayo Haduu Waqoyi Imaado Ma Cristian Diin Faafina Ayuu Idiin La Mid Yahay Istaaq FuruLaaH Ilahaaw Umada Soo Hanuuni One Somalia Insha Allah
Wariyaha Caadi Maaha he asks the difficult questions that other wariyayaal fear to ask
Deqa Mohamud
Usheh abdikariim ku dayda dheh
I saw your comment after 6 yrs
it's so exciting
waa wareysi xiisi leh oo taabanaya meelo badan wariyihuna waa wariye adag walahi
People-somali
Religion-islam
Language-somali
Whe should be one ummah dont
Let qabil divide us long live somalia
Ismael Farah long time we saw unity now we want spread country no more Somalia unity with somaliland
Fool xumadiini ayaan walawaynaye khaatiyaan ka taaganahaye, hahahahahahahah well done faysal cawli waraabe, rageedi walahay.
kkkkkk waa qosol miiran Faysal waraabe
real journalist well done MR Kaar
Yh he is really good
real bantu well comment
HAMBALYO WERIYAHA SANADKA MASHA ALLAH WALLE WAA WERIYE PROFISSIONAL AH IGA DHEEH WALLE SAAS BA WAX LOO WAREEYSTA MISE WAA LA ISKA AAMUSAA
SSC guul faysaloow in 2023 baan commentiga qorayaa anoo reer sool ah baa ceel kaaga ridaya ee maxaa kuu talo xad ingiriis jiri maayo faysal caddiow Iinshallaah
Faysal wuxuu yiri dadkaas waa qaa imiin maxkamadna waan sarayaa lkn anigu Faysal dil ayuuu iigu xukuman yahay insha allah weyna dhacee inta aan nolahay
Alah yaa cizak yaa Faysal Cali Xussein, cimrigaa ha raago
walahi waan qosley viva feisal reer banadir afkina ilaliyaa kkkkkkkkkkk
somalilannnnnnnnnnnnnnnd haa noooooooolatooooooooooooooooooooooooooooo
kkk walahay faysal nin jira qosolkuu igdhameey last words uu dhahay an kahelay qoolxumadiinan qatil kataganahay walhi wa runtiii geesi geesi dhalay shalayna waa lafadhiya culus oo sago calanki somaliland sida hada saas buu kugaba gabeeyey love u faysal
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
Viva Faysal Ali Xussein 💕💕💕💕
walahi waaaa ruuunti fooolxuumadodan khatiii kaa taaganahay
Well spoken Sultaan Feisaal and Long live Republic of Somaliland. Faisal said I wil give my salams to anyone but Somaliland is bigger than him. Ka nax ambaa ku farax Somaliland waa muqadis . What a biased reporter typically walenweyn no journalistic neutrality- All somaliya people hav only onething incommon their hatred to the republic of Somaliland when will they stop with their bullshit only allah knows.
Somaliland ma inta uu isaaq degaa
faysal caliwaraabe waxaasheegay daahir riyaale oo dhahay hadalka faysal waa dhuuso geel waxana layidhi dhuuso geel mana urto qaacdana madayso hadalkiisuna waakii uun lasheegay anagaa hooyadaaa wasna iyo tii gumaysiga kusoo waynaatay banta aad naftaada ku maaweelinayso maatada haku haligin
LUUQADA AFSOMALIGA SOO BARTA HORTA ..ABOOWE MA AFSOMALIBA .. waar waligiin maydaan talin , car taariikhda somalida gabay reer koonfur tariyay oo ku jira oo guumaystihii talyaaniga lagaga hadlaayo car waakaase soo qara oo sheega ,, maba jiro dee .. somali anagaa isku darnay anagaana kala jarnay bartaanu marino ayuunbay maraysaa .. khaatumo iyo waxan aad sheegaysana waligood waa riyo ayay odhan jireen wax kasta ilaa fashiisti siyaad ku dul bur buray ,, qabtuun bay ku war helaan
Taariikhda Koonfureed in aadan waxba ka aqoon ayaa ii cad jaahilyahow jaahilku dhalay.
Viva Somaliland
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Bal wakaase Ismail cumar geele ha keeno jabuuti Ee leh waan jecelnahay somalia ay fanaaniintiisu iska Oo hinaysee kkkkkkkk Wallaahi faysal waa rageedii Beerkuu ka laagay xabadaawariyahana Wuu Edebsan doonaa
Faysal caqli badan kuma ogi laakiin some how he is my comedian funny 😄
Wariya,ha, top weriye. 5 xidigood ayaan siiyaa* * * * *.
wariye kan ookale ha, kaa ahaado intakalena qashinka kushub !
Kings AFRKA SOMALIA BRO❤❤❤❤❤
SOMALI
SOMALI
Well done, keep the hard work. Wariyaha sanadka maansha Allah
Iyaguna dal bay dad ja saarayaan weriye cajiib ah ❤❤❤❤❤
su'aalaha ugu dhibka badan ee la weydiiyo Madaxda Reer soomaaliland waa siday u arkaan Beelaha ku dhaqan awdal iyo sool iyo sanaag bari ee aaminsan midnimada soomaaliya inay tahay lama taabtaan iyo sababta loogu xidho hargeysa Dadka reer soomaaliland ee aaminsan Aragtida soomaaliweyn ilaa hadana maan helin Qof ka bixiya jawaab waafiya oo lagu qanci karo !
Xaqiir afxun mr faysal cali waraabe allaha kuso hanuuniyo
Interview fiican...nin geesi ah Waraabe...weligii runta ka baqan..noolow Faysal
Faysal waa siyaasi bisil, waan ku bogaadinayaa hal adaygiisa, wuxu ka jawaabay suaalo ay diidi lahayeen siyaasin kale oo badani.
Waryuhu waa xasid xasid dhaly oo waxa uu didan yahay madax bananida somaliland iyo goni isku taga smaliland qaranimada muqadiska ah
Warawe somaliya ayoo diidayaa taygisa baldawada
Wariyaasha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya kanaalada (Tv) soomaalida waa wariyaha ugu haysta. NADAARA oo kale ilaah hanaga qabto.
Mashaa Allah waa wadani faysal waa jacleday
Faysal wuxuu ku fiicnaan lahaa in lagu daro kuwa ruwaayadaha dhiga oo dadka ka qosliya, sheekooyinkiisana lagu soo daro short films.
Guul SSC 💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️🌹
Wariyuhu waa cajiiib
Well done wariye geesi aha iga dheh sasa ku wad ayaan ku leeyahay halyay baatahay ee
cuqdad iyo qabiil ayaa ka buuxda kan doqonka dowlada xamar ayow afka yaqaaan sxb waxba hadaaalin somalia waa 1 wax somaliland ladho majiraaan viiva somalia
Wariyaha caadi mahan
wariyaha wiil karti leh aqoon leh runti lkn faysal cali manta mahan nin siyasi ah oo wa u qallay siyasad mahan in dad la cayo marka qof muslim ah ninki ku til mamay gaal waxa yar taqwadisa iyo imankisa lkn habdhaqankan ha iskabadalo walagu naartaga
feisal waa ragedi
waryuhu su aalo xumaa sidaaasi waa cuqdad su aalaha qaarna looguma tala gelin in madaxda la waydiiyo somaliland viva somaliland and faysal cali waraabe
xayawan cidan bada ilaliyo baladahay laxsac qadka marku so dhoco magalada wad kafadhisatan
ina cali waraabe waa cali wa
bravo faysal
well done all cridit goes to the reporter.....waa weriye very talented ah meel fiican baad Aad baan ula dhacay waraysigaaga iyo sida prefessionka lehaad u qaaday waraysiga
Insha`allaah kuwa ka hadlaya kala jarka midnimadda umadda Soomaaliyeed in eey mar uun na dhaafayaan,,, inteey nool yahiina waxaan u sheegayaa in waxa midnimo lagu waayey kala go lagu helin.... dhib waa dhacay, waxuuna ka dhacay dhamaan gayiga Somaliyeed... waana wax qoran...marka waa iga talo aanu ka shaqeyno 5-ta in lees dhaxkeeno dhashooduna wada ciyaarto
wa runta walhi bro sifican ayan ugu bogay wariyaha wa nin talent leh ila xad...
feysalna sido kale inkasta oo dadka qar u dhibayo hadana run badan ayu shegaya
28:15 odayga naqaskaa ku dhagay iyo hadalkii hhhhh
Ok itopiya Ayaa kuu siiyay Visa ok Sehr gut😢😢😢 77
Top wariiya ayadtahay your win $
M a
Somaliland waxa ku nool kumanaan qoys oo barakacayaal ah oo reer koonfureed ah Somaliland waxa ay ka heleen amni iyo nolol tii hore ka duwan ma jirto askar kufsata ama boobta, Somaliland abaal ayaa ku qabtaan waa nasiib daro in aad aniga oo tamartaada og aad anigii wax iga sheegtit , balse hadii aan reer Somaliland nahay waa aanu idiin ducayneynaa . asc
Bal walalayaal anaga waxba ictiraaf ha na siinine ilaahayba noo hayee cawradiinun naga astura subxanalaah.
umada soomaaliyeed goormay dhaafi kartaa qabiil qabiil iyo xoog xoog
faysal alle haku daayo isku level manihin xaqiiq.comhhhhhh
kkkkkkkkk
Maalinba wadciga jiruu la jaanqaadaa, waana masuul runta ku galgasha haday dacar ka qadhaadhahay.
Faysal illahoow ka dhig maxweene samali amiin 01 06 2019 aan u duceeyay samalia keen oo dhan amiin
Ilahay quluubteenna ha isku duubo Soomaali iyo islaamba
kkkkkkkk the ending was too funny lol.....
Subxanallah, Foolxumadiina ayaan khaati ka joonaa, wa suxay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
😂😂😂😂😂😂😂😂
Asc salan ka ad ayan ugu mahad celinayaa wariyaha wareystay faisal ali waraabe somalidu isma xushmeyso siyasadna maba taqaano yaabka sii daranee aqoonsiga dal ama shacab hadii aysan dunida tageero kan heysan ma guuleysto dadka Somaliland xumantooda iyo samantoda waligeyd wey jirtay hadana haba ugu sii darnatee heer xaasidnimadooda masaajida la iska habaaro ayey gareyn shalay Somalia weyn adiga sameyay oo caalamka ka ii biyay maantana waan tagaa anigo ogolasha calam iyo midii midnimada ee aad sha