Buuhoodle, Waraysi Prof Cali Khaliif Galayr 36min, Wariye Khadar 12,30,2016

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @utrcht1960
    @utrcht1960 7 ปีที่แล้ว +1

    wariyahan aad buu u diyaarsan yahay waana wax loo baahan yahay in saas oo kale noqdaan

  • @saidmohamud3189
    @saidmohamud3189 7 ปีที่แล้ว +1

    wariyaha waa wanaagsanyahay lkn suaalaha isaga oo khatimay xaguu u soo karaar qaatay.

  • @mukhtarjama6107
    @mukhtarjama6107 7 ปีที่แล้ว

    exactly. Wixii dan u ah reer Khaatumo iyo Somaliland waa waajib in laga wada hadlo lagana xaajaado. Even haday ku dhamaato inaynu ka go'no kharaabada Muqdisho.

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 ปีที่แล้ว

    midnimada somaliyeed hada rabto isaaqba waa somali maadlamidowdan waa beentiis cuqdada waalaysa lakin hada somaliland buu tegay looooooooool

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allah pro khaliif, waa rijaal, viva somaliland guul Iyo gobanimo isha allah illahay ha barakeeyo isha allah

  • @ahmedmusa3158
    @ahmedmusa3158 7 ปีที่แล้ว

    weliyey wacan oo umada matalaaya umadaad jahawaeerineeysaan hadaad siyaasiyiin tihiin Allahayoow noo sahal hadaanu Islam nahay yaa khaliq

  • @ahmedmusa3158
    @ahmedmusa3158 7 ปีที่แล้ว

    ilmaadeerayaal Allah ha la xasuusto nabad umadeeena aan ku ilaalino nin ku leh aan wax dilo sheydaan baa wata ee umadeenu nabad beey u baahantahay Islam iyo Allah xasuusis and Allah yaxfidkum

  • @Mahdi-yl4dw
    @Mahdi-yl4dw 7 ปีที่แล้ว

    cali qaliif wanin culus waqtiga ayan lashaqaynen mahane waa libaax anigu se mahi reer qatuma waxan idin rajayna walalyal midnima qayr qabta inshalah wad garaysan samra lakin markad gartaan xasus nada halkad katimaden una shugriya alle markasta

  • @khalidsandoon3444
    @khalidsandoon3444 7 ปีที่แล้ว

    wariyuhu waa dhamays

  • @muslim2553
    @muslim2553 7 ปีที่แล้ว

    in sha alaah khayr

    • @alibalbalaadhshe2250
      @alibalbalaadhshe2250 7 ปีที่แล้ว

      Runta ayuu ka hadlay cali waan la qabaa rayiga ah saami qayb siga somaliland wax laga badalo