WAREYSI Prof Cali Khaliif Galayr iyo Cabdikariin Cali Kaar 06 09 2013

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 135

  • @abokorxuseen1560
    @abokorxuseen1560 6 ปีที่แล้ว +17

    Weriye Kaare very intelligence person. Like if u agree.

  • @ashajama3431
    @ashajama3431 11 ปีที่แล้ว +4

    caliyoow hadal waa dhamaaday xaalku waa xoreen iyo midnimo hadaan midhnaga hadhay guul ama guunimo cali cadogaa hajabo cimrgaa ha jiro ka noxoowo nafta waa aamiin yaa rabi

  • @wadani412
    @wadani412 11 ปีที่แล้ว +3

    Prof Ali waa halyey cod kar ah oo aan runta ka gaban, nooloow adeer.
    Respectt from Saylac.

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 10 ปีที่แล้ว +22

    This reporter is Professional really. he asked outstanding questions in every interview . pls Catch siinalayo ! like if you agree

  • @Ibraahimmaxamed
    @Ibraahimmaxamed 11 ปีที่แล้ว +1

    cali khaliif galayr waa siyaasiga soomaaliyeed ee xaqa u sheegi kara dawlada thanks

  • @moedoe116
    @moedoe116 10 ปีที่แล้ว +9

    we need a country as somalis . walalayaal coolada iska dhaafa . qabilka dolada waa useles.

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 11 ปีที่แล้ว +5

    Wariyuhu waa nin qaaliya ilaahay ha daayee ... Waa qof nadiif ah oo codkar ah, sidoo kale waxaa hadalkiisa iiga dhadhama wadaniyad fog oo qoto dheer !

  • @mahadcodkachannel2669
    @mahadcodkachannel2669 11 ปีที่แล้ว

    Halyey,Siyaasi ,Pro Cali khaliif noolow cadawgaa ha jabo viva khaatumo state of somalia madaxweynaha somaliya in sha allah khaatumo ayuu kasoo baxayaa iftiinkii daraawiishtu waa soo laabanayaa.

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 11 ปีที่แล้ว +6

    I have never seen Wariye like this guy he Cooked Faysal Cali waraabe and Cali Khaliif, he had asked straight truthful question at least Faysal didn't get mad but Khaliif was out of this world.

  • @farahegal2276
    @farahegal2276 11 ปีที่แล้ว +4

    wlhi cali khaliif waa labo xiniiyood,i have to give it to him big time,viva seedi cali baaba even thougth he deos`t like mj but it`s all good,,

  • @shukri2001
    @shukri2001 11 ปีที่แล้ว +2

    PROF CALI KHALIIF WA SIYASSI FARIID AAH OO QABILKISA SHEEGTA .PROF NOLOOW.SALAN BAN KAGA SO DIRAYA FROM GABILEY

  • @topboyzrecords
    @topboyzrecords 11 ปีที่แล้ว +1

    Prof. Cali Khaliif Galaydh (Xaafidullahi) Waa Geesi Soomaaliyeed, inta Somali ay ka aqbalayso waxyaabaha runta ah ee xalka ubaahan ee uu sheegayna lama helayo Qaran nimo Somaliyeed.

  • @Naxariiso
    @Naxariiso 11 ปีที่แล้ว +1

    Waa loobaahnaa aqoonyahanada ee matala shacabka ee golaha guurtida parliamentary ah Prof :Ali galayr iyo xildhibaano la fakirka ah inay isku raacsan yahiin in la isasaxo oo laga hadlo dawlada dhexe oo federalka ah waa lama maramaan well-done pro galayr masha allah.!!!!!

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 4 ปีที่แล้ว +2

    Eebbow ku jannee, nin ragaysanayaa Dr. Cali Khaliif.

  • @abdifitahismailali4042
    @abdifitahismailali4042 ปีที่แล้ว

    Allah kuuu naxariisto mudne Ali khalif galayr 9 years kadib daawanayaa intelligence iyo masuuliyadda jawaab celinta wax loo dhigo maleh

  • @abdiqaniibrahim3632
    @abdiqaniibrahim3632 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa halkan jooga geeridiisa kadib

  • @Ibraahimmaxamed
    @Ibraahimmaxamed 11 ปีที่แล้ว

    somali chanel waa tv ga aan ka taageero tvyada soomaaliyeed oo dhexdhaxaadka ah

  • @ahmedkalshaale1900
    @ahmedkalshaale1900 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto amiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariiso

  • @ahmedkalshaale1900
    @ahmedkalshaale1900 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Ali khaliif

  • @mohammedabdulahijama8390
    @mohammedabdulahijama8390 11 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa ku dayasho mudan sida quruxda badan ee uu weriyuhu waraysig u qaaday specailly The investigative journalism skills come it up bro.well done

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 ปีที่แล้ว

    Prof Cali khaliif galaydh waa halyeey ruug cadaaya nooloow adeer wuxuu kaga duwan yahay siyaasiyiinta kale deganaan & kolsooni maasha allaah, dhulbahantena karaamadiisa iyo mukhalafadiisa Allaah ha tuso Aamiin.

  • @darwiishjaamac8909
    @darwiishjaamac8909 11 ปีที่แล้ว +1

    SOMALI CHANNEL WAA TVGA DHEXDHEXAAD AH prof ali khalif waa halyay qaran ciyaalka qaylinaya ninkasta oo siyaasi ah qabil buu ka soo jeeda maxaad afka ugu tagaysan ciyaalka qaylinaya qabil qaran sheegta hargeisa la haya rer somali seeg cuqdad iyo cudur baa idinka buuxa

  • @kanog1844
    @kanog1844 11 ปีที่แล้ว

    well said alli khalif galyadh nolow insh aallah somaliana waay miyirsan doonta halka kaa haay guusha

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxaristo dr manta ayu ku geryodey jigjiga😓

  • @axmedadan
    @axmedadan 11 ปีที่แล้ว

    Ali khalif Galaydh is the man of the Year -> may you enjoy longevity and wellbeing in life

  • @Najah576
    @Najah576 ปีที่แล้ว

    Rest in peace adero honorable speech Dr Ali khaliif

  • @salmaanmahamed8577
    @salmaanmahamed8577 10 ปีที่แล้ว +2

    somalia wax fiican kama sheegayn somaliland hadalkeeda daa puntland reer tolkiina iyana jiidhe bal waakaase xagee loo socdaa ma tuulo ayuu dowlad ka dhigi karaa, waar isku hayn iyo kala hayn miduun bal halagaa helo adeer.

  • @zahraahmed6496
    @zahraahmed6496 7 ปีที่แล้ว +1

    Wariyahan allaha xifdiyo waan jeclahay waraysigiisa. Waxaanan jeckaysay waraysiga cabdulxafiid mid ay dhahaan. Yara cabdulxafiid waraysigiusa isla wayni ayaa ka muuqata. Hadda kahor waxaan xasuustaa wiilyar oo ku qaldamay soomaali land ayuu sixun ugala hadlay barnaamij uu waday.

  • @umusalman7740
    @umusalman7740 ปีที่แล้ว

    Allah uu naxaristo

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 9 ปีที่แล้ว +1

    WALEE ALI KHALIIF WAA SIYAASI ANIGA WAA ASAX GAREE YAY SOMALI KALI OO SIDAA WAX U FAHMAA MAJIRO MANSHA ALAAH

  • @xariifciiro
    @xariifciiro 10 ปีที่แล้ว +1

    walaahi cali khaliif waa siyaasi rug cadaa ah wax badan ka ogsoone meesha ay sarta ka qurunsane tahay dhaliisha uu soo jeedinayaane in ay somalida gaar ahaan dowlada ay iska saxdo baa mahiim

  • @lascanodsaaxdheer
    @lascanodsaaxdheer 11 ปีที่แล้ว +1

    Dee anigu nin dhulbahante ahbaan ahay lascanod baan kasoojeedaa, nin ka dhulbahante ee lascanod joga waxaan rabaah inuu amino inuusan burco katalin karin sida laascanod xooga Beelsha isaaq aay u haaysato. mana yeelayno philosophy ga beel kale in dhulbahante lagu hanuuniyo, xabadbaana ka xigaa in dadka, Beesha dhulbahante inta damiirlawayasha ahna waan guubabinayah intaanu qadiyadooda badalayno si aay u fahmaan habka qabiil ee lalagu haysto. Ma nin hartiya baa Barbara qabsan kara. same goes.

  • @MixmediaproductionSL
    @MixmediaproductionSL 11 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqdii weriyaha ayaa u qalma inuu qaato magaca 'Prof Cabdikariin Cali kaar'. Cali galayr waxaa ka soo haray yuus asagoo da'daas ah, hadana cidkasta (xasan sheekh, siilaanyo, iyo faroole) wuu ka soo wada hojeedaa oo meel uu raacsanyahay ma jirto. wuxuu isku mashquuliyey Somaaliweyn mar hore burburtay.

  • @khadraahmed5043
    @khadraahmed5043 8 ปีที่แล้ว

    Thanks brother c.risaq cartan

  • @kaifali3703
    @kaifali3703 10 ปีที่แล้ว +2

    ali khalif waa halyeey somaliyed, mana u maleeynayo in asagoo kale hooyo dibdabe u dhaleyso waa aqoonyahan waa ninka aan ka gaban dawlada oo u sheegayo inay hawshii shacabku u igmadey ka fadhiisato waxaan jeclaaan lahaa anigaa gabadh majeerteena oo reer muduga in dhulbahanto ay midoowbaan oo ay gacmaha is wada qabsadaan halkaas bey midnimo ku gaarikaraan viva khaatumo and viva puntaland and somaliweyn

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 7 ปีที่แล้ว

      kaif ali hada ka waran 🤣🤣🤣🤣

    • @mohacirday5884
      @mohacirday5884 7 ปีที่แล้ว

      madmab 69
      Hadda wuu waayelobay
      Nin duqoobay ficil looma qaado

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      SOMALIWAYN WAA BEEN FAQASH KU DAWARSATO WAANA RIYO AGOONTII KACANKII HALIGMAY 1991 ISKU MAWEELIYAAN

    • @abdullahiahmedzancad6566
      @abdullahiahmedzancad6566 หลายเดือนก่อน

      Maanta wanu midaysanhy
      Labo maamulna wa nahy ✊

  • @abdowali463
    @abdowali463 11 ปีที่แล้ว +1

    Ali Khalif wa siyaasi wayn oo waxbadan og. Wan aaminsanahay in Hassan Culusaw yahay argagaxiso. Waxan ka xumahay in wariyuhu waydiiyo su'aalo qabiil Majeerten vs dhulbahante war wa walaalo wa ilma Harti wa niman reer Puntland ah . Ali khaliif waxan jeclan lahaa in uu yimaado PL si dhulka inaga maqan dib loo soo celiyo.

  • @naxariis
    @naxariis 11 ปีที่แล้ว

    Waa wareysi cajiib ah oo meela badan taabanaya.. Qaabka wareysiga iyo shakhsiga martida ahba aad ayeey u waagsanyihiin..

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 ปีที่แล้ว

    Caawa iilka kaw uyahay rabi ha janeeyo su.aalahana ha ufudaydiyo

  • @ahmadnasirhassan1040
    @ahmadnasirhassan1040 11 ปีที่แล้ว

    Noloow Ali khalif waa siyaasi Somaliad oo midnimada u taagan Somalied

  • @abdisamedmohamud1245
    @abdisamedmohamud1245 11 ปีที่แล้ว +3

    galayr hadalkiisa waxaan ka dhadhansaday in laga gardaran yahay

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 ปีที่แล้ว +2

    abwaanka ama suldaanka h/y ama sheekh isxaaq Abti isku xishood. ha caayin professorka waaku sidee biyaha kululna abti iska yaree yaanad marka danbe sariir ku ururine waxaan rajaynayaa inaad waanadaa aqbali doonto insha allaah...............waxaa iga qosliyay heestaada ah naayaa dhly wayn kasii dhly wyn kkkkkkk abti suugaanyahan baad tahay lkn dhanka wanaagsan u weeci.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 11 ปีที่แล้ว

    @laascaanood
    Sxb hargeisa lafteeduu governor dhulbahante ah xukumaa burcoba iskadhaaf. Dhulka dawladaa leh muwaadiniinta dalkuna meel kasta oo qaranku u igmaday ka talin karaan, sheekadaas cali khaliifbaa haweenka ku baadha, s/land iidoor iyo daarood toona u hamranmayso xabad baa shafka lagala dhacayaa ninkii gorgortan geliya qarnimada jamhuuriya, its our own country ruushku haduu yimaado madaxaanu jaraynaa adna kastuumo,pintland iyo kfg baad nala hor ordaysaa waxaa waaban u kacsanaa.

  • @cameronboyce3566
    @cameronboyce3566 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia

  • @saidmohamed2441
    @saidmohamed2441 7 ปีที่แล้ว +2

    lacagtii ummadda fadlan soo celi

  • @shaash2011
    @shaash2011 11 ปีที่แล้ว +1

    That is absolutely untrue! Dhulbahante iyo Majeerteen waa niman isku reer ah oo ah tul,ma nacasawbin oo ha rumaysanin xurgufta dhex taala dhexdooda maanta.Dhulbahante wali wuxuu rumaysanyay inuu Siyaad Bare xukumo Somalia,oo way yaabanyiin in ay xukumaan dad aan ahayn Daarood!Dhulbahante waxay rumaysanyiin inay xaq u leeyiin inay xukumaan Soomaalida oo dhan haday yiin Daarood,laakiin cid kali xaq uma leh inay xukunto umada Soomaaliyeed. Iyagoonbaa xaq u leh,eesh calaa caqli wonderful minded!KKKK

  • @alihaajinasir3314
    @alihaajinasir3314 11 ปีที่แล้ว

    galeydh waan ku taagersanahay meeshaada kasoo wad shakhada

  • @lascanodsaaxdheer
    @lascanodsaaxdheer 11 ปีที่แล้ว

    xaaji somalidu qabiilbaay kudhisan tahay waxkastaaynu samaynanan qabiil bay ku salaaysan yihiin. wariyahanina waa qofkii ugu fiicnaa ee somali ah aan wali arkay. xirfad dheeraad ahbuuna uleeyahay mesha iskama soo fadhiisteen.

  • @princejuba
    @princejuba 11 ปีที่แล้ว +1

    kan madaxa buuran,, sheekadiba wuxuu ka dhigay batirsi iyo sheeko maqaaxi,,

  • @saidmohamud3189
    @saidmohamud3189 11 ปีที่แล้ว

    Dr cali waxaa loo qiray somali iyo umadaha kaleba in uu yahay geesi cod kar aan marnaba runta ka waaba, waxaa uu ku sifoobay xadiith kii rasuulka SCW ee ahaa xaqa dheh haba khadhaadhaadee. waa wadani dr galayr mar walba u taagaan midnimada somlia. Cimrigaa ha jiro

  • @BashGuevara
    @BashGuevara 11 ปีที่แล้ว

    Wariyahaan waan in uu wasiirka madaxtooyada somaliland Xirsi gaab wareysto

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 11 ปีที่แล้ว +2

    abti qaatay waanadaa, waanse wadi waxaan wadi rabo.

  • @khadraahmed5043
    @khadraahmed5043 8 ปีที่แล้ว

    kaar siyaasi usan isku dardarin wa mudane pro Galaydh

    • @abdirisakartan9738
      @abdirisakartan9738 8 ปีที่แล้ว

      +Khadra Qaali Khadra Qaali kaar wa shidanyhy allaha daaye

  • @mrmaguurefarizi9960
    @mrmaguurefarizi9960 10 ปีที่แล้ว +2

    Cali khaliif Galaydh----------------->ilahoow noodaa aftahan aqoonyahan aan Hadalka lagaban maansha allah

  • @cabdiqnicabdilaahi1998
    @cabdiqnicabdilaahi1998 9 ปีที่แล้ว +1

    Ali khaliif gesi halyey ah nolow mudane

  • @duumuse6407
    @duumuse6407 11 ปีที่แล้ว +1

    Somalia waxey ku jirta 4 sano ee nasinada afarna shacabka wey nastan 4 farna wala babiya Galer iyo xulufadisa waxey diyan yahin 4 sano ee nasiinada

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 11 ปีที่แล้ว

    Good interview , although the reporter didn't go to hard on him, like he did with jawari and faisal cali warabe..qaabil dowlad ma nooqdo , for him to call somaliland 1 qaabil gov , and yet advocate 1 qaabil gov called khaatumo sounds ridiculous..Either we all accept Somaliland OR Leave and get jobs in xamar like buuba and sado cali.. too many people have died for S/land , and we will fight till the last man to protect our sovereignty, Politically , Economically and Militarily

  • @mdjamalnidal774
    @mdjamalnidal774 11 ปีที่แล้ว

    ALLAH U NAXARIISTO INTA DHIMATAY...PROFESSOR CALI KHALIF GALAYR HALOO DOORTO MADAX WAYNE SHEEKADA WAJI CUSUB BAY YEELAN LAHAYD...HALAGA DHIGO MAGAALA MADAXDA SOMALIA MAGAALADA JILIB...AMA JAMAAMA..GOVERNMENT HEAD QUARTER

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 ปีที่แล้ว +1

    Bashiiros, cataabka iska yaree prof ali waxaad la daba joogtaa 76 ayaa da'diisu tahay in kastaba da'diisu ha ahaatee intaad isaga la yaban thay maxaad siilaanyo ula yaabi wayday cimrigaa jamhadayn iyo dhiig muslim ku soo gaadhay ilaa iyo iminkana sii walaaqanaya ee ku asaasaqay, da'da aad cali ku sheegtay waa da'dii mulac or siilaanyo ileen isgaa dhashay 1936, sideetankii sadex sanaa uga dhiman waana ninkaad dantaada u daba fadhido daba dad soo leef haduu ku yidhaahdo haye mooye maya jirin kkk.

  • @abdirahmanawil7096
    @abdirahmanawil7096 11 ปีที่แล้ว +1

    muxuu ka adkaan sagaashankaba uu calaacalayaa walahi waan ka yaabay sida islaamuhuu u calaacalaa waxani waa inan gumeed raganimaduu meel uga dhacay

    • @akdream5313
      @akdream5313 ปีที่แล้ว

      Maanta Xaalka kawaran ?!
      Dhulbahante na Halkee Marayaaa ?!

  • @kingkamaal8053
    @kingkamaal8053 9 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @duumuse6407
    @duumuse6407 11 ปีที่แล้ว +2

    Waa oday afsomaliga ka qaldan yahay maxu wajiga la kus kusaya sidi naah nahti lala qaway aragtayo kale

  • @barkhadhassan2767
    @barkhadhassan2767 11 ปีที่แล้ว +1

    NINKAAN IYO SHAN NIN OO KA MID YAHAY ALI GEEDI WAA QAS WADAYAAL..

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 11 ปีที่แล้ว

    Cali Khalif indr puntland waxba ha colaadin waa tiolkaaye , markaad dadka kale ka hadlaysid waa is jilcisaa puntland oo aad ogyahay in wanaagga Kaliyah ay jecel yihiin qaab fool xun baad uga hadashaa ... Sidaada kale waad hadashaa ragga lama xasdee !

  • @abditajirhassan3447
    @abditajirhassan3447 ปีที่แล้ว

    Alle hauraxmado

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 6 ปีที่แล้ว

    2018 taa dawanaya

  • @mdjamalnidal774
    @mdjamalnidal774 11 ปีที่แล้ว

    barkhad hasan...Allah ku caafiyo qabiil baa kaa galay lafaha cancer ka camal...war kabax waxaas , qof haduu yahay jareer ama nin ama naag. uu ka shaqaynayo wanaaga waa in aaad soo sdhawaysaa forget about qabil iyo qashin iyo shabab.

  • @casoowe100
    @casoowe100 11 ปีที่แล้ว

    Prof Cali khaliif Galaydh shacniga iyo quruxda ka muuqata allow ku daa kkkkkkk CODKAR nina u joojin WARIYAHA QIIMAHA LEH ISNA WAA MAHADSAN YAHAY.

  • @abdulahiibrahim613
    @abdulahiibrahim613 11 ปีที่แล้ว +3

    odayga waa daalay

  • @mascu12
    @mascu12 11 ปีที่แล้ว

    Somalidu waxay ku maah maahdaa maah-maahe isu maahmaaha jira. Ilaa Israel markaad kusoo abaahi seegtey miyaad ka sheekayn sxb.

  • @mahamud93
    @mahamud93 11 ปีที่แล้ว

    anigu nin rer shekh isxaaq ban ahay ,runti waxaweye sikasta aynu umucaardno ninkan cali khaliif waxaad mooda in u ku si xoogaysanayo,walahy ninkan wa nin aad u waya argsan waxbadana maskaxdayda wu ka badalay,manta laga bilabana khatumo shaqsiyan wan aqonsanahay, waa mamul inaga madax banan, that is the fact ,hate it or love.

  • @m.abdigaani4668
    @m.abdigaani4668 11 ปีที่แล้ว

    galeydh uma habooneyn hadalkan noocan oo kale ah(dhaliisha aan cadeymaha laheyn). siyaasadda reereysan ee soomaalidu waa fadhiid aan dux iyo darajo laheyn!

  • @allthingsamal
    @allthingsamal 8 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @calidhuuxsheikhabdi9629
    @calidhuuxsheikhabdi9629 11 ปีที่แล้ว

    imaan laawe Tuug sheexdarana!!

  • @hersi6773
    @hersi6773 3 ปีที่แล้ว

    Alle qabriga haw nuuro

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 11 ปีที่แล้ว

    gaangiistar ismoodka ina galaydh, waa gun goonbaari kutaalo.

  • @osmaan000
    @osmaan000 11 ปีที่แล้ว +1

    Odigaan waa in iska jiiftaa xiligiisa waa uu soo qaatay

  • @muslimahsomali9361
    @muslimahsomali9361 11 ปีที่แล้ว

    Cartaad wax ka weydey tii cabdulahi yusuf baad ka weydey tii sherif sidoo kale khaatomoseegna socon weydey orod laascaanoodaada barista qarax u doono dhiigyo cab

  • @ahmedbudul1129
    @ahmedbudul1129 8 ปีที่แล้ว +1

    cabdi karim cali kaar waa wariye qanar oo khibrad badan alle ha daayee

  • @mohamoudabdirahmanmohamoud6739
    @mohamoudabdirahmanmohamoud6739 11 ปีที่แล้ว

    War ali walaale wax khatuumo stat la dhaho majirte.marka shirkan cusub ee talex amu dhiciwaayah oo puntland ka hor sitagtaa.ali shirkaan haduu ku hirgalo waxaad u bixisaa galeer stat kasaa laqaata khatumo wey socon wesay.waxaba ha is daalin dhulmabahante isma raacay waligood

  • @elninoo1986
    @elninoo1986 11 ปีที่แล้ว +1

    KhaaTumo waxey ka Mid Tahey PunTLand
    cali Khaliifow Dheesha ciYaarTa ka Daa, :D

  • @heeesomacan
    @heeesomacan 11 ปีที่แล้ว +2

    wariyo cabdikariin waa wariye qabiil hadan ku cadeyo marku wareysayay faysal cali waraabe xage lagujara uku yiri madaa mow dolada la casheyay faysal cali tankale marku cabdiraxman yarisow wareysanaya waxu ku yiri imisa lacag ayahey ada loyarka lasiiyay marki 3 cabdi xassan cawale qeybdid waxu ku yir suqa bakaraha dad ad kuleysay maxu uga hadli wayay lacgti cali khalif u dowlad kacanka somalia ka lunsaday eeaday u labaxs

  • @gpulla1
    @gpulla1 11 ปีที่แล้ว

    Rageedii Ali Khaliif Galayr

  • @chlungo5672
    @chlungo5672 11 ปีที่แล้ว

    ogay gaan wuu wareere

  • @abdikanimaxedjaamac9045
    @abdikanimaxedjaamac9045 11 ปีที่แล้ว

    soomaaliland oodhan odaygaanbaa ka adkaaday hadalkiisa kaliya ayuu kaga adagyahay

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 10 ปีที่แล้ว +4

    Nooolooow Galaydh

  • @waryaaheedheh6110
    @waryaaheedheh6110 9 ปีที่แล้ว

    Qabiil in dolada saldhig loo dhigay maxaa ka xun dadkii uun baa ku sii kala fogaaday.

  • @caynanos
    @caynanos 11 ปีที่แล้ว

    KKKKK WAXAN EGNAA BAL INAD TALEEX TAGTO CALIYOW XAMARNA MAXKAMAD BA LAGU SARAYAA WA LAGU YABAA CALI KHALIF WAX KHATUMO LA YIDHA MA JIRTO MADAXWEYNAHA FAROLE HA KU WALAAN ADER

  • @muslimahsomali9361
    @muslimahsomali9361 11 ปีที่แล้ว

    Liibaan fadumo muxuu ka hadlaya muxuuse yahay

  • @Khalilzurich
    @Khalilzurich 11 ปีที่แล้ว +2

    Odeyga wala cadaabay kkkk

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      haduu sii go'ay

    • @mascuuduurmaax17
      @mascuuduurmaax17 4 ปีที่แล้ว

      Aduunkana sharaf ayuu ku joogay, ragganimo, cod kar, run sheeg, geesinimmo iyo soomaalinimo daacad ah ayuu ku joogay. Aakhirana wanaag iyo dun wanaag ayaan maqkhaati uga nahay. Manna uu san dhimane dadkiisii iyo qaddiyadiisaba way nooshahay.

  • @barkhadhassan2767
    @barkhadhassan2767 11 ปีที่แล้ว

    ninkaan waa danbiile qaran waa in lasoo xiro.
    ninkaan afka dheer siyaasi maahan xildhibaana maaha waan ka qaadnay soomaliyana ma tagi karo.!
    EXECUSE ME THERE IS NO SUCH CALL KHATUMO..
    IT WAS CALL KHATUMO SEEG...
    FARUUR MAXAA BER BERA KU GEEYEY FADUUL.
    ADOO BUHODLE BAADIYAHA KA YIMI ,
    MAXAA KAA GA KISMAAYO..??

  • @mursiseedhobkenwawwaxasaah3729
    @mursiseedhobkenwawwaxasaah3729 8 ปีที่แล้ว

    waa la haystayal shit dhul samesta dhulka somaliland baa lahe

  • @muslimahsomali9361
    @muslimahsomali9361 11 ปีที่แล้ว

    Waxaanu ahayn is moode muqdisho waa lagaa soo buriyey haaaaaaa wax uu ogyahay male

  • @gobonimo1
    @gobonimo1 11 ปีที่แล้ว

    calow sheydaanka iska naar waadigan daalee....

  • @MrQararo
    @MrQararo 11 ปีที่แล้ว

    galaydh hadalo xigmadaysan buuku hadla ee iskama hadlo eedamahana facts beeku saleysanyihin waxaa hubaal ah inu galaydh waxa masuliyin ee dowlada maanta jirta uuka aqoon, waayo aragnimo, siyasiyan iyo dhinacwalba kaga sareeya. hadii aan khaldanahayna carbal iimagacaba cid kkkkkkk

  • @MoShineArab
    @MoShineArab 11 ปีที่แล้ว

    sheegato ilaa sheegato halkay isaaq kugu dhalayn kalabyahoow dhulooos, mardanbe ha sheegan duriyada xawayaanyoooow

  • @lascanodsaaxdheer
    @lascanodsaaxdheer 11 ปีที่แล้ว

    Waad khaldantahay abti maskaxdayaree isaaquna ma soconayso. whene you used the the term Somaliland what are you referring to, to be perfectly frank.? Waxaa loo baahan yahay in la kala saaro sadex wax somaliland, isaaq, iyo dhulbahante. somaliland is the British Somaliland protectrate. from the further Sanaag, part of Nugaal, all the way to the North region of Somalia.waxaa kunolaa qoomiyada badan meshaa Britain gumaasan jirtay. iska iloow waxaasoo dhan. isaaq baa somaliland jamhadoodii ulabaxay

  • @cllahikhalifxirsibulxan
    @cllahikhalifxirsibulxan 6 ปีที่แล้ว

    haddii uu wax qabanayo dhulbahante wax ha uqabto

  • @geeljireewithattitudeaka1280
    @geeljireewithattitudeaka1280 9 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland diido dilaac

  • @BashGuevara
    @BashGuevara 11 ปีที่แล้ว +1

    Cali Khaliif waa siyaasi fashilmay sualaha la weydiinayo si daacad ah uugama jawaabi karo waayo waa nin fashilmay