Waan salaamay halgamaaga iyo tvga bariga afrika guuul guul qaranka somaaliland maanshalla soo badiya taariikhda snm waxaan xodsanayaaa in sanduuq loo zameeyo mujaahidiintii snm inta nool lagu daryeelo intii dhimatayna caruurtoodii iyo eheljoodii lagu daryeelo dawladu ha qaadato doorkeedi wali doorkii dawladu iyo dadwaynuhu wuu maqanyahy lkn doowrii saxaafadu uu hirgalay waxaaan si aada u hambalyaynayaas tvyada cba bariga afrika tvg qaranka tvga saab TV sahan TV horyaal TV iyo space channel TV iyo warbaahin kasta oo soo qaadaty taariikhda nafdood hurayaashiii xaq u dirirka ahaaa ee znm maansh alla

Geesiyaashii SNM ee faqash iyo aabohood afweyne qaxootiga Ka dhigay
Soo badi barmaajijkan o kale rag badan ayaa jooga taariikh ah nool
Waxaan dhashay 1970. Markuu geesigani SNM kubiiray anigu October 1984 ayaan fulaynimo Djibouti ugu qaxay
Xariir Jaamac Fodhaadhi waa nin reer Dhagaxbuur ah
CODSI.
Weriye adigoo mahadsan.
Baadi goob Ciidamadii Af'weyne barre
E jabay...Waa inay ku dhiiradaan Inay ka waramaan taariikhdaa furan.
kkk
1984 afweyne wagaa waa markuu kibrisanaa
Weli idinkama hayno qaybtii 7aad Faarax Ifiso
Abokor waxaan soomaray 2022 bishii ramadan dhamaadkeedii
Halgankiii snn Allah haw naxariisto wixii dhintay
Geesiga...BIRTA...Ah
S N M
Guuuul
Waa libaax ninkani Mujaahid Foodhaadhi
Dee 14 jir qori qaatay
❤
Wariye.dhaba
Barnaamijkan waxan u daawada music hordhac ah baxsaneey hargaysay
Ninkan ma khalif fodhadhi abihibaa
Adeerkii
Waar aniga goormaa la i waraysanayaa ? Waar anagaa belaayo aragnay.
Khalid miyuu dhalay mujkani
adeer ayuu u yahay wall
mujaahid laba aflaaha sheegtyba mntan tagyaabo beertyda ku ag taaal meesha gabdhida ciidanka laga gube
halgankii xalasha ahaa
Khalid fodhadhi adeeerkii
Bisinka
Ma xariir jaamac foodhaadhi walaalkiibaa ?
Inankisi dheh
War nio music hor dhca ah xgn ka helaya
Waa heestii baxsaneey hargaysaay
mujaahidoow xaalqaado khimriilayaal ayay iidoorku mujaahidiin ku sheegaan
Khamri inay cabeen adigu cadee, ma hooyadaa ayay la cabijireen oo la tuman jireen? Ma iyadaa kuu sheegtay
Xamse Axmed Aadan
adiga ma axmed Aadankii hargaysa lagu dilay SNM dishay baa ku dhalay? waadiga isaaq caayayee?