EXCLUSIVE | Dhismaha Ciidamada Xoogga Dagaalka Al-Shabaab&Daacish| Sheikh Mohamed Idris: 2/3.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • EXCLUSIVE | Dhismaha Ciidamada Xoogga Dagaalka Al-Shabaab&Daacish| Sheikh Mohamed Idris: 2/3.
    What's in my camera bag?! MY 2025 UPDATED KIT!!
    Maxaa ku jira Boorsadeyda oo aan wax ku duubaa?
    Halkaan hoose ayaad ka dalban kartaa dhammaan Qalabka aan isticmaalo ee aan wax ku duubo:
    Haddii aad isticmaasho Lifaaqa(link) hoose, waxaad taageertay Kanaalka oo waxaan helayaa Commision 🫡 💌🫡 Mahadsanid.
    📦 Order Below!
    My Amazon Links
    Yurub iyo America:
    Enjoy your journey!
    ------------------------------------------
    • MY CAMERA BAG! BOORSADEYDA:
    • Think tank airport navigator.
    • UK&YURUB: amzn.to/401N9RV
    • USA: amzn.to/4h1XHaw
    • MICROPHONE:
    • RØDE Interview PRO Wireless
    • UK&YURUB : amzn.to/40cuBQd
    • USA: amzn.to/40kewrY
    • Wireless GO II
    • UK&YURUB: amzn.to/4j5xWYX
    • USA: amzn.to/4fD6dvC
    • Shure MV7+ Podcast Microphone
    • UK&YURUB: amzn.to/4gX6Ykb
    • USA: amzn.to/4gVUgSK
    • Zoom H6essential Handy Recorder
    • UK&YURUB amzn.to/49ZHQXH
    • USA: amzn.to/4gE6dNi
    • Travel Mic I use:
    • Rode VideoMic Pro+ Camera-Mount Shotgun Microphone,Black
    • UK&YURUB amzn.to/4gAwXyg
    • USA: amzn.to/3W6cqsZ
    • Hollyland Lark C1 Wireless Lavalier Microphone for Android,
    • amzn.to/4fJaaPt
    Hollyland Lark C1 Wireless Lavalier Microphone for iPhone
    amzn.to/3DGMTAh
    • LIGHT: LIGHTKA AAN ADEEGSADO:
    • Neewer Dimmable 176 LED Video Light 5600K
    • UK&YURUB: amzn.to/4a4f9ZY
    • USA: amzn.to/40gO2ay
    • GVM 200W LED Video Light with Softbox,
    • UK&YURUB: amzn.to/4fHT3xh
    • USA: amzn.to/404PkUG
    • Speed light:
    • Canon Speedlite EL-5, Portable Camera Flash,
    • UK&YURUB: amzn.to/40kh5KC
    • USA: amzn.to/3PnVI4w
    • SD CARD MEMORY:KAARARKEYGA
    • UHS-II Card SDXC, Memory Card, Class
    • UK&YURUBamzn.to/3ZR40H6
    • USA: amzn.to/4gDtPlf
    • SanDisk 256GB Extreme PRO SDXC card, SD Card, V60 Memory
    • UK&YURUB: amzn.to/40ihCwr
    • USA: amzn.to/3W0wDR5
    • MY CAMERAS:KAAMIROOYINKEYGA:
    • Canon EOS R5 C (R5C) Mirrorless
    • UK&YURUB amzn.to/40fhQEt
    • USA: amzn.to/4fEa5MY
    • Canon EOS R8
    • UK&YURUB: amzn.to/4j4a1c8
    • USA: amzn.to/3BVPplS
    • Canon EOS R6 Mark II Full Frame Mirrorless
    • UK&YURUB: amzn.to/4a3kYH6
    • USA: amzn.to/3Pif1fM
    • Canon EOS R10 RF-S18-150mm
    • USA: amzn.to/3DDj2Zr
    • UK&YURUB: amzn.to/40kW0iQ
    • Sony NEW Alpha 7S III Full-frame
    • UK&YURUB: amzn.to/4j3eFr6
    • USA: amzn.to/4gZlCaJ
    • LENS :DHAMMAAN LENS-KA AAN ISTICMAALO:
    • Canon RF 50mm F1.2L USM Lens - L-series Prime Lens
    • UK&YURUB: amzn.to/4a7A9ij
    • USA: amzn.to/404fUxu
    • Canon EF 50mm f/1.8 STM Lens
    • UK&YURUB: amzn.to/424W6g9
    • USA: amzn.to/4gEuJhk
    • Canon RF 85mm F1.2L USM DS Lens
    • UK&YURUB: amzn.to/49YyGdY
    • USA: amzn.to/408HABs
    • Canon RF 15-35mm F2.8L IS USM
    • UK&YURUB: amzn.to/3BS7GAj
    • USA: amzn.to/4gDSjdV
    • DJIS GIMBAL
    • UK&YURUB: amzn.to/41WHGOR
    • USA: amzn.to/3DI7cNW
    • Tripod I use.
    • SMALLRIG 72" Aluminum Camera Tripod
    • UK&YURUB: amzn.to/4fM2Dzn
    • USA: amzn.to/4gZnKiO
    • RAUBAY 70.8" Professional Heavy Duty Video Camera
    • UK&YURUB: amzn.to/3DFUrDx
    • USA: amzn.to/4jg5fsr
    • VLOGGING CAMERA:
    • DJI Osmo Pocket 3, Vlogging Camera
    • UK&YURUB: : amzn.to/3Phztxp
    • USA: amzn.to/4gVTllg
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    for business inquiries, please contact
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 90

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 5 วันที่ผ่านมา +4

    Dhibkan waxaa looga bixi karaa marka hore toobad keen marka labaad in umadani ogolaato inay kitaabka Alle iyo sunada isku maamulaan.
    Haddii ay taasi dhicin arintu sidaa iyo ka sii daran suga
    Alle ayaan wadisanayna inuu nagu hanuuniyo jidka toosan.
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @libanmohamed4349
    @libanmohamed4349 5 วันที่ผ่านมา +2

    From Djibouti, I really appreciate your videos You do interviews with brilliant people in our society to awaken the rest. Keep going 😎

  • @Amooremusic11
    @Amooremusic11 7 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allah sheekh maxamed Idriis. umadan waa umaad walwalan dadka kale ka haray. Oo qatay wadad narta aah. Alle ka cabsiga neh yar yahay.

  • @realmh2779
    @realmh2779 4 วันที่ผ่านมา

    Sheikha khayr Alle hasiiyo runtii waa shaqsi qiima badan oo Soomaalinimadu ku weyntahay🙏🏽🙏🏽

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden9877 4 วันที่ผ่านมา

    Waan bogaadinayaa muuqaalka qiimaha badan iyo channel ka si guud sheekhana Allaha barakeeyo.

  • @abdiazizmohamed1613
    @abdiazizmohamed1613 7 วันที่ผ่านมา +5

    MashaAllha jazakAllah kheyr..

  • @jailove6275
    @jailove6275 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahey haku barakeeyo sh Maxamed. Madaxweyne inaad noo noqoto fiicneeydaa

  • @abassmohamud7253
    @abassmohamud7253 3 วันที่ผ่านมา +1

    Abdi Jalil sh xassan xussen no keen kuwan Naga daa sxbw

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 3 วันที่ผ่านมา

    Allahumansuur Somaliyeen🇸🇦

  • @KhaalidAxmad-n8w
    @KhaalidAxmad-n8w 6 วันที่ผ่านมา +1

    الشيخ الكرامة العلامة محمد بن إدريس ندعوالله ان يحفظنا بك وندعوالله ان يحفظنا كل علامإنالصوماليين❤

  • @SaynabmohamedAli-js3un
    @SaynabmohamedAli-js3un 3 วันที่ผ่านมา

    Thanks Abdijaliil

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 7 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah mahadsanid shiikh Mohamed idiris ❤❤❤❤

  • @Brother_Abdalla
    @Brother_Abdalla 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwii wax ku qaata ilaahay haynga dhigo cilmigaa uu inoo sheegau sheekhu👏🏿

  • @deko916
    @deko916 6 วันที่ผ่านมา

    Run badanaa shiekh Mr Idris allahu mabarik

  • @IsmahanMohamedMohamuud
    @IsmahanMohamedMohamuud 5 วันที่ผ่านมา

    Allah ku dhawro sheekh caafimaad taam ah cibaado suuban cimridheer Allah ku siiyo

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 5 วันที่ผ่านมา +1

    Abdi jaliiilow Sh xasaaan noo keen kuwaan naga daaaye hadii kale nagu kala wad sbxw.

  • @U.Dbuilder
    @U.Dbuilder 5 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah xaqiiqonwaaye wallaahi

  • @Mu12salMohamed
    @Mu12salMohamed 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wllhi abdijaliil wa legend videos haba dheeradaane playback uyu furaa, hore usoco bro ❤✌

  • @shsahalomar6242
    @shsahalomar6242 6 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيرا

  • @Ahmedakproduction1
    @Ahmedakproduction1 7 วันที่ผ่านมา +2

    Waa xaqiiq

  • @azmaryarecadaala9543
    @azmaryarecadaala9543 7 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah alle sheikha habarakeeyo

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 5 วันที่ผ่านมา

    subxaaanallah. kan alle caaaamada haga qabto

  • @hassanabdirahmn
    @hassanabdirahmn 7 วันที่ผ่านมา +2

    Waa runtii sheekha

  • @hassanaliadam8258
    @hassanaliadam8258 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid bro barnaamish yadaada qiimaha badan

  • @ugbaadjirde3807
    @ugbaadjirde3807 7 วันที่ผ่านมา

    Mnshlh mahadsanid wlll barnamijyo sida u taysan oo cilmi tarikh ku fadhiya noso badi

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 7 วันที่ผ่านมา +2

    Kan iyo citisam dhan Waxaa dhaama in askari amison la waraysto
    Isagaa ka qiyam iyo hadaf fiican… waa maqaar ka hasha la ursiiyo, somalida ayaa la dhahaa waakuwan culimadii ee horay usocda iyaguna lacag mala hayaa iyo kaalmaynta tuugta somalida maamusha ayay ujeedaan

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waano iyo talo midi oogu muhiimsanayd wuu nasiiyay sheekheena ee madax tuugo ah iyo ciidan mooryaan ah iyo shacab qabyaalad dilootay ficil ma ahaane hadal wuxu utaribaa yar. Culumadiina siyaasadii iyo ganacsi siyaasadaysan ayay kumashquleen.Allaha kuxifdiyo Sheekh

  • @Xamseaxmadaadan568
    @Xamseaxmadaadan568 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sodhawada xalQada 2aad❤

  • @A.Hassan-h4t
    @A.Hassan-h4t 7 วันที่ผ่านมา +1

    👏🏽📝 xaqiiq wye ya fahmaya lkin

  • @SaxaabiMedia
    @SaxaabiMedia 7 วันที่ผ่านมา +11

    Wadaad ictisaam ma rabno ee sh xasaan no keen

    • @hosingoofficial
      @hosingoofficial 7 วันที่ผ่านมา +1

      Hada isku kala socno diinta, qabiil ama muqaal sidee nabad ugu wada nolaan karnaa.

    • @hallad598
      @hallad598 7 วันที่ผ่านมา

      Xasaan UGUS weeye.

    • @hosingoofficial
      @hosingoofficial 7 วันที่ผ่านมา +2

      @@hallad598 habel wa sidaa danbi mooye dhiif maleh wll.
      Iska aamus hadadan wax wngsan ku hadleyn

    • @abchiryou95
      @abchiryou95 7 วันที่ผ่านมา +1

      Arin ka waynbaa meesha yaala, umadbaa loo fikirayaa sidii loo bad baadinlahaa, sheekada ictisaamka dib inoogu dhig waa isku soo noqonaynaa

    • @companions.610
      @companions.610 6 วันที่ผ่านมา

      Diin baa wax weliba kahoreysa wll, qaciido sax ah ba na anfaceyso​@@hosingoofficial

  • @xamzeali9375
    @xamzeali9375 3 วันที่ผ่านมา

    @Abdijaliil wll shiikh mustafe na waraysi layeelo

  • @harisp2188
    @harisp2188 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikha wu sheegay umad xun madax xun rabi ku imtixaana garguurte kale

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 6 วันที่ผ่านมา

    Sheekhu si wacan buu arrinta madaxda uga hadlay laakiin waxa is weydiin leh;
    1. Somalidu culimada way aamminsanayde saw Itixaad/Ictisaam ma lumin.
    2. Saw dhiigga muslimka may daadin welina ma wadaan (Shabaab iyagay ka go'day.
    3. Muslimiinta ururro lagama oggolee saw iyagu firqooyinka naafeeyey maaha ?
    4 marna maka maqasheen waannu ka toobbad keennay waxaannu dhiig & dhib geysannay?
    5. Kursiga iiga kac uun baannu u aragnaa fikirka Ictisaam iyo Ikhwaane nasiixo maaha.
    Xalkuna waa in la toobbad keeno oo loo noqdo diinta iyo culimada saxda ah ee SALAFKA ee wanaag iyo naseexo dhaba ummada u haya kana caafimaad qaba khiyaamada iyo dhiigga ummadda

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 7 วันที่ผ่านมา

    Wow sa usugayy 💯💯

  • @mahamedaadam
    @mahamedaadam 7 วันที่ผ่านมา +1

    Walhi wa vedio anfac leh❤

    • @companions.610
      @companions.610 6 วันที่ผ่านมา

      Ha dhaaranin wll

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam 5 วันที่ผ่านมา

      @companions.610 agteedaan ka hadlin waa i anfcay dhib malahn sxp hayeh 😂

  • @companions.610
    @companions.610 6 วันที่ผ่านมา +1

    ولو أرادوا الخروج....ayadu asagu maquseyso miyaa

  • @muugso7775
    @muugso7775 7 วันที่ผ่านมา +2

    Nio siyaasi soomliga io qaab maamulka galbeed laga keenay wa fashilmeen ee wadadaan qoriga wata aan tijaabino soomaliyeey

    • @mohamedabdi4295
      @mohamedabdi4295 7 วันที่ผ่านมา

      Tijaabadiisa waalakasoo daalay waa gaalisiiin iyo Muslim xasuuqit soobe 1 ,2 iyo hargaha iyo saamaha iyo maxkamada xasuuqa uu ka geeystay wali lama iloobin ee hogaamiye wuu buuxaa wuuna imaanaa insha allaah.

    • @muugso7775
      @muugso7775 7 วันที่ผ่านมา

      @mohamedabdi4295 xassan sheekh wa atmis io itoppiyaan 50,000 soomaliya laayay ma kaas si wadaana libaax

    • @mohamedabdi4295
      @mohamedabdi4295 7 วันที่ผ่านมา +1

      @@muugso7775 khawaarijta wax eey kuu aamisanyahiiin Ayaaba jirin saaxiib in eey ku Galisiiiyaan ama Jaajuus iyo camiil waaye eey dhahaan in Muslim la xasuuqa lee wax kale majiraan , mujrimiinta marna lama tijaabinkaro , Xasan Sheekh Muslim ma xasuuqa mana isku dhawa qof dhiiga islaamka xalaalsaday oo kitaabka illaahay grab marray xataa Masaajid oo Guriga illahay ah dadka muslimiinta aan ku cafineeynin ma la mid baa xasan Sheekh oo madaxweyne somaliyeet ah oo mujaahid khawaarijtaasa la dagaalaya waa maya maya maya.

  • @companions.610
    @companions.610 6 วันที่ผ่านมา +1

    Odey jirjiroole yaal ayaa kubatay culimada, hada iyo meesha shacabka ubato marayaan, ee mxa xaq ah kama hadlayaan

  • @BisharAbdi-tb9xh
    @BisharAbdi-tb9xh 7 วันที่ผ่านมา +1

    Run ayuu ka Hadlay shekha
    Anaga diyaar uma NiHin dowlad Nimo

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 3 วันที่ผ่านมา

    Waa shahiid lkn shahiid ilaahay maahane ee waa shahiid wadanka aakhirana camalkiisa ayuu latagayaa

  • @MahuMuha145
    @MahuMuha145 4 วันที่ผ่านมา

    Wareysiga culmada soo badi sidan camalana uwareyso

  • @Adan974
    @Adan974 7 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂 war wadaadkan miskiinka ah naga daayo warkiisa waan ku cajisnee

  • @0markassim21
    @0markassim21 7 วันที่ผ่านมา

    Sheeqaan xasan sh waa inuu umagacabaa dib u dhiska ciidamada qibrada uu u leeyahay darteed

  • @Baanaaproduction
    @Baanaaproduction 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xigmada waa in diinta wax walba lagu dabaqo

  • @Nafiiss2
    @Nafiiss2 2 วันที่ผ่านมา

    FADLAN HUUNO
    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haarun

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 6 วันที่ผ่านมา

    Hada wadankan aan joogao milltary hospital ku waa ka ugu qaalisan

  • @CaasimAweis
    @CaasimAweis 5 วันที่ผ่านมา

    Wadaadkaan wadankan maba u dhalanee amaankiisa maxaa ka galey !?

  • @Jannodoon1212
    @Jannodoon1212 7 วันที่ผ่านมา

    Dhibka inna haysta waxa weeye kuwa an doorano o ina khiyaameya,waxan odhan laha dadka somaliyed yaysan siyaasi dambe dooranine toos madaxwaynahaoda ha u doorteen,iyagon cidna ku halaynin

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 6 วันที่ผ่านมา +1

    sheikh somali maxaa adi kaaga jira eletariyaa lagaaga baahan yahay e orod nio

    • @Tuxtux_Alhaadi
      @Tuxtux_Alhaadi 6 วันที่ผ่านมา

      Adi maa ka xigo soomaalinimada 😂😂

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl 7 วันที่ผ่านมา

    Ictisaam waxay diidaan iyo waxay rabaan toona Lana yaqaan
    waxoodu waa shinbiroow heesa

  • @drmohamedrage7704
    @drmohamedrage7704 7 วันที่ผ่านมา +1

    Cidwalba kamahadli karto amniga waad khaldantahy sxb waxkasta ha iska gudbin

    • @2pacgilsi589
      @2pacgilsi589 7 วันที่ผ่านมา

      dalga dhibka ka jirto waa caasho garato khabiir uma baahna ka hadlidiisa

    • @ciraaqrvp8364
      @ciraaqrvp8364 7 วันที่ผ่านมา

      Waa nasteexo mdx wadanka lasiinayo

  • @2pacgilsi589
    @2pacgilsi589 7 วันที่ผ่านมา

    shiikha Vaseline afka kamari intaadan ka duubin muuqaal intaas ma fahmi weeysy

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam 7 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin , Allaha caqli fcn hku siyo .
      Kumashquul weerihisa .

    • @MUUMIN252
      @MUUMIN252 7 วันที่ผ่านมา +2

      muhiim maaha afkiisu lkn waxa muhiima ah waxa ka soo baxaya

  • @YonisMohammed-m6w
    @YonisMohammed-m6w 7 วันที่ผ่านมา

    Shiiqow macliminta iyaga ayaa dhiban bee mishaarka maxaad ugu reebee.

  • @shariifmedia3307
    @shariifmedia3307 6 วันที่ผ่านมา +1

    He isn't somali why he is talking about our situation

    • @Foozii-y1x
      @Foozii-y1x 5 วันที่ผ่านมา

      Bro horta sheekhan wxn maqlay inuu dhahay oromo iyo somali baa iska key dhalay ee sax miyaa

    • @abdifatahahmedhashi
      @abdifatahahmedhashi 4 วันที่ผ่านมา

      @@Foozii-y1xmaya abihii baa eritarian aha hoyadi ba somali ah

  • @ahmedfarah3340
    @ahmedfarah3340 3 วันที่ผ่านมา

    Abdijaliil waraysiyadaada waan daawadaa wadaadkase su aalihii loo baahnaa maadan waydiinin maalinba waddo ayuu qaadaa Maraykan waxaa Looga caydhiyey Arrimo diineed hadana cilmaani ayuu umuuqdaa su aashu waxay tahay why?

  • @IsseAbdi-f4b
    @IsseAbdi-f4b 7 วันที่ผ่านมา +2

    Kan waa murtadiinta ictisaam 😂😂

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 7 วันที่ผ่านมา

    Sheekhani waa argagixiso itixaad buu ahaa imigana waa ictisaam markaa shabaab waa dadkiisi laakin anaa ku xukumi iyo anaa ku xukumi ayay ictisaam iyo ashabaab isku haystaan waa beenta jooji dheh

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaanoo kale hanoo keenin c jalilow kan maxaa laga waydiin Somalia diinta Islaamka iyo Diinta dimuquraadiyada yuuba kala garanayne diimihii buuba beerka isugaliyaye

  • @nomadchannel2823
    @nomadchannel2823 7 วันที่ผ่านมา

    Gebdaha somaliyeed ma jihad bay kujiraan?

  • @abdiahmed2301
    @abdiahmed2301 7 วันที่ผ่านมา

    Runta ma la isku sheegi Kara.

  • @dalxajanuu8249
    @dalxajanuu8249 7 วันที่ผ่านมา +1

    Munaafaqaddii oo qamiis wadata,😂

  • @wabaxa
    @wabaxa 7 วันที่ผ่านมา

    Who the hill are you SHEKH TUUGOW OO TIKREE AH
    BADA DABOOLO DULI FOQOL DULI ADIGA WAX INOOMA SHEGESID

  • @FahimAnimals
    @FahimAnimals 7 วันที่ผ่านมา

    War nio maxa kaaqaldan culimada cilmi diin baa loogu tala galay ee cilmi io waana rabna culimada siyaasad hala aadin please❤

    • @MohamedMohamed-eb6bc
      @MohamedMohamed-eb6bc 7 วันที่ผ่านมา +1

      Siyaasada hadey qaldanthy culimada Wa iney kahadlaan siyaasada lagu sheegayo nah Wa ilahey kacabsi iyo cadaalad wanagsan aad kula dhaqanto umada madaxa uthy I hope u understand that

    • @Tuxtux_Alhaadi
      @Tuxtux_Alhaadi 6 วันที่ผ่านมา +2

      Siyaasada saxda ah waa tan rabbi iyo rasuulkisa ka hadlan culimadana waxay ku hadlan afka rasuulka

    • @MohamedMohamed-eb6bc
      @MohamedMohamed-eb6bc 5 วันที่ผ่านมา +1

      @@Tuxtux_Alhaadi right

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 5 วันที่ผ่านมา +1

    Abdi jaliiilow Sh xasaaan noo keen kuwaan naga daaaye hadii kale nagu kala wad sbxw.

  • @YonisMohammed-m6w
    @YonisMohammed-m6w 7 วันที่ผ่านมา

    Shiiqow macliminta iyaga ayaa dhiban bee mishaarka maxaad ugu reebee.