Midfog Tech
Midfog Tech
  • 7
  • 15 307
Sida Loo Soo Dejisto Google Chrome Hadii Uuna Kuugu Jirin Computer-kaaga
Sida loo soo dejisto Google Chrome PC ama Laptop-ka? Casharkan, waxaan kugu tusayaa sida loo soo dejisto oo loona Install garaysto browserka Google Chrome ee kumbuyuutarkaaga Windows. Habkan fudud ee loogu heli karo Chrome PC-ga iyo Laptop-ka gabi ahaanba waa bilaash.
Halkan ka booqo Website-ka
ninite.com/
Haddii aad wax su'aalo ah qabtid inta aad ka soo dejisanayso Google Chrome PC & Laptop.
Fadlan igula wadaag qaybta faalada Comment-ska
Muqaalkan hadii uu ku cajabiyo Fadlan Like, Share, hadii aad ku cusub tahay Kanaalka Subscribe
มุมมอง: 14 558

วีดีโอ

Sida layskaga xiro Programm-yada lasoo kaca Computer-kaaga marka aad daarto
มุมมอง 188ปีที่แล้ว
Sida layskaga xiro Programm-yada lasoo kaca Computer-kaaga marka aad daarto
Samsung Galaxy M12 LCD Touch Screen Replacement Guide Repair | A12 | F12 Afsomali.
มุมมอง 144ปีที่แล้ว
Muqaalkan waxaan si tallaabo-tallaabo ah kugu tusi doonaa sida loo hagaajiyo loona beddelo muraayadda LCD-ga haday kaa jabto / dillaacdo ama ay kuu shaqayn waydo taataabashada muraayadda Samsung Galaxy M12, A12, F12 Models - SM-A125F/DSN SM-A125F/DS SM-A125F SM-A125M SM-A125U SM-M127F/DSN SM-M127F, SM-M127F/DS, SM-F127G, SM-F127G/DS, SM-M127G, SM-M127G/DS, SM-F127G, SM-F127G/DS, SM-F127F, SM-F1...
Samsung Galaxy A03s Original Display Replacement Afsomali
มุมมอง 90ปีที่แล้ว
Samsung Galaxy A03s Original Display Replacement Afsomali

ความคิดเห็น

  • @kingmaankahiye7677
    @kingmaankahiye7677 หลายเดือนก่อน

    Mahsanid

  • @AyoupAli-u3l
    @AyoupAli-u3l หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mclin

  • @AishoAbdullahi7
    @AishoAbdullahi7 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks anoo rafaaday ii sharaxde😍😍

  • @nourmohamed2522
    @nourmohamed2522 2 หลายเดือนก่อน

    M acalin aad ayaad u mahadsantahay waan ku wareersanaa aniga runtii laakiin hada waan helay markii aan fiirsaday vidoega

  • @pdf5_
    @pdf5_ 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid saaxiib dhowr jeer ayaan video raadiyey

  • @Munasar-17
    @Munasar-17 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustad

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad wlhy waxyaabo badan oo aan collage ka la igusoo barin ayaad muqalkan igu bartay waxan jeclaan laha inad casharo kale nooga soo samayso farsamadan.

  • @ifraaxmaxamed554
    @ifraaxmaxamed554 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ustaad

  • @CaashaFaarax-kw1kh
    @CaashaFaarax-kw1kh 4 หลายเดือนก่อน

    Wll ima soo dagayo maxa qaldan

  • @maryamacabdirisaq337
    @maryamacabdirisaq337 6 หลายเดือนก่อน

    Wllo sobadi wan kafaide mahadsanid

  • @saprineyy
    @saprineyy 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you Prather million times🥰

  • @Mahad-lk6ze
    @Mahad-lk6ze 9 หลายเดือนก่อน

    Macalin ad iyo ad umahadsantahy

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle 11 หลายเดือนก่อน

    Jaza kalah akhii ilahy haku xsfido wan ka faidnay

  • @danlahelay
    @danlahelay ปีที่แล้ว

    😊😊

  • @danlahelay
    @danlahelay ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing this information 😊

  • @qalbinuurachannel9680
    @qalbinuurachannel9680 ปีที่แล้ว

    Thanks bro keep goin wax badan baa kaa faaidrey bal noosoo duub sida play store loogu soo dejisto labtopka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedNour-o3m
    @AhmedNour-o3m ปีที่แล้ว

    thanks for sharing this ❤

  • @themidfogtech
    @themidfogtech ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsan tahay daawashadaada

  • @cabdishakuraxmedm
    @cabdishakuraxmedm ปีที่แล้ว

    Great lesson 🎉

  • @AyaanAbdi-n6f
    @AyaanAbdi-n6f ปีที่แล้ว

    Hore usoco wllo

  • @AminaMohamed31
    @AminaMohamed31 ปีที่แล้ว

    Horey usocda midfog teams 🥰

  • @hel-techrepair
    @hel-techrepair ปีที่แล้ว

    Masha allah Keep up the good work Midfog Tech 🤩🤩