Gobaha wax lagu cuno dhalinyaro badan oo danyar ah aya ku dayacan- Humanitarian & life coach

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 185

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +52

    fadlan subscribe dheh youtube channel kena mhdsnid wll

    • @Mowlidarchitect
      @Mowlidarchitect 6 ปีที่แล้ว

      احمد

    • @xuska2015
      @xuska2015 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmaad Zawaaj whats yr namber bro

    • @انيسةعثمان-ل7ف
      @انيسةعثمان-ل7ف 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmaad Zawaaj masha Allah qeer Allah kusiyo cimri oo duqnimo kujiro Allah kusiyo Allah dartisa ayaan kugujeclahay

    • @abdifatahmuhyadin5749
      @abdifatahmuhyadin5749 6 ปีที่แล้ว +1

      Sxb wa dadaalaysa Maalin waxa gaari doonta dunida oo dhan lagaa a qoonsado
      Lkn camalkaada ilaahay dartis u qabo ilahay wa u ogyahay qalbigaada waxa Ku jiro

    • @zowdazowda4375
      @zowdazowda4375 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj Ala ilahow kafarxi sad masakinta oga farxisay mashallah tabarakallah👍

  • @munashmedia2386
    @munashmedia2386 6 ปีที่แล้ว +10

    Brother You must not lose faith in humanity. Humanity is an ocean; if a few drops of the ocean are dirty, the ocean does not become dirty I myself I support you

  • @samsamamin9890
    @samsamamin9890 6 ปีที่แล้ว +16

    Maasha Allah waa arin ku dayasho mudan walal, sidaa masaakinka ugu naxariisto adna Allaha ku gu naxaristo.
    Aamiin waxaa rajeynaa inaa walaalo badan kugu daysadan

    • @abdulahiahmedraage7113
      @abdulahiahmedraage7113 6 ปีที่แล้ว

      mansha allaah wlhi kudayash ayow madan yahy lkn sidaqo hadhoho madam anahy maslimin

  • @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
    @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah allaha kuxafido powe horo usoco 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 6 ปีที่แล้ว

    Axmed brother alaah kaa farxiya aduun iyo aaqiroba alaah ayaa kula doontey inaad masaakiinta ka farxiya adna wuu kaa abaal Marin walal runtii qof ilaahey jecelahay buu shaqada shaqadaan u dooraa rabi hakuu garab galo aamiin

  • @the_smiling_3644
    @the_smiling_3644 6 ปีที่แล้ว

    GOD BLESS U my dear brother.I salute for the humanity behind your thinking capacity .Your kindness touched my heart so deeply that your actions left me fallen into tears.

  • @fatumaladan4001
    @fatumaladan4001 6 ปีที่แล้ว

    Runtii markaan aarko sidaa Quruxda badan oo aad uqawiso danyartaa . dhabtii wn ilmeeya .Masha Allah way adagtahey waqti xadirkaan iin lahelo Qof sidado kaale naxarista ee Ku dhahantahey horeey usoco walalo Allah waxaan kaga baryaya aqiro iyo adun inaad libanto insha Allah

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 6 ปีที่แล้ว +27

    Ahmed zawaaj wiil naxariis badan alaha kunaxariisto adna adun iyo aqiraba 😘

  • @araheyhiddig7088
    @araheyhiddig7088 6 ปีที่แล้ว

    Walaahi magaca illaheey sw baan ku dhaartaye hadaanan u naxariisan dadka jilicsan iyo kuwa dan yarta ah inaan gaareen meel fiican run ahaanti waxaan isku arkay nin calool adag laakiin clipkaan waa la ilmeeyay axmed jazaakallah bro fadlan soomaaliyay ninkaas la xadhiidha axmed ah gacan qabatana waa shaqsi wanaagsan maa shaa Allah

  • @saciidomaxamed43
    @saciidomaxamed43 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah Ahmed zawaaj kheyr ilahey haku siiyo wax fiican ayad sameysay wlhi mar walba waxan arkaa adigo dad cawinayo sida aad dadkaas ugu firxiso ilahey hakaga firxiyo guul ayan Ku rajeynaa waxa tahay qof Ku dayasho mudan wlhi

  • @abdijalilabdi251
    @abdijalilabdi251 6 ปีที่แล้ว

    Nin ku dayasho mudan brother allah ha kula garab galo hooshaad wado Geesi soomaaliyeed 😍👍

  • @abdullahiahmed676
    @abdullahiahmed676 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi dadka qar waxay TH-cam ka u furtan inaay rawan sogaliyan Lkn wllkena wuxu u furtay wllhena dhiwatesan ku caawiyo wankugu faraxsanahaye Ahmed Masha Allah illahey haku baraakeyo

  • @zubacabdalla3552
    @zubacabdalla3552 6 ปีที่แล้ว +20

    Haday dadku saan ku jeclaalahayeen waxba inagu ma dhici lahen waa nin ku dayasho mudaan

  • @abshiribrahim3588
    @abshiribrahim3588 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll illahay haku naxaristo adna masakinta sida ogu naxarisanaysid qof wanagsan aya tahay jazakallahu khayr

  • @sayidcalisharriif7594
    @sayidcalisharriif7594 6 ปีที่แล้ว

    waw masha allah nolosheeyda waxaan kufagaraa inan dadkeeyga wax u qabto
    adigane kudasho aaad u wangsan ayaa mudantahay thanks (we are young leaders)

  • @hassanhaamud9316
    @hassanhaamud9316 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah Ahmed zawaaaj walaal ku dayasho mudan, Horay usoco oo haka daalin caawinta dadkaada.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 ปีที่แล้ว

    Maashallah way fiican tahay in ka caawiyo caruurta iyo dadka danta yar waa barnaamish fiican waxaan kalo fiican in wax loo sheeqo dadka caruurta dayacay ee kuwa dhalay

  • @abdikafidanjir6739
    @abdikafidanjir6739 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u gargaaro dadkeena.

  • @balladinhokeeyow6356
    @balladinhokeeyow6356 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah dadka dhan saan hadee noqo lahaayen hormar aa gaari laheen ilahey haku barakeyo

  • @faadumafaaduma6014
    @faadumafaaduma6014 6 ปีที่แล้ว +4

    Maashallaah walaal waxaa tahay wiil wanaagsan mar walbo oo aan daawado programada aad wado waan la ooyaa waana ku farxaa sida dadka aad u caawiso waan ku mahadsan tahay 100/100 waxaan rajeeynayaa wiilal iyo gabdho ineey soo baxaan oo adigoo kale inshallaah

  • @dw2190
    @dw2190 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah.
    Jazakalaah kheer wiil Somali.
    Allha ha ku xiftiyo.

  • @fai602
    @fai602 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi ooyin ba iga timadey it is a great sighn of humanity inshaallah i will try to help the poor illahi Ahmeed zawaaj haku barakeyo

  • @oats2330
    @oats2330 5 ปีที่แล้ว

    You Did Good job my brother masha Allah

  • @AmineAmine-nv4jb
    @AmineAmine-nv4jb 6 ปีที่แล้ว +12

    Allah maxay farxaysaa markay hooyadi aragtooooo farxadaso keliya ayaad ilahay ugudhawanaysaa in ka badan qiyaas banii adam..

  • @aluul6875
    @aluul6875 6 ปีที่แล้ว

    Ahmed zawaaj allow kuxafid wallahi you doing great job. Aaqira janadii allah hakuugu bishaareryo sidaa kusoco

  • @kooman6021
    @kooman6021 6 ปีที่แล้ว

    دالك الاحسانmansha Allah inaynu is caawinaynaa waa wax weyn oo qiima badan.

  • @ضياءالدين-ظ9ق
    @ضياءالدين-ظ9ق 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahay quraankis hadad lacaga ku bixisay maga ranko inta ajar ah ee laga helayo waayo intas wax ka yar buu allaha ku bixiya ajar fara badan

  • @iqrayareeychennal8053
    @iqrayareeychennal8053 6 ปีที่แล้ว +7

    abowe wlhi waka helay naxaristada allha kuu naxaristo aduun iyo aqiro saqirka wat ka farxisat wlhi

  • @abdiselamhajinur6938
    @abdiselamhajinur6938 6 ปีที่แล้ว

    Jasaaka allaahu khayraa walaalo waan ku farxay sida aad dadkeena ugarab taagan tahay

  • @nimcomacalin6805
    @nimcomacalin6805 6 ปีที่แล้ว

    Manshallah Ahmed zawaj Allah kubarakeyo will naxariiis badhan aya tahay

  • @abdikadirabdirizak6833
    @abdikadirabdirizak6833 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi your doing a good job May Allah bless you bro continue with these good and never stop May Allah guarantee you in jannah

  • @mobicentre2448
    @mobicentre2448 6 ปีที่แล้ว

    Mashallha abowe laha janadtul ferdwes a ngula kulmeyo

  • @nawalsharaf3431
    @nawalsharaf3431 6 ปีที่แล้ว

    masha allaha wlhi waxad tahay wiil lodaydo aya tahay wlhi hade somali wan hade adigo kale hade anlahed marhore garilahayan ilahay haku dhowro

  • @yusramohamed5399
    @yusramohamed5399 6 ปีที่แล้ว

    Masha.alah ilaah haku naxariisto walahi wan ku farxad

  • @ibrahimoviczlatan8652
    @ibrahimoviczlatan8652 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxan u bahanahay inaan isku naxaristo si uu ilaaaaah nooku naxaristo Wiilkan waaa wiiil laku daydo Mansha Allah

  • @fowsiaabdullahi998
    @fowsiaabdullahi998 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wll wad kafarxisay wiilka yar Allaha ka farxiyo adigna👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @nimcoqaali214
    @nimcoqaali214 6 ปีที่แล้ว

    axmed zawaaj allh darti ayan ku jecelahay allah ha ku xifdiyo aamiin

  • @sabriinadiamond8089
    @sabriinadiamond8089 6 ปีที่แล้ว

    mash allaah wll wanaag iyo khayr bad haysaa alle ajar iyo hasanaat hakaasiiyo umadeenana alle ha ugargaaro guuleysta Insh allaaah

  • @6163-r1y
    @6163-r1y 6 ปีที่แล้ว

    Wallahi dadkeena oo dhan hadiisidaan ookale wada ahaanlahaayeen walee Heer ayaanwadagaarileheeen runtiii

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 ปีที่แล้ว

    allaah kaa farxiyo sidaa masaakiinta uga farxisey

  • @abdirahmanmahamad1835
    @abdirahmanmahamad1835 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah nolow wll in badan alle haku sharfo ahmed zawaaj nin dhalinyaraa dadaal badan ayaa tahay

  • @MunamaankaMunamaanka
    @MunamaankaMunamaanka 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ajir allah haka siiyo👐 walalkey

  • @xuseencaydiidjaamac4287
    @xuseencaydiidjaamac4287 6 ปีที่แล้ว

    My allah bless U bro wllhi waan ooyay ..Allow Somalia waa aragta ..😭😭😘😚

  • @aftersearch7994
    @aftersearch7994 6 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah jazaa ka llahu wll sidaa aad wiilkan ugu farxisy ilahy hakaga farxiyo mahadsanid😓☺

  • @suhuurmuuse6693
    @suhuurmuuse6693 6 ปีที่แล้ว

    Wlho waan ilmeye wllky allaha ajar iyo xasanad haka siyoo

  • @edarusabdullahi4855
    @edarusabdullahi4855 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll guul aan kuu rajaynaa

  • @axmedsaadaq2002
    @axmedsaadaq2002 6 ปีที่แล้ว

    Maa sha Allah Ahmed dadka oo dhan haday noocan oo kale noqdaan somalia cidna ma baahatee
    Lkn talo markaad video soo gelinesis music ga wax kale ku bedel
    Mahadsanid

  • @farxaanmaxamed5330
    @farxaanmaxamed5330 6 ปีที่แล้ว

    Ilahow kuu naxariiso sawaaj wiil naxariis bdn wllkey

  • @Abddul100K
    @Abddul100K 6 ปีที่แล้ว

    Ahaamd zawaaj I hope I'll be just like you insha allah 🙏🏾

  • @ruqiyaraqiya8035
    @ruqiyaraqiya8035 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah wax ku dhiba alle kuma tuso

  • @simanali3422
    @simanali3422 6 ปีที่แล้ว

    Mash allah wlhi waa wiil ficn

  • @mohamedOsman-sw1dx
    @mohamedOsman-sw1dx 6 ปีที่แล้ว

    Haldoor somaliyed horey usoco

  • @thesixthree3834
    @thesixthree3834 6 ปีที่แล้ว

    Keep inspiring the youth bro 🙏🏾🙏🏾

  • @mmmsannnsa5701
    @mmmsannnsa5701 6 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqdii nolash wiilkan waxa dariimi kara qof kii somaray noloshiiso kale ama shaqsi naxariisbadan oo ahmed oo kale ah.ani shaqsi ahaan waxan so maray nolasha wiilkan oo kale. wana dareemaya dhibatada naxariis la anta ee dad badan oo ladan.ahmed ilahay haa ku barakeeyo hawshana ha ka dalin wll

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah maasha Allah Maasha Allah 🌿🍀☘️🍀☘️🌿 Alloow dadka U gargaareyso U gargaar Garabkooda6 gal Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @darwiishboy8684
    @darwiishboy8684 6 ปีที่แล้ว

    Alleh khayr hakusiiyo

  • @maxamedamiin4358
    @maxamedamiin4358 6 ปีที่แล้ว

    Axmed sxb maxane hore usoco farxad aqirane allaha kusiyo waligana dhib hamudan howshana horay uwad

  • @maryanmuhudiin4208
    @maryanmuhudiin4208 6 ปีที่แล้ว

    masha allaha ajiir allaha kasiyo

  • @mustapham20
    @mustapham20 6 ปีที่แล้ว

    ilahay naxariistisa jano haku siiyo wll qalbigaga sheydan ku yuusan isku dayin inu wax kale ka dhaadhac siiyo waayo wa cadow wuxu rabu kugu shekeynaya wxn ilahay kaaga baryaya shaqadan aad haysid marwalba iyo wanaagan farahabadan inaad noqotid ku ilahay oo kaliya sharaf iyo cizi iyo lakulanka Alle ku raadiya ooda noqon mid bini Adam sharaf iyo cizi uga raadiya manatihid manafilayo inaad noqon doontid.
    Waa riyada kaliya oon mustaqbal ka ka leeyahay inan ummada muslim ka odhiban caawiyo insha Allah #Spreadlove wan qiiroday sida hagar li'ida ood yariiska madaxa uga shumisay
    #Respect
    Ahmaad Zawaaj

  • @shakurstudio4723
    @shakurstudio4723 6 ปีที่แล้ว

    Big respect

  • @abdii9086
    @abdii9086 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah wall ☝️☝️☝️☝️☝️😍😍😍👍💙🇸🇴🤝

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 6 ปีที่แล้ว

    Mash allaah allah Haku barakeyo wil somaliyed o ku dayasho mudan aya tahay

  • @falastindalmar2758
    @falastindalmar2758 6 ปีที่แล้ว

    Allah haku xafido wllkey

  • @abdimalikahmed9709
    @abdimalikahmed9709 6 ปีที่แล้ว

    Allah hakubarakeyo

  • @mosa11cr77
    @mosa11cr77 6 ปีที่แล้ว

    Naxiistada haday somali lahan Laheed waay isku narisni lahayeen aduni iyo aqiro allah ku naxiristo amiin ku soco sidan wll qali

  • @roroabdi4071
    @roroabdi4071 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahow Ku barake Ahmed zawajow

  • @claahiibrahim1880
    @claahiibrahim1880 6 ปีที่แล้ว

    M. a allah haku xafido

  • @Heba_ib
    @Heba_ib 6 ปีที่แล้ว

    الله يكثر من امثالك 😢❤

  • @najamsharif1690
    @najamsharif1690 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @khalidkaar9054
    @khalidkaar9054 6 ปีที่แล้ว

    Allah haka jasa'i siiyo sadaqada aad bixisay.
    lkn wax ilmo iga keentay dhunkashada/Shumiska ilmaha yar fooda ka shumisay.

  • @abduweliibrahimmuudey7718
    @abduweliibrahimmuudey7718 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah allow dhaaf ahmed

  • @huddahusseingebert7210
    @huddahusseingebert7210 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah somaliya hanoolaato

  • @shukriyasin5906
    @shukriyasin5906 6 ปีที่แล้ว

    halkaa kasii wad inshaaa Allaah kii horay usocda mooyee Alle kaama dhigo mid gadaal usocda jzaaklaah

  • @quruxwanag6996
    @quruxwanag6996 6 ปีที่แล้ว

    Msha allh wllo

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah sidaad ugu farxisid masaakiinta rabi hakaaga farxiyo aamiin

  • @mohamedcoonka6685
    @mohamedcoonka6685 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @binhuskaofficial4811
    @binhuskaofficial4811 6 ปีที่แล้ว

    Ahmed zawaaj shaqa fcna heysa wll qali waxa tahahy wll wagu daydo nooloow

  • @nasraadan3265
    @nasraadan3265 6 ปีที่แล้ว

    Allah kaa farxiyo adun Iyo Aqiraba walal Masha Allah

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 6 ปีที่แล้ว

    wlhi waan ilmeye ajarkas kama habaabayo insha'allah inaguna wan kuso cawineyna insha'allah number an hayo kga ma yahay sen ku ogàn kara

  • @shaymahassan3836
    @shaymahassan3836 6 ปีที่แล้ว

    M sha allaah alle ayaa abalkada gudi karo halka ka sii wad caWinta dadka danyarta ah

  • @abdullahialasso1118
    @abdullahialasso1118 6 ปีที่แล้ว

    مشا الله وتبارك الله ويرحم والديك الله يحفدك

  • @soo7971
    @soo7971 6 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @hunterbirkanhunterbirkan9059
    @hunterbirkanhunterbirkan9059 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 6 ปีที่แล้ว +1

    I carried omg Allah balss you 😍😍😍😍😢😢😢😢

  • @huddahusseingebert7210
    @huddahusseingebert7210 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah

  • @mbe77
    @mbe77 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku dhowro madama aad wax wanaagsan sameysay

  • @engrashka3939
    @engrashka3939 6 ปีที่แล้ว

    Sidaa uga farxisay ilaahey hakaaga farxiyo malinta qiyaamo walal axmed zawaaaj

  • @munashmedia2386
    @munashmedia2386 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah bro what ever they say to you never give up

  • @samatarabdillah2638
    @samatarabdillah2638 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wll Allaha adigana wixi ka dhiman ku siiyo amiin

  • @tareqziyad6381
    @tareqziyad6381 6 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah Walal ilaahey haa kubarakeeyo

  • @canabhajicabdulaahicanabha311
    @canabhajicabdulaahicanabha311 6 ปีที่แล้ว

    Sxb axmad sawaaj ilaahey hakaa abaal mariyo

  • @abdullahiahmed676
    @abdullahiahmed676 6 ปีที่แล้ว

    Waa inaa Ahmed ku adana Wlhi

  • @maalintaada7731
    @maalintaada7731 6 ปีที่แล้ว

    M.a waan ku fraxssnhy😊 ilaahow ajarkeda aduun iyo aqribo kaa sii
    Somalidane..........

  • @shukriyasin5906
    @shukriyasin5906 6 ปีที่แล้ว

    m.Allaaaah wll zawaaj Alle oo kliya ayaa kuu abbaal gudi kra Alle hkaaga farxiyo sidaad uga farxiso wallaaleheena an waxba hysan

  • @rawdaawad8825
    @rawdaawad8825 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh hore usoco akhii oohakadaalin caawainta iyo waxtarka walaahaaga dhibban

  • @alfanaankhadarkeeyow7610
    @alfanaankhadarkeeyow7610 6 ปีที่แล้ว

    Axmed zawaaj Nlw Inty Nolol jirto ok

  • @bushraahmed278
    @bushraahmed278 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah Ku barakeyo walal qaali😘😘

  • @NimcoChannel279
    @NimcoChannel279 6 ปีที่แล้ว

    Walaal waad ogaa ooysiseey walahii janada ilaheey abaalkaga haa gadhiigo

  • @dhahira4859
    @dhahira4859 6 ปีที่แล้ว

    masha allah aboowey ilahay kheer badan ku siiyooo