Reer burco iyo shukaansi waalan maxa kala qabsaday🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 837

  • @SoyafilmsStudio
    @SoyafilmsStudio 2 ปีที่แล้ว +330

    Jeel miyaa lagaa soo daayay 😂😂😂burcoyaaloow waan idin wataa abaaba 🤣🤣🤣

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +19

    Wali burco gobol lamid ah maan arag ragii daaye haweenkiiba kuu hanjabaya 🤣🤣👍❤
    Reer burco waan iniwataa is muujiya burco.
    Jakarta legend in the building weewe ✌ another level challenge 💯💯👍❤❤

    • @calixasan1599
      @calixasan1599 2 ปีที่แล้ว

      mudug gobol la yirahdo inuu jiro miyaad ilaawday?

  • @abwaandaad954
    @abwaandaad954 2 ปีที่แล้ว +76

    Sakariyow noo soo badi public pranks-ka sxp 🤣😂

    • @aminayanleofficial3625
      @aminayanleofficial3625 2 ปีที่แล้ว

      Baro ninku xamar ma joogo rer burco bud iyo tooreey lagama waayee ninka isbitaal ha dhigin 😂

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 4 หลายเดือนก่อน

      Ha kuu soo baxo kkkkk

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h 2 ปีที่แล้ว +32

    Reer burco dad aan bilaa Sabab jeclahy.
    Allah idin xafido😘💙

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 2 ปีที่แล้ว +33

    Soo badi public pranks yaa waa waali qosol 😅😅😅😅

  • @xamsecabdi8323
    @xamsecabdi8323 2 ปีที่แล้ว +16

    The best prank in the year
    Legend of the legend
    Soo badi prankiyada

  • @ceowhyaz6984
    @ceowhyaz6984 2 ปีที่แล้ว +28

    Nah fam wallhi billahi I couldn’t hold the laugh istakhfurallah ninyow ciyaarta ka daa masjidkaa 🤣🤣🤣🤣

  • @teamwiilhoog2340
    @teamwiilhoog2340 2 ปีที่แล้ว +21

    😂😂😅GUNG JAKAARTA WAKU WTA FROM HERGIESA👿🔥📍🔐

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 2 ปีที่แล้ว +20

    Soo Badi sxp wllhi waa funny 👍👍

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +15

    #Ilmo yar baabad aniga iila eegtee,inamadii yaryaraa imika way waasheenba.😂😂😂😅🤣

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 ปีที่แล้ว +36

    Waaw another level pro keep going prt two we wait

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 2 ปีที่แล้ว +8

    Walaahay yaan kuu miisaami reer burco waan idinwata😂😂

  • @salmoabdi7509
    @salmoabdi7509 2 ปีที่แล้ว +28

    Inamada yar yar ayaan taan wy washeen kulahaa😂😂🤣🤣🤣🤣 sakariye jikaarta wli kuma soobixin kulhaa mxan soobixin talaw

  • @muhyadinsheikhabdi4126
    @muhyadinsheikhabdi4126 2 ปีที่แล้ว +9

    Reer mudug iyo Reer Burco waa 2 gobal oo cajiib ah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Nastehaosman12
      @Nastehaosman12 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohameDBazHE
    @MohameDBazHE 2 ปีที่แล้ว +10

    Majeelba laga so daayey....rer burco waa funny

  • @hindaomar7920
    @hindaomar7920 2 ปีที่แล้ว +18

    Prank fcn bu ahan laha hadu run ahan laha mid la isla ogyahayna ima xuma😂😂

  • @Ali-uh4lo
    @Ali-uh4lo 2 ปีที่แล้ว +20

    War miyaad xanuunsan tahy kulahaa😂😂😂😂 Ma cilaaj baa laga soo daayey😂😂😂😂

  • @xassanxaabsade7206
    @xassanxaabsade7206 2 ปีที่แล้ว +40

    Sakariye jakarta xigmadii oo qof ah soo badi brother muqaladaa nocan u badan🤣🤣

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaas legend halagu yaaco sakariye jakar legedn of LEGENDARY
    Inanka keliyata ee hablaha burco isku eryadeen

  • @asadahmedahmed4415
    @asadahmedahmed4415 2 ปีที่แล้ว +8

    Zakariye part 2 soosamee sxb wlh waa funny yaa igu raacsan

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaaa iga qosliyay walaal ninbaa kumoodayay reeer burco waan salamayaa from muqdisho🤞❤️

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 ปีที่แล้ว +3

    Zakariye Aabaha Zhukaansiga waan ku taaggeera aad iyo aad horey u soco Legend ♥️♥️

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishoali9044
    @aishoali9044 2 ปีที่แล้ว +2

    Sakariye baqar badnow wan
    kuwata from USA🥰🥰👏

  • @hanadjr3523
    @hanadjr3523 2 ปีที่แล้ว +3

    wr Gabdhaha ree burco adeyg badnaaa 😃😃😃yaahuu

  • @abdiqannimuhammad1582
    @abdiqannimuhammad1582 2 ปีที่แล้ว +108

    𝐉𝐚𝐤𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐮 𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐢𝐠𝐢𝐢𝐲𝐨𝐨 𝐐𝐨𝐟𝐚😂😂😂😂

    • @eqbaaleey6631
      @eqbaaleey6631 2 ปีที่แล้ว +3

      Prank laysla ogyahy wan aragnay😂😂😂😂😂😂

    • @faridaidriss3596
      @faridaidriss3596 2 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @saddamahmed1959
      @saddamahmed1959 2 ปีที่แล้ว +2

      Qoraalka iska sax, waxaad dhahdaa "Jakaarta, shukaansigii oo qof ah"

  • @mukhtaryusuf1223
    @mukhtaryusuf1223 2 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha reee Burco wlhi wada afsomali sida ragogokale Waa Meel wada Qosola
    Gabadh Ree Burca hala ii raadiyo sakariyaw 😂😂🤣🤣🤣

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +6

    Jakarta hadalkaaga layaabay 🤣wllky legend 🙌 bartaada ku salaaman tahay ❤❤👍🙏

  • @hassanapdimohamedhassan5514
    @hassanapdimohamedhassan5514 2 ปีที่แล้ว +6

    Wllahi Another level Waye this prank 😂😂😂

  • @xaqiiqymc1562
    @xaqiiqymc1562 2 ปีที่แล้ว +9

    Walaahay inaan kuu misamin, malaa dhigaaga isaaran kulaha 😆😆😆😆😆

  • @abdiqaniadan6581
    @abdiqaniadan6581 2 ปีที่แล้ว +1

    dhiiga aya malaha isaaran hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    horey u soco zakariye

  • @zaki__official____
    @zaki__official____ 2 ปีที่แล้ว +11

    NEXT PRANK KEEP GIONG SAKARIYE JAKAARTA 🤠🤠

  • @fiicaneofficial8016
    @fiicaneofficial8016 2 ปีที่แล้ว +15

    Inaa caan noqdo waaye zan xal maha 😂😂😂😂

    • @abdulwahabmahad5717
      @abdulwahabmahad5717 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk mayla Aragtay Parada Sidan Xal maaha😀😃

  • @queenqurux6649
    @queenqurux6649 2 ปีที่แล้ว +10

    5:25 xishood😂 dhib badana tan cilmi store kulahaa

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 ปีที่แล้ว +53

    Waa prank laga soo shaqeeyay inta inleeg habluhu lambarka iskuma adkeyanba😁😜

    • @qurbetube
      @qurbetube 2 ปีที่แล้ว +10

      tii dhagaxa ku eryatay moyee inta kale way isla ogayeen wa laga daremayaa

    • @nasranuurkq3023
      @nasranuurkq3023 2 ปีที่แล้ว

      @@qurbetube 🤣

    • @imamushafici209
      @imamushafici209 2 ปีที่แล้ว +1

      Warkaas ayaan fahmikaraa

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 2 ปีที่แล้ว +2

      Armay labo run ka yhn ti lahed hakuso baxo iyo tan dhagaxa qadatay

    • @kellyjane8508
      @kellyjane8508 2 ปีที่แล้ว +1

      Walhi reer butco wa ka run, hablohodu wa gabdho adag

  • @omarkazakh6436
    @omarkazakh6436 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaa burco imaado wye waa magalo happy funny eh

  • @abdifitahhussienbarre7236
    @abdifitahhussienbarre7236 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina ader no sobadi wlhi tagero ku ahay from muqdisho cadey🥰❤

  • @umuamra4212
    @umuamra4212 2 ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂😂 Reer Burco waxynu aragnay mahaan 7:39 walhi inan ku misaami kulaaha Astaqfurulaah danbi ban qoslaaaaay

  • @mustafabdi4190
    @mustafabdi4190 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi ina dhagaxa ku miisami kulaha mamadu reer burco waani wata nio 😂😂😂😂

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 2 ปีที่แล้ว +5

    Walahi oon dhagaxanta illahay kula dhici 🤣🤣🤣🤣

  • @kimjongun8146
    @kimjongun8146 2 ปีที่แล้ว +4

    4:28🤣🤣🤣🤣🤣🤣ala waa sakariye ala dumarka dadka caanka ah jeclaa

  • @gaming_2285
    @gaming_2285 2 ปีที่แล้ว +6

    IslanTa waykaGa shubatay what iz parank🥵😂😂

    • @sumayasaleban5073
      @sumayasaleban5073 2 ปีที่แล้ว

      De wa runTeeT maxa islamha baraY parnk hhh

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 2 ปีที่แล้ว +6

    Reer burco.waa idin salaamay from hargeisa❤

  • @abdiwahidhazzan9666
    @abdiwahidhazzan9666 2 ปีที่แล้ว +18

    Rer burco is Adkenta iyaga dhalay ileen 😂😂

  • @sonaldoaj9637
    @sonaldoaj9637 2 ปีที่แล้ว +11

    ILahow caan naga dhig 🤣🤣🤣🤣

    • @geelari2033
      @geelari2033 2 ปีที่แล้ว

      Dadkidhan caanbay jeclaadeeeeen caanbaaaanrabbbbaaaaa😂😂😂

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco reer magaal baan moodayay waabu muran miiran.

  • @ALTO780
    @ALTO780 2 ปีที่แล้ว +6

    Sakariye bro keep going
    Notice:
    lakin dadka weydii inay raali ka yihiin inaad so dhigto youtube ka
    Ilaali xuquuqda dadka mahadsanid bro

  • @suleekhamuhammedjama9188
    @suleekhamuhammedjama9188 2 ปีที่แล้ว +5

    Dumarka reer Burco xagay ragga u taataabanayaan 😂😂😂

    • @ZamiirCade
      @ZamiirCade 5 หลายเดือนก่อน

      Asiga kac si baa kudilay😊

  • @shuwaykar4053
    @shuwaykar4053 2 ปีที่แล้ว +6

    Reer burco wlee laga yaab from hargaysa 😂😂

  • @apdourahiimhajifour2578
    @apdourahiimhajifour2578 2 ปีที่แล้ว +3

    inta jiiif ku dawanaysa….😂♥️🙌

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣 hakuu soo baxoo aaaa Ala caloosha this killed me lol 😆 🤣 😂

  • @abdisamedmaxamed4250
    @abdisamedmaxamed4250 2 ปีที่แล้ว +3

    Part two plz😅😅😅😅😅😅😅

  • @RammadTV
    @RammadTV 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah waa top saaxii sakariye jikarta

  • @boswellianboy4242
    @boswellianboy4242 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaa waa zakariyeeee war nin ban ku mooday kulahaa, ahahahha naagu nimay taqaan nin ma moodaa la yiri,

  • @nasraali1212
    @nasraali1212 2 ปีที่แล้ว +7

    Walhi inan dhagaxanta ilaahay kugu miisi kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safarle9284
    @safarle9284 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaafada ama area qasabka waa xaafada abtiyadeey marban tagan 2007 maashaa Allah.

  • @ridwaanshiine7978
    @ridwaanshiine7978 2 ปีที่แล้ว +6

    Maantoo dhan Ninbaan ku moodeeyay kulahaaa 🤣🤣🤣🤣

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 ปีที่แล้ว +1

    Hablaha Burco qalafsanaa 😂 zakariye adigoo jabuuti ka soo duuba ayaa ka wanaagsanayd. Wallaahi inaan kugu miisaami kulahaa yaanay ku dakhrin qumayadu zakariyoow

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 2 ปีที่แล้ว +4

    Dumarka burco
    Joga rag aya la moda 😂😱💯

  • @hoyomacan2589
    @hoyomacan2589 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan kayaby hadaan laysla ogeyn mxaa dumarka niqaamka uwada galiyey 😂😂nagadah ciyaarta

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 2 ปีที่แล้ว +3

    Nio zakariye jakartow mamoyinka kada prankiga Gabdhaha kaliya ku samee Hoyadey ba maca ku jirte😉

  • @khadarabdi4521
    @khadarabdi4521 2 ปีที่แล้ว +1

    Adiga kuman moodayne keen kuu galiye 😅😅😅

  • @Abdinasiryussufabdille-tx7wm
    @Abdinasiryussufabdille-tx7wm 4 หลายเดือนก่อน

    Love from kampala burco

  • @aminayanleofficial3625
    @aminayanleofficial3625 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaarka hore raran bararan ku lahaaa jakaarta another level

  • @zuhaybupdi1850
    @zuhaybupdi1850 2 ปีที่แล้ว +8

    𝙷𝚊𝚔𝚞𝚜𝚘𝚘 𝚋𝚊𝚊𝚡𝚘 𝚖𝚊𝚡𝚊𝚢 𝚔𝚊𝚠𝚍𝚊?🤣

    • @haaji99
      @haaji99 2 ปีที่แล้ว +1

      Bila gaadh bad tahay maad qan gadhiin.

  • @najahfarah7693
    @najahfarah7693 2 ปีที่แล้ว +2

    Reer Burco gar iyo gardaraba waan idin wataaa 😁😁😁😁😁

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 ปีที่แล้ว +7

    Waar waad xanuunsanaysa maa jeel baa lagasoo dayeey😂😂

  • @CabdilaahiG8
    @CabdilaahiG8 3 หลายเดือนก่อน

    Still Iam watching 2024 😂

  • @hafsaahmed9348
    @hafsaahmed9348 2 ปีที่แล้ว +14

    Habluhu Nin Caana Jecla AstaqfuranllaH 😂🤣

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 ปีที่แล้ว +1

    Laakiin zakariye hadalkiisa iyo camarada sowma fahmayaan

  • @abdiladif1538
    @abdiladif1538 2 ปีที่แล้ว +25

    Waar waxan prank maahee maad Riwaayad tidhaahdid🤣😂

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 2 ปีที่แล้ว +5

    Kuumaba soo bixinee hakuusoo baxo😁😂🤣

  • @MOHA-jj8en
    @MOHA-jj8en 2 ปีที่แล้ว +3

    Wan raftey wllhi😀

  • @badmaceyeofficial8950
    @badmaceyeofficial8950 2 ปีที่แล้ว

    Nin culus horey u soco

  • @alexiscarog6969
    @alexiscarog6969 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal nabiga igula sali scw scw

  • @mohamedrashaad2076
    @mohamedrashaad2076 2 ปีที่แล้ว

    Soo badi zxp @Sakariye

  • @deeqcade6936
    @deeqcade6936 2 ปีที่แล้ว +2

    Adi kumaan moodaynin keen kuu galiye ku teh walee tanaa 😂😂😂

  • @Yuusuf_27
    @Yuusuf_27 2 ปีที่แล้ว +2

    Dumarka rer burco wlhi waa gob horey gacanta kal Soo adayan saas beey ku gacma gacmeenayan 😂😂😂

  • @abdirzakbaari9557
    @abdirzakbaari9557 2 ปีที่แล้ว

    Soo badi lagnd from muqdsho

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 4 หลายเดือนก่อน

    Wuxuba waa hal dumara oo hadba mar soo xiranaysa. War prankiga saa looma sameeyo 😂😂😂😂

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +4

    ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed

  • @najmamohamed2659
    @najmamohamed2659 2 ปีที่แล้ว +2

    Naagta shalmada buluuga indha adaga😂😂😂

  • @mohameddeeq904
    @mohameddeeq904 2 ปีที่แล้ว

    Zakarie soo badi sxb

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    waa fariid mar haad boqol bakhaar leedaey kkk

  • @user-ps8xu2qz2h
    @user-ps8xu2qz2h 9 หลายเดือนก่อน

    Zakariye zxp barnamijkan dadkoo dhan way ka heleen Ee noso badi zhp wad argtaah likedu intay mareese

  • @miskicismancilmi3765
    @miskicismancilmi3765 2 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    War indha adkaa dumarka reer burco 🤣🤣🤣🤣

  • @abakammona5717
    @abakammona5717 2 ปีที่แล้ว

    Hablahii reer burco ee fariida ah

  • @abdiazizfarahjama3760
    @abdiazizfarahjama3760 2 ปีที่แล้ว +1

    4:47 daqııqadaa waa faahın var var var😂😂😂

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 4 หลายเดือนก่อน

    4:36 Mxy tiri nin baa ku moodaaye qalpigaa i xanuune wlhi 😂😂😂😂

  • @ayanle_
    @ayanle_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala waa Zakariye kulaHaa 😹😹😹🙈

  • @hodonelmi3627
    @hodonelmi3627 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla ba.ay waa zakatiye kulaha😂😂🤣🤣🤣

    • @inaayeeyocibaado2028
      @inaayeeyocibaado2028 2 ปีที่แล้ว

      KuLahaaa Alla ba,ay oo nin baa ku moodayey
      Maxaa Laga wadaaaana😂😂😂😂😂😂

  • @raliyo005
    @raliyo005 4 หลายเดือนก่อน

    3:02 bila dhaqn qarka hore kuye😂😂😂😂

  • @Keysek
    @Keysek 4 หลายเดือนก่อน

    Burco walahi billihi wa waalli 😢😅😅😅😅😅😅

  • @sakariyeali7236
    @sakariyeali7236 2 ปีที่แล้ว +4

    Jakarta Sawirkan Caliyada Meesha ku Saaran Naga Cun🤣🤣

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 หลายเดือนก่อน

    Naagaha Reer Burco waa naago waalan cid guursaneysa majirto

  • @Mohamed-hm7mg
    @Mohamed-hm7mg 2 ปีที่แล้ว +2

    Kulhaaa bahalku hakuu soobaxo wllhi reer burco waan wata 🤣🤣🤣

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 2 ปีที่แล้ว

      Wllo gabadhu gus yaraan bey ku tuhun tey

  • @abdiaziz2978
    @abdiaziz2978 2 ปีที่แล้ว

    Bro! Please more of this stuff

  • @zhaaficijan0_gale350
    @zhaaficijan0_gale350 2 ปีที่แล้ว

    inta mqazhy iny tidhi ninban ku modeyey love zaar

  • @masoudabdi5679
    @masoudabdi5679 2 ปีที่แล้ว

    Walaaal sekeriyooow nin baan ku moodayay yaaab badanaa ...... kkkkkkkkkk.... sheekada nin baan ku moodayay waa run

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 2 ปีที่แล้ว +2

    Raga caanka ah rag ma ahan miyaa manto dhan ninban ku modayay kulahaa😂😂😂