PENALT GABDHAHA QOFTII GOOLAL BADAN DHALISA NOQO GUULEYSTAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z 3 หลายเดือนก่อน +168

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤❤❤

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 3 หลายเดือนก่อน +110

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda 3 หลายเดือนก่อน +206

    Ayy amiira deydii habeena daan guushu weys daba socta mar kasta guuleyso queen of somali amiiros👸🫶❤️‍🔥💞

    • @miskimorata2854
      @miskimorata2854 3 หลายเดือนก่อน +7

      Masha Allah neh racsii qrxy❤😂👍

    • @Amiira_gabadheda
      @Amiira_gabadheda 3 หลายเดือนก่อน +5

      Wan dhahy qalbi yey😂😁

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 3 หลายเดือนก่อน +3

      💗💗💗

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 3 หลายเดือนก่อน +4

      Naa wll hadaan bilaabee ma amiiraa kuulaysatay wlhi waa farax sanahay

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@user-zv3hi3tf6u haa❤❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 3 หลายเดือนก่อน +72

    Amiira qurux guusheedu waa guushyda🎉💗💗ala jecliyaa gabartas ❤ la'aanted waa abaar❤AMIIRO IS'NOT EASY🫀

  • @user-ix2gu5xo5r
    @user-ix2gu5xo5r 3 หลายเดือนก่อน +1346

    Nasiib xumo majiro qof like saarey saliga nabiga scw 😢

    • @user-lk1do8ui5n
      @user-lk1do8ui5n 3 หลายเดือนก่อน +15

      Subxanalah ma saliga nabigena mohamed salalahu caleyhi wasalam ayaa like ku radsanee😢😢😢

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-lk1do8ui5n😢😢😢

    • @mukhtarabdirahman2047
      @mukhtarabdirahman2047 3 หลายเดือนก่อน +2

      Scw Scw Scw Scw

    • @dtanas1877
      @dtanas1877 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @Muniiiiitamaxamad
      @Muniiiiitamaxamad 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw😢❤

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x 3 หลายเดือนก่อน +240

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 😢😭😊❤❤

    • @anisofarah5914
      @anisofarah5914 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mashaallah

    • @feizul.feisal
      @feizul.feisal 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @Supr93
      @Supr93 3 หลายเดือนก่อน

      Is have to do with your life choices and of no problem 😢you’re important enough to 🎉 is one but it's sun isn't it the sun is out the sky is has same for me time much less vacations family in jest of course we the world 😂is to be welcomed in the countryside but not to be 🎉😅

    • @Qadarabdulahimlk
      @Qadarabdulahimlk 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

  • @AsmaOsman-jb3ck
    @AsmaOsman-jb3ck 3 หลายเดือนก่อน +23

    Ayyyyy amiira mida kowad sidee udhalisay waan ka helay wlhi masha allah koko iyadana maxumeen ee mesha ay kubada dhigeyso inee ka fiirsato eheed samiya iyadana bello waye dhamaantiin waa idiin jeclahay walalaheyga

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 3 หลายเดือนก่อน +2

      Reer dumarland ayyyyyy maxaa kawadiin waan idinku wareeree😂

    • @AsmaOsman-jb3ck
      @AsmaOsman-jb3ck 3 หลายเดือนก่อน

      @@PinaBinianimals hee maka heshayne hhhhhhh

  • @walldj2321
    @walldj2321 3 หลายเดือนก่อน +71

    Dunidan ma soo marin Ruux ka Sharaf Badan Kana run Badan Nabi
    Muxamed scw

    • @amiiraibrahiim5274
      @amiiraibrahiim5274 3 หลายเดือนก่อน

      عليه أفضل الصلاة والسلام ❤

    • @SayidOmar-oc5vr
      @SayidOmar-oc5vr 3 หลายเดือนก่อน

      scw❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 หลายเดือนก่อน +194

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

    • @ShankaronabukarAbukar
      @ShankaronabukarAbukar 3 หลายเดือนก่อน

      Scw😊

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 3 หลายเดือนก่อน

      Nabigeena salalahu calayhi wasalam wuu nacaladay naagaha dharka raga xirto koko ale kabaq

    • @NimcoNimco-rv6gs
      @NimcoNimco-rv6gs 3 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw

  • @ZuhuuraAadanAhmed
    @ZuhuuraAadanAhmed 3 หลายเดือนก่อน +153

    Ku salin nabigeena the person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohammed scw scw ❤

    • @CabdulahiBariire
      @CabdulahiBariire 3 หลายเดือนก่อน +1

      Asc

    • @IkranMahamet
      @IkranMahamet 3 หลายเดือนก่อน

      akio❤

    • @IkranMahamet
      @IkranMahamet 3 หลายเดือนก่อน

      Because of activities such that ❤❤

  • @user-ib8ie2tz8g
    @user-ib8ie2tz8g 3 หลายเดือนก่อน +66

    Team Amiir like Saara amira waa reer Marko banoni wey taqaanaa😅

    • @SahraAbdi-hm3gv
      @SahraAbdi-hm3gv 3 หลายเดือนก่อน +1

      Rer marko miya amiira m.a

    • @user-ib8ie2tz8g
      @user-ib8ie2tz8g 3 หลายเดือนก่อน

      @@SahraAbdi-hm3gv haa

    • @maandeeqmowliidmaxmed5538
      @maandeeqmowliidmaxmed5538 หลายเดือนก่อน

      ​@@SahraAbdi-hm3gvMya waa rer muqdisho waliba xamar weyne

  • @kowtharmohammed726
    @kowtharmohammed726 3 หลายเดือนก่อน +21

    Amiiradeena baryahan way shidan tahay ku soco guusha❤❤

  • @KaahiyeKaahiye
    @KaahiyeKaahiye 3 หลายเดือนก่อน +504

    Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p 3 หลายเดือนก่อน +221

    Guusha amiirada maalmahan waa isdaba joog masha allah kanaxow naftada waay 🎉🎉

    • @zaruu._Moh
      @zaruu._Moh 3 หลายเดือนก่อน +7

      Haah wllhie❤

    • @user-vh9fk1xz4n
      @user-vh9fk1xz4n 3 หลายเดือนก่อน +14

      Thank you video daawashadiisa inaa ku raaxesto adaa u sbb eh illahey ka sogow 😂❤

    • @user-ps9my8xb3p
      @user-ps9my8xb3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-vh9fk1xz4n 😂😂😂 ha iga waalin yaqey 😍

    • @FarxiyeIbraahim-it5jv
      @FarxiyeIbraahim-it5jv 3 หลายเดือนก่อน +3

      Saaaas waaaa idhahaaygiih❤

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤jh

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 หลายเดือนก่อน +6

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 3 หลายเดือนก่อน +29

    Cawa wajimco ankusalino nabigena muhamad scw ❤❤

    • @OkOk-wy2qw
      @OkOk-wy2qw 3 หลายเดือนก่อน

      Cwa wa jimco wa ina lagugu jihado😢😅

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 หลายเดือนก่อน +73

    Amiira qurux xooga dumarka maleziya wax waliba isku day keeda wey lee dahay wey adak tahay ❤❤❤❤❤guuuuul mar waliba

  • @user-jv5rd3db1c
    @user-jv5rd3db1c 3 หลายเดือนก่อน +287

    Xadixaa Nasiib xumo majiro qof like saarey nabiga scw❤❤❤

  • @CabdiMahamed-kr1rf
    @CabdiMahamed-kr1rf 3 หลายเดือนก่อน +9

    Dunidan ma soo marin Ruux ka Sharaf Badan Kana run Badan Nabi Muxamed scw❤ ﷺ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 3 หลายเดือนก่อน +37

    Team's amira qurux isn't easy win ❤💯💯💯👍😍⚽️⚽️⚽️

  • @ABOUFALAHREACTIONS
    @ABOUFALAHREACTIONS 3 หลายเดือนก่อน +146

    Nabiga aan is xasuusinno (scw) (scw)❤❤❤❤❤

  • @babajeey
    @babajeey 3 หลายเดือนก่อน +42

    Waaw amiiro somali ayey udheley darpo fiican leedahey ronaldo cml😂😂

  • @user-qy7rf5zl5d
    @user-qy7rf5zl5d 3 หลายเดือนก่อน +5

    Aan ku salino xabiibkena scw scw scw ❤❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 หลายเดือนก่อน +15

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw ❤ qeer ku hadal ama aamu ❤❤❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +56

    Hambalyo Amiira qurux war Amiira geesiyad bay noqotay daqiiqado ka horna iyadoo gaari wadaysa oo waliba meel jaam ah roobna da,ayo ku wada gaariga ayan arkay Amiira bas waaye cabsidii way ka baxday omg ❤❤😅

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 3 หลายเดือนก่อน +6

      Mnsha Allah❤ illahay waxy dhibsaneyso hakasaaaro😢

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 หลายเดือนก่อน +4

      M.a ❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 3 หลายเดือนก่อน +128

    10:11bal fiiriya Amiira naxaristeeda sacabadeeda ayy samiya cadceeda uga dhigaysaa

  • @abdullahimohamednoor5383
    @abdullahimohamednoor5383 3 หลายเดือนก่อน +10

    Queen Amiira congratulations.....waan kuwataa marwaliba,,, and hope you will reach 1millions ..Insh allah....

  • @ZuhypZero
    @ZuhypZero 3 หลายเดือนก่อน +35

    :Curyaan Allaha kaa Dhigo hada loveta ila dhaftid 💔😂😂

    • @user-ro7cc7em5o
      @user-ro7cc7em5o 3 หลายเดือนก่อน

      Qado ku dhimeh😂

    • @HudaMukhtar-et8sq
      @HudaMukhtar-et8sq 3 หลายเดือนก่อน

      Adigu Isla hel sheko TikTok miya kenty halakna 😂

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 3 หลายเดือนก่อน

      Noqo oo kudhime umada habar maxa waye 😂😂😂

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 3 หลายเดือนก่อน +106

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤

    • @SaabriinAxmat66
      @SaabriinAxmat66 3 หลายเดือนก่อน

      Achlyvxbmwqsttosg😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅❤

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 3 หลายเดือนก่อน +128

    Amiira is Always the Winner m.a congratultions 👏🎉🎉🎉🎉❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ay amiira Ayaana sifiicn uciyaartay wayna uqalantay inay badiso hambalyo amiiradeena 🎉❤️💋

  • @Khalidalijama
    @Khalidalijama 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ku saliya nabigeena muxamed scw scw

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 3 หลายเดือนก่อน +136

    😂❤Team koko like 👍 saara waligiina ma arkineee penalty iyadoo tuureeso

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 3 หลายเดือนก่อน +43

    Amiradena congratulations 🎊 gushatha wa gushena❤😊

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o 3 หลายเดือนก่อน +3

    sida amiiro markad guulaysato iyo markad guul drysato u fraxsanow 💗 ama sida dad aan ogahy ooya marka lydinka badiyo😂

  • @user-lf5zs7zp7y
    @user-lf5zs7zp7y 3 หลายเดือนก่อน +16

    Team samiya

  • @NajmaNajmaaadan
    @NajmaNajmaaadan 3 หลายเดือนก่อน +33

    Aamiradeena inta ku kalsonayad❤❤

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ani❤

  • @toosin4300
    @toosin4300 3 หลายเดือนก่อน +75

    Waa habeen jimaca ah badi saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam.❤

    • @Usercasaawe12
      @Usercasaawe12 3 หลายเดือนก่อน

      Like team amiira🎉

  • @XuskaXaaji-dv4ig
    @XuskaXaaji-dv4ig 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaal inaa caafimaad qabto ayaa rajeynaa
    Aduunka waa laga tagaa ilaaheey kacabso gabdhahaan walaalahaa waani xijaabo ha xertaan jazaalalaah

  • @abdullahi4929
    @abdullahi4929 3 หลายเดือนก่อน +5

    Barnamijkaan waa lagaa qurux bdnaay runty..diniyaan iyo akhlaqiyaan.😢😢

  • @GAZA871
    @GAZA871 3 หลายเดือนก่อน +49

    ku sali nabiga caawa scw scw❤❤

  • @fantasticgirl6448
    @fantasticgirl6448 3 หลายเดือนก่อน +40

    Anago dawanin ban amira guusha larabay😊❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 3 หลายเดือนก่อน +11

    Koko qiil ma waydo mar walba oo ay amiiro ka rayso😂koko qofta la dhaho amiiro guusheda waaba ku xanuunsata 😂

    • @sukhramohamoud1735
      @sukhramohamoud1735 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sx 😢

    • @faadumocali1544
      @faadumocali1544 3 หลายเดือนก่อน +3

      Sxb fican maha

    • @user-nq3vr6tv3t
      @user-nq3vr6tv3t 3 หลายเดือนก่อน +3

      Haheyy amiro waa dacad markasta way o hampalyeysa markay madiso lakin iyudau guusha uma ogala

    • @akmiishargsan5521
      @akmiishargsan5521 3 หลายเดือนก่อน +3

      Haa wlhy tan waa kayaabanahy amiiro waa daacad ❤😊markeeda xitaa is adkee ayay ku dhahday lkn tan xaasidnimo sbxnllh qiilnay taadsanaysaa xitaa 😂😂😂😂😂😂

  • @JamilaIbrahim-cs7ds
    @JamilaIbrahim-cs7ds 3 หลายเดือนก่อน +4

    Intaa rabti inaa samiya TH-cam channel losameyo...like

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +59

    koko qiil lee ha raadiso kuleelka ayad igu gaaday kulahaa so labada gabdhoode kale ba kulama joogin kuleelka jini maa u haraynayay micnaha war koko caadi waaye waala kala badiyaa sxbey hambalyo dheh waa iga rayseene 😂

    • @xamduushxamduush5268
      @xamduushxamduush5268 3 หลายเดือนก่อน +21

      Ma aragty waa xasiyad dadka gusha ma uqudho😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +11

      @@xamduushxamduush5268 war ani intaa sxbyaalkay hab siiyaan dhihi lahaay hambalyo waa iga rayseene ana waa dadaalay lkn guusha cid uun bay raacda ban dhihi lahaay waayo hada hal meel ayay kuwada dheelayeen moho kuleelka wuu wada hayay oo labada kale meel har ah maysan ku dheelin 🤣

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 3 หลายเดือนก่อน +11

      Wlhy waa yaabay 😂 waa doqon xuno xaasidada amiiro gusheeda wayba ku xanuunsata😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      @@Fairygurl23 ani koko qof wanaagsan baa ka aamin sanaa amee dhoocilihii kasoo waaleen abaa 😀

    • @Fafo0
      @Fafo0 3 หลายเดือนก่อน

      Naa dhaqan xumada dadka kala tag comment kazta koko ceyded hala tagnanine pilaa edap patahaye​@@Fairygurl23

  • @Mascuud.Ozzy27
    @Mascuud.Ozzy27 3 หลายเดือนก่อน +30

    Congratulations 🎉 2M Million subscribers come soon I.allah 👏 team asad hagio is muujiya 😊😊❤Please guys I.allah🙏🙏🙏 Maamo madiina allah xifdiyo🤲🤲🎉🎉

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 3 หลายเดือนก่อน +6

    Mar walba qofka an wato ba badiya guul aaamiiradeena

  • @safiyamahmoud3035
    @safiyamahmoud3035 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah amira waa nasibkii oo qof guusha waaba caadaysatay 😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 3 หลายเดือนก่อน +78

    Nabiga ﷺ wuxuu yiri; marka camalkaaga wanaagsan uu ku farax galiyo camalkaaga xunna uu ku murug galiyo waxaa tahay mu'min.❣

  • @queenasiisa5354
    @queenasiisa5354 3 หลายเดือนก่อน +65

    Ayy congratulations million times our queen Amira qurux ❤

  • @Samia___Ahmedn
    @Samia___Ahmedn 3 หลายเดือนก่อน +5

    Finally gemkii penalty an so excited ku aha xiisanyey is back 😂wiilasha a next kusoo xeji

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ayyy our queen♥️👸 AMIIRADEENA 🖤caadi maahan wlhy goalka kowaad siday udhalisay ciyaar yahan miyay ahaan jirtaad is dhahee 🎉omg hanbalyo AMIIRADEENA ALWAYS YOU'RE THE WINNER OUR STRONG GIRL🎉🎉🎉🎉🎉❤♥️♥️♥️♥️👸🥳👸🥳👸🥳👸🥳🥳

  • @miskimorata2854
    @miskimorata2854 3 หลายเดือนก่อน +38

    Amira is always the winner🎉❤

  • @SalmoSalmoxaashi
    @SalmoSalmoxaashi 3 หลายเดือนก่อน +32

    Poqorada guusha🎉amiira qurx

  • @MaxamedXuseenMuumin-gz1mu
    @MaxamedXuseenMuumin-gz1mu 3 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira muraayada waa sidee wllzhyda qaaliga ah wan ku wataa 😂😂❤❤❤❤

  • @YasirNunez-ed7pf
    @YasirNunez-ed7pf 3 หลายเดือนก่อน +5

    Teem samiya

    • @kubwasana1438
      @kubwasana1438 3 หลายเดือนก่อน

      Gabadhahan bikro mahan

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 3 หลายเดือนก่อน +23

    Ani team amiira ahay lkn saamiyo ugu fiicneed tuurista banooniga😮😮

  • @user-sz3cd3et4o
    @user-sz3cd3et4o 3 หลายเดือนก่อน +347

    Taem koko🎉

    • @user-sf7gn1lz3k
      @user-sf7gn1lz3k 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ok haye gxud

    • @FarxiyoKl
      @FarxiyoKl 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤😂😂😂😂😂koko😂😂😂😂
      ​@@user-sf7gn1lz3k

    • @Somali.girl.1
      @Somali.girl.1 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 3:19

    • @user-sz3cd3et4o
      @user-sz3cd3et4o 3 หลายเดือนก่อน

      @@Somali.girl.1 maxaa ku daaray pro

  • @aniideeq5883
    @aniideeq5883 3 หลายเดือนก่อน +13

    Taem amiiro❤

    • @user-ie9ql7rg9f
      @user-ie9ql7rg9f 3 หลายเดือนก่อน

      Hada Ani xita dawaday😂

  • @mohedibrahimmohed7662
    @mohedibrahimmohed7662 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wow, our beloved Amiirah, guulayso weligaa❤😊🏆✊️

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 หลายเดือนก่อน +18

    Amiira qab qab is not easy hambalyo queen❤❤❤❤

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln 3 หลายเดือนก่อน +30

    Hdaa iga danbeysid Nabiga kusali scw

  • @maxamadkong6490
    @maxamadkong6490 3 หลายเดือนก่อน +6

    3 consecutive win yakalo sameyni kara oo Amiradeen eehen 🎉

  • @Najma.187
    @Najma.187 3 หลายเดือนก่อน +5

    Team Amiira congratulations one like 🎉❤

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 3 หลายเดือนก่อน +27

    Maskaxda alaha kusiyadsho asad kolba game cusub Masha allh Koko iyo amirana inbadanbay ku garab tagnayeen ❤❤❤❤abalmarin siii marka 2m gaadhid❤

  • @SaidItalia-fn1wb
    @SaidItalia-fn1wb 3 หลายเดือนก่อน +36

    An wadasalino xabibkena Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ayyyy coungrarulation tydiiiiiiiih wlhy inan anu gulysty camal ban u frxy❤🎉🎉🥺🧡💛💙🖤🤍🙏✊

    • @GordoYarow
      @GordoYarow หลายเดือนก่อน

      ❤😅

  • @user-oe3yb3gs5u
    @user-oe3yb3gs5u 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ana kuwada salino nabigee maxamed scw

  • @user-nf7mq1ys7f
    @user-nf7mq1ys7f 3 หลายเดือนก่อน +50

    Asad aanaauguhoreyo cAawa m.a team koko one likie🎉🎉

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 3 หลายเดือนก่อน +26

    Inta group ceymir kasoo aragtay marhore😂❤

    • @user-os2ws2qw8l
      @user-os2ws2qw8l 3 หลายเดือนก่อน

      Same😂

    • @SAMIRA-lo3px
      @SAMIRA-lo3px 3 หลายเดือนก่อน

      Igu dar mcnie ❤😢

    • @xamduushxamduush5268
      @xamduushxamduush5268 3 หลายเดือนก่อน

      Nagta ini so shegty😂❤

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adi mxaa ku galiyay groupka ceymir miyadan koko fan ahyn

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 3 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira si fcn bay u turaysay iyada atleast u fcn xaga turida

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 หลายเดือนก่อน +5

    guusha amiira waa guusha koko ❤❤❤❤❤ zxp is jecel

  • @Moproya
    @Moproya 3 หลายเดือนก่อน +14

    Asc walaal kusali nabiga scw ❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 3 หลายเดือนก่อน +17

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 3 หลายเดือนก่อน +6

    Amirada congratulations Congratulations ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sakariyeabdi7939
    @sakariyeabdi7939 3 หลายเดือนก่อน +13

    Waxa layaableh in game kii sidan oo kele ahaa ee aad Qabatay 3 sano kahor Aan maanta daawanayay kaas oo ay ku tartamayee 5 gabdhood waxana ku guulaysatay Ayaaniita, sida ay isugu soo Aadeen ayaa cajiib ah😊👍

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 3 หลายเดือนก่อน +9

    Inshallah team ASAD HAiGo 2 million coming soon ❤❤❤

  • @farhiaahmed6321
    @farhiaahmed6321 3 หลายเดือนก่อน +3

    amiirada goasheda 1 aad an other level waaye🎉🎉🎉🎉

  • @user-xg7uy6hl5q
    @user-xg7uy6hl5q 3 หลายเดือนก่อน +2

    It is amira

  • @sahraaxmedaadan9615
    @sahraaxmedaadan9615 3 หลายเดือนก่อน +26

    Taem kooko❤❤❤

    • @user-vm5ib4hz5t
      @user-vm5ib4hz5t 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

    • @user-jp9hj9zw1r
      @user-jp9hj9zw1r 3 หลายเดือนก่อน

      Koko maskiin wey iskudayday ❤❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 3 หลายเดือนก่อน +16

    Qeybta wilasha soo samee Ceyda cumeer iyo iamk sedexdooda sooqabo😂😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 หลายเดือนก่อน +4

    Congratulations 🎊 Amiira qurux hambalyo gusha hbnadan dhankaga waaye

  • @user-rb9lj1in3p
    @user-rb9lj1in3p 3 หลายเดือนก่อน +5

    Amiiira hampalyo 🎉🎉🎉🎉

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 3 หลายเดือนก่อน +11

    Hamblyo Amiradeyda mar kasta guusha waan kula jeclahay ❤❤❤🎉

  • @farhiaahmed6321
    @farhiaahmed6321 3 หลายเดือนก่อน +7

    wwww amira qurux 🎉🎉🎉congrats 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-yw6oi3pf4h
    @user-yw6oi3pf4h 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asadow zxp.khyr alaha kusiyee wagabdhee kadaa waxan sharftoodmahee

  • @Cabdibaa
    @Cabdibaa 3 หลายเดือนก่อน +7

    Tem27❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mhodan5183
      @mhodan5183 หลายเดือนก่อน +3

      ❤😅😢😅

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 3 หลายเดือนก่อน +11

    Amira goosha 1 sida messi utirtay cadimahan goosha1

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaas waa dhaqan xum9 waxaas sxb gabdho hadeey kula dhasheen ka xishoo dumarka reer dhaqasho ayaa sugeeyso waalid iyo walalanaa waay eeganayaan waa igatalo

    • @fathiattam-cu8dt
      @fathiattam-cu8dt 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ceeb Ma samayn ee kuwa ceebta sameeya saan uqor😂😂😂

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d 3 หลายเดือนก่อน

      @@fathiattam-cu8dt wax ceeba miyaan sheegay walalo miyeysan eheeyn saas mise in labari banooni baasbaasto rabtaa

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 3 หลายเดือนก่อน +1

    Azad hagio number one somali youtuber keep going best game aad baan u jeclaa ciyaartaan nio wiilasha soo samee sxp I.n waan sugnaa😂😂

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar7770 3 หลายเดือนก่อน +8

    Team koko is muujiyaa like 👍 Isaaara

  • @user-mo5ip6vj1u
    @user-mo5ip6vj1u 3 หลายเดือนก่อน +9

    Amiira isn't easy ❤

  • @Ahmettomar
    @Ahmettomar 3 หลายเดือนก่อน +7

    Taliye Camera @cayda wey icajab galisay walh Allow ii sahal @asadhagio😂 🤲

  • @user-qj3kt6ej3c
    @user-qj3kt6ej3c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lajanoo ama lajanee. Love ka maxaa iga baqiiley🎉❤

  • @NasliPille
    @NasliPille 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow amiiradeyda guulaysanayso waa ogaa hadana ayadaa guulaysatay

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x 3 หลายเดือนก่อน +9

    Inta rabta in sundus lagu soodaro gameka like😂❤

  • @mohasalaad3329
    @mohasalaad3329 3 หลายเดือนก่อน +3

    First ahay team hagio isoo dhaweeye like isaara saxibayaal🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @copitaanosheed8936
    @copitaanosheed8936 3 หลายเดือนก่อน +2

    Part two wxaad ka soo dhigtaa inamada team 27 plz❤❤

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ayyyy congratulations amiiradeyda qalbi wanaageey ❤🎉