MAXAN U GO,ANSADAY IN AA KATAGO NIROBI PART 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 มิ.ย. 2024
  • #america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

ความคิดเห็น • 234

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 16 วันที่ผ่านมา +24

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw alle kabaq meel kasta aad joogto

    • @AhmedMuscab
      @AhmedMuscab 6 วันที่ผ่านมา +1

      scw❤

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 17 วันที่ผ่านมา +17

    AbaaYo macan marwalba xijaabka ku dadaaaL noloshana ale hakuu qurxiYo qaalI marwalbana Dhanka ale UbdnOw mahadsnid

  • @isaaqbiila
    @isaaqbiila 17 วันที่ผ่านมา +16

    Hani qurux aalle haku amansado wll mesha nolosheda noga so warn sida kirada micishada wax barashada iyo sida kadhka qoxontiga loga helo qali intad war ka hayso❤

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 18 วันที่ผ่านมา +22

    Maasha allah welcome back we miss you ❤❤❤

  • @kawsarahmed5952
    @kawsarahmed5952 18 วันที่ผ่านมา +38

    Alaa Alle hakuunabad geeliyo😢❤ majeecli inaad mardanbe muurogoto😢

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 18 วันที่ผ่านมา +29

    Wll Inaad Mardanbe Murugooto somali Oo Dhani Marabto Mana Ogola In aad Xaaladaada Ka Qariso Bulshada Somaliyeed Ee Garabkaaga ah

  • @marworamlo7444
    @marworamlo7444 18 วันที่ผ่านมา +17

    Hani qurux runtii said ayan kugu xisay 💯🥺

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka ridwan so waraysto jidka loo fadhiya gabar kale oo cabanaysana wan arkayay meesha ridwan meel tuuugadu ilaaaalsato bay noqotay alle haku amaaansado abayo

  • @maqsudmusse3194
    @maqsudmusse3194 17 วันที่ผ่านมา +15

    Hada un iska ilaali inaad so duubto schoolka iyo xafda aad tagan iyo waliba magalada aad ka joogto Indonesia dadku waa xasad subxanallah😢

    • @user-pt1gp5jx2j
      @user-pt1gp5jx2j 13 วันที่ผ่านมา

      Caqliga illah hku ziyaadiyo hno mcn❤

  • @user-lr3tv3ji6b
    @user-lr3tv3ji6b 18 วันที่ผ่านมา +14

    Sabab nololed uun ba ku shegi kara huno hani horeyna uu sii soco inta nolosha ad ka rabtid inad gadho incha allah huno gul ban ku rajenaya

  • @AyanleAyanle-hd1lg
    @AyanleAyanle-hd1lg 17 วันที่ผ่านมา +6

    Mashaa alaah ilaahay ha ku xidiyo cadowgana ilaahay ha kaa qabto horo u soco walaal

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 18 วันที่ผ่านมา +17

    Maxaad Laamaha abniga ugu shegiweeysey.

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 18 วันที่ผ่านมา +21

    Hada hayska tusun qofna school kiisa yaanlagu waabsan waa xaasid raba inuu ku cabsigaliyo habaryar hasooduubin Caruurtaada school kooda mardabe

    • @Umusalixa
      @Umusalixa 18 วันที่ผ่านมา

      Waa sax abayo❤

  • @XamdiWarsame-ps5pm
    @XamdiWarsame-ps5pm 18 วันที่ผ่านมา +2

    Mashalah walshy horay u soco

  • @shukrisaidhassan8830
    @shukrisaidhassan8830 18 วันที่ผ่านมา +6

    Maasha Allaah tabarakallaah hani habo waan ku tabnay soo dhawoow adna Habo qaali

  • @user-cq9wl3kl5o
    @user-cq9wl3kl5o 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah welcome back my daughter we miss you and your beautiful kids ❤️

  • @zeitunadan
    @zeitunadan 18 วันที่ผ่านมา +2

    We missed you ❤️ welcome back

  • @kaltunahmed1767
    @kaltunahmed1767 18 วันที่ผ่านมา +4

    Alle haku barakeeyo wll

  • @namelos2963
    @namelos2963 18 วันที่ผ่านมา +4

    Guulayso walaalo ❤❤

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 17 วันที่ผ่านมา +4

    Ilahay haku badbaadiyo abyo qali

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs mashaa Allah well come back sharaffey I miss you

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 18 วันที่ผ่านมา +5

    Asc wrwb habo illahay swt shar iyo shaydanba haka xijaabo adiga iyo ilmaha . Aduunka wa imtixaan mama ee rabbi swt haku dhib yareeyo oo dhibka fudayd hakaga danbeysiiyo. allahuma amiin allahuma amiin.❤️🌹❤️🐎👏

  • @user-sj3xt9fi4w
    @user-sj3xt9fi4w 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah qoraxy ❤❤❤❤❤❤

  • @user-eh2so8cm6f
    @user-eh2so8cm6f 18 วันที่ผ่านมา +5

    Nacabku darbiyada hajiidho lkn ilmaha waa Namco allaah bixo marnaba muuqlada haka duubin wll fadalan

  • @Nashaad-lz9hz
    @Nashaad-lz9hz 17 วันที่ผ่านมา +6

    Hani wan kuu xiisay Alle ha ku xiftiyo ❤

  • @xamdixamri
    @xamdixamri 18 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤ wan ku salamay hani

  • @user-bd4pd6rf3b
    @user-bd4pd6rf3b 13 วันที่ผ่านมา

    Masha allah❤❤❤❤

  • @QadrACali-em3sb
    @QadrACali-em3sb 13 วันที่ผ่านมา

    Masha allh

  • @maryamawarsameabdullahi757
    @maryamawarsameabdullahi757 18 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allah welcome back shactiradada uxisnay

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk 17 วันที่ผ่านมา +1

    Welcome back sister

  • @madinaosman450
    @madinaosman450 17 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah abayo xafidakallah hore u soco waad gulaysan donta

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 17 วันที่ผ่านมา +1

    MaashaAllah hore usoco❤

  • @fadumomohamud8668
    @fadumomohamud8668 2 วันที่ผ่านมา

    Manshallah

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i 17 วันที่ผ่านมา

    Ilahey haku xafido abayo mcnto ❤🎉

  • @wardaayaanle989
    @wardaayaanle989 17 วันที่ผ่านมา +1

    M.a keep goen

  • @user-xb7wl7ck5n
    @user-xb7wl7ck5n 4 วันที่ผ่านมา

    Allaha idin xifdiyo abaayo

  • @ayaanmuhumed174
    @ayaanmuhumed174 18 วันที่ผ่านมา +2

    Qoflawaayay miss hani ❤🎉

  • @qararabostd5427
    @qararabostd5427 17 วันที่ผ่านมา +2

    M.sh wllo hooyo wanaagsanaa thy..♥️👸💯

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mashalaah❤❤❤❤❤

  • @iqaramohammed1699
    @iqaramohammed1699 13 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah abaayo 🎉

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 17 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah illaahay ha idin xifdiyo qof karti leh

  • @farxiyoibrahimali7475
    @farxiyoibrahimali7475 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allaah qali wan kusuganey alle hakugu amaansado meelkasta o tagto sodhawoow xbbti

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 13 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah farxd ku noolow❤

  • @qalbimoh6348
    @qalbimoh6348 15 วันที่ผ่านมา

    Waad caayshaay manashaalah

  • @aaminocabdi700
    @aaminocabdi700 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah miss you qali❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedalisaalim
    @ahmedalisaalim 17 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Allaha kugu amaansado walal

  • @ridwaahmed4977
    @ridwaahmed4977 17 วันที่ผ่านมา +3

    Abyo Allah hkugu nabadyeelo meelkasta aad joogto🤲

  • @user-rx1il6fj5p
    @user-rx1il6fj5p 17 วันที่ผ่านมา

    Allah ku nabad geeyo wllo qaali ah

  • @MaslahSugow-xd6tq
    @MaslahSugow-xd6tq 6 วันที่ผ่านมา +1

    I'm from Canada I just like this girl 😊

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 5 วันที่ผ่านมา

      Five group uso xaree

  • @KhadraMaxamedmaxamuud
    @KhadraMaxamedmaxamuud 18 วันที่ผ่านมา

    Keep going wllo😊

  • @LuulOsman-bi5xi
    @LuulOsman-bi5xi 16 วันที่ผ่านมา

    Hani wellcome south Africa 🇿🇦 I love abayo keep going abayo shedanka ilhey haka qaabto

  • @Ali34388
    @Ali34388 18 วันที่ผ่านมา +1

    maasha abaayo guulayso xafwwkadhacday cadeey🥰🤔

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 18 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku xifatiyo wllo wada dacawyni lahayad

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 18 วันที่ผ่านมา +4

    hanni wllo alleh haku xafido lkn mesha hada aad dagtay iyo gurigaga iyo ilmahaga iyo iskulgoda iyo melaha aad ka adegatit ba qarso plis wayo cadowgu iyo xasidku Mel kastaba uu joga

  • @NasroAxmed-
    @NasroAxmed- 17 วันที่ผ่านมา +1

    M.a abayo allaha kuu nabad geliyo

  • @MaxamedAhmed-lt6ii
    @MaxamedAhmed-lt6ii 16 วันที่ผ่านมา

    M.allah hani horay usoco wllo ❤❤❤❤❤

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay hakuu ilaaliyo awlaada

  • @user-gg3mi7ri2z
    @user-gg3mi7ri2z 17 วันที่ผ่านมา

    Keep going sister

  • @user-fb9mk1up6u
    @user-fb9mk1up6u 18 วันที่ผ่านมา +2

    Wllhy waan ku xiisay mcneyyy ❤

  • @safiyajaamacsafiya1121
    @safiyajaamacsafiya1121 18 วันที่ผ่านมา +1

    waan ku xiisyny xge ka dhcdyaa abyo macan

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 18 วันที่ผ่านมา

    HOray usoco abyo waan ku duceyna in alle murug io nusqan midka ku tusin.❤

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud 18 วันที่ผ่านมา +2

    Guulayso wllo soona dhaqso

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 9 วันที่ผ่านมา +2

    haniyeey eedo hasheegin magaalada aad dagtay iyo xaafadaada iskoolka ilmaha hasawirin xataa caruurta kamarada

  • @boystar6670
    @boystar6670 14 วันที่ผ่านมา

    guuleeyso sister

  • @Sabnalove143
    @Sabnalove143 7 วันที่ผ่านมา

    My queen❤❤❤❤❤ imiss u somuch xubiyeey

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc 16 วันที่ผ่านมา

    Gabr karti leh m.a hore usoco queen

  • @HoodoMahamoud-ts4xr
    @HoodoMahamoud-ts4xr 18 วันที่ผ่านมา

    Masha allh noloshu kuma xumayso qli

  • @khadroadam3554
    @khadroadam3554 17 วันที่ผ่านมา

    Wnu ku jecelnhay ❤❤rabi haku xafido meel walba aad joogta

  • @AyaanGaylan
    @AyaanGaylan 18 วันที่ผ่านมา +2

    Haa waa lagu waayey

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 16 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah Media carurtada ka ilaalsho walaley iskolka iyo ciwanka guriga ka qarso 😢 ilahay hana xifidiyo melkasto aan jogna

  • @Nuhamiirofficial
    @Nuhamiirofficial 18 วันที่ผ่านมา +3

    Horay usoco sıster

  • @zahoorgabane2039
    @zahoorgabane2039 15 วันที่ผ่านมา

    keep going sister ❤

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 17 วันที่ผ่านมา

    Abaayo allaha shar & sheydaan alle haka haayo mardanbe hanala wadaagin ilmaha na qarso

  • @MUNAArab-md1vy
    @MUNAArab-md1vy 17 วันที่ผ่านมา

    Qali ilaahay Haydin xifdiyo adi caruurtada cadawgaagana rabbi hajabiyo ❤

  • @istahilahmed3416
    @istahilahmed3416 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhi wan ku xisay qali ❤❤❤😂

  • @halimaadanhalimaadan6515
    @halimaadanhalimaadan6515 17 วันที่ผ่านมา +1

    Welcome ❤❤Cadowgaga unolow

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 16 วันที่ผ่านมา

    Waanku xiisnay abayo
    From kismayo

  • @bulshada876
    @bulshada876 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay wax ku dhiba kuma tuso wll

  • @user-bi6jq2kc8w
    @user-bi6jq2kc8w 16 วันที่ผ่านมา

    Keep gon abayo

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 14 วันที่ผ่านมา

    Guleyso abayo❤❤

  • @yasminosman1048
    @yasminosman1048 17 วันที่ผ่านมา

    Waalaguuxiisay waana lagu sugaayay abaayo❤❤❤❤

  • @user-op4iv8fm5f
    @user-op4iv8fm5f 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @NimcoWarsame-ik8md
    @NimcoWarsame-ik8md 17 วันที่ผ่านมา

    Abayo allah ku gargaaro isha allah Allah bari o isku xir wax Walbo wad ka gudbeysa isha allah ❤

  • @haawomohamed5600
    @haawomohamed5600 18 วันที่ผ่านมา +1

    Hi hani

  • @user-eh6gi5kx8m
    @user-eh6gi5kx8m 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wllshei wllhi malasia OK aheed 😊

  • @hannanosman1768
    @hannanosman1768 17 วันที่ผ่านมา +22

    Don't give too much information about your location and children school

  • @FaizaAbdirizak-gb8nx
    @FaizaAbdirizak-gb8nx 16 วันที่ผ่านมา

    Hanni hannan ilaahey haku amaansado mcny maciishada iyo wax barashada kasoo hadal

  • @user-oe9sn6mh1k
    @user-oe9sn6mh1k 18 วันที่ผ่านมา +1

    Mcneyy wan Ku xisay runtii ❤❤

  • @hodanyasiin3913
    @hodanyasiin3913 16 วันที่ผ่านมา +1

    Masar imow sis qaxootina waa haka helaysaa aniga jooga waan ku wacinynaa hdaadan goaan gadhin masar waa Amaan

  • @ICC17
    @ICC17 11 วันที่ผ่านมา +1

    Hani quruxeeey iinoolow runtii vedioga aad soo fadhido iyo midka aadan soo fadhiyin isku mid iima aha hadalkaaga iyo wajigaaga habka aad u sheekayso ayaanba ka helaa noolow wllo

  • @BarwaqoDheerer-ke1mh
    @BarwaqoDheerer-ke1mh 18 วันที่ผ่านมา

    Gulayso wll mel kasto adunka kajogto rabbi hakugu amansado wll nolosha indonesia nogasheke guryheeda iyo sida lagu gelikaro qarashka kubixikara

  • @MaslahSugow-xd6tq
    @MaslahSugow-xd6tq 6 วันที่ผ่านมา

    Part 2 awi

  • @ismanmaxamud224
    @ismanmaxamud224 18 วันที่ผ่านมา +2

    Wa ku xiisnay😂❤

  • @SaciidoCabdinuur
    @SaciidoCabdinuur 16 วันที่ผ่านมา

    Walashay❤❤❤

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 18 วันที่ผ่านมา

    Ala maxan ku xiizy wlshey haniyey❤🎉

  • @user-pu6mj3op5g
    @user-pu6mj3op5g 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ hani nolow wll

  • @user-dr8ph3mi1u
    @user-dr8ph3mi1u 18 วันที่ผ่านมา +1

  • @ShukriAhmad-cs3zi
    @ShukriAhmad-cs3zi 16 วันที่ผ่านมา +1

    Hani abaayo Indonesia warbixin ka rabaaa ma ii siin kartaa

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 18 วันที่ผ่านมา +2

    ILLAAHAY haka qabto xasidin wayea

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 12 วันที่ผ่านมา

    HANI qrx we miss you ❤❤