Soomaalidii Lacagta Laaluushka u Geysay Xeer-Beegtida Oo La Soo Xiray,Dacwadna Lagu Soo Oogay.DAAWO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #Subscribe#Like#Share#Comment.

ความคิดเห็น • 178

  • @abdifitahahmed9662
    @abdifitahahmed9662 3 หลายเดือนก่อน +19

    Famil dhan aya mustaqbalkoodii ku dheelay Subxaanallah !!

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 หลายเดือนก่อน +20

    WCS, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah,, Legend, Cilmi Waare, Runtii Waa Barnaamij Aad Yaab u leh, Adeer Waa Mooryaan Mafia Ah, waa Tuugo,, Mahadsanid Adeer Guuleyso Inshaallah

  • @AxmedMacalin-fp3jk
    @AxmedMacalin-fp3jk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ku ha lasoootar xiilo soomaliya waziiray ka noqlahaayeen

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 3 หลายเดือนก่อน +7

    Reer Minnesota waa umaleeynaay inaad maafiyo isku badaleysan sharaf idiinka dhamaataye dadweeynaha mareykan 50 states iska kagala pls. Aniga state ka aan joogo lee😂ha’iigu imaanaha Nebraska bimilaahi dhac dhac tuugo.

  • @sadio949
    @sadio949 3 หลายเดือนก่อน +3

    Caadi mahan somali

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalah ilaahow umadaada xaqa tus dadkan waxbaa udhiman caqli badan majiro xoolo aad adiga laheyn sidee damac kaga geli garaa ilaahow iimaanka hanaga qaadi yaarabi thanks wll waare

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaali meel kasta oo tagno waxaan la tagnaa musuqmaasuq...
    Aaway shucuubtii kale ee ajaanibta ee mareykan joogo ...
    Ma aha dhul waraabe ayaan dhex degaa riyihii waraabaha lahaana waa cunaa...

  • @saidelmi3390
    @saidelmi3390 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs wall guleyso alle soomali nolosha gusheyda alle tuso diinta sifican ha ugu dhaqman doofarka waa xaran lkn xaranta kale waa cunin waa dhib

  • @nuuraanchannel3226
    @nuuraanchannel3226 3 หลายเดือนก่อน +1

    From wazirka zaki bin xaaji

  • @AbdirahmanMohamed-vg4ww
    @AbdirahmanMohamed-vg4ww 3 หลายเดือนก่อน +1

    From waziirka Zaki bin xaaji ❤

  • @Hamda2020
    @Hamda2020 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xeer beegtiga waa maxay walalayaalow please??

  • @Ziyad2009
    @Ziyad2009 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad santahay Elmi.

  • @luulahmed4734
    @luulahmed4734 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faroom wasiirka😂

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaasa Muslims sheeganaya

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa kumacadahay because wadankoodii bay soo rogeen marka meelkasta ma daba an galineenaah no way ha la xiro😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanabdi3618
    @abdirahmanabdi3618 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dad Xishoneya ma Ahan kuwan Astaaq Furullah

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 3 หลายเดือนก่อน +1

    Plz kiiskan nala socdsii mahadsanid mudane elmi guleyso ❤

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 หลายเดือนก่อน +2

    Laaluushkii afrika miyey keeneen amerika

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma somaliya modaay mesha

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah

  • @abdi1943
    @abdi1943 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waa yaab qaabka ay suubiyeen dadkaan caadi ma ahan yaab

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 3 หลายเดือนก่อน +1

    Family Khasaaray waaye wlhi 😮😮

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Doqonimo iyo dugonimay isku darsaden kuwan

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaalia haday joogeen xilal bay hayn la haayeen

  • @faiza10ally35
    @faiza10ally35 3 หลายเดือนก่อน +1

    Iska soo masaafuriya tuugadah!!

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 หลายเดือนก่อน +1

    Warkaaga waxaa iiga baxaya danbiilayaashani wax dhacay xitaa inay fahmi waayeen lacagta laaluushka ha u adeegsanina telfonadiina iska danbiyada ay galeen ay yihiin kuwo aad u liita oo hadana sumcad xumi guud oo ummadeed iyo mid qoyseeda

  • @Hamda2020
    @Hamda2020 3 หลายเดือนก่อน +1

    Akhas waxaasaa muslim sheeganaya musuq maasuq iyo balaayo ayey meelkasta lasoo galayaan shit

  • @Raxmo-d4p
    @Raxmo-d4p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bismillah I dadkani waa mafia ee maha dad Islanimadu kuweyntahe waleh wey nacebeyen wa hina heydabta labarow saqajaminta xuun war ma movies bey matilayen geylow daqo markat gamor daqda laguyabaya they deserve to go behind bars

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa laga yaabaa in soomaali si qarsoodiya warka u bixiyeen! Maxaa yeelay hadii lacagtani wakhti hore la lunsaday oo guryo ay taalay macquul maaha in la ogaado cida meeshaas geysay! Hadii aanay jirin kamero kashifta qofka lacagta wadey meeluhu sii maray maalinkaas.

    • @abdulwarsame4420
      @abdulwarsame4420 3 หลายเดือนก่อน

      Warka si fiican u dhagayso.

    • @omerhassan3041
      @omerhassan3041 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdulwarsame4420 gadaal ayaa warbixinta ka fahmay loomana baahno dhagaysi! Laakiin ha hilmamin soomaali in wax kasta suurtagal ka yihiin! Maaha dadkoo dhan.

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waxay isku qaldeen Mugsishu iyo Minneapolis, meel dadkii noolaa la boobay kuwii dhintayna lagu haysto 2-dii meter oo ay ku aasnaayeen.

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waa musiiwo aad u weyn, falalkaan oo kale in lagu kaco waa waxay diinteena naloogu sheegtay in ciqaab lagu muteysanaayo .
    War Allah halaga baqo oo amaanada hala ilaaliyo..dadkaan Allah ha u dhib yareeyo..ummadda inteena kale Allah hanooga digo inaan ku kacno falalkan iyo kuwo la mid ahba...
    Aamiin Yaa Rabbi.

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 3 หลายเดือนก่อน +20

    Somali waxa ayka hor mari la'dahay waa wax is daba marinta subaxanallah

  • @imabdullah3538
    @imabdullah3538 3 หลายเดือนก่อน +14

    Subhanallah wadan 400 sano dowlad so ahaa ayay somalia umaleyen

  • @XeydarAbdi-gl6sx
    @XeydarAbdi-gl6sx 3 หลายเดือนก่อน +8

    F▪︎B•I haddii lagu daba dhigo oo case-kaaga la wareegto wale fadhi kuuma yaalo bismillah

  • @jawahirweyrah1036
    @jawahirweyrah1036 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dad muslim sheeganayo oo banaystay tuugonimo iyo dhiig islam
    Wax kasta oo alle xarimay bay somali
    Xalaleysatay dadkiina wey gateen
    Melihii ay u soo qaxeen dhibkan
    Bay ku geysteen waa la yaab

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 3 หลายเดือนก่อน +4

    Allah waxa iigudaran kandenbigiihore luguwaayey oo hadawalaaqday masugu meher maleh iyo mida musqabalkedi ku iibsatay 30 kuno keliya maxay fursad haysatay talaxumoy tolbeelay 👩

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sidaas hadii aan ku nahay qurbaha maxaa moodaa soomaaliya eebow Africa eebow soomaaliya badbaadi😂

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ceeb iyo magac xumo ayey inoo soo jiideen

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 3 หลายเดือนก่อน +7

    Illahoow noo ceeb Satur laaxaawla walaa qubata illaa Bilaah Sharafi dhimatay

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 หลายเดือนก่อน +8

    subxaanalaah soomaali wadan koodii way soo gubeen umada kalena wadamadooda waa gubayaan ale xaqa ha tuso soomaali 😮😮

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 หลายเดือนก่อน

      Somali xasarad iyo tuugnimo ayay meel kasta ka taaganyahin

  • @Princesszoya-p2k
    @Princesszoya-p2k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan fahmin soomali ma shan qof oo qaldantay. mise wa qoom wax walba leh maxa isla caayaysan soomali hadad tirahdoo ma ada ka maqan ..soomaliya ku mahmahda dad waxa u liita dalki cay iyo dadki اللهم ثبتنا ورزقنا حسن الخاتمة

  • @faiza10ally35
    @faiza10ally35 3 หลายเดือนก่อน +4

    Raarku kuma jiro qof cawqli lash. Waa tuugo walaala ah ayaandaro!!!

  • @zamzamali5785
    @zamzamali5785 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bal gabadhaas mustaqbalkeedii mawexee kuweesey 30,000$ subaxaanalah ilaahayoo adaa soomaali nagadhaliyee xaqa tus aadbaa umahadsanthy walaalkey Cilmi waare

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 3 หลายเดือนก่อน +1

    RUNTII WEEY ADAGTAHAY INLA AAMINO
    #DOOD IYO DANBIYO
    LA'ISKU HAAYSTO
    OO AY HAL DHINAC KALIYA AY
    #HADLAAYAAN,
    #DHINICIIKALANA
    AAN WAX HADAL AH LAGA HAAYNIN!!
    LAAKIINSE "SAWIRADOODA OO KALIYA,
    SAXAAFADA LASOO DHIGAY?.
    ...HADABA ARRINTU
    WAXAY U MUUQATAA INEEY
    "MU'AAMARADI JIRIKARTO?.
    ...HADII AY
    MAAMULKA
    #MAREEYKANKU
    RUN SHEEGAAYAAN
    #DHALINYARADA
    LASOO EEDEEYAY
    SAXAAFADA HALOO OGALAADO?.

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 3 หลายเดือนก่อน +3

    Bal ilhay ayaa dambigii hore ka badbaadiyay oo layska fasaxay, isagiii ayaa dambi kale raadsaday, midaano dhago ma leh, haduu malag dhawaaqaayo,.maamaahdiii oo dhab ah😢😮

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 3 หลายเดือนก่อน +2

    Isbitalada, bangiyada, xafisyada socdaalka, boliska. Somali ayaa laalush kabilowda from 1990. Somalidu laaluushka xaaraan uma arkaan. ALE hanuun hanasiiyo.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน +1

    Iyagii oo tuugo ah oo somalinimadii iyo muslinimadiiba ceebeeyey ayey indho adeegooda ,dawladii maraykanka ku eedeynayaan Racist nimo ,,walee idinkaa qaldan

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 3 หลายเดือนก่อน +3

    Niyoow farsamo xumaa, may qofka lasoo heshiiyaan. Shandadbaa la la iska walwaalayaa qof afka laga galinayaa.xataa qofku hadduu qaadan lahaa billay police waxan ka oo ku eegis tahay ayuu is odhanayaa.

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 3 หลายเดือนก่อน

      Waar waa waxan ka yaabanahay dadku ma diyaarad bay iska soo raaceen ? Badownimadan waa dheeraad wallahi

  • @myday144
    @myday144 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kurus geel naagti xaday tuugo kor ayay udhameysay miyala dhihi jiray 😂😂😂😊

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 3 หลายเดือนก่อน +3

    Qolooyinkaan tuugta ah sey filim hindi ah u fiirsanayeen bey run moodeen? 😂😂😂😂😂😂

  • @Burco.
    @Burco. 3 หลายเดือนก่อน +1

    The are not watching a fiction movie they are make a reality movie no Hollywood but Somalyywood 😅

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa na ceebeeyeen, dawladii lacagtii ay ku sadaqaysatay dadkeeda ,ayaad idinkoo muslin sheeganayo dhacdeen ,waa in sharciga la mariyaa

  • @hamdibashir9490
    @hamdibashir9490 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxabo igu daran kan dabiga lanta noqday hadana dabi lacaged lugu helay wa ninka ugu nasibka xun bisinkaa famly musuqmasuq xasbunallah xasbunallah

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi xabsi maraaykanka ma sahlana movie ku arkaa cabsi cansi waaye wala isku xoogaa ilaahoow xabsi mareeykan ha ig gelinin qof muslina ka haay aamiin

  • @deqosheikhisaq
    @deqosheikhisaq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dal aan dalkaada aheyn dareen ku joog ayaan maqli hiray somalida waaba horror waxay modeen wadankoodi aay soo baa I.iyeen iney wali dhex jogaan ka xaaxaabiya hee

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    America hadii nidaamnkooda cadalaada 500 sano jirsaday cida isku dayday inaay outsmart gareeyan makula tahay inaay u dahaayaan nidaamka cadalada somalia maxamkamadaha somalia gaar ahaan muqdisho maxaa dad aan dambi lahyn dusha laga saaray kuwa dambi lahayna banaanka joogaan

  • @nimaoabdi7226
    @nimaoabdi7226 3 หลายเดือนก่อน +1

    Unbelievable when you love money 💰 that's what is going to happens to you

  • @suleimankodah5844
    @suleimankodah5844 3 หลายเดือนก่อน +5

    Dadkan waxaaba kakhaldan ee waraaqo waaliya haloosoosameeyo

  • @TusseTube
    @TusseTube 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ladan isku magaalo aan daganahay gabadh iska aamusan ayay aheed balo 30kun kaliya miyay Qataato isku Galisay

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sida.dalkooda.u.ba,iyeen.ayay.rabaan.iney
    Dal ka.kuwaalaan

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi waa wax lala yaabo a cuudubilaah xageey ka yimideen kuwaan tuugo nimo waa dhaafeen

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 3 หลายเดือนก่อน +1

    sua,l "checks maxaa 2021 ka dhigay, halkaas ayaa fahmi wayay

  • @baalqalooc
    @baalqalooc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Teem saraakiisha is muujiya ha lagu soo yaaco

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 หลายเดือนก่อน +1

    Good I’m glad they are going to jail 😢

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 3 หลายเดือนก่อน +3

    Illahay amarkiis dadkaan waxaa iila caqli xun gabadhaan Ladan ah, wayo wadan fursad leh ayay joogtaa 30,000 4 bilood ama 5 bilood ayay ku samayn kartaa iyadoonba dhib u marin hase ahaatee waxay sumcadeedi iyo sharcigeedo iyo walibana mustaqbalkeda danbe ba ku wasaqaysay inyar oo faro food ood ah😢😢

    • @miskiin236
      @miskiin236 2 หลายเดือนก่อน

      $30,000 sidaa fudud laguma sameeyo
      Dadka xitaa jaamacadaha ka baxay ma sameeyaan intaa$120,000 sanadkii Soomaali badan ma samayso.
      Laakiin gabadha waa aqaanaa reerkeeda iyadoo yar ayey timid 🇺🇸.

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 หลายเดือนก่อน +2

    INDHO ADAGAA, MAGAC XUMO AYEY MUSLIN IYO SOOMAALI USOO JIIDEEN.

  • @mohamedabdiosman5716
    @mohamedabdiosman5716 3 หลายเดือนก่อน +1

    From Wazirka Welcome Ilmi❤

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 3 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaali ayay meesha mooodeen

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 3 หลายเดือนก่อน +1

    Foolxumo dhamaanted😢

  • @FadumoMohamud-p5z
    @FadumoMohamud-p5z 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allow badbaadi masakinta allow galada shartooda ka qabo

    • @aminajama160
      @aminajama160 3 หลายเดือนก่อน

      user-vj3ml7bn4h Ilaahay tuugada ma jecla

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 2 หลายเดือนก่อน

      Aloow gaaaladaa Bala bala Bala
      Tuug tuug kalkaal.

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hala wada xiro tuugta waa tugee

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waligay badownimo kawayn ma arkin waa tuugo badow ah

    • @abdinasirhussein5527
      @abdinasirhussein5527 3 หลายเดือนก่อน +1

      Reer miyaga meel baad kaga dhacday!

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdinasirhussein5527 hahhaa dhinacaa uma wado walalo waa runtaa dadka miyiga dego yaa ka caqli badan waaba asalkiiye

  • @khayrdoonnj2013
    @khayrdoonnj2013 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ayadoo danbi laguu haysto hadana mid kale sii gal sheeko waalan oo doqonimo ah qof dhaha waxan macquul ma ahan ma iska waayeen

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 หลายเดือนก่อน +1

    Meelkasta inaan bi’ino oo sida aan wadankeena u burburney inaan rabno meel walba aan fidneyno, bal maxaa u geeyey sharciga, ma weysan ogeyn in la daba gelayo…oo meel walba kaamirad laga duubayo… Illaahow noo ceeb astur..

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cajib allahuma najayna .ma waxay u maleeyeen Somali in ay joogaan. hijaabka ka been sheegtay.

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 3 หลายเดือนก่อน +1

    What a shame to Somali😢😢😢

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somali meel kasta xasarad iyo tuugnimo ayay la taaganyahin

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wal ciyaadu Bilaah😢

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wsc
    Subxaan Allah 💔😱🇸🇴🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudu.bilaahi

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 3 หลายเดือนก่อน +6

    Tuug Tuug Somali Saqaajaan

    • @Princesszoya-p2k
      @Princesszoya-p2k 3 หลายเดือนก่อน

      Waxan fahmin soomali ma shan qof ba mise wa qoom wax walba leh soomaliya ku mahmahda dad waxa u liita dalki ay iyo dadki cay

  • @abdiahm9184
    @abdiahm9184 3 หลายเดือนก่อน +2

    Soomalidu cayaar cayaar bey kugiraan runta ayey arkayaan

  • @Xayir_w_Cisman
    @Xayir_w_Cisman 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somalida badankooda tuugnimada indho adayg bey ku darsadeen

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wow wale somali waliged ilbiximeyso jaahilnimado dhinkeda ayay kutusineysa tass ninkii ilahay waxuu faro samen wayo taas ayaa udambeysa

  • @Aniisa675
    @Aniisa675 3 หลายเดือนก่อน +1

    🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @aminaabdi9297
    @aminaabdi9297 3 หลายเดือนก่อน +1

    ceebadana

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalkeen Malaayiin Buuu Uqalmaa. Plzzz Gaarsiiya Soomaaliweyney. Iskadaaya xaaaaidnimada. Waxyaaabaha Maalaa Yacnigaba Malyan Baad Gaarsiisane

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somali Tuugo Xarantii unabeys meelaksato la tageen

  • @faiza10ally35
    @faiza10ally35 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkii shishoonjiray way dhinteen!!!

  • @feyslf1226
    @feyslf1226 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanaalahah. Gaariga xeerbeegtida. Ee ladaba dhigtay Ayaaba iigudaran. 😂. Qolladu indho adkaa. Maxay liqeen 😩

  • @axmedcade7
    @axmedcade7 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah i love your shirt 👕 happy independence week to all my brothers and sisters .

  • @hanasamatar1712
    @hanasamatar1712 3 หลายเดือนก่อน +2

    بسم الله الرحمن الرحيم اللهم احفظنا

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 3 หลายเดือนก่อน +2

    Bismillah islaanimada wa iney dhab kaa thy aduunka aad loo ma jeclaado walaga tagaya

  • @RayanAbdirahman-q2d
    @RayanAbdirahman-q2d 3 หลายเดือนก่อน +2

    I'm from Zaki Bin Xaaji🎉❤🎉

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @karinaali63
    @karinaali63 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somali maxay u jecelahay yihin xolo xaran ah iyo lacag xaran ah melkast o jooga wa tuuggoonin nin iyo nag wa isku mid madhahayi kulig good wa tuugo lankiinin some are tuugooyin

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 3 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha ma dawladii Xassan shikh umaleyen oo waxkasta lamusuqayey illaahow iimanka nagu sug

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wwww Somaali sidaan hadan a Subxaanallh

  • @iissa7685
    @iissa7685 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somali maryoolay Elmi ha support gareeyo..
    By far he is the most articulate somali youtube reporter.
    Much love bro.
    Tuugta iyo maafida magaceena ku khamqaraya down.😅

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy anigu waxan islahaa kuwa dalka kamaqan ayaa caadi ah oo musuq maasuqa lksne hadday saas i yiihiin wayba noo dhaamatay wlhy dalkeeni bas waaye