“Soomaaliya Waxaa kusoo wajahan arrimo Halis ah, Waayo…..” Danjire Maxamed Xaaji [Qaybtii 3-aad]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 343

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 4 หลายเดือนก่อน +11

    His presentation is brilliant and reasonable.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 หลายเดือนก่อน +12

    Ninkaan cabsi dined baa ka muuqda subxaanallaah soomaaliya waa dhul iyo dad muslim ah maxaa ku jaban in diinta islaamka lagu dhaqo allaa yahdiih

    • @madhobe
      @madhobe 4 หลายเดือนก่อน

      Not ISS and Takfir, Al ixitisam

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 4 หลายเดือนก่อน +1

      Cabsida ya abuuray sow wadaad dadka qalaya mu abuurin

    • @khadarsalehsaleh5323
      @khadarsalehsaleh5323 4 หลายเดือนก่อน

      Dadku waa muslim diin unbaa deeqdo adiga maka xuntahay in diintu taliso

    • @khadarsalehsaleh5323
      @khadarsalehsaleh5323 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@nuurnuuraan8624 haduu wadadka wax qaldo adiga ma diinta ayaad naceysa diinta Allah baa leh so ma ogido

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@khadarsalehsaleh5323 anigo waxa aan ahay Muslim 100% laakin aan sida dadka qaar kama dhigo wadaadko in uu yahay sida nabi oo kale wakhtigan imika wadaada inyar aya ku dhaqanta diinta islaamka ee saxda ah somalidona wada seef la buud miidhan

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 4 หลายเดือนก่อน +2

    The Somaliland region is not recognized as an independent country; it remains a part of the Federal Republic of Somalia. Recently, the SSC-Khatumo state of Somalia has separated from Somaliland, further complicating the region's political landscape. Politicians in Somaliland have been criticized for misleading their constituents by providing unrealistic and unfounded information about the future status of Somaliland. These actions contribute to confusion and hinder progress, undermining efforts towards national unity and development within Somalia. It is crucial for political leaders to adhere to factual information and engage in constructive dialogue to promote a stable and prosperous future for all regions within Somalia.

  • @sharmakeibrahim3861
    @sharmakeibrahim3861 4 หลายเดือนก่อน +4

    Real benale in motion

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 หลายเดือนก่อน

      Anigu aragtidayda oo ah dhalintii Reer Somaliland qurbaha ku dhashay wadankanna lexejeclo wayn kaleh Odaygan sidaan u arko Waa Ethiopian luqadda bartay gaaladana taaku launaya iyo Yuhuuda 🇮🇱 walahi halabaadho DNA-giisa 🧬 siduu shareecada Islaam wax xun uga dhigayo ayaan kashakiyay uu gaaladana walaal nooga dhigayo subhannallah 😢 laakiin marwalba waa inaan eegnaa asalkeena iyo jinsigeenu waa maxay alhamdulillah dhiigeenu waa Somali horta hadhowna waa Somalilander cadowgeenuna waa Ethiopian & Kenyan sababtoo ah dhul ayay inaga haysataan oo dhulkeenii Howdkaa ka mid ah, dee dhalinteenu ka yeeli mayno bad iyo dhul ayaan cadowgeena ugu daraynaa taana walahi dhimashaan ka xignaa oo noocan oo miidhan nacabsi galin maayaan hadalada khiyaaliga uu ku hadlayo koonfurna haday malaayiin ciidan ah soo qaataan waxba naga qaadi maayaan walahi InshaAllah 🤲🏼 Haday Somaliyana Shariicada Islaamka ku dhaqayso Somali oo idil dee diidi mayno oo dhaxalku waa dhalinteena Somalilanderka ah walahi waan ku taageeraynaa iyagaan dhiig iyo diinteena Islaamka 100% aan wadaagnaa oo waa dadkeenii qabaa’ilo kale sita alhamdulillah 🤲🏼 Odayaashan xun ayaa isku kaaya diray oo cadowgu soo adeegtay labada dhanba si Somali lookala fogeeyo aynan quwad u yeelan walahi taana dhici mayso inteena aqoonta leh waan aragnaa InshaAllah wayna idlaan cuqdadaa nalagu dhex abuuray. oo Somalinimadaa noogala qiimo badan Oromo uraysa inaan wax lawadaagno Allahuma Najaynaa 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Odaygan lawaraysanayona kolay maaha Somali asal ah waa sheegato isaaq oo kolay waa sirdoonkii Ethiopia 🇪🇹 u fadhiyay Dalkan barakaysan waxaadna ku garankartaa diidmada shareecada Islaamka uu shicibkeena nooga dhigayo argagax wax aad u xun hadii alleh la raaco waxuu nafaray subhannallah waa Yuhuud Somalinimada ku gambanaya walahi halabaadho shicibow InshaAllah Somaliland way guulaysan sida Xaqqa ahna way ka guulaysan damaca qarsoon ee Ethiopiana wayna ku habayaan sharkooda Ilaahaybaa ku burburin oo wadankooda holcin yarab annaguna dhulkeenii ayaan xoog ku soo ceshanaynaa oo waa in culumadu iyo cuqaashu dhalinteena dagaal noo abaabulaan si aan u soo ceshano howdka waan jeclaanlahaa walahi aniguna ka ugu horeeya ee qoriga qaada safka hore ayaan noqon lahaa walahi si amxaarka iyo Oromada aan qoorta ka wada jaro InshaAllah wayna iman goor aan fogayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AkrmoooWw
    @AkrmoooWw 4 หลายเดือนก่อน +4

    WARIYE QAALIYA SU AALO FIIICAN
    ALLE HA KU XAFIDO KU DAYASHO AYUU MUDAN YAHAY WARIYAHANI

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wajigaa Gubay baan maqli jiray bal qofkaan daya meeshuu Caqligii uga lumay, Aduunyuu kuwaashay war aakharadaada ha iloobin

  • @yow4367
    @yow4367 4 หลายเดือนก่อน +8

    What is purpose of your life?
    Think about of this , let us say somaliland became a recognised country, how it will going to survive and stand alone, at its next door they is Christian empire who want to expand its territory so means, u have to relay and depend on this expansionist empire.
    How about this, instead of focusing only hargeysa why don’t you think of controlling and administering Harar and dir-dawa.
    Hankaga kur u qaad wlhi Taarikh ba qormeyso duni casri wa lagu jiraa.
    Don’t enter history in bad pages .
    I love Somaliland wlhi ❤

    • @AbdibasidTimacade
      @AbdibasidTimacade 4 หลายเดือนก่อน +1

      Somalia 5 qaybood ayey u sii kala tagaysaa iyadoo waliba qabaail u sii kala socota
      War miyaanay dhibtaasi kuu muuqan keeneeba se u nuqul in dhulkiisa la qaato 40% ayaabay erhiopia dhulkaagii haysatee
      War xishooda oo qabyaaladan aad umadiina kusii kala googooynaysaan ka daaya oo somalia isku haya
      Somaliland waa dal danteeda ku filane

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 4 หลายเดือนก่อน

      Somaliland ma baribay ku wasi jirtay iyaguba kuuma raban ee ka fuq wacelyahow laangab ka ah

    • @yow4367
      @yow4367 4 หลายเดือนก่อน

      @@TewodrosBethlehem soomaliland adiga wey kaa aqli badantahay, hadafkeyno wa finofino .
      langaab ahmaar injir badan batahay

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anigu aragtidayda oo ah dhalintii Reer Somaliland qurbaha ku dhashay wadankanna lexejeclo wayn kaleh Odaygan sidaan u arko Waa Ethiopian luqadda bartay gaaladana taaku launaya iyo Yuhuuda 🇮🇱 walahi halabaadho DNA-giisa 🧬 siduu shareecada Islaam wax xun uga dhigayo ayaan kashakiyay uu gaaladana walaal nooga dhigayo subhannallah 😢 laakiin marwalba waa inaan eegnaa asalkeena iyo jinsigeenu waa maxay alhamdulillah dhiigeenu waa Somali horta hadhowna waa Somalilander cadowgeenuna waa Ethiopian & Kenyan sababtoo ah dhul ayay inaga haysataan oo dhulkeenii Howdkaa ka mid ah, dee dhalinteenu ka yeeli mayno bad iyo dhul ayaan cadowgeena ugu daraynaa taana walahi dhimashaan ka xignaa oo noocan oo miidhan nacabsi galin maayaan hadalada khiyaaliga uu ku hadlayo koonfurna haday malaayiin ciidan ah soo qaataan waxba naga qaadi maayaan walahi InshaAllah 🤲🏼 Haday Somaliyana Shariicada Islaamka ku dhaqayso Somali oo idil dee diidi mayno oo dhaxalku waa dhalinteena Somalilanderka ah walahi waan ku taageeraynaa iyagaan dhiig iyo diinteena Islaamka 100% aan wadaagnaa oo waa dadkeenii qabaa’ilo kale sita alhamdulillah 🤲🏼 Odayaashan xun ayaa isku kaaya diray oo cadowgu soo adeegtay labada dhanba si Somali lookala fogeeyo aynan quwad u yeelan walahi taana dhici mayso inteena aqoonta leh waan aragnaa InshaAllah wayna idlaan cuqdadaa nalagu dhex abuuray. oo Somalinimadaa noogala qiimo badan Oromo uraysa inaan wax lawadaagno Allahuma Najaynaa 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Odaygan lawaraysanayona kolay maaha Somali asal ah waa sheegato isaaq oo kolay waa sirdoonkii Ethiopia 🇪🇹 u fadhiyay Dalkan barakaysan waxaadna ku garankartaa diidmada shareecada Islaamka uu shicibkeena nooga dhigayo argagax wax aad u xun hadii alleh la raaco waxuu nafaray subhannallah waa Yuhuud Somalinimada ku gambanaya walahi halabaadho shicibow InshaAllah Somaliland way guulaysan sida Xaqqa ahna way ka guulaysan damaca qarsoon ee Ethiopiana wayna ku habayaan sharkooda Ilaahaybaa ku burburin oo wadankooda holcin yarab annaguna dhulkeenii ayaan xoog ku soo ceshanaynaa oo waa in culumadu iyo cuqaashu dhalinteena dagaal noo abaabulaan si aan u soo ceshano howdka waan jeclaanlahaa walahi aniguna ka ugu horeeya ee qoriga qaada safka hore ayaan noqon lahaa walahi si amxaarka iyo Oromada aan qoorta ka wada jaro InshaAllah wayna iman goor aan fogayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @yow4367
      @yow4367 3 หลายเดือนก่อน

      @@IbiEntertainment guusha anaga leh , insha allah halkaas ka wad
      somaliland

  • @madhobe
    @madhobe 4 หลายเดือนก่อน +11

    He is super competent, a resource for Somaliland. Impressive interview

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah he is brilliant mind Mr Mohamed ❤❤❤

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 หลายเดือนก่อน +14

    His talks makes a lot of sense.

    • @MohammedAbdullahi-ym5xd
      @MohammedAbdullahi-ym5xd 4 หลายเดือนก่อน +1

      But are not the facts

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 4 หลายเดือนก่อน

      Who said that when you

    • @yow4367
      @yow4367 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@TewodrosBethlehem what brought u here ?
      are u still dreaming to get land and sea.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 หลายเดือนก่อน

      Anigu aragtidayda oo ah dhalintii Reer Somaliland qurbaha ku dhashay wadankanna lexejeclo wayn kaleh Odaygan sidaan u arko Waa Ethiopian luqadda bartay gaaladana taaku launaya iyo Yuhuuda 🇮🇱 walahi halabaadho DNA-giisa 🧬 siduu shareecada Islaam wax xun uga dhigayo ayaan kashakiyay uu gaaladana walaal nooga dhigayo subhannallah 😢 laakiin marwalba waa inaan eegnaa asalkeena iyo jinsigeenu waa maxay alhamdulillah dhiigeenu waa Somali horta hadhowna waa Somalilander cadowgeenuna waa Ethiopian & Kenyan sababtoo ah dhul ayay inaga haysataan oo dhulkeenii Howdkaa ka mid ah, dee dhalinteenu ka yeeli mayno bad iyo dhul ayaan cadowgeena ugu daraynaa taana walahi dhimashaan ka xignaa oo noocan oo miidhan nacabsi galin maayaan hadalada khiyaaliga uu ku hadlayo koonfurna haday malaayiin ciidan ah soo qaataan waxba naga qaadi maayaan walahi InshaAllah 🤲🏼 Haday Somaliyana Shariicada Islaamka ku dhaqayso Somali oo idil dee diidi mayno oo dhaxalku waa dhalinteena Somalilanderka ah walahi waan ku taageeraynaa iyagaan dhiig iyo diinteena Islaamka 100% aan wadaagnaa oo waa dadkeenii qabaa’ilo kale sita alhamdulillah 🤲🏼 Odayaashan xun ayaa isku kaaya diray oo cadowgu soo adeegtay labada dhanba si Somali lookala fogeeyo aynan quwad u yeelan walahi taana dhici mayso inteena aqoonta leh waan aragnaa InshaAllah wayna idlaan cuqdadaa nalagu dhex abuuray. oo Somalinimadaa noogala qiimo badan Oromo uraysa inaan wax lawadaagno Allahuma Najaynaa 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Odaygan lawaraysanayona kolay maaha Somali asal ah waa sheegato isaaq oo kolay waa sirdoonkii Ethiopia 🇪🇹 u fadhiyay Dalkan barakaysan waxaadna ku garankartaa diidmada shareecada Islaamka uu shicibkeena nooga dhigayo argagax wax aad u xun hadii alleh la raaco waxuu nafaray subhannallah waa Yuhuud Somalinimada ku gambanaya walahi halabaadho shicibow InshaAllah Somaliland way guulaysan sida Xaqqa ahna way ka guulaysan damaca qarsoon ee Ethiopiana wayna ku habayaan sharkooda Ilaahaybaa ku burburin oo wadankooda holcin yarab annaguna dhulkeenii ayaan xoog ku soo ceshanaynaa oo waa in culumadu iyo cuqaashu dhalinteena dagaal noo abaabulaan si aan u soo ceshano howdka waan jeclaanlahaa walahi aniguna ka ugu horeeya ee qoriga qaada safka hore ayaan noqon lahaa walahi si amxaarka iyo Oromada aan qoorta ka wada jaro InshaAllah wayna iman goor aan fogayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @MHaashi
    @MHaashi 4 หลายเดือนก่อน +3

    wiil firfircoon ayay maanta soo haleen MM Somali TV, waliba aad uga badalan kuwii hore ee ay wareysan jireen!

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 3 หลายเดือนก่อน

    Ambassador maxame xaaji fore ever ❤❤❤

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maantaad dhakhtar waraysatay wexeni baraxay iyo guushaba

  • @lander2023
    @lander2023 3 หลายเดือนก่อน

    This guy should be the next foreign minister brains plus Somaliland first mentality, above the shitshow qabiil low mentality. He understand foreign policy manoeuvres.

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 4 หลายเดือนก่อน

    He makes sense a lot

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 4 หลายเดือนก่อน +2

    We fear Al shabab therefore we give Ethiopia land and sea is that brilliant?

  • @Zakicumar5313
    @Zakicumar5313 4 หลายเดือนก่อน

    Thankz

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 4 หลายเดือนก่อน

    Well done 👏

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah 4 หลายเดือนก่อน +2

    Haddiiba ay Al-shabaab qabiilada kala celinayaan , dalka midaynayaan diinna ku dhaqayaan maan aragno oo u dayno

  • @munirkh
    @munirkh 4 หลายเดือนก่อน +3

    NIN aqoon leh oo wax bartey. Waad ku Mahadsan tihiin xogtaas.

  • @abdishakur9845
    @abdishakur9845 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan u baqay wiilkaas maskaxda badan inuu la caloobo madaxweyne muuse waayo muuse qofkii aqoon leh ma jecla

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 4 หลายเดือนก่อน +9

    Will you please invite dr mohamed on more presentation cose he is well rounded intellectual.

  • @liyopaypoon6281
    @liyopaypoon6281 3 หลายเดือนก่อน

    halistan uu sheegayo dr ma in somaali wayn lasiku kenaa

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 4 หลายเดือนก่อน

    Insha Allaah Guul Jamahuriyadda Barakaysan Somaaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland goorkasta, Midnimo iyo isku duubni dadkaygoow

  • @CiiseLegan
    @CiiseLegan 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qofka wuxuu joogaa 1991kii marka update maba ahanba waxaa uharsan uun in uu sidii dameerkii uciyow

  • @mohajam4382
    @mohajam4382 4 หลายเดือนก่อน

    👏👏👏👏👏👏👏👏wise man

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 4 หลายเดือนก่อน

    Manshallah Hambaliyo well said bravo MR ambassador 👏 👏👏👏👏👏👏

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu aragtidayda oo ah dhalintii Reer Somaliland qurbaha ku dhashay wadankanna lexejeclo wayn kaleh Odaygan sidaan u arko Waa Ethiopian luqadda bartay gaaladana taaku launaya iyo Yuhuuda 🇮🇱 walahi halabaadho DNA-giisa 🧬 siduu shareecada Islaam wax xun uga dhigayo ayaan kashakiyay uu gaaladana walaal nooga dhigayo subhannallah 😢 laakiin marwalba waa inaan eegnaa asalkeena iyo jinsigeenu waa maxay alhamdulillah dhiigeenu waa Somali horta hadhowna waa Somalilander cadowgeenuna waa Ethiopian & Kenyan sababtoo ah dhul ayay inaga haysataan oo dhulkeenii Howdkaa ka mid ah, dee dhalinteenu ka yeeli mayno bad iyo dhul ayaan cadowgeena ugu daraynaa taana walahi dhimashaan ka xignaa oo noocan oo miidhan nacabsi galin maayaan hadalada khiyaaliga uu ku hadlayo koonfurna haday malaayiin ciidan ah soo qaataan waxba naga qaadi maayaan walahi InshaAllah 🤲🏼 Haday Somaliyana Shariicada Islaamka ku dhaqayso Somali oo idil dee diidi mayno oo dhaxalku waa dhalinteena Somalilanderka ah walahi waan ku taageeraynaa iyagaan dhiig iyo diinteena Islaamka 100% aan wadaagnaa oo waa dadkeenii qabaa’ilo kale sita alhamdulillah 🤲🏼 Odayaashan xun ayaa isku kaaya diray oo cadowgu soo adeegtay labada dhanba si Somali lookala fogeeyo aynan quwad u yeelan walahi taana dhici mayso inteena aqoonta leh waan aragnaa InshaAllah wayna idlaan cuqdadaa nalagu dhex abuuray. oo Somalinimadaa noogala qiimo badan Oromo uraysa inaan wax lawadaagno Allahuma Najaynaa 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Odaygan lawaraysanayona kolay maaha Somali asal ah waa sheegato isaaq oo kolay waa sirdoonkii Ethiopia 🇪🇹 u fadhiyay Dalkan barakaysan waxaadna ku garankartaa diidmada shareecada Islaamka uu shicibkeena nooga dhigayo argagax wax aad u xun hadii alleh la raaco waxuu nafaray subhannallah waa Yuhuud Somalinimada ku gambanaya walahi halabaadho shicibow InshaAllah Somaliland way guulaysan sida Xaqqa ahna way ka guulaysan damaca qarsoon ee Ethiopiana wayna ku habayaan sharkooda Ilaahaybaa ku burburin oo wadankooda holcin yarab annaguna dhulkeenii ayaan xoog ku soo ceshanaynaa oo waa in culumadu iyo cuqaashu dhalinteena dagaal noo abaabulaan si aan u soo ceshano howdka waan jeclaanlahaa walahi aniguna ka ugu horeeya ee qoriga qaada safka hore ayaan noqon lahaa walahi si amxaarka iyo Oromada aan qoorta ka wada jaro InshaAllah wayna iman goor aan fogayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @aweesali8161
    @aweesali8161 3 หลายเดือนก่อน

    Waa nin iska hadlay oo caadifeysan hhhhh Somalia hore ayee usocanee

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 4 หลายเดือนก่อน +2

    SOMALIA ETHIOPIA OO quudhaa ayaa qaataar weynn ku ah . mashaallah ethiopia mantaa weey kaala furfurmeysaa sidii yuugoslavia .

  • @Mahamed-my4su
    @Mahamed-my4su 4 หลายเดือนก่อน +5

    Nice from ethiopia 🇪🇹

  • @Yac_quubUgaas
    @Yac_quubUgaas 4 หลายเดือนก่อน

    Sharig Islamka wilishey.ayaa.sareyey. hordo ayaa kuheysaa kakah

  • @عليحسين-ق2ج8ح
    @عليحسين-ق2ج8ح 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaqiiq iyo caqli fayow oo u baahan in laga faa,iidaysto aqoontiisi, kuwa khawaarijta ah ee kadaba niicda haya ee u shaqeeya gurguurte oo waali iyo doqonimo isugu darsantay wuxuu samaynayana aan garanayn cidhib xumada ay mustaqbalka ku keeni karto oo ah somali oo kala fogaata si aad u fog kuwaas way hoogeen somaliland baana soo gabagabayn doonta waqti aan fogay

    • @hashimadenomar1276
      @hashimadenomar1276 หลายเดือนก่อน

      Maninkan diiinta islamka didan bad caqli kushegi. Illaahey hanagudillo islanimo wixii munafaq oo diiinta diidan meel xun bukudanbeni insha Allah

  • @Ismailnadir1
    @Ismailnadir1 3 หลายเดือนก่อน

    HADDI DIINTA LAGU XAKUMIN MAXAA LAGU XAKUMI LAHAA NIKU WAABA KASHAKIYE MA KU WIIBAA

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 3 หลายเดือนก่อน +8

    This man is Ethiopian DNA please n stop talking about somalia issues non sense

    • @Waayoarag98
      @Waayoarag98 3 หลายเดือนก่อน +3

      Grow up and learn from him how to productively use your precious brain. He's a Somalilander. May Allaah bless him.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 หลายเดือนก่อน

      Anigu aragtidayda oo ah dhalintii Reer Somaliland qurbaha ku dhashay wadankanna lexejeclo wayn kaleh Odaygan sidaan u arko Waa Ethiopian luqadda bartay gaaladana taaku launaya iyo Yuhuuda 🇮🇱 walahi halabaadho DNA-giisa 🧬 siduu shareecada Islaam wax xun uga dhigayo ayaan kashakiyay uu gaaladana walaal nooga dhigayo subhannallah 😢 laakiin marwalba waa inaan eegnaa asalkeena iyo jinsigeenu waa maxay alhamdulillah dhiigeenu waa Somali horta hadhowna waa Somalilander cadowgeenuna waa Ethiopian & Kenyan sababtoo ah dhul ayay inaga haysataan oo dhulkeenii Howdkaa ka mid ah, dee dhalinteenu ka yeeli mayno bad iyo dhul ayaan cadowgeena ugu daraynaa taana walahi dhimashaan ka xignaa oo noocan oo miidhan nacabsi galin maayaan hadalada khiyaaliga uu ku hadlayo koonfurna haday malaayiin ciidan ah soo qaataan waxba naga qaadi maayaan walahi InshaAllah 🤲🏼 Haday Somaliyana Shariicada Islaamka ku dhaqayso Somali oo idil dee diidi mayno oo dhaxalku waa dhalinteena Somalilanderka ah walahi waan ku taageeraynaa iyagaan dhiig iyo diinteena Islaamka 100% aan wadaagnaa oo waa dadkeenii qabaa’ilo kale sita alhamdulillah 🤲🏼 Odayaashan xun ayaa isku kaaya diray oo cadowgu soo adeegtay labada dhanba si Somali lookala fogeeyo aynan quwad u yeelan walahi taana dhici mayso inteena aqoonta leh waan aragnaa InshaAllah wayna idlaan cuqdadaa nalagu dhex abuuray. oo Somalinimadaa noogala qiimo badan Oromo uraysa inaan wax lawadaagno Allahuma Najaynaa 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Odaygan lawaraysanayona kolay maaha Somali asal ah waa sheegato isaaq oo kolay waa sirdoonkii Ethiopia 🇪🇹 u fadhiyay Dalkan barakaysan waxaadna ku garankartaa diidmada shareecada Islaamka uu shicibkeena nooga dhigayo argagax wax aad u xun hadii alleh la raaco waxuu nafaray subhannallah waa Yuhuud Somalinimada ku gambanaya walahi halabaadho shicibow InshaAllah Somaliland way guulaysan sida Xaqqa ahna way ka guulaysan damaca qarsoon ee Ethiopiana wayna ku habayaan sharkooda Ilaahaybaa ku burburin oo wadankooda holcin yarab annaguna dhulkeenii ayaan xoog ku soo ceshanaynaa oo waa in culumadu iyo cuqaashu dhalinteena dagaal noo abaabulaan si aan u soo ceshano howdka waan jeclaanlahaa walahi aniguna ka ugu horeeya ee qoriga qaada safka hore ayaan noqon lahaa walahi si amxaarka iyo Oromada aan qoorta ka wada jaro InshaAllah wayna iman goor aan fogayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga Somaliland wadanka iyo dibada wax ku bartay danta Somaliland ba ka horaysa danaha dadka kale ama Somalia 🇸🇴 ha haado ama mid kale.ninkana aragti ban la nahay from Somaliland 😊

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 3 หลายเดือนก่อน

      He is Not Ethiopian lol
      Why Y’all so fearful of Ethiopia??
      You have a Big problem that you Can’t Control that’s happening in your Country. So you have to blame Others Neighboring Countries ? Why Is that like always have someone else is interfering with Y’all? Fix your Sh..t plz seriously 🙄Afkanool Itaal Baranbaro💯

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 3 หลายเดือนก่อน

      @@Waayoarag98
      Exactly that I Said. Subah Allah

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kan dadka waxwaydiina ka liito qof ideology leh maaha . Qof waaya arag maaha o wax darsi kara

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 4 หลายเดือนก่อน

    danta juquraafiyadeed ee qasabka ah in ethiopia islasafano . ethiopia danteedaba armay thy in marka somalia laliqo aan inagana nagudartaa sifo ay xeebtaa dheer ay uqabsato. anagana lanagudaneesanayaa maadama oo anaga somalia aanan doonaynin iyagana madoonayaan markaan jawino somalia anaga amaankeena suunoqon tollow khilaafyar haduu dhaco waanaloo yaabaa...

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa Xaasid uu u leeyahay dowlad Somaliya lkn cawaan aan marna waa dalkeyga Somland baa loo soo noqanayaa kan oo kale waa aqaan waayo waa islaantii hablaheda labada daarood qaba uma tagto marka waa kuwa naceybku ruuga ka galey ee iska daaya ha nefiyee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👋👋🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Bashka2222
    @Bashka2222 4 หลายเดือนก่อน

    Qofka sida rabo u hadlo waaye ama ula muuqato

  • @hussnimoha
    @hussnimoha 4 หลายเดือนก่อน

    The Great SOMALIA way imaan insha'Allah, One Nation, One Somalia 🇸🇴💖

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkani ma wuxu ujeedaa diinta gaalada ha lagu xukumo anuu maan fahmine

    • @AinasheGadid
      @AinasheGadid 4 หลายเดือนก่อน

      Sidaa maaha sxb lkn alshabaab diin mahaystaan waaxay haystaan mabda' kalitalisnimo iyo bahalnimo ah, we can't accept that shit, they're predators, we can't also accept their supporters, it isn't gonna happen.

    • @hanafarxaan4309
      @hanafarxaan4309 4 หลายเดือนก่อน

      Shabaab anuu kama hadlaayee waxan u jeedaa muxuu uga xanaaqayaa dastuurka haddii lagu qoray diinta waxka sareeyaa majiro

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 4 หลายเดือนก่อน +2

    Playlist u sameeyaa taxanayaashiina MMtv waan ku wareernay

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 4 หลายเดือนก่อน

    Somaliland Educated people, the diaspora people and Easterners are respected, not in Hargeisa. Hargeisa is hell.

  • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
    @AbdirisaqMahamud-lc4gw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa la isku joogaaye bal faanka meel noo dhigee car hafulo heshiis_beenaadkaas waxaa balan ah in laga shalaayo

    • @KhadraCali-j9x
      @KhadraCali-j9x 3 หลายเดือนก่อน

      Miyaad oooyi😅

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda4066 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aqoonyahan ayyuu sheeganayaa. Kulahaa MoUgii ayyaa innaa diifacaya. Hadaabad aaminsantahay in Ethiopia ku diifacayso aqoontaada iyo adigu toona habeen maydun jirin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 หลายเดือนก่อน +8

    Guuuuuuul somaliland

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 3 หลายเดือนก่อน

    nin kan waa waya arag

  • @caliibrahim1830
    @caliibrahim1830 3 หลายเดือนก่อน

    Fikirkiisa ayuu inoo sheegay ma xuma lkn waxaan soo jeedin lahaa in fikiryada la uruuriyo kadibna la shaadheeyo inta muhiimka la kala baxo ha yeeshe wixii la kala bixi lahaaba soo kuwan kii m/weyne inoo noqdaba tuug dhaqaale uruursi iyo dhul boob ina kula kacaya iyagoo isku keen baahiyeysanayaal dareenka shacabkana qabyaalad is kaga mashquulinayaan kadibna laga dhex adeeganayo.

  • @waracms1577
    @waracms1577 3 หลายเดือนก่อน

    ani aaba aaminsan in kenya qeyb ika heysato Ethiopia dhul ika heysato Djibouti aan lee yaahay waaya qowmi ayaan ahay
    radical somalinationalism ☠

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 4 หลายเดือนก่อน

    Dhulka dhaga maqan waa inaa donana sababtoo gaal umad muslima sow uxukumaa waxan damiir xumaa

  • @mohamedsouleiman6986
    @mohamedsouleiman6986 4 หลายเดือนก่อน

    Well done ambassador , somalia aqoonyahankeedu existential stagtegy waxay ka dhigteen . Burburinta somaliland. Wanna ku fashilmeen.

  • @subeerchannel3008
    @subeerchannel3008 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah safiirka reer somaliland lkn wariyaha wareysanayaa waxed moodaa huwanta gudaha

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 4 หลายเดือนก่อน +1

    Imikaba waay xukuman

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland wax la dhaho wllhi majirto ma burco iyo hargayso baa somaliland igaga dhigee SSC gacan kuma haysid awdalna way tashanaysaa adigana jirimaysid hadii awdal tagto

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re 2 หลายเดือนก่อน

      Ciisa riyoolay ssc shagayso laascanod kaliya ayay ka takisa langabow takale awdal Ana utaliya adi dakeda dhaqale ka hesha marakan haeshikana so dhamaado mxd samyn xeeb kulul bila biya tahe kangabow biyahana France ka dhofsata

  • @maxamedaamiin3434
    @maxamedaamiin3434 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa aqoonyahan sawir qurux badan tusaaya dadkiisa wax qaldan kuma jira dhankaas lkn arinta somalia sida uu usawirey waa fikir liita ama waa sida uu jeclaan lahaa inay noqoto marka waxaan leeyahay kugu filan ahmiyada dhulka somaliland iyo nabada aad dadkada wax ka tusto adigo somaliyana dhib lamaagin mahadsnd caaqil.

  • @ahmedali-pq4ns
    @ahmedali-pq4ns 4 หลายเดือนก่อน +1

    iidoorlaand jabka ay ka sheekaynayaan baan layaabay 30 years ciidanki la dhisayay sowmaha ciidanki dhulbahante 500 halka maalin kaqabteen iyo hubkoodiba 😂😅

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน +3

      Cidanki Somali oo dhan Dhisanaysay 40ka sano ee Diyaarad iyo Badabadba watan Cunay Wuxu dhulkaagi ayuu aha Taas Ha ilawin 1inches oo dherada Nin Qabsaday Ha isaga Kay dhigin 🤣 5,000kun ayaa igu Maqan 500,000 Way Ku qaxeen
      Somaliland Dorashada Marka ay dhaafto waad ogtihin 8bilood Sida aad dumarka iyo masjidayada aad ugu dhumanayseen Inay idin Bilabmayso
      Marka solomadow iyo SSB Kuwasa isku Level Tihiin

    • @abrahman129
      @abrahman129 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 4 หลายเดือนก่อน +2

    somalia state waxba inagama galin anaga issaqa ayay dowlad u yihiin !!!!!!!!!! from saylac

  • @samirr546
    @samirr546 4 หลายเดือนก่อน +1

    Oo hadii arinkuba ku xidhanyahay shareecada oo laysku xukumo nabaduna ku jirto shabaabna intaa rabo dadkuna muslim yahay maxaa dhibkan iyo qaraxyada iyo heshiisla aanta keenay!!!!!

  • @MaddaleCumar-bf3pn
    @MaddaleCumar-bf3pn 4 หลายเดือนก่อน +1

    DAWLADAHA qorshahaa wadaa waa UK. Iyo. USA. Somaliyana iyagaa burburinaya ilaa 1976 ilaa. Iminka 2024 iyagaa burburinaya ee aan ka xorowno. Maskaxda

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 4 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi Waa FINISH KANI

    • @smoothiniabdi6725
      @smoothiniabdi6725 4 หลายเดือนก่อน

      Adiguna FULL baad tahay miyaa😅

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muslimmin saxa ka taliya afqaanistaan, ee yaydaan dawakhin

  • @sacadbuuniofficial3313
    @sacadbuuniofficial3313 3 หลายเดือนก่อน

    Waa cilmaani lasoo diry

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 4 หลายเดือนก่อน

    Afghanistan Waa soviet

  • @AbdirahmanIdriss-db4bk
    @AbdirahmanIdriss-db4bk 4 หลายเดือนก่อน

    Isaaq somalidiid aad u xun ayaa nigu jira cadow somaliyeed oo aad u xun baa nigu jira .

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxbow ethopia waa dal strategyad mudo dheer so socotey fulinaya, waa ayan daro maanta in aynu inagu gacmaheena isku gowracno oo aan cadow aan jiritaankaga ogeleyn o aaminsan in u badeena iyo dhulkeena u isagu leeyahey. Khatarta ethopia qof kasta wu arkaya lkn waa la iska idha tirayan. Ethopia iyadu waxba inoomey qarin o waxa ay tiri xoog iyo xeeladba waa in aanu ku helnaa bad, ogow damaca ethopia maanta mu bilaabin oo qarniyo ayu so jirey. Ethopia waxa ay tidhi deked ganacsi oo aan mulkiyadeda leeyahey iyo saldhig miletari. Xaqiiq ninkii doonayow umadan federalka ethopia ayuu hoos tageya, madaxda ethopia waxa ay qariyaan maaha, dad 30 jeer inaga tiro badana waa la so dejinaya.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hasan sheeq wuxuu aad u ixtiraamayaa Somaliland balse ixtiraamdarada siyaasiyiinta isxaaq waxan ka baqayaa in ay burbur u horseedo Somaliland oo manta dhulkeeda in badan lumisay.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 4 หลายเดือนก่อน

    Kani allah naga badbaadsho in aw isqarxiyo ayuu udhawyahay.

  • @ABDI-MALI
    @ABDI-MALI 4 หลายเดือนก่อน

    Somali land iyadaa somali dhibaayo ku heysa. Dagaalka laascaanood, shababka madaxdooda waa iyaga.
    Somalia halaga gooyo somaliland.
    Nabad ayey sonalia heleysa.

  • @عبدالرحمن-س1ي7ظ
    @عبدالرحمن-س1ي7ظ 4 หลายเดือนก่อน +1

    brilliant guy , nolow

  • @DalkayareXuseen
    @DalkayareXuseen 4 หลายเดือนก่อน

    *somaliland wuxu u heysta wax jira oo ka madax banaan Somalia adeer somalia waxay qabtaad qabi doontaan hadaadanba kuwa ugu horeeya ee LA liqa aadan noqon hayska dhigin qaran qabiil yar baa tahay daqiiqado LA liqa*

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน

      Waxan aan Nahay Waxay Marka
      Qabiil Qaran Ma Noqdo That is correct
      Somalia Laba qabiilba isku Badbadala Siday Qaran Ku Noqotay Bal ii sharax 🦧 Malinku Madaxwaynihiinu Yimaado Hargeisa Cid walba Somalia ayay u Aqoonsan Doonta

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 หลายเดือนก่อน

    Kuqabsade Kitaabka Qur,aankuu ka naxsan yahay, war wadnuhu haku istaago hadda

  • @abdirahmansadikisse8701
    @abdirahmansadikisse8701 3 หลายเดือนก่อน

    Waligey nin ka han hooseeya ma arkin , itoobiya dhul siiya si alshabaab aa uga badbaadno, alshabaab iyo ethopia labada waa jabeen , xaqiiqatn ku dar soomaliland oo military ahaan ku dhiig baxday laascaanood. Waa taas xaqiiqda😂😂😂

  • @mosylonmedia7746
    @mosylonmedia7746 4 หลายเดือนก่อน

    Qofkaan been badanaa waqti badan baa iga dhumay sida caruur in uu u sheekaynayo baad moodaa

  • @mohameddjamahassan9588
    @mohameddjamahassan9588 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nin culls ninkani dadka ka hadalaya shareecada isgo wuxu kuu sheegay in wixi dalibaan u fudeydiya inay afganistan dib u qabsadaan somaliya laga wado sidii shabaab u qabsani lahayd.

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 4 หลายเดือนก่อน

    Lkn Qaybti 2 meeday

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 4 หลายเดือนก่อน

      Chine iyo somaliland 3 cishi ka hor ayey soo dhigtay

  • @Mustafa-gg5kj
    @Mustafa-gg5kj 4 หลายเดือนก่อน

    Kani waa adoon gaalo

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 4 หลายเดือนก่อน

    What does America know about the future only Allah knows, and we Somali people love to have a Sharia law. Somaliland is losing Islam sad 😔

  • @samirr546
    @samirr546 4 หลายเดือนก่อน +1

    Daalibaan hadii ay markii reer galbeedku baxay dadkeedii sow may nabad gelin oo may isku duba ridning!!!!!

    • @KhadraCali-j9x
      @KhadraCali-j9x 3 หลายเดือนก่อน

      Run hadalagahadlo wli gumastayaashu weyjoogan soomaliya muqdhiso italia weyjoogta wali Kenya ugad

  • @omarmahmud8345
    @omarmahmud8345 4 หลายเดือนก่อน

    Waa PHD khasaartay

  • @Nomadlivenow
    @Nomadlivenow 4 หลายเดือนก่อน

    Amb Mohammed well educated and open minded person. Amazing interview.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 4 หลายเดือนก่อน

    SUBHAANALLAH ILAAHAY HA INAGA QABTO SHARE KOODA

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 4 หลายเดือนก่อน

    Waar waxaa fiican in dalka lagu xukumo diinata islaamka lagu shaqeeyo maxaayeelay dadka Somalidu waa dad Muslim ah oo u baahan diintooda.

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 4 หลายเดือนก่อน

    Diinta in la' isku xukumo ma khatar weynbaa ...
    The illusions of the somaliland free state// one tribe state

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 4 หลายเดือนก่อน

    Habar walbaa hahadasho

  • @amalsadi935
    @amalsadi935 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan wuu riyoonayaa meel uu talo uga qabto reer isaaqland

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน

      Qaraxland Hawiye iyo darood Qaranki Somalia way Kadeen 😂 isaaq idinko Xaarkinq Cuna Ayuu Maskax iyo Maal idin Dheera Abadkin idinka is Cuni Doona Anaguna waa idinka Ceeshi 🥱
      Inay somali Midowdo Ana Fikirkeeda laha Siday Macquul ku Noqonaysa Ninki fikirka Laha isago Fikirkiisi ka soo Horjeestay isu Suurto Galo hhh idinka idinlama yabani ee kuwa aad ugu shekaysan Riyadii aan 1960 sawiray

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 4 หลายเดือนก่อน

    Haddii diinta lagu xukumo maxaa ku jira oo lala baqayaa kitaabka alle ayaa lagu horumayaa ninkan wixii lagu shubay ayuu inoo sheegay

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkan gaalada wax soobarta an diin aqoonin maxayihin waxan doonayno waa in diinta islaamka lagu xukumaa mubagaqiinta allaha jabsho cimalayiinta

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 หลายเดือนก่อน

    Male awaal

  • @hurvekaka4865
    @hurvekaka4865 2 หลายเดือนก่อน

    Naga aamuz qofyahow faaruqa ah waxba kuguma dhex jiraane

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k หลายเดือนก่อน

    Oromo waye xarafanakasa Somaliland mahaa

  • @saciidadanali3554
    @saciidadanali3554 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaas ayaa waxaa uu ku leeyahay falanqeeya ayaan
    Markaas ayuu As iyo dilaban is barbar dhigayaa dalibaan dhamaan dadka rer afganistan ayaa tagersanaa markii horna daliban dowlad ayey ahayeen ee waxa burburiyey rer galbeedka
    AS WALIGOODBA ARGAGAXISO AYEY ahayeen dadka somaliyeedna matageerana midkale dadka somaliyeed waa qabaail hubaysan As na xoogkuma qabsan karaan
    Lkn heshiiska aad AMXARADA lagasheen ayaad u qiil dayeysaa waxaadna donaysaa inaad shacabka aqligooda cayso oo ka soo qaado dad wax magarato ah
    Lkn dadka waa soo jeedan beentaas way ogyihiin inad qalbiga ka jeceshahay in Amxaaro ku gumaysato

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 หลายเดือนก่อน

    Kuligeed waa qabaa il iswada haysta

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 4 หลายเดือนก่อน

    DIINTA ISLAAMKU KU DHAQANKEEDU WAA MUQADIS BALSE
    HALKEEBAY KABILAMAYSA ?
    MA WAXA AY KABILAMAYSA DAWLAD MEEL GAARA DEGAN?
    RUNTU WAXAY TAHAY INAY DIINTA ISLAAMKU DUNIDA MAR LAGAGA WADA DHAQMAAYO DAWLAD KALIYANA MUSLIMIINTU YEELANAYAAN
    BALSE SUURTO GAL MAAHA INAY DAWLAD AMA GURUUB MEEL KASAMEEYAAN

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 4 หลายเดือนก่อน

    I have not heard such cheap idea as this! I don’t believe that reer sheikh isxaaq can agree with this statement

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shareecada in laysku maamulo maxaa ka wanaagsan , sawta sidii wax laynoogu celcelinaayay argagaxiso xaalkeenu meel xun buu marayaa

    • @mubariksiyaad4116
      @mubariksiyaad4116 4 หลายเดือนก่อน

      Gaalada diinkeena inooga dhigaysa wxx ina halaagaya maskaxadaa laynaga guumaystay ma lihin qof aan garanayn quraanka oo xukunkiisa diidan laakiin marka lugu dhaho gurigaagii aad seexanaysay barkintaadu way hurdo xuntahay hadana aad run moodo ood barkin laaan hurdadu kaa xumaato

  • @يوسفحسنإسحاقأبوعبداللهالدِّسَ
    @يوسفحسنإسحاقأبوعبداللهالدِّسَ 4 หลายเดือนก่อน

    Macal somaliland hadey Al shabaab wada maamusho maxaa naga halaabaya.

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 4 หลายเดือนก่อน

    Wrong analysis.alshabaab and talibaan is way different..the thalibaan cares their people. Lots country support talibaan like China,Russia etc.who support alshabab..

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 4 หลายเดือนก่อน

    Dalka waxa halkaa dhigay waa dhaqanada laga keenay Gaalada Horumarna Lagaadhi maayo inta Aan laysku Xukumay Diinta islaamka

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 4 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanallah muxu yiri diin islam Aya lagu xukumi Dona akhirka hadi din islam lagu xukumo maxa dhib ah wuxu yiri heshiska Ethiopia Aya kaa wanagsan diinta islamka

    • @MouniraARAHMAN-ng9zn
      @MouniraARAHMAN-ng9zn 4 หลายเดือนก่อน +1

      ninkani wuxuu ku hadlayaa afkiina yacnii al shabaab inay idin xukunto waad ka baaaysaan car been dheh

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@MouniraARAHMAN-ng9zn shabaab wan ka adagnahay diinta islamka inan isu xukunana islam baan u nahay

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 4 หลายเดือนก่อน

      Alshabaab baad qiil usameynaysaa .....hadiiwax lagu sheego si kalaad wax uqaadaneysaa bal yaa wax Ku fahnsiin