Wareysi: Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 159

  • @abdikhadarosmanribiishka5290
    @abdikhadarosmanribiishka5290 2 ปีที่แล้ว +10

    Mohamed xuseen rooble waa raysal wasaarahii ugu daacada sanaaa ee soo mara somaaliya ❤

  • @saidoosman
    @saidoosman 2 ปีที่แล้ว +9

    Allah hadaad aaminto qof wax kaa qaadayo majiro daacad aad umada ugu shaqeyso viva rooble 👑👑👑💕💕💕

  • @abdifitahabdulkadir3419
    @abdifitahabdulkadir3419 2 ปีที่แล้ว +8

    waa balan hdaa noolahye ee qof Io cod gaarto inaaa adi Ku siiyo mudane guleyso I..a🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muaazyare1775
    @muaazyare1775 2 ปีที่แล้ว +6

    PM maxamed xusein rooble halyeey qaran guleyso labada daarod I.a❤🙏

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 2 ปีที่แล้ว +5

    He s a great leadership walahi man of the people 💕

  • @uweysduuble8703
    @uweysduuble8703 2 ปีที่แล้ว +5

    Mshllh aad iyo aad ayaa u mahadsan tahah maxamed xuseen rooble 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @deqaabdikadir4486
    @deqaabdikadir4486 2 ปีที่แล้ว +13

    Raiswasare wu daadalay qofka hadalkisa Aya LA xukmiya wuxuna taalo saaran jiray allaah swt LA helow ma xumeyn

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 2 ปีที่แล้ว +8

    Viva Rooble Waa U Guday Xaqii Umada Somaliyed 🇸🇴 Jazakallah Raysal Wazaraha Umada Somaliyed 🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️ Cadowga Ha Jabo

  • @jabrajaceloow6951
    @jabrajaceloow6951 2 ปีที่แล้ว +3

    Rooble guul guul

  • @sagliinabdi3108
    @sagliinabdi3108 2 ปีที่แล้ว +3

    Ra’iisal wasaare rooble wlhi waa nin daacada oo dadkiisa iyo dalkiisa daacad u ahaay hadii qof lamaamusaayo asaa mudan wlhi ilhey kuxirnaashadiisa kugaaray dadaalkan🥰🇸🇴

  • @cabdiraxmaan4877
    @cabdiraxmaan4877 2 ปีที่แล้ว +2

    Halyeey qaran guuleyso PM rooble

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 2 ปีที่แล้ว +14

    Well done 👏 ✔ PM ROBLE and we need to be careful and select our leaders with knowledge, experience and chestice

  • @drahmeddahir4704
    @drahmeddahir4704 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul rooble qof qaali ah aya tahay

  • @haashimsharif445
    @haashimsharif445 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah mudane maxamed Hussein rooble. Kani waaa wajigaga dhabta ah .
    Waxayna Somali ogaatay inaad daacad thy. Insha Allah waad Soo noqon adigoo madaxweynihiii wadanka ah

  • @fatimamohamedmohamud9432
    @fatimamohamedmohamud9432 2 ปีที่แล้ว +3

    You are really kind,carefully and friendly person so you did a wonderful work for the government in the last year.
    We are proud of you and we wouldn't forget your positively in our mind definitely!!!
    Than you so much.

  • @ducaaledaacad1782
    @ducaaledaacad1782 2 ปีที่แล้ว +7

    Roooble lipaax hooyo dhashay 🥰😘

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว +3

    You smart Rooble

  • @macadurshomahinwaxasjahwar4898
    @macadurshomahinwaxasjahwar4898 2 ปีที่แล้ว +5

    Mash alah rooble waa guuleysatay huray usoco

  • @qansaxqansax6810
    @qansaxqansax6810 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxad ka taqaanaa yuuse yahay mahamed hussein rooble horta have shiiqal waaye waa nin habargidir alxmdulilaah waxaa kaloo saacidey xaga alle la sheekeysigiisa waa qof ku xiran alle mashalaah oo hadana daacad ah hample ah shaqsi wanaagsan anigu waan la shaqeeyey runtii waxaan caaw idinla wadaaqayaa inuu shaqsi fiican yahay somalida waxay ka sheekeeyaan qof aynaan aqoon runtii u doorta madaxweyne nex inshalaah

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah xafadda waaberi Walhi rooble wuu catoobey

  • @muwaadin8893
    @muwaadin8893 2 ปีที่แล้ว +5

    Rw rooble wuxuu istaahilaa in taalo loo dhiso sidaan u taageeray waligey siyaasi uma taageerin sababto ah galabtii uu extension-ka ka laabanaayey magaalada waxaa isku dul fadhiyey ciidanka dowlada oo dagaal baa dhici rabay, af libaax buu kasoo celiye Allaha sharfo.

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 ปีที่แล้ว +3

    Wwwww halyay tarikh reebay roble allaaha ku xaafido

  • @SafiaTifow
    @SafiaTifow 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah tabaarakalaah guuleyso weligaa ilaahey in xun Kuma tuso well done 👏 ✔️ our future president in shaa allah.

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah RW rooble taariikhda ayaa kuxusidoonta

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
    @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 ปีที่แล้ว +6

    What a great man.

  • @wadanistar21
    @wadanistar21 2 ปีที่แล้ว +3

    💕💕🇸🇴Guuleeyso weliga alle haku hafido in badan🇸🇴🇸🇴👍🙏

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 2 ปีที่แล้ว +1

    Qoosaskiinoo Sidii dhibkiina Noosoogareyna dhibkooda Noosoogarin Reerihiina Ley kukoobanyihiin Illahey Idinkiisa Aamiiin Aamiiin

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 2 ปีที่แล้ว +11

    Asalaam caleykum waraxmatullahi wabarakatuh
    Mudane Maxamed Farmaajo iyo Mudane Rooble, waxaa iskudirey waa sheydaan oo dad ah, waayo labada madaxda sharafta leh, waa dad dagan oo fudeed lahayn.
    Kuligiin waxaatihiin madax sharaf leh (kuwii hore, kuwadambe iyo kuwa soosocda)
    In sha ALLAH, Wadashaqeen iyo midnimo ayaa meel lagugaarikara 🇸🇴
    RAXIIMULLAAH intii gacan kaxaqdaro disheen.
    Sudaas ookale nookeen wareesiga Mudane M Farmaajo, Mudane Maxaxamed Mursal, Mudane Cumar Finis, iyo kuwakale oo mudaneyaal ah.
    Mahadsanidii, Mudane Roble iyo gabadha Falastiin, & VOA Somalia.

    • @deeqjama750
      @deeqjama750 2 ปีที่แล้ว +1

      Well done

    • @abdulkadirkulmiye8277
      @abdulkadirkulmiye8277 2 ปีที่แล้ว

      Asc maasha,,,_Allah waxaan aad ula dhacay your positive words may Allah reward for that il xun Alla kuma tuck Aamiin

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah tawarakallah prime Minister rooble wa qof alle udhow alle ku xiran oona iimaan leh Masha Allah, insha Allah next president of Somalia adiga ino noqon doono. Bi idnillaah alle Haku xifdiyo oo Haku barakeyo mudane rooble. Allahuma aamin.

  • @maxamedmaxamuudahmed9007
    @maxamedmaxamuudahmed9007 2 ปีที่แล้ว +3

    Halyeey Qaran🇸🇴🙏🇸🇴💜

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah aleeylehee gobonimo iyo sharfi waa taa ilaah haku barakeyo wll

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allaah xafidulaah🤲🤲
    Alle ha ku siiyo bedelkeeda🤲🤲💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 2 ปีที่แล้ว +6

    Shaqo wanaagsan baa qabatay mudane RW dalkaana waa badbaadisay runtii hambalyo

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 2 ปีที่แล้ว +6

    Prime minister rooble geesi dahsoon waye rooble yaxaas ayaa tahay ee adiga tusbax iyo dhuulo cadeyn ku jirto ayaa farmajo timaxa u xiirtey ,guuleyso,cay aflaqado,wax kama,dhibto, 4 sano soo socota adiga madaxweyne ka noqon rabta balantada wad fulisay isma soo sharxin cml thanks Mr rooble

  • @QaaliNuur-ov9ir
    @QaaliNuur-ov9ir ปีที่แล้ว

    Wa nin qaran 😮

  • @nashaadruun315
    @nashaadruun315 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh qof dagan diin iyo aqlaaq kudhisan lama helaayo lkn mudane adiga madax Wayne inaa nonoqoto kufcneed wllhi lkn waad gaaree 4year kabax

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +3

    Wa maskin Ala cagaha dhuulka ku hayo MashaAllah

  • @dekabela9815
    @dekabela9815 2 ปีที่แล้ว +5

    Roble Dacad🩸🔥

  • @user-cq6ng2cy1g
    @user-cq6ng2cy1g 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshaa aallh

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabaarakallah Rooble Guuleyso Guuuuuull iyo Gobanimo Hambalyo Magacaa hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin Aamiin yaarabi pic respect ❤ Keep going 👏 👍 ♥️ 🔥♥️♥️❤💯💯🤲🤲🙏🙏

  • @omarahmedmohamed6416
    @omarahmedmohamed6416 2 ปีที่แล้ว +3

    thankz mr rooble

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +6

    RW. ROOBLE GEESI BAA TAHAY MAANSHA ALAAH. ILAAH AYAA KU CAAWIYEY OO KUGU GUULEEYEY IN AAD UMMADDA SOOMAALIYEED GODKII AY KU DHACEEN 5 SANO KA HOR KA SOO SAARTID.. ALXMADULILAAH... HAMBALYO ROOBLE GUULEYSO WELIGAA. TAARIIKHDA KU XUSI DOONTO INSHA ALLAAH.

  • @moshow3087
    @moshow3087 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle wanaaga wanaag hakuugu gudo Mudane

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 2 ปีที่แล้ว +5

    Libaax rooble future president insha alaah honest rooble guuleyso rooble

    • @maxamedcagawene9196
      @maxamedcagawene9196 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay wanag ha kugu badalo amal u gashay somali jaceyl

  • @kingabdalla5704
    @kingabdalla5704 2 ปีที่แล้ว +5

    Wareysi aad u qiimo badan roople Alle haku garab galo

  • @qansaxqansax6810
    @qansaxqansax6810 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashalash

  • @shukriyasin8387
    @shukriyasin8387 ปีที่แล้ว

    Guulayso mudane

  • @moneyman817
    @moneyman817 2 ปีที่แล้ว +2

    RW Somalia aad badbaadisay, taariikhda ayaa ku xusi doona

  • @hatethatiloveyou7939
    @hatethatiloveyou7939 2 ปีที่แล้ว +3

    Dalkaan danbiyada laga galay waxa ka masuul ahaa lagula xisaabtamaa Farmaajo
    Fahad inaga ma dooran xilna uma dhiiban

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 2 ปีที่แล้ว +3

    Great jop.dhagdheer dhimatoo dhulkii nabadeey, waa in talaabo laga qaada Fahad iyo kooxdiisa

  • @abdigafaarmohamed6945
    @abdigafaarmohamed6945 2 ปีที่แล้ว +3

    Rooble inuu siyaasi caqli u saaxiib ah yahay waxaan ogaadey markii shikii muqdishu ee madasha wadatashiga qaran ee extensionka ka hor uu ka mira keenaya ayadoo ay xusid mudantahay in qodobo waawayn laysku haayey shirar fara badanna oo uu hoogaaminayey MD Farmaajo uu fashil ku soo dhamaadey lkn xaqiiqdu waxay tahay in soomaalida maanta aan madax adeeg iyo is maquunin wax looga keeneen ciddii ku fikirtaa xoog xilligaan la joogana ay tahay maan gaab.
    anoon cidna u gafeen xaqiiqdii.

  • @maxamedkhadar5862
    @maxamedkhadar5862 2 ปีที่แล้ว +1

    Reysalwasaare rooble wanin wxbd og mshllh

  • @abdirahmaansaar2862
    @abdirahmaansaar2862 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh welldone

  • @AhmedAli-gr5uz
    @AhmedAli-gr5uz 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilasha iyo gabdha shaqo wadankooda ha ka helaan plz.

  • @abdirizakarmiye9297
    @abdirizakarmiye9297 2 ปีที่แล้ว +2

    ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @Raad_Raac.T1
    @Raad_Raac.T1 2 ปีที่แล้ว +2

    Sorry walahi waa xanuun marka aad mas,uul katahay howl qaran hadana howshii ey kugu adkaato

  • @abdulqadirs4452
    @abdulqadirs4452 2 ปีที่แล้ว +1

    ILAAH HA U NAXARISTO ABBAHEED AXMED IMAAN WAXAY SHABAHDA ABAHEED QUNYARDOCOD 10 LA DILEY SABABTA WA AA KAHAA ISMACIL CALI ABUJAR OO NAAGTIISI KA DHIGEY WASIIRADA HAWEUNKA DI HI QALDO CAALAM YURIB U WEYNE U XOKG BADEN INGIRISKA IN ETUI ISKUUL HARGEYSA KU BARTEY QOFKII QULADA INGIRISKA FIIRI GAAR 1 AXMED GEELO XAEAAD AYEY IS KU DHOWAAYEN 2 NIUR GARADH 3FOORNADA ROOTI OO DEGNEED MADIINA JIMCALE OO QABEEY JANARAAL MAXAMED SUUDAAN OO GURYU KU LEG QURAX MADAN JANSRAAL SUUDAANI WAXA KALE DEGNA NAAGTI UGU ASKARIYAD XABDIGA MUQDISHO OO DHADHEY CILMI ILAAH U NAXARISTO AXMED IMAM AM.SALIM SHINGAANI KA ZOO JEEDKA SAFAARADA USA SHINGAANI.KU AURA VAN KUREN XALWADA IYO MACMASNKA VID LEH

  • @ayubberbera3717
    @ayubberbera3717 2 ปีที่แล้ว

    Tusbax yare shaqo fican qabatay lakin hadi somalida qiyamtay Ilahay Ku jida mr roobe

  • @mohamedanshur8441
    @mohamedanshur8441 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga shaqsi ahaan tayda Roble waa nin kormeed ...

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 2 ปีที่แล้ว +1

    IINTA SOMALI NIMADA JECEL BAAN JECLAHAY IYAGOO CODKUNA NAJAASADA BARLMAANKA JOOGTA XUREYNIN BAY INTEY ISOOQABSADEEN UNBEY WALEE FILADAAN KASOOSAREYNAA LEEYIHIIN ALLAHU'AKBAR

  • @mominwarsame4531
    @mominwarsame4531 2 ปีที่แล้ว +1

    war wax laga hadlaayo waa dawlad ee maaha shakhsi marka waa la ogyahay wuxuu yahay ninkaan iyo sida uu u dhaqmay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

    Cidbaan ku doorateen

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi xil nin qaadyee qad uma fiicna hil waxaa ka fiican cub kaada shah ku cab nabad

  • @malyunahmed4320
    @malyunahmed4320 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma aminayi ninkan wayo Hassan sheikh wa saxibkey .dorashadhina asaga haye saxiibkisana wakuguleyste calamatul sual aya saaran.

  • @garlibaax6820
    @garlibaax6820 2 ปีที่แล้ว +3

    this is one sided and bias interview and in Mogadishu this is what they call journalism.
    she didn't even bother to ask him one question about the concerns of the millions of Somalis who were the supporters of president farmaajo.
    she is asking him questions he likes to answer and she is trying to make him the great savior.
    and we all know he is not.
    I'm really sorry she is representing VOA.
    what a shame

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 2 ปีที่แล้ว +1

      Listen to duq-bilow if you like to hear only what you like kkkkkk

    • @hamzahamza5038
      @hamzahamza5038 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulqadiradamali9123 😂😂😂🤣🤣 tell him they love hearing propaganda walahi what a delusional people, walahi all Somalis support Rooble and xasan Shiiq except meriixaan ilkayar

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว

    😀😀😀😀😀😀

  • @idriissid-ali877
    @idriissid-ali877 2 ปีที่แล้ว +3

    Well said Mr prime minister ❤❤❤

  • @musemaxamud7593
    @musemaxamud7593 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxgarad

  • @asmaabdirahman9165
    @asmaabdirahman9165 2 ปีที่แล้ว +1

    somali maxaa lagu daalay mid kasta hadalbu sheegayaa waa daacad waa geesi shaqo wanagsan bad qabatay ku kale oo ku cadynaya inuu yahay khaain gacan ku dhiigle argagaxiso aa imanaya asnaa waxaad odhnaysaan run aad sheegtay adaa geesiya taa macnaheedu waxay aniga ila tahay inkuligiin aad tihiin qudhun qof jeclaysi maslaxad gaara oo la eeganayo iyo qabiil jeclaysi indha tiray Allaah ka baqa ilaahay hadaydaan ka baqayn iska aamusa waxba ha qorina waayo aduunkana dadka xun ayaad nagu dhiiri galinaysaan aakhirana xubnhina ayaa idinka markaati noqon doono sharka aad taageerteen. uf somali ilahba naga dhaliyay

  • @maxamedcagawene9196
    @maxamedcagawene9196 2 ปีที่แล้ว +1

    Horay waxa lo yiri daacadi ma hungowdo

  • @Alextucker88
    @Alextucker88 2 หลายเดือนก่อน

    Kan kii maho asoo camera heeso lacag xadi rabay 😂 😂 dad baa daacad iyaqana oo kufanayo

  • @AhmedMohamed-qv1os
    @AhmedMohamed-qv1os 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay madaxweynaha xiga rooble ha inooga dhigo

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 2 ปีที่แล้ว

      Yahuh,ilahaay,ugamah,
      Dhigoh,madax,roobleh,bahaneh,.dhakhalihih,shacabkah
      Buh,ragurilaha,
      Hooh,waa,ninkah,intuh,utagey,wasirkah,maliyadah,beylah,yirih,igu,sowarejih,misaniyadah,dowladah,markuh,u
      Diday,nah,ladagaley
      Herkas,buh,Garey,roobleh
      Inuuh,udhacoh,hantidih
      Cidamadah,iyo,shakhaloh
      Dowladah,
      Markah,roobleh,cab,bah
      Dabah,socotah
      Markah,nimankah,dowladah
      Madaxadah,u,ah,waa,inay
      Iskah,ilaliyah,hantidah
      Shacabkah,iyo,tan,cidamadah,oo,talah,bankiyadah,
      Yabah,locagah,julen,wasirkah,maliyadah,oo,waxuuh,hayah,manadah,dowladah,
      Markah,madaxadah,dowladah,shacabkah,ha,kumamulan,cadalad,hanah,ilaliyaan
      Amankah,shacabkah,oo
      Iyagah,kamasul,ah,waxiih
      Kudhacah,shacabkah
      Markah,dowladah,cusub
      Ilahaay,hakadhigoh,mid
      Afacdah,dalkah,iyo,shacabkah,somaliyeed,oo,amankah
      Sugtah,amiin

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n 2 ปีที่แล้ว +1

      Akhas ilahay noma Keeno

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 2 ปีที่แล้ว +1

      @@user-zv2lw8dg5n
      Yawayeh,khofkah,aladahay
      Ilaahey,nomakenoh,
      ood,kah,rah,,satay,imanshihisah

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      @@user-ds1oe2ei5j ASAGAA NOQONAYA MD 2026 - 2030MAXAA QAADI KARTAA ... REER OOYAAYE

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      @@user-zv2lw8dg5n AKHAS ADIGA XATAA IYO DUUFLAHAADA OOHINTA BADAN

  • @abdulkadernageeyeshekhdon3548
    @abdulkadernageeyeshekhdon3548 2 ปีที่แล้ว +1

    Rooble iyo farmaajo isfahansanayeen wayna is aqbali kareen waxay balantu eheed in markale ladhiso farmaajo asigana boskisa uu sii joogo raisulwaseeraha. Gacanta sadaxaad ayaa mesha qastay farmajana wuxuu qimeeye ninkan rooble awalbo ninkan ku keenay 3 daxaad marka rooble ma xigsankartid.

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi rooble waa nin howlkaraho. Daacadah. Inkasto qof waxi kujira qalbigiisa ilaahay ogyahay

  • @abdullahiabdikadir7688
    @abdullahiabdikadir7688 2 ปีที่แล้ว

    By the way

  • @moanour3350
    @moanour3350 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Afki A.Yabaraw ee qabyaladaysnaa..Naagtan waraysiga qaadaysaa siday wax u waydinayso eega,VOA waa Warbaahin dhexdhexad ahna hayga hadho..

  • @maxamedcabdilahia8128
    @maxamedcabdilahia8128 2 ปีที่แล้ว +2

    Rooble shaqo wanaagsan muuqabane qarankiiba wuxuu ubadalay qabiil Lkn ilaahbaa nagabadbaadiyay shacbka somaliyed gaarahaan remuqdisho bisaylkooda siyaasdeed iyo wadaniyadooda xaddhaafka,ah ayaa ilaahay nagu badbaadiyee waxaba nomareban

    • @hamzahamza5038
      @hamzahamza5038 2 ปีที่แล้ว +1

      Roble waaa kii nabadbaadiyay hada reer muqdisho nahay ilaahay haxafido marko iskagatag meesha mareexaan laangaab ah ayatahay

  • @baalguriyoowboorka
    @baalguriyoowboorka ปีที่แล้ว

    Walaahi baan ku dhaaftay soomaaliya mugdiga uu galiyay goordhow kama baxayso waxba yuusan muwaadin iska dhigin rooble baahane ayaa loo yaqaanaa

    • @baalguriyoowboorka
      @baalguriyoowboorka ปีที่แล้ว

      Waakuma kan milyanka doolar dalbaday in lasiiyo siuu tanaasul usameeyo waa rooble baahane marka ma mustaqbal siyaasadeed buu abuurtay mise kii masaajidka kuxaaray misna usha ku dhuftay ayuu noqday ceeb caleek afkaada dabool haba hadli adiga aahanoow

  • @aaminoumlul2916
    @aaminoumlul2916 2 ปีที่แล้ว +1

    Tuug Tuug dhalay Rooble iyo Ragiisa.

  • @xamsecawil542
    @xamsecawil542 2 ปีที่แล้ว

    rooble wuu ogaa xanta suuqa mar walba kkk

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 2 ปีที่แล้ว +1

    FARMAJO WA'IDIN DHAAFEY SHARAFNA WUULATAGEY ALLAH ILEH SHACABKAA JECEL 😢 😢 😢 MUDANE FARMAAJOW ❤ DHULKU HADII UUHADLAAYO FARMAAJUU DHIHI LAHAA MARKALE INSHAALLAH AABOW 😘

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 2 ปีที่แล้ว

      Sharaftiisa asagey anfacee midna meel Uma fadhido yusan xabsi Galin shaydaan waa qeyru masuul maafiyo ah

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 2 ปีที่แล้ว

    Illahey waxaa ugu baryeyna xoolaha aykugateen cudka Shacabka dhibaateysan Illahey idinma calfo Aamiiin hadii qoosaskiina ay marwalba idinkala sareeyan masaakiinta deryeelka ubaahan Qoomu Luudh Allahhii Caadilka ahaayow ha'idinkusalado Qoosaskiina

  • @ahmedyusuf9637
    @ahmedyusuf9637 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadii isaga iyo madaxweynuhu khilaaf ka dhaxeynin muxu xafiskisa sawirka madaxweynaha uga fujiyay????

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 2 ปีที่แล้ว

    Mulkilayasha 12 hotel jazira miya mise?palastin universal tv miyaa mise waa voa

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 ปีที่แล้ว +1

    Money from Emmirat Arab
    Illegally either Somalia 🇸🇴 that Money is Contraband so
    The Minister of finance Somalia 🇸🇴 that Money belongs to government of Somalia 🇸🇴
    Not refund that money to government of Emmirat Arab

  • @mohamedjamac5187
    @mohamedjamac5187 2 ปีที่แล้ว +1

    Tuug Rooble baahane markabkii waad quusisay alaabtii waxaa kaboobay tuugkale

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 2 ปีที่แล้ว

    Markuu yiri Milkiile waa seedhegeysan kari waayey Maa Gabraa Fila Somaali markale Soodegey oo Kaamirooyin kiisa kuxirxirtey tani idinka ma'aha oo waa kuwa Barlamaanka magacyadeena kujooga 😢 😢 😢

  • @omarmaxud3211
    @omarmaxud3211 2 ปีที่แล้ว

    Qof madaxlaga dhigay oo Somalia loo dhigay oo beelyar ugu adeegay halmaalina aan qaran ugu adeegib

  • @najiibmaxamadnajiib9135
    @najiibmaxamadnajiib9135 2 ปีที่แล้ว

    Baahane waa maskiin iska dhfa

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 ปีที่แล้ว

    Adaa dilay abwaan badal

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n 2 ปีที่แล้ว

      Iyo Labada islamod Mw ee korka kasaren
      Adunku ku arki doonta

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      NABAR IYO NAXDIN AYAA IDINKA DILEE U DOONTA BYE BYE BYE

  • @umuzakariye103
    @umuzakariye103 2 ปีที่แล้ว

    War away gabre makeentay Mase dharagtay

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 2 ปีที่แล้ว

    Runtii shakhsi ku suntan qabyaalad iyo nin jeclaysi 😡😡😡😡
    Umada somaliyed way ogtahay hada shakhsiga saxda eed tahay 😡😡😡

  • @ikramali8735
    @ikramali8735 2 ปีที่แล้ว

    Beenta 😢bahane

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa tusbax yare qabiileyste siyaasad waxba aan ka garaneyn hunguri weyn iyo gasjo ku soo korey

  • @user-zv2lw8dg5n
    @user-zv2lw8dg5n 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay Kuma Cafiyo
    Aan aragno Ciribtada dambe
    Waliga doqon hadhawaysan
    Doqonta Wa mid Si fudud Lo diro

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +1

    Baahane Beenbadnaa🙄🤮👈👎

    • @jamalsheekh808
      @jamalsheekh808 2 ปีที่แล้ว

      Aflagaada dhaaf langaab yahoo ninka kaa lacag badan kaana laan dhereysan waaye oo adiga ku badbaadiyey viva rooble

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว

    Baahane Dadkii ladilay oo dhan adiga iyo Kooxdaada kadambeeyey, Mooryaan🙄🙄👎

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuma eedeynaayo lkn wadankan qof ayaa dhistay maamulkiisa saxay Askarta mushaaraadma usaxay laa ilaaha ilalaah allow Xaqiisa sii Mdxwyne Farmaajo

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n 2 ปีที่แล้ว

      Ciqaab so dag dagto Ayan alle oga bartay Bahane iyo Kooxdisa

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 2 ปีที่แล้ว

      Farmajo,jisidisuh,waa,jannoh,oo,waa,nin,dacad,ah,oon
      Akhon,khabil,oo,xasid,aheen
      ,oo,5,sanoh,dacad,kuxuh
      Kumaye,somaliya,
      Markah,somali,Ed,lagamah
      Waayoh,khof,u,ron,bey,ku
      Casiyan,oo,wAxa,Tarah,oo
      Dhibkah,kasarah,bey,aduunkah,uguhnecebyihiin
      Khof,kah,dhibah,oo,udidah
      Nabadah,oo,dabkah,kushidah,bey,jecelyihin,ee,ilahaay,
      Hatusoh,ninkah,dacadah,u
      Ah,oojecel,ineey,kunoladan
      Nabad,shacabkah,
      Somaliyeed,
      Marka,ilahaay,habad,badiyo
      Shacabkah,masakintah,ah
      Amiin

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      OOHINTA DHAAFA...,, GUULDARADA QAATA........ NO MORE CBB. IYO MUSHAAR BEEN AH.

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +2

      @@user-zv2lw8dg5n INTAA KU HABAARTEY GURIGAAGA IYO FAMILKAADA LA HEL.... AAMIIN YAA RABI

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n 2 ปีที่แล้ว

      @@iqlaasa6543 Isla hel idamka alle

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 2 ปีที่แล้ว +1

    Baahane dabaal abaal laawe kii wax kaa dhigay ayaad ku xaartay taariikh madaw ilaa aakhiro

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 2 ปีที่แล้ว +1

      Meeshan sadaqo waxba la iskuma siiyo 4'5 waaye xilka lagu qaybsadaa kabo qaad inaan noqotid maahan Farmaajo waxaa noo keenay shariif asaguuna xabadeeya
      Gurigiisana ku weeraray muxuu kabo qaad u noqon waayay

    • @crahmanabdisalan2141
      @crahmanabdisalan2141 2 ปีที่แล้ว

      @@fatumaiftin6787 aduunka taariikh baa qormaysa baahane magacaasi raac iyo inuu dabaal yahay aakhirana sugayso Farmaajo aamin sharaf iyo karaamo somali u yeelay baal dahaba ayuu galay kan sacaa ee gurguurte waadigaa u jeeda isagoon xilkiiba tirsan khasab lacagtii tuugada loogala wareegay waar ragu taariikh xumaa

    • @jamalsheekh808
      @jamalsheekh808 2 ปีที่แล้ว +1

      Aflagaada dhaaf maangaab yahow

    • @AhmedAli-gr5uz
      @AhmedAli-gr5uz 2 ปีที่แล้ว +1

      Qofkaan ALLAH ka baqeeeyn unbaa muslimka ku xadgudba bal ninkaan qalbiga fiican muxuu kaa galabsaday ALAAH baan talosaaran jiray ku haya bal ka wan haduu kugu daayo ALLAH meel lagaa helayna garan weeyso.

  • @muniirmohamed3817
    @muniirmohamed3817 2 ปีที่แล้ว +4

    Rooble baahane habaar baad qabtaa 😜😜😜😜

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n 2 ปีที่แล้ว +1

      Musiiba AllahA ku rido Asaga iyo kooxdiisa

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 2 ปีที่แล้ว

      Idinka iyo inti idin lamid ah aalh dhulka lajaro

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +5

      HABAAR ADINKAA QABA,,,,,,, NO MORE DIKTEYTER

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqlaasa6543 tas ben kuma sheqin iayaga aya habaran runti

    • @jamalsheekh808
      @jamalsheekh808 2 ปีที่แล้ว

      Aflagaada dhaaf maangaab yahow