Markeey nafta iyo dhiiga biniadam ka qiimo yeesho ayaa hormarka la hiigsan karaa lakiin somali in eey is qalato eey ka jeceshahay in eey hormarto waa nasiib daro AQIRO iyo aduunyo hoog inuu nuugu dhamaato baa ka cabsanaa hadaan rag aqli leh la helin
@@mombasa7 no that's not true because the Somali language is number 1 of the Languages of world,but if someone doesn't know full Somali language can't explaining.
mahadsanid engr mohamed abdi xog badan oo muhiim baa ila wadaagteen adiga iyo mr ayaanle
Mahadsanid
This guy impresses alot .he understands the principles very well .
Efficiece of energy ayuu kahadlay ugu danbayn ninkani.
Magaalo waxaa ugu horreeyey giriig. Arrinkaas waxba kama jiraan. Wax kasta waxa la inoogu saleeyey taariikhda ninka cad. Giriigga xilligoodii iyo ka horba, magaalooyin iyo dimuquraadiyadiba waa jireen. Waxaana taas inoo caddaynaya quraanka.
Waakugu raacsanahay waadna
Baraarugsantahay taariikhdu waa
Kawayntahay gariig iyo reer
Galbeed aqoonyahan iskusheegeynasa
Aqoontii reer galbeedkaa gashay oo
Waaba bedelmeen!!
@@ismailmohamedahmed6994 @ mahadsanid ismaaciil. Alle ha ku xafido.
@@yusuufcaqiibo1576 aamiin
Dhamaanteen epw
Thanks ayanle
Ninkani history class kii waa kaseexday ama waa laboobsiiyay.
Waxaa qabaa gobol walba waain UU hela quwad koronto oo ku filan
Iyo biyo nadiif ah."HIIGSI"
Markeey nafta iyo dhiiga biniadam ka qiimo yeesho ayaa hormarka la hiigsan karaa lakiin somali in eey is qalato eey ka jeceshahay in eey hormarto waa nasiib daro AQIRO iyo aduunyo hoog inuu nuugu dhamaato baa ka cabsanaa hadaan rag aqli leh la helin
CASHAR AAD U WANAAGSAAN
kolba topica fahmi wayay
Wuu Ku sharixi kari waayey luqada afsoomaaliga, kkkkkkkmklk
Because the Somali language doesn't have the capacity to express scientific terminology.
@@mombasa7 no that's not true because the Somali language is number 1 of the Languages of world,but if someone doesn't know full Somali language can't explaining.
@@wadhafwadhaf5793 Yes number 1😉