Mashallah wasiir hore c/salan hadliye aadbu u shaqeynaya dadalka uu wado alle haku guleyo somalida dalalkaaas iny ka mid nqto aadby u wcn thy madama an Somali nhy aan socdka jclnhy
Aragtideeyda madamartii itoobiya unity oo soomalida ka dhawaaqeen dal iyo dibad ba oo dhanka kale laga keeney ila muuqataa lakiin wadamo horey u socda EAC
wafdi Somalia 10 cisho joogay oo hadana hotel lagu haayay maxay ka ogaan karaan waxa Somalia kajira? Somalia wax ka jira xataa kuwa dowlada ku jira ma oga mana ogaan karyo qof la ilaalinya hadana aad dadka bushada hoose tagin
العلاقات بين الدول هي علاقة مصالح فقط. الواضح من كلام الأخ هو اننا نجري لكي يتم الاعتراف والقبول فينا من هده المنطمة او تلك من غير أن نلتفت الي مصلحتنا كشعب صومالي تعداده السكاني ليس بالكبير مقارنة مع محيطه الجغرافي . نقطة انتقال الناس من بلد إلى بلد آخر والعيش او الاستقرار فيها ليست في مصلحتنا، لذا يجب أن نكون حدرين دائما من الاتفاقيات التي تتعلق بالتنقل الحر للأفراد . واقترح على الاخ وعلى غيره من المسؤولين ان يكون من ضمن فريق عملهم محامون متخصصين بالقانون الدولي . Waxaan u soo jeedin lahaa inuu Lowyers la taliyaa group kiisa ka mid noqdaan . Maadaama tirade somalidu ay koobantay waa inaynu ka feejignaanaa heshiisyada ku saabsan is dhex gala bulshada
@@hakeemmedia3840 Lafta_gareen wuxuu ku maah_maahaa : " Af waakoo, Meey li ki Aamee ? " . Yacnii Af waa kanaa, balse maxaa lagu cunaa ? Waa laga fiican yahay in Qoryo loo gurto, Quud aan laheeynin, si loo karriyo. In aad wax iib_geeydo, waxaa ka hoteeysa, in aad dhisato Shirkado iyo Warshado leh wax soo saar Tayo leh. Tusaale Cadd waxaa kuugu filan : Dagaal_kii 1977_78 in uu Fashilmo waxaa qeeyb ka aheeyd, in eynaan sammeeysanin Qalab_ka Dagaal_ka, yacnii Hub_ka iyo Safrin_ta Saad_ka Ciidan_ku u baahan yahay. Marka hore, waa in eynu ugu yaraan Sameeyno Cirbad, Qaado, Baasto iyo Cabitaan Qarre, iwm. 😅🤣😂😅😂🤣😅
Adheer has wisdom and knowledge, but surely he fails to understand that if Somalia joins the EAC, it will be over run. Currently we do not export any that's worth mentioning, we have a fish khat trade agreement with Kenya and last time I checked only Kenya is benefit by importing it's drug to our country. Somalia should focus on rebuild first and get it's house in order, simply, Somalia is not ready. Adheer caqli iyo cilmi buu leeyahay, waxaase hubaal ah in uu ku guul daraystay in uu fahmo in haddii ay Soomaaliya ku biirto EAC ay ka bixi doonto. Hadda ma dhoofinno wax qiimo leh, waxaan heshiis ganacsi oo qaadka iyo kalluunka la galnay Kenya, markii ugu dambeysay oo aan hubiyay Kenya kaliya ayaa faa'iido ku leh inay soo dejiso maandooriyaha dalkeena. Soomaaliya waa in ay marka hore xoogga saarto dib u dhiska iyo sidii ay gurigeeda u hagaajin lahayd, Soomaaliya diyaar uma aha EAC.
Mogadishu ayay joogeene Mogadishu ma wadankii oo dhan baa?Customs ku ma Dawlada Hassan sheikh bay gacanta ugu jiraan ....😅😅😅😅😅😅 maxay been isu sheegeen .
Xaqiiqda waxa is bedelay in qaadkii Kenya loo ogolaaday inay la soo geliyey dalkeena iyadoo madaxda hadda joogta ay lacag saaratay kilo walba oo qaad ah. Dowladdii Farmajo iyo Uhuru waxay isku qabteen waa qaadka la keeni jiray Somaliya.
Waxaan mooday wasiirkii hore ee arimaha dibada inuu xoroobay balse waxaan dareemay wali inuusan xornima shakhsiya lahayn haduu xil hayo iyo haduusan haynba. Miskiin alahaaba as alla ah.
Woow❤😊M.a Waan soodhawaynaynaa💯🙏
MaanShaa,ALLaah Dr Cabsalan Xaaji hadliye mahadsanid waa runtaa
Hanolaato horay usoco Djibouti Ayan kasooo salaamay ayanleh
Dr-ka aad ayuu u mahadsan yhy somali meel fcn ayuu u wadaa runtii
Sami/aqoonyahan /ex wasiirka arimaha dibada somaliya/ Dr Abdisalam hadliye guuleyso mudane .
Hanoolaato ❤
Waanu soodhoweynetnaa mashruucan faaiidada badan leh maashaa allaah.
Asc Ayan aad ayad umahadsantahay waan kugu amanaya qaabka wadaniyadaleh oo aad barnamishyada usoo bandhigtid
Odeygu soowka Ina rarey! Waaba dhalan gedis caadiya!
😅🤣😂😅😂🤣😅
Ha la yaabbin.
Waxaaba jira Ax_MaQ_yo ka sii Xunn, sida geedi axmaar & Carruur_tii gabre iyo ethopian_kiisii, oo ku Xassuuqay Malaayiin Shacab ah Mooge_Disho.
@@inaqaladaadsaxaaye7336 Allaah ayaan ka magan galney shr wada yaasha
❤❤ good
Masha Allah
Mashallah wasiir hore c/salan hadliye aadbu u shaqeynaya dadalka uu wado alle haku guleyo somalida dalalkaaas iny ka mid nqto aadby u wcn thy madama an Somali nhy aan socdka jclnhy
How are you dealing7 nations. When you can't sort 12:59 13:10 your house ?
@country has challenges look beyond u r neighborhood there's more to gain from integration.
Asc wan gar tey ayaanle sodaa muuqalka adiga iyo hadliye ba wan idin salamayaa wll
Waa ninka isako wasiir arime dibaded ahan kenya xafiis kafurtey
Fadlan telfonkiisa noo soo dira dtr hadliye mahadsinid
IM FIRST PERSON WHO WROTE COMANT
Thank you for letting us know that, and make sure to take your daily dose of mental medicine. 😊
Aragtideeyda madamartii itoobiya unity oo soomalida ka dhawaaqeen dal iyo dibad ba oo dhanka kale laga keeney ila muuqataa lakiin wadamo horey u socda EAC
❤❤❤❤❤❤
Asc maxaa arinta bada looga hadli waayey
Waxaan ku xasuustaa waaguu ahaa gacanyarihii gabre
Goormee ayaa la JooJi_naayaa Khaat_ka ama Jaat_ka iyo Jawaaziiz_ta ka immaanaayaa ?.
Waraysi qiimabadan.
wafdi Somalia 10 cisho joogay oo hadana hotel lagu haayay maxay ka ogaan karaan waxa Somalia kajira? Somalia wax ka jira xataa kuwa dowlada ku jira ma oga mana ogaan karyo qof la ilaalinya hadana aad dadka bushada hoose tagin
العلاقات بين الدول هي علاقة مصالح فقط. الواضح من كلام الأخ هو اننا نجري لكي يتم الاعتراف والقبول فينا من هده المنطمة او تلك من غير أن نلتفت الي مصلحتنا كشعب صومالي تعداده السكاني ليس بالكبير مقارنة مع محيطه الجغرافي . نقطة انتقال الناس من بلد إلى بلد آخر والعيش او الاستقرار فيها ليست في مصلحتنا، لذا يجب أن نكون حدرين دائما من الاتفاقيات التي تتعلق بالتنقل الحر للأفراد . واقترح على الاخ وعلى غيره من المسؤولين ان يكون من ضمن فريق عملهم محامون متخصصين بالقانون الدولي . Waxaan u soo jeedin lahaa inuu Lowyers la taliyaa group kiisa ka mid noqdaan . Maadaama tirade somalidu ay koobantay waa inaynu ka feejignaanaa heshiisyada ku saabsan is dhex gala bulshada
Odaygu diin iyo dhaqan shaqadiisa maahan waxba kamaba galin siduu uhadlayo waa aduunyo raadis
Warr inta aan wax la isku darsanin ka hor, ma la soo Celinaayaa NFD iyo Ogaadeeniya ?.
Fikirkii illaa kinshasha aad kuqabsanlahayd adigoon Gabar kaadiman baa laguukeenay ee horusoco sxb.
@@hakeemmedia3840
Lafta_gareen wuxuu ku maah_maahaa :
" Af waakoo, Meey li ki Aamee ? " .
Yacnii Af waa kanaa, balse maxaa lagu cunaa ?
Waa laga fiican yahay in Qoryo loo gurto, Quud aan laheeynin, si loo karriyo.
In aad wax iib_geeydo, waxaa ka hoteeysa, in aad dhisato Shirkado iyo Warshado leh wax soo saar Tayo leh.
Tusaale Cadd waxaa kuugu filan :
Dagaal_kii 1977_78 in uu Fashilmo waxaa qeeyb ka aheeyd, in eynaan sammeeysanin Qalab_ka Dagaal_ka, yacnii Hub_ka iyo Safrin_ta Saad_ka Ciidan_ku u baahan yahay.
Marka hore, waa in eynu ugu yaraan Sameeyno Cirbad, Qaado, Baasto iyo Cabitaan Qarre, iwm.
😅🤣😂😅😂🤣😅
WAAR WADANKII BA XASSAN SHEIKH GACANTA UGUMA JIRO E MUXUU ODAYGU KA HADLAYAA
Adheer has wisdom and knowledge, but surely he fails to understand that if Somalia joins the EAC, it will be over run. Currently we do not export any that's worth mentioning, we have a fish khat trade agreement with Kenya and last time I checked only Kenya is benefit by importing it's drug to our country. Somalia should focus on rebuild first and get it's house in order, simply, Somalia is not ready.
Adheer caqli iyo cilmi buu leeyahay, waxaase hubaal ah in uu ku guul daraystay in uu fahmo in haddii ay Soomaaliya ku biirto EAC ay ka bixi doonto. Hadda ma dhoofinno wax qiimo leh, waxaan heshiis ganacsi oo qaadka iyo kalluunka la galnay Kenya, markii ugu dambeysay oo aan hubiyay Kenya kaliya ayaa faa'iido ku leh inay soo dejiso maandooriyaha dalkeena. Soomaaliya waa in ay marka hore xoogga saarto dib u dhiska iyo sidii ay gurigeeda u hagaajin lahayd, Soomaaliya diyaar uma aha EAC.
At least u will get visa on arrival 7countries.that is the much most somalis understand.
Mogadishu ayay joogeene Mogadishu ma wadankii oo dhan baa?Customs ku ma Dawlada Hassan sheikh bay gacanta ugu jiraan ....😅😅😅😅😅😅 maxay been isu sheegeen .
I agree with the Dr talking nicely business wise but how can we agree comefort ble with s😂omali. Answers answered.??¿?? Thanks
He is not a PhD holder. Fake Doctorate
Ayaan loow anigaba kow ka ah kuwa yaaban. 😂 Odeyga inaga qabta.😂
Khiyaali buu ku jiraa odaygu .
@@simanmohamed6353 🤣🤣🤣 waabuu iga bixiyey walaalo.
SOMALI INTII HORENA YURUB IYO AMERICA AYEY GALEEN INTII HADHAYNA WAAKAN ODAYGANI WADA HHHHHHHHH SOMALI OO AFRICA LOO FURAY OO LA DHAHAY CIDI KAAMA XIGTO IYO INAGOO REER GUURAA IYO SOCOD LAYNAGU SALIDAY WLLEE WAA XILIGII DHULKA LALLA WAREEGI LAHAA🤔
Warr maxeey, yacnii Baddeecad noocee ah, ayeey Maryooleey sammeeysaa, oo eeyna u iib_geeyn kartaa Suukhaas, iwm ?.
Ayaanle wa wariye damujadiid
Kama hadli karo qaladaadka dowlad xasan sheikh iyo xamze
Ayaan_loow su'aaluhu waxeey yihiin :
Meeqo ama immisa gaalo Maddoow ayaa maalin_walba ka soo degta Garoonka Diyaaradaha iyo Dekedda Mooge_Disho ?.
Yeey gaaladda hadda joogta siiyaan kiradda Guryaha, Korontada, biyaha & Telephone_da ?.
Ma jiraa Sirdoon la socda DhaQ_DhaQaaQa Jawaaziiz_ta iyo kuwa Fidinaaya diimaha kale ?.
ilaahay amar kii xajigan siyaasadisa iyo dawlada fadhid ka ah Maxaa isku sidkay
Bring your pll home sweet home??????😂😂😂😂
Xaqiiqda waxa is bedelay in qaadkii Kenya loo ogolaaday inay la soo geliyey dalkeena iyadoo madaxda hadda joogta ay lacag saaratay kilo walba oo qaad ah. Dowladdii Farmajo iyo Uhuru waxay isku qabteen waa qaadka la keeni jiray Somaliya.
Beenaale . kiis horay u jiray oo la xiriiray badii Soomaaliya ayuu ahaa waxa la isku qabtay, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayuuna ahaa ninkii dacwadaa ICJ geeyay , madaxweyne Farmaajana waa uu sii waday.
Waxaan mooday wasiirkii hore ee arimaha dibada inuu xoroobay balse waxaan dareemay wali inuusan xornima shakhsiya lahayn haduu xil hayo iyo haduusan haynba. Miskiin alahaaba as alla ah.