Kulankii Uhuru iyo Farmaajo ee New York with SolaPortal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 340

  • @habibaali5794
    @habibaali5794 5 ปีที่แล้ว +41

    Thanks Mr Solar BBC Qof Wax bartay ama Aduunka wax kala Socda ma dhagaysto. KENYA na Cirkay soo taabatay Maanta Cagahenay hoos joogan Illahay ka sakoow Madaxdeena ku mahad san.

  • @deqaabdulsalam591
    @deqaabdulsalam591 5 ปีที่แล้ว +32

    Wow that information make me happy guul after guul

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 ปีที่แล้ว +33

    Waanu ka guulaysanay cadawgenii 💪💪💪💪💪💪💪 ماشاء آلله تبارك آلله

  • @abdiazizmohamed2546
    @abdiazizmohamed2546 5 ปีที่แล้ว +23

    Thank you very much, Xaaji Cabdinaasir. Alle haku xafido, xaaji.

  • @cisamansour1738
    @cisamansour1738 5 ปีที่แล้ว +21

    Thanks Mr solo portal actually your the only Somali patriot I have seen in my life one love mamen somalia nabad iyo nolal farmajo guul greeting you from NFD GARISSA

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว

      Cisa Mansour well said my brother.. every Somali belongs to Somalia regardless where they live.. is your country my brother come and visit your ancestry country..

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

      Burhaan Ali true you said Insha allah one day I want to see our country Somalia 🇸🇴 I’m from Garissa too

    • @cisamansour1738
      @cisamansour1738 5 ปีที่แล้ว

      Burhaan Ali I will be there inshallah though currently I stayed the stolen land of somalia nfd just remembered iam stil inside somalia

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว

      Cisa Mansour yes you are indeed inside somalia. Inshalah Allah is willing we will take it back

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 5 ปีที่แล้ว +17

    Is good to hear this positively breaking news 👍👍👍👍👍👍thanks Sola

  • @PapaMous1
    @PapaMous1 5 ปีที่แล้ว +43

    We trust in our leadership...

    • @nadifoabdisalan9307
      @nadifoabdisalan9307 5 ปีที่แล้ว +1

      maasha allaah ilaaheenu caqliga ha kuudaayo waa dhif iyo naadir noocaaga oo kale

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 5 ปีที่แล้ว +1

      There's ignorant fools who can't figure out that,we all should trust and support our government a united country can't be defeated nor divided!!

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah true you said

  • @aadanaadanhassaniidoor3701
    @aadanaadanhassaniidoor3701 5 ปีที่แล้ว +49

    Waxaan mid ku nahay somalinimada sharaftada iyo karamadeena waxay ku jirtaa in aan midowno kenya down

  • @abdihayir6
    @abdihayir6 5 ปีที่แล้ว +35

    Sharafta Somalia wa lama taabtan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Guul Somalia

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 5 ปีที่แล้ว +13

    Wadaniga dhabta ah aloow
    Dhowr 👍 viva Solo 👑👈

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 5 ปีที่แล้ว +50

    Today farmajo he is a supermen well done Mr Mohamed abdilahii farmajo

    • @khadradheere3021
      @khadradheere3021 5 ปีที่แล้ว +1

      Maanshaa allaah walaalkay alaha kuxifdiyo anaga hadaan soomaali nahay dad ahaan isma jeclin dalna marabno waxaa nadaashaday qabiil iyo qabqable ilaahay hanaga qabto calooshooda ushaqaystayaasha

    • @noahangar3654
      @noahangar3654 5 ปีที่แล้ว

      We support our president that he has done a good job for his country and people as well. He will defend our territorial integrity and the dignity of the Somali people, we are awake to remember our past and will never turn our backs with each other.
      Somali citizens must understand that our actions should be on the right path when Some of our leaders are doing things politically wrong, we should correct them by giving them the right direction. For those who engages negativity everyday, it won"t help to criticize without the benefit. God bless you all and be aware of your insecurity with others.

  • @samalemakadshah8801
    @samalemakadshah8801 5 ปีที่แล้ว +12

    Somalia hanolaato 🇸🇴 resolute in ur fight for moderation highly commendable brother. Allah bless you.

  • @nurtahussen3921
    @nurtahussen3921 5 ปีที่แล้ว +86

    Asc aqyarta inta dowladnimo jecel like iguqabo

  • @bezani
    @bezani 5 ปีที่แล้ว +9

    Haybad iyo Sharaf waxaan ku leenahay dhulkeena iyo dawladeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +16

    Keenya walaa Etoobiya Walaal manihin ee Derisbanahay. Saas haloo fahmo. Guuul Somaliya Insha'Allaah💙👈

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 5 ปีที่แล้ว +37

    Nabad iyo Nolol Marwalba waan tagersanhy Guulysta ustat inbadan wanba kusugayey

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว

      Walaalkeey kuwi horey u joogay. Mala dhageeysan jiray hadana nabad iyo Nokia waa dad yaqaan Sida loogula dhaqmo western

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 5 ปีที่แล้ว +9

    Every Somali +the world knows
    There is only One Somalia

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 5 ปีที่แล้ว +51

    Wlhi ani waa taageersanahy madaxwyne farmaajo marlabaad noo soo laabo wax ka fiican ma arkin hadi dadka lashaqeeyan waa hormari lahaa dalka lkn dad qabyaalad ku jirto aya jiro kuwaas allha naga qabto midkale dhalinyarada waa in ay ogaadan dowlada waxy ka shaqynaysa waa danahiina lashaqeeya

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt 5 ปีที่แล้ว +2

      Amiin

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 5 ปีที่แล้ว +2

      Walashey filsan mohamed mahmoud been. Ma adaan sheegin aamin Allaha naga qabto.

    • @fowzishirow4403
      @fowzishirow4403 5 ปีที่แล้ว +2

      Amiin yaa Allah

    • @fadumaofficialschannel661
      @fadumaofficialschannel661 5 ปีที่แล้ว +3

      Filsan Mohamed abaayo igucabe subscribe like iyo comment isar mahadsaniid💞

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว +2

      filsan mohamed abaayo I absolutely. Agree with you.. let them come back

  • @farhiyomohamud7851
    @farhiyomohamud7851 5 ปีที่แล้ว +5

    Guulayso sola akhiro iyo aduun my brother

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 5 ปีที่แล้ว +10

    Thanks president Formajo, thanks again Mr Formajo, thanks markale President , Thanks Mr president Formajo , guul oo soo noqo markale, Mr soloportow Somali kuma wayda Amiin

  • @cambarodabshid7087
    @cambarodabshid7087 5 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid macalin sola guul somalia 🇸🇴

    • @fadumaofficialschannel661
      @fadumaofficialschannel661 5 ปีที่แล้ว

      Walal iso boqo subscribe like iyo comment igucabe channelkega cusub mahadsaniid 🙏💞🙏💞

  • @Theblues1992
    @Theblues1992 5 ปีที่แล้ว +14

    Hala Kala Saaro Somalia Iyo Raga Hada Madaxda Ah Biri Ayeey Baxayaan Madaxda Kuwa Kalane Waa Imaanayan Marka Marwalbo Dalkaga U Hiili Maanta Somalia Mucarad uma Baahna dib u kabasho ayu kujiraa Dhiiragalin Iyo Taagero ayuu rabaa Walhi Dowladnimo Naga Badan Qabyaaladne Kuma Tagerayo dowlad walbo wan tagera kuwa Joogane Isku Qabiil Manahin Kuwii horane sido Kale Lkin Dowladnimo i deeqo No Qabiiiiiiiil. 🇸🇴💯

  • @Abdooos2012
    @Abdooos2012 5 ปีที่แล้ว +17

    Somaila 💙🇸🇴 Gool💪🏻

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 5 ปีที่แล้ว +6

    Wadani dhigleh gesi gesi dhalay guul iyo gobonimo

  • @deqaabdulsalam591
    @deqaabdulsalam591 5 ปีที่แล้ว +12

    Thanks you I like you sola and inta soomaalimada jecel

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 5 ปีที่แล้ว +55

    Markasta dowladeena ayaan taageereynaa sababtoo ah anagaa iska leh shaqsiga maanta joogo wuu tagayaa barito marku xilkiisa dhamaado balse dowlad nimadu wey jireysaa waligeed

    • @fardowsamohamed4673
      @fardowsamohamed4673 5 ปีที่แล้ว +1

      Beentaa maaha

    • @nuurosman858
      @nuurosman858 5 ปีที่แล้ว

      Farmaajo wuxuu lacag badan ku bixiyaa feesbuuk waa la ogaaday ban kan ila arka oo iska dhigaaya nin dadnimo oo dawlad iyo somali jecek waa daanaq wuxuu la mid yahay kuwa hoteelada lagu biilo iyo alshaabka canshuurta wax ka qaadata xaqiiqa somaaliyey yaan la aaminin noocaan

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt 5 ปีที่แล้ว +5

      @@nuurosman858 yaa ka wada markaa walal wilkaan dowlaad umaa shaqeyo wa qof somalinimo Ku weyen ooo wanagsn farmajo neeh muxu Facebook lacag Ku baxshaa Baal ishekk waa aragnay Facebook dadka live Ku jiro badankoda wa dad jahiliin ah oo qablayad miraan ah

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว

      abdinuur ahmed maashalah brother your very smart men fikirkaada waxaan jeclaan lahaa dadka oo dhan in aay ka sinaadaan

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว +1

      Nuur Osman qofki haku Macon qabiil, qaranimo ayaa ka weeyn

  • @HaldhaSomchannel6023
    @HaldhaSomchannel6023 5 ปีที่แล้ว +27

    Somaliya soomali ba leh inashallah wana ka guulaysanaynaa cadawkasta

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 5 ปีที่แล้ว

      What we going to do Somalis foreign gays, kufr dabadhillif

  • @sharmaakemustafa6802
    @sharmaakemustafa6802 5 ปีที่แล้ว +16

    Somalia hanolaato Nabad Iyo Nolol Viva forever Insha Allah

  • @ahmedwarsame3422
    @ahmedwarsame3422 5 ปีที่แล้ว +7

    Sola portal wadani dhaba ah.👍👍

  • @hibaadam4168
    @hibaadam4168 5 ปีที่แล้ว +6

    Allah waa Akbar viva Somalie 🇸🇴 kenya down Amiin Amiin Amiin

  • @abdullahiabdisamad5951
    @abdullahiabdisamad5951 5 ปีที่แล้ว +8

    Thanks sxb kheyr illaah hagu siiyo wadani dhab aya tahay Masha Allah

  • @manafrombeydhabo5817
    @manafrombeydhabo5817 5 ปีที่แล้ว +15

    Great news Mr sola farmaajo hanoolado waanin diyaarsan guul ayaan urajeynaya somalia

    • @fadumaofficialschannel661
      @fadumaofficialschannel661 5 ปีที่แล้ว +1

      Mana from beydhabo xabibti iso boqo subscribe like iyo comment igucabe mahadsaniid💞

    • @manafrombeydhabo5817
      @manafrombeydhabo5817 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumaofficialschannel661 makucuna mark ani naagmaakulaekahey soodegeg he adaanbakuukafura

  • @jayjay6673
    @jayjay6673 5 ปีที่แล้ว +7

    Macalin qeer allaha ko siiyo allaha ko xafido adoon iyo aaqiro amiin

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 5 ปีที่แล้ว +7

    The one and only Sola Go forward

  • @husseinbudul978
    @husseinbudul978 5 ปีที่แล้ว +3

    SOMALIDA MARWALIBO IN LALIIDO AYEY KUFARXAAN WAAYO DADKA XAMAR KADOOFO EE UJEEDO NAIROBI KENYA WAXAY TRANSAD KUGALAAN WAJEEER. Maxaa anaga noo diide inan sas lamid ku sameyno ✈️ Nairobi kaimado 💯

  • @ammatallahfarah5813
    @ammatallahfarah5813 5 ปีที่แล้ว +18

    Xaaji sola illaahay haku xiftiyo adiga iyo ehalkaagaba aad iyo aad baan kuutaageeraa warkaagana waan ku maqsuudaa Allah macaka xaaji
    Iisoodicee xaaji illaahay inuu ii aqbalo ducadaada censenbaa la igusheegaye

    • @munawarsame5038
      @munawarsame5038 5 ปีที่แล้ว +1

      Illaahay haku caafiyo

    • @somalia4ever1
      @somalia4ever1 5 ปีที่แล้ว

      ilhay haku caafiyo

    • @zalmanahmed9074
      @zalmanahmed9074 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahay haku caafiyo walal mcn😥

    • @somalia4ever1
      @somalia4ever1 5 ปีที่แล้ว +1

      @@zalmanahmed9074 wll niyadada dhis cancerkana wax ma dilo. ee ilahayba wax dila ...caafimad iyo cimridheer ban kuu rajaynayaa

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว

      Illahay Caafimad haku siiyo Imtixanka aduunka ayay kamid tahay jirada lkn hadad illahay kusamirto waad caafimadi Qur'an isa saar wana kusoo duceynayna insha allah you will get better

  • @ikraanali9727
    @ikraanali9727 5 ปีที่แล้ว +16

    Long live muddane

  • @cudbicawil263
    @cudbicawil263 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah, waa runtiis mucaaradnimada iyo kala saar wadaniyada ❤️

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 5 ปีที่แล้ว +6

    Dawlada Nabad iyo Nolol 👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴 👍

  • @flegend194kenedid9
    @flegend194kenedid9 5 ปีที่แล้ว +8

    May Allah unite Somali weyn

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 5 ปีที่แล้ว +5

    Soo dhowow wadeniga aqoonyahanka dhabta ah.

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 5 ปีที่แล้ว +7

    Soloportal guul, tuugada yutubleyda somalida niyad jabka kuhaya runta usheeg

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad niyada ayay naga jabiyaan, Solo waa qof waxbartay he speaks many diff languages kuwa beenta badan xataa English mafahmaan been iyo niyad jab ayay noloso Farisan lol
      Guul dowlada iyo Horumarka ay wado 🇸🇴💖

  • @milgoadan5855
    @milgoadan5855 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah guul iyo gobanimo maxdweynahayga qaaliga ah gusha aad somaliya usoo hoysay waamid aan aad iyi aad ugufarxay nolow

  • @mohamedosman2757
    @mohamedosman2757 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdinaasir Sola , wadaayow , aad iyo aad iyo aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. Waxaan ka xumahay ineey jiraan dad aan ku fahmeeyn , ee ciddaan Ku fahmeyn, ilaaheey caqli ha siiyo.
    Runtaad ka hadashay , markastana runtaad ka hadashaa. Nooloow nooloow nooloow Mister Sola.

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 5 ปีที่แล้ว +10

    guul iyo goobanimo farmajo

  • @zahrahamza7765
    @zahrahamza7765 5 ปีที่แล้ว +8

    manshaa Allaah soomaaliy guu nishaa Allah

  • @fadumomohamud8668
    @fadumomohamud8668 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha’allah, May Allah Bless You!!! 💯🇸🇴🥰🇸🇴🌍🇸🇴❤️

  • @abdifatahabdullahihussien317
    @abdifatahabdullahihussien317 5 ปีที่แล้ว +6

    Guuul nabad iyo nolol

  • @canberogeed5795
    @canberogeed5795 5 ปีที่แล้ว +6

    Alaha kubarakeeyo sola ilahayna hanoodayo adiga iyo inta Kula mid ah

  • @fardowsamohamed4673
    @fardowsamohamed4673 5 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo madaxweyne farmaajo guul iyo gobanimo illaahay ha kula jiro anagana waa ku garab taaganahay soomaaliya ha noolaato

  • @ikraanali9727
    @ikraanali9727 5 ปีที่แล้ว +7

    Wallahi waa murugoday markan maqlay arin taasi Lkn Alxmdu lillah marhadii aan laga wada hadlin arinta bada 👍👍👍👍👍👍👍❤😍😍😍😍😍

  • @samatarhussein4368
    @samatarhussein4368 5 ปีที่แล้ว +4

    Guul for Somalia. Viva mr president farmajo

  • @fadumayusuf7934
    @fadumayusuf7934 5 ปีที่แล้ว +5

    Abdinasir allow noxfidyo amiin

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 ปีที่แล้ว +16

    BBC da hada waa been iyo maaweelo. Ingiriis iyo Kenya ayaa maamula

    • @fardowsamohamed4673
      @fardowsamohamed4673 5 ปีที่แล้ว +2

      BBC waa been been sii maba dhageysto

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 5 ปีที่แล้ว +1

      mashaa Allah walaahi walaal waa good news

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว

      Mowlid Osman BBC is bias’s medium, plus they barely talk about our Somali internal affairs I don’t watch fake news..

  • @ashaluul2793
    @ashaluul2793 5 ปีที่แล้ว +3

    Sola mansha ilaahy ha ku xifdiy runta baad ka hadashy ee guulayso

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha,laah keenya iyo ethiopia waa iska cabineynaa
    Walaaahi ma isdhiibi doono.
    Anaga warkeena waxa waye quursi maya maya

  • @abdulwahidmohamed1254
    @abdulwahidmohamed1254 5 ปีที่แล้ว +2

    Thank you bro solo qeyr allaah kusiiyo

  • @abdiomar2841
    @abdiomar2841 5 ปีที่แล้ว +7

    Dad badan ayaa aminsan indowlada ayleyihin farmajo iyo khayre waxaa xiran qulubta kuwaas

  • @maryams7387
    @maryams7387 5 ปีที่แล้ว +3

    Noloow solo Allah no badiyo wiilal adig camal ah amiin Somaliyo Somaliy Somali ba leeh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @reegaaytube7982
    @reegaaytube7982 5 ปีที่แล้ว +6

    Guul iyo Gobanimo Macalin Cabdinasir Zola

  • @ikraanali9727
    @ikraanali9727 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa sax allah haku barakeyo caqliga cimriga cafimaad iyo caruurta

  • @sagalmuktar3839
    @sagalmuktar3839 5 ปีที่แล้ว +3

    Ha noolaato ha israacdo from hargeida

  • @mascuudmacalincabdi4935
    @mascuudmacalincabdi4935 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahaw lajir oo u hiili madaxwayne farmajo hadii aan islaam xalaala ahay soolo noolaw wadani walaalkiin from galkacyo somali

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว

      Ameen Ya Rabb illahay Cadawga hanaga qabto meel walba weerar nalooga hayaa anagana isku maqan allaha sahlo🇸🇴❤️

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 5 ปีที่แล้ว +1

    Keenya iyo Ethiopia deris ayaan nahay lkn walaala ma nihin mudane mahadsanid
    Taarikhda cadowgaga ogaanee markale mahadsanid xaaji cabdinasir sola

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 5 ปีที่แล้ว +4

    Hanoolaada Formajo, Alla idimkii markale hasoo noqda, waanu kudooran doonaa inshaa Allaah

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah waxgarad caaqil ah SOLO. Alaha ku xafido. Badeeda iyoberigaadaba Soomaaliya. Soomaali baa leh Cidwalba. oo danta guud ka shaqeyneysa Illaahey cisi iyo sharaf ha siiyo
    wadaniyiinta soomaaliyeed. meel aad joogtanba. hambalyo. hambalyo hamalyo

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh xaji sola ilahey inta wanaga somalia lajecel ood kamidtahay haxifdiyo inta damiirku kadhintayna hanooleeyo wlhi kugu rayi ban ahay somalinimo wax kasokeeyo inan maqlo xitaa dhagaheega umaquuro alaa mahad oodhan leh kadib kher iyo wanag allaha siiyo madax wenaheena iyo raga somali inta maslaxada umada kashaqeeneeso insha allh guul iyo hormar ban urajeen our country

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah Gool Niyada Allaaha kuu dhiso guuleeso

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 5 ปีที่แล้ว +3

    Viva Nabad iyo Nolol Viva abdinasir Sola guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈❤💖❤💖❤💖❤💖❤❤❤❤💘💘💘🌹💪💪🦁🦁🦁✊✊✊✊✊✊

  • @shukricaadey2955
    @shukricaadey2955 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah warkada waa dhararaaa because xaqiiqda ayaa Soo gudbisaaa

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +1

    Guul ayaan leenahay dowlada federalka #somalia

  • @mohaaboy9075
    @mohaaboy9075 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah moalimu sifican utabatay dhankasta

  • @bethechageyouyouwanttosee1871
    @bethechageyouyouwanttosee1871 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxb solo you look very young this vedio may be late 20s. Horey usoco sxb MaashaaAllah.

  • @kilewalles8500
    @kilewalles8500 5 ปีที่แล้ว +1

    It's incredibly uplifting to have a national leader to represent us worldwide.

  • @simeh9612
    @simeh9612 5 ปีที่แล้ว +3

    Taarikhda qori guusha Farmaajo keenay..
    Kenya oo wada dhul boob.
    waxaase ka daran mucaaradka la safan cadawga Somaliyeed.

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว

      Illahay hanaga qabto wlhi weey soo badanayan badeeni waa lagatay dhulkeeni waala boobay Gumeeysi aan 100 sano kahor kabaxnaa larabaa in nalagu Celiyo Guul Soomali 💖🇸🇴

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Mudane Abdinasir Sola Guul Iyo Gobanimo Iyo Sharafta Uu Gaaray Mudane Mideeye Mohammed Abdullahi farmaajo Na Waan Hambalyeeynayaa Waana Guul Usoo Hoyatay Dalka Iyo Dadka Soomaliyeed Dhamaan Mansha'allah Tabarakallah Allaha Noo Daayo Madaxda Soomaliyeed Oo Noqday Madaxdi Qarniga Viva Nabad iyo Nolol nuurkeedaa baxaaya Insha'allaah

  • @mustaffmaxamed5439
    @mustaffmaxamed5439 5 ปีที่แล้ว +4

    Wariyaha agu macqul san inta siyasada kahadasha horey usoco sxb

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 5 ปีที่แล้ว +7

    masha allah xaaji cabdinasir aad ayaan kugu hanbalyey nayah xajkaa aad qadatay lakin madama aan aahay tageerahaga waxey aaheyd inaad nootimadid sacuudiga siiaan kugusoo dhaweyno

  • @ifraahderia6430
    @ifraahderia6430 5 ปีที่แล้ว

    Thanks mr solo war sugan ayaad mar walba noo soo gudbisaa waana ku xiranahay channel kaa wadani dhab ah nooloow

  • @lipaaxaangaban3132
    @lipaaxaangaban3132 5 ปีที่แล้ว +5

    sxb muwaadinnimadaa kugu jeclahay iyo dhiiragalinta.

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 5 ปีที่แล้ว

    Nooloow sola aad iyo aad ayaan kuu tageera hore u soco dadkaan caqligii ayaa ka lumey ilaaheey wadankooda ha jecleeysiiyo

  • @ruunsaid9861
    @ruunsaid9861 5 ปีที่แล้ว

    Mashaallaaa Guul ayaan urajyn dadkeena horay usocda baan leenaha inshaallaa mahsanid walaal soloportal sida aad noolawadagtid xaqiiqda wararka wadankeena GUUULAYSO

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 ปีที่แล้ว

    Maashallaah jizaakallaah kheer xaaji abdi naasir👍🌷

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 5 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @maxamadnuur4442
    @maxamadnuur4442 5 ปีที่แล้ว +5

    waa irin wanaag san in bada aan laga wada xadlin

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 5 ปีที่แล้ว +5

    Bbcdu bur burka somaliya kamidtahay ayay kamidtahay

  • @abdulkadirmusse5940
    @abdulkadirmusse5940 5 ปีที่แล้ว

    Asc thanks haji abdinasir

  • @sahrocumar4942
    @sahrocumar4942 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaalke alle haku darajeyo sida aad dalkaga u difaceysid

  • @deeqoali382
    @deeqoali382 5 ปีที่แล้ว +6

    like ii so badiya wax ii siiyo maba arag

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 5 ปีที่แล้ว +3

    salan sare sola portal halkaa kasii wad xaqiiqda ayn kigu dhegaystaa

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka jland degan uma jeedaan dadkooda lagusoo dejiyo wajeer hadana lagu baado ummada soomaaliyeed waxa dhulka dhigey oo hadana kadhigey iney ahaadaan dadka adduunka uugu liito waa dhiig la aanta iyo damiir la aanta ummada soomaaliyeed allaha siiyo caqli iyo damiir ay wax kufahmaan dalkoodana wax uugu qabtaan aamiin

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll.

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 5 ปีที่แล้ว +1

    Viva Somaliya, Kenya Walaa itoobiya walaal iima aha Wala carab Soomaali iyadaa walaala ah

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 5 ปีที่แล้ว

    Thanks sola portal

  • @abdieinte3172
    @abdieinte3172 5 ปีที่แล้ว +2

    Imagine PARLIAMENT qaar waxey meesha ufadhiyaan iney QABIILKOODA difaacaan.

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว

      4.5 inan diidno ma ahee sikale oogama Bixi karno dhibatada qabiil ka wadankena allaha kaaqabto Cadawga💖🇸🇴💖🇸🇴💖

  • @nadifaessa7590
    @nadifaessa7590 5 ปีที่แล้ว

    waan ku faraxnaa wararkaaga xaqqiiqada ku qotoma hardman nahay Soomaalida dhabta ah.
    waaxaana narigaystay warxuma tashiillo aan unixin Dad Diin iyo Daltoona. Guul iyo Gobanimo Soomaaliya Madaxdeedana inta Daacada Ah Allaah haxafido. Guul Guul Inshaa'Allaah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank you for New

  • @hashimsabrie9004
    @hashimsabrie9004 5 ปีที่แล้ว

    👍 well done sola very good news.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay Cabdinaasir iyo intii wadaniye ee weliba wax garadka ah dawlada hada noo joogta Allaah noo barakeeyo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Nice story thank you